Тёмный

Sameyso Website free ah oo $200 bilkasta ka shaqeyso 

Gelle Bashir
Подписаться 276 тыс.
Просмотров 138 тыс.
50% 1

Salaam
Blogging
In aad wax qortid hibo weeye lkn aniga hibadaas ma lihi lkn waxaa bartey qaabka loo qoro maqaalada ( Articles ).
Adiga waa qori kartaa oo waxaa u baahan tahey in aad blog bilaash ah ka furatid Google ka. Blogg gaaga ama website kaaga dadka soo booqonaya oo aqrisanayo maqaaladaada ogow lacag baa lagu helaa. Bishii 100 dollar ilaa 500 dollars baa Google Adsense kusoo dirayaa sida RU-vid oo kale.
👉 Blogg Link www.blogger.com
👉 Kusoo biir Course gellebashir.co...
👉 Read this gellebashir.co...
Subscribe Guys
Thanks

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 261   
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Kuso biir Telegram Group kan cusub aan sameeyey fadlan t.me/gellebashir
@ibrajaamac5734
@ibrajaamac5734 2 года назад
Ma
@sheikhmucaawiyecabdiqaadir7571
@sheikhmucaawiyecabdiqaadir7571 2 года назад
Blogar
@ahmettcabdi444
@ahmettcabdi444 Год назад
Blog markaa samaysto see ugu soo labanayaah sxb oon kabaxo faldn isoo sheeg
@FAADUMOBEATYSALON
@FAADUMOBEATYSALON Год назад
Horta lacagtu xagay kalaso baxayaa
@SADIIQMohamed-jc3xy
@SADIIQMohamed-jc3xy Год назад
SADIIQ
@neyruuschannel5543
@neyruuschannel5543 3 года назад
Shukran teacher si qurux badan ayaad usharaxday
@HAMSTERCOMBAT5555
@HAMSTERCOMBAT5555 Год назад
Saxiib aad iyo aad aad umahadsantahay wallahi Videowgan malhore inaan arko ayay ahayd waamahadsantahay saxib Kip going😘😘
@ZuurlulyInnamhmd
@ZuurlulyInnamhmd 11 месяцев назад
Haab wye video 💔👋
@aahnurosman7820
@aahnurosman7820 3 года назад
Lacagta qaabka hadhow lagu helayo faahfaahin buuxda naga sii adoo raaliya.
@nazirazhar9535
@nazirazhar9535 3 года назад
Macalinkeyga qaaliga ah aan jeclxy geele ustaad meel gaar ah ayaan rbaa inaan kaala soo xadhiidho🙏❤
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
instagram.com/gelle_bashir/
@mohammedabdiwalimohammed988
@@GelleBashir wll aaway blog ga link giisa
@salmocabdi5312
@salmocabdi5312 Год назад
Mahadsanid sanid wll abalkaga jano allaha kadhigo wllhi labtob wuu iyaala mana isticmaali jirin laakiin maantan bilaaba allaha igu guleyo❤❤
@maslaxoofficial7913
@maslaxoofficial7913 11 месяцев назад
Ma heshay lacag😂
@safiyahussein1238
@safiyahussein1238 3 года назад
Mnsh allah wll qaali mhdsanid May allah protect you bro
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Thanks wll
@jamaabdullahi3006
@jamaabdullahi3006 4 месяца назад
Shukran boss abaal badan baan kuu hayaa.
