Тёмный

SALAAD CISMAAN ROOBLE - #4/4 DOWLADDI CARTA IYO CAQABADIHI KA HORYIMID 

HANOOLAATO
Подписаться 477 тыс.
Просмотров 49 тыс.
50% 1

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Опубликовано:

 

22 ноя 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 126   
@user-si4ig4dm1e
@user-si4ig4dm1e 2 года назад
Qof walbo waxa uu geestay maantay qabri oo kula jiraa kuwa noolna ilahey ha u too bad keenaan ummadda soomaaliyeedna cafis ha weediistaan 🙏
@nasracaynab411
@nasracaynab411 2 года назад
Maasha allaah,hanoolaato kayd taari7kheed ayaad sameysay,kuwii wax ka barta allaha ka dhigo soomaali
@saadaqguure758
@saadaqguure758 2 года назад
Wariye ayaanle sxb xuseen caydiid wareeysi LA yeelo jaahil ayuu ahaa marada su aal ugu rid
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 года назад
masha alah taariikhda noocaana waa loo baahan yahay aragtidayda salaad cismaan rooble aad baa u mahadsan tahay khabiir dhulka dhalinyaradaa u hareysa odayaasha taariikh fiican hayska reebaan sida ninkaan oo kale buugaag ayaan jeclahay inaan ka qoro arimaha somaliya 2004 ilaa 2021 insha alah
@osmangamoure7832
@osmangamoure7832 2 года назад
Waa la casumay warlords, laakiin waa diideen. Taariikhda xaqiiqdeedu waa taas.
@LexlutherVII
@LexlutherVII Год назад
warlords waa addoomada iyo askarta dawladda Itoobiya! waxay burburiyeen Somaliya ilaa iyo markii ka dib 77 dagaal
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 2 года назад
Waa histori Cajiib ah, hadan nahay dhalinti marka yaryara ee iskoolada ku Mashqulsana waxbo kalama anaan socon Historigan, Mashallah Mahadsanid Ayaanle inaad noo soo gudbinayso, waxyabo naga qarsona waqtiga.
@ahmedsidoyusuf2845
@ahmedsidoyusuf2845 2 года назад
Masha'Allaah legend gudomiye mudane sare SalaadOsmanRoble,, aad baan kuuu xusuustaa waayadii dalkeenu wacnaa nooloiw jiroooo joog sxb walaal qaali ah AllaahYaSharaf,...
@jiifcaaqildulmidiid4139
@jiifcaaqildulmidiid4139 2 года назад
Ayaanle Iska sax xuseen caydiid kuma wareejin villa somaliya Cabdullahi Yusuf ee xuseen caydiid waxaa kala wareegey villa somaliya maxkamadihii ee lasoco Ayaanle taariikhda malaha waad ilowdaye maadan ahayn nin yar waqtigaas waliba waxaan u malaynayaa inaad wariye Voa.gobolada dhexe qaasatan B/weyne ahayd waa malahayga.
@ayanelmi7218
@ayanelmi7218 2 года назад
Xuseen baa ku wareejiyey,,cabdiqaasim caydiid buu necbaa
@abha2476
@abha2476 2 года назад
Waxaa sax ah in maxkamadihii ay xamar gacanta ku haayeen intii uusan Cabdullaahi yuusuf iyo itoobiyaankii soo gelin.
@fe8445
@fe8445 2 года назад
Maxkamadaha Kalama wareegin Xusen Caydiid madaxtooyada. Ka mid ma ahayn Xuseen kooxdii la baxday argagixiso la dirir. Sidaas baan looga qaadin madaxtooyada. Markii Claahi Yusuf yimid isagaa ku wareejiyay. Weliba xaflad baa lagu qabtay madaxtooyada oo Claahi ka qudbeeyay. Iyadoo maqal ah anigaa ka dhegeystay Horn Afrik. Weliba nadaafada madaxtooyada buu Claahi u xilsaaray dadkii hore u joogay.
