Тёмный

See Loo Kale Dheereeyaa ilmaha Kaniini La'aan? 539|Cafimat Fican 

Cafimat Fican
Подписаться 254 тыс.
Просмотров 109 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 197   
@faruunali9071
@faruunali9071 8 лет назад
thnx abayo yasmiin ...waana runta weena banantahay qodobka ah sida ufahmay عزل ...waate asxaabta dhaheen كنا نعزل والقران ينزل masha allaah in lagula fahma rajyna sida kulu fahmay
@truecomment3650
@truecomment3650 4 года назад
waa runtaa abaayo lakiin condonka ayaa ka wanaagsan. siibida ragu waa ku dhib raaxadiina way ka halaabaysaa xaajiga kkk
@naimaabdirahman108
@naimaabdirahman108 8 лет назад
masha allah macanto thanks daawo ma cunin iyo kiimiko waana kala dheereynooyaa saa usheegte thanks dada ufaaiideysee umah umah abaayo
@ifrahifka8155
@ifrahifka8155 3 года назад
Abayo sidee lo kala dhereeya iso sheeg jwb
@maajigallaf
@maajigallaf 2 года назад
Marki lagu waso samee sidaa si aad uur uqaadin
@uniquehooyo
@uniquehooyo 8 лет назад
MashaAllah u r the best 👍🏽💕💕 great advice 😘
@nafisanor4552
@nafisanor4552 8 лет назад
Maasha Allah abaayo Yasmiin waxad ka hadashay arin wanaagsan Jazaak laah qayr waa loo baahan yahay geesinimadana waan kugu jecelahay la aantaada abaar waaye mcnto halkaa kasii wad💋💋💕
@qadarxasan284
@qadarxasan284 6 лет назад
Masha allah qeer illaahay ha ku siiyo abaayo waan ku faa idnay wlhi
@kowsarhctv
@kowsarhctv 8 лет назад
man shaa allah ilahay aqliga iyo caafimadka ha ku daayo walalshay yasmiin qof aqoon leh ba tahay aqoontu waa la fafiyaa shukran
@noogutuurfamily
@noogutuurfamily 8 лет назад
MashaAllah thank you for helping the sisters
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 8 лет назад
maasha Allah waxaa ka helay markaa dhahday waa iney ninka iyo naagta isku raaacaan Jazakallah kheyr
@jibriil3097
@jibriil3097 3 года назад
Maasha allah waa ta gugu fiican se ragu mawada samayn karaan Abaayo yasmiin waxad iishegta bahalkan aadtiri waalaxidhan karaa mabanaanyay talaw
@aniisosayid2373
@aniisosayid2373 2 года назад
Masha allah aby yasmiin wan ku jeclahay
@SweetySweety-cf6yn
@SweetySweety-cf6yn 4 года назад
Thank you abayo after 4 years ban daawanaya vedeo gan beentana maahan wlhi laba ilmood ba ijoga baby 3 years io baby 6 month labadaba waqtiga aa shegaysay calol galen
@hayatmohamed3943
@hayatmohamed3943 3 года назад
Anba hda ayn dawanaya mcntoh plz xgeen kala so xriraa sweety sweety
@ayaanahmed8421
@ayaanahmed8421 8 лет назад
i love this video JazakiAllah it is very educating ....kaniini is very dangerous
@yunisissak3844
@yunisissak3844 6 лет назад
ayan yule Abayo mahdsanid
@yunisissak3844
@yunisissak3844 6 лет назад
w
@MaskaxdiiDunid
@MaskaxdiiDunid 8 лет назад
important information thank you Sister yasmin
@FartunHussein1
@FartunHussein1 8 лет назад
MaashaAllaah Yasmiin good INFO Jazaakallaah sis
@dollarchannel420
@dollarchannel420 5 лет назад
Shukran
@xanaanxassan4469
@xanaanxassan4469 8 лет назад
abayo jazaakilaah saad taloyinkaga fican noogu sogudbineyso marwalbo masha allah
@hibonuuro1972
@hibonuuro1972 8 лет назад
masha.llh abayo wanba radinaaye shukran mac mac mac my sister
@nafisabdi3830
@nafisabdi3830 8 лет назад
mansha Allah waan kugu raacsanahay walaasheey. In lamaanaha isqabo ay ka tashtaan oo ay isku kalsoon yihiina waa muhuum runtii.
