Тёмный

SH SACIID RAAGE O LASOO WEERARAY IYO ARIN LAMA FILAANA😭 

Quruxda Qoyska2
Подписаться 380 тыс.
Просмотров 40 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 238   
@QuruxdaQoyska2
@QuruxdaQoyska2 5 месяцев назад
Waakan Iinkiga Manager Sacdiya Xirsi chat.whatsapp.com/GAarFmx8Z5y5PdNFc2QrEI
@zamzam5255
@zamzam5255 5 месяцев назад
WALAAL.WAAD ARKEYSEY ILMIHII TARTANKA KU GULEESTEY OO KA IMAADEY MAREKANKA
@checkcheck1813
@checkcheck1813 5 месяцев назад
Maashaallah brother, may Allah accept your support for our mu sheikh.
@amaljamaa8478
@amaljamaa8478 5 месяцев назад
Sheekh siciid raage waa nin qalbi fiican oo dadal badan o somali isugu mid tahey haku danbaabina war culumada ka daaya hafarka idinkoon ogeyn waa sheekh diiday awlada iney usii jogaan meesha wllhi waa dadaley wano ayuu siiyey famliyada canada iyo america yurub waxba ma yaalaan iskuuladana wax aan hagagsaneyn ayaa lagu dhigaa
@samowsamale3490
@samowsamale3490 5 месяцев назад
Qof aadan aqoon ha difaacin oo amaan aanu lahayn ha kala dul dhicin
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 5 месяцев назад
Somaalibadan waa xasad, waana hadal badanyihiiin, saas darteed Xasadka warkooda halayska daayo, Culumadana amaan hasiiyaano, Canada anigaa dagan, Sh Siciidna Waangaranayaa Sifiican, ischoolka Sakiina Waalafuray, Waxbaana lagubaranaayey, ilaa ay Dowladu kadabatimid oo laga xiray. Saas darteed Shiiqa halaga Fuqo, Subxaanallah
@Abdigani-h6h
@Abdigani-h6h 5 месяцев назад
Adiga ayaaba sheegaaya in laga xiray? Qiira jabaanka aan uqabno culimo ,ayaa shayaadiin culimo noo sheegatay!!!!!! Run ban moodney !!!!!!! Culimo haddaan leenahay dadkana iyo dalkeenuba sida uu yahay ma,ahaadeen!!!!!!!!!!
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 5 месяцев назад
Anaa reer Toronto ah Sakiina waa la furay oo weliba la dhisay anaa Wiilkaygu Taraawiixda iyo Tahajudja ka tijin jirey Waxaa Dawlada Canada u diidey markii laga furay School ka
@taqwalaah5911
@taqwalaah5911 5 месяцев назад
Dawladda Canada waxay u xidhay meesha oo aan ku habooneyn school waayo waa deegaan warshadaha loogu talo galay. Haddiise la xidhay Sheekhu xaq umuu lahayn inuu lacagtii Kenya la aado oo ganacsi u gaara ku sameysto
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 5 месяцев назад
​@@taqwalaah5911 Oo hadii uu fauray oo lacagtii ku baxday iskoolka lana xidhay maxaad kasii rabtaan
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 5 месяцев назад
​@@taqwalaah5911 Wll ma lacag dadleeyahay Buu sheekha ganacsi gaar ah kufurtay ma hubtaa wll
@xusuusoallah3048
@xusuusoallah3048 5 месяцев назад
Ninkaan maaha markii koowaad ee uu sheekhan weeraro, waa muhiim in la ogaado ujeedkiisa iyo mashruuca ka dambeeya intaba
@unitednationonecreator
@unitednationonecreator 5 месяцев назад
It is usually Somalia people who we think they are shiekh but same of them are not reliable , honest and near our house in North London. He is one of the people who pray mosque 5 time and his shop always closed the prayer time . All the people who lives in North London , they are come from different, area like Galmudug , Puntuland are saying this man who is owner of the big shop he is taking all of them money including those an elderly ladies . Remember all shieyuukh are not Angle , they are human . There are a lot of shiekh who collect money and handed to those In need all shiekh are not corrupted . Most of them are honest . Like shiekh mahamed Abdi umul collected a lot of money and handed to Somalian shiekh whom are in Mogadisho like shiekh Baaruud Gurxan May Allah reward them Rank of Jannaj ❤❤❤❤ We love all good shiekh whom are honest and we need to pray those bad shiekh we can charge any one
