Тёмный

Saydhiyo Guri Barwaaqo Parnk Ku Sameeyay? ||2020|| 

Maadshe Films
Подписаться 100 тыс.
Просмотров 73 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 421   
@hoodomawliid576
@hoodomawliid576 4 года назад
Inta ila fahanthy in lays ogyahay like ta dhc ku sii
@fanproj.production1903
@fanproj.production1903 4 года назад
Hi
@kaafimillano
@kaafimillano 4 года назад
Hhhhhhhh Wlhi waa ciyalkii hore kamaruu arkuu isdaadraaciyey Hadaad ogtay in uu prankigan laysla ogyey like dhac kusiiya
@Mohomed42
@Mohomed42 4 года назад
Beentaa Maaha Nin Wayn Uun Baa Fahmi Kara Kulahaa Inagu Ma Dumar Baynu Shuqul Kulenahay Hda Labatan Labatan Bay Lahadlan 😂
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 4 года назад
Hadii aan laysala ogeyn khatar iyo dagaal bay gelaysaa ee fahan dee
@ojdajiye4500
@ojdajiye4500 4 года назад
Riwaayad ahaan ku qaado🤣
@barbariyechannel7812
@barbariyechannel7812 4 года назад
Brank laysla ogyahay inuu yahay cida igu raacsan like dhac
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 3 года назад
👌wlh Wlh guri barwaaqo waa nin rageed🙏maansha alaah🤲saaxiibkiis inuu katago ayuu aad iyo aad uga xunyahay maahane noloshiisa madiidana🙏🙏
@mohmedboootaan1890
@mohmedboootaan1890 4 года назад
Gurow wadiga sameecada furaye parnkigu ma mid ad isla ogaydeenbaaa🤣🤣🤣🤣
@hamdadiriye2256
@hamdadiriye2256 4 года назад
Rag Qiimo badan leh wlhi ilahay idin dhawaro horena u socoda❤♥️🤲
@Ballo_moha39
@Ballo_moha39 4 года назад
Inta aragta in guri barwaaqo uu ilmo yar dhabta ku haysto liketa dhac 😂😂😂
@abdiwaliabdullahi2556
@abdiwaliabdullahi2556 4 года назад
Hhhhhhhhhhh
@Ballo_moha39
@Ballo_moha39 4 года назад
@Somali Funny adiga ninku ma seedigaabaa
@Ballo_moha39
@Ballo_moha39 4 года назад
@Somali Funny waxaso midhan ba somali ku jira maxad ka wadaa aduu teeda kale ma qof aanad garanayn baad afka iskala soo galaysaa aduu Mida male ninka maad naga xigtaa aduu
@derwerkzeuge2930
@derwerkzeuge2930 4 года назад
Ma caloosha fuul jajarka garacaysa
@Ballo_moha39
@Ballo_moha39 4 года назад
@@derwerkzeuge2930 kk haa
@naciimaxasan1950
@naciimaxasan1950 4 года назад
Kkkkkkkkkk guray waa xaraabo walhi hadaa cadhado iyo hadii kalna waxaa tahay funny 😁💖
@apdirahmaancalihassan4921
@apdirahmaancalihassan4921 4 года назад
Gurey and zaydiye legend of the legends
@fadumocabdisaq6287
@fadumocabdisaq6287 4 года назад
16:40 guray ku laha adiba gabadhiya kaso horeesa😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣beer xanuun
@duceysaneinawadani2381
@duceysaneinawadani2381 4 года назад
Guribarwaaqo ugs waaxey 6back ayaad jideysayeeee wuuuw Mnsha allah keep going
@jamiilajanno6204
@jamiilajanno6204 4 года назад
Alla wllhi run run bad modaysay prank guray wuu xanaqay nockalu noqday wllo waxa tihin saxiibo is jecele is dhawrta alle haysukiin daye laba qofon aad u tageratihine 💯💯💯💯♥️♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@wizer1594
@wizer1594 3 года назад
Wr ya ila arky point muhiima ayu ka hadlyeh 👏👏👏Dumarka sidey isku yhn top Wlhi guri barwaqo 👏👏👏👏👏👏
@farduuusmaxamed8493
@farduuusmaxamed8493 4 года назад
burcana wa laga badiyay 😂😂😂😂😂from sool
@maryanomer2558
@maryanomer2558 4 года назад
Mansha Allah wa Halyeeyo , Markay saas wx inoola JiLaan ayaan Gurigoda Gaynaa Ayuu Yidhi🤗🥰👑👑 ilaaliya hablaha wllo
@yasinafrica7621
@yasinafrica7621 4 года назад
Sxpayaal filmka noosoo daaya inshallah wan u xiisney abwaan guri barwaaqo inshallah hadan wadan ka imaado aan film ka qayb qaato inshallah