@roodashiiqabdi559
@roodashiiqabdi559 2 года назад
Thank you so much 👏👏wax badan ban ka bartey masha Allah
@rocky4066
@rocky4066 Год назад
weriye ayyaanle waad ku ammaanantahay barnaamijyada dhaxalgalka ah taariikhiga ah ee aad bulshada u soo bandhigtid marwaliba guuleeyso weriye qiima badan waxtar leh
@hersijama6905
@hersijama6905 2 года назад
ayaanlow adkeyso oo ku soco howshaada ha uga jixin jixin Soomaalida qaarkeed, taariikhaha qaraarka ah banaanka soo dhig oo noo wareyso dadka wax og si aanu wax uga barano.
@abdifatahali428
@abdifatahali428 2 года назад
Cabdiqasim waxay ahayd in uu baydhabo geeyo dowlada laakiin wuu ka baxay heshiiskii.
@omarmohamoud5892
@omarmohamoud5892 2 года назад
Waraysi xiiso leh👍
@roodashiiqabdi559
@roodashiiqabdi559 2 года назад
Waa sax walhi
@yusufahmed-re9vh
@yusufahmed-re9vh 2 года назад
Intaan dhageysanayay Allaha unaxariisto wuxuu yiri bas ah Ceydiid,Bood iyo Galaal, markii lasoogaaray Siyaad Barre oo uu intaas lashaqeynayay halmar Allaha unaxariisto muusan dhihin,ClLahina sidookale ankee ducadii qabyaalad ayeey gashay miyaa
@24Sevendays
@24Sevendays 2 года назад
Waata Somalia sheeganaysa in ay yihiin wadan jira. Walaahi meeshu waa baa ba. Maantana kabasii daran oo nin macmacaanki Siyaad bare soo dhadhansadey aya doonaayo in uu xoog ku xukumo.
@ismailhusseineid2400
@ismailhusseineid2400 2 года назад
Waxa soomaali hadalka ugu heshiin la'dahay waxay soomaalidu casharka ka qaadanaysaa dhowr iyo toban macalim oo Hal fasal ku wada jira iyaga ardadooda soomaalida ah dhowr iyo toban sabuuradoodna leh ,nin waliba macalinkuu u bogo casharkiisu qaadanayaa,
@colowmedia1518
@colowmedia1518 2 года назад
Cajiib wlh waxaan xasuusta macalinkay ayaa mamin na dhahay wadooyi ka trafic ayaa imaan fona laydhadh gawarida kala.hagta ayaa lasamena wan layabana sababto ah maba aana garanayn waayo waayo
@nasracaynab411
@nasracaynab411 2 года назад
Hanoolaato waa madxaf
@abdirizakjama5787
@abdirizakjama5787 2 года назад
Nin wayn waxaa fiican in uu tariikhda run ka sheego, ama siyaasada run ka sheego waxii dhacay
@jamasalaad8666
@jamasalaad8666 2 года назад
WELL DONE SXB AYAANLE YOU ASKED CERTIFY QUESTIONS
@trumpppl2024
@trumpppl2024 2 года назад
Mahadsanid ayaanle xuseen abdi
@fe8445
@fe8445 2 года назад
Ha Noolaato. Maashaa Allah. Taariiqda baan ka baranaynaa. Waxa hada nalaku hayo waa la mid dagalkii lagu hayay dawladii Abdiqaasim.
