Тёмный

SANADO BADAN AYAAN KABIXI WAAYAY CUDUR IYO ILMA LA, AAN SUURADAAN MARKAAN AQRISTAYSE SIDEE AYAY NOLO 

AYAAN GOBDOON 2
Подписаться 42 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

#qisas #channel #comedy #

Опубликовано:

 

3 авг 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 144   
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
ASXAABTAYAD QISOOYINKA FARAJKA LAGU HELO HADAA ARKO INAA QISADAAN IDIN CAJABISAY WAAN SOO BADIN DOONAA INSHAA ALLAAAH QEEBTA COMANTIGA RAYIGIINA IGULA WADAAGA
@Hamdamukhtaar-rf9gk
@Hamdamukhtaar-rf9gk Год назад
Mahdsanid qaali
@farhiasiad8849
@farhiasiad8849 Год назад
M.a xppti noosoo badi waa rabnaa insha allah allah ku xafido xppti ❤❤❤❤❤❤
@xaawoluulxaawoluul4247
@xaawoluulxaawoluul4247 Год назад
😊😊❤❤❤nolow Abayo qali ❤❤😊😊
@Amuuna40
@Amuuna40 Год назад
noosoobadi alpiyey jazakallah❤
@nadifaosman9389
@nadifaosman9389 Год назад
Abayo Soo abdi adigan ajar ayad ka heleysaaye
@hoodohoodo1948
@hoodohoodo1948 Год назад
اللهم اجعل القرآن ربيع قلوبنا ونور صدورنا
@ummuabdullahi1125
@ummuabdullahi1125 Год назад
اللهم امييييين
@user-yj2ik5wd1c
@user-yj2ik5wd1c 11 месяцев назад
Mashaallah miyaa jecelnay qisoyinkan mise wa la fhacnayba ayaaney
@LuulMohamed-rg7dc
@LuulMohamed-rg7dc Год назад
Waan ubaahamahay. Qisooyinka kubsaaban qur aanka baaraka laahu laka
@kaltumasheikhabdi8161
@kaltumasheikhabdi8161 Год назад
ماشاءالله تبارك الرحمن
@kamalali79
@kamalali79 Год назад
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Wcs wllky waan kaaqaaday
@fadimoabdirahman9125
@fadimoabdirahman9125 Год назад
Masha allah tabaraka allah kalamka rabi wax yer ma ahan
@zamzamyuusuf4158
@zamzamyuusuf4158 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊❤❤😊❤😊❤😊❤😊😊❤❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊😊❤❤😊❤😊😊❤😊❤😊❤❤😊❤😊❤😊😊❤❤😊😊❤😊❤😊❤😊❤❤😊❤😊❤😊❤😊 wcs Ayaan ayeeyoy😂😂
@farduus8081
@farduus8081 Год назад
Maasha Allah walshy Ale Haku xifdiyo qaali
@MaxamuudCabdi-ge6ts
@MaxamuudCabdi-ge6ts Год назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@luqmaan753
@luqmaan753 Год назад
Alla qisooyinka nuucan ah aad baan ujeclahay ❤❤❤❤ thnks sida aad markasta nooga dadaaleyso sister ayn
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Adaa mudan wllky
@hadayahadaya
@hadayahadaya Год назад
Ilaahay haku siiyo gabadh xbibti ayaaneey
@farhiya5072
@farhiya5072 Год назад
Wcs Abaayao mcn Ayaan masha Allah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💋💋💋💋💋💋💟💟💟🥺🥺🥺🥺🥺🥺
@manaalahmed2163
@manaalahmed2163 Год назад
Ayaanee xapptii soo badi abyo❤❤
@Fardawsafiican1
@Fardawsafiican1 11 месяцев назад
Ayaan qurux❤😢
@sahraali879
@sahraali879 Год назад
Abayo ayaaney il bini aadin dhagax ayee jabisay dadka qaar m.a xitaa Kuuma quuraan😢Wllhi xaasidnimo maleey kagaareen Allow adaan kaa magan galnay 🤲
@qadanhaashi8027
@qadanhaashi8027 Год назад
ayaaney qisoyinkani wa kuwa lobahan yahaye nose badi installed Allah dadbadan aya ka faidaye
@Amuuna40
@Amuuna40 Год назад
Ayy m. a thnks mcney ani anoo isfaani nenin quraanka malinka aqrinin murug aa daareema cause balwad kadhigte alxm waxyabaha mucjisadda ku arkay waxaa kamid farxad dagnaan qalbiga nadiif ku ah alxm albaqra ayaantaan kudadala in.a alle hana jecleesiyo dhamaanteena diinteena 😢❤❤❤😊😊😊😊😊😊
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Maashaaa allaah alaha kuu siyaadsho xbbt
