Тёмный

Sh C Waaxid Sh Abdi Sh Nuur Xusein Oo Casha Sharaf Taarikhi Ah Loogu Sameeyay Xarunta Al-Mahmudiyyah 

Al-Mahmudiyyah TV
Подписаться 16 тыс.
Просмотров 232 тыс.
50% 1

✔ Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
Fadlan Subscribbe Al Mahmudiyyah TV dhagsii ┇►
/ almahmudiyyahsufi
/ almahmudiyyahkenya
Twitter / almahmudiyyi
____________________
Hoggaamiyaha Sare Ee Dariiqada Ballaaran Ee Ree Sh.Nuur Xussein (Sh.C.Waaxid Sh.Abdi Sh.Nuur Xussein) Oo Xaflad Casha Sharaf ah Oo Aad Uqiirad badan Loogu Sameeyay Xarunta Caalamiga Ah Ee Al-Mamudiyyah Sufi Isalamic Centre.
(1) Somali. (2) Arabic. (3) Kiswahili. (4) English.
Dawadayal Waa Xaflad Casha Sharaf ah Oo Aad U Ballaaran oo Xarunta Caalamiga Ah Ee Ahlusnna Waljamaaca Ee Al Mahmudiyyah Sufi Islamic Centre Ay Usamaysay Qudbiga Wayn Ee Hoggaamiya Dariiqada Ballaaran Ee Ree Sh.Nuur Xussein (Sh.C.Waaxid Sh.Cabdi Sh.Nuur xuseen).
Xafladda Oo Kadhacday "Qaybta Soodhawaynta Martida Ee Gudaha Markazka" ayaa Ku Dabooshay Guud ahaan Jawiga Xafladda Farxad Cusub Iyo Qiira Diineed Oo Ballaaran Oo Ku Midaysay Dhammaan Qaybihii Kala Duwanaa Ee Marti Sharafka Himmad Cusub Ee Ku Aaddan Ahmiyadda Gaarka ah Ee Ay Leedahay In loo gagsado Ama Loo Adkaysto Culays Iyo Carqalad Kasta Ee Ka Hor Timaadda Geeddi Socodka Dacwada Islaamka, iyo Faafinta Dariiqada Nabi Muxammed CSW.
Waxayna Kubeegnayd Xafladdu " Markii Ugu Horraysay Ee Uu Soogaaray Sheikhu Xarunta "Al-Mahmudiyyah" Tan Iyo Intii Uu Dhawaan La Wareegay Hoggaanka Sare Iyo Xilka Dariiqada Ree Sh.Nuur Xussein". Cisi iyo Sharaf Allaha Usiyaadiyee.
Waxaana Kasoo Qayb Galay Xaladda Inta Badan ,, Amaba Guud Ahaan Mashaa Ikhda Iyo Culimada Baladka. Iyo Dadaka Astaanta U Ah Magaalada Barakaysan Ee Makina, Iyo Waliba Odayaasha Dhaqanka Ee Deegaanka.
________________
العربية
____
احتضن (مركز المحمودية للتصوف ودراسات العلوم الدينية) في مدينة "مكينة رود" الليلة الثلثاء حفل عشاء.. تاريخيّ، أقامه العلّامة المربّ السيّد/ شيخ محمود نور بن شيخ عبد الرحمن بن سيد يوسف-حفظه الله تعالى ورعاه- على شرف صاحب السّجادة، والقطب الكبير، والقائد الأعلى لطريقة قطب الأقطاب وشيخ المشائخ "السيد شيخ نور حسين رضي الله عنه" في هذا الوقت. ذاك حفيذه السيد شيخ عبد الواحد بن شيخ عبد بن شيخ نور حسين.
وذلك بمناسبة أول زيارة فضيلته إلى "المركز المحمودية" في أول مرة بعد توليه مقاليد الطريقة، أدام الله عزها.
وحضر الحفل جميع أو جلّ مشائخ البلد وعلمائه، مع حشد كثيف من رموز المدينة وشيوخ العشائر.
وقد أقيم الحفل في ساحة اللإستقبالات للمركز. وتضمن إنعاشات روحية عكست تنوع الألوان واللغات والجنسيات. وتدعو القادة والعلماء جميعا للنهوض من جديد، وتحثّ على مواصلة الجهود الدّاعمة للمضيّ قدما في الدّعوة الى الله تعالى ونشر الطّريقة المحمدية على صاحبها افضل الصلوات واتم ألتسليم، والتعاضد في ذلك .
___________
KISWAHILI