@ishwaaqali6710
@ishwaaqali6710 8 лет назад
masha allah sister that's right thank-you.
@nafisalucky3683
@nafisalucky3683 8 лет назад
Mansha Allah abaayo We love you too, thanks❤️
@umumanaan1338
@umumanaan1338 8 лет назад
mahadsanid abaayo wa wax na anfacayo siba gabdhahena qalan kun jeer jizaakalahu kher jizaa👏👏👏👏nolow yasmin
@fardosashairfardosashair2879
@fardosashairfardosashair2879 7 лет назад
Umu Manaan
@prettymuslimah924
@prettymuslimah924 3 года назад
2sano inay caruurta kala weynadaan waa wax fcn diin ahaan. When i marry i'll insh"Allah.
@Maryan_idil
@Maryan_idil 2 года назад
Haa mashaAllah
@TheWisdomVault2
@TheWisdomVault2 8 лет назад
Wlhi adban kaga faiday jazaka llah kheyr
@deeqaabdi3758
@deeqaabdi3758 8 лет назад
mansha Allah abaayo macaanto thank you
@sumyoasalaad9918
@sumyoasalaad9918 5 лет назад
masha allh said bay i anfacaysa taladada wayo wn u bahnahay wn so arkay ilma isku xig xiga dhibta ay leyihiin mahadsanid hbti
@Adam.Halgan
@Adam.Halgan 8 лет назад
thanks abaayo jasmin marki ay gabadha caadada ka qubeysato after 7 days, hadi an u galmoodo uur ma iman karaa? waxa so dhawaday xiligii ay cadada u iman laheyday o one day baa ka harsan hadii u galmoodo xiligasna uur ma imaan karaa? sidoole xaskeyga way iga xishodata mana ishegi karto xiligi cadada u imato waxa ay dhahee waan xanunsahay iyo wixi lamid sidee ugu dhaadhicin karaa iney iishegto arrintas? thanks yasmin wait a good answers!
@ghdhhdjd1680
@ghdhhdjd1680 6 лет назад
aabayo yaasmiin waanku salaamay abaayo adoo raali ah waxaan rabaa inaa ku weydiiyo waxaa leydhahay tube is blocked marka abaayo waxaa rabo daawo ii furta inaa iisheegto qaliin aan horay ugalay ayaa sababay
@farduuzzheekg6992
@farduuzzheekg6992 5 лет назад
Masha Allah Habo thanks Habo isooduceeya isha Allah ilmo
@ashaasha4547
@ashaasha4547 8 лет назад
alxamdulilah ilaahey dartiis ku jeclahay. kartidada allaah ku daayo. dadaal hoyo iyo walaal wad no tahay .arimahan aad u aqriya Google wan jeclahay. wana aqaana my cycle is 28 alxamdulilah ovulation day wan aqaana .Gabadhaha inta aqoonin barta waa muhiim inan jirkena barano.
@hanamaxamed8792
@hanamaxamed8792 Год назад
Masha alaah ilaahay ha ku xifdiyo
@faadumoxabiib4461
@faadumoxabiib4461 Год назад
Asc abyo ibar wan ubahnahy caruurta isku nuug iga ah please 🙏
@princessamina9363
@princessamina9363 Год назад
@@faadumoxabiib4461Ana kushegayo waqtiga UU dhiga kugu dhaco isheg bil walpo
@fartuuncumar6589
@fartuuncumar6589 8 месяцев назад
@@princessamina9363abaayo aniga isheeg anaa taas u baahan qaali plz
@abdul5071
@abdul5071 8 лет назад
masha sha allah abayo waxatahay qof wanagsan jisakallah waxad soqorata kan lagu ogado inada redhitahay cagac isa dhaystiran saan uradsano mahdsanid
@nashadhassan6327
@nashadhassan6327 8 лет назад
maasha allaah wlhi wll waan ku so waaydin la.aa n su.aashan qaali thnsk
@maimunhassan334
@maimunhassan334 8 лет назад
masha allah waad mahadsan tahy walashey yaasmin sida noo caawinayso. jazaa kalah khyr.