@FardusMohamoud-rv1ug
@FardusMohamoud-rv1ug Год назад
Mansh allah waa qiso cajiiba sobadi ayaaney
@sundabashir5461
@sundabashir5461 Год назад
Aad ayaan u jeclahay qisooyinka suuratul baqra noo soo badi
@aaminasaleeban6943
@aaminasaleeban6943 Год назад
Waa kusalamay ayaaney ani chanalkaga dhex seexda ma ogtahay😅
@nadifaosman9389
@nadifaosman9389 Год назад
Allah haku siiyo abayo gabar qurux badan gabdhah lagam maarme
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Год назад
Maasha allaah walaashey mcn ayaan sharafeey aadbaan kuu salaamay inbadan
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Год назад
Maash'allaah tabaarakallaah xabiibti
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ayaan Qaali ❤❤❤❤❤❤
@user-gi7qm8gm8h
@user-gi7qm8gm8h Год назад
M.a walahi waa qiiso aad ucajiiba abyo nosobadi❤❤❤
@shankaroonxaaaji9023
@shankaroonxaaaji9023 Год назад
Naa hooy darta ayaa xalay lee tumay labo gadhood an habaryar u ahay ayaa kuku xeran labadaba mobel ma hestan keyga ee kaga xeren yihiin anigane wan iska siya mobelka markas ayaa ladhahay sagashanki mobelka maxee ugu dhagan yihiin naa ka qad ciyaalka aa leygu tumay ❤❤❤❤ caruurta xitaa wey kujecelyihiin ❤❤❤ allah haku dhoro sharafta allah haku haku xafido ❤❤ habartii ayaan ayan kafirsanena a leyku hayaa ❤❤❤❤
@shankaroonxaaaji9023
@shankaroonxaaaji9023 Год назад
Sorry ery qaldan aa ku jiro habar yarti ayaan an kawaday❤❤❤
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Sorry walaa xbbt anaa kaa raali galinaayo wixii kugaaray
@MaryamaCiidow
@MaryamaCiidow 11 месяцев назад
Ceeb ereyada qaar dadka laguma dhoho qof weeyn oo sharaf leh oo aad dawade u tahay baad naya hooy ledahay hadal wanag san u so qor dadka xumana ha ii arkin waxan didaya ereygas afkaga inu la qabsado
@najmaadam4365
@najmaadam4365 Год назад
Wlhi suuradaan waa cajiib aniga ayaan ku caafimaaday ilaa hada waan aqristaa mudo 30 daqiiqo ku dhameyey iyada dhan wlhi
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Maaashaaa allaah maashaa allaah alaha kuu siyaadiyo caafimaadka
@farhiyoawale6199
@farhiyoawale6199 Год назад
Masha Allah tabarak. Ha joojin waliga abaayo.
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Год назад
Asc Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@user-ii2vy3eh2n
@user-ii2vy3eh2n Год назад
Abyo allaah kusharfo wlhi suradaas waa surad faraj ah lkn aniga maanta dhan aad aqrisid ayaan isdhahaa ma aadayo culees illahow ifududee oo iwafaji aqriskeeda
@Bilan_nura
@Bilan_nura Год назад
wx wlpo noso dhigt wn xsenena abyo ayaanay Qiso yinka diniga inoso bdi i. a ❤❤
@ayanabadirahman9240
@ayanabadirahman9240 11 месяцев назад
Waa run suratul baqra waa dawo anaa ku cafimaday ilaa hada wan aqristaa gabdhow ha moganin suradaas waa difac
@Sabiriin-vt7mf
@Sabiriin-vt7mf Год назад
Masha ayaan wax bada kudhahy qisooyin diini ah sogali sobadi qisoyin diini ah macnto
@idil5758
@idil5758 Год назад
Ayaaneey baryahn waad is dhacday😂😂talow ma allaa ducadii noo aqbalay❤❤❤
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Waad isdhacday mafahmin xbbt farwaawayn wax iigu sheeg
@idil5758
@idil5758 Год назад
​@@QisasChannelyacnii waad dadaashay maalin walba qisaad soo daysaa cajiskiii muu kaa baxaan ka wadaa
@munoomar24
@munoomar24 Год назад
