Тёмный

SAXAAF IYO ADNA HOOYOOYINKOODA OO SI QIIRO LEH UGA HADLAY DOODII SODOHDA || 

Adna Channel
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 67 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

3 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 225   
@deqaahmed4308
@deqaahmed4308 2 года назад
Wax sodoh loonoqda Saxaaf waa mudanyahy 🙏🙏🙏wiilashaydana sanan urajaynayaa❤️❤️
@hodanahmed5856
@hodanahmed5856 2 года назад
Masha allh tabarakallah gabdho adna siday sodohdèd ujeceshay waydinkaa arkayee wanaaga waala iskaga daydaa kudayo inantii sodoh necebeey oo iska dhaaf nacaybka sodoh waa hooyo saxaafna kama dhaco sodohdii waa sharfay,adna gacanaa utagay waa gabadh raaliyo ah masha allh waalid iyo saygedaba rabi abaalkaga jano hakaga yeelo qaaliyey❤❤💋
@mustafeahmed4274
@mustafeahmed4274 2 года назад
Mansha allah Alle ha ino xafido waalidken Keep going royal family 🙏✌
@ladanm8329
@ladanm8329 2 года назад
Saxaaf waad ku saxsaneynd waa runtaa respect aa loobahanyahay mahan dumar caabud taas ee waxey ka turjumeysaa tarbiyad wanagsan in laguugu soo koriyay
@cabdulqaadircali8035
@cabdulqaadircali8035 2 года назад
Saxaaf runtii qiirada wajigaaga ayaan ka dareemey runtii aniga hooyadey wey dhimatey balse sodohdeyda ayaa Hooyo ii noqotey dhabtii qoraalkan si dareen leh ayaan usoo qorey saxaaf iyo adno keep going waan qiirodey
@canabqardho7963
@canabqardho7963 2 года назад
Allow u naxariisto wllkey
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 года назад
Manshallah 😍 tabarakalah ❤ mamoyinka ilahay ha no daayo xafidulah ilahow owlada baari noga dhig amiin 🤲🤲🤲
@KhanYunis7
@KhanYunis7 2 года назад
Waa Mamoyin sharaf bdan MashaAllah Taas waxay kuu cadenaysaa Labadiina ayay edeb iyo akhlaaq wanaagsan idinkuso bar-baariyeen🙌 Guuleysta🌹♥️💚💙
@jawaahirabdulkarim2522
@jawaahirabdulkarim2522 2 года назад
M.a waad sharaftay hooyo macaanto Allaha ku sharfo Aduun iyo aqiro dhamaan Allaha idin wada xafido waa markii iigu horeysay guuleysta waligiin ♥️💯🥰👑💎Hooyo macaanto Allaha u naxariisto iigu Soo duceya dad igu qaaliga ♥️💯shukran saxaaf iyo Adna💯♥️
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 2 года назад
Allha hau naxristo hooyo macan dhaman hooyo yaalkena naxris jano allha hasiyo aamiin aamiin Yaa rabi 🤲🤲🤲🤲👍
@aminaosman4997
@aminaosman4997 2 года назад
Mansha Allaah tabarakalaah Adna iyo Saxaaf Alle HA idin Xiftiyo family Aad iyo Aad u Qurux badan baad tihiina Alle HA isukiin daayo❤️🥰
@samiirohassanyusuf4481
@samiirohassanyusuf4481 2 года назад
Wlh indhaha ilin isoo kortay walid qof jcl dareemi karo...rabi ha idin xafido ❤️
@saynabcadey2627