________
Markaz ya kiislamu ya Al-Mahmudiyyah Sufi Islamic Center iliandaa usiku wa tarehe 18 Desemba 2018 kwa taadhima kuu hafla ya kipekee ya chakula cha jioni chini ya uongozi wa Sayyid Al-Murabbi Sheikh Mahmud-Nur Bin Sheikh AbdiRahman Sayyid Yusuf kwa munasaba wa kumkaribisha na kumpokea Sheikh na Qutb Mkubwa anayeshikilia uongozi wa Tariqa iliyo mash-hur ya Sayyid Al-Qutb Sheikh Nur Hussein (radhi za Allah ziwe juu yake) ambaye ni mjukuu wake kwa jina Sayyid Sheikh AbdulWahid bin Sheikh Abdi bin Sheikh Nur Hussein.
Maandalizi hayo yakiwa kwa munasaba wa kipekee kwa kuwa ni ziyara yake ya kwanza katika zawiya na markaz ya Al-Mahmudiyyah Sufi Islamic Center baada ya kufanywa kiongozi rasmi wa Tariqa hiyo ya Sheikh Nur Hussein.
Waliohudhuria hafla hiyo ni mashekhe tofauti waheshimiwa kutoka mji wa Mackinon road na kutoka nje walioshiriki katika kufanikisha hafla hio. Malengo makuu yakiwa ni kuamsha hima na juhudi za kufanya daawah katika njia ya Allah s.w.t na kusambaza mafunzo sahihi ya Kiislamu kama yalivopokewa kutoka kwa Mtume Muhammad (swalla Llahu aleyh wasallim)
______________
ENGLISH
_______
Al-Mahmudiyyah Sufi Islamic Center held on the night of 18th December 2018 an auspicious and special dinner under the leadership of Al-Murrabi Sheikh Mahmud-Nur Bin Sheikh AbdiRahman Bin Sayyid Yusuf (may Allah s.w.t protect him) in respect to hosting the great Qutb, and currently the head of the famous Tariqa of the reknown great saint Sayyid Sheikh Nur Hussein (may Allah be pleased with him) who is the grandson named Sayyid Sheikh AbdulWahid bin Sheikh Abdi bin Sheikh Nur Hussein.
All is with regards to having being his first visit to Al-Mahmudiyyah Sufi Islamic Center as the head of the Tariqa of Sheikh Nur Hussein.
In attendance was a large group of respected scholars from within Mackinon road town and from outside that saw off the function to a great and successful night. This was all with the intent of awakening and uplifting the spiritual morale of scholars and all in attendance in general, in striving to call people to the path of Allah (subhana wa taala) and to revive and spread the original Islamic teachings as per our Prophet Muhammad (swalla Llahu aleyh wasallam).
Subscribe to / almahmudiyyahsufi
Like us on / almahmudiyyahkenya
Follow us on Twitter / almahmudiyyi

Опубликовано:

 

24 дек 2018

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии    
Далее
Inside Out 2: BABY JOY VS SHIN SONIC
00:19
Просмотров 4,6 млн
MOWLIID NABIGA
16:38
Просмотров 119 тыс.
Dikri Axmadiya 3aad
54:36
Просмотров 353 тыс.
DIKRI AXMADIYADA
20:44
Просмотров 218 тыс.
Mowliidka Nebiga (scw) Sh. Xuseen Cali & culumo ka
1:13:15
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33