Тёмный

Shacabka Hargeysa:Kumuu Noqonayaa Maayerka Cusub ee Caasimadda Hargeysa.? 

SAAB TV
Подписаться 505 тыс.
Просмотров 62 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 269   
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 3 года назад
MashaAllh cabdikariin axmed mooge Maayir qalbi furan iyo gacmo furan Ku soo dhawoow😍😍😍
@جميلهموسي-ج6ه
@جميلهموسي-ج6ه 3 года назад
Waa Mayirka caasimada abdikariim ahmed mooge ha loo daayo waa rajada zhacabka 👍👏
@libanhassan9861
@libanhassan9861 3 года назад
Guuul guuul insha allah c/kariim ahmed mooge liban halyay jira weeye mayirka caasimaduna waa isaga insha allah
@hassanhussein272
@hassanhussein272 3 года назад
Cabdikariim axmed mooge waa nin doorran oo samada laga doortay ilaahay ha u fududeeyo
@warbaansoosidaa9108
@warbaansoosidaa9108 3 года назад
Meesha Cabdikariim joogo iyo xaafiiskiisa yaan Dhooqogale lagu arag, ummada oo dhan baa dooratay ee qabiil ma dooran.
@forthemind720
@forthemind720 3 года назад
@@warbaansoosidaa9108 iyaguba xaq bay u leeyihiin lkn meesha qabyaaladi ka maqan
@averyj5446
@averyj5446 3 года назад
ninkan hadaad garan lahayd taa maadan odhan lahayn, Cabdkiariim waa faqash laba kaadhle ah oo moqdisho laga biiliyo, n necebna qadiyada somaliland, waxaan u soo joogay isaga oo leh somaliland ma jirto, caayayana habar jeclo, habar awal iyo arab, waa nin nacab wayn ku jiro hadana iska dhiga qof wanaagsan, reer somaliland ninkan xumaantiisa ma oga se way baran, Solteco ayaa walee malaaik u noqon marka cabdikariim la barbar dhigo. Inankaa Barkhad ayaa xalaal ah walee oo u qalma taageero.
@fadxiyasheekh8988
@fadxiyasheekh8988 3 года назад
@@warbaansoosidaa9108 ,
@rabitaloudaa32
@rabitaloudaa32 3 года назад
@@forthemind720 adeer waa ciidagale ah malaha sacad muuse bay u heestaan qaar kkkkkkkkkkkkkk
@apdighafaresse608
@apdighafaresse608 3 года назад
MayiR ClkariN ahn3d MooGe incho allH guuL🤩 ♦️🥳🥳
@ardojablibaax8279
@ardojablibaax8279 3 года назад
Ina Axmed mooge waa mashaallah tabarakallaah isagaa mayor ah
@abdimajiidosman493
@abdimajiidosman493 3 года назад
Cabdikariim hadii lawaayo bilaa mayor banu ahaan doonaa waa run 🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️
@kaltmsajid7254
@kaltmsajid7254 3 года назад
maansha allah abdikarim ahmed mooge maayarka cusub RAJADA SHACABKA
@samahmed4380
@samahmed4380 3 года назад
I love this video bcz it’s all about what people wants 💝 Hargeisa 💕
@mohamedabdirahman5359
@mohamedabdirahman5359 3 года назад
Mayor Abdikarin Axmed moge rajada shacabka💞💯
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 3 года назад
Cabdikariim mooge we want you 💪🏾
@anabhussein9209
@anabhussein9209 3 года назад
Masha Allah Mr Mooge it will be the Mayor of Hargeisa
@yurub5288
@yurub5288 3 года назад
Mashallah waxanu ku xasuusaneynaa mujahid maxamed mooge iyo abihii wanaey usoo halgameen wadanka isgaa xaq kuleh waxan xasuustay heesti to lay reer hargeysay xagiina Ayay dhaxantu iga haysaa markaa wuxuu kuranayaa midhihii adrkii iyo abihii ilahay haw naxariisto .waa ANOO reer saxil AH wan ku wataa inuu xitaa noqodo madaxaweyne inshallah
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 3 года назад
Cabdikariim Axmed Mooge 💯💯💯
@idilabdoo7527
@idilabdoo7527 3 года назад
Hargeisi way hadashay rabitaankeedinaa cod ahaanbay ku gudbisay fadlan ixtirama codka shacabka👏
@hamzaahmed2633
@hamzaahmed2633 3 года назад
Maayer Abdikariim ahmedd Mooge 💯
@averyj5446
@averyj5446 3 года назад
ninkan hadaad garan lahayd taa maadan odhan lahayn, Cabdkiariim waa faqash laba kaadhle ah oo moqdisho laga biiliyo, n necebna qadiyada somaliland, waxaan u soo joogay isaga oo leh somaliland ma jirto, caayayana habar jeclo, habar awal iyo arab, waa nin nacab wayn ku jiro hadana iska dhiga qof wanaagsan, reer somaliland ninkan xumaantiisa ma oga se way baran, Solteco ayaa walee malaaik u noqon marka cabdikariim la barbar dhigo. Inankaa Barkhad ayaa xalaal ah walee oo u qalma taageero.
