Тёмный

Sh Umal Oo Si Kulul Uga Hadlay Dagaalka Gaza & Nifaqa Reer Galbeedka 

SAKINA MEDIA
Подписаться 277 тыс.
Просмотров 53 тыс.
50% 1

Please Subscribe ✓ SHARE ✓ LIKE✓ AND COMMENT ✓ Thank You ✓ fadlan Subscribe Sakinamedia.

Опубликовано:

 

20 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 88   
@aminahashim8767
@aminahashim8767 18 дней назад
اللهم انصر اخواننا في فلسطين اللهم اعز الإسلام والمسلمين يارب العالمين امين
@DahaboMaxamed-js2yq
@DahaboMaxamed-js2yq 18 дней назад
Guuùùuuul falastin yarabi ilahow falastin uhili muslimitada xaq u dirirka amiin amiin amiin ya rabi
@Abdifitah1988
@Abdifitah1988 19 дней назад
Allow dadka musliminta ah Qalbiyadooda hagaaji oo mid qura kadhig yaa raxman yaa fatax yaa raxin yaa maalig yaa casis allow dadkena musliminta u Gargaar aaamin aaamin aaamin aaaamin yaa allaah
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 18 дней назад
﴿وَقَضَیۡنَاۤ إِلَىٰ بَنِیۤ إِسۡرَ ٰ⁠ۤءِیلَ فِی ٱلۡكِتَـٰبِ لَتُفۡسِدُنَّ فِی ٱلۡأَرۡضِ مَرَّتَیۡنِ وَلَتَعۡلُنَّ عُلُوࣰّا كَبِیرࣰا ۝٤ فَإِذَا جَاۤءَ وَعۡدُ أُولَىٰهُمَا بَعَثۡنَا عَلَیۡكُمۡ عِبَادࣰا لَّنَاۤ أُو۟لِی بَأۡسࣲ شَدِیدࣲ فَجَاسُوا۟ خِلَـٰلَ ٱلدِّیَارِۚ وَكَانَ وَعۡدࣰا مَّفۡعُولࣰا
@HaliimoDayib-vy2ie
@HaliimoDayib-vy2ie 18 дней назад
Allow faraj ufur walalaheen
@DahaboMaxamed-js2yq
@DahaboMaxamed-js2yq 18 дней назад
Masha alah alahu ak bar scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@officialjr2283
@officialjr2283 18 дней назад
Hadan awoodi lahaa jidka furnaan laha Wa bixi laha ya rabbi u gargar palastin😢
@garaadcabdulaahi-hn8tb
@garaadcabdulaahi-hn8tb 19 дней назад
تبارك ألله اللهم انصر إخواننا في فلسطين 🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸
@dahirmagtireabdi4159
@dahirmagtireabdi4159 18 дней назад
😢😢😊
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 18 дней назад
نصركم الله يا ابطال يا اهل فلسطين 🇵🇸 يا اهل عزة العزة ونصر من الله وفتح قريب وبشر الصابرين
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 18 дней назад
Allow Reer Gaza Ugar gaar Yaa Rabi
@Hamda6
@Hamda6 19 дней назад
اللهم انصر اخواننا في فلسطين يارب العالمين 🤲
@DariiqulHidaaya
@DariiqulHidaaya 18 дней назад
اللهم انصر الشعب الفلسطينى اللهم انصر أهل غزة اللهم انصرهم ولا تنصر عليهم اللهم إنا نسألك أن تقبل شفاعتنا فيهم، اللهم جمع صفوفهم، واشف مصابيهم وارحم شهداءهم". "اللهم عليك بمن اعتدى عليهم اللهم إنا نسألك أن تدمر أعداءهم اللهم نسألك أن تقبل دعاءنا لهم، اللهم تصدق بهم علينا، اللهم لا ترنا فيهم ما يحزننا وما يقبض قلوبنا
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy 19 дней назад
Shiekh muxamed mucalim cabdi Umul. sii cadee xaqqa, allaahna hakuu kaalmeeyo, hana kuufududeeyo.