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 2 года назад
Dawladihii.Dalka isaga. Dambeeyey C qaasim marka.laga.Reebo.qab.iyo.muuqaal .Dawladnimo. Asageed.Wax iska Tiraa. Villa somalia 🇸🇴..gabre. iyo.wax la mid Ah ka mamnucdey Farmaajo. NO one Soo Noqo. Mar kale. Hadii.khayre.la Waayo In sha Allaah
@darishore814
@darishore814 2 года назад
Abiye ahmed wiilkiisa lee ma noqoninoo farmaajo waa madaxweynihi ugu horeyay u dhiibo halgame soomaaliyed qalbi dhagax itoobiyaan caruur soomaaliyeed na u hibeeyay abiye ahmed dagaal itoobiye dhexdeeda inee u dhintaan
@nurmohamed8427
@nurmohamed8427 2 года назад
Somaaliyey dowladnimo ma soo dhawa
@malyuunmanka5732
@malyuunmanka5732 2 года назад
balayo anaga aragnay niman dhan oo yiri dal ban burburinayna a xalna uma hayno oo siyaad barre mesha aan ka daarna wayaab sasay no cuneen nimanki somaliyeed talo ma hayaan oo tabar mahayaan daari idinku duntay waxa halka ina dhigay waiyaga
@seekguidanceb4its2late85
@seekguidanceb4its2late85 2 года назад
Annagabo rag baan nahay waxaan kasooqaxnay ragaa aad kacabaneeyso. Dhibta ragga kaliya ma'aha. Dumarka wexeey kaqeeyb qaataan colaada oo lacag kubixiyaan. Waxaa jira dad xun oo rag iyo dumar ba leh taa xisaabta kudarso. Tabar mahayaan maxaad kalajeedaa
@ahmedopone4080
@ahmedopone4080 2 года назад
Waad ku mahadsatahay inaad wax inooga ifisaan waqtiyadii gumeysiga amase isticmaarka Itoobiya Somalia ka talin jiray iyo nimanka u shaqeyn jiray.
@badalabshir502
@badalabshir502 2 года назад
Ma sha allah ayaanle acqliga ayaan kugu jeclahay
@ahmeddiiriye4624
@ahmeddiiriye4624 2 года назад
Ma tiri
@AhmedNurXaafid
@AhmedNurXaafid 2 года назад
Lecture weeye taariikheed waraysi ka weyn guulaysta 2diinuba
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Год назад
A/qasom Dowladii Oo Dhisay Aaba Muxaarad La Safatay , R/w Haassan Abshir Aun Aamiin Woo Ias Bedalay .
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 года назад
Abdiqaasim waxuu ahaa taagere weyn Jalle siyaad Allaya raxmee Abdullahi yuusif siyaad bare la isma tusi jirin kolkaa colaada labada nin wa colaad barigii siyaad
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 года назад
Love
@abdulkadirfarah6288
@abdulkadirfarah6288 2 года назад
Abdullahi yuusuf waa ninkii kadambeeyey dhibka kajira manta koofurta somalia ee hadhaqleeyso runtii
@ayanelmi7218
@ayanelmi7218 2 года назад
Cabdullaahi kama dambeyn maxaskiimtii baa dalkaan dhibkaan u keenay
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 2 года назад
Yaa kugu yiri cabdullahi ayaa ka danbeeyey
@yahyaabdi7664
@yahyaabdi7664 2 года назад
Ilaah ha naxaristo dowladnimada wa nikii salka udhigay somalia
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 2 года назад
@@yahyaabdi7664 aad iyo aad waa aabaha dib u asaaasaha dowladnimadii soomaaliya makaasaa jinley kastaa intey RU-vid iska soo gasho waxey rabto iska oraneysapa
@hersijama6905
@hersijama6905 2 года назад
Cabdullahi Yuuusf waa ninkii taariikhda Soomaaliyeed BOOG aan si yar ku reysaneyn u yeelay oo dhaawacay jinsiyadii Soomaaliyeed taariikhdeeda ka dib markii uu Ethiopia dhex keenay caasimaddi JINSIYADA SOOMAALIDA ee Mogadishu, waana ay qoran tahay waxii uu ka bi'iyay Soomaaliya.