@muuminad3143
@muuminad3143 3 года назад
@@averyj5446 cunsuri ayaad tahay Cabdikarim hooyadii ayaab beesha dhex ahayn ayaad waxaa u soo qortay Allah ha ku caafiyo
@mohamedhussein4442
@mohamedhussein4442 3 года назад
C.kariin axmed mooge wamayarka casimada insha allah guul
@naimamohamoud1950
@naimamohamoud1950 3 года назад
Inshallah ins mooge
@munasahardiid1416
@munasahardiid1416 3 года назад
Insha alla mayor A/karin ahmed moge Guuul guul guul
@faraxrashiid9994
@faraxrashiid9994 3 года назад
Guul guul guuul guuuul Cabdi kariin
@habiahmed8319
@habiahmed8319 3 года назад
Cabdikariim ahmed mooge wa mayirka kaliyee aan qabiil loogu codayn ee luugu codeeyey qaranimo 😍😍
@mrJimcle
@mrJimcle 3 года назад
Mash aallah cabdikiriim axmed mooge
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 3 года назад
26k Nin Aanu Ku Dooranay oo 26 Xildhibaan Ayaanu kuraasta udiidnay ...hadii Hadal Nalagu soo Celiyo Oo Nala Ixtiraami waayo Waanu mudaharaadaynaa isdiyaariya
@barwaqomuse7767
@barwaqomuse7767 3 года назад
C/Kariin mayaraka harageesa alle ha ka dhigo in shallah 💚🤍❤💯✍
@sabahmohamed9289
@sabahmohamed9289 3 года назад
Maasha allah waa si fiican Cabdikariim Axmed mooge ayaa xaq u leh qofkasta oo somaliland danaynayaana waa inaynu ku caawinaa 1 doolerna ha ahaatee bishii ilaa hargeysi bilicdeeda iyo baahideedaba loo dhamays tirayo insha Allah
@rynbshe8218
@rynbshe8218 3 года назад
Solteko soo noqon maye samir qaata abdikarin bay shacabku u codeeyeen nin na reer baa u codeeyay
@souhairbahaoui2709
@souhairbahaoui2709 3 года назад
Cabdikariim laani waa horumar la'an
@suaadmohamed4316
@suaadmohamed4316 3 года назад
Cadikariim Ahmed Mooge 👏🏼🎋
@hamzeabdirahman4244
@hamzeabdirahman4244 3 года назад
We need Change
@zakariyemubarik6678
@zakariyemubarik6678 3 года назад
Mooge love ❤
@ubahali8814
@ubahali8814 3 года назад
👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽 ina mooge inshaalaah
@apdirizakmohamed5885
@apdirizakmohamed5885 3 года назад
Ina mooge Ilahyow naga dhig🙏🙏🙏🙏
@salmaqorane3241
@salmaqorane3241 3 года назад
Aamiin 🥰
@adiishmataanlyrics6663
@adiishmataanlyrics6663 3 года назад
Waad ku Mahad santiin sida sharafta leeh ee aad idoroten inta iyo in ka Badan waan idiin shaqayn doona inshaAllh
@omerali6025
@omerali6025 3 года назад
Alla jecliyaa in c/kariim iyo hargaysi in ay is bartaan
@hodanhassan8173
@hodanhassan8173 3 года назад
masha allah mooge dadku waa kuwada taageersan yihiin alle hakuu sahlo xilka lagula jecel yahay hadii aad qabatid
@abdulrahmanomar9728
@abdulrahmanomar9728 3 года назад
Cabdikariim Axmed MOOGE waa nin neceb QAADKA IYO QABYAALADDA OO LABADA CADDOW EE DALKA IYO DADKA IYO DIINTA LICIIFIYEY.