@Ahmedthaakir
@Ahmedthaakir 2 месяца назад
@abdizalaanrashiidchanel8196
@abdizalaanrashiidchanel8196 3 года назад
Ismail & clkarin wlhi zhp rag adag tihin wan idin wata gar iyo gardaraba 😍
@apthulmajidapthullahi3945
@apthulmajidapthullahi3945 4 года назад
Saydhiyoow wixii run ahi waa rune guray hadii aykugu dhici lahayd kamu sareen (kani gallbaye ku kalle raadi😅😂) guray 7 cishu ku ogaadey iyado xijab xidhanbu arkay
@Ben_Masks
@Ben_Masks 4 года назад
burco ha isaso adkeyso sidan awdal io gobolada kale kula tartami mayse hadii kle ankala ankaa🤣🤣🤣🤣
@muxiyadiin2760
@muxiyadiin2760 4 года назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@abdirahmanfilmsvlogs9979
@abdirahmanfilmsvlogs9979 4 года назад
ismuujiya inta ila aragtay in prankan laysla og yahay 👍
@mohamedadan9698
@mohamedadan9698 4 года назад
IzmaciL cabdiLaHi ALi Guri Barwaaqo iyo c/kariin saydhiYe TwO LenGeNdS👏
@autocarddesign2733
@autocarddesign2733 4 года назад
Inuu guri barwaaqo Camerada soo eegay yaa ila arkay 😁 Fake prank
@nasrahaldhaa5682
@nasrahaldhaa5682 3 года назад
Guray barwaaqo qalab uma baahnee Cabdikariinbuu u baahan yahay 😂😂😂🤣
@yasinafrica7621
@yasinafrica7621 4 года назад
Guri barwaaqo wlhi aad ban ugu qosley kulaha gabadhu awood wenaa maxa you tube kayga gadhsiiyey sln sare from Columbus ohio aar farxad maahan waa guumaysi
@hassandaahir4858
@hassandaahir4858 4 года назад
Seedhiya nin adag wlhi 😅😅😅
@cabdaleyaasiin5789
@cabdaleyaasiin5789 4 года назад
Saydhiye waad falantay hhhhhh😂😂😂😂😂
@mohamedalidahir7884
@mohamedalidahir7884 4 года назад
waan jeclahay reer burca waa dad qalbi wanaagsan xumaantu maba gasho
@muhamettjamaahmed7997
@muhamettjamaahmed7997 4 года назад
😅😅😅 Wr GurayoW Odeygi Saydhiye Ma Dayax o kle Bu Noqdee Naagba Igu Tidhi Bu ka Bixi La'yhee ♥️ Saydhiye Waa Nin adeg Wllhi Idin Tgeera GBtv and Maadhse films
@jamzzohchannel4238
@jamzzohchannel4238 4 года назад
Inuu Guri BarwaaQo caloolo yeesh Yaa ila Arka 🤣🤣
@xafsashirdoon7380
@xafsashirdoon7380 3 года назад
Masha allh gurey dabecadiisa dhabtaa iyo tan ruwaayaduhu wey ukala duwanyihiim qof masuul oo dagan
@khalidilkacase2464
@khalidilkacase2464 4 года назад
MAM BAAZA UYEEDHAH NINKII GOPOLKA RAGGA CEEPEYEYYY😂😂
@nadiraismacil1112
@nadiraismacil1112 4 года назад
guray barwaaqo waa xaraabe wllhi kulahaa ma anay isudhantay gabadhu 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ka jaro lkn saydhiye waxa uu sameeyay aniyo gabadhii ku lahaaa raxma waa shiikhad😂😂😂😂😂😂😂
@abdifatahmohamoudomar1541
@abdifatahmohamoudomar1541 4 года назад
Hhhhh wllhi qosalka iga dhamaaday ninkaa guri barwaaqqa waa mucjiso kulahaa ma danbi bay ka aminsan thy waxaan jilayno🤣🤣
@kkfldlldkkfldlld4539
@kkfldlldkkfldlld4539 4 года назад
Ma guribaad la seexatey maxaa dhawr soo nideeda ku tusay kulahaa guri barwaaqo😂😂😂
@munadiiriys3326
@munadiiriys3326 4 года назад
Dee cibadayso ku laha guri😅🤣 guri hore usoco😊😇
@azmaozman8165
@azmaozman8165 4 года назад
Wllhi waad dardarantahay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂big support guribarwaqo iyo saydhiye kkkkkk
@khalidkaraamo4806
@khalidkaraamo4806 4 года назад
Kildhi hady keento waa laga jabiya maahmaahda wan ka qaatay odayga 🤣🤣🤣
@ahmettharpiofficail6777
@ahmettharpiofficail6777 4 года назад
WaT kuGu dhacdaY gurayoW Nio😂😂🤗
@anisowdalmo1461
@anisowdalmo1461 4 года назад
Var guroow waar wax prank ah noola yimaada waa niic waxan aad soo bandhigteene
@musaali5323
@musaali5323 4 года назад
Saaydhiyee nin adag wlhy waad la heshay sxp👍👍👍
