Тёмный

Shalayto waa shay xaaraan ah 

Garaadsan Media
Подписаться 43 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Shalayto waa shay xaaraan ah

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 103   
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 2 месяца назад
Baac farmaajo shalay mrkad ku dhaganayd mxa ku hayey xasan haku siyo wxaad shalay farmaajo ku hysatay We love madaxweyne farmaajo ilahay hku xafido ❤❤❤
@RahmaDDoni-uh9bl
@RahmaDDoni-uh9bl 2 месяца назад
Mansha allaah xafidullaah ❤❤❤❤❤❤Nabad Iyo Nolol Ishallaah guul farmaajo
@SharifAbdul-in3cu
@SharifAbdul-in3cu 2 месяца назад
Waa gabadhii iigu horreeysay ee Qurxoon oo reerkaas ah ee aan runtii arko!!! Kaliya Lahjeda ayaan kugu gartay. Sharaf ku waar.from Gedo
@SakiHashi
@SakiHashi 2 месяца назад
waan ilmeeyey shacabka dhibka haysta waayo somalida wali halmid ayay wali kadugbi lanahay nin salan nadhigta
@hudaahmed4163
@hudaahmed4163 2 месяца назад
Adokale alle ha badiyo gobay somali alle ha mideyo
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤ farmaajo waa wadani
@sagalabdal9387
@sagalabdal9387 2 месяца назад
Nin waliba wax uu galabsaduu gurtaa iska samra maamooyinka soomaliyeedow
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 месяца назад
Xasan sheikh ilahay kama baqaayo dad masaakiin inu guryahooda ka kiciyoo uu hadana meelna dajin waa qalad 💔💔💔💔
@casalasal6466
@casalasal6466 2 месяца назад
MA MOORYANTA GOBOLADA KASOO QAXAY EE GURYAHA ISLAAMED XAQDARADA KU HAYSTEEN LAGA SAARAY AYAA MADAAKIIN AH XASAN SHAQO FIICAN AYUU QABTAY INTA MEELAHA KALE DAGANA HAKU DARO SHIIRKOL OODWEYNE MIRINAYO IWM
@Userq2
@Userq2 2 месяца назад
Xasan sheeq wuxuu yari anagaa leh dabsaka ka baxa ❤❤❤ aa ka dhacya❤❤❤
@Layla-nw8nr
@Layla-nw8nr 2 месяца назад
Sax mashallah
@HamzaRashadMussa
@HamzaRashadMussa 2 месяца назад
Xasan waa legend markii uu filada galy buu cagaf cagaf ku qaady mxaa ku dhcy xasan waligiis ha haysto somalia inta ka hadhy cimrigiisa
@geenyodila9095
@geenyodila9095 2 месяца назад
Waa runta quruxeey run sheeg xuman sheeg ayu noqday qabiil allow ka saar qalbigooda hg dhibka dhaafa idinka dowlad rabin d calasow aya tihiin yaahuu
@afgobeedle
@afgobeedle 2 месяца назад
Naahooy dameerku waa gaadiidka labaad ee dadkeenu adeegsadee,ee wax kale kusheeg.😢😢😢😢😢
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 2 месяца назад
Farmaajo waa halyeey somaaliyeed
@asmaxandule2950
@asmaxandule2950 2 месяца назад
Gabadh gob ah
@aminaawil8037
@aminaawil8037 2 месяца назад
Run badanaa ❤❤❤❤❤❤ qof qiimo badan ❤️❤️💕
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 2 месяца назад
Habargidir. Dulmigaad urursateen illaa iyo siyaadbare toobadkeena
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 2 месяца назад
Siyaad Barre cidna kama danbi badneen. Dil, xarig, ayaado quraan beeni ku jees jees, wadaado toogo.