@AhmedMahmoud-pd5lr
@AhmedMahmoud-pd5lr 3 года назад
Aadbaad umahadsantahay
@abdiazizomar1979
@abdiazizomar1979 3 года назад
no discussion about it. INA MOOGE FOR HARGEYSA.
@roodabarediiriye1772
@roodabarediiriye1772 3 года назад
Cl Karim guul
@kg6987
@kg6987 3 года назад
Cabdikaarim axmed Mooge or no one!!
@ekb3848
@ekb3848 3 года назад
masha allah waa abdikariim mayor
@ajvlogsandflims4936
@ajvlogsandflims4936 3 года назад
C kariin axmed mooge. Rabitaanka shacbigiisa cod shacabka hala dhawro
@mohalphaofficial9422
@mohalphaofficial9422 3 года назад
Abdikariin Axmed Mooge Maayirka Hargaysa guul
@aadancismaanmaxamed1501
@aadancismaanmaxamed1501 3 года назад
C/kariim axmed mooge 💪
@hudaahmed8833
@hudaahmed8833 3 года назад
Maasha allaah cabdikariin axmed mooge legend
@عبدالكريماسدى
@عبدالكريماسدى 3 года назад
Abdikarim Ahmed mooge 👌👌💕👏👏💪💪✌
@hodanh4275
@hodanh4275 3 года назад
Cabdikariin lagu dooray Allah hakuu fududeeyo xilkaas, baahibaa jirta magaalada. Waxaan ku leenahay maayirkii Istanbul qarxiyay imikan ah madaxwaynah dalka Turky oo kalah noqo aduunyada magacbaa lagaga tagaa aakhirona camalbaa lala tagaa saalix noqo kii lagu reeyo, insha Allah.
@cabdimaxamed8419
@cabdimaxamed8419 3 года назад
Hadii cabdikariim laga hor istaago maayir nimada dhalinyarooy ogaada inuu codkiina meel cidlaah kudhacay
@cawaalesogsog6997
@cawaalesogsog6997 3 года назад
Ragaw ma ismaqlayna 26k hadii mayirka lagaqado waan mudaharadayna waliba kalodhiba istaafka habadsado
@asyia9444
@asyia9444 3 года назад
cabdi kariin axmed mooge waa maayarka hargeysa Inshalaa
@ahmedwarsame1607
@ahmedwarsame1607 3 года назад
Anigu waxaan u dhashay haadan so ururiyo Bariga Burco.. Waxan taager Sanahay Maayir MOOGE. 💚💚💚💚💚🤍🤍🖤🤍❤❤❤❤
@zainabmohamed2226
@zainabmohamed2226 3 года назад
reer hargaysa maanta ayaad fursad leedihiin ha aqbalina dulmiga.
@hibaqmaxamed999
@hibaqmaxamed999 3 года назад
C/karim ahmed moge mayarkayaga ale hakugu guleeyo
@Amiinadam10
@Amiinadam10 3 года назад
Hargeisi abdikriim bay u baahantahy ❤️
@salmaqorane3241
@salmaqorane3241 3 года назад
Waa ruunta walhi bro 🥰
@faraxxuseen3834
@faraxxuseen3834 3 года назад
"Wonderful keep going"!!!!
@farxiyajibriil1078
@farxiyajibriil1078 3 года назад
😁😆😆😆😅
@maxedsiciidmaxed1410
@maxedsiciidmaxed1410 3 года назад
Horaan U Doornay Maayar Adeer Hada MaaHa Viva Ina Mooge
@dekakosar5230
@dekakosar5230 3 года назад
Hadal majiraba waa libaax c kariin axmed Mooge weeye
@Minecraftclips7
@Minecraftclips7 3 года назад
Ina mooge hadaad caasimada badasho waa saad ufuushay kursigaas mar walba waan kuu codeenayna 💪🏽
@sumayahusein2999
@sumayahusein2999 3 года назад
Waa run wllhi
@hareedkaiseOomaar
@hareedkaiseOomaar 3 года назад
Mayer Abdi KARIIN AXMED MOOGE hadday so saari. Waayan cidna ka yeeli mayso WLLHy wax kale aya ka dhici
@xamseofficial4111
@xamseofficial4111 3 года назад
Maxamed ahmed mooge liban codka shacabka❤
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 3 года назад
Waar ree hargaysa hadaanu nahay waxanu udoranay mayirka hargaysa ee caasimada c.karim mooge waxa ucodeeyey barri ilaa galbeedka hargaysa
@averyj5446
@averyj5446 3 года назад
ninkan hadaad garan lahayd taa maadan odhan lahayn, Cabdkiariim waa faqash laba kaadhle ah oo moqdisho laga biiliyo, n necebna qadiyada somaliland, waxaan u soo joogay isaga oo leh somaliland ma jirto, caayayana habar jeclo, habar awal iyo arab, waa nin nacab wayn ku jiro hadana iska dhiga qof wanaagsan, reer somaliland ninkan xumaantiisa ma oga se way baran, Solteco ayaa walee malaaik u noqon marka cabdikariim la barbar dhigo. Inankaa Barkhad ayaa xalaal ah walee oo u qalma taageero.
