Тёмный

SAYID CALI OO TOOGASHADA KA BADBAADAY & LUUL AABAHEED OO ILMEEYAY 

Zaki honest Official
Подписаться 241 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇 zaki_honest...

Опубликовано:

 

8 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 44   
@ZakihonestOfficial
@ZakihonestOfficial 19 дней назад
INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 19 дней назад
Waa runta alle hakubarakeyo
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 19 дней назад
Luuleey haday cadaalad Aduunka kawaydo, Aakharay hellee insha'Allah
@AmaalMaxamed-se9uh
@AmaalMaxamed-se9uh 18 дней назад
Subxanallah😢 cadalad mataalo hadi la siidayo dilaagaas waaa dulmi weyn😢😢😢
@aliosman8874
@aliosman8874 19 дней назад
HASBUNALLAHU Wa NICMAL WAKIIL, Allaha sahlo amuraha Amin ya rabbi
@user-co6ro7io6c
@user-co6ro7io6c 18 дней назад
🎉🎉🎉🎉
@user-co6ro7io6c
@user-co6ro7io6c 18 дней назад
❤❤❤❤
@user-ly3ke7pn3u
@user-ly3ke7pn3u 19 дней назад
*Luul alle akti aye cadalad ka heyleysa asaganah nar buu i yerte ya dhib qabo labadoda hadi la deye lul wa gabar shihiday adunnah wey moday dhibta so gartay waxa kaga filan halmar o alle janada galshy asiganah inta yar ee cimrigisa ka dhiman ha raxesto wayo koleyba wa uun ki dhimanaye sikastaba adun raxo ma talo waxa lagu raxesta wa alle dacadisa dilana raxo uma talo Qodobka labad shamuri ninkas ceynayo leh nolal aad aqon lama galo asiga ma noloshow yaqan wllhi hadi uuw maqli lahay hadalki alle iyo hadlka rasulka dhibatada ey ledahay inaad walaka muslimka ku ceyso gardaro hadow oganlahay dhibatada ka raceysa waligi qof muslim ah kuma jesjesen mida kale hadow ka faideysa waye nolasha so martay so alle caligisa sodas kama djigin qofka hadi aad wani karto wa la waniya lkn lama cayo nabiga scw marki ow sharxaye muslim ya la dhaha wuxu dhahay wa kan musliminta ka nabad galen lkn manta somaliya waxa ku badan dad moda in salad la tukado bas tahay muslimnimada o sameynayo waxey rabaan subxanalah alle haso hanuniyo inta xun*
@seynabnuur6011
@seynabnuur6011 19 дней назад
Allaahu Akbar😢😢😢😢😢😢😢😢
@Saharacali-ov7gc
@Saharacali-ov7gc 19 дней назад
😅
@11naa44
@11naa44 19 дней назад
Somalidu dulmi jecelaa Shamuuri ciyaala report garee wlhi srry Xayaat pagekeeda halkii video 80k like wey hesha wn la yaaba MashAllah Xayata hada 1M bey geli rabta
@HamdaYacine-wc3fk
@HamdaYacine-wc3fk 19 дней назад
Subxanalah😢😢😢😢
@KifaaxYuusuf
@KifaaxYuusuf 19 дней назад
Walbahaar badnaa arcaloolxumo wynaa akhiraba sadbaydooni
@bulshokitchen2146
@bulshokitchen2146 19 дней назад
Asc habo mar walba waan ku daawataa u are my son habo maasha alaah alligator aad qabto hadii ay qabi lahaayeen dad badan kaa weyn maasha alaah
@safiyohadad79
@safiyohadad79 19 дней назад
Geesi aatahay nin kushibin karo matihid lkn xaqaa dilacayo
@MaryemsharfiMursali
@MaryemsharfiMursali 19 дней назад
Sakiyow shamorey waxa heley nafsiga hoyadosa iyo carurtisa hadana liahey habaryo baryada alle malugu qado 😊
@bilanali7417
@bilanali7417 19 дней назад
Mashallah
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 19 дней назад
Wcs walalkey zaki Yare allxmduliilh allxmduliilh sheeko ninkas diilaga ah hasdila daayso xiita bananks ay lagu GUBaya inshallah Allah ninkas diilaga ah waa la guubaya maa nolanyo
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 18 дней назад
Zaki Waa Cunug yer caano nuug ah Asiga lacag raadinoyo o wadan gaajo joogo markaaso kuleeyahay lacag xita waan diiday o yaa lacag kula sodonana mida kale arinta seyd cali iyo luul waa adiga 100 video kasameeyay cadaalad raadis kaama ahan waan ku fahansanahy wexee kaatahay views raadis ileen chalenge kale mataqaanid wixi dhaco le soqaadata fikrado maskaxdada kayimado umada lawadaag xaar xaar batahy 😷😷😷
@HamdaYacine-wc3fk
@HamdaYacine-wc3fk 19 дней назад
Mesha cadaladima talo waayo cabdinasir muuse dahable ayay dileen kuwakele wuuxidhay xataa maxkamada lamakiinin waxan kasoo salaamay gabilay saki waan kuwataa😢😢😢😢😢
