Тёмный
No video :(

SHAADIYO SHARAF IYO ABDFITAH YARE OO NOLASHA CARUURNIMADOODA KA SHEEKEEYAY QOSOLKA ADUUNKA 

Barbaarta Media Show BMS
Подписаться 449 тыс.
Просмотров 50 тыс.
50% 1

SHAADIYO SHARAF IYO ABDFITAH YARE OO NOLASHA CARUURNIMADOODA KA SHEEKEEYAY QOSOLKA ADUUNKA

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 228   
@matagaaye1231
@matagaaye1231 4 года назад
Dil ama Dooro soo sameey shaadiyo iyo seeygeeyda inta igu raacsan like iisaara
@aminocabdi8562
@aminocabdi8562 3 года назад
Deesoosameeya
@ubaxiinacadey6594
@ubaxiinacadey6594 4 года назад
Shaadiyo aan firsaday mana qoslin been dheh daqtar tag wa jiranthye🤓 allaha kusharfo pea shadiyo❤
@amalabdulrahman1009
@amalabdulrahman1009 4 года назад
Shadiyoy Iyadoo muudey sheegin ma joogi karto wlhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@deqafarah489
@deqafarah489 4 года назад
Hhhhhhhhhhh
@asaldhalad7614
@asaldhalad7614 4 года назад
7:35😂😆😆alla shaadiya so funny wlhi
@lulabdibossboss6635
@lulabdibossboss6635 4 года назад
Shadiyo mel wlpo ad ku jirto miyan ka maqnan kara😍
@hibowayel9339
@hibowayel9339 4 года назад
Waligey hal Exm an galaY kulahaa 60 ankeenaY allah shadiyo sharafaaa🤣🤣🤣
@abdikafinursalad4482
@abdikafinursalad4482 4 года назад
WAA MAALINTII IIGU HOREY AAN DAAWADO SHADIYO SHARIF WLHI SI DAACAD AYAAN U QOSLAY WAXAAN CODSANAA IN AY KA SOO JAFTO NAJIIB MAR KALE
@nimcodagan4698
@nimcodagan4698 4 года назад
Taageero dhamaantiin from hargesa dadkaygiii one love
@samawadestudio4060
@samawadestudio4060 4 года назад
Welcome
@farwadsasaleeban4089
@farwadsasaleeban4089 4 года назад
Masha Allah shadiyo meeday nadiiro mano soqabatidid inabadankaa codsaneemise jagyarbaajirta abaayo😂😂
@sahrosiciid6391
@sahrosiciid6391 4 года назад
Wan yabanahy so qabo nadiiro shadiyo hellow maqal majira 🤣
@ROBIN-z7ki
@ROBIN-z7ki 4 года назад
@@sahrosiciid6391 is the only one of my life is good to me that you have a good day I trust that the
@ROBIN-z7ki
@ROBIN-z7ki 4 года назад
@@sahrosiciid6391 is the best of my my maka soo amartay
@abaxmire453
@abaxmire453 4 года назад
abyo farwadsa mad iga deysan nadira shadiyo marwo noqote
@adadugv5853
@adadugv5853 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@hamdaabdullahiabdi5672
@hamdaabdullahiabdi5672 4 года назад
Najiib: Dil ama Dooro soo sameeya chalange
@safiaadam3310
@safiaadam3310 4 года назад
Shaadiyo baayo wlhi qoftii asoo murugsan ku fiirsado asoo faraxsan ka tagaaa alow ikaaa daay masha allh ku jecaly xbbti iinolow intey nolo jirya cimri dheer iyo cfimd 💋💋💋💋❤❤❤❤❤💋💋👌
@saabiriincadey2608
@saabiriincadey2608 4 года назад
Mash allah Abdifitaa xow reer imamu shaficitahy hadatahy maad jamacad bilaawdid waad yeeer tahy chance haaysataa ✍✍💪💪
@ladanmohamud9115