@saidhusenali5668
@saidhusenali5668 Год назад
Waad mahadsantahay lkn manasiin kartaa Faahfaahin kale Fadlan
@shekowabdille474
@shekowabdille474 2 года назад
Suaal haddi an aan qoralka ku soo diyarsado wps ama wordka aan copy ka soo dhoho miyaan lacag ku waayni copy gaas
@abdirashid-109
@abdirashid-109 3 года назад
Thanks bro wlh wa sameysaytay wana ku bashalaa intan fcbka dhex fadhin lahay bro horey aya ka sameysday
@sabnaxirsi6298
@sabnaxirsi6298 2 года назад
@@h-learning walal isku xishoow qof baaa meshaan iska leh irzaaqadiisa haka cuna qabateenin 😏
@h-learning
@h-learning 2 года назад
@@sabnaxirsi6298 aniga maxa iga rabta walal maxan sameyay
@sabnaxirsi6298
@sabnaxirsi6298 2 года назад
@@h-learning walal wax maa adan ika sameenin balse waxaas sameynosid baa ila khaldan
@h-learning
@h-learning 2 года назад
@@sabnaxirsi6298 maxa waye wll
@sabnaxirsi6298
@sabnaxirsi6298 2 года назад
@@h-learning meshaan qofaa leh qofkaas qofkee lasoo hadloo baa intaa reply u soo kasho baa leedahey you tube keyga imaaw So markaas waxee u dhikan tahey qofkaa ka soo tak ani ee imaaw🙄
@civilengineeringafsomalia1626
@civilengineeringafsomalia1626 3 года назад
First like
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Yes thanks
@Mustafeshaxshax
@Mustafeshaxshax 9 месяцев назад
.ahadsanid ustaad ❤
@mohamedhabibullahi9296
@mohamedhabibullahi9296 3 года назад
Masha Allah shaashadda aad naga tusaysa waa habka ugu fudud ee dadka Wax lagu baro gelle hambalyo sxb
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Thanks wll
@anaadiryusuf8210
@anaadiryusuf8210 Год назад
M.a zhp lkN Hadhow zidee loogala baxayaa lacagta zhp
@Hamsehaa
@Hamsehaa 23 дня назад
Lacagta side ula baxaaa. Macalimuuuu
@ayaanmoh3724
@ayaanmoh3724 20 дней назад
miyad ka samysay lacagti wll i fahnsi ado raliya hadad ka samysay
@raxmocrisaaq7480
@raxmocrisaaq7480 3 месяца назад
Wllkey video waan soo daawanaa aadaa ujeclahy lkn sifcn ma iiga caawin kadhaa
@GelleBashir
@GelleBashir 3 месяца назад
Haa wll nala so xirir
@faaqe8
@faaqe8 2 года назад
Waad mhdsanthy wll sidaad dhalinyarda ugu dadaalyso. Lkin wll maheli karaa blogii aad samesay in ay dad arkaan yacnii customer ama in la baryo website kaaga. Seese lagu heli karaa dada soo boowdah blogaada wll
@abdiwahab-sheikh
@abdiwahab-sheikh 3 года назад
Waa kala dhimanyahay soo dhanaystir steps ka dhiman
@doogsannews9517
@doogsannews9517 3 года назад
Macalin Geele Sida lacagta loo codsado Cashar ka Soo diyaari dhalinyarada way u baahanyihiin blogger
@yahyemohamed8269
@yahyemohamed8269 3 года назад
Asc bacda salaam, Eng Gelle bashir aad baad u mahadsantahay sxb marwalba wax dadka dhan iyo dhalinyarada isbadal doonka ah anfaca ayaad nala wadaagtaa jazaakallaahu kheyr Luuq aan kaala soo xiriiro ayaan jeclaan lahaa mahadsanid
@sirtanoloshaonline2050
@sirtanoloshaonline2050 2 года назад
Macalin Geele Bashiir Nooloow Sxb Boorame Hadaad Timaad Wallaahi Geel Waxaan ahayn inaan kuu qaleen wll Cilmi Badan ayaan kaa faaiday sxb hadaan awoodi karo wallaahi waxaan kuu saari lahaa boqol bilyan oo ( Like ) ah sxb cilimigii aan kaa faaiday ayaan ku sameeyey youtube chanenel kaygaan SIRTA NOLOSHA ONLINE LA DHOWO saaxiib hadiyad qaaliya ayaa kuugu diyaara boorame inshaallaahu magacayguna waa deeq wll guuleyso inshallaah waxaan ahaa 15 sano jornaliste iyo Desingner aan waxba kala socon technology se markaan dugsigaaga ku xirmay ayaan noqday qof hada dhashay oo kale guuleyso wll
