Тёмный

SAMIYO😍 SULDAN🥲 : SAMIYO NEW RECORD😳 1DAY 100K🔥 | SULDAN 1DAY 5K LABA XAALADOD OO ISKUMID AH LKN... 

Zaki Bin Xaaji
Подписаться 830 тыс.
Просмотров 152 тыс.
0% 0

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 523   
@manaalmohamed9558
@manaalmohamed9558 3 месяца назад
Samiyo iyo koko waa lawada gabdhod team 27 logu jecelyhy sida loso dhaweye kadareme ayagana we işku dhowyihin mashallah ❤
@maxamedcusman1158
@maxamedcusman1158 3 месяца назад
Saamiyo hambalyo hambalyo hambalyo ❤❤❤❤
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 3 месяца назад
Koko iyo samiya waa lawo gabdhood oo xishood badan
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 3 месяца назад
Aad iyo Aad❤
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 3 месяца назад
Hambalyo team 27❤🎉
@Faatmaa.1m
@Faatmaa.1m 3 месяца назад
Waa gabdho yahoo qurux iyo Wanaag isku darsadeen❤Maasha Allah
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 3 месяца назад
TEAM SAMIYA ONE LIKE ❤☝️
@Najminaa
@Najminaa 3 месяца назад
❤👍💖
@KaafiyogaradXazan
@KaafiyogaradXazan 3 месяца назад
Team samiya
@DeeqoAxmed-dk3vf
@DeeqoAxmed-dk3vf 3 месяца назад
Ud
@maxameddhaqane1515
@maxameddhaqane1515 3 месяца назад
Team Samia iga waala aniga sacadaha so socdo😅😅like lee
@AyaanAbdidauud
@AyaanAbdidauud 3 месяца назад
Soomaliya qofkii wax heesta ayey wax ugu dartaa 😢 wiilka Hala caawiyo ❤
@quanrihana1626
@quanrihana1626 3 месяца назад
zaki barnamijka koko nogu casum. inta igu racsn comment.❤
@NasroshariifCali-jf9rw
@NasroshariifCali-jf9rw 3 месяца назад
Suldan abadalle ayaa ugu qoran wiilka plz usaara dhamaantiin😢😢😢😢
@AxmadCade-s5b
@AxmadCade-s5b 3 месяца назад
Hada waxa uu maroya 16k waba malaga qaban karo hada nahay team wazirka😊
@__xa781
@__xa781 3 месяца назад
22hrs weeye 1 day xataa ma gaadhin😂❤❤ saamiyo commentland ba jeclaadey.
@Hana___2480
@Hana___2480 3 месяца назад
Haa walhi re comentland ba jecladay 😂❤
@Mohamuudcaaqil
@Mohamuudcaaqil 3 месяца назад
Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️
@amalamuli376
@amalamuli376 3 месяца назад
Asc wll qli plz igu so bir❤❤
@Mohamuudcaaqil
@Mohamuudcaaqil 3 месяца назад
@@amalamuli376 ok 2deennuba aan is follow gareeno
@AdanCumar-mk3mr
@AdanCumar-mk3mr 3 месяца назад
Salalahu caleyhi wasalam
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 3 месяца назад
Scw scw scw❤❤❤
@QULUBTA
@QULUBTA 3 месяца назад
2 Bilod kabadan ayan khyr iyo muxadaroyin, qisoyin diini aho dhalinta mustaqbalkoda adun iyo aakharaba anfici an so badhiga Ilaa hadana 1k magadhin please i kaca anigana😭😭😭
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 3 месяца назад
Kuu saaray
@deganahmedali
@deganahmedali 3 месяца назад
😢😢😢
@canabadan7741
@canabadan7741 3 месяца назад
Samaiy isn’t easy and team 27 congratulations sis keep go 🎉🎉🎉👏👏🥰🥰🎈🎈🎈
@taloiyotarbiyo
@taloiyotarbiyo 3 месяца назад
Masha allah Wasiir walaahi hogaamiye ayaad tahay waxaan rajaynayaa in wasiirka aad 1M ku cimaamadaan walahi wuu u qalmaa🎉❤❤❤ Mahadsanid wasiir sidaad usoo gudbinayso walaalaha garab istaaga mudan. Sharaf iyo karaamo