@ladanmohamud9115 4 года назад
Alla shaadiyaa walahy qosolbaa igu dishey ilaahy haku xifdiyo
@caashodheerey4858
@caashodheerey4858 4 года назад
Wali weey furan tahay wlhi tamam masha aallah shadiiyadeena canshaqa ♥️🔥🙏🏾
@filfilomuxumed3546
@filfilomuxumed3546 4 года назад
Shaadiyo sharaf iyocabdiftaax yare walaal waan itaageera jiroo jooga 👍👍❤💔❣
@ayanadiamond7391
@ayanadiamond7391 4 года назад
Shaadiyo afka alle kuma qabto wlh la'aantaa nuxur maleh youtube ka qosal iguma harin feerahaa ixanuunay thanks sis
@samsammaxamuud473
@samsammaxamuud473 4 года назад
Mash Allah shadiyo Sharif afka alle kuma qabto wlh runtii laaantaa nuxur maleh youtbe ka qosal iguma harin feerahaa ixanuuay wlh alle idin xafido insh Allah
@sakariyemohammed3102
@sakariyemohammed3102 4 года назад
Nadiira nayruus inta sugaysa liketa
@matagaaye1231
@matagaaye1231 4 года назад
shaadiyo waxaa soo sameeysaa Dil ama Dooro you tuberada
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 года назад
Shadio runta ku jeclahay 😂😂😂😂😂❤
@faraxmohamedmursat6443
@faraxmohamedmursat6443 4 года назад
Masha allh shaadiyo abaayo wn idiin xiisnay adi iyo Saygaag ♥️♥️💋
@fartunalibile5250
@fartunalibile5250 4 года назад
Wow aniga oguhoreyo igadambeyo liketa kagaxasdinaa 🤩🥰🥰
@hamdiabdi2630
@hamdiabdi2630 4 года назад
Iskaabulo mala qabeeysanaa kulahaa ar shaadiyaa😂😂😂😂😂😂😂😂💞💞😂😂🇰🇪
@ikraanabdulleali3727
@ikraanabdulleali3727 4 года назад
Shaadiyo sharaf wlhi RU-vid dhan adaa igu hayo abyoh kftnkga jclhy RU-vid aduu ku shidanyhy
@pelahsmile8685
@pelahsmile8685 4 года назад
Wlhi qosol igu dhmesy shadiyo wax jiro kahdshy bareftda iyo book showistinimo leee loqata🤣🤣🤣😂😂😅
@boqoradamuqdisho1662
@boqoradamuqdisho1662 4 года назад
Shaadiyo adiga aniga gacan ayaa kuu taagay keep going horumar wacan ayaan idin rajeynaa wlaalaheyga
@iqroabzhir4285
@iqroabzhir4285 4 года назад
Mansha Allah keep going my bro
@maryamaruun5232
@maryamaruun5232 4 года назад
😋😋😋😋😋😋 ax haiso xasuusina yaaq jalaato tamaam jecliyaane marka madiino sheekadiina ku so dartaan one love reer madiino dadkeyga waidin xiisay dad dhaqankiin wanagsana leh ila hade ma arkin ina so laaabto waaye 🥰😍 shadisho c.fitah najib jira o jooga yaaq la,an abaar fanny gurigiisa tihiin😂🤣🤣🤣
@xamdixikimo8661
@xamdixikimo8661 4 года назад
Ala shaadiiyo ilhy mata san u qosolayay wan ilameyaya ka waran shaadiiyo umadeena maha 😂😂😂😂😂
@samsammaxamuud473
@samsammaxamuud473 4 года назад
Ala shaadiyo sharaf ilhy mata san uqosolayay wan ilameyaya ka waran shaadiyo umadeena maha
@maryanahmedmohamud7387
@maryanahmedmohamud7387 4 года назад
Kkk iga qoslise wlhi shadiyo kuku fanaa mcnto
@hafsaabdirahman8627
@hafsaabdirahman8627 4 года назад
