Тёмный

Sakariye Kobciye Wax Baa Kugu Jira Ijiita Heestii Marwadiisa Iyo Arooskii Qarniga 

Balanbaalis Studio
Подписаться 995 тыс.
Просмотров 8 млн
50% 1

Опубликовано:

 

20 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,6 тыс.   
@hassanoumalkaire4257
@hassanoumalkaire4257 6 месяцев назад
2024 still waan dhagaysta heestan from Djibouti🇩🇯😍
@adoullijamaa6273
@adoullijamaa6273 3 года назад
am from canada but l dont understand and itis so coool war wlhi burcan joogaye love un ku dhacsiiyaa😂
@hamdicawil622
@hamdicawil622 3 года назад
😂😂😂😂😂
@sulekhaibrahim7179
@sulekhaibrahim7179 3 года назад
😂😂dacad aan ka modayey
@aaliyahhagi3598
@aaliyahhagi3598 3 года назад
Loool yet you’re Somali go learn you’re mother tongue 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙄
@adoullijamaa6273
@adoullijamaa6273 3 года назад
@@aaliyahhagi3598 l live in England l was joking gabary😂😂😂
@adoullijamaa6273
@adoullijamaa6273 3 года назад
@@sulekhaibrahim7179 kaftan iga ahayd huno
@fatimah25
@fatimah25 4 года назад
Marku wiil ku jecel ku guursado waa iska sidan ❤😊 Hampalyo qoyska cusub👏😍
@sukhrahassan7546
@sukhrahassan7546 4 года назад
👏👏👏👏👏👏👏💔💔💔💔💘💘💘💜💜
@yaxyehazzan8412
@yaxyehazzan8412 4 года назад
Profilekaga I Cajabiyay Ta yareey
@cabaasdalbac7569
@cabaasdalbac7569 3 года назад
Waa saaa
@rahmamuse1177
@rahmamuse1177 3 года назад
❤💖❤💖❤💖💝
@nesteexoxaaji7491
@nesteexoxaaji7491 3 года назад
mnsh alh.qos.quruxbadan
@gobaad6561
@gobaad6561 3 года назад
Maasha Allahzahrie iyo marwadiisa fariinbaan idiin som deras Jaceylku wuu cadaw badan yahay wuuna ciil badan yahay cimrigiina ceeb iska jira iskuna calool samaada cadawgiinana caano siiya caruur baari yaal ah hela janadiina ku wada caweeya
@inacumar170
@inacumar170 4 года назад
From hargeisa kun jer hanbalyo sakariye iyo qalanjadisa ❤🎉
@mahametfigoh.
@mahametfigoh. 4 года назад
Wallle hees laga soo shaaqeeyEy l from soomaliland hargeisa muqdizho wan idin zalamaYa ilmaderayall heeztan waan soo raadiyY hadan soo helay 🥰😭❤️
@baderyare7863
@baderyare7863 3 года назад
Ka QaDne boss 💚❤
@zaamabdirahman8335
@zaamabdirahman8335 4 года назад
Quruxda nolozha habenkaaga in sidan laguula farxo waa dareen gooniYa dhamaan inta kaso qayb gashana dadka kale kaaga duwan alf mabrk dhisma oo dhaqma labadydii garab💖💖💖💖💖💖
@abdifatahibrahim1465
@abdifatahibrahim1465 4 года назад
Oo kaaLay Idil barkhad hawa lagu cunay miyaa
@abdifatahibrahim1465
@abdifatahibrahim1465 4 года назад
Waa uufuray malaha idilbarkhadle
@ayaanlemucazhaq4681
@ayaanlemucazhaq4681 4 года назад
Nice
@odasodas930
@odasodas930 4 года назад
MashaAllah wowww wilgu wa wiil qaliya oo Allah sharaf siyay ee walalo ilasho qurux badanay Allah ha isku gine dayo Amiin🤲❤🙏
@KhaalidKaamil
@KhaalidKaamil 4 года назад
Arooskii qarniga hambalyo ayaan leeyahay abwaanka/fanaan/laxamaystaha sakariye kobciye iyo hani gurigiinu guri nagi insha allah
@ddambeel3979
@ddambeel3979 4 года назад
Zakariye kobciye sxb wali sidii uun ayad u afgaabtahy ood u xishood badan tahy ila yaraan teeni fatatiiraha makran ciyaryno eednaga badiso waxan xasuuta erygaad nagu cayi jirty dhmaan runti nin caqli ka buuxo wad ahyd ciyal ISHA BOORMA IYO WADA CAD NINKII rer hargysa uun garanya dadkupa shalypay xamr uun kugu dhex barteen log life sxb 😍😍✌✌✌👏👏
@nimoaliaboubakar5341
@nimoaliaboubakar5341 2 года назад
Niku ma hargeysa ayu ku koray waaw masha Allah
@ddambeel3979
@ddambeel3979 2 года назад
@@nimoaliaboubakar5341 haa wll
@mudugaawiboy7830
@mudugaawiboy7830 4 года назад
Abwaan , Mulaxan & Fanaan , wlahy laysma caasiyee sakariye kobciye waa hobol , Legend hambalyo Allah haku barakeeyo xaaskaaga ❤❤❤❤❤❤👏
@kawsarabdi7288
@kawsarabdi7288 11 месяцев назад
❤. nasr❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 4 года назад
