Тёмный

Sanbalooshe waxaa South Africa loogu geliyay xiddido waawayn oo dhiga qada oo qof dhintay loga saray 

Hereri Media
Подписаться 272 тыс.
Просмотров 39 тыс.
50% 1

Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Опубликовано:

 

3 мар 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 45   
@hassenahmed5866
@hassenahmed5866 Год назад
👋 Wey Mahasanyihiin Weriye C/Salaan Hereri&C/Qaadir (South Africa 🇿🇦).
@mahamudmuhamad
@mahamudmuhamad Год назад
Masha allah ilaahee ha nagu nabad yeelo South Africa
@nimcokeyse383
@nimcokeyse383 Год назад
Asc ruun ahanti waan barmamish ficaan o wanagsan waad ku mahadsantay sida nogu so xushay barmamishka jasaka Alahu kheer 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@iidyuusuf3120
@iidyuusuf3120 Год назад
Anaa u horeeya abti cabdi salaam waxaa tahayi qaran bile🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 Год назад
mahadsanid wariye sare✌️
@aliabdigeedi1117
@aliabdigeedi1117 Год назад
cabdi qaran barnaamijyadaada aad ayay u fiican yihiin cabdi qaran mahadsanid
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 Год назад
By the way is a very interesting interview😇👍
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Год назад
Alaha hacafiyo yarabi so sad waxa kudhacay😢
@mahadkaka986
@mahadkaka986 Год назад
life is hard here south Africa
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Год назад
Hgee kajoogta bro South Africa
@abdirashid5427
@abdirashid5427 Год назад
Alle ha Ku caafiyo
@ismailabdi2476
@ismailabdi2476 Год назад
Somalida south Africa allah haw fududeyo nolosha
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Год назад
Very interesting thank you herari
@shafkazbinuxasan12
@shafkazbinuxasan12 Год назад
M,a adi salaan hereri keep going pro
@munahussein9687
@munahussein9687 Год назад
Yaa Allah Allow idin xafid
@walaalahaentertainmentoffi9288
First ping📍
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Год назад
Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@MohamedHassan-hl3pp
@MohamedHassan-hl3pp Год назад
Soomaliyab haben iyo maalinba waalagu dhintaa lkn meeshii nololi taal ba muhiimah
@foozia426
@foozia426 Год назад
Subxaanalaah ilahay ba usahlay
@muhaidinabdi9730
@muhaidinabdi9730 Год назад
Nin zo0 jabay
@Huda.999
@Huda.999 Год назад
Illaahay Somalia nabad waarta ha keeno dadkiisana ha usoo ururiyo🤲
@cabdulqadirdhere-vb4ww
@cabdulqadirdhere-vb4ww Год назад
M.a
@xiska1official769
@xiska1official769 Год назад
Asc cabdisalaan hareri dadka south africa dagan gaar ahan somalida waxaa dhihi lahaa police ka joga xafadaha aad ku ganacsatan xariir la sameya si ee idiin la shaqeyan maalinti 5 mar xarumaha aad ku gacsatan ha idiin ku soo kor meeraan
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Год назад
Hereri horey isoco mahad sanid
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 Год назад
Wadankan waxa kaliya uu ku wacan yahay waa cafimaadka wadnaha xitaa laga badalaa dhan walba oo cafimaadka ah waa lagula tacalaa hada sharci hesatana waa bilaash cafimaadkada
@faizaali2889
@faizaali2889 Год назад
Walaal somalida turkey iyo Indian lagactii looga dhamaystay may south Africa aadaan
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Год назад
Somalida ganacsiga wa isku qabsadaan because marka hore ayeysan wax kala qoran law & order ku dhaqmin 😆
@fuadhaji1132
@fuadhaji1132 Год назад
War
@mnn5983
@mnn5983 Год назад
Bisinka
@abdirashiddirie3522
@abdirashiddirie3522 Год назад
Muse suudi miyaa
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 Год назад
Hereri ninka gacantii waad jiidee armay xanuuntaa😅😅
@cabdiraxiimcabdiqaadir1045
@cabdiraxiimcabdiqaadir1045 Год назад
13 sano waa kasoo wareegtay lkn culeeska saa idka laga yaaba iney wax udhinto Allah caafiyo Aabe.
@naipmuha1769
@naipmuha1769 Год назад
Haaye haaye
@jamaabdi
@jamaabdi Год назад
Kan waa abgaal asal ah😂😂south africa waa xero hawiye
@SHUBAALMEDIA
@SHUBAALMEDIA Год назад
Mayga hormarteen markale ayaa idin gaadi doonaa,caafiya
@aidrusmohmed6801
@aidrusmohmed6801 Год назад
Ninkan sanbaloolshe waxa ay isku cid ama reer yihiin salaad cali jeele
@abdullahifarahmohamed7736
@abdullahifarahmohamed7736 Год назад
Harti Abgaal Dhul Ugu quruux badan Dhalxiis iyo Beero aye leyahay Aar Qabyaladu Xuuma Maxamed Soobax maxa Badalaay😭😭😭😭😭
@fatahwajaale3935
@fatahwajaale3935 Год назад
Southafrica muddo ku noolaa waqtigan weey adag tahay ,dhaqaale xumo ka dhacdey,ajanabiga waa la nacey,Hawiye Koonfur afrika jano u tahay weligood colaad ku jireen,ninkan dhageyso xubnaha jirkiisa ku waaye ,curyaan noqdey ,hadana ku dhahay Southafrica i dhaanto muqdisho crazy.
@wizzyare2988
@wizzyare2988 Год назад
Ma sida daroodka rabtay inaa Europa qaniisyo ku noqono hawiye hadaa nahay raga wax la qeyb sanaa dhimasho xaga rabi ayey ka qorantahay kkkk
@fatahwajaale3935
@fatahwajaale3935 Год назад
Ragga la qeybsatid nolosha miyey ku fuulaan,qoomluut wax ku geley ,qaniis adiga sheegaya Uuuuuuf
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir Год назад
channelka ayaan ixtiraamayaa mooyee, wanaag iyo amaan midna ma mudna ninkani,,,,,
@maxamedcaagane
@maxamedcaagane Год назад
Naanaysta sanbaloolshe nin baa ku caan baxaye maad naanays kale iska raadsatid ninyahaw 😅 waa anigoo farmaajo la baxay
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 Год назад
By the way is a very interesting interview😇👍
Далее
Kaluunkii webiga ee Somalia oo loo dhoofiyay Congo.
11:51
Каха заблудился в горах
00:57
Просмотров 1,3 млн
Каха заблудился в горах
00:57
Просмотров 1,3 млн