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 3 месяца назад
اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤
@AbdiMaxamed-c9s
@AbdiMaxamed-c9s 3 месяца назад
1day 200k hal qof oo kaliya aya sameyn karo waa haddii uu furto RU-vid waana I amk
@mustalifomohamett4719
@mustalifomohamett4719 3 месяца назад
1m Inu ka gaaro xata wa macquul Imk
@mohamed-salamuni
@mohamed-salamuni 3 месяца назад
Waziir wad ku mahadsan tahay inaad nasoo gaadhsiiso suldaan waana balan inaan wiilkaas si wanaagsan usoo dhaweyno❤
@dheereyechannel
@dheereyechannel 3 месяца назад
Big legend always saki ibnu hajio another's levels samia and suldan 1day congratulations ❤💯💯💑⚽️⚽️💑
@caaqilcqani
@caaqilcqani 3 месяца назад
Wazir reer tiktok Marshale baa 1day 100k u ah🎉
@GulledAxmed
@GulledAxmed 3 месяца назад
Wlhi adeero waan kutaageeraa saad wax ufalan qayso ❤❤😊
@Nafisaofficial74
@Nafisaofficial74 3 месяца назад
Suldan u kaca pls 100k garsiiya
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 3 месяца назад
Wlh waan sameen karnaa 1 day 300k sawabto ah samiyo 2h 58k ayey mareysey lkn hoogo wan ka seexaney
@Rayaan277
@Rayaan277 3 месяца назад
Anigana sanad banku jira wali 2000 wa gari wayay mashaAllaah hambalyo ilahey hani siyaadiyo zaki wadka mahad san tahay adigana❤❤❤
@ZamzamXuseen-hf6zi
@ZamzamXuseen-hf6zi 3 месяца назад
Samia inder hore u soco Suldaan gulayso wll
@Abshir095-vl4so
@Abshir095-vl4so 3 месяца назад
Wan sugaaye inad ka sohadlesid Saamiya Hambalyo 🎉🎉
@SacdiyoCusmaan-p3m
@SacdiyoCusmaan-p3m 3 месяца назад
Samiya horay usoco ayaan kuleyahay ❤🎉 congratulations
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 месяца назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@CiidKhalif
@CiidKhalif 3 месяца назад
1day 100k alha somalinimadu macanaa 💙🫡🇸🇴
@Newbanda
@Newbanda 3 месяца назад
Hmplyo wllshy mcn dhip la'aanta ilala dhalatay wllhi hadaan abodi lahaa inaa 100k ku inaa kali key kusiiyo waan ku siin lahaay ❤🥰
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 3 месяца назад
Mahadsanid wazirka sultankana waa usaareyna
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 3 месяца назад
Wasiir samia 22hrs weyw 1day mahan rikorka hainaga fogayn wakuside wasiir ❤🎉 Samia suldaan hampalyo
@KhadijoAbdulahi-gl1ub
@KhadijoAbdulahi-gl1ub 3 месяца назад
My wll waa12hour
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 3 месяца назад
@@KhadijoAbdulahi-gl1ub my 12 mahan 22hrs weye soodawo
@daahaabdi-ms5yf
@daahaabdi-ms5yf 3 месяца назад
انا اريد تك توك اسبوع واحد 1000 من الشعب الصومالي 😅 مستحيل
@sacdiyobjolaal2769
@sacdiyobjolaal2769 3 месяца назад
لا 😂😂😂😂
@CabdirashidXaydar
@CabdirashidXaydar 3 месяца назад
لأ مش مستحيل 😂😊
@daahaabdi-ms5yf
@daahaabdi-ms5yf 3 месяца назад
@@CabdirashidXaydar ياريت مش مستحيل بس مستحيل 😁
@فائز-ل6ذ
@فائز-ل6ذ 2 месяца назад
الله كريم 😂
@caishachanell7102
@caishachanell7102 3 месяца назад
Waziir waxaa tahay qofka kaliyah ee ciilka Naga saaray oo noo hadlay
@AmaalAbdiRaxmaan
@AmaalAbdiRaxmaan 3 месяца назад
Team Samia on like 😢❤