@bynima6273
@bynima6273 8 лет назад
mansha allah abaayo waa mahadsantahay macaanto
@umuumayma8927
@umuumayma8927 8 лет назад
haa qaali waa asaga thnks walashe
@kowsarhassan2041
@kowsarhassan2041 8 лет назад
Asc abaayo yaasmin waa kowsar qalanjo abaayo waan kuu hambalyeyna adiga iyo xabibkaga wanagsan oo ilaah ku siiyay iyo caruurtina quruxda badan mansha allaah alaah bay u sugnatay mahadaas masha allah tabarika ilaah ha idin xiftiyo markasta markan dawado waan idiin duceeya abaayo waxan ku waydiyay waxan qabaa dhibaato ay caadada iga soo bixin ilaa inta aan ka waynaday xanuuna wuu igu hayaa tyrod na waan qabaa ilaa shan jir an ahaa hadana waxan ahay da,da dhaxdhad ilmana ma dhalin siden xal ku heli karaa mahad sanid.
@ahmedhassan-tb4oz
@ahmedhassan-tb4oz 6 лет назад
Asc Abayo noososharah midkahada shegeysy
@xafsowalashed7893
@xafsowalashed7893 6 лет назад
Kowsar Hassan allahey haku siiya owlaad wanagsan oo baariyaal abyo wan kuu duceyey wlhi
@nimcoahmet342
@nimcoahmet342 2 года назад
sida iskatimcima koodhaka iyo waxan jecelhy Ida ugu fican kal karta ilmah wllo ee sax da ah
@ayaanfaajac7218
@ayaanfaajac7218 8 лет назад
thanks yasmin dad badan waad u faaiideysay aqoonta xishood mle more thanks yasmin abyo
@sahroali7515
@sahroali7515 8 лет назад
shukran waxbadan baa ka faidnay yasmiin ilahay haku daayo
@casho2011
@casho2011 7 лет назад
Masha Allah xabibti qeyr Allah ku siyo
@sadiaali3488
@sadiaali3488 5 лет назад
M.a Yasmiin Waankaheley vediogaan more thanks xbbti
@umumucaadfatmamaxamedcali1572
@umumucaadfatmamaxamedcali1572 5 лет назад
Masha Allah jizakallahu qeyr
@salmacabdinaasir8517
@salmacabdinaasir8517 5 лет назад
Abaayo Kadamku Waa Mxay See Loo Isticmaalayaa Abaayo Kazoo Hadal Jazakallah Abaayo Sharafeey
@hibohibo5220
@hibohibo5220 8 лет назад
Maasha alaah Hbo mcnto tnx luv u so much 😍😍😍👏👏👏
@fatumoomar5931
@fatumoomar5931 8 лет назад
abayo ani xitaa waa ka fa iday masha Allah jasaka Allah qAyr mcntooooooooo
@najaxmohamed3507
@najaxmohamed3507 8 лет назад
tanks walashay jazakalaah khayr
@user-umuAli
@user-umuAli 4 года назад
Mashaa Allaah xabiibti alle haku xifdiyo inshaa Allaah
@zarazara2442
@zarazara2442 8 лет назад
thanks abyo ilma galenka hadii qofka laga saarey qoka mrkuu dhalaye in labad baa diyo qofka .uuna rabo in uu ilmo dhalo maxaad kula tali neysaa abyo waad mahad santye walal
@mukhtaradam3636
@mukhtaradam3636 7 лет назад
Thank u very much,wey nafacday gabadhan
@hindahaby4542
@hindahaby4542 Год назад
Mahadsanid walshay
@sacdiyacafifa2863
@sacdiyacafifa2863 6 лет назад
Shukran abaayo qaaali wad mahadsantahay
@sahrasahra6129
@sahrasahra6129 2 года назад
Abayo marka dhiga laga qubesto waxa said ah darenka maxa lasamena ninkana ukufamenin maxa samena so madkaneso in les Caliyo aniga waxan ahy hooyo man awdo ini waxa kadhdhicyo ninkega
@IfrahMaxamud-ie6oj
@IfrahMaxamud-ie6oj 2 месяца назад
Warunta abaayo ana is celin waaye maxa iga racay😅
@user-qs3xw2ln8h
@user-qs3xw2ln8h 8 лет назад
masha allh abyo yaasmin wa mahdsantahy
@cudoonbashiir1888
@cudoonbashiir1888 2 года назад
جزاك اللهُ‎
@user-cd2ik5pl4f
@user-cd2ik5pl4f 4 месяца назад
Asc abayo yaasmi sawirka natus iyo sida loo iscimalo ❤
@kariimaabdi1448
@kariimaabdi1448 3 года назад
Mnsha Allah wllshy ilhy haku xafido
@muniiryare8946
@muniiryare8946 8 лет назад