@mohamedhashi1643
@mohamedhashi1643 2 года назад
Salaad wareysigiisa waxa ka muuqda gagabasho faro badan
@awdeeq
@awdeeq 2 года назад
Alla edeb badana ninkaan Maasha Allah
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 2 года назад
Ex big guulwade afweyne
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 2 года назад
Cabdi qaasim waa haraadigii Afweyne Guulwade Ismael omar Geele soo dhisay, Aun H.E Abdullahi Yussuf Ahmed waa ninkii riday Afweyne
@Ahmedabdilnasir
@Ahmedabdilnasir 2 года назад
Aamus hoyada afka kwase war marxuumka haku danbaabin Abdiqasim legend bu aha ano Mj ah baa qirsan inuusan nin lamida Madax sonoqon 1967 kadib
@YusufYusuf-ut5gu
@YusufYusuf-ut5gu 2 года назад
Cabdulaahi wXuu ah shaqsi xun koleey alle ka jasaayo waxuu UMada somaliyeed kusameeyay
@mohomedbashe4410
@mohomedbashe4410 2 года назад
salad cisman hadalka runta ka sheeg
@faham6920
@faham6920 2 года назад
Maalaayacni
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 2 года назад
Hannoolaato Yey kaa hoos bixin,waa sidii uu Rooble amar la'aan ku aadey Kenya
@am.b5688
@am.b5688 2 года назад
Cabdiqaasim dagaal kama ridin Xamar, laakiin Kismaayo ayuu weeraray! Ayaanle wuxuu aaminsan yahay in Cali iyo Caydiid heshiin lahaayeen , laakiin la isku diray! Qolyahay isku diray iska garo!! Wink wink!
@aliaden1839
@aliaden1839 2 года назад
C/qaasim shaqsiga soomaali ugu xun buu ahaa
@fosiyacali9212
@fosiyacali9212 2 года назад
Soomaali cid uroon baanba jirin waa umada waalan
@monahassan809
@monahassan809 2 года назад
Haha
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 года назад
Liked
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 2 года назад
Cabdiqaasim nin uqalma buu ahaa kursiga . Waqti gaas waan yaraa laakiin hada hadii aan fiirshey "Halyey garab waayey .
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 года назад
lol Abdiqasim waxuu ahaa tiraaki uu ku taagana a Jalle siyaad waxuu ahaa nin kacaankaa aah ma ninkaas baa yar madax buu aha a wagii afweyen
@ayanelmi7218
@ayanelmi7218 2 года назад
Cabdiqaasin caydiid buu mucaaraday oo uu ku taagnaa,,saas buu xuseen caydiid ku diiday cabdiqaasim
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 2 года назад
Ahmed cumar jees dheh maxamed cumar jees maa noolayn markii qadafi iyo xuseen ceydiid kulmeen
@moderninformation7931
@moderninformation7931 2 года назад
Odaygan taariikh buu ka waramayaa haddana suaalaha si kooban uga jawaabayaa wuu ka gaabsaday qaar badan
@abdikaafiahmed9003
@abdikaafiahmed9003 2 года назад
Balcad Iyo Afgooye Xamar mxy is dhaaman
@mohavlogs855
@mohavlogs855 2 года назад
Cabdi qasim halku ku dambeeyay
@aqoontaislaamkabaro
@aqoontaislaamkabaro 2 года назад
BUSHAARO BARASHADA CARABI KA BARO BARTAN ADIGOO JOOGA GURIGAAGA
@hindiali4469
@hindiali4469 2 года назад
ما إعنوانك؟
@suadmohamed2098
@suadmohamed2098 2 года назад
Maxaa geeyey dhul Digil iyo mirifle .USC geeyey
@gigachad9879
@gigachad9879 2 года назад
Ceydiid bootaan. Galaal. Ilaaheey how’wada naxariisto siyaad iyo cabdullaahi yusuf maya waa yaab war ninka weyn ma xishoonaayo
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 года назад
Livetime'S
@safamarwa3597
@safamarwa3597 2 года назад
Dad dalkoodii iyo dadkoodii gatay ayey ahaayeen wayna wada dhinteen su aashii illahayna waadugaysaa