@moh4127
@moh4127 5 месяцев назад
💯 you are right wll
@Abdigani-h6h
@Abdigani-h6h 5 месяцев назад
Kkkkkkkk
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 5 месяцев назад
shekh xun majiro inta badan culimada Waa dad fiican hadeey qaldamaana weey Soo noqdAn
@Fahima-d5j
@Fahima-d5j 5 месяцев назад
Thanks brother for defending the sheikh. ❤❤❤
@AhedIdaja
@AhedIdaja 5 месяцев назад
Sheekha ha ka jawaabo eedaas
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 5 месяцев назад
maxaa eed ah ma malaha
@anabmohamed4036
@anabmohamed4036 5 месяцев назад
Walaal Sakiina circle dawlada house ee Toronto ayaa kaxirtay iyadoo si fiican ushaqaysa. Waxaan marinating ahay in uu dad badan uu celiyey wixii ay bixiyeen ama Dean ahaa.
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 5 месяцев назад
Illahey kheyr hakusiiyo Waan ognahay in dadkeena eey culimada Hafraan lkn ma Anagaa ka Aqbaleeyno hakayaabin
@samowsamale3490
@samowsamale3490 5 месяцев назад
Dayntii inuu celiyo waa ku khasbanaa laakiin donation kii xagguu geeyey?
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 5 месяцев назад
Abdullahiyow wll Ilmaha dibada intooda fiican ma naagsano Ciyaalka soomaaliyana intooda fiican Ayaa badan ee walal xaqa cadee oo wadan gaal Uma haba yaraatee hau Amaanin
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 5 месяцев назад
Ninkaan iyo Sh Raage waxaan aaminaa sh Saciid Raage.
@samowsamale3490
@samowsamale3490 5 месяцев назад
Miyaad taqaan Saciid Rage mise baraha bulshada ayuun baad ka aragtay?
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 5 месяцев назад
@@samowsamale3490 Maxaanan u aqoon muddo ayaan hortaagnaa fool ka foole.
@aliMohamed-ev3wr
@aliMohamed-ev3wr 5 месяцев назад
Walal xaal qado.. culumada Somaliyed ina lasiyo billion dollar aya istahilan.. Dintaan walal malacag aya geysa... War culumada halisiyo lacagta yala arkin sheikh gajo aha.. waa ine midkasto millions of dollars ugujiran bankiga.. inta nolahay lacagyda culmada Somaliyed aya leh.. ninki sheikh ah oo mel istaago.. hala siyo lacagta❤
@samowsamale3490
@samowsamale3490 5 месяцев назад
Ma adiga ayaa Sheekh oo sidaa ayaad rabtaa inaad xoolaha ummadda ku xalaaleysato. Sheekhu ha shaqeysto laakiin uma banaana inuu xoolo ummadeed jeebka ku shubto
@balqeysa7209
@balqeysa7209 5 месяцев назад
❤illahay wuxuu yiri dinta ya lacag lagu qadaan balse wahabiyada lacag bey ki qataan oo British deep state dajjal system bry ushaqeyan sii umada kusexiyan ay quranka karimka uilobaan
@ugasoelmi2138
@ugasoelmi2138 5 месяцев назад
Shiikha hadii lacagta uu ka aruuriyay ma isagaa aruursanayay mise muslinkuu ugu khidmaynaayay culimada kafuqa
@jiho1960
@jiho1960 5 месяцев назад
In aad faafiso eed shaqsi (aan la hubin xaaladdiisa diin iyo caafimaad) uu u soo jeedinayo kuwayaga ugu kheyrka roon waxay ka maragkacaysaa damiirxumadaada iyo diinxumadaada.