Thank you wllshy qali alle ha ku xafido
@ikranmahamud5955
@ikranmahamud5955 8 лет назад
Thanks Wllo
@jiijoabdulle3429
@jiijoabdulle3429 5 лет назад
You are very smarte mashaallahi sister
@umaaxmad4099
@umaaxmad4099 8 лет назад
asc abyo waa abyo samiiro axmad masha alaaah abyo ilaaaah qeer badan hakusiiyo lkn 9 maliin ayaan sogaa saas aytahayna waan qaday marka malaga yaabaa in markoow soo socdo dhiiga malaqaada oorka in kastoo ay wax walbo awood alaah aay tahay shugran
@haliimasacdiya5292
@haliimasacdiya5292 4 года назад
Shukran abayo
@Najaxosman77
@Najaxosman77 29 дней назад
Sida urka layskailaliyo ayan raba❤😂
@nasraeraad6247
@nasraeraad6247 8 лет назад
asc abayo habiibtii masha allah jazakallahu kheyr
@stopkubsi8966
@stopkubsi8966 7 лет назад
thankz
@user-dk8ef4pf4x
@user-dk8ef4pf4x 5 месяцев назад
M.a mcnto
@fmmmm1045
@fmmmm1045 8 лет назад
Thank you sister
@cumarcabdi4665
@cumarcabdi4665 5 лет назад
asc walal aad ayaad uficantahy lkn hal arin ayaan kugula talin lahaaa taasoo ah in xijaabka sharciga ah qaadatid xijaab dhameystiran qaado alle ayaa kaasi kugu jeclaanaayo hadey doonaan dadka qaar hakugu nacaan
@HealthyMacaan
@HealthyMacaan 8 лет назад
Run waaye ma is ogin ba lol mashallah wax loo bahanyahay ka hadashy
@samiiramohamed7496
@samiiramohamed7496 3 года назад
Maasha allaah mahadsanid
@sahraibrahim2824
@sahraibrahim2824 8 лет назад
masha alaah Abaayo thanks
@naimaabdikarim5965
@naimaabdikarim5965 3 года назад
Masha Allah shugran
@mohameddheere3906
@mohameddheere3906 8 лет назад
masha allah abayo wadku mahadsantahay sida nogu dadaleysid horay dawa u qatay mudo 8 bilod ah lkn hada ka dib ma qadanayi wa balan insha allah
@hassannoor8202
@hassannoor8202 8 лет назад
Masha allaah wlh ani gabadhan waan dhageeysa lkn waqti sida ubadan masiiye lkn mowduucan aad buu iisaameye sababto ah waxaa iijoogo ilmo isku nuug ah misna aan aad ola dhibtoodey naasna meeysan nuugeed badan kooda hadey nuugeyn xita waa wax aan kabdeneyn 3 bil ilaa 6 bil cml heer aan ilaahey haberye in uu ilmaha iikala dheereyo Alx waligeena kanini macunin mana kufikirin lkn hada xal fcn baad inoo sheegey mahad sanid abaayo
@nasraabdalla1760
@nasraabdalla1760 8 лет назад
yasmin walashey mcn meel qas ah oo lagala hadlo maledahay mahadsanid
@umumarwaan5105
@umumarwaan5105 8 лет назад
asc walal waxan maqlay in markay cadada so dhawdahay laqadi karo uurkee taas maxa ka jiro iyada mahadsanid walal jasakalahu qayr alfi jasa insha allah
@cafifaahmed5269
@cafifaahmed5269 6 лет назад
haboy yaasmin ilahy kheyr adi iyo Abti iyo familkagaba haku siyo
@farxiyomaxamed7032
@farxiyomaxamed7032 8 лет назад
masha alaah abaayo wax wanaagsan baad ka hadashy
@bilanabdullahi868
@bilanabdullahi868 8 лет назад
yasmiin abaayo waxaan ubaahanahay Inaan kula soo xariiro si toosaha
@bilanabdullahi868
@bilanabdullahi868 8 лет назад
inkasto aan jeclaan lahaa nambarkaada
@rooblemuusecabdidable
@rooblemuusecabdidable 2 года назад
Masha allaah thanks very nice the word hello iam in the bus qosol wllhi wllo soo badi gabadhayda waxa laqalay 3 time wllhi kii 3aad laba bilood kahor maxaad igula talin lahayd wllo qli keep going
@nawelfaysal4495
@nawelfaysal4495 4 года назад
Abyo yasneey waxa iisheeg taa aniga baby igu horary ayn dhly 3bil ayuu jiraa ilaa hadana dhig iguma dhacin maxaa kaldan plz iisheeg qofkii iga aqoon ficn????