Nin waliba xabada uu calmado wax jiita wey ku jirane lkn xabadeyda waxan rajeynaya in ay ku jiri doonan waxyabo badan oo iso jiita Anyway dhisma oo dhaqma idamka eebe my fanankey sakariye
@adamabdiweli4883
@adamabdiweli4883 4 года назад
Hhhhhh
@diegocosta6634
@diegocosta6634 3 года назад
War xasan ahaa
@fahiimadhemmanaxmed5545
@fahiimadhemmanaxmed5545 3 года назад
hhhhhhhhhhh
@muniramohamed6119
@muniramohamed6119 3 года назад
Woooow
@farduuscabdi1224
@farduuscabdi1224 3 года назад
hhhhhhhhh aniwey ilahy ha kugu simo🤗💑💑💑
@shamsohussein1758
@shamsohussein1758 4 года назад
Gabadha iqro yare u. getahay inta ila aragta hhhhhh
@ismacilhuseen9671
@ismacilhuseen9671 3 года назад
😂😂 runtaa waaye abaayo wee u ektahay iqo yarey
@ISKOBCI
@ISKOBCI 2 года назад
Caruusada waxaan leeyahay no ilaali wiilku legend wu dhaafaye ee … MashaAllah barakaAllah 🥰🥰 from Somaliland 🥰🥰🥰😍😍😍
@hassanzapriye6597
@hassanzapriye6597 Год назад
Z
@amaalindhojacaly.2315
@amaalindhojacaly.2315 Год назад
.
@ayaanleabdulle7209
@ayaanleabdulle7209 Год назад
💔💔💔💔💔
@maxamedbare8377
@maxamedbare8377 4 года назад
Commentigayga hadd aragto Khyr bn ku rajaynaya like sar
@nasrahirsi1798
@nasrahirsi1798 4 года назад
🥰🥰🥰♥️
@maxamedbare8377
@maxamedbare8377 4 года назад
@@nasrahirsi1798 nasro hirsi 0905160742
@sabariinaibraahim2274
@sabariinaibraahim2274 4 года назад
@@nasrahirsi1798 pl
@queeenamira7707
@queeenamira7707 4 года назад
Mid lamida kuu rajenaa
@mommymommy4332
@mommymommy4332 3 года назад
Wsc
@asiye717
@asiye717 4 года назад
Dadkii la jeclan jiray dunida hani ba kajogta 😱😱 Hambalyo abwanka Qalbiyada Dadka ka dhex hadlow 👏
@zuzumahamed5525
@zuzumahamed5525 4 года назад
Muxuu yidhi dadkii la jeclaan jiray dunida hani baa ka joogta hhhh hambalyo hambalyo sakariye &hani😍❤ wada jira
@xabsacawil4215
@xabsacawil4215 4 года назад
Mashallllah
@missmushtaq6566
@missmushtaq6566 4 года назад
Kkkkk
@ifarxayassin7033
@ifarxayassin7033 4 года назад
😂😂😂nin walba tisa oo kaliya ka joogta any way hhhh hamblyo wll
@ahmetshaker131
@ahmetshaker131 4 года назад
Oh my godness Inan yaro farxanada ayu heley manshlh Ilhu idinkama dhigo sida qamar sugani iyo ugbad aragsan anin dhaha illa youtubeka😅😁🤣😆😉
@princessajmalmohamed9711
@princessajmalmohamed9711 4 года назад
Hhhhhhhhhh hhh
@ayanamin9856
@ayanamin9856 4 года назад
amiin ya rabi
@iftincabdi3618
@iftincabdi3618 4 года назад
thnkaz bro
@husseinmahamedcali9847
@husseinmahamedcali9847 2 года назад
Saki waa fanaanka kaliya heesta asaga sameysta laxanka sarta oo anan qadin hees uu San laheyn cod na alle waa uu siiyay mashaa allaah
@nazirmohamed1233
@nazirmohamed1233 4 года назад
Heestaan jaceyl ayayba ku galineysa alfanan zakaria kobciye adiga iyo sxbta wada noolada jaceylku hawaaro ❤
@fadumohirsi9476
@fadumohirsi9476 Год назад
000000
@mahiibcadde80
@mahiibcadde80 4 года назад
War ninki zakariye kobciye ahaa maxuu hees jacel qaaday oo lamana isku keenay ugu dambeen asaa isxureyay hampalyo hampalyo waal fanan sxb sare qaali mar 3 xaad hampalyo iskuwara ubad qeer qabo kala hela
@janogalle370
@janogalle370 4 года назад
waryaa reer muqdisho waa nasab sxbky sakariye kobciye sidii boqortooyada ayey uga tumeen arooskiisi mansha allah waan salamayaa reer muqdisho
@samiircabdalla7702
@samiircabdalla7702 4 года назад
magaladiisu jooga marti ma ahan
@falisalinuur783
@falisalinuur783 4 года назад
Waalaga qady walalo
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 2 года назад
Wiilkaan hibo faneed oo cajiib ah ayuu leeyahay ❤️ abwaan, laxamiiste iyo fanaan cod macaan 😍😍😍 Maasha Allah
@SocialMediaYoutu
@SocialMediaYoutu 2 года назад
Wiilka waa Habargidir fanka hido ayay u leeyihiin.Magool,Samatar,Sulfa,Shooli,Iyo boqolaal kale. Muxalamistihi ugu caansana Ckariin Qaray,reerka maasha Allah dheh.