Wcs abayo qali aad iyo aad ayad umahadsanthy allh ku xifdiyo mar walbana caajis tiradeeda xad laheyn ayan isku arkaa iso duceeya adiga iyo asxabtada wax ina qabsado dhan marabi fax fax dhan maleh surada baqra ina iskugu dadaalo allh iikaso quruxeey
@haphsanoor2717
@haphsanoor2717 11 месяцев назад
Abyo noo soo badi
@naimamahamaud5622
@naimamahamaud5622 Год назад
Asc wlle khamarka sida u xirato wanka kahelay ma isheegi karta ado raliya ❤
@user-jb3js9sk3r
@user-jb3js9sk3r Год назад
Abaayo blz qisoooyinkaan aadka o faidada bdan noosoobadi 🙏
@saadadajiya9588
@saadadajiya9588 Год назад
Asc wr wb Hbbti qisoyinkan oo kale noso kali qali
@nadifaosman9389
@nadifaosman9389 Год назад
Maasha allah waa qiso aad uqurux badan❤❤ aniga suurtul baqar maan gaarin lkn Hada ayan qur.aanka barata allah I gaarsiiyo wlhi iiso duceey asaxaabta ina ilahay ii fududeyo quraanka oo aan dhameeyo oo aan xifdiyo🤲🤲🥹❤️🙏
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Aamiin alloow kugaarii
@nadifaosman9389
@nadifaosman9389 Год назад
@@QisasChannelsameen xabibti shukrn
@user-zq3ot2xh2d
@user-zq3ot2xh2d Год назад
M.a sobadi wll
@idil5758
@idil5758 Год назад
Maanta magacii zaaxipadey zaara ayaad ku wadaa 😅😅😅😅talow goormaa magacayga aad odhan doontaa🤩🤩
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Inshaaa allaah waan kusoo qaadan doonaa magacaaga qiso isoo xasuusi lacala hadaan hilmaamo
@umayasin6775
@umayasin6775 Год назад
MashaAllah abaayo ❤❤keep going head❤
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 Год назад
Masha Allah❤❤❤❤
@sayush520
@sayush520 Год назад
Masha Aallha wlalshey mcn ❤❤❤❤❤❤
@amiiramuhyadin8206
@amiiramuhyadin8206 Год назад
Mansha Allah abaayo ayaan Allah xifdiyi ❤
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Год назад
Ku saliya NNK SCW SCW
@xaawoluulxaawoluul4247
@xaawoluulxaawoluul4247 Год назад
Wsc Abayo qali wan cusubahy maiso dhaweyne😊
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Gacma furan iyo meel lagaa jecelyahay kusoo dhawaw xbbt
@ayanabadirahman9240
@ayanabadirahman9240 11 месяцев назад
Marka hore waxa darey mesaa 1. Inuu jirka ku xanuuno 2. Riyooyin xun xun in lagu tuso ama aad aragtit 3. Xanuunka inuu kugu siyaado Sababta aad dareymeso waxa waye dagaal u dhaxeyo adi iyo sheydaan Hadaba xasusnow marka aqrinesid suratul baqra inaa la dagalameysid sheydaan Lkn hdaa daaninto waxaad heleysaa cafimad qurux badan waxaad heleysaa barako
@aishajama5525
@aishajama5525 Год назад
Maasha Allah xbbti noo soo badi qisooyinkan oo kle 🥰🥰
@Naano970
@Naano970 Год назад
Ayaaneey murayadaha qurux ku thy masha Allah ❤❤
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
شكرا حبيبتي ❤️😘
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Год назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@FatimaMuxamadgeedimaxamad
@FatimaMuxamadgeedimaxamad Год назад
Wa qiso qurux badan ee noso gali habo
@ubaxxusein
@ubaxxusein Год назад
Ayaaneey nooso badi🥰
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc Год назад
Wcs ayan qurux 🥰🥰🥰🥰
@MaxamuudCabdi-ge6ts
@MaxamuudCabdi-ge6ts Год назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@Naano970
@Naano970 Год назад
Soo badi qosaskaas hppty
@farhiaissahaji2878
@farhiaissahaji2878 Год назад
Ayaan goobdoon setahay abaayo mashallah nosobaday inshallah
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Fcn xbbt