@habsamouse5994
@habsamouse5994 3 месяца назад
Horta hambalayo dhmn ummada soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴samia io suldaan hambalayo 🥰🥰🥰🥰
@ShamsoMaxamed-d7j
@ShamsoMaxamed-d7j 3 месяца назад
Team sarakisha 1m an garno
@ParkAnas
@ParkAnas 3 месяца назад
Wasiir dood ayan qaba team 27 hablaha ayya uu camiraan Macalinka 2023 youtube furtay 100k Waay gadhsin wayeen 😂😂😂😂😂
@NasteehoHassan
@NasteehoHassan 3 месяца назад
Maclinka youtube ma lihi so isagii lahaa
@ParkAnas
@ParkAnas 3 месяца назад
@@NasteehoHassan youtube.com/@macalinkeena?si=Xy-MRqnxmDgZukBE
@SAIDALIMahamuud
@SAIDALIMahamuud 3 месяца назад
Zakiyo arimaha somalia iyo somaliland maxa ugu soo hadli weysay ne hesaha leysku garbashay 😢mise😂😊
@FartaFinta
@FartaFinta 3 месяца назад
Dhiiiqo😂
@aliderie4978
@aliderie4978 3 месяца назад
Wwwtu bacdal salan samiya ahmed waa gabar allaah ugu deqey adab iyo xishod fican allaah haku xafido shaqadasi inshaa allaah waa shaqo fudud laakin koley ani shaqa kama dhigten wasiirka midiyolind hry usoco wllkyow ❤dhaman nawadey
@Sahra-bg7pr
@Sahra-bg7pr 3 месяца назад
SAAMiYo CIwaan fake ah beey ka garab furteen 500k uu gaaray kaas fake ah
@Janogale571
@Janogale571 3 месяца назад
SAMIA AHMED AND SULDAAN CONGRATULATIONS 🎉🎉🎉
@AsmaAbdiraxman-qf5vd
@AsmaAbdiraxman-qf5vd 3 месяца назад
Inanka kiisa maxaa u raaca
@Janogale571
@Janogale571 3 месяца назад
@@AsmaAbdiraxman-qf5vd youtube.com/@sultanabdala2460?si=wCoulAIYv6Y9RvlC
@sarhocali2945
@sarhocali2945 3 месяца назад
​@@AsmaAbdiraxman-qf5vdani waa wayy kan wiilka😮
@eeney4875
@eeney4875 3 месяца назад
Team Samia one like 😢😢
@Jaaaama36
@Jaaaama36 3 месяца назад
1 day 200k jack cadnaan aa samyn karo yar kaas Ree comments wey jcyihiin wlhi
@AbtigaAbtiga-fr5ss
@AbtigaAbtiga-fr5ss 3 месяца назад
Team Samia wasiir legend ayaa tahay from team 27
@ipnuapraham2525
@ipnuapraham2525 3 месяца назад
Wasiir 😂 Telegram no fur 😂😂😂😅
@HoussenAbdi-fc2ls
@HoussenAbdi-fc2ls 3 месяца назад
Wllhi waa miskin weyi samia❤🎉
@SAMIRA-bd7js
@SAMIRA-bd7js 3 месяца назад
hambalyo hambalyo samiya🎉❤
@jeeymaanbilow2587
@jeeymaanbilow2587 3 месяца назад
22 hrs waaaye 1 day xitaaa ma gaarin 😂😂
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 3 месяца назад
Mashaalah habalayo saamiyo ❤😂
@Jackcadnan1
@Jackcadnan1 3 месяца назад
Aniga kulmen kari Dona 1 year 22 subscribers Aniga waa niyad jabi 😢😢😢😢
@zesi23
@zesi23 3 месяца назад
Suaal kooko score maxay ahyd horta waa fahmi waaye🥺
@AtlanticOcean252
@AtlanticOcean252 3 месяца назад
War soomaaliyeey Anigana hala ii cumaamado please
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 3 месяца назад
Team.27 Hadaan Nahay Waxaan Nahay Jamaahiirta RU-vid Taaz Yaa igu Raacsan
@faysallowpoi2435
@faysallowpoi2435 3 месяца назад
S-s congratulation 🎉
@Asma_qurux14
@Asma_qurux14 3 месяца назад
First comment ❤
@asiaabdi7777
@asiaabdi7777 3 месяца назад
Kiki io ladan noo dhimn 1 day 200k i.a
@farxiyadeek
@farxiyadeek 3 месяца назад