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 2 месяца назад
Waruntaa siyaadbare dhib wuu gaystay lakiin nin dalkiisa iyo dadkiisa qiimo uyeelay ayow ahaay maxaase kadambeeyey​@@cabdirshidosman9649
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 2 месяца назад
​@@cabdirshidosman9649hadii. Dadku aysan runta sheegin mushkiladadawo looma heli karo
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 2 месяца назад
Siyaad waxaad ku haysatay sumcad waxbarasho bilaasha amaan. Aad u lugaynkarto gobolkaarabtid adoo. Aan u baqayn naftaada maalkaaga shaqo deganaan dawo bilSha 33sano kadib maxaan faaiidnay
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty 2 месяца назад
Adeer leysmo barbar dhihi Karo xukunkii MADAXWEYNE MAXAMAD SIYAD BARE ALLAH UNAXARIISTO & xukun cawaanta cawaanta wada DHASHAY. SOMALIYA DOWLAD XOOG LEH & IXTIRAAM U HAAYEY DAL IYO UMADBA. TACLIIN FREE AH CAAFIMAAD FREE AH DAL AMAAN AH OO ISKAAGA GOOSHIISID DALKA GUDIHIISA GAARIGAAGA QARAXNA DIL DHAC JIRIN. ​@@cabdirshidosman9649
@ForeveryoneShareone
@ForeveryoneShareone 2 месяца назад
Geesiyad run sheega
@BALCKMAN13
@BALCKMAN13 2 месяца назад
Kaxaxabiya habargidray xasan wad araktan farmajo igaya😂😂😂😂😂😂
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 2 месяца назад
Habargidr lakari waye xasan xarash aya loheley 😂
@AbddiUhu
@AbddiUhu 2 месяца назад
Shan sano kale Hassan sheekh aa u bahanahay...
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 2 месяца назад
Habargidir siiba sacad waxay. Ahaayeen dadkii u horeeyey. Ee isaaq ku gacansiiyey ladagaalanka dowlada madaxna. Kama noqo soomaaliye c qaasim markiiba waa lacayriyey
@KhadraMuuse-h4w
@KhadraMuuse-h4w 2 месяца назад
Dorad dhiiraneyda shalay diric sanayda mantana kudabarto danbakurun shegtree😂😂😂😂😂😂😂,😂😂
@omarw5124
@omarw5124 2 месяца назад
Somaalia waa Naag garoob ah garoobtana si ay odayga qapa uga xanaajiso kii hore ayay amaanta si ay caana uga listo kan markaa qapa😂😂😂
@Userq2
@Userq2 2 месяца назад
Asc ❤❤❤ darooda madina xukumuyo mudishe u nukaa leh ayaa tiraahdeen lahaada ❤❤❤ farmaajo mahaduu soo laabato b t xa d miyuu ka soo bilaal dowladanima ❤❤❤ waayo dowladnmidii waa lagu ciyaaray madaxweyne xasan sheeq safar ayuu ka bixi waaye❤❤❤❤❤❤ dowladij xasan sheeq fadhiid aya noqotya❤❤❤❤ gabada waxa ka sheekasao ❤❤❤❤ walaahi waa runteed❤❤❤ reerkii laga kariwaaye jooga haday soo baraarukeen ❤❤❤❤ dowlada darooda hugaamina ❤❤❤ dowla u ma a qaani ❤❤ darooda dowlada Calaamaka ayaa ku jirnaa ❤❤❤❤ farmaajo oo kale ma soo marayaa ❤❤❤ waa may ❤❤❤ xasan waa lagu midixaanayaa❤❤❤ guula daarood D5 power
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 2 месяца назад
Habargidir meel uu roon waa lawaayey Habarti tiibijada qabtay kkkkk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk 2 месяца назад
Maansha allaah guul iyo gobanimo hhhhhhhhhh
@kooxdagurmad-bandsomalia7667
@kooxdagurmad-bandsomalia7667 2 месяца назад
Shalay qabyaalad darteed saw ma aheyn wixii Rooble baahanne ku taageereyseen😅😅😅😅
@Userq2
@Userq2 2 месяца назад
Dowlada farmaajo ❤❤❤ oo idin waa naajinaayo ayaa iska butisee ❤❤❤ dowladnimda farmaajo waa nagasaneeda❤❤❤ haweyow jooga ayaa la dinka waaya walaah haweye haday soo baraarugeen ❤❤❤❤ hawyow dowlanimda aan idin la dhisano hadaanaya daarooda❤❤❤ waa diideen ❤❤❤ waa kasaa ka xaabiya nafsigii farmaajo waa soo deg deg ❤❤❤❤ walaaahi nafsiga xumaama❤❤❤❤ farmaajo dowlanimo ayuu dhisaaya ciimada sharf leha ayuu idiina dhisaaya ❤❤❤ xagaya ku denbeeya❤❤❤ walaahhi waa ruteed waaye
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j 2 месяца назад
HG waa cawaan moriyaan qabilku dhiixaakagalay oo itopianka uu jaajuusijiray
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 2 месяца назад
😅😅😅😅 shalay mareexaan ayuu ahaa farmaajo maanta muu aabihiidalka noqday walee kii qabiil ku udhago nuguloow masiirkaagu meeshuu kudanbeyn
@maxmuudcabdalla9042
@maxmuudcabdalla9042 2 месяца назад
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم. علامة المنافق ٣ #اذاحدث_كذب #واذائتمن_خان #واذاوعداخلف وفي رواية #وانزعم_وصام_وصلا #انه_ممافق MARKA XASAN SHEEQ WAA KU SIFOOWAY INTAANBA
@saidnourainan5223
@saidnourainan5223 2 месяца назад
Sheeko Hawiye ahaa.
