Тёмный

Seg-deg! Jawaabtii Sheekh Shantaay oo Fadeexadeeyay Inanta Uu Dhalay Sheekh Aadan Siiro Nasiiba adan 

DHIGAAL TV
Подписаться 38 тыс.
Просмотров 71 тыс.
50% 1

Seg-deg! Jawaabtii Sheekh Shantaay oo Fadeexadeeyay Inanta Uu Dhalay Sheekh Aadan Siiro Nasiiba adanGabadhaan Magaceeda Waxaa la Dhahaa Nasiiba Sheekh Aadan Siiro, Waxaa dhalay Allaah ha Unaxariistee Sheikh Aadan Siiro oo ka mid ahaa Culimada Waaweyn ee Soomaalida isla Markaasna wuxuu Wakhti Badan Geliyey Siirada Nabiga SCW Sida Neeynaastiisaba Ka Muuqada iyo khulafaa'u Raashidiinka
Nasiiba waa Gabar Alle ku Maneeystay Akhlaaq,Xijaab,Xishood iyo Diin Ficil ah oo Aan Afka Baadhkii Aheyn Waxeyna Ka mid Aheyd Aasaasayaashii Barnaamijkii Qur'aanka Lagu Qatimay Haegeeyasa Waxeeyna Si Qaas ah Uga Mid Aheyd Macallimiintii Shalay 100 ka Gabdhood kaga Dhagaystay Hal Fadhi Qur'aankoo Idil. Rabbi ha barakeeyo Nasiiba Oo Xiftiyo. IYO Dhamaan Walaalihi Kaso shaqeyy Barnaamijkaa Sidoo Kale Allaah Waxaan u Weydiineeynaa In uu u Dambi Dhaafo Sheikhana Sh Aadan Siiro Amin
Warka Murtidiisu Waa " Waarimeeyside Dhaxal Wanaagsan Adduunka Uga tag"#bestfriend
#sisters
#myfamily
#innewzealand
#loveyouguys@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
#muqdisho #boqoradastelka #hargeisa #somaliland@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media #isaaq #daarood #somaliland #somalia @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#warka
#dagaal
#Laascaanood
#gooja_cade
#Somaliland
#ssc
#khaatumo
#muuse_biixi
#garaad
#warqaad
#warka_maanta
#Somalia
#Puntland
#Somalia
#saciid_deni
#Muqdisho
#hargeysa
#xasan_sheikh
#xamse_Cabdi_bare
#Reysalwasaare
#Madaxwayne
#jabuuti
#Galmudug
#Jubaland
#KoofurGalbeed
#Hiiraan
#Jigjiga
#Sool
#warar
#ciidan
#dagaal
#garoowe
#saciid_deni
#aaranjaan
#Baarlamaanka
#dastuurka
#puntiland
#siyaasada
#Somalia
#darood
#hawiye
#isaaq
#garxajis
#GoojaCade
#sool
#Madaxwayne
#baarlamaanka
#guul
#Somaliland
#somalia

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 150   
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 3 месяца назад
MashaAllah,Allah ha xifdiyo inaanta dadaalkeeda haka abaal mariyo,wixii ka xun iyo xaasidkeedu hadhaco
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 2 месяца назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@marianmohamed3937
@marianmohamed3937 2 месяца назад
Nasiiba waa nasiib ilaahay usoo diray gabadha inay ilaahay gooda xiriir fiican la yeeshaan. Ilaahay ha barakeeyo Aamiin insha Allah
@arliyop3199
@arliyop3199 3 месяца назад
Alla wll masha Allah maxaad asal reer Hargeisa tahay sida aad warbixinta u bixisay guulayso mujaahid
@MOzzy-lz6yy
@MOzzy-lz6yy 3 месяца назад
Wax walba ha ka jawaabina cid walbana ha u jawaabina.
