Тёмный

Shacabka Hargeysa xisbigee ayay u xulanayaan "Difaaca Qaranka"? 

CBA TV
Подписаться 138 тыс.
Просмотров 3,4 тыс.
50% 1

Shacabka Hargeysa xisbigee ayay u xulanayaan "Difaaca Qaranka"?
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Опубликовано:

 

22 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 42   
@aminamohammedibrahim9396
@aminamohammedibrahim9396 6 часов назад
Masha allA wadanni guul🎉🎉🎉❤❤❤❤
@monaallin6022
@monaallin6022 8 часов назад
Allah ha xafiido madaxwayne muse ha noolado
@ZainaB-ve5gp
@ZainaB-ve5gp 4 часа назад
MashaAllah Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul waddani inshaAllah ❤❤❤❤❤❤❤
@FatimaABDOURAHMAN
@FatimaABDOURAHMAN 6 часов назад
Kulmiye guul inshallah 💚💛💚💛
@Khadar-h8b
@Khadar-h8b 3 часа назад
Guul wadani❤
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 Час назад
Ninka kaliya een cuqdad uhayn guud ahaan Somali iyo shacabka Somaliland waa Ciro🙏 Isaga ayaa midayn kara dalka iyo dibadaba🙏
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up Час назад
Masha allah faycal ama muse noo huwan
@haboonadan
@haboonadan 54 минуты назад
Insha Allaah ucid❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 4 часа назад
Odaygaa gadhka cirada lehi wuxuu iila eegyahay Ictisaam iyaga ayaa ku badan soomaaliland waana alshabaab
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 5 часов назад
WADDANI SANADKAAN ❤
@warfaaden6369
@warfaaden6369 57 минут назад
CBA Huwanta gudaha ayaan u aqaanaa
@Seynaab24Synaab24
@Seynaab24Synaab24 2 часа назад
Ciiro waa kee maa hacooga huwanta iyo xamar u adeeyaya alleh inogama dhiigo
@AhmedXeebjoog
@AhmedXeebjoog 5 часов назад
Dadka reer saamaliland way kala qaybsanyihiin markaa sideebaa cadowga laygaga celinkar
@ahmedanshur4705
@ahmedanshur4705 5 часов назад
Isxaax busaarad iyo qabyaalad yey dooranayaan
@ruushacabdi235
@ruushacabdi235 5 часов назад
Cirowaasoomaaliweyn
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Час назад
Walee iidoor waa bilaa caqli waxaa badan kuwa bilaa damiirka ku badan waa dad waalan maanta tashada bilaa iimaan baa tihiin
@ruushacabdi235
@ruushacabdi235 5 часов назад
😊😊❤❤❤❤❤❤fariidfaysalwuuistaahilaa
@abdirashidhassan5027
@abdirashidhassan5027 Час назад
Madaxwayne ciro ha ladoorto
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 4 часа назад
MA NINKA AQOONSIGA KA SOO HORJEEDA CIRO, XIRSI, XAASHI,, GUDCUR GUDE IYO KUWA KALE OO BADAN
@Seynaab24Synaab24
@Seynaab24Synaab24 2 часа назад
Odeyashan waa shaay micrifonka ka yareeya
@somalifunny1
@somalifunny1 6 часов назад
Wadani uun Naga ilaaliya . Codon kale doonta hatimaado
@AhmedXeebjoog
@AhmedXeebjoog 5 часов назад
Waad arkaysaan wuxuu dadka kala dhexgigay in dadku isgu yidhaadaan cadowga gudaha sow lama kala qaybsana
@roodacawad13
@roodacawad13 42 минуты назад
Looma hayo cid muuse dhaanta
@Ahmed-z7d4h
@Ahmed-z7d4h 5 часов назад
Kuwaa rayiga dhibanyaa waa bilaa maska waayo qoslaaye oo aan kob shaaha ma cdayen karo
@NuraQallib
@NuraQallib 6 часов назад
