Тёмный

SCHOOL ISKU DIYARIS IYO QURAC WANAGSAN 

MY RAJO
Подписаться 250 тыс.
Просмотров 80 тыс.
50% 1

SCHOOL ISKU DIYARIS IYO QURAC WANAGSAN PLZ SUBSCRIBE

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 336   
@amnahaji1769
@amnahaji1769 Месяц назад
Abaayo muniiro masha Allah aad iyo aad ayaad u.dhub.ned
@myrajochannal2
@myrajochannal2 6 лет назад
ASC RER MY RAJO SUWAX DII GURIGA SIDAS AYAN ISKU DIYARINA 🤣🤣🤣QEYLO DAGAL KALA OROD 🏃‍♀️🏃‍♀️
@hakimahilkas439
@hakimahilkas439 6 лет назад
Abayo somali an joga biyaha maxan kudarsana subaxdi
@hawoluulabdinur1957
@hawoluulabdinur1957 6 лет назад
my rajo channal 2 aniga anigo ilmayar naas nujinayo macabi kara biya diiran
@leilamohmod6600
@leilamohmod6600 6 лет назад
msha alllah abyo ilhy haku dhowro adi iyo fmilkaaagaba
@fartacabdi7394
@fartacabdi7394 6 лет назад
my rajo channal 2 abaya munira ad ayan idin tagera waxana idin rajeyna farxad warta.
@afnaanhassan8366
@afnaanhassan8366 6 лет назад
Haaah saas waye wlh family😍😍
@user-dr3ug3qu2x
@user-dr3ug3qu2x 6 лет назад
Masha allaah my rajo channel allaaha ku xifdiyo adiga iyo caruurtada iyo xajiga nolool warta ayaan idinku ogahay xbbti ilove you so much 😘😘😘😘💖💖💖💖😘😘😘😘😘😘😘💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗
@wll____________50cent35
@wll____________50cent35 5 лет назад
Hooyo Waa Hooyo
@amalitofunnykittensvlogs647
@amalitofunnykittensvlogs647 6 лет назад
masha Allah my Rajo channel
@firdowsayar.2515
@firdowsayar.2515 6 лет назад
muniirooy ma anan arkin gabr aan kaa jeclahay oona kaa nidaam io wanaaag badn intan habalaha utuberska dhan dawanayey balse ani hada wanba kaa barta sida reerka loo maamulo.madama aan wli gabr so koreysa ahay markn waxbradhada dhameyo ninkii i guursada...wuxuu i dhahaa muniiro miyaa ku so tbabartay.kkkkk love you muniiro
@aaminoabdi95
@aaminoabdi95 6 лет назад
masha allaah
@bari_beauty3018
@bari_beauty3018 5 лет назад
😂😂😂😂waakudubooyaa manooli maniiro wiilka dubista badan kada
@naciimanalka4128
@naciimanalka4128 Год назад
Masha Allah 4sano kabacdi firsanoya my family rajo alle ha nixifdiyo abid
@farxiyoxasan8160
@farxiyoxasan8160 5 лет назад
Masha Allah xabiibti rabi ha ha idinxafido adiga iyo reerkada farxad kuwaara 😍😍😍👍❤👌
@zamiiroupdynuur9095
@zamiiroupdynuur9095 5 лет назад
masha allah abaayo muniiro
@aishaabdirahmanyussuf
@aishaabdirahmanyussuf 6 лет назад
ماشا ءالله أسرة سعيدة الله يداوم فيها ❤❤
@saidaibrahim6221
@saidaibrahim6221 5 лет назад
🤗😍😍Masha Allah Abaayo
@samahamohamud1944
@samahamohamud1944 6 лет назад
Hhhhh masha Allah my rajo dumashigey Ka wareeji yaaqaay
@yaasmiinmohamed5493
@yaasmiinmohamed5493 6 лет назад
Masha Allah walashay iyo wallkey aan dar illahay u jclhy illahay haa idin xifdiyo idinka iyo caruurta asad iyo anas wilashayda bay isku magac yiihiin
@bisharocumar301
@bisharocumar301 5 лет назад
Masha Allah reermayrajo
@juweyriyaabdala4266
@juweyriyaabdala4266 6 лет назад
Masha allah
@sofiaabdi4369
@sofiaabdi4369 6 лет назад
Asc walalayaal Marka hore mashaAllah ilaahay farxada haniziyadiyo Talabaad waiga Suaal ee machine calosha uu saygaaga isticmaalayay magaceed walal?
