Тёмный

Sh Maxamed Garyare - Wareysi 3/6 - Habeenka cinqilaabku dhacayo gurigeyga ayaan ku shireynay 

HANOOLAATO
Подписаться 487 тыс.
Просмотров 21 тыс.
50% 1

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 43   
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Месяц назад
Masha Allah waa shaqsi cajiib ah Adeer Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo waxaa tahay qof ku dayasho mudan ❤❤❤❤❤
@SamatarElmi-d7b
@SamatarElmi-d7b 26 дней назад
Masha'Allah Sheikh Mohamed Allah cafimaad ha siiyo waa barnaamij aad uqima badan oo kamid ah tariikhda umada soomaalida Wad mahadsantahay Wariye Ayanle
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan Месяц назад
Mashaa Allaah waayo aragnimo🥰
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 Месяц назад
Kutubta sheekhu sheeggayo dadbaa uqaadanaya kutubo diin ee waxey ahaayeen kutubi figriya oobikhwaani ah iyo kuwo lagu baabinayo turaathka islaamigaa ee uu kamidvyahay kutubka foqu sunna ee laamadhabigaa iyo wax ka siiliita ee aan macno lahayn.
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Месяц назад
Odayga 1965 Oo Wuxuu Ku Dhahaa Kurtubo Muqdisho Ma'aalin Muxuu Aga Xishoonaa Kutubada Wahaabiga Ma Aalin Inuu Dhaho? Ileen Xara-dheere Ilaa Kismaayo 1- Bukhaari 2- Muslim 3- Minhaaj 4- Ibnu AJruumi = Naxwa 5-Abuu Khaasim 6- Abu Shujaac 7- Riyadu Al- Saalixiin 8- Siafiinatu Al-Slaat Odayga Intaas Uma Yaqaan Diin Bal Ii Weydiiya? Da'daas Uu Jiraa Runtana Wee Dhibee
@aadilasad5411
@aadilasad5411 25 дней назад
Kutubtaan aad sheegtayba si fiican oo waafi ah uma Oolin oo Madbacado kutubta so saarana ma jirin , Xujeyda oo Suudaan iyo Masar soo mari jirtay Waagaa ayaa keeni jiray xogaa kutub ah oo Ratti lagu so Raray iyo inyaro Dakada barbara kaso dagi jirtay . Sheekha isaguna halmar Dalab uu Wadamada Carabta oo dhan u diray ayaa Marakiib Mar qura looga Raray Maktabadihii muqdishana Kutub ayuu ka buuxshay oo Xarakadiisa ooaheyd xisbigii Dowladii Aadan cadde u Diiwaan Gashanyd ah aya fadligaas laheyd . Ee Hadaadan Caruur aheyn Afkaan aad ku jigeyso sheekha iyo Maskaxda foorarta Aad ku Eegeyso jooji Ninyahow .
@Caliomar-wi9zg
@Caliomar-wi9zg 29 дней назад
Jasakalahu khayran shekh maxamad garyare kutubtii uu dalka keenay ee ururka dhalin yarada islaamka ayaan wax ku bartay kana faaiiday aniga iyo inta ila midkaahiba
@siciidelmi5769
@siciidelmi5769 Месяц назад
Masha Allah Ayaan thank u so much brother
@mohamedsheikh5493
@mohamedsheikh5493 Месяц назад
Ilaahay ha u naxariisto Sheekh Maxamed Macallin Xasan siduu wareeysi uu BBC-da laanteeda Afka Soomaaliga siiyay wuxuu ku sheegay inuu wadanka kusoo laabtay Feb 1968. Caqiida ahaanna Sheekha waxaa lawada ogyahay inuu Ashcari ahaa ka hor intuusan Jaamacadda aadin iyo ka dibba.
@fnw8688
@fnw8688 Месяц назад
Hanoolaato ❤
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 Месяц назад
Waa sheikh maxamed gadh yare .
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Месяц назад
A.rashiid Ali Sharmaarke Aun Wuxuu Ahaa Xirta Sheekh Muxudiin Celi Khaadiriya
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Месяц назад
Akhwaan Iyo Wahaabi Diin Wax Kama Oga Xara-dheere Ilaa Kismaayo Kama Shaqeeneyso Beenta Aad Wadaan
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Месяц назад
Meel goray ka hadaafey ayaad ka hadashay
@ibnuhashim9930
@ibnuhashim9930 Месяц назад
Barnaamijkaan wuxuu i xasuusinayaa, barnaamijkii ka bixi jiray channel ka Al Jazeera ee la oran jiray شاهد على العصر. Jazaakallahu kheyran walaal Ayaanle.
@mustafadaahir1560
@mustafadaahir1560 Месяц назад
Mahamed Siyaad mushkilada somali dhexdeeda taal ee nooc walba leh isaga iyo intii la shaqayn jirtay ayaa masuulka ah
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe Месяц назад
KAWARRAN KUWII ISAGA KA HORREEYEY EE SI BAREER AH OO CADDAAN AH MAALIN CAD UGU DHAWAAQAY : - DIINTA ISLAAMKA KUMA DHAQMIKARNO , ISKUMANA XUKUMIKARNO OO MICNEHEEDU YAHAY NAMA ANFACAYSO DIINTA ISLAAMKA . SOO KUWAASI MAAHA KUWA UMMADDA MUSLIMKA AH EE SOOMAALIYEED DARIIQA MUSTAQIIMKA AH KALEEXIYEY UNA HORSEEDAY WADADA SHAYDAANKA EE GAALADA LAGA DHAXLAY (DASTUUR IYO DIMUQRAADIYAD) SOO KUWAAS MAAHA KUWA DHALAY CIIDAMADA INQILAABKA DHIGAY OO MAXAMED SIYAAD BARRE HOGGAAMINAYEY IYO DHAMMAAN DHIBAATOOYINKII KASII DARNAA ILAA MAANTA SOCDAY ?