@AhmedNurXaafid
@AhmedNurXaafid 2 года назад
Ahmed Omar Jees nit Mohamed aan saxo hilmaankaan
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 2 года назад
Gentlemen u r selling ur dignity in D jabouti which was non Somali ruled by France till to day 2022
@malyuunmanka5732
@malyuunmanka5732 2 года назад
siyaad barre mesha aan ka sarno talo na mahayno tabarna mahayno maxay siyaad isaga daysan wayeen ioeen was udhamay malahyne asaguba wuu ogaa inaan nin raga ka dambeynayn somalina awal asaga isku hayey alaha unaxariistee wale nin ragu ahaa
@mohamedalihashi2221
@mohamedalihashi2221 2 года назад
Hanoo dayn M siyaad rabi ayaa naga waday
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 года назад
Live
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 года назад
Share's
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 года назад
Share'S
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 года назад
Sharee
@cabdulaahiqaloocoow9351
@cabdulaahiqaloocoow9351 2 года назад
Acm salan ka dib salad cismaan rooblw hadalada haka mid noqoto alla ka cabsi januutina waxa ay aheed lug goosmada soomaliya iyo Africa oo dhanba iyaga oo marekan u adeegaya lug gosmada januutina waxa ay bilawday 90 tigi oo ay cali mahdi inoo soo dho dhooben
@mucaawiyehamuudibraahim1596
@mucaawiyehamuudibraahim1596 2 года назад
Runta shg mudane
@aliaden1839
@aliaden1839 2 года назад
Yaqyaqsi wareysi dhinac ka raran, abdiqaaim soo kismaayo weerarey.
@hassanmohammed2701
@hassanmohammed2701 2 года назад
BEENAALE WUXUU AHAA shirka UGU sharta BADAN laqdabi Kale ayuu ahaa EEY baa TAHAY SOCO
@hersijama6905
@hersijama6905 2 года назад
Ceeb ma qurxoona caytankaa siyaasad diid laakiin caytanka shaqsiga ma fiicna
@YusufYusuf-ut5gu
@YusufYusuf-ut5gu 2 года назад
Abdiqasim waxuu ninka Kaliya oo macquul ah oo dalkan somaray Buu ahaay madexwayne kama danbeeyn aqli leh abdiqasim dabadeed
@Death_lol319
@Death_lol319 2 года назад
Goob jooge ayaan ahaa laakin waa been in RRA AY DIIDEY ILAA HADA KONFURGALBEED INEY IS MAAMUSHO KUWA DIIDAN WAA ODEYGAAN OO KALE
@darishore814
@darishore814 2 года назад
Qabiiliiste nimada iska daa hortaa jira wax ka waayey itoobiya waagaas wax walba ayadee ka amar qadan jireen all of higaamiye kooxeedyada
@Bn99757
@Bn99757 2 года назад
Odeygu waxbu qarinaya
@saadaqguure758
@saadaqguure758 2 года назад
Mahad sanid wariye ayaanle
@suadmohamed2098
@suadmohamed2098 2 года назад
Viva shaati gaduud
@hassanabtidoon5452
@hassanabtidoon5452 2 года назад
Soomaali kaliya waxa kufilan Taariikhda inay wax Ku qaataan
@rocky4066
@rocky4066 Год назад
balcad iyo afgooye inteey isujiraan waxaasi hadalqiima leh ma ahan isagaa raali ka ahaa in waddanka gumeeyo waxaasaa ka mid ah kuwa horbooda siyaasadda soomaaliya oo dalku ka socon la'yahay awaln a jabhaddi kulmis ayuu ahaa waddaniga dhabta ah marnaba kama suuroowdo in waddankiisa caddaw u gacangeliyo loo dhashaa waddani layskama dhigi karo waddani
@jiifcaaqildulmidiid4139
@jiifcaaqildulmidiid4139 2 года назад
salaad waa ciyaalkii kacaanka c/hi yusuf ayaa nagu yidhi buu noo sheegayaa askarta itobiya lnay soo dhaafto balcad iyo afgooye chi yusuf marabin, cajiib Afgooye Askariga jooga muqdisha wuu joogaa waxaas oo kale qofkii sheegey ama kii kasoo qaada waa sheeko iska khiyaali ah.
