Тёмный

Sh Abdirahman Bashir "Siyaasadda oo loo fahmay Mashaariic iyo bulshadii oo kala tagtay" 

Xogmaal Media
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 31 тыс.
50% 1

Sh Abdirahman Bashir "Siyaasadda oo loo fahmay Mashaariic iyo bulshadii oo kala tagtay"

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 26   
@user-dp8mt4qs6i
@user-dp8mt4qs6i 5 месяцев назад
Shehk jazakalah laakiin Waxad ogataa in ayjiraan Gabayaa somaliyeed oo Lamida kuwa carabta Ama kaxigmad badan
@khadrajamac9585
@khadrajamac9585 3 месяца назад
The last step is beautifull fafiruu ilslaahi
@Keysekoko
@Keysekoko 4 месяца назад
Insha allaaah dhalanyarada Somaliyeed ayaa ku Kici Doona Ma ogi Waqtigeey Tahay insha allaaah kheyr 🇸🇴👈
@ju4965
@ju4965 5 месяцев назад
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤
@khadrajamac9585
@khadrajamac9585 3 месяца назад
Isdhiib udhuluu fisilmi kaafah. Gacanta taag oonoqo student of quran enjoy oo aqriya
@AbdiMoumin-vv9lm
@AbdiMoumin-vv9lm 5 месяцев назад
Asc
@mustafeabdi2371
@mustafeabdi2371 4 месяца назад
Ya iga cawin kara sheekh meel aan kala xidhidho fadlan
@amaaladem3486
@amaaladem3486 5 месяцев назад
Ka hadal Etiopia iyo Puntland
@hagibut14
@hagibut14 5 месяцев назад
Farmaajo ayaad taageertay mushkilad ka weyn miyaa jirta
@amaaladem3486
@amaaladem3486 5 месяцев назад
Wadigii qaylinayey markay Somaliland kiraysay badeeda . Maxaad uga hadli waydey puntland iyo Etiopia
@Nuurah951
@Nuurah951 5 месяцев назад
Puntland bad madhiibin
@kildhikildhi2949
@kildhikildhi2949 5 месяцев назад
Waa maraankii wadaadka ismooday
@shariifwalen
@shariifwalen 5 месяцев назад
🙏
@shariifwalen
@shariifwalen 5 месяцев назад
Asc sheikh abukar
@shariifwalen
@shariifwalen 5 месяцев назад
Cabdaman
@shariifwalen
@shariifwalen 5 месяцев назад
🕋🤲🇸🇴
@ahmetff309
@ahmetff309 5 месяцев назад
Miyaanad qof Muslima ahayn oo sooman waa maxay caydu
@Abdulkga
@Abdulkga 5 месяцев назад
Gaza waxba kaama gelin shekhow , Afrikaan madow oo reer Djibouti ayaad tahay, adigaana ka liita Falastiinta, Ismacil Cumar iyo shacabka uu gaajada ku dilay, kuwaas u hadal. Falastiinigu waa nin cad, oo tol badan le, adigana kuma yaqaan.
@dalxiischannelvlogs14
@dalxiischannelvlogs14 5 месяцев назад
Sxp qofka islaamka ahi waa qof cid walba u hadla meeqa mar ayaa jirta o uu ka hadley arimaha ka jira wadankii
@Nuurah951
@Nuurah951 5 месяцев назад
Hadalkii Rasuulka SCW ayaad beenisay 😢. Muslimiintu waa sida hal jir okale, mid xaniunsado kankale wuu dareemayaa. Marka hadaadan dareemaynin dadkaas muslimiinta ah ee gaalo iyo yuhuud u hesheeyeen qof noocee ah ayaad tahay? Wlhi falastiin sidaan uga gubanaayo nafteyda hadaan kuwaayayo badbaadadooda kma labalabeeyeen.
@Axmed-Yaasiin
@Axmed-Yaasiin 5 месяцев назад
Waxaad ka mid tahay dadyawga ay reer Galbeedku u gaysteen Kufsiyada maskaxeed! Waxaad ka mid tahay dadyawga qalbigu daxalaystay; misana ka sal-guuray arxanku. Gaza iyadaa Nagala wayn qadiyadda ummaddayada Soomaaliyeed. Ogoow af-qadhmuunidaadaa ummadda kuma meteshid.
@Abdulkga
@Abdulkga 5 месяцев назад
@@Axmed-Yaasiin Adoon baad tahay Carabtu ku samaysay brain wash , oo laga dhaadhiciyey naftaada iyo umadaada waxaad ka door bidda danta Carabta, waayo waa dadkii Nebigu kasoo jeeday ee diinta iska lahaa. Caqli xumo iyo adoonimo halkii ugu hooseysey ayaad qiratay, xataa jaahilka alshabaabka ahi sidaas uma fakiro. Jacayl Carbeed in lagu janno tago ma kula tahay?
@AbdiMoumin-vv9lm
@AbdiMoumin-vv9lm 5 месяцев назад
Asc
@AbdiMoumin-vv9lm
@AbdiMoumin-vv9lm 5 месяцев назад
Masham alah
@AbdiMoumin-vv9lm
@AbdiMoumin-vv9lm 5 месяцев назад
Abdi mumin
Далее
Первый день школы Катя vs Макс
19:37
The Most Elite Chefs Ever!
00:35
Просмотров 3,4 млн
Sh Abdirahman Bashir | islaamiyiinta iyo dowlada cusub
1:57:39
Sheikh Abdourahman Bashir  - Xeeresha Raaxada Nafta
39:46