@saynabcadey2627 2 года назад
Masha allah mama sahra iyo mamo calawiyo allah ha Idiin xafido dhaman tiin
@caishacaisha3608
@caishacaisha3608 2 года назад
ما شاء الله تبارك الله الله يحفظك ام الياس الله يحفظك ان شاء الله يا رب
@asmitaahmed241
@asmitaahmed241 2 года назад
Msha Allah tabarakala beautiful family ❤️❤️ keep going
@hanidagan6033
@hanidagan6033 2 года назад
Masha allh ilahy haidiin dayo walidiinta Aamiin yaa Rapi Anigana Walidiintyda I xafid 🤲 iyaga la antod wlh wxpa ma ihi ya rapi idaaa walidintayda🤲
@asiyafilfil5113
@asiyafilfil5113 2 года назад
Masha alh fmily quruxbdn ixtiramleh mamo yinkana ha xifdiyo💯
@makoislaw
@makoislaw 2 года назад
Mama sahra caadi maha howla heeda ayaa ka badan mamoyin idinka shidan allaha dhaafo hooyoyinkeen dhamaan🥰🤲🤲
@basmamusa6335
@basmamusa6335 2 года назад
MashAllah tabarakAllah Allah ha idin xifdiyo saxaf io adna ❤🙏
@sacuda_12
@sacuda_12 2 года назад
Sodohdey qiimo weyn bey iigu fadhidaa alloow kuma waayo i❤️😘😘😘😘
@hamdahassan7694
@hamdahassan7694 2 года назад
Msha'Allah Allaw cimri dheer siii iyo cibado suuban hooyo waa hooyo marwalbo ❤
@makoislaw
@makoislaw 2 года назад
Rootigii wakaas laga wada dhargay ixtiraamka ayaa umada wada deeqo guuleysa
@sahraahmed7390
@sahraahmed7390 2 года назад
Masha. allaha fimlya qurax allaha idin dayo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@sumeyacadhar8298
@sumeyacadhar8298 2 года назад
Manshllh Walal Saxaaf runti waxa tahy qof xikmad bdn Allah kudowro walal.
@hodanabdirahman807
@hodanabdirahman807 2 года назад
Maansha alaah adna iyo saxaaf alaha idin sharfo hooyoyina alaha xifdiyo sodoh naagta aan hooyo camal u qadarin gurigooda haiska joogto no marriage
@faadumoabshir8203
@faadumoabshir8203 2 года назад
Msha alah saxaaf wa bari walhi adno hoyaded wa jcshahy wiilkay sodahda u tahay. Msha alah fmly qurxan
@munamohammed579
@munamohammed579 2 года назад
‏مهما يكون الأم هي الأم من يحب أمه احترم كل أمهات❤️❤️
@hanadiaden9405
@hanadiaden9405 2 года назад
💯👏 Manshalah Tabarakalah Adna Hoyadeed Wa Qoof Dagan Tasaa Hoyooyinka Cadiin U Aah Manshalah Saxafii Waay Ka Gulisataay Adna Saxiix
@naimadaganofficial8540
@naimadaganofficial8540 2 года назад
Masha alha ilahey ha idin barakeyo axbaabi fiilaah isku wara
@Sacdio-qz4ko
@Sacdio-qz4ko 2 года назад
Adno abyo hooyo allaha kuu deysto anigu mahelin hooyo aabbo daryeelkooda saasey thy qalbigan ku haayaa jcylkooda sodohdeyna waa ix tiraama wyo hoyo la aan dhibkey leedahay anaa og
@zulfaxareed2542
@zulfaxareed2542 2 года назад
MASHALLAH. Hoyoo mcn Allah hakuasturo Hoyoo mcn & May Allah protect our All mother's in the world & our father's too i love parents.