@tuuxaabadir8730
@tuuxaabadir8730 3 года назад
@@averyj5446 qabyalad baa ka hadlisy ma ma tashid rer slnd wayo waxas oo coda qabiil muu sin eee dadkisa slnd baa u huray oo daan kasta leh hal qof ooo sidada iska.hadlaya waxaa ka xoog badan qaranka dorty, (dugsi malaha qabyaladi waxay dumiso moye ) allaah ha ku cafiyo
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 года назад
Maashaa Allaahuye reer somaliland meel ay joogaanba way tashadeen ilaahayna wuu ku garab galay,, Ilaahay idamkii riyadiinna ku guulaysta oo hela sidaad jeceshihiin insh tcaalaa, for ever Somaliland rep,,
@abdirahmanfurreh5057
@abdirahmanfurreh5057 3 года назад
Madaxa warbaahinta xisbiga wadani SAAB TV mansha Allah
@ibnubacays8063
@ibnubacays8063 3 года назад
Hadanu nahay shacabka reer somaliland waxan waxaso cod ah ugu deeqnay c/kariin axmed moge inu noqdo mayirka magalada insha allaah wanu noqonayaa
@anisamohamed3211
@anisamohamed3211 3 года назад
ASC dhamaan shacabka reer hargaysa hala ixtiraamo waayo afartii habeenimo ayay layn galeen anaga qurbaha joogana Waxaan u baahanahay c/kariim Axmed mooge waayo caasimada hargaysa waa magaalo madaxda soomaaliland markaa faynuuskii dalka so bls inankaa hala ixtiraamo hana loo duceeyo inshaa Allah
@mohamedaxmed9476
@mohamedaxmed9476 3 года назад
Cabdikariim axmed mooge for mayor
@HRU20
@HRU20 3 года назад
Gudoomiya koomishanka Riyo raac maanta laga bilaabo magaciisu waa CADAALAD RAAC..
@2am997
@2am997 3 года назад
Shacabka Hargeisa waxay Mayor u doorteen Abdikarim Ahmed Mooge. Ha la ixtiraamo codka shacabka.
@abdullahiiman4523
@abdullahiiman4523 3 года назад
Cabdikariin guul
@karmimran3524
@karmimran3524 3 года назад
Mayor Cabdikariim ma su aal ba ka taagan 😂
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 года назад
MAAYIR AAN ABDIKARIN axmed mooge NIN QARANKU DOORTAY✔️✔️ Maayir nimada in lagula tartamo maaha🚫🚫🚫
@kamaradsomaliland
@kamaradsomaliland 3 года назад
SICIID JAAMAC CALI>>>>> the one and only
@بسيطياكلسلطع
@بسيطياكلسلطع 3 года назад
Viva C/ kariim mooge 😎😎😎 dhal mujaahid 🤝🌟🌟💫💫💫💫
@raxmamariya3597
@raxmamariya3597 3 года назад
Maayarka Hargeisa insha allh waa A.A mooge 🥰
@hamzegaraadali135
@hamzegaraadali135 3 года назад
C/karim Axmed Mooge nin uga mudan xilkaas majiree, Mudanayaasha GD ha ixtiraamaan codka shacabka
@mukhtarwarsameyare3799
@mukhtarwarsameyare3799 3 года назад
rabitaanka shacabka hala ixtiraamo hargaysa mooge ayeey dooratay ha loo daayo
@fadumoabdi8417
@fadumoabdi8417 3 года назад
Waa Cabdiramaan Axmed Mooge ninkale oo geyaa ma jiro.