@bardacad
@bardacad 2 месяца назад
Bal fanaanad ha noqon wariyanimada waaba ka fanaanadsantahaye Aloow dalka iyo dadka noo hagaaji
@asheekh15
@asheekh15 2 месяца назад
Habartii macagafbaa qaaday jecliyaa taasoo lugaha kago'an inaan arkilahaa Habartii tiibiisho KKKKK
@hashigelle7597
@hashigelle7597 2 месяца назад
Ma adigaa doortay raggii doortay dantooda gaarka ah bay rabeen wuuna siiyey dad kale shaqadooda maahan, adinkaa doortay danaystayaal
@BaxsansiciidOwnuur
@BaxsansiciidOwnuur 2 месяца назад
Duqudii tiibisho manooshahay mise waa dhimtaya
@BaxsansiciidOwnuur
@BaxsansiciidOwnuur 2 месяца назад
Aabo farmaajo
@SukritiXasan
@SukritiXasan 2 месяца назад
Tareenkii buushashka Duq tiibijo buu ku dhex jiraa maxaa kugu dhacey qofyahey
@khalifmukhtarmohamed7920
@khalifmukhtarmohamed7920 2 месяца назад
Farmaajo daalim mujrim ah buu ahaa ee waxba habargirtaan danteeda un taageerta ha soo qaadanin
@Zbsb-r1s
@Zbsb-r1s 2 месяца назад
Naag mucaarad oo garaamer kuhadleeso murusade ayay u egtahay
@شيخبسامالجرار
@شيخبسامالجرار 2 месяца назад
Caqlina Somali maryoley waa kaa
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 2 месяца назад
Cabaad weyn
@CMG0607
@CMG0607 2 месяца назад
Sifiican baad ugu tuftey dameerkii lagu guurey jac salaan sare quruxey somali dhab baa tahay munaafiq xasan meel cidlo buu kusoo dhacay😂😂😂😂😂
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui 2 месяца назад
Xassan iyo reera geel qashe inaysan Qeyr so wadin cidkasto aqlile wa ogeed ee adlı daradii idin qaaday idinma dhigto
@AbdiasisAbdi-d5m
@AbdiasisAbdi-d5m 2 месяца назад
Ayaamahaan Ninkii Nabsi Ladhihijiray waa shaqaysan 🤣🤣🤣
@mruun6114
@mruun6114 2 месяца назад
TUKO XOLAXA DALKA IYO DATKA DACAY 😂😂😂😂😂😂😂
@habibajimale1843
@habibajimale1843 2 месяца назад
Sax aleylehe
@maryamisse6494
@maryamisse6494 2 месяца назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣Ducadii aa hesheene ku sabrahee, hay ooyineey
@shukrishukri7418
@shukrishukri7418 2 месяца назад
Waxmagarato ayaa tihiin wuu kuusoosocday dhamaan dhulka dowladda idiinma fiicna diinta barta
@abobasement346
@abobasement346 2 месяца назад
OMG unukah leh xamar mah sidah bah u danbaysay Alah qabyaladu xumah somalih waxay jeclaystan kan dilah kan bobah sidah xasan munafaq iyo museh oromoh dani Qurux Axmed dhuxuleh Alah qabyaladuh xumah farmajoh so bax Alah nabsigu xumah sorry mama 👩
@Amira_lul
@Amira_lul 2 месяца назад
Habargidir waa ku fiican tahey qabiil ay ka doorteen qaran. Qaran iyo qabiil meelmawadagalaan. Xasan mooryaan waa tuug haka shaqeeyo dhaafa. Habar gidir sanka ha laka dalooliyo. Asxaan ma laha.😂😂😂😂😂😂
@mohamoudahmed685
@mohamoudahmed685 2 месяца назад
Dadkan hg Mahan
@Ahmedali-zm1ld
@Ahmedali-zm1ld 2 месяца назад