@malyuunmanka5732
@malyuunmanka5732 2 года назад
ayagina waxy dhs modn ba xr ku nqdy
@ismailmohamed7789
@ismailmohamed7789 2 года назад
Faqashuu benbaay iskugushekaysa War way dhamatay xiligii laguu dawarsan jiraay somali Somali iyo waxaa gormaa lagatagay warkaa Maliin baad riyonaysaa
@deeqoadan2786
@deeqoadan2786 Год назад
😅9
@abdirizakhaji_jama
@abdirizakhaji_jama 2 года назад
Mida kale wuxiu sheegaayo waa sheeko xariir oo been badan.every word waa been.
@abditaallo4217
@abditaallo4217 2 года назад
Xilgii Cabdiqasim dagaal wuxuu ka riday Jubada hoose oo uu u diray Bare Hiiraale oo ciidan iyo hub siiyay. Wuxuu sameeyay wax la yiraahdo walaalaha Dooxada Jubba.
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 2 года назад
Danta shaqsi wa sida hadda socoto oo kale dadkas waxa lo diidey iney ka qeyb galan dowladda la dhisayo hadda fiiri maxa socdo kurasta waxa leh qabiilo qabiilkii ba u so istagayo 3 wiil iney is sharaxan shahadadii musharnimada aya 3 dii nin 2 lo diidaya oo beshii kursiga laheyd ay kenen oo ay yiren 3 nin ha tartaman madaxweynihii gobolkii ba rag jogan muqdisho so amrayo ninkas no so sar yey tartamin oo 2 nin ka reeb dadkas oo qabiil kasta laga reebo oo is arursaden wa sida muqdisho hadda isku urursanayan maxay sameyn donan waxey sameyan sow xaq uma lahan donan wayo shahadadii aheyd oo tasturkii shegey inu somali yahay tartami karo haddii lo diido iney tartami karo qabiilkiisana ogol yahay sow qalad nahan waxa kalo jiran qabiil raban iney xildhibankii hore iska bedelan oo lagu qasbayo in qasab ku ogolow la leyahay oo ninkii aysan rabin qasab logu so sarayo xildhibankii lagu edeyey annaga kensaney waxna noma qaban lagu qasbayo anigo codka i siin dona waxqabadkiina waxba igama gelin dagalada sidas ba keni karto haddana socdan qaban qabo guddigii qikafadkii la rabey iney ka hor tagan so saran in dadka laga rebey tartanka kurasta in la siiyo shahadadoda musharxnimo ma sameynayan ee waxey ku leyihiin markii dacwad lo gudbiyo kana 3000 dolar markey qatan isbuc ban bareyna intey yirahan bey so sarayan kursigii wa xaq wa dagal inu dhaco somaliya la radinayo wan ku dila ama wad is doran wana dhici dona dagal ama 2 dowlad 2 madaxweyne somaliya suga
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 2 года назад
Xariifkaan HG miyaa iyaguu u xaglinayaa ye
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 2 года назад
@@xaajia2219 HG maxaa lagu tixgalinayaa matuugada iyo guryihii dadka iyo dhulkii danta guud iney degeen intaas ayaan uheynaa h kinter anagu
@hersijama6905
@hersijama6905 2 года назад
@@wadanihashim1934 Ma ciil baxday nin waliba si buu ku ciil baxaaye.
