Тёмный

Sanqoole iyo Dhagoolka 3.flv 

Xildhiban Publications
Подписаться 81 тыс.
Просмотров 289 тыс.
50% 1

Sheekada Dhagoolka & Sanqoole. Qeybtii 3aad.

Приколы

Опубликовано:

 

9 янв 2012

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 52   
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 4 года назад
Halka kalmad ee sida goonida ah ii taabatay waa markee ledahay. Hotelka weyn ee dowlada waaye. Alla maxaa dowladnimooy ku tabnay
@cabdishukriboolis2492
@cabdishukriboolis2492 4 года назад
Barisamaadkii alle dowlad nabad ah dalkeena noosiih
@Whatisnext77
@Whatisnext77 9 лет назад
The golden years ...
@ayaancali6378
@ayaancali6378 8 лет назад
Abbas roth nice
@Whatisnext77
@Whatisnext77 8 лет назад
+Ayaan Cali 😊😊😊😊😊 yes indeed 😆
@yaxyemuumin9376
@yaxyemuumin9376 4 года назад
San qoole wxa ku dhcy wlhi kaal iyo lasb u qosoly inta ila qo sho shay lek isaara😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@zeydahusni97
@zeydahusni97 4 года назад
Allah ya rahma abtigeey gabartiis maano qadiijo
@deeqaomar2647
@deeqaomar2647 3 года назад
Luul Jeylaani waaye ooyar maasha allaah
@mohamedyare3826
@mohamedyare3826 5 лет назад
Kkkkk wlhi wan qoslay 2006 ayaan mar fiirsaday
@guurej875
@guurej875 11 лет назад
caadi mahan sheekadaan waaka qeelshe walaahi
@abdullahihussein1616
@abdullahihussein1616 6 лет назад
kkkkkk dhuudhi xaaji axmed
@bxrhsn7370
@bxrhsn7370 4 года назад
wallee ruwaaydaan TV Qaranka ayaan ka daawaday Barisamaadkii la calool fiyoobaa I sorry Coroba Hotel
@umuayuub3932
@umuayuub3932 4 года назад
Illaahow wadankena nawad noga dhig
@deiqomohamed646
@deiqomohamed646 6 лет назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😁😁😁😂😂CuRuBo MaXaN Ku DaBaaShaY Alla IlaaHoW SoMaLiA NaBaD NoGa DhiG
@mohamadhamudadam7192
@mohamadhamudadam7192 7 лет назад
Culumo xasan uusheegooyaa qosalka aduunka wlhi
@qaradd4265
@qaradd4265 5 лет назад
allah qosal badanaa
@MrDahirdayax
@MrDahirdayax 6 лет назад
ahahaha. Hotelkaan saan u weyn miyaan leheen. Jiil. Jacbur kusoo aadney waleee.
@halimaha2626
@halimaha2626 4 года назад
Hhhhhhh😹😹😹😹😹❤️❤️
@m.digaale4190
@m.digaale4190 6 лет назад
Sanqoolow Maxaa Berbera Ku Geeyey? Baa La weeydiyey Suu Yidhi Faduuuul
@sadiyodirie7324
@sadiyodirie7324 6 лет назад
shaydaan ka iska naar manaraayi gulahaa wlhi caadi maha kkkk
@bilebulsho
@bilebulsho 10 лет назад
qosol badanaa maadaa dhalay dhagoolkaan kkkkkkkk
@lillyrose607
@lillyrose607 5 лет назад
bile bulsho h
@omarnino5732
@omarnino5732 9 лет назад
Sanqoole... Shaqo u dontey Hotel Curuba, Hooyada... Culumo Maas dhohoya, Xaaska.... Cudur musheegoyaa. Haa haa
@libmob999li8
@libmob999li8 5 лет назад
Beeneywarun
@aadancade5418
@aadancade5418 5 лет назад
Dhuudhi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AhmedMohamed-ju3oq
@AhmedMohamed-ju3oq 4 года назад
Naga aaamus adigan magacada aqoonine kkkkkk
@mohamoudmohamed952
@mohamoudmohamed952 4 года назад
Dhuudhi maku dhihin suufi aan ku dhahay wlhi kilyaha ixanuni rabay saa uqoslaayay dhagool iyo sanqool dhib isku qabo hhhhhh
@ciiiseducaysane6063
@ciiiseducaysane6063 7 лет назад
Hhhhh Gabadhu kulahaa Kan asagaan lafahmaynin hhhhhhh
@mrmalow9690
@mrmalow9690 6 лет назад
Riwaayadan wey qeybo badneed waxaana taxane ahaan looga soo deyn jirey tvgii Qaranka.qeybaha kale waxaa ku jiro dhagoolka ayaa shaqo laga siin doonaa Hotel curuba waxaana shaqadiisa aheyd in uu dharka dhaqo.waxaa ay is jeclaan doonaan gabar shidan oo uu isaga dhigaayo inuu taajir ganacsade ah yahay. xaaskiisa maseyrka Aduunka iyo dagaal ayaa ka dhacaayo ee Hala daawado.