Shaadiya dadkan adaa wax ku ah ee codsigooda u tix gali malin walba nadiiro ayey ku dhahayan wan kenaya ama ma keenayo mid uun ku qanci ani nadiro maba rabee beesaani ayan rabaa
@zmzmcardp
@zmzmcardp 4 года назад
Waxaan ahay gabar soomaaliyeed 😂😂😂
@user-zx7wo6mm6m
@user-zx7wo6mm6m 4 года назад
Imti xamad 😂😂😂
@Dunish59
@Dunish59 4 года назад
Shaadiyo xaley ayan riyoo kuarkey😀😀😀
@samiiroxuseen6676
@samiiroxuseen6676 4 года назад
Shadiyaa fiirsaday mana qoslin wlhi been waye hore u soco abyo ❤❤
@xasanxasan3173
@xasanxasan3173 4 года назад
Shadiyo wlhi waa iga qoslisay walashey horay usoco
@iqroali50
@iqroali50 4 года назад
Shaadiyo funny thy wlhi🤣🤣🤣🤣🤣
@farxiyocabdi1570
@farxiyocabdi1570 4 года назад
Masha Allah
@hibanuura9134
@hibanuura9134 4 года назад
Walle sadaxdiina aduun waad soo qasteen siiba shaadiyo ilkacas
@xilkasxigmo3971
@xilkasxigmo3971 4 года назад
Wlhi waa nii taageera keep going wllo qaaliya shaadiyo aadbaan kuu taagera wlhi
@ugasoamah5200
@ugasoamah5200 4 года назад
Hhhhhh shadiyo adaba iska jafay wlh gabar qalbi safi leh tahy oo lab xaran🥰🥰🥰
@adammohamed2522
@adammohamed2522 4 года назад
Shadiyo sey najiib ugu ridey an ku qosley 12:49 🤣🤣🤣💯
@hamdidagan6866
@hamdidagan6866 4 года назад
Marwazi schoolkeyga😍😍
@mudahikosman4145
@mudahikosman4145 4 года назад
Tamaaam reer Madiino 😘❤✌🤣
@abshiroxasan1896
@abshiroxasan1896 4 года назад
Waa jooknaa Tamaam jalaato 🍦
@ayaanabdullahi6934
@ayaanabdullahi6934 4 года назад
Xaadir 🍦🍦xiis u madiino ❤❤
@mudahikosman4145
@mudahikosman4145 4 года назад
@@ayaanabdullahi6934 inteey joogtaa
@ayaanabdullahi6934
@ayaanabdullahi6934 4 года назад
@@mudahikosman4145 turki bro
@sumayafoodcade7033
@sumayafoodcade7033 4 года назад
Nadiira nayruus aawaya he meshaan walaka maqanyahay
@saharaabdullahi6688
@saharaabdullahi6688 4 года назад
my Sister love you ❤️❤️❤️❤️❤️
@ibtihaajnor249
@ibtihaajnor249 4 года назад
Hore u soco walasheen shadiyo iyo seygeed
@lakiahmed8107
@lakiahmed8107 4 года назад
Shadiyo mudey haday shegin Shadiyo ma ahan ya ila arkay
@saynabahmedabukar4682
@saynabahmedabukar4682 4 года назад
Ciyaal madiino ar maxaan jalaato tamaam u xiizy like ta ha ila dhaafiNa inta u xiiztaY jalaaTo tamaam🍦
@mohamedabdiali7819
@mohamedabdiali7819 4 года назад
Hhhhh wlhi shadiyo qosola igu dishay horay usoco
@nimcomoussa5520
@nimcomoussa5520 4 года назад
Kkkkkkkkk ahhhh shadiyo wlhi wan qosolki aduuka masha allah
@fadumoyaxye2879
@fadumoyaxye2879 4 года назад
Masha allah shaadiyo waa kujeclahay alle dartes qali
@sukhrasiciid5357
@sukhrasiciid5357 4 года назад
Maashaa alaah dhamaantiin ilaahay haydin xifdiyo
@sapnaacabdalachanel9400
@sapnaacabdalachanel9400 4 года назад
Shaadiyo kuwataa yqy liketa team shadiyo hailadhafinaa🖐🏿💋❣💖
@ramloruunofficial686
@ramloruunofficial686 4 года назад
Shaadiyo sharaftayda io cabdi fitax najiib ilhay ha idin xafido