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 3 года назад
Abdi karim waxaa lagaa sugayaa waxa qabaad biyo wadoyinki bilcdi magalada qashinki guul ayaan ku rajanaya
@niciimaahmed245
@niciimaahmed245 3 года назад
team mooge💚🙌🏻🙌🏻🙌🏻
@samiir.ibnu.khadar6472
@samiir.ibnu.khadar6472 3 года назад
madax weynaha waxanu leenahey rajada shacabka iyo dhaliyarta hanalo tixgaliyo si aanan naftayda u aaminsaneyn ayaan u aaminsaney inuu c/kariim wax no qabanayo ee hanalo tigaliyo rabitankayaga hadaanu nahey dhalinta shacabka viva my dear baba c/karim ahmed moogeh 💚🤍❤
@maxamedxirsi3072
@maxamedxirsi3072 3 года назад
C/kariin axmed mooge haloo dhiibo
@axmeddhacaar4254
@axmeddhacaar4254 3 года назад
C/kariin
@Minecraftclips7
@Minecraftclips7 3 года назад
Ina mooge 26K subscribers ayuu gaadhay wxn ku rajeenaya sida ugu dhakhsaha bdn 100K 😂😂😂
@qaalixariiir551
@qaalixariiir551 3 года назад
Kkkkkkkkkk inshalh
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 3 года назад
Hhhhhh idam Alle wuu guulaystay mooge
@Mukhtaarinadalal
@Mukhtaarinadalal 3 года назад
Mooge hadii la waayo bilaa maayir ayaanu ku joogi 💪💪
@maxamedaxmed876
@maxamedaxmed876 3 года назад
C kariin Ahmed mooge weeye mayorka hargeisa inzhlah
@osmanosman509
@osmanosman509 3 года назад
Action louder than voice Let us see what he does
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 3 года назад
Ckariin Mooge %100
@amerahali189
@amerahali189 3 года назад
Dadkeena qaar baa jaahilnimo xaga ay ka gaadhay Addoomo caadiya noqday... Bal kuwan leh Soltelco aan ugu celino caqliga ku jiraa muxuu faa'iido leeyey?? Soltelco waa aniga inaderkay lkn qofka gudan waaya shaqada qarankan Somaliland meesha uu doono xil haka hayee in aynu soo cesheno inaga ayey ceeb iyo cambaar inagu tahay!.
@ahmedmohamedali5744
@ahmedmohamedali5744 3 года назад
Mayer Abdikarin Ahmed mooge
@ChristopherAdams123
@ChristopherAdams123 3 года назад
C/kariin axmed mooge
@kamilabdi9353
@kamilabdi9353 3 года назад
reer hargaysa way hadleen ilaahay haynooga dhigo maayar clkariin axmad mooge
@FarahAbdul
@FarahAbdul 3 года назад
Cabdikariim Axmed Mooge ayaan la jiraa aniga oo dunida dhankeeda kale jooga.😂😂😂
@muxumeddaahir1170
@muxumeddaahir1170 3 года назад
abdikariin axmed mooge ayaanu rabnaa
@Burco.
@Burco. 3 года назад
Abdikarim Axmed mooge ilaahay ba u dooray hargaysa way babdaay caasimad New York na ka qurux badan bay noqon shabcabka hargaysaa hadi aan codkiina la idin tixgalin hawl ba idin sugaysa ilaahay ha ina asturo
@najahcizmancizman6124
@najahcizmancizman6124 3 года назад
Maayirku waa c/Karin axmed mooge
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 3 года назад
3:16 libaax
@raashiidshek
@raashiidshek 3 года назад
Waa run Hargeysa waxa ay doorteen Cabdikariim Axmed Mooge. Kuwa qabiiladoodu doortay Hargeysa ma matalaan.
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 года назад
17 ga mudanayaal way siman yihiin kii ay isga dhex doortaan uunbaa noqonaya maayarka,nin kaliya oo engineer ah ayaa ku jira waan xildhibaan Siciid
@xildhibaantiinburco7878
@xildhibaantiinburco7878 3 года назад
Waxaan taagaersanahay abdikarin ahmed mooge
@mumtaasyousef4725
@mumtaasyousef4725 3 года назад
Cabdikariin la'aantii waxba ma kala soconayaan.
@shukrideeq3244
@shukrideeq3244 3 года назад
Cabdi kariin haloo daayo is maqal ma jiraa😂
Далее
Angry bird PIZZA?
00:20
Просмотров 8 млн
ТЕСЛА КИБЕРТРАК x WYLSACOM / РАЗГОН
1:40:47
Angry bird PIZZA?
00:20
Просмотров 8 млн