@yuunadal8712
@yuunadal8712 5 лет назад
Mazha Allah Wllshy Ilahy Ha Idin Xifdiyo Adi io Familygaadaba. Waxaad Tusaale U Tahay Dhamaan Hablaha Somaliyeed Oo Dhan Waana Rajeenayaa Iney Sidaado Kale Wada Noqdaan Hablaheenu😍
@xamdicrashiid6486
@xamdicrashiid6486 6 лет назад
Family qurux badan aan idinla kaftamee subax kasta ma boorash baa la cabayaa suqaar iyo canjeelo iyo rooti iyo beer uma xiistaan miyaa, ilaa iyo goormaa cuntadii hore laga maqnaanayaa anigu marba waan uqarqarinlahaaye guuuuuul may rajo
@mardiyagardad8304
@mardiyagardad8304 4 года назад
Xabiibti ilmaha ha isku barbardhigin marnaba. Nice video.
@sagalmaanshaallahwalaahika9561
Alle awladaa haku barakeeyo wllo
@raaqiyoibrhim8089
@raaqiyoibrhim8089 Год назад
Masha allaah xasuus caruurta yaryar muniira maxay so samirtay insha allaah meel sare waad ka gaari you tube ka
@HayatInspiration
@HayatInspiration 6 лет назад
Masha'Allah muniira Iyo familykeeda quruxda badan Alle ha idin xifdiyo Hbbty
@ismahanmbeauty7366
@ismahanmbeauty7366 6 лет назад
Masha Allah Hooyo fiican ilahey hakuxifdiyo my Rajo❤️❤️
@eshwaakabdillahi4148
@eshwaakabdillahi4148 5 лет назад
Beautiful family mnchollah♥️😙😚😗💏💘💞
@nafizaabdulahi9871
@nafizaabdulahi9871 6 лет назад
masha allaah ilahay famili isla jira oo farxad kuda nolada ha idinka dhigo inta ifka lajogo akhirana janada alle haydin siyo hore u socda waan jeclahay famili somaliyed oo farxad iyo jacel ka muqda ama wadaga inaan arko top 10 😍❤🌷🌹
@cayuuniqurux1605
@cayuuniqurux1605 6 лет назад
Qoys qurx bdhn mshlh
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 4 месяца назад
5sano la hor adna intay le ekayd hhhhhhhhhhhhh Masha alah
@maimun2745
@maimun2745 6 лет назад
Masha Allah Hooyo guri joog ah Saas ee ku Fcn tahay Aniga subaxdii 5:30 ka soo kacaa canug yar heysanaa Alx abahis Aa wado oo keyo xananada meshasna Cuntada laga siiya, intoo hajiga cunuga sii keynayo aan is sii diyariya kadibna Cuntada qadan lehen sii diyariya kadibna shaqada la kala aadaa asoo la dalayan yahay la imana kadible wax karis la galaa hadane.
@umusahra2521
@umusahra2521 6 лет назад
iyadoo yar bay dhashay mashallah u dheh hooyo a15 sano ku dhashay inantedaduna 14 jirtahay oo ka dhertay ka xarago badan tahay lagu idhahdo ma walashaba anaga aragnay.