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 2 месяца назад
Mama nasibo mashalah allaha ha xafido❤
@WANAAGAAYAADADKADEEQA
@WANAAGAAYAADADKADEEQA 2 месяца назад
MR RU-vidR WAAN KUUGU OGAA INAAD QABABIIL INAAD KU DAGAALANTO LAAKIN SHEEKH SHANTAY WUXUU KA HADLAY NAAGAHA QAAWAN ASRAARTOODA AYAGA IYO ALLE KA DHAXEEYO MAXAY TAHAY NAAG AAN XIJAAB WADAN
@user-vm1ti6yu8o
@user-vm1ti6yu8o 2 месяца назад
Ilahay baa laa xisabtami adigu iyaga iyo ilahay isu daa qofka lama eego wuxu qabanayo qalbigisa ilahay ba oga
@babwaaqoibraahim19
@babwaaqoibraahim19 2 месяца назад
Wllhy dumarka inbadan baa diinta barta lkn kaalintoodi way gabeen maashaalaah❤ waa gabadhhoru markeeda muujisay
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 месяца назад
Ha la karbaasho bilaa edabka afga dheer leh
@ashaahmed8169
@ashaahmed8169 3 месяца назад
Maasha alaah ilaahay ha xifdiyo
@shadiaelmi-ke1ru
@shadiaelmi-ke1ru 3 месяца назад
Geesi garabkaaga ilaahey ha galo.🎉❤
@jamacxirsi8598
@jamacxirsi8598 3 месяца назад
Mansha alah
@Degmociise123
@Degmociise123 3 месяца назад
Can maxaad ugu jawaabaysaa 🧐🧐😭😭 Qofkasta khayr qaba dad baa daba dhigta
@abdourahmanahmed-ui1od
@abdourahmanahmed-ui1od 3 месяца назад
Masha allah nasiiba .....shaydan ha dhagaaysan
@safiakhalinle204
@safiakhalinle204 3 месяца назад
Mahmaha waxay tidhahada Shekh Cilmigiisarac ee camalkiisa. raaca ee ninka waaqaldan iyo xaasid haweenka colmilga u qudhiwaayay ❤❤❤❤😂
@asmahassan9093
@asmahassan9093 2 месяца назад
Masha Allah
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 месяца назад
Subxaanallaah ‼️haday khaldan tahay waa la sixii qabiil yaanu diinta kaa leexin cayda ka daa subxanallaah ❓
@user-su2gh4qy8n
@user-su2gh4qy8n 3 месяца назад
Mashallah tabaraka Rahman 🥰🥰🥰🥰
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 3 месяца назад
war ninkan waa nin xanuunsan qofkan hadii layirahdo ILLAHAY kacabso ma aha inaad qabiil kudifaacdo
@Xasmas
@Xasmas 3 месяца назад
نسيبه الحاج ادم بيت علم ودين بارك الله فيكم ❤
@cumaribrahimjamac8970
@cumaribrahimjamac8970 2 месяца назад
Maisagaa khayrka bixiya sheekh mahae shaydaan ka adeeg
@Hanifar85
@Hanifar85 2 месяца назад
Walaale adigana haku dambaabin oo ha oron sheydaan lakin unasteexe, ima gawadaas allah swt haxifdiyo mizaankeda xasanaatka illaahey ha, ugu daro waayo kalinta ee oga jirto bulshada islaamka iyo somalida cidna maxaqiri karto waayo waa baryey sacabo laguma qariyo gawadaas illaahey cilmi wusiyey abaheedna raximallaahu rixmatan waasic wu ababiyey waxna sobarey miraheeda ayu gurunayaa illaahey jaza hakasiiyo, imaa shantaay siqaldan ayu wax ufahmey wana bina adan wu qaldami kara illaahey haso hanuniyo xaqana hatusiyo,
@khadrasalebaan2080
@khadrasalebaan2080 3 месяца назад
Haa Nasiiba Aadam mashallah Habalyo habalyo Nasiiba Habaryar Habalyo ❤❤❤❤❤❤❤
@hassanMorata
@hassanMorata 2 месяца назад
Mashalii
@MahamuudAbdi-sc5rs
@MahamuudAbdi-sc5rs 2 месяца назад
Wadaadkaasu.shantaay.waa.shedaan.iskanaara waa.qof.xuun
@user-bv7yt7oj8g
@user-bv7yt7oj8g 2 месяца назад
Jawaab fiican siiya sheekhna maahee shantaayga xun afkaaga kajooji
@mohamedhassan4645
@mohamedhassan4645 2 месяца назад
Sxb illaa hada waxaa ka haleysid ma fahmin OK shanty waxa yiri fanaan qaawan iyo ilahey wax kheyraat oo ka dhaxeeya majiro marka adi noo sheeg kheyraatka ka dhaxeeya midakale goormee dhiiri gilinta imaaneysaa waa markii ay ka wada toobad keento isla habennki heesee qaadeysay najma nashaad
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 2 месяца назад
Ilaaahay hees iyo qawanaantona ma eegee qulubtuu eegaaa
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 3 месяца назад
Shantaay waa sheydaan sheekh maaha kaasi habaarku dhac
@maxamedsiciid669
@maxamedsiciid669 2 месяца назад
Mansha Allah gobanimo
@abdulkadirmnuur6139
@abdulkadirmnuur6139 2 месяца назад
Yaahuu Qabileyste
@KhadarHassan-qv1ye
@KhadarHassan-qv1ye 3 месяца назад
Waar sheekha iska hadh run buu sheegee xaqu ma yaqaano ina hebel iyo ina heblaayo,xaqa waa la sheege ama jeclow ama necbow, cidna kuu joojinmayso
@hargeisacity8149
@hargeisacity8149 3 месяца назад
Shaydadankan xaaraamiga ah maxaa daba dhigay hablaha wanaagsan
@Waayoarag98
@Waayoarag98 3 месяца назад
Waa beentiisa. Waa tarbiyadii Sheekh Al faadil raxamahullaah. Ninkan waa kutub gaab. Khaatimada dadka iyo waxa u qarsoon iyaga iyo illaahay Allah uun baa og dadkana lama xukumo. Iyadaa ka saxsan.