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 2 года назад
@@hersijama6905 haddaan ciil dareemo cudud ayaan ku ciil baxaa noocaa ii maleysey maahi anigu
@hersijama6905
@hersijama6905 2 года назад
@@wadanihashim1934 Naftii hafe kan ugu weyn ayaa tahay, ninka ciil baxaa qoys ma caayo. ee ku ciil bax qoraal cayeedka hadii ay cuqi kaaga yaraaneyso.
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 2 года назад
@@hersijama6905 adiga iyo kaas hadlaya wixii idin haya ayaad ka hadleysaa ilaa hadda yaan leydinka dareemin somali waa istaqaane
@mcagafqaaje8076
@mcagafqaaje8076 2 года назад
Cali garleh caydidna gar leh dadkii yiri miyaa heshisinayaa niman xukun isku haya
@monahassan809
@monahassan809 2 года назад
Waxaa yaab leh hadii nin uu la dagaal san yahay nin kale Dhibaatadooda Maxaa anagoo shacab ah noo soo gaartaa..? Dalka iyo dadka wax unaxay waligey ma maqal. Siyaasada nuucaas ah na lagama gudbo.!
@abdirizakhaji_jama
@abdirizakhaji_jama 2 года назад
Gadaal waxaa oo kale noon geento. Bro honoolaato. You will be false story teller like tomo case s x rooble
@husseencagta7448
@husseencagta7448 2 года назад
tuug laba wajiile
@somalilandchessfederation9356
@somalilandchessfederation9356 2 года назад
Been waynaa ya isugu kiin yeedhay un iyo comunity ga dunida kuwaasi ma soo makibaa
@abdirizakhaji_jama
@abdirizakhaji_jama 2 года назад
Good story teller. Macnaa waa sheeko xariir. Wiilkaan yar ee hanoolaato ka daa beenta.you are more worse than whole military system. Hanoolaato waxaa tahay xaqiir aan la aqoonin. Beentaa soo bandigtay is ka fiiri. Other wise .naga daa show off hanoolaato. Check CV rooble.cabdi qaasim.ninkaa been ayuu sheekayaa adna waa Ku qanacsantahay. Please check The history of qofka aa waraysaneesid. This the worest lie interview i ever heard.... Check before you leave bro hanoolaato
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 2 года назад
Been baad sheegtay ayaanlow in aad dhahdo Cabdilqasim dagaal sokeeye kuma lug yeelan . Annagaa kismaayo joogna ayuu dagaal nagu soo qaaday. Mise dagaal sokeeye xamar baad u taqaan.
@abdulqadiradamali9123
@abdulqadiradamali9123 2 года назад
Adigaa beenlow ah. Isbahaysigii dooxada jubba ee uu hugaaminayay Barre hiiraale iyo Morgan ayuu dagalku ka dhexeeyay!!! Tan kale adigu maxaad tahay!? Marka aad leedahay anakuu Kismaayo nagu soo weeraray!!!!
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 2 года назад
Aad iyo aad ina salaadbow huwantii kismaanyo soo weerartey ayuu ka mid ahaa
@abdulqadiradamali9123
@abdulqadiradamali9123 2 года назад
@@wadanihashim1934 kismayo oo barre hiiraale heysto ayaa lasoo doortay c/qaasim. Si kale ayaa wax kaaga qaldan yihiin. Waxa aan xasuustaa iyadoo general gaani kismayo loo diidayo in uu joogo oo la leeyahay dowlada carte ayaa kusoo dirsatay. Waxba lama socotaa. Uff hadana wax baad qoreysiin. Ufff
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 2 года назад
@@abdulqadiradamali9123 adeer malaha caruur baatahey oo xaaladuhu sidey ahaayeen lama socotid
@hersijama6905
@hersijama6905 2 года назад
@@wadanihashim1934 Caruurtii TPLF ayaa tahay, caqli qoyseed ayaana leedahay
Далее
DR ABDINUR SH MOHAMED : SHIRKI KAMBALA 2011
38:37
Просмотров 63 тыс.