@ifraahabdirizaq8310
@ifraahabdirizaq8310 4 года назад
Sharafy waxa sababa badanaaa waa naas nujinta oky badanaa inta naaska ilmaha siinaysid kuguma dhacyo dhiga badanaa dad xataa waxa jira inta ay nujinayaan aan uur qadayn dad si daas waa ka duwan yihìin mgrty
@nawelfaysal4495
@nawelfaysal4495 4 года назад
Ifraah Abdirizaq haa oky mcnto thanks
@umumanaal8557
@umumanaal8557 4 года назад
Wey kuu dhacaty alx dheh intaad nuujineysid uur ma qaadeysid canugaaga si fcn u nuujiso abayo ilaa 2sano kadib naaska markaad joojiso ayuu dhiig kugu dhacaa
@nawelfaysal4495
@nawelfaysal4495 4 года назад
Maad iyo Maaweelo kkkk alx abyo 7bil asoo jiro wiilkyga ayn uur qady naska cano waaka dhmdy
@amran2010
@amran2010 8 лет назад
masha Allah smart ♥ ♥ ♥
@queenilkacasugaasada3023
@queenilkacasugaasada3023 4 года назад
Mashallah jasaklh
@samiiro18
@samiiro18 5 лет назад
Asc abaayo adiga waxii lugu waydiiyo Kama soo jaabtid mise waxu hadaay Somali ku qoranyihiin kama soo jabaati. Alaab baan rabey inaan meeshada kagado marka fahfaahin dheerad ah aan rabay abaayadiis.
@ramlaabdi6059
@ramlaabdi6059 8 лет назад
abaayo thank you 😘😘😘😘😘
@gacalomyare5630
@gacalomyare5630 8 лет назад
Thank u abaayo waa talo walaal oo quruxbadan jizaaka allah khayr
@abdirihmanhusenmahamed6479
@abdirihmanhusenmahamed6479 3 года назад
Masha allaah
@munaabdiazi
@munaabdiazi 8 лет назад
masha allaah abaayo yaasmiin wax sax ayaaad kahadashay wlhi dadkeena somalida waxaad kahadli ceeb ayeey nala tahay oo kamaba hadalno lkn waa wax loo baahan yahay in labarto aniga waan aqaaanaaa geedka inaad uur qaadi karto lagu ogaanayo oo lagu kaadinaa alxm abaayo ilaahay hanoo kaadeeysto adigoo kalane hanoo badiyo wax xaqiiq ah ayaad kahadashay jazaakilaahi kheyr mcnto
@fartuuncumar6589
@fartuuncumar6589 8 месяцев назад
Abaayo isheeg plz waa u baahanahy heedless
@umuumayma8927
@umuumayma8927 8 лет назад
wankugu amaanayaa howsha aad gabdhahena uheyso rabi hakaa abaalmariyo
@marwaabdullah7159
@marwaabdullah7159 4 года назад
tank u abayo
@abdiazizmohamed1613
@abdiazizmohamed1613 2 года назад
MashaAllha
@roodorodo3477
@roodorodo3477 8 лет назад
jimca kariima abaayo ilaah ha noo kaa dayo mashala sis
@muniiryare8946
@muniiryare8946 8 лет назад
Wcs wllshy yaasmin waad mahadsanthy aniga wan cusubahy wllshy qaali aaadban uga faaiday
@yuusufwadani9514
@yuusufwadani9514 4 года назад
My abayo qali wayo waxan rabaa inay uur ii qaado insha Allah
@hanicali4509
@hanicali4509 8 лет назад
maasha allah tabarakallah qaali jzkallaah love u
@ashiayusuf6671
@ashiayusuf6671 6 лет назад
Masha Allah Abayo yasmiin waxa ku weydina minka o qafifnaqdo maxa lagudaweya
@Daryeelkatimahaiyojirka
@Daryeelkatimahaiyojirka 8 лет назад
Masha allah runta leeba kugu jeclahay
@saciidacabdidinix3432
@saciidacabdidinix3432 5 лет назад
Daryeelka timaha iyo jirka ha Mahadsanid
@fuadosmankhalif4784
@fuadosmankhalif4784 8 лет назад
asc abaayo inteen ka heli karaa bahalkaas waan ubaahanay