@mulkisiyad6785
@mulkisiyad6785 18 дней назад
Jizaakallaah kheer shiikh Allaha Ku Xifdiyo Aamin Yaa Allaah
@luulluul1427
@luulluul1427 18 дней назад
insha allaah allaha guuleeyo falastiin allaha ku guuleeyo ❤❤❤❤❤❤
@user-yj6zm6jq5u
@user-yj6zm6jq5u 19 дней назад
Saxiix waaye hadalkaaga Yaa Sheekh Allaah yaxfadaka .
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx 18 дней назад
Allaahu akbar ilaahayow uhiili islaamkaaga lagumaadaayo
@samirr546
@samirr546 19 дней назад
Sheekh umal waan ku salaamay Allah ha ku sharfo adiga iyo culumada kale Aniga oo muslimad ah baan abtigay oo na biilaa soo booqan karin tuuladayda walaashii joogto cida laga baqato ee dilaysaana waa cid garanaysa oo ehelkiisa ah lagayaabee kuwa walaashii dhashay inay dilaan ama tilmaamaan dulmigaa aan la koray ee aan ogahay si looga bixi karaa ma jirtaa? Masjid kastana khudbad baa ka socota dugsiyadiina waa la dhoobanyahay inta aan cid kaleba laga hadal somalidu munaafaqiin ma u badanyihiin qur'aankana dhiĝta eexda iyo qabyaaladana safka hore kaga jirto!!!
@RuqiyaMubark
@RuqiyaMubark 18 дней назад
Mashallah ALLAHA ku xifdiya
@hodanahmed8637
@hodanahmed8637 15 дней назад
Manshaalah waad mahadsantay sheikh allaha ku xifidiyo
@dauusclayo6273
@dauusclayo6273 19 дней назад
Walaahi wan qireysan nahay maalinti oct 8 ila manta wan ooyaa Allow ugar gaar walaalahan
@omarnuh
@omarnuh 19 дней назад
Hasbunallah Wanicmal Wakil Alaihi Afdhalu Salatu Wasallam Sallallahu Alaihi Wasallam Allaw Ciidan Awliyaad ku kaab Wallaalaha ( Muqaawimada Reer Plastine) Daanta Galbeed gaar ahaana Reer Gasa oo Gaaloo dhami usoon Toorayn Janno halkaasay taal yaa Nasiibkaa leh
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 19 дней назад
Maanshaa Alaah Maanshaa Alaah Sheekh ilaahey ha noo kaa xafido
@Keway603
@Keway603 19 дней назад
SAW SAW SAW calaa maxamath YAA RABII YAA RABII YAA RAHIM ONWATHAGARGAR 🌎Musalinta AMIIM AMIIM AMIIM YAARABII 🇯🇴🕛Gul🙏 🇯🇴 INSHAALLH AMIIM AMIIM AMIIM
@AliAli-kp1ry
@AliAli-kp1ry 19 дней назад
Waa maalmo.madow . ilahow noogargaar Aamiin Aamiin Aamiin sheeq❤❤❤😊
@mahamoudsaidrobleh7398
@mahamoudsaidrobleh7398 18 дней назад
Amiin Amiin Amiin Yaa Alla
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 19 дней назад
Alaahu Akbar Alaahu Akbar
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 18 дней назад
Ilahayow uhiili oo cadawgaaga jabi
@subanali2558
@subanali2558 18 дней назад
Allahu Akbar
@AaminoClaahi-xv3yu
@AaminoClaahi-xv3yu 18 дней назад
الهم انصر هم
@issackjilo4409
@issackjilo4409 18 дней назад
Alaahu akabar alaahu akabar
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 18 дней назад
Waa run waana inaan ustaagni
@kautharabdikadir9237
@kautharabdikadir9237 18 дней назад
Allahuma Amiin
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx 18 дней назад
Aamiin aamiin aamiin aamiin
@FatimaALI-su2db
@FatimaALI-su2db 19 дней назад
ASC, Sheekh Umal Alla ha idin Darajeeyo Adiga iyo Sheekh yaalka kale ,saad markasto Akhbaarta wixii socda uga Hadashiin.