@adamommar9847
@adamommar9847 4 года назад
Gurey Aar iGaH DaaH DhiiGaH Ha igu kicine Markii uu Maqalay Gopolkii Laga padiyay kkkk 🤣🤣🤣
@abdiraxmaan8745
@abdiraxmaan8745 4 года назад
3:53 markuu saydhiye ka furayo guray albaabka, ma u eegtay in albaab la furay mise handaraabka albaabka ayaa laga sanqadhiyey Mida kale guray wuxuu yidhi hadaan suuqa soo galay hadana wuxuu yidhi waaban kuu dhawahay oo geerashka somaliland ayaan jooga markaa ma inagaa waalan daawadayaal mise guray faarta ayaa qabatay Mida kale maad xanuusatay kulaha sawkuwa maalin kasta iska warka haya ee videoga wada duuba Aar guroow sxp naga daa ciyaarta ee prank ha odhan ee waxaad tidhaahdaa barnaamijka waanada dhalinyarada
@cabdirashiidmaxamed2409
@cabdirashiidmaxamed2409 4 года назад
Abdikariim wlhi guri barwaaqo Wuu yaabay
@waxwalba1408
@waxwalba1408 4 года назад
Way haysaa vartu xata albaabka la furaya mee sowka albaabku furanee iftuunku soo galayo Waanu idinku fahanay taaye Ciyaal ninada naga daaya nio niman waawaynba idin dawade
@abdiraxmaan8745
@abdiraxmaan8745 4 года назад
@@waxwalba1408 haa sxp wax walba qaadan mayno somaha Waynu iska shaandhaynaynaa
@cabdiraxmaan4810
@cabdiraxmaan4810 4 года назад
Haa sxp wax garad ayaad tahay Waa been prankani
@AaboAxmed
@AaboAxmed 4 года назад
Var😲😲guri barwaaqo wuu arkayaa kamarada markuu leeyahay waan tagayaa
@maryanomer2558
@maryanomer2558 4 года назад
Inleen Togdheer ba WadaTeY GureYow😂😂 Am From sooL wa idin waTaaH Legends❤❤
@maarshaallyrics
@maarshaallyrics 4 года назад
🤣🤣🤣Adigu ismaciil ahaan ubad ii dhali maysid ku lahaa, Isgii b Pranka samaynayaba laga Afsomli Batoo khalkhalay *Guray wlee inan kuu dhigma anigu waayay sxb qli♥️
@mohamudahmed4522
@mohamudahmed4522 4 года назад
Wxy kuleeyihiin waa prank Haduu prank yhy guri barwaaqo ninka soo garaacaya moobilka sameecada kumuu dalaceen Kkkkk faar faar😂😂😄😄😄😂😄
@happy-ls1st
@happy-ls1st 4 года назад
Asc wlo sxpta murad ban leyahayeh iso duceeya fadlan
@shaaficimahamuud3977
@shaaficimahamuud3977 4 года назад
Khaladaadka lagaa sugayaa gurow 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@zakariaguedi9261
@zakariaguedi9261 4 года назад
Guray wuu yaabay 😂😂😂 Saydhiye go forward bro👏
@ugbadmohamed4098
@ugbadmohamed4098 3 года назад
waar hayaay wallahi prank kii ugu wacnaa ee somali oo dhan matasho waa kan 💯😂
@qosolqosol5433
@qosolqosol5433 4 года назад
Sidaan u daawanay ayuun buu guri barqaaqo var taydo soo qabtay Marku ku idhaha ku dhaqdhaqjiyay Ee ahayda soo gabo gabee pranked 😂😂 saydhiye iyo guri barwaaqo naga daay ciyaarta 😂😂👍
@zharmarkezaleban2029
@zharmarkezaleban2029 4 года назад
Aar Guray wllhi kaamuu xizhoon😂😂😂😂😂
@aasiyamahamed8407
@aasiyamahamed8407 4 года назад
Dipkay kuriday kuLaHaa guri barwaaqO 😂😂😂😂
@sayidapdiraxmaan9848
@sayidapdiraxmaan9848 4 года назад
Kulahaa aar gopolki wa laga badiyay Kuye guri barwaaqo aar igadaa dhiiga haygu kicinee keep going wlalky Guri barwaaqo 💘👏👍
@Fahmi_Heego
@Fahmi_Heego 4 года назад
Horumar Wacan wllo
@roobleofficial8548
@roobleofficial8548 3 года назад
Walahi waa pranki laysla og yahay
@ahmettharpiofficail6777
@ahmettharpiofficail6777 4 года назад
Legend Wallahi
@CawomahdiIbraahim
@CawomahdiIbraahim 9 дней назад
Rag culus saydhiye iyo guri barwaaqo dhigiinbad qiimo dheertihiin❤
@abdihakimraabbi5369
@abdihakimraabbi5369 3 года назад
Waaad is awaadheeen inaaad kala hadhaaane ka istaaqfuranleysta yaaan hadalkiina laydiin qaadine. Zhpayaal guribarwaqo iyo c.kareemow.
