Тёмный

SAXAN BARIIS HAL QOF LAGU DHAMEEYAY! YAABKA ADUUNKA😂 

Sheeko Yar Official
Подписаться 330 тыс.
Просмотров 98 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

6 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 282   
@Abdurrahmanmoktar
@Abdurrahmanmoktar 4 года назад
Nafaqa darada iyo hunguri darada dalkeena kuwaan ayaa kadambeeyaaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@SamaantaTV
@SamaantaTV 4 года назад
Farxad deg deg ah allh ku siiyo saacadaha so socod wll Subscribe ha ila dhafin
@iconfaysal8530
@iconfaysal8530 4 года назад
adne isaar
@abdidahir9365
@abdidahir9365 4 года назад
😓😅😅😅🤣🤣😅😅😭🙅‍♀️🤦‍♂️
@hibazaabdiomar1051
@hibazaabdiomar1051 4 года назад
m.a isha alaaaah kaaaa haaayo ani mrkaaa arko qof saaaan wax ucunaaayo anaaaa abadeeedka ifurmo 😂😂😂
@MACQUUL_MEDIA.
@MACQUUL_MEDIA. 4 года назад
ALLE DARTIIS 100 QOF SUBSCRIBE IISAARA FANSKA SHEEKO YAR OFFICIAL.
@Itsnajaxey
@Itsnajaxey 4 года назад
Naa waxba kuma jiri saxankaaka maxaa iska dhibee😂😂😂😂😂🤦‍♀️
@inamaxamedtajir8983
@inamaxamedtajir8983 4 года назад
Awooow gabar cunto jecel iga dheh sahanka wax yar bes ku rebtey
@adoontiallah5638
@adoontiallah5638 4 года назад
waa yaabiye xamar baahi ma jirto miyaa illahay ha idin barakeyo tani mabo xishoto miya yaa allah xishodki xages ka adey aduun aqiro saman waye wax walbo aragnay
@aliimoha9439
@aliimoha9439 4 года назад
Baahi majirtee macmacnka yaa umatedka noo furi
@mustaqbalchannel7589
@mustaqbalchannel7589 4 года назад
ilaahey ka ka cabsada dadaaa maanta baaahi la jiiifo saka hadeey helaaan aaan qado iyo casho heleyn ilaahey idiiin ma siiin inaa nicmadiisa ku kufrisaaan raaashinkaan aaad ku ciyaareysaaan hadaaa inta qadaaaan aad ilmo baahan siiin laheydeeen maaanta meel fiican ayow idiiin jiri lahaaay lkn hada meeshiii mudneeyd meydnaan keynin bal ilaahey caradiisa ayaa ka kasbaneysiiin eee ka digtoonaada arinkaaan
@aragsanaragsanmohamed7085
@aragsanaragsanmohamed7085 4 года назад
waxbo haka sheegin adigaaba ka daran oo dumar saxan laqay subxaanalah allow ninkaga ha iga dhigin
@myrajochanel3034
@myrajochanel3034 4 года назад
Hadaba mayareeysanin masha alaah ee wiilka haku hadlin adigaba saxan kaasaa cunteee
@leylomohamud5370
@leylomohamud5370 4 года назад
Waryaada jeekeey maqalateen hada soo dhala jeekeeygeena😁😁😁😁😁😂😂😂
@najmoadanmohamed201
@najmoadanmohamed201 4 года назад
Masha Allah wiilka isha ka daaya yaaqeey Illahay hau daabeeyee
@abdilowaadankuule2870
@abdilowaadankuule2870 4 года назад
Kulaha maba dhargin iyo hal saxan acuudi billaahi Mina sheydhaani rajiim
@zahuurachannel6808
@zahuurachannel6808 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣 iyaaa aboow
@Ganeeyfunny
@Ganeeyfunny 4 года назад
ILHY DARTII SUBSCRIBE IIGU CAAWIYA SOMALIYEY 🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏🙏🇸🇴🇸🇴🙏🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏❤❤❤❤🇸🇴
@jawaahrimaxamedshkuri6603