@abdisataarahmed9685
@abdisataarahmed9685 2 месяца назад
Walaalowo fanaaniinta cudurdaar ayad usamaysay asagana maa cudurdaar usameysid
@hassanmohamedjama617
@hassanmohamedjama617 2 месяца назад
Maasha alle 🎉
@hassanmohamedjama617
@hassanmohamedjama617 2 месяца назад
God bless you sister
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 2 месяца назад
Fanaaanintu sheekhyo ayaay ilaaahay uga dhawyiin❤
@abdirashidhusen3077
@abdirashidhusen3077 2 месяца назад
Masha Allah❤❤❤❤
@mascuudyusuf410
@mascuudyusuf410 2 месяца назад
Qabyaalad waa tan adiga faqri kaa dhigtay naag qaawani haduu shatay ka hadlay waa ku saxanyhy ee adga qabyaalda la aad gurigaga hooge
@deeqagopey1580
@deeqagopey1580 2 месяца назад
Diintu qabyalad mah wll adigu miyad ku dharan karta in alle ka jecel haya kuwa qa qawaan alle swt waa raxman naxaris badan qof walban qalpigisa og 😢
@mascuudyusuf410
@mascuudyusuf410 2 месяца назад
@@deeqagopey1580 deeqa kuwa qawan alaha hanuuniyo adigu eedo maxaa igu haystaa mise ninka qabyaaldu dishy ayaad u hiilin de waa Haa xagaga
@icecreamgiroontheline
@icecreamgiroontheline 3 месяца назад
Shaydan shantay Xebta jasiira iyo Club yada kuyala ee fisiqu Kasocdo ma arkayo Kamana hadlo bale wuba Tageraa mustawihiisa qofan Ahayen ayuu dabadhigta Shaydan shantay
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q 3 месяца назад
Illaahay amarkiisa dadkaa koonfurta culimo iyo caamo cudurka himaasaha ayaa ku dhacay
@Araweelo74
@Araweelo74 3 месяца назад
Shaydaankani waa caan raadis maalinkasta qofbuu ka laalaada😂sheekh xanta dumarka uga badiya kan hortii ma arag❤❤❤❤
@ifrahahmed9814
@ifrahahmed9814 3 месяца назад
Sheekh shaydaan weye
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 месяца назад
Yaa bisinka waar buuuufi xaarmajo
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 2 месяца назад
Qof bani aadan ah Qayr malaha lama yiraah. Illaah baa Quluubta qiimeeyo
@f.warsame1069
@f.warsame1069 Месяц назад
Mansha Allah
@zahraahmed4461
@zahraahmed4461 2 месяца назад
Shaydaan ma ahan ee waa runtiisa , waxay ahaatoba way ku qaldantahay inay naago qaawan iyo fanaaniin difaacdo
@deeqagopey1580
@deeqagopey1580 2 месяца назад
Ha danbabin wll adigu la yab in alle ka jecelhy kuwa qa qawan adiga qof walba alle isaga 😢
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 2 месяца назад
Ku wa qaqawani inay kaa khayrbadanyiinba laga yaaba
@RaxmaMuxamed
@RaxmaMuxamed 2 месяца назад
Qof waloow ba isxisaabi adigu gabdhaha aan xijaaban dadka fanaaniin ta ah wiilasha qadaadxiirka kuwa dad ka xamanaya ku wa beenta sheegaya ku wa salaada tukan dhamaan hadii aynu wacdiyi wayno oo waxaynu kudhaano usheegi wayno Bal yaa umaqan dacwada inla fidiyo waa mid inasaaran
@MucaadMaxamud
@MucaadMaxamud 2 месяца назад
🎉
@BollinaBolli
@BollinaBolli 2 месяца назад
Masha alaaaaah Mami xafidulaahi Ruurto ka hadashey
@Cr7FanTeam133YT
@Cr7FanTeam133YT 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 2 месяца назад
Waa waasheen qabyAlad ayuu ku taageraya ilayn waa umad qabyaaladi biyo dhigtaye Dulli baad tahay