@adammarere5289
@adammarere5289 5 месяцев назад
Wan umaleyniyaa ilama ahan wxas mushtamac Muslimiin ah hortooda hala so fadhiisan In la isla xisaabtamo ceeb maahan lkn Mel hebel buu sheqa wax ka arursaday waxas wax diintena ay ogoshahay ma ahan Culumada inkaartoda yaysan ku asiibin
@mahamudayshidindhabi4685
@mahamudayshidindhabi4685 5 месяцев назад
Umaleynmaayo inuu sameeyey, dad laguma eedeeyee, nin f dad kale u adeegaayo ayaa sidaad uhadleyso hada uhadlee kadhac sheeqa, Nin maseyrey ayaa aduunka ugu xun adigana maseyr aakaasooshiiraayo ee daneyso ninyohoow shuyuuqdana kadhamaada. Ugu dambeyn waxaan ilaahay kabaryaa inuu shuyuuqdeena nooxafido aamiin ❤❤❤❤
@samowsamale3490
@samowsamale3490 5 месяцев назад
“Xisaabi xil ma leh hadaan la xumeyn “. Ceeb ma ahan haddii Sheekha la weydiiyo hantidii ummadda ka dhexeysay siduu ka yeelay
@SafitaSharif
@SafitaSharif 5 месяцев назад
Mashaalaah Allah hakubarakeyo
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 5 месяцев назад
Yaarabi dhibaatada umada ka kor qaad muslimiinta ah Rabi baagaranaaya shiikh Saciid Raagi iyo wax ka dhexeeya
@hafzajama4362
@hafzajama4362 5 месяцев назад
Waaan filayaa iyo waan u malaynayaa cid laguma cabareeyo ilahay culumada ha noo xafido hadaad khayr radiye tahay dadka oo dhan lamaad hadasheen ee gaar baad u radsan lahayd
@zamzam5255
@zamzam5255 5 месяцев назад
WALAAL ARIINTAAN WAA RUUN WAXAA IS WEDIIN MAA XUUMO SHIIKHA LAMA CAYIIN LAMAANA CADABIIN LACAGTII CAGEE GESEEY WAA SUAAL
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 5 месяцев назад
​@@zamzam5255 lacagtee wll Yaa lacagta sheekha udhiibay
@hassanalwajid4607
@hassanalwajid4607 5 месяцев назад
ManshAllah wll qali ALLAH hakubarakeyo
@Nuura-bb4ob
@Nuura-bb4ob 5 месяцев назад
Subxaanalaah soomaali xagee Ku socotaa culimadii ayay maraysa illaahayow na astur warcad ma hayo nin kani.
@TheCabdixaaji
@TheCabdixaaji 5 месяцев назад
SHIIKH SACIID RAGE Masha Allah Allah xifdiyoo waa sheekhanaga lkn Waa in wax la weydiin karaa asna uu ka jawaba Cumar Cin Khadab rc oo memberka saran ayaa wax la weydiyey Maradda uu xiraan yhy iyo mesha uu ka heley , Marka walalkey fadlan wax waa la isweydiin karaaa 1 Reply
@foozia426
@foozia426 5 месяцев назад
Subxaanalaah sheekhyadii ba dadkii kabaxsan la waar ya ilahay yaqaan
@zamzam5255
@zamzam5255 5 месяцев назад
SHIIKH SACIID RAGE MEESHA UU RABEEY IN UU DHIISO WAXEEY KU TAALA MAGALADA TORONTO CANADA 🇨🇦 MARKA WAA RUUN WAXAA IS WEDIIN MAAXUUMO
@mohamedabdillahi5207
@mohamedabdillahi5207 5 месяцев назад
The purpose of the contribution was to establish Islamic schools in Canada not in Kenya. So how the people in Canada who who contributed the money benefit school in Kenya????? Simple question
@ubahyusuf1064
@ubahyusuf1064 5 месяцев назад
Subhanaallah 😢😢 Leave the cullimada alone..