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 19 дней назад
Hi zaki habo
@IibrahimAxmed
@IibrahimAxmed 19 дней назад
😢😢😢😢
@munasar10001
@munasar10001 18 дней назад
WAR HADII LADAAYANA TIISAANAN GALIN HADII LADILANA TIISAA DHAMAATAY MAXAA KALE
@munasar10001
@munasar10001 18 дней назад
SAYID CALI OO TOOGASHADA KA BADBAADAY WAA CIWAANKAAGA SABABNA NOOMA SHEEGIN OGAALNA NOOMA SHEEGIN. CADEENA MAADAN LA IMAAN. REER YOU TOBE MASAAJIDKA CIYAARTA HALAGA DAAYO
@aliosman8874
@aliosman8874 19 дней назад
Wcs brother
@fxcooking9677
@fxcooking9677 19 дней назад
Hana dambaajin dalxiiskii nayroobi baad lacagtii ku dhamaysay nin wayn baa tahay laakiin caruur baa iska dhigtay aniga waxaan umalayn in aad doqon tahay somali waa xiisaalay marbay kuu kaceen waad ka faa iidaysan wayday caruur baa iska dhigtay hadba jaakad baad noosoo gashatay No more suuro dambe iyo iscaruurayn
@zakinice59hakim
@zakinice59hakim 19 дней назад
Nin qanjo weyn io nin calool weyn aqli badan maleh 😂😂😂
@user-ei3ge8em6b
@user-ei3ge8em6b 19 дней назад
Tuugsi aa noo keentee
@safiyohadad79
@safiyohadad79 19 дней назад
Sac wiilkeygii saki aad aad umahadsantahay il iyo af alow kaa hayo cadawgaga cagta ka aamus xaqaa dilacaye sug masii noolan doona ma is weydiyen kkk wale si xun buu udhiman doona asaga iyo kuwa xun xun oo xaqdarada dadka ku aflagaadenayo hayeygandarshayaloowgaalada shiid kayeelow kk
@degelkhayr
@degelkhayr 18 дней назад
Ogaada inay dumarku idinka caqli badanyihiin
@anabali3897
@anabali3897 19 дней назад
War adi qof lacag qaado ku dhahayso maheen orod cml yeelo waxan ahen marka iska dhito dhibkane ledahay😏
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 18 дней назад
Waa Cunug yer caano nuug ah Asiga lacag raadinoyo o wadan gaajo joogo markaaso kuleeyahay lacag xita waan diiday o yaa lacag kula sodonana mida kale arinta seyd cali iyo luul waa adiga 100 video kasameeyay cadaalad raadis kaama ahan waan ku fahansanahy wexee kaatahay views raadis ileen chalenge kale mataqaanid wixi dhaco le soqaadata fikrado maskaxdada kayimado umada lawadaag xaar xaar batahy 😷😷😷
@faisalabdibashir7959
@faisalabdibashir7959 19 дней назад
Asc sxb zaki honestly bro waxaad tahay wiil yar oo walalkay ah lkn dooda lul kiiskeed wax kama qabankartid anigane sidoo kale false alle ayaa ciqaabtiisa marindoon
@farhiyaabdullahi6681
@farhiyaabdullahi6681 19 дней назад
War baxa sayid cali lama dilaayo war kale ma heysa Shaqo yeelo waryaa
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 18 дней назад
Waa ladila doofarka dilaaga ah adiga gacan ku dhiiglaha miya garab siineysa ilahey kama cabsaneysid so qof muslim matihid se ugu doode qof dilaa ah mida kale booska luul allh ha unacariiste hade kujurilahed walaasha ama walaalka see noqon laheed caacda jooji insha alh waa ladila 😷😷😷
@mahiiw3477
@mahiiw3477 18 дней назад
mal kalay aadi diil cidlikarta oo ilaahy abuurtay ma jiirto
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 18 дней назад
@@mahiiw3477 waa ladila adiga bal kaali kaceli tookashada 😷😷😷😛😛😛
@mahiiw3477
@mahiiw3477 18 дней назад
​wad iska dirta walee dheergaxita haadu,,,,u dhinto madxinaa u maqaan😭😭😭
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 18 дней назад
@@mahiiw3477 tii rabi waa gooni wuu bad baadikara o tiisa waqti kadhiman lkn insha allh waxaan rajeyneyna in tiirka lakeeno 😷😷😷
@FathiaAsso
@FathiaAsso 19 дней назад
😮😮😮😮😮😮😢😢😢😢whfianlamasemen🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴adaladlamasemene
@farhiyaabdullahi6681
@farhiyaabdullahi6681 19 дней назад
Habargidire naceb a ka batey baxa
@user-co6ro7io6c
@user-co6ro7io6c 18 дней назад
❤❤❤❤
@user-co6ro7io6c
@user-co6ro7io6c 18 дней назад
❤❤❤❤
@user-co6ro7io6c
@user-co6ro7io6c 18 дней назад
❤❤❤❤
Далее
DEG DEG CULUMADII OO U DUCEEYSAY OMAAR BARBAR
21:19
Просмотров 21 тыс.