@yartasanadka2870
@yartasanadka2870 2 года назад
Waxaa ahay qofkiii ugu horeeyay guuleeyta lamaanaha qarniga saxaf io adna
@canabqardho7963
@canabqardho7963 2 года назад
Haa mnsha allah ale ha isku dhaafo💗🤲
@sadaamxuska7846
@sadaamxuska7846 2 года назад
Igula sali nabigena scw
@abdiazizmraage1654
@abdiazizmraage1654 2 года назад
Wcs ee lamaanaha qarniga ee horey usocda labadiina mama ilaahay ha nii dhawro aamiin yaa rabbi
@cishnicayuuni3696
@cishnicayuuni3696 2 года назад
M.a abw maxamed iyo aby adna wa mahadsanihin runta kahadashay abw allaha nixafido mamoyinkina inaha allah
@hodanibrahim6628
@hodanibrahim6628 2 года назад
Maashallah tabarakalah
@ilhaanmaxamed.jimcale128
@ilhaanmaxamed.jimcale128 2 года назад
Saxaf wa qof aad u aqli badan masha alh qimaha waridka wa wax fican cebta iyo xushmad darada walga foda wasx
@fadimomuse2959
@fadimomuse2959 2 года назад
Maasha Allaah Maasha Allaah Saxaaf iyo Adna hooyo waa hooyo maasha Allaah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤love ly hooyo macaan
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 2 года назад
Masha allah family Qurux badan ilahey ha idin xafido
@amreenfarah9017
@amreenfarah9017 2 года назад
Masha Allah tawarakalah alle ha idin xifdiyo you guys are beautiful couple Masha Allah alle ha iskukin dhowro🤲 mida kale waridkisa xushmeyo gurigiisa iyo mustaqbilkisa danbe bey anfaceysa.
@aishashekhahmed8101
@aishashekhahmed8101 2 года назад
M.a alle hano dhaafo hoyoyinkena allow nodhaaf🥰🥰❤❤❤❤🙏💯 famli alle haidin xafido
@shukriamiir2389
@shukriamiir2389 2 года назад
Masha allah my family allah ha idin xafido
@nastehoumer6611
@nastehoumer6611 2 года назад
Mansha allh waalidka allha noo daayo
@ebloadan803
@ebloadan803 2 года назад
Mashallah wlhi wax ficn sameysin tusalo ficn ayad na sinen
@qadrocabduwali5155
@qadrocabduwali5155 2 года назад
Mansha allh famil qurux badan o isku duban ilahay ha idin barakeyo inta kalan ilahay qalbiyad ha u nuriyo
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 2 года назад
Masha Allah tabrikllha waa sax hooyo macan Allah haku xafido dhaman hooyo waa hooyo Allah hau naxristo hooyo macan Aamiin Aamiin Yaa rabi hor usocod my family qurux badan Aabyo adan iyo abowey saxaf ❤❤❤❤❤
@hamzadeen6196
@hamzadeen6196 2 года назад
Masha Allah my lovely brother and sister
@canabmalable8040
@canabmalable8040 2 года назад
Adna io saxaaf Alle haidin barakeeyo dhamaantiin
@idilidil6509
@idilidil6509 2 года назад
MNSH Alllah Alle hku xftyo Hooyo mcn Aamin ❤❤❤❤❤❤❤❤💌
@manaal3968
@manaal3968 2 года назад
Masha Allah hooyoyin keena Allah hano deysto aaamiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲😥❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋
@malyundagan1743
@malyundagan1743 2 года назад
M.a mama sahra maama sharaf leh wiilkeyda si fiican u tarpiyeesay wye m.a ❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋💯💯💯💯
@saadiaibrahim9484
@saadiaibrahim9484 2 года назад
Mansha Allah qof qiimo leh aya simo hoyadiis iyo sodohdiisa
@yasiromar4702
@yasiromar4702 2 года назад
Masha allah ♥️♥️♥️♥️♥️
@barlinosmaan545
@barlinosmaan545 2 года назад
Marka hore illahay ishabinu aadanka hadinkaqabto mashallah tabaragkallah.