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 5 месяцев назад
War culumada daaya ilaahay ka baqa meel kaluu wax ka furaaye, meeqaa lacag aruurisa
@saciidohassan8611
@saciidohassan8611 5 месяцев назад
Soomaali horumar qofkii gaaro wey dabagalaan waa xaasidiin Soomaalida
@maymunaahmed-zv8ju
@maymunaahmed-zv8ju 5 месяцев назад
Walal eray ah “ aayadayda an ka qaadan dona” ma iska dayn karta waayo aayad quran baa u isticmaalna somaha
@moh4127
@moh4127 5 месяцев назад
Somalaalida jahliga iyo aqoon darrada ayaa ku badan waa waxa dhibaatada oo dhan noogu wacan. Sheekhu ilaahay maaha wuu danbaabikaraa aduunkana sharci baa ka jira haka garbaxo oo ha cadeeyo in aanu wax xadin anaku cadaalada ma qaadno . Cidna in si indho la,aan ah in loo difaaco waa jaahilnimo ninkani sheekha muu caayin ee gar buu dhigtay 💯 wuu saxanyahay.
@HalimaMohamed-mz7oc
@HalimaMohamed-mz7oc 5 месяцев назад
Waa sax, halkay kakeeneen lacagta?
@abdulahihasan721
@abdulahihasan721 5 месяцев назад
Walal inta taQab iyo inta aan aQon waxa badan inta aan aQoon tusale hooyadey mataqano aabahey mayaqano ila ugu yaran 10 ila dhalatay mayaqanab marka soomali vadan oo malaayiin ah aya sida inta taqan wa inta sooshiyaml medita isticmaasha Qaarkood sidsa ula soco
@fmg63772
@fmg63772 5 месяцев назад
Subxaanallaah yaa allaah walalayaaloow allaah ka cabsada ayantan culumadii ayaaba weerar lagusoqaday war ka xishooda culumada waxay noowadan dhaxalkii ambiyada xasbiyallaahu wa nicmalwakiil
@anissahassan9932
@anissahassan9932 5 месяцев назад
SCW SCW SCW mashallah you right brother cheick said rage is good cheick I don’t think so well done 💚💚💚❤️❤️💜💜💜🌸👍
@hawaweheliye1842
@hawaweheliye1842 5 месяцев назад
Asc salaankadib waxaanka dhihilahaa arintaas shiiqsiciid umahoreeyo shiiq lajaa’ifeeyo jaa’ifo noocey ahaatoba balse sideelooga hortagaa ineysan mardanbe udhicin??????
@filsanmahad1424
@filsanmahad1424 5 месяцев назад
Salalaahu caleyhi wasalam ❤️ ❤
@SuleimanAbdi-h9b
@SuleimanAbdi-h9b 5 месяцев назад
SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤
@nimcoxasan3761
@nimcoxasan3761 5 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@sagalh6770
@sagalh6770 5 месяцев назад
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@نونيمحمد-ض1ر
@نونيمحمد-ض1ر 5 месяцев назад
Alle ayaa naga og waxa walbo allow qatumad qeyr nooga dhig dhamaanteen insha allah
@ridwan222i
@ridwan222i 5 месяцев назад
Scw scw scw scw scw
@zamzam5255
@zamzam5255 5 месяцев назад
ADIIGA HADAA WAAD FUDUDATEY MAXAA YELEEY SHIIKHA LAMAA CAAYIIN SUAAL UUNBA LAA WEDIIYEEY ISAGAA IN UU SOO JAWAABO AYAA LAGA RAABAA
@mohamedbulhan2767
@mohamedbulhan2767 5 месяцев назад
Ascwrwb Abdullahi waa lajoojiyay Markii lafuray
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr 5 месяцев назад
Sc somali way shax guurtay dad aan somalinimada rabina way dhasheen diin iyo dhaqan iyo wadaninimo midna ma hayaan waxanay ilawsanyihiin koonkan in uu allaah u taliyo oo aan lagu waarayn ?
