Тёмный

Sh Xassaan Oo ka hadlay  

Daarul Xadiith
Подписаться 99 тыс.
Просмотров 64 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

20 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 210   
@aniisoomar8898
@aniisoomar8898 3 года назад
Masha Allah xafidullah barkallah tabarkallah jizakallahu kheeyr 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭
@wabraabdulla7136
@wabraabdulla7136 3 года назад
Masha Allah wlashay
@farxanhirsi1318
@farxanhirsi1318 3 года назад
جزاك الله خيرا
@ismaannuur5499
@ismaannuur5499 3 года назад
masha allah jazahullahu qeyr.
@farxanhirsi1318
@farxanhirsi1318 3 года назад
Mashalaah tabrka raxman ilahay haa ku xafidoo
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 3 года назад
Jzkhayran wallaahi badankood kuma qanacsana Diinta.
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 3 года назад
اِنَّاۤ اَنْزَلْنَاۤ اِلَيْكَ الْكِتٰبَ بِا لْحَـقِّ لِتَحْكُمَ بَيْنَ النَّا سِ بِمَاۤ اَرٰٮكَ اللّٰهُ ۗ وَلَا تَكُنْ لِّـلْخَآئِنِيْنَ خَصِيْمًا  *"Indeed, We have revealed to you, [O Muhammad], the Book in truth so you may judge between the people by that which Allah has shown you. And do not be for the deceitful an advocate."* (QS. An-Nisaa 4: Verse 105)
@risktaker9119
@risktaker9119 3 года назад
Jazaka Allah Kheyran
@ابواسحاقمروان
@ابواسحاقمروان 3 года назад
جزاكم الله خيرا
@cabdidhere
@cabdidhere 3 года назад
Jazakallah kheer
@ahmedmusa7483
@ahmedmusa7483 3 года назад
Maansha Allah barakallahu fiik jazakallahu kheyr and Allah yaxfidak wa yaxfidkum walal
@daadiimaxamed164
@daadiimaxamed164 3 года назад
ma sha allah
@ajmaldacwah6780
@ajmaldacwah6780 3 года назад
Masha allah sheekheeenna qiimaha badan ee rabbaaniga ah. Alloow ku xifdi.
@ahmedyusuf1082
@ahmedyusuf1082 3 года назад
m.a sh xasaaan
@maryamacumar314
@maryamacumar314 3 года назад
Geesiga diinta illaahey hakubarakeeyo hanakuxafido aamiin.
@mowlidmohamud8256
@mowlidmohamud8256 3 года назад
Amiin amiin 100 is good kale ah baa inoo fcnan lahyd
@mowlidmohamud8256
@mowlidmohamud8256 3 года назад
Maryan cumar
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 года назад
Sh xassaan.waa,Libaax. Muqdisho Ayaa u baahan. Sheekhu.xamar ha Tago.
@xaawoluuleedinemed9948
@xaawoluuleedinemed9948 3 года назад
Maasha Allah
@abdulljabardaqane3782
@abdulljabardaqane3782 3 года назад
Mashaalah sheikhanaa
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 3 года назад
Waa mahadsantahay sheikhow
@AmiirBro
@AmiirBro 3 года назад
Jazakallah kheyr sh xasan
@sacdiyahuzzein8942
@sacdiyahuzzein8942 3 года назад
Masha Allah Jasakllhu qeeyra Al Caalim Sheikhul islaam Alle haku xifdiyo Aduun iyo Aaqiro
@aliabdiiid2
@aliabdiiid2 3 года назад
Asc sheeq ilaaheey ha kuu naxariistee is daji oo alaah ka baq xasaanow etaqulah wsc warxmtlhi wabrktu
@bellamavio3910
@bellamavio3910 3 года назад
جزاك الله خيرا لجزا وكثر الله امثالك
@baarribinuabdihafid8636
@baarribinuabdihafid8636 3 года назад
Sheekh Alle ha ku xafido
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 3 года назад
Manshaalah
@maryamaabdukadir9254
@maryamaabdukadir9254 3 года назад
Mansha allh shekha alle haxifdiyo umada islamka alle hadhowro