@rooraayecalimurjaan377
@rooraayecalimurjaan377 18 дней назад
Allaahu Akbar!
@user-iu2vz2gy1t
@user-iu2vz2gy1t 18 дней назад
بارك الله فيك ياشينا ❤
@user-ss4il4ey1v
@user-ss4il4ey1v 19 дней назад
Allahu akbar allow ugargaar
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh 19 дней назад
Sheekh umal jaza akallah❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤
@user-iv2po9tq8g
@user-iv2po9tq8g 18 дней назад
Gaaladda yaan lala dagaalamin sow adigii dhihi jirey yaa istuseysaa maanta
@user-mk5kd7sz9y
@user-mk5kd7sz9y 19 дней назад
allaahu akbar scwscwscwscw allah baabiyo kufaarta aamiin
@Giirecabdi
@Giirecabdi 18 дней назад
Illaho ugargar mulimita walalehena qalig ee illah sharfuta leh waxan leyahy allahu akbara illaho adiga wene kuwa awoda sheganyo illaho kaqabo oo nag aqbala ducada
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 19 дней назад
Alaahuma Aamiin Alaahuma Aamiin Aamiin yaa Alaah
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 19 дней назад
Maya sheekh
@mulkisiyad6785
@mulkisiyad6785 18 дней назад
AAMIIN AAMIIN YAA ALLAAH
@user-mt3si1oy3z
@user-mt3si1oy3z 19 дней назад
Insha Allah guul ban gaari dhonaa
@ashamohamed689
@ashamohamed689 19 дней назад
Alaa nasrulaahi qariib
@MohamedAbdiAhmed-cr8bi
@MohamedAbdiAhmed-cr8bi 18 дней назад
😢gaza wey guulaysan doonta I.a goor dhaw
@kinsialin8009
@kinsialin8009 19 дней назад
Jzklh nasarullahi qariib,waa inaan sabiraa lkn la dadaalaa
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx 18 дней назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@FaaraxAbdi-f6b
@FaaraxAbdi-f6b 7 дней назад
Man shaa alaah
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 18 дней назад
Sheekhu runtuu sheegaye ha la raaco
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 19 дней назад
That’s true sheekh
@fakhrudinaziz
@fakhrudinaziz 19 дней назад
اين مملكة العربية السعودية وخادم الحرمين
@hooyomacaan6516
@hooyomacaan6516 17 дней назад
Ilaahow ugargaar
@noorkeymahamed
@noorkeymahamed 19 дней назад
Gaza wey gulesani I.a
@miskiomar4399
@miskiomar4399 18 дней назад
Amiin 🤲🤲🤲
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx 18 дней назад
Allahayow yahuuda dhulka lajar
@buullebarakoow1077
@buullebarakoow1077 6 дней назад
انشاء الله wey guleysanayan walahena Falastiin
@user-qy5iy9ox9s
@user-qy5iy9ox9s 18 дней назад
❤❤❤❤
@Cabdimxmed-mi7cz
@Cabdimxmed-mi7cz 18 дней назад
❤scw scw scw ❤scw scw scw ❤
@Shankuroon
@Shankuroon 6 дней назад
Scw scw Scw Scw scw
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 19 дней назад
Scws Scws Scws
@17jirchannel86
@17jirchannel86 19 дней назад
Yaahuu maxaa kagalay qaza muxuusa uqaban karaa wadankii sii ba gaala haysatee
@AhmedNur-pz2qn
@AhmedNur-pz2qn 19 дней назад
Mans has slash Sh umal
@user-hs3zk8mo5o
@user-hs3zk8mo5o 19 дней назад
Shekhow sax daroniska maray kanka iyo kuwa turkigu kudilayan jirkaga mahan islam mahan sodon sano galo nama haysato gimaysi mahan tiisa daryela tukale kudara ee kahadal sheekh
@user-kl4fl2br1m
@user-kl4fl2br1m 19 дней назад
Wxa dilaayo oo arkeesid waa kuwa anaga Naga mid ah oo lacag damiirkooda Ku gatay lkin falastiin gaalo dhana iskugu dagtay walaal miyaad damiir islaanimo kugu jirin sida loo galay wlhi beni Aadam SAAS logalay majiro
@yuuplanii
@yuuplanii 19 дней назад
Xaqiiqa waaye munaafiq inaayihiin
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 19 дней назад
SCW
@oglejelle9991
@oglejelle9991 19 дней назад
Ragii kudagaalamey ee yuhuda karbaashe waxa tiri waa shiico .shekhow iswaaji.
