Тёмный

Samiixa khaliil oo Heshiiski Caisha Diiday iyo Caisha oo Dagaal Usoo Baxday 😳😳 

Amina Anas's Family
Подписаться 31 тыс.
Просмотров 5 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

24 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 13   
@zamzam5255
@zamzam5255 2 дня назад
SAMIIXA HAADEEY HOOYADEED JECESHAHEY MARKEY DHIMIITEY WAA TIIKTOK KA SOO NIINKINESEY
@FatmaabukarSiid
@FatmaabukarSiid 3 дня назад
Hoyodeeda Maxey dhertahy dadka kale dad wey dahalaman weyna hashiyan samixa wey qadtahay
@Taylor_fan441
@Taylor_fan441 3 дня назад
Hoyada o dhimatay qof cayay inad la qososho walhi wa kuu damiir xumo
@A3v-w7q
@A3v-w7q 3 дня назад
Samixa 3beri hoyaded marka e dhimatay soti Tiktok niikonesay iyo Dirisle Somali o dhan yabtay hooyo wa marmarsiyo
@A3v-w7q
@A3v-w7q 3 дня назад
Carurta bahahin o waxba qalabsan in Ogaaden o dhan cayay wa okay
@A3v-w7q
@A3v-w7q 3 дня назад
Samiha hoyaded marka e dhimatay wati Dirisle Tiktok la niikisay o Somali o dhan ku kacen hada hooyada e shegeyso Dirisle e uga shakisay Aisha wata mesha e ka gubaneyso
@UmuAbdallah-m4j
@UmuAbdallah-m4j 2 дня назад
​@@A3v-w7qqalbigeeda maogeyd siduu ahaa qofki hooyadii dhimatey umbaa dareemi karo
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 2 дня назад
❤❤
@Casriyah-jq8gu
@Casriyah-jq8gu 6 часов назад
Naa yaa jecel in waalidkiisa la caayo oo la naclado soo sheega weliba waalid aan nooleyn oo dhintaey waa la yaqaan waxaa sidaas oo kale u hadlo waa ciyaal is koris malaha xagee laga keenay dhaqan xumadaas ogow qof walba wuxuu yahay waa waxuu kala yimid barbaarinta waalidkiisa ama reerkiisa ee is daba qabta carabkiina haku halaagsamina .
@Casriyah-jq8gu
@Casriyah-jq8gu 6 часов назад
Gabdhihiina comment macnaha laheyn kuwaashay ka fiirsada waxaad soo qoreysaa ,waxaad u hiilineysaa gabar caytameysa ood moodey tii lala guursadey weliba aflagadeynayso waalid dhintay yaa ka cafinaya ileyn qof nool maalin unbuu ku cafin karaaye yaa kaa cafinaaya qof dhintay inaad weliba nacladeyso mog tahay iney denbi wayn ay kugu tahay markaasaa weliba khaldkeeda ku garab siineysaa akhlaaq ma lihidiin ee barata akhlaaqda waxay tahay iyadana ka qabta khaladka ay ku taagan tahay waa waxaan aadaab la barane.
@SahraJimal
@SahraJimal 2 дня назад
Wey qaldan ta samiixa waayo caa isha waa gob
@Deeqo031
@Deeqo031 2 дня назад
Aay
Далее
Китайка и Пчелке Холодно😂😆
00:21
QISADA SUCAAD QALBIGAY TABANAYSA!!@sawdamqaalib
47:02
Китайка и Пчелке Холодно😂😆
00:21