@nuurdiinshariff702
@nuurdiinshariff702 3 года назад
Masha Allah sheq cimrigaga alaha dheereya
@naimastar9366
@naimastar9366 3 года назад
Scw
@rooble.mahamed
@rooble.mahamed 3 года назад
*لِمَــ.,ــاذَا نُقَــ.,ــاتِل* ؟ *من مَقَاصِد الجهــ.,ــاد فِي سَبِيل الله* ❶ *طَاعَة لِلَهّ وَاِتِّبَاعا لِأَمْرهُ* قال رَسُول الله صَلَّى اللَّهُ علــ.,ــيه وَسُلَّم ( *أَمَرَّت أَنَّ أَقَــ.,ــاتَل النَّاس حتی يَشْهَدُوا أَنَّ لَا إلَه إِلَّا الله، وَأَنَّ مُحَمَّدَا رَسُول الله، وَيُقِيمُوا الصلاة، وَيُؤْتُوا الزَّكَاة* ). مُتَّفَق عليه ❷ *التَّأَسِّي بِرَسُول الله صَلَّى اللَّهُ علــ.,ــيه وَسَلَّم* قال رَسُول الله صَلَّى اللَّهُ علــ.,ــيه وَسُلَّم ( *فَوَالِذي نَفْسُ مُحَمَّد بيده، لَوْلَا أَنْ يَشُقّ عَلَى الْمُسْلِمِينَ مَا قَعَدَت خِلَاَف سَرِيَّة تَغْزُو فِي سَبِيل الله أبدا، وَلَكِنَّ لَا أَجِد سَعَةً فَأَحْمِلهُمْ وَلَا يَجِدُون سعة، وَيَشُقّ عَلَيْهُمْ أَنْ يَتَخَلَّفُوا عني، وَالَّذِي نَفْسُ مُحَمَّد بيده، لِوَدَدْت أَنَّ أَغَزْو فِي سَبِيل الله، فأقتــ.,ــل، ثُمّ أَغَزْو فأقتــ.,ــل، ثُمّ أَغَزْو فَأَقْتُــ.,ــل* ). رواه مسلم ❸ *لِإقَامَة دَيْن اللَّهِ تَعَالَى* قال تَعَالَى ( *الَّذِينَ إِنَّ مُكَنَّاهمْ فِي الْأرْض أَقَامُوا الصَّلَاَة وآتوا الزَّكَاة وَأَمَرُوا بِالْمَعْرُوف وَنَهَوْا عَنِ الْمُنْكِر* ). [الْحَجّ*41] قال الله تَعَالَى ( *وَقَـاتَلُوهُمْ حَتَّى لاتكون فِتْنَةً وَيَكْوُنّ الدِّين كُلَّهُ لِلَهّ* ). [الْأَنْفَال*39] ❹ *طَلَباً لِلشَّهَادَة فِي سَبِيل الله* قال الْمُصْطَفَى صَلَّى اللَّهُ علــ.,ــيه وَسُلَّم ( *لِلشَّهِيد عِند اللّهِ سَبْع خِصَال ؛ يَغْفِر لَهُ فِي أَوَّلَ دَفْعَة مِنْ دمع، وَيُزَوِّج اِثْنَينِ وَسَبْعِينَ زَوْجَةً مِنَ الْحَوَر العين، وَيُجَار مِنْ عَذَاب القبر، وَيَأَمَّنّ مِنَ الْفَزَع الأكبر، وَيُوضَع عَلَى رَأْسه تَاج الوقار، الْيَاقُوتَة مِنْهُ خَيْر مِنَ الدُّنْيَا وَمَا فيها، وَيَشْفَع فِي سَبْعِينَ إِنْسَانا مِنْ أهْل بَيْته* ). رَوَاهُ أَحَمِد ❺ *النَّجَاة مِنْ عَذَاب اللَّهِ الَّذِي أَعِدهُ لِلْقَاعِدَيْنِ عَنِ الْجِهَاد* قال تَعَالَى: { *يَا أَيّهَا الَّذِينَ آمنوا مَا لَكُمْ إِذَا قِيل لَكُمْ اُنْفُرُوا فِي سَبِيل الله اِثَّاقَلْتُم إِلَى الْأَرَض أَرَضِيتُم بِالْحَيَاة الدُّنْيَا مِنَ الْآخِرَة فَمَا مَتَاع الحيــ.,ــاة الدُّنْيَا في الآخرة إِلَّا قَلِيل (*) إِلَّا تُنَفِّرُوا يُعَذِّبكُمْ عَذَابَا ألِيمَا وَيَسْتَبْدِل قَوْمَا غَيْركُمْ وَلَا تَضُرُّوهُ شَيْئا وَالله عَلَى كُلُّ شَيْء قَدِير (*) إِلَّا تَنْصُرُوهُ فَقَدْ نَصَرهُ الله* } [التَّوْبَة:38ـ39] وقال رَسُول الله صَلَّى اللَّهُ علــ.,ــيه وَسُلَّم ( *مَنْ لَمْ يغز، وَلَمْ يَحْدُث نَفْسُهُ بالغزو، مَاتً عَلَى شَعْبَة مِنَ النفاق* ). رَوَاهُ مُسْلِم ❻ *الدِّفَاع عَنْ عَرْض النَّبِيّ صَلَّى اللَّهُ علــ.,ــيه وَسَلَّم* قال الْمُصْطَفَى صَلَّى اللَّهُ علــ.,ــيه وَسُلَّم ( *مَنْ لِكَعَّب بْنِ الْأَشْرَف فَإِنَّهُ قَدْ آذَى الله وَرَسُوله* ؟ ) فَقَامَ مُحَمَّد بْن مُسْلِمَة رَضِّيَّ الْلَّهُ عَنْهُ فَقَال: *يَا رَسُول أَتُحِبّ أَنَّ أَقَتَلهُ* ؟ قَال: ( *نَعَمْ* )، فَاِنْطَلَق إليه، فَتَحَايَل عليه، فقتله. مُتَّفَق عَلَيْهُ ❼ *اجْتِنَاب عَاقِبَة الْمُتَخَلِّفِينَ عَنِ الجهــ.,ــاد فِي الدُّنْيَا* قال اللّه تَعَالَى ( *قُلّ إِنَّ كَانَ آبَاؤكُمْ وَأَبْنَاؤكُمْ وَإِخْوَانكُمْ وَأَزْوَاجكُمْ وَعَشِيرَتكُمْ وَأَمْوَال اِقْتَرَفْتُمُوهَا وَتِجَارَة تَخْشَوُنّ كَسَادهَا وَمُسَاكِن تَرْضَوُنّهَا أَحُبّ إِلَيْكُمْ مِنَ الله وَرَسُوله وَجِهَاد فِي سَبِيله فَتَرَبَّصُوا حَتَّى يَأْتِي اللّه بِأَمْره وَالله لَا يُهْدِي الْقَوْم الْفَاسِقِينَ* ). [التَّوْبَةـ24] ● *كَشَف الْمُنَافِقَيْنِ وَتَمْييز الْمُؤْمِنِينَ* قال تَعَالَى: { *إِنْ يَمْسَسكُمْ قَرِح فَقَدْ مَسّ الْقَوْم قَرِح مِثْلُهُ وَتِلْكَ الْأَيَّام نُدَاوِلهَا بَيْنَ النَّاس وَلََيَعْلَم الله الَّذِينَ أَمَّنُوا وَيَتَّخِذ مِنْكُمْ شُهَدَاء وَالله لَا يُحِبّ الظَّالِمَيْنِ (*) وَلََيَمْحَص الله الَّذِينَ أَمَّنُوا وَيَمْحَق الكافــ.,ــرين (*) أَمْ حَسِبْتُم أَنْ تَدْخُلُوا الْجَنَّة وَلَمَّا يَعْلَم الله الَّذِينَ جَاهَدُوا مِنْكُمْ وَيَعْلَم الصابرین* } [آل عُمْرَان140ـ142] وقال سُبْحَانَهُ: { *وَالَّذِينَ آمنوا وَهَاجَرُوا وَجَاهَدُوا فِي سَبِيل الله وَالَّذِينَ أَوَّوْا وَنَصَرُوا أُولَئِكَ هُمْ الْمُؤْمِنُونَ لِهُمْ مَغْفِرَة وَرِزْق كَرِيم* }. [الْأَنْفَال*74] *الشيــ.,ــخ المجــ.,ــاهد أبو علــ.,ــي الأنبــ.,ــاري ـ تقــ.,ــبله الله ـ* ┈┉━•⊰✯✯⊱•━┉┈
@abdullahimohamed3324
@abdullahimohamed3324 3 года назад
mashaAllah sheekheena❤💝💖
@jamaducaysane9069
@jamaducaysane9069 3 года назад
Alxamdu lillaah rabbilcaalamiin rabbiyoow na ilaaali
@jaaduuabshir34
@jaaduuabshir34 3 года назад
Masha Allah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@iftiinshaogaalka6679
@iftiinshaogaalka6679 3 года назад
Masha Allah sheekh xasan runta ka hadashey wlhi
@saynababdulle7541
@saynababdulle7541 3 года назад
Kkkkkkkkkkkk Viva sheiq Hassana yare😍😍😍😍😍😍😍
@Xikmadkuhadal1212
@Xikmadkuhadal1212 3 года назад
حياك الله وحماك الله لنا يا شيخي
@abuucali5963
@abuucali5963 2 года назад
Allaahu Akbar dawlatunaa baaqiyah bi'idnillaah ilaa qiyaamu saaca yaa muslimiin Dhaalibaan kabaraa'a qaata waxay sharci kadhicteen mulla cumar ee iska ilaaliya nin diidan shareecada islaamka nabiga Scw wuxuu yiri man tashshbaha qawmun fahuwa minhu qofkii shabbaha qawm iyaga ayuu kamid yahay
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 3 года назад
Maansha Allaah
@abdimutaalmiyir58
@abdimutaalmiyir58 3 года назад
Ma gabade.👏
@farahmacalinadan6688
@farahmacalinadan6688 3 года назад
Mashaallh sheikh xasaan Allh barakeya wa geesi
@cumareyjabhad9829
@cumareyjabhad9829 3 года назад
masha allh
@hasanahmed7856
@hasanahmed7856 3 года назад
Shìikh walaahi waruntaa wa arkay englan aakunolahay alaha kubarakeyo runtaa kugu jeclahay
@fatimamusa8150
@fatimamusa8150 3 года назад
Walaale Shaqsi kamaweynaato miyaa Reer HARGAYSA
@calimaxamed111
@calimaxamed111 3 года назад
الله اكبر
@abdirizakmohamed4777
@abdirizakmohamed4777 3 года назад
Masha allh ilahay hano xafida amthaashisana hano badiya zaman waxaan jognaa xaq sheega uu yahay ceeb sheeg
@fatimamusa8150
@fatimamusa8150 3 года назад
SHEIKH COOL DOON ILLAHOW BADBAADI SHEIKHAS XAQA JECEL EE DHALINYARADA
@fadumoraage6968
@fadumoraage6968 3 года назад
ماشاءالله
@xusein.kxusein.k4849
@xusein.kxusein.k4849 3 года назад
Nolaw shiikhena shiikh xasaan
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 года назад
Kutalagal kaygu waxa weeye in aan muslimka hogaamiyo anigu ama wiilkaygu Insha allah waana sababta aan ugu dooray magaca ah " Gaal'diid " _ laakiin dhibka jira waxa weeye hooyadiis ba ma hayo , Ahey Ah.