@hamdi.
@hamdi. 2 года назад
@@SocialMediaYoutu qabiilki ku qaaday kuma dhigin 😂😂😂😂ya hg kudirsaday wilkan wafanan somaliyes lajeclyahy hg ahaan miya lo jecelyahy 😂
@SocialMediaYoutu
@SocialMediaYoutu 2 года назад
@@hamdi. Qabiil macnahisa ayaadan aqoon oo Kacaanki ayadaha Qur'an diiday ayaa kaa dhaahdiciyey inuu xunyahay sids suratul Alnisaa uu afweyne u diiday.Qabiilku waa aabahaa,awoowgaa,awoowgiis. Somaliya Dastuurkooda baarlamaanka waa qabiil,Gobolada Qabiil ayaa lookala dagan yahay.Gabdhaha Qabiil ayaa loo kala guursadaa. Hadaba Qabiilka ugu sharafta Badan ee wadanka loogu magac daray ee Samaale soo awoowgiis maahan.Qabiilna waad diidaysaa Soomaaliga aad sheegtay soo Irir Samaale maahan. Doqon Samaale ama Soomaali waa Qabiilka Dhulka iska leh.weliba geesiyada Lixdii Hawiye ee Liibaantay ee Mogadishu iskaleh ayuu ka dhashey. Weliba Gorgaarte Hawiye oo Hiraab ayuu ka dhashay welibaa Libaaxyada Madarkicis Hiraab "HG" ayuu ka dhashay dhashii Culimadda Reer Xaaji Saleebaan ayuu yahay ee maxaad ka badali kartaa mise Qabiilkisa neceb tahay?
@SocialMediaYoutu
@SocialMediaYoutu 2 года назад
@@hamdi. Doqon bax gurigaaga is dhex daadsan video caruurta saqiirada iska duubeen oo meesha kuugu jira iska bixi.Naag an caruuteeda ka warqabin oo laangaab ah ayaa aniga afkeeda igu soo taageysa.asxaan kuu sameeye caruurta video ay galsheen iska tirtir.
@bassflix5982
@bassflix5982 2 года назад
​@@SocialMediaYoutu ​​waaba fanaanka ugu qatarsan dhalanyarada maanta jooogta oo aan ugu jecelahay manshallah qabiil wuu dhaafay kan waa QARAN QARAN DHALAY
@kinghazuuni1357
@kinghazuuni1357 5 месяцев назад
2024 yaa ila dawanoya ❤
@AmatuRahman-rd9uf
@AmatuRahman-rd9uf 3 месяца назад
Aniga 😂
@BakarHussein-un5go
@BakarHussein-un5go 3 месяца назад
Yez😂
@ayaanmahmed3794
@ayaanmahmed3794 2 месяца назад
Aniba😂
@yuzii69
@yuzii69 Месяц назад
aniga sanadka waa dhamaad wllh😅
@KowsarMaxamed-c4t
@KowsarMaxamed-c4t 26 дней назад
Aniga 😂❤
@bellaomar3634
@bellaomar3634 4 года назад
Si ban u jecla zakariye kobicye wlhi nin dagan oo ragi ugu nasabsana weyan 😭💔😭💔😭💔😭💕😭 Lkn Hambalyo allah ku bareko reerkaha🤲🏼❤
@Zack-si8ec
@Zack-si8ec 3 года назад
Heestan inta dawanaysa 2021 like isar❤️🔥
@xirfadmedia4051
@xirfadmedia4051 3 года назад
AW coombe
@faysalomar251
@faysalomar251 3 года назад
F
@Sumia-yd1ex
@Sumia-yd1ex 2 года назад
Rt
@Sumia-yd1ex
@Sumia-yd1ex 2 года назад
@@xirfadmedia4051 r
@xabiiboadan8990
@xabiiboadan8990 2 года назад
@@xirfadmedia4051 0
@aminqalbisafi3363
@aminqalbisafi3363 4 года назад
Qalbiga adigaa la jaaray adaa jiifsaday bagoogeyga xubnaha ku wada jawaba sidi janan ku salaama Jagada ugu weyn nafteyda janooy hnyey adiga hayee...waaw❤️😍👌
@yartiireergalmudug5835
@yartiireergalmudug5835 4 года назад
Hambalyo ilma adeer is helay dhashii hg oo is calmaday gobaad tihiin iyo dun xariir ah ilma adeeraday isku waara ubad kheyr qaba kala hela❤️❤️🌹🌹😍💘💘💯💯
@fadimaahmed8302
@fadimaahmed8302 4 года назад
Aqas, maxaan dadka qaar la yaaba. Bal fanaan maantoo dhan Qabiil lagu amaanayo ma fanaan Qaran Soomaali ka dhaxeyn karaa Somalaay!! Soo tii fananku Somali ahaa oo lawada yeclaa.. Qabiil bay sharaf moodeen.