@xirowcade951
@xirowcade951 5 лет назад
mansha Allah walalshey walhi waxa mudan tihin Ku day sasho
@hoodiyoayaanleey6781
@hoodiyoayaanleey6781 6 лет назад
Masha allah somali tusaale fcn ayad u tihin muniira iyo sowjkeda 👜👝
@sundusali7230
@sundusali7230 6 лет назад
Asc walashey ilmaha alle haku xifdiyo lkn luuqadoda kula hdl walaley ilmaha luqad kale guriga iney oga hadlan haka yelina ina kula hadasho iska dhafe wlhi wa talo muhim ah ina qadato an rajeyna hawenka somaliyed intoda badan wa sidan wan ka yabay ani
@habibihabibi8947
@habibihabibi8947 5 лет назад
Abaayo talo fcn ayaa siisay
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 6 лет назад
Wale gurigena layabana hurdo kasto ku hayso qaylada kabta duleyso albabla lafurayo ayaba naya kac suxe ku dhahayo viva qaylo &subixi kala cararka xafada isku waara nice rajo familly ❤
@ayanahmed9007
@ayanahmed9007 5 лет назад
Masha alh xbbt muniiro iyo qoskda qurxon Allah isku kiin xfido ❤❤
@user-wx6ue3gu5n
@user-wx6ue3gu5n 5 лет назад
Dharka ilmahaga ma qurxana ee ilmaha uronuw
@user-hb7mh2jx1v
@user-hb7mh2jx1v 6 лет назад
Beautiful couple maashallah:)may Allah bless your marriage and your children
@umumaniiraadan2165
@umumaniiraadan2165 6 лет назад
Wlh markaa faraxsantihiin adaa nii kugo farxaa masha alaah huray o socda
@safiyacadeysafiyacadey7261
@safiyacadeysafiyacadey7261 6 лет назад
💕💕💕💕💕💕💕👍👍👌👌
@googlegmail3753
@googlegmail3753 6 лет назад
Masha Allah warxad ku waraa forever
@amishachannelone9146
@amishachannelone9146 5 лет назад
😍😘
@fadumoshiino4871
@fadumoshiino4871 6 лет назад
Mansha allah wllshy waan ubaahanahy lkn sidee uhelayaa allaabtan
@hawasanneyne8015
@hawasanneyne8015 6 лет назад
Masha'allah Allaha ku dhaafo oo ku xafido illmahaga wa indhaha nuurkooda iyo reerkaga
@muslimocabdulahi9154
@muslimocabdulahi9154 6 лет назад
Masha allah tabarakallah my abayo iyo dumashi allah idin xafido faraxad iyo cafimad ku wara💖💖💖💖👍👍
@qaalimuxydiin2246
@qaalimuxydiin2246 6 лет назад
m.a Abaayo waan kahelay nidaamkaga family qurux bdn ayaad tihiin alla ha idin xafido adiga caruurta da iyo seygada farxad Ku noolada
@fatusaid4758
@fatusaid4758 6 лет назад
Manshallah xbbti
@runeyiskufilin4806
@runeyiskufilin4806 6 лет назад
mooi maasha allaah illaaheey farhadiin ha idiin siyaadiya
@sharmakeabdirizak6490
@sharmakeabdirizak6490 6 лет назад
hahaha hee guriga dhan kamiran ku dhajina loolz waxkale somalia idinko kale allaha ku so badiyo be happy family
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 6 лет назад
Hooyo gaari ah fariid manshallah
@khadijosheikhadan6184
@khadijosheikhadan6184 6 лет назад
masha alaah walaashey ilaahey ha idin barakeeyo isku waara adiga iyo xaajigaaga
@mustaqbalchannel7589
@mustaqbalchannel7589 6 лет назад
masha allah masha allah abaayo macney familkaga quruxda badan allaha kuu dhaafo waxaa tahay hooyo iyo aabo karti leh waan idin ku faraxsanahay wlh noloshiina farxada leh masha allah tabarakallah plz abyo ilmaha youtebka ha iska soo galin adiga iyo xajiga waa cadi lkn ilmaha ha iska soo dhigin plz codsigeyga inaa aqbashaya ayaan filaa waayo hadal aan ka naxay ayaan meshaan ku arkay ey gabr soo qortay allaha ku xafido cadey
@ayaanmahir757
@ayaanmahir757 6 лет назад
Mansha allaah
@eyey-s4s
@eyey-s4s 6 лет назад
Mansha allh allahu yaxfidkum laman isjecle farxad kuwra abid
@uniquehooyo
@uniquehooyo 6 лет назад
MashaAllah Muniira Hooyo dadaasho my Rajo love you abaayo 😘shaqo guri madhamaato.