@xaliimosacdiyo5127
@xaliimosacdiyo5127 3 года назад
Waa sax
@alianana3726
@alianana3726 3 года назад
M.a
@maryanabdikarim2453
@maryanabdikarim2453 3 года назад
Baarakalaah shiikh allha ku xifdiyo maasha allh culimadu dhamaan hadey sidaan xaqa ucadayn lahayd layskuma qaldameen
@xusein.kxusein.k4849
@xusein.kxusein.k4849 3 года назад
Allahu akbar
@axmedmaxamedmacalin5941
@axmedmaxamedmacalin5941 3 года назад
m.....a ustad
@friendly-zp6np
@friendly-zp6np 3 года назад
Daarood miyaa wax badbaadiya, cagdheer fooqal cagdheer.
@alijama6723
@alijama6723 3 года назад
Yaadhiibey shiikhh
@cabdixafiid3428
@cabdixafiid3428 3 года назад
Away kuwii dcsh ahaa daliban dhahayay waa gaalo. حفظك الله يا شيخنا
@maryamacumar314
@maryamacumar314 3 года назад
iscajabis waali ah iyo quursi bey la baabe,een . Dacsh.
@baarribinuabdihafid8636
@baarribinuabdihafid8636 3 года назад
Akhasunaas bay ahaayeen kuwaas
@mariaissa7703
@mariaissa7703 3 года назад
بئس ما قلتِ، بل أعمتكِ الحمية، والعصبية العمياء، وولاء الفجار… ما هو دليلك Inay Baaba’een?! Bal’e iyagoo sidii ka xoog badan bay jiraan ,,,jiri doontaana bi’idinillaah! Adiguse Qowmiyad iyo Xasad meel haku geeyo,,,, waxanse kuu hubaa inaad maanta Shacbiyad iyo Ra’yul caam wax ku qiimeyneysaan! “Shacbigaa diidaya! “ shacbigaa jecel” Annagoo badan baa nala khilaafay” Xisaabi ma horreeysee way dambeysaa… Natiijooyinkana yaan la dhararsan,,, intaan usoo joognay iyo Inta dhiman ee caddeymo ahna waan idinla sugeynaa!
@maryamacumar314
@maryamacumar314 3 года назад
@@mariaissa7703 maxaa iswaasheen waagii aad soo caan baxdeen. Inta ku duul .kuwan kubood hhhhhhh . Anaga Lee xaq kutaagan anaaniina hhhhhhh iscajabin islaweynin keligey Lee kufilan hhhhhhh. Adaabta islaamka wax kabaxsan baa la timaadeen. Hada halkee kudambeysaan.
@mariaissa7703
@mariaissa7703 3 года назад
Hadday Daalibaan ku muslimeyso Sh Xassaan Warkiisa… Jannada Ha galeen,,, Hadday Daacish Hadalkood ku Gaaloobayso Daalibaanna Naarta ha u kaxeeyeen!!! Lkn labadaba Suurtagal ma ahan,,, Xukunka Sharciga ah ee Alle iyo Rasuulkiisu la yimaadeen Cid qowlkeeda kuma beddelmo -Sax iyo Qalad kuu doono ha ahaadee-… Ee adigu waxn ku dhihi lahaa Sida Nin Libin uu weligii ku taamaayey heley ookale hala soo degdeginee Inay Daalibaan Muslimiin yihiine… Micyaarka Iyo Mustanadka aad ka duuleysid Saxo! Haddii kalena Dee Sunnada Alle cidna ma xigsatee Iyadaa ku mareysa! Mida kale Sh Xassaan Alle ha xifdiyee Alle wuxuu ku addoonsaday inuu diin kuu sheego waana Bashar qaldami kara saxsanaan karana,, Mas’aladuu ka hadlayna Cidna kuma duri karto cidna Kama Daliil dhigan karto! Wxd u muuqataa sida nin Ka Alle baryi jirey ((Allow wax uun aan daliil kadhigto Nimankaan aan is haynana aan shacabka kaga horkeeni karno itusi)) Xassaan Carrabkiisuu Alle kuusoo mariyey😂.. Sh Xassaan baad Sheegee e hadday Dunidoo dhan Isku raacdo inay Daalibaan Madaxdeeda iyo Ciidankeedu ay muslimiin yihiin Shabaabna Muslimiin yihiin Sidaas Muslimiin ku noqon maaayaan ILLAA AY TWBAD KEENAAN! Wxn kaloo kuu sheegayaa in madaxda Daacishta laftirkoodu ay Gaalo ku jiraan lkn Aan badneyn ,,, gaalnimadaasoo ka timid Mushrikiin Muslim lagu timaamo,,. Shabaabna Mushrikiin bay u bateen!