@Aamaliaaaaa
@Aamaliaaaaa 4 года назад
Fadima Ahmed doqoneey rabbibaa kadhigay boqortooyo hg ee adigu ma cidaad xasaasiyad kaqaadaa🤣🤣🤣
@fartunomar8118
@fartunomar8118 4 года назад
IMasha Allah, Barak Allahu laka wa baraka alaik, wa jama'a bainakuma fi khair.) "May Allah bless you and send blessings upon you, and bring goodness ...Arooska HG Waa sida uu u bilowday.
@nihalabd1
@nihalabd1 4 года назад
@@fadimaahmed8302 😂maserka yare cido ka dhashe lama badali karo hg dadka kama socna ee gabadha aman okaliya u dhahde wena dhihi karta😏marka adawa qaran yaqan🤔ilen gabadha qaran kama hadlin😛viva hg💘
@khadarfaalo9234
@khadarfaalo9234 4 года назад
ma habr gidir ba labadu ba
@samiyahussein9420
@samiyahussein9420 4 года назад
Soo beautiful masha Allah intii aroos ankary kii ugu quruxbadana meshu maha America amaa Europe waa Mogadishu ❤ 💖 ♥ 💕
@drgaas1826
@drgaas1826 3 года назад
Erayadda:💯 Laxanka:💯 Musica:💯 Codka:💯 Fadhigaa kaaga kacey abti.♥️
@Official70748
@Official70748 4 года назад
Hampalyoh hampalyoh hampalyoh Millions of congratulations 😚 Abwaan +fanaan +laxamayste Hampalyoh huuno From hargasia
@SaadaSoiree
@SaadaSoiree Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@tuusheydagan3525
@tuusheydagan3525 4 года назад
3:52 ilaa4:00😢😢Dareen jacayl😓😍
@ninkaogg8785
@ninkaogg8785 3 года назад
@Tuushey Dagan 3:53 is a 4:00. Waa runtaa waa dareen runa (Inanta indha heeda iyo ilka cadaynteeda, farxadda wajigeeda iyo ninkaba waa dareen runa)....LAAKIIN: *JACAYLKA CALAF AYAAN UGA HADHAY...CALAF AYAA KA ADEEGI...CALAFKA AYAA IDIN KALA XUKUMI JACAYL! ...JACAYL FARAHA AYAAN KA QAADAY...WAAYO IMISA QOF OO AAD ISU JECEL OO CALAF KALA KAXEEYAY; IMISANA WUU ISA SIIYAY CALAF...ADIGA IYO NASIIBKAA*
@safaquen7851
@safaquen7851 4 года назад
Gabdha iqara yareey u ekaa mashllah hambalyo isku dhamaada🎊👑
@hanaandhalad2842
@hanaandhalad2842 4 года назад
Haa wlhi
@marwo2285
@marwo2285 4 года назад
Anaa so watay
@aishacuud6371
@aishacuud6371 4 года назад
Isku mid rnti👌
@Munayo12
@Munayo12 4 года назад
Haaa wlhi qof ila aragti ah ayaaban comment k radinyy
@mushtaqnaasir857
@mushtaqnaasir857 4 года назад
Xooog wlhi bilhi
@naadiyahassan1359
@naadiyahassan1359 4 года назад
Cidii jecel barasha quranka si online
@Queen-nz1bt
@Queen-nz1bt 4 года назад
Tartan aan caadhi ahyn ayey fanaaninta kujiraan walee😂😂😂midwalbo mid aan fanaanad ahyn intuu soo guursado ayuu hadawna soo qaawin😜
@hamadamechanic7963
@hamadamechanic7963 4 года назад
Waxa kadarn mashxarada barigii hore cebay ahan jirtay aroosad isku mashxaraday
@filsanfarhan2654
@filsanfarhan2654 4 года назад
Ma ila aragtay waxba meesha ka socdaa queen el
@farhanabdirahman87
@farhanabdirahman87 4 года назад
Naya hicho wa Abwan kani kocbciye nolow
@darishore814
@darishore814 4 года назад
Fanaaninta kuma jiraan ee naagaha balaayada ah ayaa ku jira tartan fanaan guursi ah, intaa waxay rabaan in sidaas kaamirada ugu hor niikiyaan oo la hadal haayo
@filsanfarhan2654
@filsanfarhan2654 4 года назад
@@darishore814 waa runtaaa gabdhaha sidaas sameynayaa halagaa arko cmRada
@horiyoningeeyahaguursado2387
@horiyoningeeyahaguursado2387 4 года назад
Yaa ila arka Inay iqra yarey u ektahay
@amuunamanzan8824
@amuunamanzan8824 4 года назад
Haa wllhi u egtahay yadii ban modayay
@halimoosman9528
@halimoosman9528 4 года назад
Yaa ila arkay ani xita wxn is iri ma iqra bu aroosey🤣
@nimconuura42
@nimconuura42 4 года назад
aniga wlhy wll
@nimcooslo1459
@nimcooslo1459 4 года назад
Anaa kula arka ayadaanba mooday
@anfacqali4494
@anfacqali4494 4 года назад
Afkayga kala baxday hada ku dhihi lahane wa iga so horesay✌😋
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 4 года назад
Ninkan magaciisa 3 zano ku dhawaad aqaanay aragiisana manta igu horeysa
@hamdaqueen5278
@hamdaqueen5278 4 года назад
Hhhhhh walee
@ifrahjamac8306
@ifrahjamac8306 4 года назад