@awalemohamedtube612
@awalemohamedtube612 4 года назад
Ala War wxu wa Wax laysla Ogyay Sawka Camerada So Egaya Guray😂😂😂😂😂
@apdyhakim5147
@apdyhakim5147 4 года назад
Hore usocda saydhiye and guribarwaaqo prank aduun😂😂😂😂
@abdikani6830
@abdikani6830 4 года назад
Raxma ciilka iga hayay walahi guri barwaqo wa funy🤣😅🤣
@cabdicaliibnushabeell5475
@cabdicaliibnushabeell5475 4 года назад
Wlhi tani waa brnki lakin aniga iyo zxbky waxaanu ku kala dhaqaaqnay gabadh waxaan xasuustay habenkii anu kala baahaynay sidaasan u murtamayney
@najaadqali8584
@najaadqali8584 4 года назад
Guri barwaaqo xtaa prank hdii la wado u iska Qosol bdn yhy mba xnqaba ninkani😂
@zikaawifilmsandvlogs4085
@zikaawifilmsandvlogs4085 4 года назад
Zxp bilaash kuma bixiyo subscribeta lkn caawa waad iga qaadatay oo waad mutaysatay libaaxi baad kaga siisay ma ciidamadi UNta kkkkkkkkkkkk waan ini salaamaya
@siikawesiikaweadan2094
@siikawesiikaweadan2094 4 года назад
Gabadhu xoogweyna maciidamadii yuentaa kulaahaa😭😭😭kkkkk
@ridwanakiim2297
@ridwanakiim2297 4 года назад
prank been ah weeyi, wayo qashafada waad aragtan wakhtiguna waa habeen😂
@shiikhaawimole5165
@shiikhaawimole5165 4 года назад
Prank sidaa uqorteen baa khalada saydhiye iyo gurey wixii nuna prank maaha ee waa taxanihii araweelo part 12
@sooyaaldarwiish3464
@sooyaaldarwiish3464 3 года назад
Maanay isudhantahay inta ku Qososhy Like ta
@han-sanfilms3125
@han-sanfilms3125 4 года назад
Waar Nio Brank maahe Ma short filmba😃😀😄
@NoName-uq3vh
@NoName-uq3vh 3 года назад
PRANK BEEN AH MAR BUU GURI BARWAAQO SOO EEGAY KAMARADA CAR U FIIRSADA 😂😂 WAAR PRANK SAX AH ISKULA BADHEEDHA
@hanadabdikaahin3615
@hanadabdikaahin3615 4 года назад
Team guray barwaaqo waanu aarsanayna
@hanaanhassan7755
@hanaanhassan7755 4 года назад
hhhh Ala gurayoo jntaasaad kafikirtaan🤣🤣
@mohamedadem4154
@mohamedadem4154 4 года назад
Ismaaciil ahaan ubad ii dhali maysid sowmaha haayo kuuma dhalayo hhhhh saydhiye waad Ka qabsatay guray wlhi midna anaaga idiinku darnayo kooxdiidii bacadka farnay from Laascanod 😂🏆♥️
@realforextradersomali1929
@realforextradersomali1929 4 года назад
Wlhi guray barwaqo waa legend kulaaha xaraan ma rapo
@rayaanmuniita
@rayaanmuniita 2 года назад
G,B waan jeclahy ❤😰maxa prank ugu samaysay❤😭yarow
@dafacnour3916
@dafacnour3916 4 года назад
Gurey kulaha adaa halkaa igadhsiyey 😆
@mofaliye9193
@mofaliye9193 4 года назад
Karbash guray saxhhhhhhhh
@hassanshireh1218
@hassanshireh1218 4 года назад
Guribarwaaqo badahagii buu soo galay Sidii aad aamina u gashay 10 labkii u gal
@hayaadabdi5871
@hayaadabdi5871 4 года назад
Kulaha manay ii sudhantahay😂😆
@amongusplayers5337
@amongusplayers5337 4 года назад
pro guray waa laga qab saday hhhhhh😂