@ibrahimhassan4433
@ibrahimhassan4433 Месяц назад
Magacya badanaa gabadhaan muno,nasiiro hunaa hunaa aadan siiro yahuuda dad badan oo muslim sheegta waa duleysay maxaan cunaa dawo maleh diinta cun ayadaa dawo ah aabeheed ayada waxba. ma dhaamin hunaa hunaa yahuuda u shaqeeya ayuu ayaay
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 Месяц назад
Whatttt😮 shaikh aadan siiro oo dhintay ..miyad yuhuud ku sheegaysaa..?😢😢
@AxmedIbrahim-rm9xg
@AxmedIbrahim-rm9xg 2 месяца назад
Naxariis allah siiyo sheekh adan siiro magarikaro sixiroole waye sheydanka😮😂
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e Месяц назад
LIKE
@AbdillahiAhmed-sc7hf
@AbdillahiAhmed-sc7hf 9 дней назад
Walahi gabadhan imaa cajabin dhaqan kayda iyo cilmi gaydu
@somalisijuichannel3896
@somalisijuichannel3896 2 месяца назад
Adigaba sheydan ah hadaba qof Muslim sheydan ku tilmaami
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Месяц назад
aadan siiro alle haawnaxariistee qabyaaladeeyste ayuu ahaa walaahay
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 Месяц назад
Waxba haka sheegin sheekha waa dhintay qabriga ku amaangali
@IlyaasMuxyadiin-qm9uo
@IlyaasMuxyadiin-qm9uo 2 месяца назад
ما شا الله
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 2 месяца назад
Subxaanallaah
@aadanmahamoud3762
@aadanmahamoud3762 3 месяца назад
Shaydaan maahee ey inantani wa inan sheekhada oo da yar illaaheyna ha daayo inantaa maalintii dhaweyd ee quraanka hargaisa lagu khatimayey 30 juz ee quraanka waxaney ka aheyd barnaamijkaas macalin waa beenaale ninkani
@khadraahmed3940
@khadraahmed3940 3 месяца назад
Waa sheekh shaydaan
@CaptainRujal
@CaptainRujal 3 месяца назад
Sh sheedaan wacdiga beenta gurigiisa haka Soo bilaabo gurigiisaa fisqi iyo mooriyaan kabuuxdo
@Ramdammubarak
@Ramdammubarak 3 месяца назад
Waxuu usan garaneeyan bay garaneeysa 😂❤🎉 😢😮kadibna ciilbàahayaa😮😢
@husseinnur8250
@husseinnur8250 3 месяца назад
Sh shantaay waa shaydaanul insi
@AliiIbrahim-n8t
@AliiIbrahim-n8t 2 месяца назад
Niyow illahy ka xhishoow sheikh afkaga kaleexhi
@mrsocdaal1434
@mrsocdaal1434 2 месяца назад
Sheeydaan shaantay afqurun miyaa shiiq ah wagar
@Abshiroabe
@Abshiroabe 2 месяца назад
​@@mrsocdaal1434ado labo soco Hada rabtid lkn Arin adan cilmi u lahen ha galin ok🙏
@suaadd5788
@suaadd5788 2 месяца назад
Adiga maxaa ku dhexgeliyey markaa
@AbdiraxmanXuseen-og1xb
@AbdiraxmanXuseen-og1xb 3 месяца назад
Wll sifican
@adangudhane336
@adangudhane336 2 месяца назад
Sheekh shandaay Baastarbaa tahee Nasiiba maxaad u xasideysaa
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e Месяц назад
LIKEWAECIS
@sssdddf8508
@sssdddf8508 3 месяца назад
Wadaad xume waar gabadha ka hadh
@majid2968
@majid2968 2 месяца назад
Ma baqan adan siiro muxuu ahaa
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e Месяц назад
LIVES
@HAMARISTUDIO
@HAMARISTUDIO 2 месяца назад
Asc sorry waqtiba ma aad galiseen waayo aqonsi shiikhnomo maba heysto sidee daraaded yaan leysku daalin hadalkiisa
@IsmaGaba.