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 5 месяцев назад
wll Bal Aniga iisoowacdi
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr 5 месяцев назад
@@hudaabdullah3447 sc walashay qaali waan kuso wici dona waxa aan ahay nin dhex jooga 83dex qomiyqdood oo kala luqad ah kala diin ah somalid dds yaa ku 84afar ah 83da kale hadii wax dhaco dhinacbay naga maraan? Mahdsanid walaashay
@mohamedaxmed813
@mohamedaxmed813 5 месяцев назад
WALAALKEEYOW LACAG BAAD KAHADLEYSEY HADAN SHEIKHU INAAD IFTIIMISO AYAAD KUDABA XITEE WAX LAFAHMAAYA LA'IMOOW WADAADADANA HAKADHIGANINA ERZAAGAD IIMANKA ALLAH HA'IDINKU SOOCELIYO AAMIIIN
@hagiohaji7937
@hagiohaji7937 5 месяцев назад
Allah hana asturo oo hanasoo hanuuniyo dhammanteena.
@AhmedAli-zw5kd
@AhmedAli-zw5kd 5 месяцев назад
Somalida waxaa kamida dad fara kutirisa oo munaafiqiin ah oo mar walbo culimada ceebahooda raadiyaan anigu waxaan leeyahay sheekh saciidow kaligaa maaha culimada wax laga sheegayo ee iska sabar kuwa marwalba culimada wax kasheegana waxaan leeyahay war alle ulaabta oo kabaqa Wabilahi towfiiq
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 5 месяцев назад
War wiilka yar oo sheekh ah ka dhamada saciid rage jealousy baa ka tihin
@yaayow3374
@yaayow3374 5 месяцев назад
Asc. Dadka iska hadlaaya aqoon umalaha Sh. Saciid (ALLAHA Xifthiyo), wuxuu ahaa imaamkeena in calgary, and wali reer calgary wey jeclaan lahaaayeen inuu u soo noqdo. MA aha soomali ookaliya, waa dhamaan muslimiinta calgary.
@Aaliyah-v7d
@Aaliyah-v7d 5 месяцев назад
Waa run aniguba waan arkay school kaas sakeena Islamic school laakiin waa laxiray school kaas musuq maasuq darteed. Inuu sheekh Saciid sameeyey amba waxa kahooseeya arintaas sameeyeen masheegi karo .Wuxuu kuyaalaa east Toronto, Scarborough.