@jawaahrimaxamedshkuri6603 4 года назад
Masha Allah
@yaabanemedia3472
@yaabanemedia3472 4 года назад
Saan daacad miyaa baaba jekeyooe kan see dadkiisa u haayaan 👍👍👍👍👍🥧🥧🥧🥧🥧🥧
@Ayaan8912
@Ayaan8912 4 года назад
masha Allah ilaheey hakuu daweyo bro cfimaad allaha kugu daro
@sameraahmad7480
@sameraahmad7480 4 года назад
Bismilaah masha allah ilahy cafimaad ha idiin ka dhigo Wlhi naagtan. ani lee ha i cunin
@draliabdihassan8023
@draliabdihassan8023 4 года назад
inaa reer xmr tihiin waa cadahy wllhi hadiiba cunto lagu tartamaayo
@hazankaafi4473
@hazankaafi4473 4 года назад
Maxa karabta abyo
@khadjaissa222
@khadjaissa222 4 года назад
Rasha aan la yaabey walaahi waa cutey bismillah maasha Allah
@khadaryareofficiall
@khadaryareofficiall 4 года назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 bariis sidiis ha xaarin leeee
@dhalintahiiraanofficial1204
@dhalintahiiraanofficial1204 4 года назад
Ciwaanja you tube isaraa wll qaali ah
@emonshops4460
@emonshops4460 4 года назад
Maasha allaha 🌹🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@khadramohamud823
@khadramohamud823 4 года назад
Wale naagtan calooshed lexqol iyo barso mii
@rahmoahmed8311
@rahmoahmed8311 4 года назад
wiilkeyba isku mashquline ayado dumara hadiiba saxanki intaas kaso reebty rag muxuu udaahaa walaley ceebso dadka hortoda ceeb le ka raaceyso wllh magac iya musiibo maaliney ku raacaan horaa lo dhahy
@lulunor7284
@lulunor7284 4 года назад
MANSHALLAH Dheh wllo inanka haku hadlina bisinke
@abdulmohamud8337
@abdulmohamud8337 4 года назад
I like amiinkey that awesome
@mohamedgeedi5817
@mohamedgeedi5817 4 года назад
Amiinoow gacanaa kuutaagay
@xamdaabdi4459
@xamdaabdi4459 4 года назад
Rasha marti adoo eh ha isoo marin Nin maaba rashin kula tartamee
@ninismood123
@ninismood123 4 года назад
Masha allah dhaha wiilka gabadhaaba ka cir wayn
@yaasiinabdirahman7771
@yaasiinabdirahman7771 4 года назад
Warka iska Suga Sheeko Yar Official Hore Haloo SocdoH
@adoontiallah5638
@adoontiallah5638 4 года назад
may lo miyey laso daqdey dulinimadan maxas ahay dada aktina ku bahan allah ka cabsada isku xishada tanabo iga daran sidi xolihii wax u cunta na xisho barakada allah ka qad kuma dhihi kare
@nasramunir6103
@nasramunir6103 4 года назад
Walaahi macaane qosolkuu iga dhameeyey ❣️❤️😍
@najibbashirabdi233
@najibbashirabdi233 4 года назад
aamiinoow adoo safar xita gurigeyga maso mari kartid
@user-gg1jh4xw1i
@user-gg1jh4xw1i 4 года назад
alslam caleekum wa walasha fadomo waxan ilahi kabriya ino jekye cafimad iyo cumri dhyeer iilahy ino siyo
@mohmedhassan6997
@mohmedhassan6997 4 года назад
Masha allah ilaah ha idin daaweeyo😍
@maryanroon2671
@maryanroon2671 4 года назад
Keep going shekoyar Official hormar wcn idin rajena insha allah
@sabirinasabka8009
@sabirinasabka8009 4 года назад
Waax ma cuunin muugo kuu tirii nagtaa feraaaha weyn xeeebaa rbtaaay waba dhamese😂😂😂illhow xiishood laa aan haana dhigin