@IsmaGaba. 3 месяца назад
Ciyala Co suuqani muxuu leeyahay fibjirkan nagaha qawan dawda eygan walan noocasoo kale magaca nadiiba in uu V soo qadaba maha noocasi hadaawafo nagahooda isqawiya ee magaldiisa joogo
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e Месяц назад
SHARE
@geeseycabdi5491
@geeseycabdi5491 2 месяца назад
Asc qofka wa lo shegaa waxa xun lkn laguma dhiiri giliyo adigoo munkar kujira laguma dhihi karo kheyrbaad ledahey wabilaahi towfiiq
@siyaadmohamed663
@siyaadmohamed663 2 месяца назад
Shayadana wa dhafaya
@MohamudDahir-du7jt
@MohamudDahir-du7jt 2 месяца назад
War waxay baratay iyo waxay qabatay naga daayee maxaa lagu haystaa oo ay samaysay oo uu ninkaa ku haystaa tororog iyo waxaasi ayay ahayd ma aha wax hadda loo joogee
@Abdullahi-pp7ln
@Abdullahi-pp7ln 2 месяца назад
Sheikh afka kalexi
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 2 месяца назад
Haduu dhalay shiikhu lugumadhagi karo miyaa war aamus aamuskaa kuukhayer badane
@marianwarsame1010
@marianwarsame1010 2 месяца назад
Hada maxaa ka quseeyo nasiibo waxa aad kahadleyso 😮
@nimcohirsi2878
@nimcohirsi2878 3 месяца назад
Nacalaa kuguyaala shaydaan yow urayaa madaagadha gabdhaha dhaladka,ah kabteeda kudhanta uuf doofaar madahiro
@user-wu8fk2ol7f
@user-wu8fk2ol7f 3 месяца назад
Asc marka hore marka xigta waxaad doonaysa inaanu kudhagaysano hadana nin sheekh ah ayaad shaydaan kusheegaysaa
@goudhassanaden4627
@goudhassanaden4627 3 месяца назад
Sheekh laguma sheegi karo shaydaan wuu ka xunyahay
@user-df5me1xd4s
@user-df5me1xd4s 2 месяца назад
Asc wall sixaqa uhadal
@AxmedIbrahim-rm9xg
@AxmedIbrahim-rm9xg 2 месяца назад
Yahuuda iyo qumay sixirole waye sheydan shantay
@AxmedIbrahim-rm9xg
@AxmedIbrahim-rm9xg 2 месяца назад
🤭🥱🥱🥱🥱🥱😂😂
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 2 месяца назад
ADIGU MEEL ISKU SOO SHEEG WAXYAHOW GERKA XIIRANI.