@taqwalaah5911
@taqwalaah5911 5 месяцев назад
Sakiina sababta loo xiray waxay ahayd in aanay goobtu ku habooneyn community centre ee wax musuqmaasuqi ma jirin laakiin way jirtaa markii uu iibiyey inuu lacagtii Nairobi la aaday
@fartungabeeyre4895
@fartungabeeyre4895 5 месяцев назад
Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 5 месяцев назад
Waa weerar culimada wax loogu dhimayo
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 5 месяцев назад
Soomaali ayagaa xaasad isku ah
@Xaajimukhtar
@Xaajimukhtar 5 месяцев назад
Adeer adu sharcimataqanid.qofna hadufacin.wax anad ogeyna ha xukumin
@abdulkadirelmi2241
@abdulkadirelmi2241 5 месяцев назад
ASXAABTII BAA LAWAYDIIN JIREY WELIBA KHULUfADII. nidaamka loo marayo uun hala saxo. Dad badan oo lacag ku lunsadey wadad nimo way jiraan oo wadaadku waa aadamo maa ig maaha
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 5 месяцев назад
Cabdulahi xishood dhinac baad kararan tahy umada heysku dirin ofeygu siwanagsan ayuu uhadly xagee buu ka keenay ceeb maaha waa su aal shekhuna waainuu jawabaa ee adigu waad qaldan tahy
@Abdigani-h6h
@Abdigani-h6h 5 месяцев назад
Culimo hadaan leenahay sida wax yihiin maynaan ahaaneen !!!! Haddaad caamo wax ka sugaysay Caqligaaga ayaad hadashay Sidaas ayuu caqligaagu ku siiyey mundane 😊
@Osob_5
@Osob_5 5 месяцев назад
Asc Abdullaahi haday adigaba kuu kala kacdo waar Xoolahaan intuu ka keenay ayey ku leeyihiin.😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ogeysiscafimad8935
@ogeysiscafimad8935 5 месяцев назад
Sakinah community center ayaa lagu iibiye lacagtii . Kabacdi dowladaa xidhay . Anaa tagay oo kutukatay . Sheikh saciid rageah ilama aha in uu lacag xaday. Lakiin bulshada Toronto dagan Dib uiibiyaan sakinah lacagta kasoo baxda meel kale kubisada dhay. 😅
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 5 месяцев назад
Odaygu waa runtiis Somalidu mataqaan Accountability Aduunka waa laxisaabtamaa laakiin dadka Somalidu hala xisaabtamo waxaay u yaqaanaan ceebeen.
@xabiibafaarax2605
@xabiibafaarax2605 5 месяцев назад
Alle ayaa arsaacqda bixiyee halaga daayo culimada dacaayada afkooda ayaa lacag ah shiikh diintayaqaana ee xaasidka halagadaayo culimada cayda iyo afxumada Alle halagaboqo
@fariaomar1986
@fariaomar1986 5 месяцев назад
War naagtaada agka soo gaduudsate naga qari oo dayuus hanoqon 😢janada na darteed hauseegin ee qari wajigeeda wll cod kaliya kuxayeesii ganacsiga😊
@fariaomar1986
@fariaomar1986 5 месяцев назад
@Gracias2024 afka ay soo gaduudsatay na? Fahan daro ba kaa haysato xaga caqiidada soobaro wax naagtaa ninkeedii uunbey isku qurxin kartaa lkn raga dawanaayan iskuma soo af caseen karto😉🫡🫡
@fatimahussein7210
@fatimahussein7210 5 месяцев назад
Aamiin amiin amiin yaa Rabi
@RealNature2014
@RealNature2014 5 месяцев назад
Asc dhowr million oo dolar na waa leeyahay xisaabadka uu sheegayna waa isla maqalnay half a million ma idinla tahay hal habeen in la aruurin karo laga yaabel 50 kun ama 30 kun in la aruurin karo odayga dib inuu xisaabta ugu laabto waaye
@taqwalaah5911
@taqwalaah5911 5 месяцев назад
