Тёмный

SAYID CALI IYO SUURATUL-YUSUF:-Sidee ayuu u dhacay Xukunka Toogashada ee Sayid 

Somali cable
Подписаться 368 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

SAYID CALI IYO SUURATUL-YUSUF:-Sidee ayuu u dhacay Xukunka Toogashada ee Sayid Cali,mala filayay Xukunka Dilka ah ee mar kale lagu riday Sayid Cali?

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 47   
@Eleg-e4h
@Eleg-e4h День назад
Masha alaah willka danbe ee wariyaha ah sida wanaagsan ee uu odaygaan wax u waydiiyay baan aad ula dhacay . Thank you I hope inay wariyayaasha somaliyeed sidaas ugu dhiiradaan su'aalaha. Well done
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada День назад
Allaa Mahad leh Cadaalada Ha sareyso
@mariammohamud9675
@mariammohamud9675 День назад
Mashalh hanbalyo cadaalad waa muhiim❤❤
@munaabdi2116
@munaabdi2116 День назад
Mansha allah rabi naxaristii jano haka warabiyo luul
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp День назад
Odeygaan Màkamada ha la geeyo Asagana Waa tuug
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 День назад
TIIRKA GEEYA MUJRIMKA SID CALI GUUL MAXKAMADA DOMALIYA OO DHAN JIRA OO JOOGA.
@abdibotan4740
@abdibotan4740 День назад
Mansha Allah dilla tukgas foshaxun moryantas foshaxun dilla kujihada
@jagagacmedia8490
@jagagacmedia8490 День назад
Ninkan caruurta awoowgooda ah ee dhalay aabahood wuxu rabay Mag intii la kala qaato, Xuquuqdii caruurtas magta ku lahaayeen uu isagu cuno.. Marba hadii la yiri waa la tooganayaa taas baaba dhaanta, xooluhu wuu dhamaanayaa waxba ma ahan ee meelo kale allaha kaa arzaaqo oday gaajaysan ba tahay.
@SabiriinMaxmaxad
@SabiriinMaxmaxad День назад
Mxaa Kaa galay adi😮😊
@siradm
@siradm День назад
Dulmigiisa, iyo akhlaaq xumadiisa iyo dalqo waynankiisa ayaa ka galay.
@mahamedjama5483
@mahamedjama5483 День назад
MashaAllah cadalad aye heshay luul
@LaylaAxmed-wl6hi
@LaylaAxmed-wl6hi День назад
Alxmdullilaah Alxmdullilaah haladilo ninkan
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 День назад
Dadka u haysta in ninka la dulmiyey oo xaqiiqada inay duugaan raba ma ogs miyaa in qabri labo mitir ah oo cidlo ah oo mugdi ah uu sugayo oo dunidani maalmo iska tahay ninkan xaqba uma laha inuu ka hadlo meesha waayo caruurtu ma qaangaarin hadii aysan ilmuhu qaangaarina gabadha waalidkeed ayaa xaqa leh hadii uusan waalidka nooleyn walalka ayaa leh ilaa meesha ugu danbeysa marka ninkan ilahay towbad ha weydiisto subxanallah
@farhiyaali8343
@farhiyaali8343 День назад
waxbadan waasoo rafatee ilahey naxariis weydiiso waxa kuushimanaa badane
@hodanbashir7886
@hodanbashir7886 21 час назад
Guul,cadalada ha shaqeeso
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 10 часов назад
Odayga awowga u ah caruurta meel xun buu hunguri ka raadiyey, weysa u suurtagali weyday ee iimaanka alla ha ku celiyo
@SuleimanFarax
@SuleimanFarax День назад
𝐀𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐮𝐧𝐚𝐱𝐚𝐫𝐢𝐬𝐭𝐨 𝐀𝐝𝐮𝐧𝐲𝐨 𝐣𝐨𝐠𝐢𝐬𝐭𝐢𝐬𝐚 𝐥𝐨𝐠𝐚𝐦𝐚 𝐁𝐚𝐡𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐂𝐚𝐥𝐚𝐲𝐚 𝐓𝐚𝐱𝐚𝐚𝐥
@ashasangbe9449
@ashasangbe9449 День назад
Waa xeywaan odeygaan dadkisa aawey meey reebtaan waa ladilaa adeer siyidali
@MaryamaAlia-uj9ul
@MaryamaAlia-uj9ul День назад
Cadaladu hasareeyso
@drbashirahmed7626
@drbashirahmed7626 День назад
Tiirka iyo berri
@msh984
@msh984 День назад
Ayadoo ay burbirisay racfaankii????? Adeeroow waa soo dhamaatay wixii 1995 kii dhici jiray qaata tan
@user-qp5zm1vj1u
@user-qp5zm1vj1u День назад
Wixi intaan kadib lagu hadlo waa iska calaacal
@mohamedibrahim6013
@mohamedibrahim6013 День назад
Ar indha adakaa
@ibnuyussuf
@ibnuyussuf День назад
Warkaas ayaa na deeqo
@user-vl6kp6ck5x
@user-vl6kp6ck5x День назад
War ninkaan maxaa ka siya 😮
@abdibotan4740
@abdibotan4740 День назад
Dilla tukgas foshaxun moryantas foshaxun dilla
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs День назад
qof tuhun lagu qisaaso sharciga kuma jirto ee iskasiidaayan edeysanaha