@fartunhappy2110
@fartunhappy2110 6 лет назад
😍😍😍www my ilmahega aan jacalaahy
@rowdamusiyan8653
@rowdamusiyan8653 6 лет назад
Masha allaah tabarakallaah ale haidiin xifdhiyo adiga iyo caruurtadaba walashery
@muhiimwanaag6220
@muhiimwanaag6220 6 лет назад
Wwww mashaallaah tabaraka laah
@nacimacabdi3651
@nacimacabdi3651 6 лет назад
Maan sha allah wlahii ilahy dartiis ayaan kujeclahy horay usoco walshey
@umuayman793
@umuayman793 6 лет назад
👏👏😂abdirisaq 😂😂manta waa laga xarebeste😂
@muhtavo0027
@muhtavo0027 6 лет назад
Mansha alllh farxad ku waaara muniro iyo abdirisaqa
@blvr10
@blvr10 6 лет назад
Away afki hooyo ee somaligai asfeeq duuy lee yeeroosee ....saan lama rabo kaalay iyo nakeenta hala.badiyo 👏
@rahmahinacabdimajid9147
@rahmahinacabdimajid9147 6 лет назад
Masha Allah Habaryar qaali aad baan kuujeclhy Alaha inixafido adiga iyo family gaaag 🌼🌼💝💞💞💟💋💋
@DGT567
@DGT567 6 лет назад
anaa ugu horwya manta 😂😂
@myrajochannal2
@myrajochannal2 6 лет назад
😍🌷🌷🌷🌷🌷😍😍
@rahmaaanoyali6078
@rahmaaanoyali6078 6 лет назад
Masha allah abyo jazaakalaah
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 6 лет назад
Masha Allah masha Allah Sixa wa caafiya wllo Mahadsanid quruxey Aad ayaan u salaamey xabiibkaaga abaayo JazakAllah khayr xbbti
@parisabdirisak8941
@parisabdirisak8941 6 лет назад
maashallah famil qurux badan😍allahayoow isha iyo xasadka idinka qabo
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 6 лет назад
MashaAllah Famil Qurux bdn Allaha niixifdiyo Amin
@kingdomofajuuraanamsheekh6012
@kingdomofajuuraanamsheekh6012 6 лет назад
Wowwh👍👍👍👍
@fanaxleyfantastic2120
@fanaxleyfantastic2120 6 лет назад
Mashallah mashallah jazakallah kher abayo one ☝️love idin jecelahay runti daman adi iyo familkagaa quruxdaa badan mashallah dumashigenaa mantaa waalaga harabeysatee walaguu gaday vediogaa mashalh saln sare idin leyahay wllhey qali
@muslimocabdulahi9154
@muslimocabdulahi9154 6 лет назад
Mash allah tabarakallah allah idin xafido faraxad ku nolaàd 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖👍👍👍
@ayuubboy2874
@ayuubboy2874 5 лет назад
Waa ku jeclhy abaayo
@queenhonest6978
@queenhonest6978 6 лет назад
Masha allah wa kahelay nadaamkaaga abyo hore usoco
@sabirinabduwali202
@sabirinabduwali202 6 лет назад
Masha Allah abyo
@myrajochannal2
@myrajochannal2 6 лет назад
Shukran abaayo
@guulsomalia2840
@guulsomalia2840 5 лет назад
m.a
@muunaawil4024
@muunaawil4024 6 лет назад
Manshalah famali qurux badan ❤️❤️👏👍👍👍👍👍👍👍💖💓💔💓❤️
@fartunmohamed8658
@fartunmohamed8658 6 лет назад
MashaAllah beautiful family may Allah blessed your life i love a family like this
@sundusali7230
@sundusali7230 6 лет назад
Masha allah family qurux badan o jcl fara badan ka muqda aya tihin alle ha idin barakeeyo kiliya carurta afkoda ina kula hadashan idinka dhimn illahey haisku kin barakeyo
@qalicadey5427
@qalicadey5427 6 лет назад
asc asxaabta dhan hada ayaan cusubahay mesha subscribed wan saraay ee ha LA,isoo dhaweyo
@sagalosman1083
@sagalosman1083 6 лет назад
