Тёмный

Salaadiinta Subeer Awal oo Taageeray Go'aankii Beelaha Habar jeclo 

SAAB TV
Подписаться 502 тыс.
Просмотров 3,7 тыс.
50% 1

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Опубликовано:

 

9 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 22   
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 5 часов назад
Masha allaah sharaf dadakeegi sultan illaahay ha ku dhowoora ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉soomaaliland isracaday 🙏🏼🇭🇺
@abdihayd2924
@abdihayd2924 5 часов назад
❤❤❤SULDAAN XASAN SULDAANKII BEESHA AUBWER AWEL CABDI. RAXMAAN❤ WAANSOODHOWEYNAYAA ❤❤❤. SULDAAN. WAANU KAAGUDOONEY❤❤ GUUL SLND INSHALAAH ALAAHU MA AAMIIN WTOWFIIQ ❤❤❤❤
@abdihayd2924
@abdihayd2924 5 часов назад
❤❤GUUL WADDANI ❤❤GUUL SLND ❤❤❤ WAANU KULAQAADANEY. SULDAAN XASANOW ADEERO ❤❤❤
@jaamacnuur3835
@jaamacnuur3835 4 часа назад
Maaasha allaah manta salda nadii soomaliland waxay noqdeen meelkasta hajoogaae Ne kuwa badbaadinaya soomaliland oo gebi kalaadlaada allaahu akbar.
@NuraQallib
@NuraQallib 4 часа назад
Maasha allaah suldaan xasan illaahay hakubarakeeyo❤❤❤❤
@maxamedcabdillahi5279
@maxamedcabdillahi5279 5 часов назад
Guul guul suldaan xasan❤
@abdikari2574
@abdikari2574 4 часа назад
Suldaan Alle haku sharfo. Waxaad mar kasta ka shaqaysaa midnimada dadka reer Somaliland.
@AsmaAlicigal
@AsmaAlicigal Час назад
Maasha allaah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ guuuul somalilan guul wadani
@mohamodmohamod3574
@mohamodmohamod3574 4 часа назад
Maansha allaa waa waayeelkii iyo waxgaradkii beesha subeer awal ,waa idin aqbalnay waanna mahadsan tihiin taladiina in la raacaana waa waajib. Isu tanaasul iyo isqadarintu waa arrintii aynu caanka ku ahayn ee soomalilland ku soo caanamaashay sodon gu iyo dheeraad. Nabad gelyo iyo doorasho cadaalad u dhacda ayaan u rajeynaa shacabweynaha reer soomalliland.
@QafKaf7
@QafKaf7 2 часа назад
Mashaallah somaliland illay rag ayuu udhaliyay markay taladu leexato toosiya .. Mashaallah guul iyo qaranimo somaliland
@HassanSalah-g8y
@HassanSalah-g8y 5 часов назад
Suldaan waaynu kaa aqbaalnay
@Gobanimo-gy8gd
@Gobanimo-gy8gd 3 часа назад
Maasha Allah ❤❤❤
@YusufMahamed-p3r
@YusufMahamed-p3r 3 часа назад
Reer kulmiye ah majiro dadku waa isbedaldoon
@KhalidMohamed-z6e
@KhalidMohamed-z6e 4 часа назад
Suldaan mar hadaanu nahy dhalinyartii aad matalaysay waanu kula qaadanay
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz 2 часа назад
Guul Guul Guul Somaliland ha is raacdo Badbaadinta qaranku waa midnimo. Guul Go'aankii Beesha Habarjeclo Guul isbedel doonka.
@AdenDahir-h2k
@AdenDahir-h2k Час назад
Heavy weight champion suldaan xassan
@NasirSulub-t3p
@NasirSulub-t3p 3 часа назад
Guul wadani
@KhalidMohamed-z6e
@KhalidMohamed-z6e 4 часа назад
Guul somaliland
@ladanladan1718
@ladanladan1718 12 минут назад
Ogor kani doqonka ah habar awal ma matalo ninkii sudaan ka ruta ahaa waa jooga c/risaaq ha yimaado haar qaban calamadu ku dhacdy cadowga soo racay isgay u taa laa
@fadumocali1407
@fadumocali1407 3 часа назад
Suldalka saladhka
@MedIsaac
@MedIsaac 3 часа назад
Af qadhmuune
Далее
Dragon Blood Whitening Cream
00:35
Просмотров 2 млн
ПОНТОРЕЗКА САША BELAIR / ОБЗОР
27:43
Dragon Blood Whitening Cream
00:35
Просмотров 2 млн