Ana kula mida hada iga horo aan ogaday inu yahay fanaan waxan moodayey keliya abwaan heesaha sameeya H
@izabellaninkaancadimahaniz7703
@izabellaninkaancadimahaniz7703 4 года назад
Anigabo wallhi muqiisa ma aqanin lkn sakariye kubciye maqli jiray
@ahmetshaker131
@ahmetshaker131 4 года назад
2019 Marku xidigaha geska cidi dambe kula jiray bandhiga ayaba igu horysey gobta ku kulanay abwan kaliyan modayay
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 4 года назад
@@hamdaqueen5278 wlhi
@kool.kooli143
@kool.kooli143 4 года назад
Walee waxbaa kadhacay ninka jogaa aniga meshaa sxb sare sakariye kobciye iyo marwadiisa Hani hambalyo Congratulations iskuwara
@bogsiiya7068
@bogsiiya7068 4 года назад
Maalmahan Fanaaninta ineey heeso iyo aroos iskugu faanayan inta ila aragtay like😃
@ahmedasker5105
@ahmedasker5105 3 года назад
Qq
@craxmanoday6793
@craxmanoday6793 3 года назад
wll ma islaabullo ayaaf tahay.nna...waa marka kowaade waa midda kalee.. sow maalinta qudha ee uu ku leeyahay aduunyadda ma aha..muxuj ugu faani waayay ma waxaan lagu
@ficanfilsan7583
@ficanfilsan7583 2 года назад
🤣🤣🤣🤣
@carabotawa
@carabotawa 3 года назад
Hi Somalia People, I Am Canadian-Habargidir. I don't understand Somali Songs. War Wlhi Degmada Hodan Mogadishu aan joogahe Liketa haila dhafina😅.
@aadandeero4943
@aadandeero4943 2 года назад
Abwaan+laxamayste+fanaan(sakariye kobciye) 🎵❤🔥 Legenkan hadad dawanayzo 2023 likta👍
@cumarmacow8781
@cumarmacow8781 3 года назад
Ereyo iyo laxan iyi cod music Aan kala dhicin 💗zidii janan ayaa idiin zalaamay Lamaanaha cuzub 💗💗💛
@umucabdalla3387
@umucabdalla3387 3 года назад
Aheeeyeee jaceelka ha waarmooo allow nagsii sidoo jaceelkiisa qofka baxassn hooyo aaboo insha'Allah ❤️❤️❤️
@zamiitaaxaseyn2978
@zamiitaaxaseyn2978 4 года назад
Hambalyo alfanan zaki kobciye iyo duma hani isku waara eesh calaa hees dhaxal gala allaha idin dhowro ubad barakeysan kala hela I.allah 💙♥️💙♥️💙♥️♥️💙♥️💙
@shaxshaxali4082
@shaxshaxali4082 4 года назад
Hambalyo fanan kan waxan kahela heesta asaga iyo ayaan ❤❤💐👍🇸🇴
@keyow6048
@keyow6048 9 месяцев назад
Abwaan + laxamiiztE + golden voice waaweynka zakariye kobciye 🤝🏼🔥
@rozinappeh668
@rozinappeh668 4 года назад
Boqoradeyda Zahruja wx kle ujeda😍❤iyada hade Aragto Nag Hg Aroskeda kama maqno nag ceyr ah😂👏😍❤🌎
@hanadhari6062
@hanadhari6062 4 года назад
Zahruuja Aroos walba waatagantahay Dhanka gabadha kasocotaa umaleenaa Sacad waaye
@Daacibilan8617
@Daacibilan8617 4 года назад
Wilka ceyr ayanle cade ah
@somalitv9331
@somalitv9331 4 года назад
@@hanadhari6062 zahruuja waa cayr
@hanadhari6062
@hanadhari6062 4 года назад
@@somalitv9331 Sacad rer jalaf waaye Anaa Tik tok ku arke iyadoo dhaheeso Abtishayena ogadeen
@somalitv9331
@somalitv9331 4 года назад
@@hanadhari6062 wll waa cayr ayaanle cayr waliba ana kaa huba taas
@hassandeck6453
@hassandeck6453 4 года назад
Qalbiga adigaa la jaray 💕 Adaa jifsady Bogeyga 💘 Xubanaha kuu wada Jwaba 🤔🙆‍♂️ Sidii janan kuu salama 🤝 Wey uqalantaaa Gbdhan qrxon ereysaz 💯🔥
@zeinabmohamed5468
@zeinabmohamed5468 4 года назад
Waaaaaaaaaaw yaasalam fanan and abwaan kopciye isku waara best family mashaa alh♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💞💞💞💞💞🇸🇴🇸🇴
@kayser_media
@kayser_media Месяц назад
heestan 2020 wakhti aan seblamentery . dhigan jiray ayaan sii dhagayzan jiray intan baska saaranahay wlHi wa xazuztaa 😂😂
@booqortoyoogadenreercabdil7136
@booqortoyoogadenreercabdil7136 4 года назад
At least she’s smiling and dancing. Enjoy your night sis heesta waay soo xiftiisa naag nool iga dheh 🥰 habaryartey farxiyo Xaaska Dayax Dalnurshe waa Gaad Suuran She’s always mad no smile no dancing Reer Abtiyasheey HG 💕❤️
@FF-li1bu
@FF-li1bu 4 года назад
Yac 🤣🤣
@safiamahadshdahir5146
@safiamahadshdahir5146 4 года назад
Kadaa🤣🤣🤣
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 4 года назад
Yaab qabil baa kuu madax mareey