Waarun ciraa dalka difaaci kara waayo asal buu uleeyay waa lixle harag waafi iyo qaarkaloobadan
@warfaaden6369
@warfaaden6369 58 минут назад
CBA waligaa isku kaaya qarinmaysid waxaad tahay waanu ku garanaynaa waxaad tahay huwanta gudaha
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz 5 часов назад
CIRRO FAQASH ISBADAL BU WADA ISBADALKA OO XAMAR IYO SOMALIA AH BUURUHU FUULEY CIIDANKANA WEY KALA JABIYEEN MAALTI LOO DHAARIYAY AYUU CAARE BUURAHA FUULEY MAALIN MADAXWEYNE MUUSE MEY SIIN INUU WAX KU BADALO MADAXWEYNE MUUSE CABSI CABSI MADAXWEYNE MUUSE MARKALE ABBOW MARKALE
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 6 часов назад
Ciiro isago qoslaya ayu ku xarashi uu xamar ka dadajiin
@haboonadan
@haboonadan 55 минут назад
Walahay tasan been ahayn. Isaga oo qoslaya ayuu faysal Cali khiyaamay.
@Elmibarkadleh
@Elmibarkadleh 54 минуты назад
Muuse.midhniga.reebimaayo muuse juusaan.uma ee ka mw😅😅
@monaallin6022
@monaallin6022 8 часов назад
Waa ruun ka diifacii kara waa muuse waa niin aadag
@NuraQallib
@NuraQallib 6 часов назад
Oo muxuu difaacay isaga hortii ciidanka soomaalilaan majabin oo 400 oomaxaabiisa lagama qaban waar wuu inaceebeeyay geesi ka fog ee waa fulay
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Час назад
Muuse waa ku jabteen muuxuu qabtay qabyaalad kala gur isku dir buu idin baday iyo colaad idin waashay tashada maanta
@roodacawad13
@roodacawad13 41 минуту назад
Huwan looma baahna
@maxamedsiciid8390
@maxamedsiciid8390 6 часов назад
New hargaysad sowaraysatee hargaysad wayn madtagin dhinacbaad ujanjeedha CBA wanku kufahamnay
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz 55 минут назад
Magaalda kala baro waad aragtaa halkuu taaganyay Guul xisbiga rajada shacabka Somaliland.
@maxamedsiciid8390
@maxamedsiciid8390 42 минуты назад
@@MABDI-nj4pz waanka xumahay rajadu maqaranimada godka lagu ridayaa hadii aad waayo aragtahay ama aqondheer leh wadani dhaqankisad arki lahayd balse qabyalada ina madax martay iyo danta gaarka ah
@ismaaciilmaxamed2450
@ismaaciilmaxamed2450 6 часов назад
Uuf ciro iyo intii tagertaba huwan doni mayino argaxiiso lama rabo kofidiyad xoolaha umaada ayaa lo soo tafa xayidanyay beenalayal ayaa meesha lagu soo uruuriyey
@NuraQallib
@NuraQallib 6 часов назад
Heego wax aan ahan kalqaybinta bulshada mahaysaan waxaasaad qarankii xurmada lahaa kujabiseen wax matarayaal
@munbaasixasan6069
@munbaasixasan6069 6 часов назад
Ninkan adag ee la shegayo dhulbahante ayu dal naf iyo malba waki oga so carareee maraykan iyo itoobiya muxu inoga qaban kara
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 5 часов назад
Waata layaaban yay ciidankii dhamaa cadaw kusoo daayay markaasuu hadana gacmaha kaxidhay markaasaa in hii ciidanka kuwii ku dhex jiray iyo kuwii soo weeraryay kuguulaysten talo uu kudifaaco iyo mid kagabad baadiyo oo uu kusoosaaro wuuwaayay maanta maxay inoo sheegayaan
@NimcoFf
@NimcoFf Час назад
Ma tuuladoodi meel aan ahayn bay joogaan waar de wx dhintay baad tihiin
Далее