@aliimoha9439
@aliimoha9439 4 года назад
Halahaan ciyaar maku lekanin mahinoo
@BintibeellaOfficial
@BintibeellaOfficial 4 года назад
Keep going wllkeyga qaaliga ah inolow hormar wcn kurajena insha allah
@hulkapoi627
@hulkapoi627 2 года назад
Aminow katabil wan kuwata legend of the legend
@Ayaan8912
@Ayaan8912 4 года назад
Naaagta aqli badnaa intee dhanesay oo waxyar kurebtay ayee iska dhigi naag wax kurebtay saxanka suxee isku xishoo
@FirstNamelastName-eu4xk
@FirstNamelastName-eu4xk 4 года назад
Kulahaa ha isoo marin kanaa ani waan isdhiibay waxyar kacunay intay moski kaliya rebaty kulaha wakaas sadexdii xabo hal xaban kacunay yaab 😂😂😂
@Ayaan8912
@Ayaan8912 4 года назад
First Name last Name 😄😄😄😄😄😄😄
@sahrahasan9901
@sahrahasan9901 4 года назад
Bismilaah nagtaa waanka yabey cirweynaaa
@fatmahaji4077
@fatmahaji4077 4 года назад
Wx macunin aaaa gabadha ba aaa saxanka mx kujiro wllo alle haku daaweeyo
@ramlamohamed5937
@ramlamohamed5937 4 года назад
Mansha Allah keep going sheeko yar officiall
@qaliladanqaliladan5941
@qaliladanqaliladan5941 4 года назад
Aaar waxni ma wx jiira ma lastay hader bariiskii
@Ayaa-jj7fr
@Ayaa-jj7fr 4 года назад
Mashallah cafimaat ilaaheey ha diin siyo
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 4 года назад
Ayaa 2567 subscribe iisaar Blz abyo
@fadmafilisofficial4631
@fadmafilisofficial4631 4 года назад
Keep going rashka waxan kurajena guul wcn qaali
@baabaabaa910
@baabaabaa910 4 года назад
Awaay Awaay Cunaaye ween waaye wallaahi saana majiraa hhhhhh
@abdirahman9716
@abdirahman9716 4 года назад
Aniga la tartamayo waxan max mii Hee😂😂😂
@cilmiyaasin5693
@cilmiyaasin5693 4 года назад
Kkkkk Masha Allah Allaha Udaaweeyo😍😍😍😍
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 4 года назад
Cilmi yaasin subscribe iisaar Blz
@faduma12cali14
@faduma12cali14 3 года назад
Masha allh isha baxarka biyaha mayada
@xabiibaxasanshacbaan73
@xabiibaxasanshacbaan73 4 года назад
Waaw macaani nin cusus & rasha guuul😍😍😍😍😂😂😂😂😂😂😂
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 4 года назад
Xabiiba xasan Shacbaan subscribe iisaar Blz abyo
@xabiibaxasanshacbaan73
@xabiibaxasanshacbaan73 4 года назад
@@simansweatychannel3822 waan ku sary waall
@akiimrazzak210
@akiimrazzak210 4 года назад
Macaani wilkan azi ma dhalay
@Idileey9
@Idileey9 4 года назад
Naa wiilka mashaAllah dheh ha cunine Adiga bal isla yaab halaha cuntay
@queenjiija7380
@queenjiija7380 3 года назад
Amiino cunta aad u dhiman dontaa iska dhaaf cuntadan aad ku tartameso. Waa is dilosaa lkn isma igid
@fardowsashariff663
@fardowsashariff663 3 года назад
Aaminow mashalah wan kutagyera ilahay hako hafidho
@sabrinagamer179
@sabrinagamer179 4 года назад
Say mash allaha
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 4 года назад
sabrina gamer Maasha allah Subscribe iisaar Blz abyo
@samraamiin5453