@fartunmahamud4454
@fartunmahamud4454 2 года назад
Masha allah tabaaraka llaah
@heblaudacar2346
@heblaudacar2346 2 года назад
Msh Allah hooyo mcn dhinackstaba wan jeclhy ❤️❤️❤️❤️❤️
@raaxoosmaan9727
@raaxoosmaan9727 2 года назад
Waa sax Allaha idin barakeyo
@ubaxibrahim8713
@ubaxibrahim8713 2 года назад
MashAllah
@cadaryusuf2687
@cadaryusuf2687 2 года назад
Mashaallah
@hodanali7453
@hodanali7453 2 года назад
Masha allah alle ha idin xafido idinka iyo hooyo yinkin 😍😍😍👍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@colujoog5775
@colujoog5775 2 года назад
Waawarey Saxaaf Waa Inanlayaal Sodoh Buu Ladaganyahay
@hafsamaxamed172
@hafsamaxamed172 2 года назад
Mash allah 😍 love I saar walo
@jamilanrsl4228
@jamilanrsl4228 2 года назад
Masha,Allah Allaha xafido hooyooyinkeen
@umusuunaa
@umusuunaa 2 года назад
Waaw m.a wall allow xafido adniyo saxaaf il cadow u noolaada wall isoo boqo hadaad qisooyinka familka iyo maseyrja welcome hadaad dadkan iga dhax aragto
@fadhumoali4298
@fadhumoali4298 2 года назад
Masha Allah 💖💖💝💝💖
@saxarlasugule9745
@saxarlasugule9745 2 года назад
Walaalayaalow horta saxaaf isna ma cadcadka mise waa hawiye plz ii soo sheega qabiilku ceeb maaha
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 года назад
Asc walalhey soomaaliyeed channelkeena noo soo booqd qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah😍💚🙏🙏🙏
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 2 года назад
Masha Allah Tabaarka Allah ❤️❤️❤️❤️
@filsanxaajixersi5170
@filsanxaajixersi5170 2 года назад
M.a adna and saxaf lamanaha dunida ugu jeclhy
@luulmaxamed6285
@luulmaxamed6285 Год назад
Waa sx walhi allha idina xafido wllheye
@salmacdy1873
@salmacdy1873 2 года назад
Saxaaf haydis walhi wee igaqoslisayy🤣rotiga hyo calwiya AADINA ADINE dharbxsho kugu dhufna ee guriga iga dayactir🤣🤣😂🖐💯lov you hyo Zahra cey💋💯❤❤❤❤
@abdirahimosmaan8267
@abdirahimosmaan8267 2 года назад
Mama sahra iyo maama calwiya yaala dhibin social media majecla inee soo galaan
@umuniyas4911
@umuniyas4911 2 года назад
Masha Allah my familkeyga
@saciido1235
@saciido1235 2 года назад
Mn sha allaaaa saxaf waa ku saxan thy sad samaysay. Bikow hada adna hoyadeed aad sas usharafto hooyadana waad sharaftay wll sax wlhi waa kugu farxay markad sas tiri. Hadalka udabeya ee aad sheegtay ee lagu yiri nagtada ayaa kadabsysaa waa aqli lawe casi ah qofkas. Ogow wll qliy 👍🏻
@fatimasahraabdi7312
@fatimasahraabdi7312 2 года назад
Mashaallah family qurux badaan wan idin wan salaamay farxad ku nolaw iinashaallah wll qalii allah idin xifidayo aamiin aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯💯💯💯💯💯👍
@fatimasahraabdi7312
@fatimasahraabdi7312 2 года назад
Mashaallah Mashaallah
@fosiyacali9212
@fosiyacali9212 2 года назад
Adnooy abaayo indhaha waxaa kudhagsatay iskadhaaf foolxumeykaadhigeen sidaadaad ku qurxoontahay
@كوين-ذ9ز
@كوين-ذ9ز 2 года назад
