Тёмный

saxardiid dareen jacayl 

cabdifataaxilkacase
Подписаться 361
Просмотров 174 тыс.
50% 1

Dareen jacaylbaa adi dartaa isaabuu naad dabiibto naftayda aad dawayso (SMS)

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 101   
@cqaadircunaaye324
@cqaadircunaaye324 6 лет назад
Ex ciyaalki hore ragaasoy caasimadu u shidan tahay wa ( sms - kameeco - cabdi fanax ) ba waxa magaalada dhanka galbeed ka so galay mursal iyo xer ay jig jiga ka wada yimaaden abti wakhti walba waayihi iyo xasuusti leh lkn raga an kor ku so xusay hadaanu nahay awlaadi caasimada abaal banu u hayna - like tana igu sadaqayso qudhaca ama qudhacada comment akhrisay wa hadaad tahay ciyaalki hargeisa 😂
@rookiifaatu1933
@rookiifaatu1933 2 года назад
2022 ma nooshahay legenow✌️
@MssHARGISA
@MssHARGISA 8 месяцев назад
Jarmali alle how naxariiste nuura diin Faysal Tashi
@wllashkajr6289
@wllashkajr6289 3 месяца назад
​aqtigu wuu iskagabanyahay😢
@samiiramohamed3634
@samiiramohamed3634 2 года назад
Saxardiid ex ciyaalkii caasimada xasuus🥰 Still listening his songs SMS 17/7/2022❤
@MrDrezzy007
@MrDrezzy007 7 лет назад
the unique music of saxardiid maxamed saxardiid. fanaan reer hargaysa aad u jecel yihiin
@Who_are_you900
@Who_are_you900 3 года назад
Ex hargeysa weyi caruurta xidigaha ku garadeysTay garan mayan ex panaroma weyi
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Год назад
From tiktok daal dheer ka Dib waan helay 13yrs aa imika LA qaday moday💔🥺
@ahmedcasaan7855
@ahmedcasaan7855 10 месяцев назад
Jaceyl maan sifeyn jirin mana aqoon wuxu galo iyo wuxu gudaba Si kedis ahbaan u jeclady gabadh anu isku fasal ahyn iyada oo aan wax dareen ah iga haysan aqoon aan lamid ahay ardayda kale dheerna iimay hayn lakinse dhinacyga wa lagu sii bataa markasta oo an arageeda arko ilaa aan la jiifsadey tamar daro jidhkyga katimd markn waxba cuni wayey Ugu danbayntii malinkaan ubandhigtay jaceylkaygii dhinacygana saaxiibkayba taagna ahmed dodo iguna dhiirigelinjirey inan ushegto Lakinse way idiiday markasay heestani soobaxdy Doqon nasiib leh aan daremin ruuxa doona❤❤❤ Xasuus 2012/2013❤
@caqli_same8270
@caqli_same8270 6 лет назад
Heestaa mudo dheeer raadinayey 😴 best song
@idirisjaamac7639
@idirisjaamac7639 4 месяца назад