@mascamo3772
@mascamo3772 4 года назад
Xagee laga helaana maantaaba iigu horaysee
@aadanmohamad7687
@aadanmohamad7687 7 лет назад
kkkkkkkkkkkkk saan uqoslay waligay uma qoslin wlhi sanqoole iyo maamada caadi ma ahan hh
@lalahiabass3649
@lalahiabass3649 5 лет назад
Kkkkkkkkkkjk
@salmasaid4669
@salmasaid4669 6 лет назад
she is funny mamada walahi😂😂😂😂
@zeydahusni97
@zeydahusni97 4 года назад
Maano qadiijo
@mohamoudmohamed952
@mohamoudmohamed952 4 года назад
Hhhhhhh Hotel curubo mamadana waxay taagan tahay culumo hhhhhhhhh
@aadamaadancade5315
@aadamaadancade5315 8 лет назад
hhhhhhhhhhjhj sanqoole
@Liibaan8
@Liibaan8 12 лет назад
ahahahhah @ 2:57 adigaba waa kanaa sankaaga waxaas u yeerooyaa sidi radio oo tastiin ka maqan
@jarfof
@jarfof 2 года назад
Waxa dagalamay nin dhagol iyo nin aan ahen dhagool marki dadka kala celiyen buu dhagolki arkay isagoo dadkii faraha utagtagaya markasu dhagolki yiri aniga gardaran side kuogaday in dadkoo dhan farafoda igu soo tageen
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 5 лет назад
Kkkkkkkk
@user-yv4qc1em7e
@user-yv4qc1em7e 6 лет назад
Waxan sodon sana kahor ayaa lajilaayay dharkana lagadhigayay oo looadegsaday ciyal kulejo oo qof wanisa loosamen laguna bah dilay mid dadnimo mid wadaniyad mid islanimo dadka calamada sameysta horbodayey hadan wax barto dadka inaa kudhiso masa waa kudumin wax iskushegid dhisd lesku qariyay ciyal ilaahadana naftod qarxiyo hada yaa lesgadin runta kashega kuwa adunka fanaanada udirsaday ilaxir samestay dadkale kurogaya danbigod waa budlan hargesa itobiya idinkaa saaxib la ahaa saldhiga aykasameysay idinka sabab uahaa oogana baxay kuwina nikiyana aduunkaa udirsaten sidhaqale ixtiraf ugu hesha tuglaqabtay tala male qaarna itobiya kulahishiyay kuwa horana tirtiray saakana waa kula siman yihin
@nasraabda1709
@nasraabda1709 5 лет назад
Hhhhhhhhhh waan kahelay
@bustaale6554
@bustaale6554 4 года назад
Dee waa runteed xaaskiisa xitaa haday magaciisa taqaano oonay ugu yeedhayn maxay ka baran ileen faruhuunbaa laysku fahmayaaye kkkkkkkk
@ebyanabdullahi2973
@ebyanabdullahi2973 9 лет назад
sanqoole ma nool yahay?
@ghboy2914
@ghboy2914 8 лет назад
+ebyan abdullahi (haider) yes in nairobi
@abuxamza120
@abuxamza120 4 года назад
Chenelkiisa you tube waxa ugu qoran Jilaa soomaaliyed waa u nool yhy kenya buu jooga
@Hon.mustafe
@Hon.mustafe 4 года назад
Kenya majogo Uganda oo joga
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 4 года назад
Dowladi siyad bare hadiii siiijiri laheed somalida kuli diinta islamka waykabixi lahayen,nagahaan fiiriya ooo qaaaqaawan
Далее
cilmi iyo caado  Riwaayad
2:02:02
Просмотров 5 тыс.
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
Sanqoole iyo Dhagoolka 5.flv
8:20
Просмотров 69 тыс.
Sanqoole in the Jawaan
14:25
Просмотров 268 тыс.
Ruwaayadii, Suuqa Waalida Iibsha!!
54:17
Просмотров 7 тыс.
Rafaad iyo Raaxo 1.flv
14:59
Просмотров 7 тыс.
cabdule raage
10:22
Просмотров 4,9 тыс.
Magaalo joog xumo 1.flv
10:08
Просмотров 155 тыс.
Sharaxii la tumay Sheekaa Ka Dambeysay
32:42
Просмотров 40 тыс.
Ruwaayad Qosol - Oday Cabdulle, Caynoosh Iyo... Q - 2
4:09
телега - hahalivars
0:58
Просмотров 2,2 млн
телега - hahalivars
0:58
Просмотров 2,2 млн