REER COMMENTIYOW ANA HOOYADAY MAD IGARAB ISTAGTAN CIDI UMA DAWATO WLAHI INTASNA WAY SOO GALISAY YOUTUBKA video hada waxay tidhi cidna ima dawate maiska daya Cuntada iyo sheekoyinka ayay sogalisa ee igu cimamada cawa inad iga farxisan hooyo mcan 😢 NAWIL KUUKIN 🎉❤
@LeiloHassan
@LeiloHassan 3 месяца назад
Asc saki❤❤❤❤❤❤❤
@sxscop4523
@sxscop4523 3 месяца назад
Samoa Inyo sulfanilamide hambalyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Hamda-ow4ht
@Hamda-ow4ht 3 месяца назад
Masha allah
@fun_gammer-p7n
@fun_gammer-p7n 2 месяца назад
Madaxwenaha rer commentland😒🧡
@GongGirl-o3f
@GongGirl-o3f 3 месяца назад
Koko io samia waa gabdha aaad io aad u qalbi wanagsan wlhi😢😢
@Mohazeyn
@Mohazeyn 3 месяца назад
Zaki bin xaji Ani RU-vid ka qof ila garab qabanayo majiro 😢
@hijabi-were
@hijabi-were 3 месяца назад
114 surahs in the Quran. which one is your favourite surah. mine: Al- Rahman(which of the favours of your load will you deny)
@Binthlm
@Binthlm 3 месяца назад
All but maida daha cankabut maryama❤
@hijabi-were
@hijabi-were 3 месяца назад
@@Binthlm Great choice
@Binthlm
@Binthlm 3 месяца назад
@@hijabi-were do u memorized ?
@hijabi-were
@hijabi-were 3 месяца назад
@@Binthlm yeah but not all
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 3 месяца назад
Maa shaallah wlashay samia
@najmoapdalle470
@najmoapdalle470 3 месяца назад
Team samiya wr RU-vid ifur bal
@IsmaaciilCabdi-mu2lk
@IsmaaciilCabdi-mu2lk 3 месяца назад
Kabadan agarsino wll
@shukrijimale6166
@shukrijimale6166 3 месяца назад
Walalayaalow aniga sharakisha hala igu shego in ey icawiyaan 😢ama ishega mel an kala xariiro 😢😢😢please ❤
@LegendKhaalid
@LegendKhaalid 3 месяца назад
Sammia❤❤❤❤
@AbdiNurabdulhi
@AbdiNurabdulhi 3 месяца назад
Ss Hanblaiyo
@ahmedzackiabdillahi4133
@ahmedzackiabdillahi4133 3 месяца назад
S...s❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@IqroSiciid-tl1uk
@IqroSiciid-tl1uk 3 месяца назад
First comment 😅😅😅😅
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi 3 месяца назад
Lacag miyaa lagugu siinayaa marka
@Abdiaziizxasan
@Abdiaziizxasan 3 месяца назад
M.a 27 My team ❤
@KeeyowInamohamed
@KeeyowInamohamed 3 месяца назад
S boy s girl hampalyo hambalyo hampalyo hambalyo
@Xasaanxaliye7up
@Xasaanxaliye7up 3 месяца назад
S _s hambalyo 🎉🎉🎉🎉
@ashaabdi2917
@ashaabdi2917 3 месяца назад
I was waiting waziir
@adandiiriye4333
@adandiiriye4333 3 месяца назад
1 day 100 k 🎉❤Team 27 is not Easy
@HamdiQueen-ui6ny
@HamdiQueen-ui6ny 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@najmosiciid2738
@najmosiciid2738 3 месяца назад
Team samia congratulations 🎊 👏 ❤
@NimcoAxmed-k1q
@NimcoAxmed-k1q 2 месяца назад
Team 27
@Farhiyayussuf-mw9tl
@Farhiyayussuf-mw9tl 3 месяца назад
Waziir saaan usugaye video kaan🎉❤
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 3 месяца назад
Thank you Wasiir codsegini wad notax gelisay Congratulation Samia 3 Days 200K abayo 🥰🥰🥰
@bashkayare1235
@bashkayare1235 3 месяца назад
Yes yes yes Hamplyo hamplyo
@AwoSaleban-en1ke
@AwoSaleban-en1ke 3 месяца назад
Wll RU-vid ma iifureysaa
@m.nishow1283
@m.nishow1283 3 месяца назад
Score cusub only Team 27