@booloofficial8070
@booloofficial8070 4 года назад
Dadka gabadha kumashquulaa mxa udiidy iney faraxdo waa habeenkii nolosheda ugu quruxda badnaaye qosol oo farax apyo hampalyo kun io kow jeer💋💍💑💜
@saamiyayartanogob7494
@saamiyayartanogob7494 4 года назад
Haa somalidan wa wada badawin gabadha wa habeenkede ka lexda yq ha idnka farxdee
@kowsarhassan4756
@kowsarhassan4756 4 года назад
Mashallah dhashii reer Galmudug is calmadey Boqortooyadii Hg isku waara
@xiyooonuur1033
@xiyooonuur1033 4 года назад
gob gob is heshay weeye
@sadiowarsame
@sadiowarsame 4 года назад
Aad aad🌺🌺🌺🌺🌺🌺👏👏👏👏💏💏💑❤❤❤❤❤mash allah
@nafiisaaxmed3779
@nafiisaaxmed3779 4 года назад
Sidi janan kusalama waaaw S& h iskuwaara
@Lamborghin99
@Lamborghin99 Год назад
Dumashigey sakariye alle haku dhowro wiil cayr iyo gacal masha allah naxaristo nool hadan wiil ceyr heli lahayn miyan farxad ku noloan laha❤❤❤❤❤❤
@naimoabdullahi338
@naimoabdullahi338 4 года назад
rer galmudug indho adag gbdhu ish calaaa xalaa yi xaal hanaplyo pro zaki duma hani
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 3 года назад
Fanan io abwaan go forward kobciye wn ku tageera sxb..hees io bar..
@xaawoaxmed8975
@xaawoaxmed8975 4 года назад
Aroos haduu Qof dhignayo iyo Naag Qurux hadu Nin Gursanayo Anshax baa kow ka ah Qamar kii bilaway xitaa kalinta isga ka Qaday Mash Allaaah 👏👏
@hamdaqueen5278
@hamdaqueen5278 4 года назад
Haa wlahi gabadhe quruxudeed anshax bey ku dhacadaye illahey ha isku dayee
@tiriik454
@tiriik454 4 года назад
Gabadh qurux oyo xishood iskudarsatay ayuu anshax helay
@hamdaqueen5278
@hamdaqueen5278 4 года назад
@@tiriik454 aad wlahi masha allah
@hanaandhalad2842
@hanaandhalad2842 4 года назад
Aad iyo aad anshax bey naag ku dhacday
@xaawoaxmed8975
@xaawoaxmed8975 4 года назад
Been mahan Nasibka uhiliyay Anshax Gabdha xishodkeda xitaa Caaadi mhn
@bahjaxasan5556
@bahjaxasan5556 4 года назад
Hanbalyo esh cala heeeees wllky saki kobciye dumshidey hani ha waaro jclku❤❤❤❤❤❤❤
@hamsesahal1881
@hamsesahal1881 3 года назад
Legend always zakariye kobciye hore usoco and his wife top songs
@hanimohamed878
@hanimohamed878 4 года назад
Ww Mshllh Hamblyo Hamblyo Hamblyo Hamblyo Fann Zakariyo kobciye Iyo Samidyda Hani Isku waara Abid Uwad qhyr qabo kala hela Inshallah 🤲
@AA-gu4jp
@AA-gu4jp 4 года назад
Gabadha iqra yarey aa u ektahay wlhi mash allah
@ugaaskaramo7555
@ugaaskaramo7555 4 года назад
Qalbiga adigaa lajaaray Adaa jiifsaday bogeyga Oo xubnaha kuuwada jawaaba Sidii jannal kuusalama Jagada ugu weyn naftayda Janooy adigaa hayee Zakariye Kobciye iyo marwo Hani
@abdallaturkiofficial3495
@abdallaturkiofficial3495 4 года назад
Fanaan + Abwaan + Laxamyste Ninkan Wxba Lagama Qaban Karo Hampalyo Zakriye Kobciye Iyo Hani😍💕👑
@maxamedshiine7647
@maxamedshiine7647 Год назад
myicavabajav is very important 👏 Zach has 🦾🦾🦾🦾🦾❤❤❤😇😇😇😇🌍🌍🌍👌👌👌👌Gonchar in it cjf
@AbdiwahidWadani
@AbdiwahidWadani 2 года назад
4 million daawatay ka badan Ugu yaraan hal million oo kamida anaa daawaday 😻 hada ila mid thy is muuji xasuus 😍
@muniircade8170
@muniircade8170 3 года назад
Xubnaha kuu wada jawaaba Sidii janan kuu salaama Jagada ugu weyn naftayda Janooy adigaa haye Yaa salaama ❤️🙏
@Naaneeycaddey
@Naaneeycaddey 4 года назад
Hambalyo mr ha ooyin ha oooyin caaawana wan farxay wan farxay inaa qaaday ahayd any HAMBALYO isku waara adi iyo hani guurkiina qayr badan allaha daba dhigo BIG LOVE
@deeqaabdi6799
@deeqaabdi6799 4 года назад
Aroosada iqra yarey ma u egthy mise anaa mooday hmblyo reer somaliyeed
@duniahuseinhajji5851
@duniahuseinhajji5851 3 года назад
Wey u egtahy really
@bisharoosman2989
@bisharoosman2989 3 года назад
Mashllah Allow Idin barakee Oo Idin sii Caadil iyo Caaaliyo,insh Lamana Qarniga Zaki and sis hani Hanmalyo
@guhaadbaandofficial4826
@guhaadbaandofficial4826 4 года назад
wow hambalyo legend kobciye wiil iyo caano gabr iyo caano