@Zahra-fq3fe
@Zahra-fq3fe Год назад
Wy icajabisay noso badi ayaan qurxy
@manaalahmed2163
@manaalahmed2163 Год назад
Xapptii ❤❤❤
@mulkimicraaj-ig4nn
@mulkimicraaj-ig4nn Год назад
Markan arkay muqlka cinwankisa wllahi si dag dag ah u geystay baahi u qbnaa qof na xasusiyo farajyada Qur'anka. Ilahay qof kasta wuxuu rabo ha siiyo kheyrna ha u ku daro
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Aamii aamiin
@LayloCabdixirsi-sb1qm
@LayloCabdixirsi-sb1qm 11 месяцев назад
Subxanalaah
@nimcoali-sl3rt
@nimcoali-sl3rt Год назад
Mahadsanid Abaayo ❤❤❤❤❤❤
@Maxkamadsare
@Maxkamadsare Год назад
Annaa uhoreyo ❤
@faizonuur5898
@faizonuur5898 Год назад
Wcs abayo
@Ummu_Shuhadaa
@Ummu_Shuhadaa Год назад
Mashallaah Rabbi Haku dhawro caruurta qaali, Cimraan Gabadhayda mustaqbalka ku darsana wax no si bar yaah 😂❤
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Inshaaa allaah xayaati sodoh kulul amaa noqotaa hee
@Ummu_Shuhadaa
@Ummu_Shuhadaa Год назад
@@QisasChannel Yal qaaliyah cimrn wlkyga wye hadhawna wilkyga io gbdhy sygedu noqona se lo kadedaa 😅❤
@najmaahmed4139
@najmaahmed4139 Год назад
M.a wlhi waa arn lagu farxo wayy
@farhiyoawale6199
@farhiyoawale6199 Год назад
Abaayo ayaney noso badi aad an uu jeclahay shekoyinka farajka iyo qur’an ka.
@ayaanhussein3753
@ayaanhussein3753 11 месяцев назад
Wll soobadi plz huno
@Najminaa
@Najminaa Год назад
❤❤❤❤❤❤
@fartunhassan6299
@fartunhassan6299 Год назад
❤️❤️❤️👍
@fartuunabdi1508
@fartuunabdi1508 Год назад
❤❤❤❤
@Hamdamukhtaar-rf9gk
@Hamdamukhtaar-rf9gk Год назад
Asc ayaan abayo quuranka karimk ah wax ka qaalisan ma jiro
@XaawaMaxamuudIbraahim-fs4qe
@XaawaMaxamuudIbraahim-fs4qe 11 месяцев назад
❤❤
@farhiasiad8849
@farhiasiad8849 Год назад
Noo soo badi
@Maxkamadsare
@Maxkamadsare Год назад
Wcsww abaayo
@qalbifuran8586
@qalbifuran8586 Год назад
Waa musubiyaanad
@farhiyaabdiwali7298
@farhiyaabdiwali7298 Год назад
Adkar iilmahaa laguu aqriyo aajiirto ayanaay
@maryamamohamed6104
@maryamamohamed6104 Год назад
Noo faa’ideey abaayo inkasto ani wali gabar ahay lacala beri inee I anfacdo❤
@fowzmuhumed
@fowzmuhumed Год назад
Asc ayaney jumca mubaar
@FatimaMuxamadgeedimaxamad
@FatimaMuxamadgeedimaxamad Год назад
Quran ka halagu adkado wa qeyr rabi nagu ma neyste
@arafoabdullahi8977
@arafoabdullahi8977 Год назад
Nosoo badi pls mahadsanid wll
@farhiaissahaji2878
@farhiaissahaji2878 Год назад
Asc
@indhouroon2812
@indhouroon2812 Год назад
Abyo soobadi mcnt tedkle maalinka jimcaha ah nagu dhiiragalin dhamnteen inaan badinno saliga nabiga io digriga intiisa kle qisana nooga keen abyo qeyr allh ku siiye❤
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Hye xbbt alpii
@amrannuuribrahim4588
@amrannuuribrahim4588 Год назад
Ina ader mcn noso badi qisoyinka wax gal ah wlh8 chanelkaga wax badan kaga faidestaa
@sadiaabdullahi6427
@sadiaabdullahi6427 Год назад
Ayaaney afara indhida miya noqotay😂
@safiyaabdullahi6129
@safiyaabdullahi6129 Год назад
Abaayo noosobadi qisaskaan ookle
@Salmamohama
@Salmamohama Год назад
Curadeyda 3 bil aye dugsi dhiganee mar naba kama ilawo adkarta ayada xataa wan baray m.a
@naima6366
@naima6366 Год назад
Asc ayaaneey muraayadda maa lugu so qoray ,mise waa xarago
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Wcs waa laiisoo qoray xbbt
@amaalgaraase8174