Heestani habenkay soo baxdey 2012. Jaceylkii iiguhoreeyey ayaa i haleelay. Waxan kusigtay inuu geeri igusababo.lakin markaan helay taloyin badn waxa laygu waaniyey inan usheegto. Habenkan heestan markii aan dhagaystaybaan masege ugu diray lanbarkedi❤ maalinkaas waxaan aaminey dumarku gebi ahaantodba in aaney uqalmin in la jeclaado....😮😢😢 Way dulowdey dayowday daashay awgaa cashaaqa. Doqon nasiible aan daremin ruuxa doona. Oo haygu diidin ha damqin dookha ha duulin soodeg deeqa❤❤❤❤❤ Ugaar ah inta waayey qofki/qofti ay jeclaadeyn❤
@muusekibaar8052
@muusekibaar8052 7 лет назад
sms iyo waagi hargeysa shidneyd feel da moment xiliga iyo wakhtiga ayaa layaab leh doqon nasiib leh ayaan dareemin ruuxa dona. 2008 ayay aheyd habenki igu boreysay e an maqlo heeskan panaroma hall asal iga dheh ciyaala keeg musas dj
@abdihamiidboulboulmohamud7210
@abdihamiidboulboulmohamud7210 7 лет назад
Lover Ahmed hhh hestan waxan ku arkay tuyato reer jigjiga oo qaday walhi wan ka hley.. Ilayn heesta sms baa lahaa yaaap
@faraxnuuxfy6008
@faraxnuuxfy6008 6 лет назад
abdulhamiid Bulbul mahamuud sms ba leh ta yaree ka daba qaadey you tu e k m ku jirta
@Who_are_you900
@Who_are_you900 3 года назад
Kama xiisa dhco
@shapcanomer2243
@shapcanomer2243 4 года назад
Heestaa waxa aan ku xasuustaa nin aan saaxiib ahayn oo dhagaysan jiray xhaka 02/07/2009
@umalinaessa5310
@umalinaessa5310 2 года назад
Who else listening this 2021😂❤
@ashpr0
@ashpr0 2 года назад
Lama ilawan ☝🏽
@mohametsait3751
@mohametsait3751 2 года назад
Aniga de😂❤
@ahmetmohamed5027
@ahmetmohamed5027 2 года назад
+1
@suhaib9811
@suhaib9811 Год назад
2022 ban dhagaysanyaa
@saafiibrahim5630
@saafiibrahim5630 Год назад
10.22.2022🥲
@abdirahmanahmett2868
@abdirahmanahmett2868 Год назад
Saxardiid m saxardid yaziin sms wan ku salmay adiga iyo zhip Eng daauuz maxamed xaaji jamac
@shaficifuaad8888
@shaficifuaad8888 9 лет назад
Sxp hes kumagac dherad banaroma Qadarin kal qacal iyo qunboo joo jacelyahee Heska noosoo gud cabdifataxaw ples
@libankatib6071
@libankatib6071 3 года назад
Xasuus dheer iyo Hargeisa ❤️
@Muza131
@Muza131 2 года назад
2024😂❤️
@nourich8791
@nourich8791 2 года назад
comatigan ana Qorey wlhi 😂❤️👋🏿
@mohametabdisaahid5171
@mohametabdisaahid5171 Год назад
SMS the great legend. Old is gold.
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 2 месяца назад
Ex ciyaalki hore panaroma uunba xusuus geli kara 2024😢
@abdalabashir331
@abdalabashir331 6 лет назад
25/2/2018 yaadhageysanayo
@asmamohamed6492
@asmamohamed6492 5 лет назад
heestaan qofaa saaid u jclhy ayaa ibaray oon iisoo jeedin ayaa barey 😭😭😭
@ridwanmohamethomar8386
@ridwanmohamethomar8386 4 года назад
Ka xumey wllo 😭
@khaalidnour847
@khaalidnour847 3 месяца назад
Who listening 2024 in maka
@Qofnaba.