@sihamxusen4809
@sihamxusen4809 День назад
Ninkaan gabadha inow dilay waa iska cadahay ee ha is idho tirin kor naageyd kabo isma dheere
@ShaahimaYuusuf
@ShaahimaYuusuf День назад
Siday tuhun u tahay saw asagu mu gubin guriga
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs День назад
@@ShaahimaYuusuf gurigu gubay laakin iyada gashay bu yidhi midakale odayga gabadha dhalay ba lagu raaligelinaya
@CawaaleXasan-y9t
@CawaaleXasan-y9t День назад
​@@firdowsmusay-ze9gs adigana halagu gubo qudhun yahay
@bluerain3282
@bluerain3282 День назад
Ninkaa carurta halaga qaado. Wa nin calool uu shaqeyste ah
@MuhamedHassan-h2g
@MuhamedHassan-h2g День назад
😅😅😅😅
@JowharaXasan
@JowharaXasan 23 часа назад
Odaygaan halaxiro khaainkaa
@Gedi-tn4tf
@Gedi-tn4tf День назад
Hala dilo. Habaaraney weligooda dulmi ayey umada ku haayeen mudo badan
@axmednuurgeeseey678
@axmednuurgeeseey678 День назад
Heeeeh !!! Cadaalad ma jirto haddii aan Sayid Cali loo khisaasin xaaskiisa , cadaalad ma jirto haddii dil lagu xikumo Sayid Cali , cadaalad ma jirto haddii la i siin xaqa carruurta , yaab ka sii yaab !! Qof kasta tiisa ayaa cadaalada ,
@ifrahaden3782
@ifrahaden3782 День назад
Gabadh aanu dhiigeda lahayn buu rabaa in uu kahadlo oo go aan ugaadho adeer caruurta ayaad dhashay ee qado torso gabadha dhiigedana kama hadil kartid cidana kadhagaysan mayso dhiiga luul yaanu cadaalad helin ee ha isku ceebobin meel iska fadhiiso abeheed baa unool dhiigeda malahayn dhaqashadeeda unbaad lahaydeen kamana hadli kartid dhiigeeda abeheed baa nool shaqalaan sanaa
@NimcaMohamed-i6v
@NimcaMohamed-i6v День назад
Haa wala idin ugyahay idinka ma idinkaba cadala ma taqniina
@eliasmoha3121
@eliasmoha3121 День назад
Wariya bilaa dhaqan ah aya tahay far taaga maxey tahay
@Hudayfehassancusmaan
@Hudayfehassancusmaan День назад
Sika hoyada aa qaraartaa
@LightningFx-fv8ji
@LightningFx-fv8ji День назад
Siid ali reer aaqiraad ka iigu salaan Ceydiid iyo ali mahdi eena usheeg wadan ka inuu xogaa so ficnaaday ee na nugu salaan
@NimcaMohamed-i6v
@NimcaMohamed-i6v День назад
Intaxana tahau kk😊
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs День назад
yacni qabiilka luul ba laraaligelinaya taasna sharci iyo diin maaha wayo waxay iska idho tiren dhica ah nuul iyada kashay dabka oo cadeymo loo hayay halka ay kaaten male ah maadaama uu soo iibsaday baasinka isaga gubay taasana wa dulmi
@sihamxusen4809
@sihamxusen4809 День назад
Qabiil hadii la raali galinaayo kuwa luul kuwa sayid cali baa ka dhib bdn lkn runta cidna ma qarin karto isagaa afkiisa ka yiri markey itiri ninkalaa guursanaa wan xanaaqay basiin ayaana so gatay jiifka inan gubo ayaan rabay lkn qolka eey luul ku nasan jirtay buu gubay isla qolka oow gubay. Baa mobilkeeda laga helay oo micnaheeda yhy qolka ayey ku jirtay tankale muxuu ubaxsaday haduu danbi laheyn mida kle sidee qof weyn oo aqli leh qol gubanaayo intow lugihiisa ugu galo kadibna u dhex seexanaa ilaa jirkiisa ka gubto wiilkan danbiga inow galo cid walba oo alle ka baqeysa wey u jeeda waxaana xugmiyay 3 qareen oo midba aqoon ku filan lee yhy labo isku qabiila kuma jirto ee wiilkan alle xaqa haka oofiyo😊
@IsmaciilkeyzeIsmaciilkeyze
@IsmaciilkeyzeIsmaciilkeyze День назад
Adigu mashqrcibaa wax kataqaan quruxeey allese sow maogdhan carabyadiina wxne haku xaaeysana waxne haku xarimina maad udeysid dadka yaqaan oo aqoonta uleh xakunka inta maqabiilbaa kuriixaayo walatoogna walipa umadda kuwadda farxasan ooo ani kow ka.ahy yana kaahilammain qofki ugu horeyay oo dhimashadiisa sugi la.aay wyeh.madama uu dhobato an hore udhicin uuusameyay gabdh somaliyeedne nafteeda gadhsiyy heer melqabto lawayyy😢😈😝 Dilli oo dillla walipa in lagubba kaheclaan lahaapa togasho nafta ciyow dhaafee😂
@qadhijabintshariff585
@qadhijabintshariff585 День назад
Naa soco sharci waxba kamataqanidhe😮
Далее
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 14 AAD
20:29
БЕЛКА РОЖАЕТ? #cat
00:29
Просмотров 163 тыс.