@samraamiin5453 4 года назад
Wilka wu mataqi rabaa
@darul-xufadmedia
@darul-xufadmedia 3 года назад
Ina kamid noqdo araba sheeko yar official
@Faraxsanfaceedkaroon
@Faraxsanfaceedkaroon 4 года назад
Somaaliyeey cunto cunow lee taqaaniin walaahi isku xishooda ileen caqliga caruurta ayad isticmaaleeysaan Dadka ajaanibta wad aragteen waxyaabe kala nuuc ah ayee soo galiyaan lkn somaalida somaali joogto #xasanTOP ayaa bilaaway in camerada horteeda lasoo fadhiisto kadib saxan bariis la cuno uffff
@M.Duran71
@M.Duran71 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ceosavvy
@ceosavvy 4 года назад
Walal youtuber hada so baxayo ban ahay 100 subscribe i gaarsiya codsi waye abayo ama abowe sharaf allah idin yeelo
@fatimasundus5567
@fatimasundus5567 4 года назад
Masha ALAH waa dad nool cunto waa cunis
@abdulrahmanabdulrahman9293
@abdulrahmanabdulrahman9293 4 года назад
Nagta iyadaba ma shar yara dhuniyad weye wiilka waqtigisa buba jogayee
@aragsanaragsanmohamed7085
@aragsanaragsanmohamed7085 4 года назад
Abdulrahman Abdulrahman wlhi beentada ma ah wnba naxay naag saan cml waligey ma arag
@apdiwalishanta4417
@apdiwalishanta4417 4 года назад
Naag wxyar cuntay maka taqana
@islaqabwaynchenal2456
@islaqabwaynchenal2456 4 года назад
Qof ka muslim ka ah waxa laga rabaa in uu ahaado qof macquul ah oo uu waqtigiisa ka adkaado cibaadada na ku dadaalo mar hadii uu qofka muslim ka uu noqdo mid keliya ka fakara wax cun jiif iyo mala yacni u hadal kama run sheegaayo waxa loo abuurtay oo ah in uu noqdo mid feejigan oo dhagarta gaalda iska arka
@ibrahimsuleman6209
@ibrahimsuleman6209 4 года назад
8:44 kulaha anaa 15jir iiso wadanee miyaa 😂😂😂 oo omateetka ufuranyahay 😂😂😂😂😂
@bilaalabdi6611
@bilaalabdi6611 4 года назад
Faan buu baabah uga dhaigay kabadha hhhh
@abdirashidabdi6491
@abdirashidabdi6491 4 года назад
Kan xashiiish ayuu so cabey runtiii
@c.kaamilc.kaamil366
@c.kaamilc.kaamil366 3 года назад
Macalin jekey lambarkisa ha laisoqoro ilaah ba na igu dhaariye
@c.kaamilc.kaamil366
@c.kaamilc.kaamil366 3 года назад
M.a amin Sxb guul guul gacan ayaa kutagay lugna waa kugu daray saxib igu qLi ah
@hodonkarshe4204
@hodonkarshe4204 4 года назад
😂😂😂😂😂😂😂😂 raash wa isadhiibatay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ifrahabdullahi2360
@ifrahabdullahi2360 4 года назад
Huno maalin walba diigsi Saab ah maa karsataaaan
@teamsomaliyasha2650
@teamsomaliyasha2650 4 года назад
Hahaha cunaaue raasha waala helay maanta feere wayne
@mataanmataanmatan9217
@mataanmataanmatan9217 4 года назад
Bismilah waxan waa iiman la aan
@Idrisabduraham
@Idrisabduraham 4 года назад
Kokii hore bisinka mauqawanin kuwaan cuntada
@kingwelly1961
@kingwelly1961 4 года назад
Asxabta sharafta leh subcribe ii saara an idin saare❤️❤️❤️❤️😂😂
@hodancumar2857
@hodancumar2857 4 года назад
waxaan maqli jiray wixii jadiinka la mariyo aya jinta laga kasaa rashka weey ka muqataa ineey tahay cunaay cali muuse masha allah