@Qofnaba. 7 лет назад
Heesaha Clasca kuwn ugu Jecla bay Ku Jirta wlahi Ee markn MaqLo Aan Oda Isku dhex tuuri Jiray Ex ciyal Badhi Iyo Hargysa uunba Garnaya wlhi 2017/10/11 ya dhagysnaya ciyala Jin badhi Uun Ba garnya Dareen jacyl
@mahamedabdi8118
@mahamedabdi8118 6 лет назад
qofnaba mohamed real ciyl ex badhi ✌
@cqaadircunaaye324
@cqaadircunaaye324 6 лет назад
Xertii isaar laabta ku haystan aha abtow awlaadul caasima ex ti hore hargeisa
@abshirabdullahi6095
@abshirabdullahi6095 6 лет назад
qofnaba mohamed hhhhhhh 2019 anaa dhagaysanaya libaax
@ridwanmohamethomar8386
@ridwanmohamethomar8386 4 года назад
Waliba hoteelkii tumashada ex new hargeysa shiraaqle hotel garanaaya garanaaya🥰🥰😍
@AbdikarimHaibe.12
@AbdikarimHaibe.12 4 года назад
@@ridwanmohamethomar8386 haa wllhi sxb anigu in kastoon yaraa haddana waan tagi jirey shiraaqle aroosyada ciyaal xaafadku markay hablaha la tagaan😍, ciyaal baar waraabe
@mohagurbe5617
@mohagurbe5617 Год назад
Inta tiktok kaso racdey love ka haila dhafin 👍
@rookiifaatu1933
@rookiifaatu1933 2 года назад
Doqon nasiiblaan dareemin ruuxa doona🥺❣️
@mubarikdekhaybe612
@mubarikdekhaybe612 Год назад
Way Dulow Dayowday Daashay Awgaa 😥🥺 Old is GOLD Sms Ex Hargeisa Uun baa Garan Kara libaaxas
@zamaarailkacaz9448
@zamaarailkacaz9448 3 года назад
Ciyaalkii Hargaysa iyo Baana Rooma
@daauusofficial4253
@daauusofficial4253 3 года назад
Dhiigeyga hargeysa from qarax land 🙄
@malirasta143
@malirasta143 9 месяцев назад
2024 Watching: 😂🔥😢
@iamsharmakeabdi7233
@iamsharmakeabdi7233 2 года назад
2022 who is listening 👂
@hoobalmedia1837
@hoobalmedia1837 6 лет назад
WHO IS WATCHING DECEMBER 2017
@suuqsiraad2897
@suuqsiraad2897 6 лет назад
april 2018
@Who_are_you900
@Who_are_you900 3 года назад
2021 feb 11 2:24am hargeysa ex hargeysa sms legend
@zakariyebilecumar7981
@zakariyebilecumar7981 2 года назад
Azxpta heestan hala cusbonaysiiyo 🤔🤍🤍2022
@UpdywasacMaxmuud
@UpdywasacMaxmuud 7 месяцев назад
2024 baa arkay 😂❤
@mubaarikaxmed2607
@mubaarikaxmed2607 3 года назад
Dadkii ciyaalka magaalada ahaa ayuum baa garanaya panorama
@mojtzi_NiXX
@mojtzi_NiXX Год назад
Anno yaro iskoolka 17 May dhigan jaray so baxday
@ahmedabdi6399
@ahmedabdi6399 10 лет назад
Esh calaa song doqon nasiib leh ayam daremin ruxa dona Wad ka baxsaty sms
@apdishakur9185
@apdishakur9185 3 года назад
ahmed 6yr kadib mnooshahy bro
@Who_are_you900
@Who_are_you900 3 года назад
Yep
@rudwaanyuzuf888
@rudwaanyuzuf888 2 года назад
Saxaradiid ex ciyaaLo caasimada Banaroma garanaayo uunbaa garanaya
@ajabnino9577
@ajabnino9577 6 лет назад
Waayo Wayo ciyaal baadhi axyaaa hees 2010
@LibanIman-o7x
@LibanIman-o7x 7 месяцев назад
Marnaba qalpigayga Kama Baxayso Xasuustadu Alpi😢😮
@hanadxusen4015
@hanadxusen4015 7 лет назад
wlhi wxn xasusty hestan mar hargeisa laga dhagysn jiray o adlogu jazi jiray waliba arosyda ama xafldaha
@Who_are_you900
@Who_are_you900 3 года назад
Iyo panaroma
@rooblecali6988
@rooblecali6988 Год назад
Noloshii hore
@nimcohoodo1012
@nimcohoodo1012 Год назад
👀 😢24 .4.2023
@yusufsiciid5553
@yusufsiciid5553 2 года назад
I am listening 2022
@saluurapperman7943
@saluurapperman7943 7 лет назад
Wlhi naag lugoyo waye hada sheegatid xitaa an ku fahmeyn dareen jecel hees waye wlhi
@Who_are_you900
@Who_are_you900 3 года назад
Iminka iyaga inagaga bdn bahalka sxb 2021
@a.rahmanhassan2221
@a.rahmanhassan2221 10 месяцев назад
Quluubta daashay ayaan dawaysanayna Axyaa hees saxardiid sms.
