Тёмный

SH Abubakar Xoosh Taariikhdii Bilaal 

Apusafwan Iprahim
Подписаться 25 тыс.
Просмотров 53 тыс.
50% 1

SH Abubakar Xoosh Taariikhdii Bilaal

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 43   
@mahamedabbdu474
@mahamedabbdu474 7 лет назад
janeeyo abukar xoosh illahye cimriga ha kuu dheerryo
@zacadnimcaan2956
@zacadnimcaan2956 6 лет назад
Mnsha allah sh abubakar xoosh
@qodarabdulahi6620
@qodarabdulahi6620 4 года назад
Maashaa aallah sh xoosh jisaka llah
@abdihakinjamadaar3727
@abdihakinjamadaar3727 6 лет назад
Nabi Maxamed Scw Waa Kuma? Wax ka Baro, Waa Qoraal muhiim ah... 👍🏽👍🏽👍🏽 (walaal sii faafi Qoraalkan, wax la faafiyo waxaa ugu qeer badan Hadalka Nabi Maxamed Scw)... SHARE • MAGACIISA OO SADAXAN - Nabi Muxammad, bin Cabdullaahi, bin Cabdul Mudhalib, bin Haashim • MAGACA HOOYADA RASUULKA SCW - Amina Bint Wahab • NAANEESTA RASUULKA - Waxaa Nabiigeena la oran jiray ama lagu naaneesi jiray Runlowga la aaminay (Sadiiqul amiin) • INTA JEER UU SOO XAJIYAY RASUULKA SCW - 1 jeer ayuu Nabi Muxamed xajiyay, sidoo kale 4 jeer wuu cimreestay. • SAAXIIBKA NABI MAXAMED SCW - Wuxuu ahaa saxaabigii Abuubkar Al-Sadiiq oo dhib iyo dheef ay isla soo mareen • TIRADA XAASASKA IYO CARUURTA SUUBANE MUXAMED SCW - Caruurta Rasuulka Scw tiradooda waa 7 (3 wiil iyo 4 gabar), Xaasaskiisa waxa ay culimada intooda badan isku raaceen in ay ahaayeen 11. • GOORTA UU DHASHAY - Nabiga SCW wuxuu ku dhashay Magaalada Makka, sanadkii Maroodiga ama bisha rabiicul awal oo ku aadan miilaadiyada. • WAA KUMA RASUULKA SCW ? - Wuxuu ahaa qof midka ugu wanaagsan ee Alle uu abuuray. - Wuxuu ahaa qof aan isla weyneen oo bulshada ay u siman yihiin, wuxuu kaloo ahaa qof cadaaladda si wanaagsan u kala garqaada. - Nabiga Scw waxa uu ahaa qof garta qaata, waxa uu ahaa qof si wanaagsan dadka u dhageysta, Waxa uu kaloo ahaa Ruux aduunyada aan jecleen. - Rasuulka Scw waa qofka inoo balan qaaday in Jannada aynu ku kulmi doonno, waa inta nasiib u yeelata. - Waa Xabiibka Alle • HADALADA RASUULKA SCW - Nabigeena wuxuu ka dardaarmay in dumarka iyo caruurta aad loogu naxariisto. - Qudus in ay muslimiinta furtaan ayuu ka dardaarmay oo hadda ay heystaan yahuudda. - In aan wax dhib ah loo geysan Dhulka barakeysan ee sacuudi Carabiya ayuu ka dardaarmay, madama ay tahay halka uu kasoo jeedo, uu ku dhashay, kuna geeriyooday, kuna aasan yahay. - Salaadda ayuu inbadan umadda ugala dardaarmay iyo in dhiiga qofka bini'aadamka aan lagu daadin si aan sharci ahayn. - Nabi Maxamed scw wuxuu kaloo yiri "hal aayad xitaa ha noqoto umadeeyda iga gaarsiiya"... • GEERIDA NABI MAXAMED SCW Wuxuu geeriyoodey maalin Isniin ah, 12kii Rabbiicul-Awal, sannadkii 11aad ee hijriga. Wuxuu xiligaas jiray SCW 63 sano. - Nabiga (SCW) geeridiisa ilaah baa ogaysiiyay. Wuxuu ahaa nabiga kaliya ee laga amarqaatay in naftiisa laga qaadayo. • XANUUNKA Rasuulka Scw - Nebigu wuxuu xanuunsanayey 18 maalmood oo ay Asxaabtu booqanayeen. - Qur'aankii ayaa la taam yeelay oo waxaa soo degay aayadihii ugu dambeeyey. - Sidoo kale waxa uu Rasuulku SCW saxaabada ku yiri "ma idin gaarsiiyey (diintii)", oo uu waliba Saddex jeer ku cel celiyey, mar walbana ay lahaayeen "haa" markaasuu yiri "Allaw ka markhaati kac". Share Garey la wadaag Asxaabtaada, Wax la faafiyo Taariiqda Rasuulka Scw ugu qeer