@faaidoofficial1986
@faaidoofficial1986 3 года назад
Nio part two no so sameee si ficn umfahmine
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
www.blogger.com
@attosh123
@attosh123 3 года назад
Qof lacag ka sameeeyey ma jooga halkaan oo cadaynayaa in yu yahay wax jira wallaalayaal haddii haa ay tahay iso jawaab
@ShakuurMarees
@ShakuurMarees 6 месяцев назад
Mahd sanid wall wax badan bad iga cawi say❤😊
@mimuentertainment8289
@mimuentertainment8289 3 года назад
Anniga ugu horeeyo macalimow
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Yes thanks wll
@ahmedabdirashiid7195
@ahmedabdirashiid7195 3 года назад
Thanks ustaad
@gawoochannel2609
@gawoochannel2609 3 года назад
Asc wll Qali waxan rabah inaan ku laaso xiro palees nabarkaga ISO Dir aduu mahadsand
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
instagram.com/gelle_bashir/
@Maanka.channel
@Maanka.channel 10 месяцев назад
And iyo and band umahad santana macalin❤😊
@yusuf_arrap1398
@yusuf_arrap1398 3 года назад
Zhp gelle noosoo dhameystir muuqalkan lph
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
thanks wll
@30second7
@30second7 7 месяцев назад
macalin alle haku sharfo mahad sanid
@ameeramouse6009
@ameeramouse6009 3 года назад
Mahadsanid wllo gelle 🙏 lkin website ka in lajabsado so macqul maha
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Haa lkn pasword kisa xafido
@mohayaska
@mohayaska 11 месяцев назад
Zxp xagee weeye meesha lacagta yutuubka
@MohamedDeeq-u5b
@MohamedDeeq-u5b Год назад
Sxp lacagtaan shaqeeyo sideen kuhelaa somali ayaa jooga accounts ma ii sameysno
@sAMIRNORMOHAMED
@sAMIRNORMOHAMED 5 месяцев назад
thanks teacher🙏🏻🤝
@XasanCabdi-c1p
@XasanCabdi-c1p 8 месяцев назад
Macalin aad bada umahasantahy lkn lacagta sen uga sartaa iimada shegin wlllayl iisooshega bal
@iammohamedsaed
@iammohamedsaed 3 года назад
Asc Saaxiib, ugu horayn waa sameeyey website bloggerka, weliba si design- qurux badan leh, laakiin waxaa doonaya inaad iga caawiso sida loogu xirto adsense-ga. Mahadsanid Saaxiib.
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Ok bro
@iammohamedsaed
@iammohamedsaed 3 года назад
Saaxiib xaggee kaala soo xirriiraa adigoo mahadsan?
@Wayeelmedia
@Wayeelmedia 3 года назад
@@ibradaacadfamily ma hupta pro
@maryamachannel5256
@maryamachannel5256 2 года назад
Peg iyo website isku mid miya ani pege ayan leyahay
@baashiproduction5132
@baashiproduction5132 2 года назад
@@iammohamedsaed sxbow maba shaqeynaayo bee waxa
@khadiijamohamed4478
@khadiijamohamed4478 3 года назад
Mnsha allah wllo guulayso ❣👍
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Thanks wll
@abdirazackseedajar8186
@abdirazackseedajar8186 2 года назад
Ustaad mahadsanid
@empireshow1
@empireshow1 2 года назад
Zhp themes sida loogu shubo isoo sheeg
@BINTIMUHAMED-q8f
@BINTIMUHAMED-q8f 8 месяцев назад
Asc zxb sidee logala sobaxaa lacagta forex royale
@BINTIMUHAMED-q8f
@BINTIMUHAMED-q8f 8 месяцев назад
👍
@robotsaak5630
@robotsaak5630 Год назад
Walaal ilahy haka abaal mariyo ducadaan kula garabtaagany waxkale kuma awoodne