@farahalin
@farahalin 3 месяца назад
War diin aduu waxbanooga sheegimayside gabadhu maxay shegtay muxuuse kuduray ninka aad uga hiilinayso
@yuusufmaxamed7742
@yuusufmaxamed7742 2 месяца назад
WAR. NINKAN. WAA. FAQASH. ARGIXISO. AH. XAMAR. AFQDHMUUN. BUU. HAYAA. MA. ISAGAA. DRS SHIIKHAD. NASIIBA. SH. ADAN. SIIRO. SH. XAAJI. MAXAMUUD. XIIREY. WAXKA. SHEEGI. KARA
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 2 месяца назад
Adaa ka shaydaansan Diqon yohow sheekh shantaay afkaaga ka jeedi
@AbdiraxmanXuseen-og1xb
@AbdiraxmanXuseen-og1xb 3 месяца назад
Sax
@Hamdi11225
@Hamdi11225 2 месяца назад
Aabeheedba khayr masheegi jirine wuxuu sheegi jiray qabyaalad cuqdad iyo Kala fogaynta soomaaliyeed
@maryamaahmedfarah1575
@maryamaahmedfarah1575 2 месяца назад
Qof dhintay baad caydaye yaa kaa cafin doona
@faysalmaxamed5705
@faysalmaxamed5705 2 месяца назад
Ilaahey ka cabso taasi careen maa uheesaa
@SuhuurAbdi-rz8gn
@SuhuurAbdi-rz8gn 2 месяца назад
Dadkan dadka dhintay caayaaya miyanay illahay kacabsanaynin
@RaxmaMuxamed
@RaxmaMuxamed 2 месяца назад
Nabigeena muxamed scw 💔 wuxuu yidhi hacaayina dadka dhintay wa ayo waygaadheen waxay hormarsadeen
@user-xy6de4yj8z
@user-xy6de4yj8z 3 месяца назад
Waa nasabe uma baahna barasho
@mohamedmooto-kl2du
@mohamedmooto-kl2du 2 месяца назад
Adaa shey daan ah murtad yahoow gaal kaa ee ii door
@shukriabdirahmaan6066
@shukriabdirahmaan6066 2 месяца назад
Subxaanallah
@user-ow4wl3tc7r
@user-ow4wl3tc7r 2 месяца назад
Side qof u galaysiin subxanaallah
@RaxmaMuxamed
@RaxmaMuxamed 2 месяца назад
Nabigeena muxamed scw 💔 wuxuu yidhi qofkii qof gaal ku yidhaah da haduusan gaalnimaduu kusheegayo ahayn isagay kusoonoqon gaalnimadaasi
@MYFANPAGE-fz3xx
@MYFANPAGE-fz3xx 2 месяца назад
War wax lhayr ah bad sheegine iska aamus duliyow
@amlaamiin526
@amlaamiin526 2 месяца назад
Adiga sheeg wuxuu sheydaan ku noqday Adigoo Alle kaga cabsanaayo
@user-dw4bv9hz8w
@user-dw4bv9hz8w Месяц назад
WA jahil wax edeynaya
@Halgame334
@Halgame334 3 месяца назад
SHANTAY MA TAKGIIRIBAA
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 3 месяца назад
Waa runtii waa dhillo abaheedna siiro waxa nin bukaa
@Halgame334
@Halgame334 3 месяца назад
@@hassan-mp1pk YUSRA KHANIS ADIGU WAXBA MA WASTIDE NAAH UUN CAY ADNA DUMAR BADTAHAY DHAMALOW
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e Месяц назад
SHORTS
@majid2968
@majid2968 2 месяца назад
Cid aan idinka ahaynba waad caydaan
@alialiahmed4475
@alialiahmed4475 Месяц назад
qabyaalada ayaa ku heysaa saaxiib.
@abdullahi6874
@abdullahi6874 2 месяца назад
Malaha qofkii ku khilaafa waa shaydaan jaahil waa jaahil
@TARBIYATALEEM
@TARBIYATALEEM 2 месяца назад
Armaad adiga shaydaan tahay?
@kulanahmed
@kulanahmed 2 месяца назад
Kkkkkkk
@saleebanshire1427
@saleebanshire1427 3 месяца назад
Adigu gabadha waxaad ku difaacaysaa isku qabiil baad thn 😀😀😀😀 ee diin difaaci maysid
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 месяца назад
Maxaa qabiil keenay Masha Allah Sheekhii waynaa ee Adaab siiro inantiisii waye waana gabadh dhiin leh
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 месяца назад
Maxaa qabiil keenay Masha Allah Sheekhii waynaa ee Adaab siiro inantiisii waye waana gabadh dhiin leh
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 3 месяца назад
​@@user-sz7sn2rv9r waa runtii siiro waxa uu ahaa nin buukaa qabiil walay
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 месяца назад
@@hassan-mp1pk Adigu isma aragtid miyaa siduu qaabiilku kuu waalay ana kaadari oo qabilku wuu iwaalay xaarood baan u necbahay yuhuuda waan ka nebahay siiro haduu qabiil waalay nin uu yahay buu yahay kuwiina caruuraa kufsada miyaanad arag Cabdi xiri siduu qabiilku u waalay iyo sheekh yadiina dhan Adan siiro sheekhwayn buu ahaa wadan kiisa iyo dadkiisana jecel faqash kalkaal muu ahay
Далее
Dumar ku dayasho mudan | Xalqadda 1aad.
19:49
Просмотров 50 тыс.
Jacaylka Ilaahay | Nasiiba Sheekh Aadan Siiro
24:16
Просмотров 36 тыс.