Ninkani warka uu sheegay waa xaqiiqo community centre kii ugu yaraan 10 million wuu ku gaday lacagtiina Kenya ayuu la aaday lacagtaasuna tabarucaad ayay ahayd
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 5 месяцев назад
​@@taqwalaah5911wallahi ma hubtaa wll
@zamzam5255
@zamzam5255 5 месяцев назад
SHIIKHA MAR LABAAD WUU SOO NOOQDEY MASAJIIDKA UU SHEGEEY EE AQRAAM JIIMCA WUU IMAADEEY LAAKIIN MAAN TAGIIN
@mohammedmuuse4270
@mohammedmuuse4270 5 месяцев назад
Shuyuukhda hilibkoodu waa sun yaan lacunin ninkani waa dadka culimada looga taag layahay illaahay kacabso oo culimada daa waan umalaynayaana waa wayaalaha diinteenu reebtay dadaad sheekha wax u sheegeyso haysla soo taagin macsharka ee gaar wax u weydii culimda illaahayow noo dhowr la aantood Mundi ayaa lagu jiri lahaa ee haynaga nabad galaan
@InnocentBlockGame-ee1hk
@InnocentBlockGame-ee1hk 5 месяцев назад
aamus allah kucafiyee
@Ahmed5166
@Ahmed5166 5 месяцев назад
Anagaa Canada joogna ma jiro Masaajid dhowarkun oo qof ku tukadaan oo canada ku yaala
@adarmohamed3709
@adarmohamed3709 5 месяцев назад
Subxanallah war ninka haduu runsheegayo miyuu sheekha si xishmad le u waydiiyo . Ookhaas ah Wallahi diin xumadiisa iyo ii maan la aaantiisa waxay ka muuqataa hadalkiisa is Dana marsan Allah ku dulee aamiin
@nimasahal8599
@nimasahal8599 5 месяцев назад
Faqash ilaahay hortii maxaay la tagi??? Sheekh mustafana waa caayayen ciilqabayasha if iyo aakhiraba ilaahay waa uu ku xisaaban sorry
@QadharHassan-vv5cm
@QadharHassan-vv5cm 5 месяцев назад
Waxan madhaxa qawan ya wax kadageysanayo😂😂😂😂 Simple 😂😂😂😂
@ahirsi3991
@ahirsi3991 5 месяцев назад
Miyaad taqaa shaqsigaan , maxaa u aflaadaynaysaa
@fartunabdi6936
@fartunabdi6936 5 месяцев назад
Adiga waji la aaminaba malihid hadii qofkale aad wax kasheegi laheed waa laga yabaa inaan in un yara aamini lahaa lkn sh siciid kaama yeelin ee aqfka kala bax shiikha
@deeqaosmam2902
@deeqaosmam2902 5 месяцев назад
Meeshuu Sh,Saciid joogo maxaa isaga dhigay?
@zamzam5255
@zamzam5255 5 месяцев назад
SALLAAHU CALEE WASALIIM SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤
@abdulrahmanmohamed9032
@abdulrahmanmohamed9032 5 месяцев назад
Saed wuu ka soo baxsaday Canada. Waxa u uga soo baxsaday baadha. Culimaaddinku way Qaza yihiin. Ha is hagaajiya an oo waxa ka mid ah kuwa maalin walba xxasuuqaya ummadda Somaliyeed!!!!
@olowsagar948
@olowsagar948 5 месяцев назад
Ninkaan wax eedeynaya waxiisu waxuu u egyahay maseyr quuri waa iyo xaadsidnimo.
@Sahroahmed-x8b
@Sahroahmed-x8b 5 месяцев назад
ASC Abdullahiyow Masjidka Sakiina Waa la Furay xooga ka dib baa la xiray Sabaabtuna Waxay Aheed Hadii Dab dhaco Alaab badan Ma leh Sida baana loo Xiray
@ubahyusuf1064
@ubahyusuf1064 5 месяцев назад
Scw Scw Scw Scw Scw ❤️
@khadijaguuleet6132
@khadijaguuleet6132 5 месяцев назад
Subxaan allah leave sheeelh alone
@MunaAli-f3p
@MunaAli-f3p 5 месяцев назад
Allahumma aamiin yaarabbi Aalamiin
@Maryan-d6z
@Maryan-d6z 5 месяцев назад
He is jeously
@zeinabhassan4104
@zeinabhassan4104 5 месяцев назад
Dhibmaleh in wax layswaydiiyo lkn waxaan isleeyahay sitoos ah baa loowaydiin lahaa waa rayigayga!