@munirakosar1236
@munirakosar1236 3 года назад
Noo soo badi wll
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
thanks bro
@ahmett5835
@ahmett5835 2 года назад
Ustad wxad vidoe ka soo diyaarisa qabka lagu xiri karo google assissent
@Bdhdj3873
@Bdhdj3873 2 года назад
Sxb 10 post bes miyaa shuruud ka horeysa Inu lacag isiiyo google adsense mise 1000 follow ayu IGA rabaa
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
10 post igu yaraan weeye
@zakariyemaxamed5501
@zakariyemaxamed5501 3 года назад
Wxad iga dajise ciilki iyo caradi an uu qabey kwii na lugoye lacgtana naga qadye alha ku sharfp ustaad hda blog wxn 30 dqiiqo dhemn ba ku sameye wxa nagu so darta sida adsense lagu xirto iyo sida view lagu helo ustaad alha ku sharfo inta no qabatey ablkaga ma gudi karno hda naahy dhalinyarada somaliyed
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
THANKS WLL
@tiktokofficial6107
@tiktokofficial6107 Год назад
Sp meel kala xidhidho isi wxban ku waydin lahye
@sahraabdiqafar3904
@sahraabdiqafar3904 3 года назад
Ustad lecture 2 nidaan noga samyso ayan jeclahyn
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Thanks wll
@fadumoabdikadirmaalin1938
@fadumoabdikadirmaalin1938 3 года назад
Kenya
@naturechannelofficial8898
@naturechannelofficial8898 2 года назад
video heesa mala soo dhigi karaa wabsitka macalin
@IbrahimIsak-d5e
@IbrahimIsak-d5e 7 месяцев назад
Zxpyal talefan inaa kusameeystaa rbayee iga caawiya pls
@mohamedhassan-tu5oh
@mohamedhassan-tu5oh 3 года назад
Adiga maka samaysay ustaad mase anagaa rabtaa in aan lacag ka samayno????????
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Aniga wn wadaa bro already wax yar baa ihartey markan lacag ka sameyo wn idinla soo wadaagayaa bro inshallh
@YuusufMaxamuud-zs4ge
@YuusufMaxamuud-zs4ge 7 месяцев назад
Sheer iidhaha saaxibayaale
@FadumoSalah-tz4bt
@FadumoSalah-tz4bt 9 месяцев назад
Dhalinyaro website kaaga waa inuu leyahay Hosting iyo Domain markaas ka dib lee adsense laguu furi karaa.. hala dadaalo
@somfilmandmusalsal1202
@somfilmandmusalsal1202 3 года назад
Geele Bashiir sxb sare waxd cashar kaso samesa isbadalka Facebook page ka iyo Ads iyo waxa kuso kordhay wana codsi macalin
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Inshallh bro thanks
@daganmahomed2412
@daganmahomed2412 3 года назад
Walla afsoomali maku qorankaraaah
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Haa wll anba Af-Somaali ku qoraa
@gagswatch3160
@gagswatch3160 3 года назад
Still Hal website Qof so Tijaabiyay ma jiraa Oo Peyment Prof leh Mar wlbo cashir cusb wn aragna Hal website No more Scam🙂
@khaalid0522
@khaalid0522 3 года назад
Waxanba waa scam
@gagswatch3160
@gagswatch3160 3 года назад
@@khaalid0522 Wxey Ka dhigan tahy Adna Scamka inu xgaaga Easy ka yahy inad dadka u gudbiso 😃😃
@abdiwahabfarah844
@abdiwahabfarah844 2 года назад
Macalin waad mahadsantahay aniga waxaan ahay Macalin English teacher ah makusoobandhigi karaa website ka cashirada English lessons aniga kadhigahayo maqaal ahaan
@OsmanAlinoor
@OsmanAlinoor 2 года назад
Haa aad iyo aad wll waxaad ka dhigi karta lacag oo laga iibsado casharada ama free oo google ayaad lacag kaga helesa dadka kuso booqda wixii faafahin google iyo RU-vid ka baar.