Ducada express😂
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 2 месяца назад
Waxagarad waxaa ah muwwdida qaladkii uu galo Qaata Oo wardheerku sheega Sida DAAHIR CALASOOW IYA GABDHAHAAN MAAMADII 15 SHEEGTAY DULMI ABAAL MA NOQDO 2 XAQDARODA KU HESHIISAN XAQEEYKUDIRIRAAN QABIILA QARAN LAGAMADOIRTO WAXAASE XANUURA MARKA MWXASAN QABIILKU DHAQMO YAA DHAAMAYA ILEEN MADAXA MEEL KA SAREEYSA OO LA SALAAXO MA JIRTO TOOFIIQDA ALOOWNA WAAFAJI
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk 2 месяца назад
❤❤❤❤❤
@franklingohe6681
@franklingohe6681 2 месяца назад
Naaya
@fe8445
@fe8445 2 месяца назад
Hanti Soomaali oo dhan ka dhxaysa bay rabtaa inay sahal ku qaadato. Niman maalqabeen ayaa guryaha dawlada qabsaday. Dadka masaakiinta ah bay ka ijaarayaan. Dhulka dawlada adiga ma lihid. Fahan intaas.
@haniaden2700
@haniaden2700 2 месяца назад
Kkkkkkkkk dadka pabyalada dishay meshan la rabay way tagan yihin
@Raho339
@Raho339 2 месяца назад
😂😂😂😂
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂
@calasowcalas6583
@calasowcalas6583 2 месяца назад
Farmaajo sheydaan weligii so noqonmaayo, e daroodow ha isku dayina inaad shekadaa rakhiistaa uga faa'iideysataan.....!
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 2 месяца назад
Baaaaaaac baaaaaaaac weligeedee ucabataa wexeeysan leheen war dadkaan ma oga miyaa in markii horaba dad bixiyay dhulka aad rabtaan inaad ku ilama korstaan hanti dan guud ah
@franklingohe6681
@franklingohe6681 2 месяца назад
Yahuu
@Userq2
@Userq2 2 месяца назад
Asc abaayo macaan❤❤❤ nafasigii farmaajo waa soo deg deg nafasiga xumaa ❤❤❤❤❤ farmaajo oo wanaa jinaayo soo may dhihin soo baxa farmaajo vilada ka soo baxa maxaa kadanbeeya❤❤❤ isdaasa ayaa ka debayasa ❤❤❤❤ ka baxa debasaka ❤❤❤ xasan sheeq wuxuu yiri aan ka baxa❤❤❤
@AminaHussein-m6z
@AminaHussein-m6z 2 месяца назад
Samaxa kadoonten illeyn waogeyd marhore dhibti xasan geyste Walle dadki maskaxdiba usonoqotay. 😂😂😂😂😂😂😂
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 2 месяца назад
Farmaajo waa marexaan ma sidan bay ku danbaysay
@dahabomohamed-u5g
@dahabomohamed-u5g 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂
@sagalabdal9387
@sagalabdal9387 2 месяца назад
Farduus Ibrahim walee wax badan waa ka hadashay lkn Somali iyo nin qabyaalad jaranjaro ku koraayo kama ilbaxaan ku awrkacsigiisa.
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@farhiyaabdullahi6681
@farhiyaabdullahi6681 2 месяца назад
Naa amuus sharmuutahay dhilada ciilin 🤫
@fe8445
@fe8445 2 месяца назад
Guryahooda? Guryaha iyaga ma lahan. Qaaqlayaal bay noqdeen dadka. Dhul dawladu leedahay bay u qaylinaysaa. Shacabkaa loogu adeegayaa. Hadii dawladu si kale u isticmaasho oo qalad ah markaa baa hadal noo furan yahay.