@user-go4cu6zw2i
@user-go4cu6zw2i 4 года назад
reer marwaazi sanadkan ka qalanjabiyay f4🥳❤️ abdi fitaax maamulaha abdirashiid iyo abdi shakuur ma xasuusata😂 ila hada way joogaan😂😂
@fatimaabdirahman7966
@fatimaabdirahman7966 4 года назад
Hore usocoda wlaladay an jeclahy
@iqracadey6133
@iqracadey6133 4 года назад
Marwaz waa laguu yaqaan my school💘
@yasiinbaxnan3232
@yasiinbaxnan3232 4 года назад
ShaadiYo Wllhi DadkeeNa Maaaha 😂😂😂🤭 caawa Saan u QoSlayey darisKiBaa yaabeY AstaqFuruLah LamaYaKuun KuLa Ahaa 😂😂😂 ciYaaLnimDi Ayaan Soo Xasuusstey caawa
@samiranuur7052
@samiranuur7052 4 года назад
Ar shadiya qosolkey iga dhameysay wlhi 😂😂😂😂😂
@hamdiqatal7566
@hamdiqatal7566 4 года назад
Wlhi yaraanima naso xasuusisay shaadiyo wlhi habo cadimatihid
@HabibaMohamed-it5kp
@HabibaMohamed-it5kp 4 года назад
Imagine anoo firsanin videogan masexdi wan kusoo ceshscehtaa shadiyo dhib badanaa
@nasranashaadofficial4118
@nasranashaadofficial4118 4 года назад
M.a Idin xiisey Shaadiya and C/Fitaah Nolosha Idin ma Xumeyso Sxpayaal
@gobdeeqaxmed9930
@gobdeeqaxmed9930 4 года назад
Mansha Allah wlladay
@ayanadiamond7391
@ayanadiamond7391 4 года назад
Shaadiyo caadi ma ahan ilahey cimriga haku barakeeyo wa ku taageeraa wlh waana iga qoslisaa
@ifraaxalinor3139
@ifraaxalinor3139 4 года назад
Hhhhhhh wlhi kal iyo laab u qoslay Allah idin deesto dhamantin🤣🤣🤣
@ayanahmedabdi829
@ayanahmedabdi829 4 года назад
Walahi shadiyo wa qofka kaliya ee iga qosliyo aniga ma iga hadloysa shadiyo aniga sas aha dugsi iyo iskulka leygu kari waye hhhhhh
@lulabdibossboss6635
@lulabdibossboss6635 4 года назад
Shrfteyda shadiyo ilove u 😍
@hoodanismacil6393
@hoodanismacil6393 4 года назад
Waxaan ahay gabadh soomaliyeed😂😂😂😂😂😂😂😂
@maryanahmedmohamud7387
@maryanahmedmohamud7387 4 года назад
Shadiyo shekadeda igu baxdaa wlhi qosol adi koobka u qaade cabdi fitax situ u qoslaaye wuu daale kkkk
@munamuhidiin5359
@munamuhidiin5359 4 года назад
inta shadiyo darted udawene lik dhac ugusii
@mumtazaxmed2861
@mumtazaxmed2861 4 года назад
Waaaw imaamu shafici anaa dhameeye isku iskuulaa eheen fataaxoow
@nimcahassan6712
@nimcahassan6712 4 года назад
wllh shadiyo wei qabata shekdeda krme video sodhigayan sau lha 😂😂😂
@shukriyero8460
@shukriyero8460 4 года назад
Maaashaallh
@safiyosalah7799
@safiyosalah7799 4 года назад
Abdulaahi ciise iskuul keyna asal rer talex 😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@drs.nabiha7917
@drs.nabiha7917 4 года назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk Shaaadiyo Wllhi waaa qosol miidhan xaraabo wllhi Ciyaalnimo
@sadaamkuulkuul8542
@sadaamkuulkuul8542 4 года назад
Asc Barbarta medio waan idin jacelnahay
@nacimahareed7497
@nacimahareed7497 4 года назад
shaadiyo salaama gacalka😚😍