@cabeyislam6402
@cabeyislam6402 3 года назад
Asc hassan masha allh alahukbar coldon o uheeran mushrig muses bixi
@اممصطفي-ك5ن
@اممصطفي-ك5ن 3 года назад
Subxaanalaah
@isacknormohammed1448
@isacknormohammed1448 2 года назад
m.a
@ibrahimabdi5202
@ibrahimabdi5202 3 года назад
Wa sax tasa
@saidhashi2856
@saidhashi2856 3 года назад
Sheikha anigu ma taagersani lakiin tan run buu ka sheegay. Soomaalidu aad bay uliitaan markay imaato dhaqan ilaalin iyo diin ilaalin. Waa run.
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 3 года назад
Waa ninka kaliye soomali runta usheega allaha dhowra
@saynababdulle7541
@saynababdulle7541 3 года назад
SHEIQ Hassana Geesi waaye 😂🤣😂
@abdiqanimahmedsoofeabdiqan2719
@abdiqanimahmedsoofeabdiqan2719 3 года назад
Mnsha Allaha sheikh
@halimahasan2961
@halimahasan2961 3 года назад
Waa run
@imaanelmi3250
@imaanelmi3250 3 года назад
Dadka ugu dhaqan wanagsan ayaan nahey hadana dhaqankeena si fudud baan uga tagna
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 3 года назад
Aad iyo aad, dhan raac baanu ubadanay
@iandi9995
@iandi9995 3 года назад
Wlh waxa kajiro hadalkan
@farahjama1093
@farahjama1093 3 года назад
Qof ilaahay duleeyay sida muuse biixi mooyee Somalidu waa dad jecel kuna dhagan diin tooda iyo dhaqan kooda somaliya Ha guulaysato
@onkodtv4500
@onkodtv4500 3 года назад
Kuwa like sarayaa way Sixran yahiin
@onkodtv4500
@onkodtv4500 3 года назад
@Dayur Warfa Adiga iyo kuwa malin walba Mogadishu is ku qarxiya ayaa sixran malin dhowna waa la iska kiin qaban munafiqyow jahilaka ah oo Islaam wax ka aqoon ayaad tahay
@mahmmedoldmahmmedok4463
@mahmmedoldmahmmedok4463 3 года назад
wadagaleen.taariikhda
@SilentEmpires
@SilentEmpires 3 года назад
Ma waxan ba culama sheeqanaya? Khawarij fogal Khawarij..mid aduunka ka ma oga.
@SilentEmpires
@SilentEmpires 3 года назад
@Dayur Warfa Ana sheikh ku noqone iskaga had qofkan lunsan. Hadan arko waan dirbaaxi laha
@abu3aalya
@abu3aalya 3 года назад
@@SilentEmpires Waxa aad tiraahdo wax lala yaabo ma aha marka jaahiliintu isku daraan jaahilnimada iyo asluubta xun, tani waa natiijada 😒
@SilentEmpires
@SilentEmpires 3 года назад
Ninkan ha la xido degdeg
@cabdiladiifjaamac894
@cabdiladiifjaamac894 3 года назад
Dealing
@cabdiqanimahamedyusuf6811
@cabdiqanimahamedyusuf6811 3 года назад
.
@cabdallacabdallamaxamed4513
@cabdallacabdallamaxamed4513 3 года назад
ShiikhaAn runtaa kujaclaaday
@HELLO7546
@HELLO7546 3 года назад
Amison iyo gaalada badan ee dalkiina ka talisa ku kaca oo dagaalama intaad waxaan dantiina ahayn ku mashquulayaysaan,
@xasanmadamed2009
@xasanmadamed2009 3 года назад
Sh waaruntaa
@siyadhassan2102
@siyadhassan2102 3 года назад
Sh Hassan adiga caruurtaada nooga waran ma school ayey aadaan misse?
@markihoremaxadtidhi916
@markihoremaxadtidhi916 3 года назад
Waan bahanay loma bahalo cuno!!