@ruqiyosiciid8127
@ruqiyosiciid8127 4 года назад
farmashiyaha lagu gadaa
@sahraabdi1233
@sahraabdi1233 4 года назад
@@ruqiyosiciid8127 asc qaali Magiciisa iisheeg wllo Caruurta ayan raba inaan kala koriyo meel aan ka doontana garan wayey Habo ma fahmin Khayr allah haku siyo ee ifahansii
@umumarwaan5105
@umumarwaan5105 8 лет назад
asc walal waxan maqlay in markay cadada so dhawdahay laqadi karo uurkee taas maxa ka jiro iyada
@queenkingmorelove2116
@queenkingmorelove2116 6 лет назад
umu marwaan waaa run
@ikranabdi1605
@ikranabdi1605 8 лет назад
ciwaankaaga fadlan ii shoo sheeg su aal ku waydiin lahaaa wll qaaali
@fadumocali441rayan6
@fadumocali441rayan6 8 лет назад
asc abayo yismineey alaha nokadhafo Sida aduganaxey did gabdhahen naa alah mistaka aqira kugakabo
@umuhamda6245
@umuhamda6245 8 лет назад
Mahadsanid 😊 habiibti. laakin kandum muxuu yahay? adoo mahadsan.
@munaabdiqaadir2223
@munaabdiqaadir2223 6 лет назад
Masha Allah abaayo hadii ok nin ku jogin waxas isku aragto maxaa kenayo
@yuusufwadani9514
@yuusufwadani9514 4 года назад
Mahad sansid wall qali lkn waxan rabaa in aan sual yar ku weydiiyo adigo rali ah walle mcn suashas oo ah hadii an rabo in ay xaskaygu uur ii qado maxan samaynaa oo laiga rabaa inan sameeyo jwb wcn wlashy qali ah
@aniisosayid2373
@aniisosayid2373 2 года назад
Asc
@hamdihussein6370
@hamdihussein6370 6 лет назад
Yasmin ilmo wan leyahey masha alaha waxa ilmaha lagu kalafogeyo maqado wana kala fogesta masha alaha wan kugu racasanagey
@kaaahanuura6938
@kaaahanuura6938 4 года назад
Mxd smysa wllo
@queenbella4894
@queenbella4894 2 года назад
@@kaaahanuura6938 naaska baa lagu kala dherayn karaa mcny lkn aniga baby 7 months jira baa ijogo naski wuu iga diday 6 months ayado jirta bay iga diday naska 10 bari kadib dhigi cada ayaba igu dhacy wllhi video gan waxn dawanayaa 2022 lkn waxn sameya malab iyo barida idaha ayan cabaa kanini ma jecli wan ka cabsadaa intii an caruur haysan ku wo bariya allh siyo anagana all no xafido
@hanideeq9482
@hanideeq9482 7 месяцев назад
​@@queenbella4894 malabka ma isticmashey maku shaqeyey abayo jawab
@ayaanhasen9097
@ayaanhasen9097 7 месяцев назад
@@queenbella4894 barida idaha sed ucabta wll xilima ayad na cabta pls iso jwb
@hamdihussein6370
@hamdihussein6370 6 лет назад
Masha
@Queen-du5sv
@Queen-du5sv 4 года назад
Magsces gedkas wll wan ubahnhy
Далее
Habka lookala dheereyo caruurta/Cafimat Fican
21:40
Просмотров 40 тыс.
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Просмотров 3,7 млн
Сказала дочке НЕТ!
00:24
Просмотров 1,1 млн
Qaybaha kala duwan ee dhalmada lagu kala fogeeyo..
36:52
Dumarka dareenkooda sida loo kordhiyo/Cafimat Fican
12:13
Laabjeex waxa ufiican|cafimat Fican
11:01
Просмотров 55 тыс.
KALA KORINTA CARUURTA.... Naz Ahmed
12:53
Просмотров 10 тыс.
Dumarka hoos Vaseline malalarinkaraa/Cafimat Fican
14:35
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Просмотров 3,7 млн