ماشاءالله تبارك الرحمن الله يحفظكم ويسعدك ويخليكم لبعض
@idilapdillaahi0607
@idilapdillaahi0607 2 года назад
Masha allah🥰❤️
@ashahenna9390
@ashahenna9390 2 года назад
Wallaahi Waan Qiirooday waalid la'aan Allaah Nama Dhigo HOOYO Allaah Hano Dhafo Allah Cafimaad Hanoo Siiyo walalyaal Iigu duceeya Hooyoadeey 12 sano Aan arkin Inuu Allaah Igu fududeyo Ina Is Arkano Please (Salamcaleykum)
@sihmsuusujanal7242
@sihmsuusujanal7242 2 года назад
Mashaclh walal Qali macn
@deqaladanmohamed9726
@deqaladanmohamed9726 2 года назад
Masha allaah dhaqan somaliyed oo saafi ah waye alle haidin barakeyo
@ugbaadali82
@ugbaadali82 2 года назад
Maasha allah family Qurux baadan ilahay ha idin xiiftiiyo Amiin yarabii
@ikran.channel
@ikran.channel 2 года назад
Masha allah alle ha idin sharfo hana idin barakeyo
@cuntosomali_localfood5729
@cuntosomali_localfood5729 2 года назад
Maasha allh hooyooyinka hadalkooda markaan maqlay wallaahi waa ilmeeyay hooyo nimcadeeda waxaa fahmi karo qofkii waayo anigoo kale qofkii hooyadiis nooshahayow kafaa,iideyso ducadeeda
@kudhanfaraxcumar9845
@kudhanfaraxcumar9845 2 года назад
Masha a lah aniga hoyaday way iga gariyotay ilahay janatul fardowsa ilahay ha ka warabiyo in ta ila miid ah fadlan igu so duca hoyoyinkan inti ay u noshahay ilahay ha idìndayo hooyo wayo qaali
@calisiyaad3050
@calisiyaad3050 2 года назад
Love 💘 isaar saxaaf and adna
@zuuzuchannel5355
@zuuzuchannel5355 2 года назад
Masha Allah 😘hooyo macn
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 2 года назад
Masha allaah 💖💖
@mustaqimmuxudiin7772
@mustaqimmuxudiin7772 2 года назад
Masha Allh saxaf wlhi waa iga qoslisay.edihii lagugu hesty waa iska af jartay
@nafisamaxamed6947
@nafisamaxamed6947 2 года назад
Masha Allah
@ladanmcilmi6641
@ladanmcilmi6641 2 года назад
Saxaaf gurigaan naga dayac tir ninyahow hhhhhhhhhhh maama sahra 🤣🤣🤣
@fariidafaraxchannel7739
@fariidafaraxchannel7739 2 года назад
Masha allah maamoyinka allaha xafido
@muanoxasan7720
@muanoxasan7720 2 года назад
Masha allah ❤❤❤❤❤ 👑
@sahracumar267
@sahracumar267 2 года назад
Masha allaah
@feysala7298
@feysala7298 2 года назад
Mash Allah
@zahroshanleey3302
@zahroshanleey3302 2 года назад
MASHAA ALLAAH MAAMA CALWIYO WEEY KABAX SATAY
@samsamxersi2368
@samsamxersi2368 2 года назад
Hooyo mcn😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@bagaaxcade6217
@bagaaxcade6217 2 года назад
Aamiin..maama
@shukri.Ali.Hassan
@shukri.Ali.Hassan 2 года назад
Maasha allaaha
@ibraabdi6993
@ibraabdi6993 2 года назад
I am first view like 👍hala igu sharfo ✌❤❤🙏🙏
@hifaraxsanofficial733
@hifaraxsanofficial733 2 года назад
Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 😂
@mariamohamett1252
@mariamohamett1252 2 года назад
Wa qiirodaY mcha allaH😢❤️
Далее
Лиса🦊 УЖЕ НА ВСЕХ ПЛОЩАДКАХ!
00:24
ЭТО НАСТОЯЩАЯ МАГИЯ😬😬😬
00:19
Сколько стоит ПП?
00:57
Просмотров 217 тыс.
Prank xanuun ah 😂💔
9:15
Просмотров 5 тыс.