@hasanmataan8073
@hasanmataan8073 4 года назад
Dabkay ku riday gabadhu🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@waxkale542
@waxkale542 4 года назад
Saydhiow zxp cameradaadu waa qaraami shuba wax kuu ehe
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. 4 года назад
Kulahaa waa gabadh wacan ee cibaadayso adna 🤣🤣🤣🤣
@xikmatpubg3323
@xikmatpubg3323 4 года назад
KuIahaa waa gadadh wacan eecibaadayso😄😄😄😄😄😄😄😄😁
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. 4 года назад
@@xikmatpubg3323 🤣
@Supr93
@Supr93 Год назад
I’m so happy 😃 I hope 🤞 I can get a Yet journalists are not also allowed being taking aware any unusual risks to the environment of a country where a threat is imminent to its people or its people is a common factor 😂
@user-mb9bh9rv5l
@user-mb9bh9rv5l 4 года назад
Gurow inaGa Daa prank Ka pixi mayzide...😂
@mubaarikzaet1702
@mubaarikzaet1702 4 года назад
Guroow Daa da raxma ninkeedi buu noqnyaayeH ydaH soo shaqeyneyseH😂😂
@realforextradersomali1929
@realforextradersomali1929 4 года назад
Gabadhu awood weyn ma un baa hmmm
@kifaahbeautychannel2728
@kifaahbeautychannel2728 4 года назад
Kkkkkkkkkkk 🤣😆🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@yaasmiinabdillaahi5676
@yaasmiinabdillaahi5676 3 года назад
Qofuu ilaahay unaxariistay bu siiyaa wlhi qosol iguma hadhin
@azmanasapo2748
@azmanasapo2748 4 года назад
Guri barwaaqo in la dhibo ma jeclih wllhi🤣🤣🤣🤣
@Omersdad_.
@Omersdad_. 3 года назад
Kildhi haday keenaan waa laga kala jabiyaa 🤣🤣🤣 xitaa hadii prank lagu smaynayo kama qasna gurey
@mohanahmed7736
@mohanahmed7736 4 года назад
Abwaan qurux ama inanta Gurey u usheegtay reer xamarka u soo same oo waxaada ku tidha kooxda ayaad afkaarteda la wadaageen youtuber kale
@abdiQani_Isse
@abdiQani_Isse 4 года назад
Guraw Ninka Inooga Aar Gud Prank WaLiya kusame
@sekeriyemahamud7916
@sekeriyemahamud7916 4 года назад
Cajiib
@axmedmaxamed560
@axmedmaxamed560 4 года назад
Gabadhu xogwaynaa mayuenkiba kkkkk guray barwaaqo libaax libaax
@apdurahmannsaed801
@apdurahmannsaed801 4 года назад
Gobolkii baa laga badiyee gurey labo figis bu iskugu darayaa🤣
@FactCuriousYT
@FactCuriousYT 4 года назад
Waa prank Been Ah Waaxay Fadhiga Albaabka Horyaala 😂
@abwaancuriye242
@abwaancuriye242 4 года назад
*Brak fashilmay dhe sameecadu Guri barwaaqo Dalacay Awgii😂😂😂😲*
@salaadkabayare1235
@salaadkabayare1235 4 года назад
🤣🤣🤣🤣 guri barwqo waa in ad arsata sxb
Далее
Prank Muna Faysal Way Xanaaqday
12:41
Просмотров 99 тыс.
Taxanaha Sir Hawen  Guri barwaaqo vs Saydhiye ||2020||
21:20
Shaqadii ugu adkeed ee uu qabto Guri-barwaaqo
10:48
Просмотров 44 тыс.
Guri Barwaaqo vs Nasra Haldha tartan heesod qosola 2020
15:15