@fanaxyare6974
@fanaxyare6974 3 года назад
xasaanow wlhi waan kujeclaa lknse manhajkaada waa ka inxiraaftay wlhi daaliban rido cad baay kudhacday shiicana weey unusreeysaa madaarka kaabul markii laqarxiye gaalo mareekan lugu laaye weey canbaareeyeen ..diinta baan kajeclahay wlhi xasaan inxiraafay iyo wadaada kale
@duuliyekastamtv3017
@duuliyekastamtv3017 3 года назад
*XASAAN BAANU LAYAABANAYN MAWAX KASII DARAN BAA JIRA*
@farahjama1093
@farahjama1093 3 года назад
War wadaadka la taliya kuwa la joogoow aduunku ma fiicnee
@bustaale6554
@bustaale6554 3 года назад
Xataa sheekhii faqashtu waa igu sawir waa kuwa maalinta aakhiro loogu horaysiinayo cadaabta been iyo waxaanu indhihiisa ku arag ayuu lasoo fadhiya. Waloonay faqash daahirayn
@calimaxamed111
@calimaxamed111 3 года назад
سبحان الله
@franskafka5913
@franskafka5913 3 года назад
Qabyaalad caadi ah weeyi wxaagu wlhy😬
@aliabdiiid2
@aliabdiiid2 3 года назад
Ooyaa waa al shaaab isku dhiiba miyaa hayee meel eryna geeyaan ma inoo hayaan soomaali oo idil xageey geey nayaan yaa hee saamaxniune wsc warxmtlhi wabrktu
@Somalilandforever
@Somalilandforever 3 года назад
Adigu diin ha ii sheegin. Habaarka munaafiqiintuna maba kaco. Coldoon anagaa kaaga war roon oo og inaanu diin islaam ehel u aheyn. Qofka ninkaa taageersanina waa la mid oo diin uma hiilinayo
@shiinek8983
@shiinek8983 3 года назад
Daalibaan waa suufiyada aad gaalada u taqaanid. Wahaabiyo muslim ka ayay laayaan.
@hamsekahin5816
@hamsekahin5816 3 года назад
Tolow halku kunilyagay waxa uu ila muuqda qof khalad fahmay kabashada cilmiga yar waa lagu kadeedma Ayaan maqlijiray
@franskafka5913
@franskafka5913 3 года назад
Yaad jeeda wllo??
@bararugaislaamka3048
@bararugaislaamka3048 3 года назад
Sh umal ayu karbashaya iyo shibli sida an modo
@maxamedcabdi762
@maxamedcabdi762 3 года назад
Daalibaan iyo coldoon maxaa isku keenay
@markihoremaxadtidhi916
@markihoremaxadtidhi916 3 года назад
Waxu ka wada coldion aya gulaysan dona oo muse iyo tuugtisa ka gulaysan dona!!
@alianana3726
@alianana3726 3 года назад
Allah xakuxafido
@friendly-zp6np
@friendly-zp6np 3 года назад
Adeer dadku sidaa ma wada aha ee dib iskugu noqo. Dad badan oo soomaali ah oo fiicsn baa jirta
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 3 года назад
Waanu kawarqabnaa sxb, sheekhu si guud ah ayuu uhadley oo waano iyo baraarujin eey katahay
@hana8824
@hana8824 3 года назад
In diinta lawadaqaato in qaar laqaato iyo in lagawadatago maxaa adiga kaagalay ma ilaahaybaa tahay? dhaqanka somalidu guntiinay ahayd iyo dhoor dhakada laga samaysto ma ogoshahay? Kuwa afafka iyo dhaqamada qalaad hormariya adigaa ugu horeeya afcarabi ma anagaa ku hadalna mee afsomali?
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 года назад
Cida ugu horeeysa ee dhaqanka ka tagtay waa wadaada , runta isu sheega oo carab-raaca iska dhaafa .
@abuumuxamed1111
@abuumuxamed1111 3 года назад
Khamiiisku ma dhaqan soomaliba kkkkkk
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 года назад
@@abuumuxamed1111 my
@abdirahmanahmed6187
@abdirahmanahmed6187 3 года назад
Xoolahani caqligu ma futada kaga jiraaa afkuxaarlow hadalkuna waa xaar jaahil
@axmedadam2143
@axmedadam2143 3 года назад
بئس ما قلت تربت يداك (diin laawe xun aya tahy mooryanyohow foosha xun )
@daherosoble9975
@daherosoble9975 3 года назад
Ziad pare iyo mouse piixi maxeey. Kukaladuwanyihiin
@abdis70
@abdis70 3 года назад
Waxay ku kala duwan yihiin wax badan : Siyad Barre = Gacan ku dhiigle aan cidi dooran, 21 years of tyranny. MBiixi = Nin lagu doortay doonis shacab, oo xukunka ka degi doona after 5 years. That is just FYI.