@gaaraneguure7346
@gaaraneguure7346 5 месяцев назад
Walaalka waa sax warka uu sheegayo waayo nairobi ayuu joogaa hada ninkaan wuxuu codsanayaa bal in sheekha soo cadeeyo dhaqaalihii uu dad ka aruuriye xagee ku danbeeye
@abdihillow8876
@abdihillow8876 5 месяцев назад
Sh.maa kelikis miyuu ah Mase?awaay gutigi kale atiga maa eeh.warka caade oo hubsoo.
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 5 месяцев назад
Shiikh Raage waa qofbinu aadam ah
@abdirashidali6946
@abdirashidali6946 5 месяцев назад
WAXAA WANAAGSANAYD HADAAD SUAAL QABTO INAAD SHEEKHA LA XIRIIRTO INTAADAN COD ISKA DUUBIN HADALKAAGA WAXAA KU BADNAA WAXAAN U MALAYNAYAA
@AhmedMuse-yq1st
@AhmedMuse-yq1st 5 месяцев назад
Sheikh raage waa inuu ka jawaabaa oo sharaxad ka bixiyaa.
@dahabajama4680
@dahabajama4680 5 месяцев назад
Ma waxaad diideysaa in la isla xisaabtamo,haddii qof aadan xoolo ku ogeyn xoolo ku arakto ceeb maaha in la waydiiyo meeshuu kakeenay
@sadam1318
@sadam1318 5 месяцев назад
af joogo looma adeego asagaa sheekha laga rabaa inuu isa soo sheego
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 5 месяцев назад
haa hadalkiisa dhan Waa Malo odagaan
@Sahroahmed-x8b
@Sahroahmed-x8b 5 месяцев назад
Somaliyey Masjiidyada Lacago badan bey Qaatan oo hada Waxaa Socda hadii aad rabto in aad lacag Sameeyo Masjid furo
@yamancarab
@yamancarab 5 месяцев назад
Wadanka Canada inta aadan bilaabin in aad dhisto waa inaad heysataa permit amaba fasax aad ku dhisi kartid! Marka fasax ayaa ka horeeya dhismaha!
@khadram3457
@khadram3457 5 месяцев назад
Iimanka beela culimadii way hadhsan la,yihiin sheekh sacid xad gudubka ha laga daayo
@husseinaden7560
@husseinaden7560 5 месяцев назад
Somalida sheekh inuu business ama lacag samayn karo ma moodaan,umana ogolo ,lkn waxay ogayn culimadeena iyo mushuukhdeena haduu ilaahay u barakeeyey maxaa diiday
@casiloGedi
@casiloGedi 5 месяцев назад
Maandho dhaxaa la arkay wadaado ilaahay dartii loo aaminay ooqiyaanay marka sheekha asaga ha is difaaco haduu ku dhajinayo
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 5 месяцев назад
Qof kasta waxa uu sheegayo maaha in la dhegaysto Nin kan hadlayaana wax cad ma sheegayo waxaan filayaa iyo waxaan malaynayaa taasina maaha wax qof lagu eedeeyo
@atika7411
@atika7411 5 месяцев назад
Subxaanallah propaganda iska joojiya ee ilaahey ka baqa
@Sahroahmed-x8b
@Sahroahmed-x8b 5 месяцев назад
ASC Sakiina Masjid dhowr sano baa laga jooga markii la Xiray
@husseinaden7560
@husseinaden7560 5 месяцев назад
Ninkaa xiribaha waa wayn iimaanka ala hakuu sugo,waxaad laqdaad doonaysay ee iimaan yeelo xiribowayne sidii shaydaanka
@Osob_5
@Osob_5 5 месяцев назад
Waa run Cabdullaahi
Далее
Qiso dhab ah Jacaylka Iyo Guurka❤ Sh Saciid Raage
15:37
Борщ в стиле высокой кухни!
00:57
Как не носить с собой вещи
00:31
HAPY AHMED MAXAA KAKHALDAN? 😱
12:58
Просмотров 10 тыс.
DAMBI BADHE KARIIM IYO KIIS LAYABLEH!!@SawdaBillan
31:18