@abdiwahabfarah844
@abdiwahabfarah844 2 года назад
@@OsmanAlinoor sidii wll adiga mahadsan
@empireshow1
@empireshow1 2 года назад
Hanbalyo 50#
@lennyvie3531
@lennyvie3531 3 года назад
URL ka sida loo publish gareeyo si uu uga soo muuqdo google ka hadaadan ku darin maxaad ka hadashay
@serahmed5346
@serahmed5346 2 года назад
Walaal Geelle waa nin dadku faaiido ku qabaan wuuna mahadsanyahay. Adiguna fikraddaada xor baa u tahay lkn haddii ay wax ka dhiman yihiin si xushmad leh innoogu dar adigoo mahadsan.
@SAANQAADTV
@SAANQAADTV 6 месяцев назад
Macalimu barnajimkan Ad ba u Daneynaa hadana Arkay hada ma shaqeyna mise hal sano ka hor bu Ahaa
@GullettMahomet
@GullettMahomet 9 месяцев назад
Saxiip anigoo jooga Somalia mayaan ka samayn karaa
@amiirahqueen5779
@amiirahqueen5779 3 дня назад
Mobilkuma isticmaali karo miyaa wll
@sumayobintumohamed3563
@sumayobintumohamed3563 Год назад
Website computer kusameye sidee mopilka iskaga firin kara ma googlaha magcyga ka firn tolw xge
@Ifrahhassan-mc7vi
@Ifrahhassan-mc7vi Год назад
tnx ustad💐
@MohamedHussein-x2f
@MohamedHussein-x2f 4 месяца назад
Zxp waa samee waaye ma icaawin kartaa please 🙏🏼
@diinkaab
@diinkaab 3 года назад
sidee loogu xidhikaraa markaas google AdSense iyo info links
@khadracabdiraxmaan9762
@khadracabdiraxmaan9762 3 года назад
Asc wllo waxaan ku waydiueey sidan bloga aan samaystay ugu faafin kara social media
@hibomoha7308
@hibomoha7308 Год назад
Thanks aniga wx badan ka faidy
@UmuBilan
@UmuBilan Год назад
Geele waan sameeyee wll Markaan ka baxay waan ku noqon kari waayay
@Hamsehaa
@Hamsehaa 23 дня назад
Lacagta kaso jawaaap
@halgankanolosha2514
@halgankanolosha2514 2 года назад
Wxaan ma run ba mise wa sidi forex hdi lcg la helayo cidna cid kle uma sheegtene ma isku ciyaaryna
@CumarkayseKaysecaarre-zv8jh
@CumarkayseKaysecaarre-zv8jh 10 месяцев назад
How haye meeday markaa lacagtii wax lacag ah ma ujeedo nio
@zuldaanmurti1297
@zuldaanmurti1297 2 года назад
Zxp sidee website kayga ugu xidhan karaa pageekayga Facebooga
@a.bashir3767
@a.bashir3767 3 года назад
Asc wrb Walale aad iyo aad baad u dadalaysa Dadkaga inaad la wadaagto Aduunka iyo maanta Qaabka Ganacsiga cusub
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
thanks bro
@barkhadaxmed40
@barkhadaxmed40 8 месяцев назад
blog iyo website maxa farqi udhaxeya
@sakariyesaleban695
@sakariyesaleban695 6 месяцев назад
Wll Maa lambar dabadeed uun baa lagu xidhan karaa website ka
@UGAASKA10
@UGAASKA10 9 месяцев назад
Waan ka sameeyey
@ayaanabdi1747
@ayaanabdi1747 2 года назад
Wllalow codkada kor uqad xoga qof kula jogo agtada fadhiyo wax uma shegayside adomahadsan
@mohamuudgoos8556
@mohamuudgoos8556 3 года назад
Sxp wan sameyay horta Halmar 10 post madhigi karaaa Marka
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
thanks bro haa wll
@barwaqofarah2848
@barwaqofarah2848 2 года назад
Asc ustaad course bloging ayan rabay inan ibsado websitekaga wanka wayay google adsense aya ku jiro
@nadifocali3781
@nadifocali3781 3 месяца назад
Mobel malagu seyn karaa
@Xalimo-z4t
@Xalimo-z4t 16 дней назад
After 3year baan firsanayaa
@mohamuudMohamedAbdi
@mohamuudMohamedAbdi 4 месяца назад
Bro halmar ila arg qaabka aan usameeyah.