@nuurahaji9723
@nuurahaji9723 3 года назад
Sheekhow ceeldoon cadayn haynoo keeno ileen somaali meelwalba wa tagtay gaalona waxwa u dhigtaaye laakiin wax cad hayna tuso
@franskafka5913
@franskafka5913 3 года назад
Wllo schoolka wax diin Christian ah oo lagu baraa ma jiro, diintan Christianka ah eed ka baqanysaan waa maxay wey baaba’dee diintaasiye, meesha waxa lagu baraa theory montessori wax la idhaa oo diinta Christianka ka khatarsan googleha ku qor oo soo baadh wllo, wlhy inaad odhan hala gubo schoolka gabigiisaba hadaad ogaan lahyd waxay thy
@essataabit6385
@essataabit6385 3 года назад
kkkkkkkk sh xassan
@rooble.mahamed
@rooble.mahamed 3 года назад
Sheekh xasaan waxa uu kamid ahaa culimada aan jecelahay lakiin maaanta waxa aan arkaa in uu siweyn u taageerayo daalibaaan ooo inxiraafday mulla cumar dabadii maraykanna la heshiisa KHILAFADA ISLAAMKANA la diriraysa WAXA UU KU TILMAAMAY INAY KA CAQIIDO FIICAAN YIHIIN SIDII HORE ma in qadar lagula heshiiyo maraykan si mujaahidiinta loolaayo ayaa caqiido fiicni ah subxaanallah anigu baribaaan ka ahay qawlkaa sheekha hada kadib . DALIBAN WA KOOX LA SHAQAYSA RUUSHKA IYO CHINA IYO PAKISTAAN IYO WALIBA IIRAAN maanta waxana ya kamid yihiin kooxaha ridoobay
@luulkesaneey7315
@luulkesaneey7315 3 года назад
maxaa ku helay sxb ma daacad bay kaa tahay brother
@cabdifataaxshabeel1727
@cabdifataaxshabeel1727 3 года назад
@@luulkesaneey7315 hadaan ku waydiiyo maxay daalimaan kuu gaysteen wallaahi waan hubaa inaadan garanayn balse waxad aragtay reer galbeed oo daalimaan eryanaya adna waad iska eryatey
@AhmedMohamed-me4kq
@AhmedMohamed-me4kq 3 года назад
Adeer mesha taagerid mataalo sida ciyaaraha kubada cagta oo kale Micnaha masaaisha sheekha uu kahadkaayo ayanad fahansaneyn taaarid hadad rabto orod United iyo Liverpool taager
@bushrobashiircali6287
@bushrobashiircali6287 3 года назад
Qofki maanta ee ka qarsoon tahay riddada daalibaan waa qof ilaahy ka leexiyay xaqqa Daaliban wexey samenesa wax aan islaamka sal iyo raad toona ku leheyn Wexey walo iyo maxabbo siiyay salibiyinta iyo shiico wexey ka tagtay diinti xad allena ma oogto wexey taxaaluf la noqotay gaalada America si loo laayo khilaafada والله الذي لا إله غيره ان طالبان قد ارتدّت عن دين الله ووقعت كثير من نواقض الإسلام كيف من تحالف ويري الأمريكان اخوانا له وهم الذين يحاربون الدين ليل نهار وحسبنا الله ونعم الوكيل نعوذ بالله من خذلانهم ولكن هناك أسود لا ينامون علي الضيم رجال الدولة نصرهم الله وهم في الصحراء في الجبال في البوادي غرباء لا يعطون الدنية في دينهم وسينصرهم الله ما داموا في طريق الانبياء والصحابه وجزاهم الله خيرا عن الإسلام والمسلمين
@binshinaahussein1726
@binshinaahussein1726 3 года назад
Khilaafka noocan waa khilaaf ku saabsan xaqiiiqada daliban , waliba khassatan nidaamkeeda siyaasiga ah . Hadda xogaa waan waan buu muuqata ,laakin wali waxay muujisanayaan baan ku xukuminaa (waxay muujisteen in ay kutaabaka alle is ku xukumayaan .dumuqraadiayaddiina diideen , hashiishyadee galeena qodoba lagu gali karo ma arag . Yadoo laga yaabo kuwa kalana inay ay tahay gaadmo siyaasadeed (الحرب خدعة ) Laakin waxaan shaki ku jirin in arrintoodu ay caddaan doonto waxayar kadib , oo siyaasaddeeduna lawada ogaaan doonno markaana waxay ay muujistaan baan ku xukiminaaa . Ilaaah waxaan uga barayaaan inuu toosiyo fitnada ka dhawro . Bal marka aan uyara kaadino .
@wabraabdulla7136
@wabraabdulla7136 3 года назад
Sheekhan Allah ayaa sameeye. Kawaran kuwii laqadeeywy biixi muse. Kawaran kuwii laqadeeyey ninkii difaacay guriga bay ee hargaysa laga dhisay.mxaa Allah ku qabsaday abu jahal. Walid bnu muqiira.shayba cutba iyo Walid bnu cutba. Wa halaagsameen. Ileen subanahu walalkood maxammed amin buu ahaaye. Waa diidmada Allah doonitankiisa. Ninkii Allah doonitankiisa ka horyimaada waa halaagsamayaa. Waayo asgaa ishalaajiyey. Muse asagaa ishalaajiyey.iyo kuwa ucamiray. Wxay doonan ha noqdeene.