@alimohamed3553
@alimohamed3553 2 месяца назад
kkkk
@LaylaWarsame-c9z
@LaylaWarsame-c9z 2 месяца назад
😂
@HodanMusa1
@HodanMusa1 2 месяца назад
Omg 😱 we are all in danger ⚠️ ssc 3 harag ee a biggest business iskula jiray somaliya 🇸🇴🇸🇴 only inaysan isku iman geele and muuse and dhiiqo waa one forever and only god aad udheer ayuu noo diyaariyey iska jiro ssc
@MoEl-z7j
@MoEl-z7j 2 месяца назад
War gabertaan RU-vid maleedahay😂😂
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j 2 месяца назад
Tan kukuyaha uu eeg waa ayo? Xarmajo waa ninkii corneel somali ah itopia yu gacangaliyay
@IsmailMohammed-q9z
@IsmailMohammed-q9z 2 месяца назад
Calmaniyiiinta Diiday Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Waa Isku Mid Dhamantood Waa Cadowga Islamka Halagu Kufriyo Bari Halaga Noqdo Ayaga Iyo Asnamtoooda Hana Liska Dhiciya
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j 2 месяца назад
@@IsmailMohammed-q9z qofyahow waxa lagahadlayoo iyo waxaa aad qoraysid waa labo arin , wax kitabka Allah diday majirto ee kala qaade nin somali uu halgamayaa dhulki ( somali galbeed) uu gacangaliyay gaaloo . Takalle mid baan kuwaydinayaa' afsomali maxaalaguyidhaahdaa erayga " diin"?
@IsmailMohammed-q9z
@IsmailMohammed-q9z 2 месяца назад
@@Mohamed-n9s2j Diiin Waa Kutubta Islamka Lagu Barto Waxana Kala Dhaha Diiin Iyo Maradii Marka Muslimka Shareecada islamka Ayaa Sharci u ah Gaaaladane Demuqraadiyad Marka Gaalada Afkayna Somaliya Ku Hadlaaayo Qaatay Demuqraadiyada Iyo Galada Asliga ah Maxaa Lagu Kala Saaari Karaa Madaaama Isku Dastuurka Demuqraadiyada Eee Dagsadeen Marka Xaqiiiqda Walama Huraan Cadowga Islamka Wana Calmaniyiiinta Asnamta Cabudayo Iyo Gaalada Asliga ah
@IsmailMohammed-q9z
@IsmailMohammed-q9z 2 месяца назад
Gumaysiga Marku Baxay Mabdaiisa Baa Haray War Calmaniyiiinta Asnamta Cabudayo Bari Halaga Noqdo Ayaga Iyo Asnamtoooda Halagu Kufriyo Najaasta Xaraamta ah
@Hasanali-kt2xh
@Hasanali-kt2xh 2 месяца назад
Ilma adeerada aya ninka dhiibay farmajo waxba kama ogeen ee lafaha iska daaya reer Xalfiye
@SakariyaShigow
@SakariyaShigow 2 месяца назад
Farmaajo xiligiisi dadka hada nabada Ku jiifa shalay xiligii Farmaajo Tarab tarab baa xamar loogu qarxinayay Farmaajo baana qarxinayay Naagtaan dhiladaa waa shamuuda Kulana jiis waa ku Wii Villa somali lagu qayili jiray Farmaajo wuu mar qaami jiray laakin xasan shiikh ma qayilo mana marqaamo waa madax weeyne Miir qaba xamar waa nabad Wuka eey dhibeeyso Waa kuwa Farmaajo ku haya Ee wixii shalay xamar Ka dhacayay Hoogii iyo Qarax yadii cidna loo soo qaban jirin saa Farmaajo iyo jiis mriixaan baa kadan beeyaye Hawiye waa Cawaan dhii goodu na waa raqiis saa Farmaajo baa loo xa ayeey siinayaa maanta wuxu xasuus daranaa.
@sultanahmed5021
@sultanahmed5021 2 месяца назад
Farmaajo ayaa y u waasheen, dikteytor meeli ugama banaana somaliya, ha waalanina
@Hasanali-kt2xh
@Hasanali-kt2xh 2 месяца назад
Xassan aya boqolkiiba boqol ka daran ee ookiyalaha qabiilka iska saar. Xassan liite .
Далее
Xamar ha laga tashado inta xaaladu is bedelayso
5:23
Просмотров 4,9 тыс.
Sheeko qosol iyo run ah
10:49
Просмотров 18 тыс.