@queenhanuuzh9402
@queenhanuuzh9402 4 года назад
Hhhhhhhh waxaan ahay gwr somaliya
@nicimajamal2153
@nicimajamal2153 4 года назад
Dhamaantiin keep going💋🥰💋
@queenzafa80
@queenzafa80 4 года назад
Vedio gan ku ceshceshta wlhi qosol iga dhamady
@cabdullaahicabdiraxiim2261
@cabdullaahicabdiraxiim2261 4 года назад
walahi qosol waa fuuray shadiya wan ku salaamay
@mohammedtakoi2554
@mohammedtakoi2554 4 года назад
Mslh keep on
@farxiyokhalif6775
@farxiyokhalif6775 4 года назад
Shadiya abayo waxan joga sacudiga walhi wan suga waxad so dhigta
@raxmosabtow7210
@raxmosabtow7210 4 года назад
Shadiyo waa kujacelahy abayo najib sidokale
@1najuali113
@1najuali113 4 года назад
wlhi shaadiya wa iga qoslise number 1 one a i tehe CK number 2
@raxmakaapa6409
@raxmakaapa6409 3 года назад
Shadiya lanbarkaga isoo sheg abayo plz
@raxmoruun4461
@raxmoruun4461 4 года назад
Shadiyo lam yakun drop out😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@umalkhayrmahmuud2880
@umalkhayrmahmuud2880 4 года назад
Najiib dar allaan isaga jecelahy
@samiirasamiira3303
@samiirasamiira3303 4 года назад
Nin yahoow Soo bax turkiga imaaw bidarta inta aysan kugu faafin 🤣🤣🤣🤣🤣
@ifrahsarhaye2013
@ifrahsarhaye2013 4 года назад
Anaa u horeeya ayaan soomaalida ka maqli jiray saaka anaa u horeeya
@nasrocabdalla1623
@nasrocabdalla1623 4 года назад
Hhhhhh shadiyo yutubka adile kuso gala wlly qosolka naga dhamesy
@user-sm5cp7nk6c
@user-sm5cp7nk6c 4 года назад
Shaadiyo umada loo jeedo ma ahan funny wallhi
@bahjaxarago5043
@bahjaxarago5043 4 года назад
I'm the first one love isra hde
@zamzamabdinasirabdulahi1984
@zamzamabdinasirabdulahi1984 4 года назад
barbarta media😉😍
@monam7931
@monam7931 4 года назад
Hhhhhhhh shadiyo Ani caml sidayda ahayd waxbarshada Waan necbaa walhi kkkkkk damiin raqam waxiid
@ubahfashion1535
@ubahfashion1535 4 года назад
Wa uxisay shadiyo iyo cabdifitax
@tanuubbe6676
@tanuubbe6676 4 года назад
almarwaasi anigane wadhiga jire lkin waka qeyliye cashiradisa
@azhiiahmed3999
@azhiiahmed3999 4 года назад
Barbara love media❤❤❤❤❤😘
@sadoabdillahi7035
@sadoabdillahi7035 4 года назад
masha aalah 3dex qof on kudhato hore usocdaa
@sahromaxmuudxasan9914
@sahromaxmuudxasan9914 4 года назад
Shaadiyo wiligee suaal maku weediin lkn caawa suaal kuweediinaa waa iga codsi jawaab karabaa hadii aad tageerayaashaada xushmeeso ((( nadiiro)))) aaaaway saxibo eheedeen xitaa hadii aad kla fogtihiin adoo sheegayo wili kuma arkin iiso jawaab hapipti
@ayaanahmed5117
@ayaanahmed5117 4 года назад
Walhi shaadiyo funny suurada lamyakun suurad adag waaye iyo aladii waa laga baqi jiray
Далее
3d printed demon core vs real
00:24
Просмотров 7 млн
when you have plan B 😂
00:11
Просмотров 8 млн
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02