@amaalgaraase8174 Год назад
Xanuunadaas wxay igu bilowdeen malinkan jamacad bilabay sadexsano ayaan ixanunsanhy .. qura,aan sidi la iisaarayy waa la igu daalay qofkasta wxuu igula taliyaa inaan baqra akhriyo lkn markasta aan isku dayo culays baa layga saaraya ilhy haigu soo hanuuniyo hada xooga wey iga khafiifeen alxa.dullh 😭 qofksta ilahy haka cfio oo uxanuunsan
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Alaha kucaafiyo abayo
@Farhia-
@Farhia- Год назад
Wllhi ani culeys iga saaran maba aqrin karo hada isku dirqiyana marka aqrinayo dhunta ixanunti 😥
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Isku qasab
@farhiyoawale6199
@farhiyoawale6199 Год назад
Aniga xata dhunta xanuni jirtay iyo marka qur’an dhan akhriyo naqaska ii qaban jiray lakin suratul baqarah wan ku fecnadey hadaana wan xifdin wayey lakin dhun xanunki iyo naqas kii wan kaga ficnadey. Wan joojiyey lakin wan soo colina akhris keda In Shaa Allah.
@ayanabadirahman9240
@ayanabadirahman9240 11 месяцев назад
Waxan kula talinaa inaa isku qasabto adi dhuunta ku xarunta so aha lkn ani jirka odhan ayaa ixanuun jiray dhaqdhaqaaqa ayaa I dhibi jiray waxan jeclaan jiray inaa iska jiifo xanuunka i hayo awogiisa intaas waxa I si dheer walwalka cabsida iyo murugada
@ubaxxusein
@ubaxxusein Год назад
Wlhi aniga sidas dareemo cabsi ina dhimo rabo umaleeya habeenki riyo xuna arka dhuunta ixanuune wey ibararee isbital hadan tago oon dawo cuno waa iga daree insha allah inaa aqrista ilaahey ka rajeena kow gacana igu ban jirtay 7 sano ayan xanuunsanahay jiradas guur ayaan ka qaaday ayaaney jazakallaah🥺 qeyr abyo
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Abayo suratul baqara aqriskeeda badi hadaa aqri karina mar walba shido meel kuu dhaw dhigo alaha kucaafiyo walaashsy
@ubaxxusein
@ubaxxusein Год назад
@@QisasChannel aamiin yaa rabbi jazakallaah qeyr abyo adiga iyo familkaga illaahey il iyo sixir haka haayo janada allaha nagu kulmiyo insha allah
@FatimaMuxamadgeedimaxamad
@FatimaMuxamadgeedimaxamad Год назад
Mar ku guriga kabaxayo cimran ku aqri suratul kursi iyo fatixa habo waqtiyada eey hurdayan carurtada dhan guriga ku shid suratul raxman iyo baqara alle na hadin ka qabto xasad ka waxa ka bartay gabar dumashidey ah bil aya lanolaye gurigeda quran ka maba kadamo m.a marka sidas u dadal habo
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Inshaaaa aallaah x bt
@Salmamohama
@Salmamohama Год назад
Wcs ayaney manta waa jumco share isamey plz waa codsi walasha cml aya ahay😢😢
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Chanalkaaga iima soo baxayo magaca mid fudud kubadan walashey inaa allaah Wan kuu samayn alaha isoo xasuusiyo markaa muuqaal duubayo
@Salmamohama
@Salmamohama Год назад
Mahadsanid abayo
@Salmamohama
@Salmamohama Год назад
Magaca miyan ka badala
@Salmamohama
@Salmamohama Год назад
Salmamaxamadchannel waye abayo isbes uma dhexeyo wa isku wada xiririnee marka serjin udureso
@Hamdiya0347
@Hamdiya0347 Год назад
So badi abaayo adigan a ajar ayaad heli wanan kaafasideyina inshallh
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Inshaaa allaah xbbt
Далее
MAXAY KUNOQOTAY GABADHII UU FCBOOK KADHEX JECLAADAY?
22:46
FARXADII MAR QURA MURUGADA ISKU BADASHAY?
30:26
Просмотров 11 тыс.
JACAYLKII BEENTA AHAA EE SHIRQOOLKA WATAY ?
28:12
Просмотров 16 тыс.