@solocamper3324
@solocamper3324 3 года назад
Sida waxa aad uhadleysaa qof ka warhaya qasadka ay ula kulmeen ma waxaad ogtahay oo ka warheysaa sababta ay ula qadeeyeen may be in ay nasiixa iyo wax usheeg ugu tageen inuu wax ku qaatana laga yaabo intii video inta la soo duub hebal waa gaal hebalna waa gaal la odhan lahaa Marka culimada haka dhigin sidii dad siyaasiyiin ah oo xil doon ugu tagay. Igana raali noqo walaal hadii kalmad qalafsan aan kugu idhi iskana key cafi.
@wabraabdulla7136
@wabraabdulla7136 3 года назад
@@solocamper3324 cabdillahi wax sheeg nimanku ninka waa laqadeeyeen..qadadu waa hiilo. Coldon wuu xiray lkin Ragan waa soo dhaweeyey markay dhahaan wxa coldon yiri ayana waa laxirayaa . inta ka horaysa meelahooda hayska joogan. Macnaha hadba wxuu rabo Haku sameeyo maanta waa qado. bari waa argos. sadanbe waa walqal. Dhaman myso. Lkin markay dhahaan waxa coldoon yiri waxay noqonayaan argagixiso. suubanhu marbuu ahaa muxammed amin. Lkin Markuu islamka laymidna waxay dhaheen saxir.marka culumada macaan ogw in argagixo ladhihi karo haday dhahaan muuse kitaabka kuxukun. .amaa cadaafadaada miyaa iska wad meel ayay kula gaari. Ogow raga diinta lagu laayo ku kulaayaa waa ogyihiin kuwa laqadeeyaa inay dhagrayaan ama beensheegaan.
@American_patriot110
@American_patriot110 3 года назад
Sheekh adiguba dhaqankaadi waad badashay, so adigaa carabta iska dhigay inta gambo weyn xiratay iyo cambuur boqor dhacle ah
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 года назад
Dhaqanka Islaamka Ayaad Dhaqan Carab U Taqaanna Ee Rabigaa u Toobad Keen
@American_patriot110
@American_patriot110 3 года назад
@@inaclaahi3526 insha Allah akhii fi salaam
@aminomohamed1626
@aminomohamed1626 3 года назад
Shiekh that is not right
@onkodtv4500
@onkodtv4500 3 года назад
Wadaadka runta Kama sheegayo dhaqanka somalida waa Dad dhaqankiida iyo Diintoda ku adag meeshay tagana masajid ka dhisa waa beenale cilmiga madiga ahna waa in la rabtaa waa sida Turkey 🇹🇷 ku hore maray ee ay galada müsli a uga difacyaan waa tuug argagixiso ah oo raba inuu somali inta soo hadhay baabiyo
@axmedadam2143
@axmedadam2143 3 года назад
Bal beentu waxaad kahesha ayaynu egeyna I a
@abdullahialiblack1544
@abdullahialiblack1544 3 года назад
Masaajid dhaqan somali ugooni ah maahan islaamka dhan aa ka dhisaan meeshey tagaan .laakin ma diidan tahay somalida dadka ugu badan ee bulshadey utagaan ku milma iney yihiin .?
@onkodtv4500
@onkodtv4500 3 года назад
@@abdullahialiblack1544 Somalida xasidka iyo si xun wax u sheega ayaa ku badan lakiin diintoda iyo dhaqankooda way ku adag yahiin magaladan aan jogo hal masajid ayaa ku yalay mantana In toban ka badan oo waawayan ayaa ku yala intoda badana ama Somali baa dhistay ama qayab wayan ayay ka qateen muslinka kale maxay u dhisi wayeen dhaqanka way adkayaan lakiin kartidooda ayaa umadaaha kale uga dhex muqdaan haday ganacsi tahay haday waxbarasho iyo siyaasad tahay maxaad doonaysaa inay qol isku soo xidhaan oy yidhahdaan muslin baan ahoo cid la hadli mayo?
@tiptop5246
@tiptop5246 3 года назад
waa sax madeenayno
@markihoremaxadtidhi916
@markihoremaxadtidhi916 3 года назад
Jaalle muse bixi iyo askarti siad bare so tababaray ee waqoyi ka talisa ictiraf radiis ka aya meel xunn la galay!!
@abdilahiabdi4453
@abdilahiabdi4453 3 года назад
wasaq baad tahay diina waxba kamatihid beenbas dsdka usheegaysaa
Далее
Qiso Naxdin Leh || Sh Xassaan
20:10
Просмотров 129 тыс.
Su'aalo Muhiim Ah ll Sh. Xassaan Xuseen Abu Salmaan
16:38
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02