@aragsanali949
@aragsanali949 4 года назад
🤣🤣 cunaay cali muuse
@ahmedrate5589
@ahmedrate5589 4 года назад
Masha allah
@kingupdykanivlogsfilims2896
@kingupdykanivlogsfilims2896 4 года назад
mash allah ilahey ha usiyaadiyo
@xaajicaamir9703
@xaajicaamir9703 4 года назад
Ma sha Allah indhaha alla ka qabto
@hazankaafi4473
@hazankaafi4473 4 года назад
Nin kulundi ah soo watay😂😂😂😂😂
@qamararagsan114
@qamararagsan114 4 года назад
wwww m.a like iisar wall
@farxanlke9444
@farxanlke9444 4 года назад
war dad kaan wiliba cuniga yarkaa waba caatee haaan miyaa m.a
@faaisonur1130
@faaisonur1130 4 года назад
Masha allah dhaha igarka
@ahmedabdi8694
@ahmedabdi8694 4 года назад
Jeekey masookacay macalin keena macafimaad qabaa
@barwaaqoahmed6762
@barwaaqoahmed6762 4 года назад
maashaa allh
@ibrahinaabdalaibrahinaabda8708
@ibrahinaabdalaibrahinaabda8708 4 года назад
War nakta wax wa cune 🙆🙆🙆🙆🙆🙆🙆🙆🙆🙆
@suadahmed8063
@suadahmed8063 4 года назад
Naagtan ayadaaba reero cunto ah sidee nin ula tartamee ninka iyo naagta nin ayaa cuntadan i baahan marka ha,isdaalin hada ayaa cayil ee cayilka iska yareey iyo cuntada badan naag ayaa tahee
@abdilahiobsiye9446
@abdilahiobsiye9446 4 года назад
Xamar gar gaar deg deg ah ayay u baahantahay baahi hur ah aa ka jirto 😂😂
@abdifitaaxhashi
@abdifitaaxhashi Год назад
Aniga ii Bala miya faan marabo macalin jeegey
@fadumafarah6229
@fadumafarah6229 4 года назад
Sab cunista kulahaa very funny
@naciimosalaadjimale5042
@naciimosalaadjimale5042 4 года назад
Masha alh
@khadjaissa222
@khadjaissa222 4 года назад
Maxaa rooree waa bogtey adba ma Shar yarid cuneeyso aa tahay RASHA cadeey
@khalidabbas9013
@khalidabbas9013 4 года назад
Masha allah iminoow ilaah haku xafido il abnu adim ilaah ka qabto
@osmandaad8275
@osmandaad8275 4 года назад
Rashka waacawaaday hhhh
@farxsaneeyfaceedkaroon8310
@farxsaneeyfaceedkaroon8310 4 года назад
Dadka cunada cuno qarka ay afka galinyan mahe qarka kale saxanka ku so firdhinayo necbiya 👊🤔👎 anay way rasha cunga mashallah dheh blse wilka kaligiis mahan ee ha la hubiyo 🤣🤣🤣🤣
@khadiijocqaadir4113
@khadiijocqaadir4113 4 года назад
Gabareey adba kama yareysatid wiilka
@naciimashire1633
@naciimashire1633 4 года назад
Tan wallhi calool weeyi
@caaishamaxamed8263
@caaishamaxamed8263 4 года назад
Bismilaahi
@asiyasalah5474
@asiyasalah5474 4 года назад
Wow mashallah
@cabdulaahiyare2857
@cabdulaahiyare2857 4 года назад
Walaal waxaan kaa codsanaayaa tartanka cunta cunista Towfiq films inaa ka soo qeybgasho 1saxan bariis ayaa 10 daqiiqo lagu cunaayaa
@cabdulaahiyare2857
@cabdulaahiyare2857 4 года назад
Keep going
@caashoxidi4017
@caashoxidi4017 3 года назад
Kkkkkk
@fadumafarah6229
@fadumafarah6229 4 года назад
Odayga wuu iga qosliyay
Далее
FILO PART 121
27:44
Просмотров 31 тыс.
Прохожу маску ЭМОЦИИ🙀 #юмор
00:59
PRANK | jeekey iyo maryan shimbireey ooyinta foodcade
14:59