@ShmohamedAbdourahman
@ShmohamedAbdourahman 25 дней назад
Fikikaasi iyo kutubtaas waa kuwa ay daalacdeen ka dha sheen ururdiimeedyada qaar dhiiga daadsheen
@YudufAl
@YudufAl Месяц назад
Cabdirasaaq Maxamuud Abubakar, aabahay ayay isku madarisada sh calisuufi ee dhagaxbuur wada dhigan jireen oo iiga sheekeeyay
@abdulhassan4693
@abdulhassan4693 Месяц назад
Ma reer sheekh ahmed gole baatahay?
@duniyafidow6976
@duniyafidow6976 Месяц назад
Manshahll
@jamaabdiali227
@jamaabdiali227 14 дней назад
Libaax garyare nin rag ah.
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Месяц назад
Saaxiib xilligaas Minhaaj ayaa ugu weynaa kutubtii soomaaliya tiilley,Riyaadka ayaa ugu soo horreeyey Axaadiista
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 23 дня назад
Wadaadkani waa billaa rayi siyaad bare yaa ka horeeyay oo kafiicnaa yaa ka fiicnaa oo ka danbeeyay oo dhaamay wahaabi uun ku daa kan
@user-abtol45
@user-abtol45 Месяц назад
Hanoolaato waxaan kaa codsanayaa inaad taariqda Maxkamadaha soo saarto weliba Wareesato Sh Dahir Aweys. Ninka sida dadka umaleeyaan ma ahan waa wadad ka soogorjeedo shbb ficilkooda xun oo runta ushega y
@ismailjama9452
@ismailjama9452 Месяц назад
Goormuu alshabaab kasoo hor jeedasaday way duuban tahay isagoo leh dowlada I tidhi inaad.ka baxaday sheeg waxaan ku Iri iyagaa iiga kiin fiican sababtoo ah iyaga masalooyin.diini is ku haynaa lakin idinku waad lunsantihiin oo Democrat iyo. Jinni.baad u shaqaysan waa hadalkiisa oo cad video ah maqal iyo muuqal ah marka beenta iska daa xasan waa alshabaab wali
@bardehanad4919
@bardehanad4919 Месяц назад
​@@ismailjama9452Hasan Daahir youtube-kiisii ha la fasaxo waxbadan ayaa laga faa'iido jiray. Waa lala doodi jiray. Fikirkiisa waa la dhaliilo jiray. Markaa godii wuu Ka soo baxday. Nin shibil oo ra'yi Ku dagaalamaya ayuu noqday. Yaan la deyn haddii la rabo lkn youtube-kiisa u fasaxa khibrad badan ayaa Ku duuban.
@samirr546
@samirr546 Месяц назад
Kuwii koofiyadooda inta ay guriga ku soo hilmaameen xabsiga dhigay oo yidhi amardiido ayey ku kacday baa la wareegay dalka hooyo ee dulman !!!!
@basharanoomar4146
@basharanoomar4146 Месяц назад
Ayanlow sheikh xasan Dhir aways soqabo
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Месяц назад
Kutubyaas maxaa ka mid ahaa
@samirr546
@samirr546 Месяц назад
Hadii la fekeri lahaa oo talo laysugu iman lahaana qabyaalad iyo kala qolaqolayn bay umada jahliga ku abaaday isku kiciya oo ay indho la'aan mawdka aan ka soo noqoshada lahayn ku qaabilaan!!!!
@CamuudAwed
@CamuudAwed Месяц назад
Gar yare maxaad ka wadaan ma gartiidsa yarayd Oo gar yaqaan baanuu ahayn ma sidaa ayaad ka wadaan halkaa noo kala cadeeya waa Afsoomali murug san e
@samirr546
@samirr546 Месяц назад
Gadh yare iyo gar yare waa isku mid. Gar yaqaan iyo gar leexiyana waa kala mid. Somalida koonfurtu xarafka dh ayey marmar xarafka r ugu dhawaaqaan dhibna ma leh hooda qaad iyo jiid isku meel uun baa loo wadaa.
@kayseduale1771
@kayseduale1771 Месяц назад
Ikhwaani iyo daaroodism maxay iska dhalayaan takfiiri
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe Месяц назад
IRIRISMNA WUXUU AHAA SHEIKHII ISKUNIKAAXAY
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 Месяц назад
Sheekh Garyare wuxuu cadeeyey in figriga wahaabigu yahay figri majeerteen soo xawileen rabeena in ay boqortooyada sacuudi uka wakiil noqdaan soomaliya waana sameeyeen ilaa haddana waayihiin qolooyinka kale waa dameer dhaan raacday.
@Caliomar-wi9zg
@Caliomar-wi9zg 29 дней назад
Reekaasi madaxnimadu meeshey la gashaba waa ka daba gelayaan oo ma jirin urur somaliya laga dhisay oo aaney madax ka naqan oo qolo yar seyliciye la yirahdo ayaa xamar laga dhisay nin ayeyna bari uga soo magacaabeen doqonimadooda
Далее
🛑 ты за кого?
00:11
Просмотров 114 тыс.