@oglejelle9991
@oglejelle9991 19 дней назад
Ismawaafaqsana arinkasi
@abdiwalixajiraabi3158
@abdiwalixajiraabi3158 18 дней назад
Dee waa run shiico miyaa islam ah
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 19 дней назад
Dhagarta gaalada iyo dhoohananta Muslimka ahay ah
@saidahmed7268
@saidahmed7268 19 дней назад
Shiikhu lkn nifaaqii uu reer galbeedka ku caddeeyey wuxuu ka reebay boqrada carbeed ee khaliijka OO ah Halka ugu daran ee slaamka iyo falastiinba ka qabiranyihiin ayagaana qaab munaafaqnimo ah islaamka iyo falastiin gaalo loogu bahdilayo....ee wadaaeku.haku dhiirtado kheyr eebe hasiiyee
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy 19 дней назад
Hala dhagaysto muxaadaro sheikh muxamed horay ugalay oahayd Al-walaa wal-baraa,a الولاء والبراء. Oo sheikhu si cajab badan uga hadlay , ee qaluubta saamayn.
@Aayga7777
@Aayga7777 19 дней назад
Too late Mr youtuber
@fakhrudinaziz
@fakhrudinaziz 19 дней назад
Nifaaq crabta ka hadal khaas ahaan Saudi Arabia oo aad isku wahaabi tihin
@husseinhassen6662
@husseinhassen6662 19 дней назад
Waxaan rabnaa maanta in sheekhyadu ka haddlaan arinta falistiin oo yuhuud iyo nasaaro iyo munaafiqiin carbeed isu kaashadeen waxna lamay hadhiin tacadiyana wax u hadhay majirto walaalaheen caruurteeni haweenkeeni iyo odayayaasheeni buu haadku cunayaa markaasad shico sunida haysaan kor ugabaxa culumadaay
@user-nh8wf2oe8u
@user-nh8wf2oe8u 18 дней назад
Car ayagoo carab ka hadlaaya maqal. Shiica. Iyo suniyiinta. Dhexdooda yeyka kaluumeystaan ayagoo. Mujrimiinta. Carabta shaqaala u ah. Uf. Ufufuf munaafaq. Shiiq matihid dadka ha qaldin
@abeliever6823
@abeliever6823 18 дней назад
انا لله وانا اليه راجعون Aawi Sacuudi Arabia? Aawi King of Jordan? Where is Ordogaan? What about Malaysia, Indonesia, Egypt? Pakistan? غثاء
@gorodaxmed7762
@gorodaxmed7762 18 дней назад
Csw csw csw
@Cabdimxmed-mi7cz
@Cabdimxmed-mi7cz 18 дней назад
Nnkh nnkh nnkh nnkh
@faizasaid3803
@faizasaid3803 18 дней назад
Somaliland inay burburto ayuu mushquul ku yahay ha been iyo maalin ictisaam iyo Xirsi toona waxba ka qaadimaayaan
@fadumoahmed6170
@fadumoahmed6170 18 дней назад
Allahu akbar
@hooyomacaan6516
@hooyomacaan6516 17 дней назад
Ilaahow ugargaar
@Shankuroon
@Shankuroon 6 дней назад
Scw scw Scw Scw scw
Далее
Good dad 🥰 #demariki
00:17
Просмотров 2,1 млн
SAMIRKU WAA FURAHA GUUSHA!!@sawdamqaalib
41:09
Просмотров 73 тыс.
Qiso Kaa Oohin Doonta Ninkii Musqusha Ku Dhaxdhintay
17:53
Maxaa Kala Qabsaday Sh Shibli & Jamacatu Tabliiq
14:45