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 6 лет назад
Abdihakin Jama Daar jazzakallah akhi Alle haku xifdiyo
@suhurhasan8957
@suhurhasan8957 9 лет назад
mansha allah ilahay haku naxariisto wan jeclahay sheekhan allah darti
@ahmadxassan2245
@ahmadxassan2245 8 лет назад
Jazak allah khayr
@sucaadabdiqani674
@sucaadabdiqani674 8 лет назад
all hamdu lilaaah alla wayn
@shanimohamud9797
@shanimohamud9797 8 лет назад
M allah
@qasimabdi7128
@qasimabdi7128 8 лет назад
Masha Allah shiiq abubakar ilaahey ajir haka siiyo
@abuasadasad4260
@abuasadasad4260 6 лет назад
Mansha allah jazakaallahu kheir
@safiaaadan3394
@safiaaadan3394 8 лет назад
maasha allah
@abdiraxmaanfarxaan7759
@abdiraxmaanfarxaan7759 3 года назад
Sallahu calayhi wasalam radiayallahu cannhuma ❤️❤️❤️
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 7 лет назад
Mansha Allah jazzakallah
@nacimasherifahmed9373
@nacimasherifahmed9373 6 лет назад
Masha alah
@mohamedhassanbulbul1551
@mohamedhassanbulbul1551 4 года назад
Masha allah
@abshirawehelie4744
@abshirawehelie4744 8 лет назад
mashallah shiqan allah haxifdiyo
@mukhtarsaid2740
@mukhtarsaid2740 4 года назад
Mnsha alh
@aishaiise9533
@aishaiise9533 8 лет назад
masha allha
@ahmadxassan2245
@ahmadxassan2245 8 лет назад
MAsha allah
@mahamedabbdu474
@mahamedabbdu474 7 лет назад
illahye
@somaliyeeytooseekacshantas5306
masha allaaah
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 7 лет назад
Somaliyeey toos ee kac shanta Somalia ha nolaato mnsha Allah
@waadax.Sports
@waadax.Sports 7 лет назад
Kamal Abdullahi the
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 7 лет назад
Calimahad Axmed
@asiyahersihassanlovelyday8411
@asiyahersihassanlovelyday8411 8 лет назад
maasha allh
@cawaaleshcumar3388
@cawaaleshcumar3388 4 года назад
Mashaa Allah
@abdiqafartimir7737
@abdiqafartimir7737 8 лет назад
mansha Alah
@MohamedAhmed-jo5vp
@MohamedAhmed-jo5vp 6 лет назад
What an emotional 💔
@munanuur6567
@munanuur6567 9 лет назад
shiqan alh dhafo Adan ujeclhy ala dartiis
@nacimasherifahmed9373
@nacimasherifahmed9373 6 лет назад
Mash alah
@saddamahmed1031
@saddamahmed1031 8 лет назад
nashiidada bilawga magaceed?
@alimurtaza6634
@alimurtaza6634 8 лет назад
sunni iyo shiico islamku kuma koobna.. aad buu uuga xeel dheer yahay.. xisbi xisbi iyo aqoon la'aan ayaan nala hadhay.. ilaahay sunadiisa dhabta'a hanooso cesho.
@sucaadabdiqani674
@sucaadabdiqani674 8 лет назад
all hamdu lilaaah alla wayn
@nacimasherifahmed9373
@nacimasherifahmed9373 6 лет назад
Masha alah
@kakakka5553
@kakakka5553 8 лет назад
masha allah
@ubahcabdi2388
@ubahcabdi2388 9 лет назад
masha allah
Далее
Xusnul Qatimah         SH Abubakar Xoosh
45:13
Просмотров 77 тыс.
MASIXUL DAJAAL  Sh. ABUBAKAR HOSH
59:02
Просмотров 18 тыс.
Sheikh Abubakar Hosh - Taskiyada Nafta
1:01:16
Просмотров 63 тыс.
Siiradii Rasuulka CSW Qaybtii 6aad Sh.Abu Bakar Xoosh
55:38
Siiradii Rasuulka CSW Qaybtii 10aad Sh Abu Bakar Xoosh
1:02:20
Qisas Iyo Cibro Sh  Abubakar Xoosh
1:08:45
Просмотров 191 тыс.
Sheikh Abubakar Hosh - Siirada Nabiga 11/26
53:13
Просмотров 154 тыс.
Sheikh Abubakar Hosh - Siirada Nabiga / 14/26
1:00:32
Просмотров 371 тыс.
Siiradii Rasuulka CSW Qaybtii 16aad Sh Abu Bakar Xoosh
54:37
Muxadaro HAMURUGOON by-sh abu bakar Xoosh
55:14
Просмотров 82 тыс.