@nazriinapdirahman6027
@nazriinapdirahman6027 2 года назад
Mobil ma igu hir galayaa mise laptop ubahaney walal ?
@AmuunCabdi-y1g
@AmuunCabdi-y1g 8 месяцев назад
Ustaadi page 10 k maraaya hawada galay sekuhele wan waaye micnaha
@travelafricatv4079
@travelafricatv4079 2 года назад
asc sxb, sxb waxan kacodsanaya inad nosogaliso sida loo qurxiyo ama (customise gareyo )website cusub
@salmocabdi5312
@salmocabdi5312 Год назад
Somaliya malagu isticmaali karaa jawaab plz
@Drsfarxiyasuleiman
@Drsfarxiyasuleiman 11 месяцев назад
Wllkey waxyaabo meel aan kasoo copygareeyay masoo galin karaa
@tutstela2344
@tutstela2344 2 года назад
Maxeythy macalin websitkaan oo anan lagudhiseenin programing sida HTML,CSS IYO JAVASCRIPT
@ibnucumar4816
@ibnucumar4816 2 года назад
Codsi Sxp Geelle Codkaaga wuu hooseyaa Marka Codk dheereen Hadii aad awoodo goorta aad duubeyso Muuqaalka waa iga Codsi naga dhis Mahadsanid walaal
@daallomedia
@daallomedia 2 года назад
asc wallo wad mahadsantay ee waxad igacawi saa midbaan lahaa laakin passod ayaa ilaway hada hadad badho waa kuso dhigmaya laakin sidaan uso ceshada
@qalidaxmed6020
@qalidaxmed6020 3 года назад
Maclin qoraal copyright leheen aan spinbot ku so habees tay kwrn
@qalidaxmed6020
@qalidaxmed6020 3 года назад
Iyo video sida aan na baratay oo ah video yada RU-vid laga ogol yhy in la qaato thx kwrn 2 daaaa
@siijeyp0y603
@siijeyp0y603 2 года назад
Macalin waa mahadsantahay macanlinkeyga ayaa tahay
@ibrashiino513
@ibrashiino513 Год назад
Luqada khasab miyaa inaan soomali ku qoro
@KAAFIYE399
@KAAFIYE399 3 года назад
Sida lacagta loo codsaa ku soo dar hada muuqaalka madhameysatirna
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
www.blogger.com
@dunidalyrics804
@dunidalyrics804 2 года назад
Wll Gellow Website Maka Sameyn karaa Wordpress Mid Free ah Sida Blogger Ah Isoo Jawaab Waa i muhiim
@hafsamohammed2004
@hafsamohammed2004 11 месяцев назад
Ma igu caafin karta hadad ogaatayi wlllo
@Nevergiveup-y8k
@Nevergiveup-y8k 8 месяцев назад
Ani ima samays mayo ya iga cawinaya 😢
@khadracabdiraxmaan9762
@khadracabdiraxmaan9762 3 года назад
Asc wllo waxaan ku waydiyeey ma biloowga baa lacagta loo furta mise markan bulsho helobaa waan u furankaraa
@falkhal6848
@falkhal6848 8 месяцев назад
Lkn google adsense somali kuma shaqeeyo broh
@daganmahomed2412
@daganmahomed2412 3 года назад
Midakle qof Somaliaya jooga qaab sideeyo ayuu lacagta ogala a ayaa
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Address iyo bank qof dibada joogo bad ku xireysaa wll
Далее
Sidee Blogging guuleysta loo bilaaba 2023 | 5 Tips
9:29
Sidee Website 10 minutes Igu Sameyaa | AI 2023
19:02
Просмотров 33 тыс.
Sidee loo gaadhaa horumar | Meehaal Podcast
25:07
Просмотров 80 тыс.
Sidee Loo Qoraa Maqaal ( Article )  On Page SEO
20:12
Просмотров 17 тыс.