@daaroodpeople2134
@daaroodpeople2134 6 лет назад
wooow boos zaxardid ye maaan
@hafzamohamed9867
@hafzamohamed9867 10 месяцев назад
2023😂❤
@saluurapperman7943
@saluurapperman7943 7 лет назад
Dareen jecelba adi darta ii saqdo iina dabibdo nafteyda ad daweyso
@abdirahman9702
@abdirahman9702 2 года назад
2050 yaa ila dhagaysanaya?
@iidlechire5937
@iidlechire5937 Год назад
who listening this song 2023😂❤
@farahabdiqani8066
@farahabdiqani8066 10 месяцев назад
me😂
@hibo9023
@hibo9023 Год назад
Yaa dhagaysanaya 2023 ka
@kaletjambir
@kaletjambir 2 года назад
Ahay ah xasuusaha yaa nagu celiyaan🤣🤣
@abdimalikherzi194
@abdimalikherzi194 6 лет назад
2018 may 13 ☝☝☝☝☝☝
@cadnaanesmail9660
@cadnaanesmail9660 4 года назад
Maxamed ex ciyaal hargesa
@Who_are_you900
@Who_are_you900 3 года назад
2021 feb 11 2:30 am hbnimo hargeysa maskaxdu wxy jogtaa 2009 ex panaroma
@motivationchanell1489
@motivationchanell1489 Год назад
Inth dawaty 2022😢😢
@f49218
@f49218 14 лет назад
waaw lugeeyo
@apdishakur9185
@apdishakur9185 3 года назад
farhan 10yr kahor ayaad commentigan soo qortay manooshahy pro
@ahmedabdikarim8308
@ahmedabdikarim8308 10 месяцев назад
❤ old is gold
@danjire11baddacas3
@danjire11baddacas3 4 года назад
Waabay waxkale ahayd heezkani
@Who_are_you900
@Who_are_you900 3 года назад
Yeah man 2021
@saluurapperman7943
@saluurapperman7943 7 лет назад
Inad datasho dabarka ad ka goso oo ad siiso
@adde8x
@adde8x 14 лет назад
yaaaaab fanaan somaliland o xamarawi sidan u qadayaa qatar xamar maa kuso kortay wlalo
@sadikmoha3993
@sadikmoha3993 Год назад
Ma noshahay 11sano kdib
@saluurapperman7943
@saluurapperman7943 7 лет назад
Oo ad daryesho sida siiso darmahaa
@abdikhalaqahmed
@abdikhalaqahmed Год назад
2022 legend sms
@AinleAidrous
@AinleAidrous 7 месяцев назад
2025 watching:😂❤️🫶🏾
@mustafesaleebaan
@mustafesaleebaan Год назад
Wllee xusu peY mudntay heeskn pirsamad badanae waa piraygay caasimadu shindnyd ex fanaan saxdiid mahmed
@ahmetmohamed5027
@ahmetmohamed5027 2 года назад
😭😭😭💖
Далее
Sahardiid M Sahardiid - Aynee.flv
4:54
Просмотров 381 тыс.
Jogdher clip by Nomadnet
7:49
Просмотров 96 тыс.
GONE.Fludd, ЛСП - Ути-Пути (official video)
03:37
Nuradin Ahmed ..::: Layla :::..
6:31
Просмотров 537 тыс.
IFRAAX IFTIN ( DAREEN JACAYL ) LIVE MUSIC VIDEO 2018
3:58
qaadiro jacayl nugulaa jacayl 2014
6:06
Просмотров 209 тыс.
Soo Dhiib Waraaqaha (Official Audio)
5:19
Просмотров 1 млн
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Просмотров 13 млн
heestii qalbiga diday by nuradin NRD
7:35
Просмотров 18 тыс.
Saxardiid - Lugooyo
10:01
Просмотров 595 тыс.
Hees cusub Xariir Axmed Dareen Jacayl  2015
4:46
Просмотров 4,1 млн
Heestii Qurbo leysku guursado
6:45
Просмотров 906 тыс.
Somali song-Dahab la moodyey
5:49
Просмотров 3,3 млн
GONE.Fludd, ЛСП - Ути-Пути (official video)
03:37