Maasha allaah my Rajo walaasheen ilaahay ha Odin xifdiyo adi iyo familkaaga
@ubahindho3414
@ubahindho3414 6 лет назад
Mansha Allaah farxad kuwaara famli isjecel👍
@munabashir387
@munabashir387 6 лет назад
Masha allah Abayo muniiro
@umumaniiraadan2165
@umumaniiraadan2165 6 лет назад
Wwww masha alaah Qali alaha nii xafido
@rahmadhalgobed8847
@rahmadhalgobed8847 6 лет назад
Manzha allh family Qurxon Alle ha idin Barakeyo wn jeclahay farxadina Hambalyo😘❤
@dagancadey2185
@dagancadey2185 6 лет назад
Walee been madan shegin halka subaxdi qaylo iga dhacayso hadad arki laheyd dhagaha kujabi laha alow awlada noo xifdi
@humbledemumtaz4936
@humbledemumtaz4936 6 лет назад
Kkkkk hoyadey SAS ah ilaa gabalku kadhacayo nayaa warya kujirta😂😂😂
@nashaqueen1413
@nashaqueen1413 6 лет назад
Mashallah abyooooo muniro Allah idin xafidho Adiga iyo xajigaga iyo family dhamantiin
@inamahamud6449
@inamahamud6449 6 лет назад
Masha allah ❤️❤️❤️❤️
@ayaancadey2117
@ayaancadey2117 6 лет назад
Allow isku keen barakey muniiro iyo cabdi risaaq fani
@ahmedyusufomar2861
@ahmedyusufomar2861 6 лет назад
Masha Allah wll
@marwastarcooking
@marwastarcooking 6 лет назад
Masha Allah Allah idin xafido
@sumayosadri7358
@sumayosadri7358 6 лет назад
Masha allah sis farxad kuwara qooys qurux badan allaha idin deesto noolow mcnto
@ayaanabdullahi5742
@ayaanabdullahi5742 6 лет назад
Masha Allah lovely couples Awladiina Allah ha idiin barakeeyo good life style 😍😍👏👏
@ceynicabduqaadirabuukarcay2949
Masha allh Allh idin dhoolo familygiina ceyni samideyda masha allh
@sundusinaali3034
@sundusinaali3034 6 лет назад
Mansha allah nice Family 😙 allah ha idin xifdiyo Aamin 💪✌ strong family
@amalhaaji1112
@amalhaaji1112 6 лет назад
Mashallh family quruxbadan Allha idin xafido dhamantiin ❤
@ekraabdulahi3211
@ekraabdulahi3211 6 лет назад
Gabadhaan hal ayaaan ku jeclahay background keeda waaa wada nashiiidooyin maaansha alah ilaaaaheeey haku barakeeeyo abaaayo
@habibihabibi8947
@habibihabibi8947 5 лет назад
Abaayo plz ilmaha af somali kula hdl yey kaa.noqon sida ilmaha qaar oo luqadoda aqoon plz and plz hana iga xuman ilmaha marna eedo ayaa u ahay marna habaryr
@Afifakahiye
@Afifakahiye 6 лет назад
Masha Allah Coach Cabdi risaq
@filsanbigays
@filsanbigays 6 лет назад
mansha alaah walashay muniira walaahi sas ban ku jirnaa qoyskasta subaxdii shaqo an aado iyo caruur diyaaris sas ban anaguna idinla mid nahay sas ban isku ag orodnaa aniga iyo xaajiga ilahy awlaada hanoo barakeeyo inta an haysana ilahy si dag dag ah haku siiyo wan idinku fanaa muniira iyo c/risaaq iskuwa dhamaan carurta aan habada iyo eedadaba u ahay mansha alaah😍😍😍
@queentusheey2271
@queentusheey2271 5 лет назад
ilhan omar
@ubahnurhusein6181
@ubahnurhusein6181 6 лет назад
Ilaahey ha idin barakeeyo maansha Allah 😘😘
Далее
DAILY ROUTINE RER #my_rajo
10:07
Просмотров 8 тыс.
SIDEE KUGU BILAWATAY MALINTADA ANIGA ? #my_rajo
14:54
Что думаете?
00:54
Просмотров 642 тыс.
MASEER DHAMAAAD
32:34
Просмотров 329 тыс.
WAXA ISKU CATEYO MY MORNING ROUTINE #my_rajo
15:30
Просмотров 21 тыс.