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 4 года назад
Zaka codkaga ma ka dalo waxa igu so dhacey xasanow eden quruxdada isku wara marwadada ❤❤❤❤❤❤❤
@abwaanxanaano5845
@abwaanxanaano5845 4 года назад
Ab ab above scored, the best weding in last three decade for somalia kkkkkkkk gulaysatee gabaniyo gabdho guule haydinsiiyo adiga iyo hani farxiya
@cawilkoyla
@cawilkoyla 4 года назад
Waaaaaw tani heees way dhaaftay kobciye ku aminsanhy wll hanbalyo Balanbalis muqaal mcn 🙏🙏🙏🙏
@sureermahad8957
@sureermahad8957 4 года назад
Congratulations congratulations congratulations my abtigey and Habo isku wara Abid kiin inshallah 🥰🥰❤❤❤❤👏👏👏👏💕💕💕💕
@ifraxabdulqadir4901
@ifraxabdulqadir4901 4 года назад
Wow best hes ina aderkey zaki iyo dumashidey hani hambalyo allow owladbariya idinsii🥀💖👸🤴🔐🎤🎶🇸🇴🌻
@samiircabdalla7702
@samiircabdalla7702 4 года назад
nasab tahay♥️🙏🏼
@Muraajaco1
@Muraajaco1 3 года назад
SakeriYe kobciye waa nin ereyo cuDooN❤
@onkodhilaac5191
@onkodhilaac5191 4 года назад
Dumarka oo dhan aya wax na jito noga jiran allow asago barakasan ino sahal I love dumarka
@amiiramaxamad375
@amiiramaxamad375 4 года назад
😂😂😂😂😂
@najibalfa7549
@najibalfa7549 4 года назад
2020 heesta ugu shidan cimamada lama haysan kro Thnks Bro kobciye
@muniirhadha5774
@muniirhadha5774 4 года назад
Inantu wey naxsan tahay odeyga sakariye kobciye wey ku farax san tahay 🤗🤗🤗🤗 tolow halkee ka timi mise muqdisho ayaa inanta loogu duceeyey❣💋🤗🤗🤗🤗🤗🤗 hampalyo pro 💥💥💋❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣💋💋💋💋💋
@abdisamedomar8073
@abdisamedomar8073 4 года назад
Legend sakariye kobciye hambalyo hees dhaxal galana waad qaaday
@عبداللهمحمدالعيسائي-ت2ز
من اليمن السعيد نقدم كل الحب والاحترام والتقدير لا الفنانه رحمه ولي الشعب الجبوتي
@boqorkamyahye1496
@boqorkamyahye1496 4 года назад
Axsan hees ayuu marwadiisa u qaaday masha allah guleesta waligiin
@samawade282
@samawade282 3 года назад
Ninkan wuxu Aminay gacanta fadhida ee Axmed Weli Ibraahim Furinle
@MohamedAhmed-im7cx
@MohamedAhmed-im7cx 4 года назад
Legend kobciye ciyaalkii hore ee hargeisa go forward brother
@hanadhari6062
@hanadhari6062 4 года назад
Hore maxaa waaye ninka gurigiisa Joogaa
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 4 года назад
Wooow heesta erayada+ laxanka +codka waaa iska sakariye kobciye hamblyo hambalyo
@drayaanmohamed9877
@drayaanmohamed9877 4 года назад
Inanta iqra yarey uyara egtahy
@farhaanabdullaahi349
@farhaanabdullaahi349 4 года назад
Afka Soo iskakama Eka iqro io Hani 😋😂
@drayaanmohamed9877
@drayaanmohamed9877 4 года назад
@@farhaanabdullaahi349 hhhh haa waliba qaabka dhan anu wxan is iri ma iqra yarey bu arosy inanka
@ashaofficial3384
@ashaofficial3384 4 года назад
@ayaniita Lilly beentaa ma ahan sis saaid isku egyahiin
@nimoaden4103
@nimoaden4103 4 года назад
Alla niyada kalaha isku eka iqra yarey marky qoslayso
@faadumomaxamed4055
@faadumomaxamed4055 4 года назад
Iqraanba mooday
@adenabdi5434
@adenabdi5434 4 года назад
Yaa salaam Zakariye kobciye Waa faanaanka kaliya fanka haybadiisa ku jooga erayda codka iyo laxanka waxaan leyahay hambalyo adiga dumashi isku wara sido kale farsamo yaqaanka saami cade aad baan u salamaya keep going
@Ronaldothegoat73
@Ronaldothegoat73 4 года назад
M.a sakariye iyo hani hambalyo isku waara insha allaaah😍😍👏👏
@-ItzIzzy-
@-ItzIzzy- 9 месяцев назад
It’s 2024 and am still loving this song ❤️❤️❤️❤️
@butterflyha1889
@butterflyha1889 8 месяцев назад
Still my favourite song❤❤
@honestlast8442
@honestlast8442 8 месяцев назад
❤😊
@ramaaztechnologies9444
@ramaaztechnologies9444 4 года назад
Halaha aan u aroosi la'ahay ayaaba ah inaan geesi aheyn oo aanan intaaso dada dhex boodi karin xishoodow wali doob baad iga sii dhigeysaaa allow alle hani iyo dumar badan wey iga geesisan yihiin raga iskaba dhaafee war cidladaa waxa idhigay waa xishood ee ha igu nicina.