@adnanfarahhashi3300
@adnanfarahhashi3300 3 месяца назад
Somalida qofka wuxu soo gudbiyo kuma qiimeyan waxey jecel yihiin gabdhaha ama tiktok ama YouTub hala haato
@Abdirahmaan342
@Abdirahmaan342 3 месяца назад
Zakiyow sxb mudo labo sanaa ayaan RU-vid ku jiraa mana dhafan 7123 marka adigu maa I cimaamadid waa laga yabaa hadal aad dhaday in uu igaarsiiyo boqolkun thanks
@SawdoMahamed
@SawdoMahamed 3 месяца назад
Ss❤❤❤🎉
@cabdiraxmanxasan2809
@cabdiraxmanxasan2809 3 месяца назад
War asxabay tik tok Waxoba iso qoraa sitos lagaga mamnucay xitaa videos malaga dawan karo Maxaa lagusamynaa Sikaste waa ku dayay Qofkii aqon uleh cawin hasameyo🙏
@MuztaphyAMahdi
@MuztaphyAMahdi 3 месяца назад
Reer comment Baa wakhti Badan GaLiyay Hammpalyo 100k👏💀
@abdiazizansari5441
@abdiazizansari5441 3 месяца назад
Waziir 2bada gacmood maxa kugu xiran miyad kasokalajeda Somaliland io Gadoland miyaa howshaas🎉🎉
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 3 месяца назад
Hada nahay team 27 waxba nagalama qaban qofka wadano dhulka kuma dhacaayo xageena xasidnimo kama jirto waxeynu nahay dad isku duban s s hambalyo 🎉❤
@ifrahhussein1204
@ifrahhussein1204 3 месяца назад
Allah maxaan sugayay intaad samiya rikoodhkay jabisay kasohadlayso
@MouhiyadinahmedOsman
@MouhiyadinahmedOsman 3 месяца назад
Wazir hadan nahay rer komenti lan Bariyahan wad no hadli wayday sas awgeed mesha waxan kenanayba. Qaof no hadal Waxayaabahan noogu hadli wayday waxa kamid ah filimkii Dabin adiga hadi lagusodiray 😢❤😅 anigu madawano
@adeshabdirahman7739
@adeshabdirahman7739 3 месяца назад
S S hambalyo hambalyo
@maryambakar151
@maryambakar151 3 месяца назад
1M 3deys maku garsiin kartan waziirka rer comentiland?❤
@RedwaanHassan-d6z
@RedwaanHassan-d6z 3 месяца назад
Hal tiktok aan maqey ban niyadjab bn kaqaadey soomaalida aan kadhashaye plz dadka aan codkooda ama qoraalkoda gaareynin gaareynin meel dheer aniga cml plz il naxariis leh ku fiiriyo
@NasroAbduqaadir
@NasroAbduqaadir 3 месяца назад
Samia hampalyo horay u soco syster
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 3 месяца назад
Waliba waziir markuu asad furaayey maysan ogayn short filim baan dhigaynaa buu yiri kadibna sikadis ah buu uga farxiyey waxaan rajaynaa qaybtaasne inaa soo bandhigto
@Tuneyyyyyy
@Tuneyyyyyy 3 месяца назад
Team samiya one like 🎉
@quusmedia
@quusmedia 3 месяца назад
Saki sxb halmar iii camaamad dhowr jeer ayaan fariin kuso qoray 😢😢😢😢
@WardaDhool
@WardaDhool 3 месяца назад
Wxan rajeynyaa qofka ugu horeyo aad youtube ufurto ina noqdo insha allah team zaki bin xaaji
@abyanmohafarah2727
@abyanmohafarah2727 3 месяца назад
Zaki inta u idin qabto qof idinma qabto inta is sharaftaan 3k u dhiman 2days ku garsiyaa 1M ugu farxiya wlhii waa ninka kaliya hal maalin idin filmamin codsiyadina idin tix galiyo waxaa tihiin dadka u shego hadu zaki sida u idin shafro adinkanah u shafra plz😢🙏
Далее
荧光棒的最佳玩法UP+#short #angel #clown
00:18
The End of Diddy: Many Celebrities Involved in the Case
24:51
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33