@kingmanavofficially1297
@kingmanavofficially1297 4 года назад
Xishoodka waa waxa gabdhuhu isku dhafen waliga xishow wllshey😍♥ kiii xishood kugu nacana gooy dheh😁😍✅
@qadrafiidow4874
@qadrafiidow4874 4 года назад
Wlhi aniga kula mida wan isku naxa marka arko gabar waxas o dada isku dhex walaqeysa wlhi xita ina aroos ado wanka xishoda Nagna Arooskeda ayeyba ka dheleysa 🤔🤔
@mohamaster6991
@mohamaster6991 4 года назад
Hahahahahaha Ramaz iyo qadro wallah waad igaqososhiseen
@canabcabdullahi4401
@canabcabdullahi4401 4 года назад
Xishoodka waa iimaanka barkii allow hanaga qaaadin iimaanka gbdho idinka hadaad xishood heesataan imaan baad leedihiin alxmdulilaah dhaha
@canabcabdullahi4401
@canabcabdullahi4401 4 года назад
Wlaashey saas ha u hadlin xishood waa imaanka allaah ayaa kugu jcl calafkaaga wali imaan ma ogiye ha gafin
@caashoaadan8233
@caashoaadan8233 4 года назад
Caruusada hani quruxley m.a isku waara farxad ku noolaada muuqaal cajiib ah inaba caadi ahayn sidii janan baan idiin salaamay
@kawtharabdi9812
@kawtharabdi9812 4 года назад
Let the couple enjoy themselves,stop judging And yes it’s her big day let the lady dance
@Anonymous-og8py
@Anonymous-og8py 4 года назад
Thanku bro That's the truth 💯 👏 and zakariya and Hani Good luck 👍 💓 ✨ 💗 💖 💜 👍 💓 lol
@najamosman2890
@najamosman2890 2 года назад
Still this song waxn kuxazuzta my first Love...🥺
@abdirahmaanaliomar5243
@abdirahmaanaliomar5243 2 года назад
Hestaan waa jeclahay xqiiq inta ila mida like saara
@macalimshiike4245
@macalimshiike4245 4 года назад
Wow wan maqli jiray sakariye kobciye waa kanaa miyaa duqa wlhi aad ayu ujecelyahay xaaskiisa nin ween heeso badan ayuu usameeyay sxbtiisa
@fardowsa715
@fardowsa715 4 года назад
Tartan adag baa kasocda faninta we will waiting the winner 😂😂😂
@abdirahmanahmednorre9200
@abdirahmanahmednorre9200 2 года назад
Heestaan waa midii arooskeyba ka shidi lahaa waa ii cazuumanyahay Abwaan/fanaan/mulaaxin/musician Zakarie kobciye👊✅
@capdullaahiaadankuusow792
@capdullaahiaadankuusow792 2 года назад
Inta dawaneysa 2022 , kubciyo fanan an tagero❤️👌
@bsrkhadlebarket665
@bsrkhadlebarket665 3 года назад
Ilahayiw noloshayda da yar ii xafid aduunka u jeclee xbbi kuu soo sicda inshlah mcnto wan idin iman adi iyi xidigadydii ishwaq
@hafsajama8084
@hafsajama8084 2 года назад
Beautiful family he is great husband masha Allah sweet couple i wish you good Life i wish a Lot happy ❤🥰🔥
Далее
These Are Too Smooth 😮‍💨
00:57
Просмотров 3,4 млн
Angry bird PIZZA?
00:20
Просмотров 6 млн
SAALAX SANAAG HEESTI XAASKISA  (NASTEEXO)2023
6:23
Просмотров 3,2 млн
These Are Too Smooth 😮‍💨
00:57
Просмотров 3,4 млн