Тёмный

Shamar 

Mubarak Shop
Подписаться 3,9 тыс.
Просмотров 59 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 89   
@hooyomacaan4106
@hooyomacaan4106 7 месяцев назад
Mahadsanid doctor.
@Mubarakshop
@Mubarakshop 7 месяцев назад
Adaa mudan
@Mubarakshop
@Mubarakshop 6 месяцев назад
4 jeer qiyaas 12 Oz koob ah
@NajahAli-hm8sr
@NajahAli-hm8sr 4 месяца назад
Masha alah
@axmedyuuye
@axmedyuuye 26 дней назад
Shamarkcaruurta malasiinkraa
@Mubarakshop
@Mubarakshop 26 дней назад
@@axmedyuuye haa
@mohamedabdullahi5708
@mohamedabdullahi5708 3 года назад
LkN caanaha ayuu usiyaadiyaa hooyooyinka nuujiya?
@deckahassan2062
@deckahassan2062 3 года назад
See loo isticmalaa xaga nas nujinta
@indhadro2633
@indhadro2633 3 года назад
Gaastari gaan ugadawoobey alxmdllh alle mhdleh
@shoodheabdi7718
@shoodheabdi7718 3 года назад
Wllo ana gas nagta iikentee sideed uqadatay intee qadatay sidee uisticmashay isoo sheeg wllo
@indhadro2633
@indhadro2633 3 года назад
@@shoodheabdi7718 hal koob o biya kulul ah soqado halqaado o khamuunta kuwalaq subaxii iyo habenki lkn wll ha is kabadin saaiid ba logucatoba inshllh alle ha kucafiyo
@indhadro2633
@indhadro2633 3 года назад
@@shoodheabdi7718 sorry shiid makiinda kushiid ee juice ka lagushiito marka biyakulul dusha ugashub halqadada cuntada fenalseedka inshllh xabdsowdada madow far iyo suul afka kushubo xogaruug waxyar labo wakhti habeen kii iyo subaxii ado marka wax cunto kadib taas na gaaska gabar caraba o dhakhtad ah ba sheegtay markan gaaska la xanuunsana
@ismahaanmaxamed4121
@ismahaanmaxamed4121 2 года назад
Xaamiloyin ka iyo nujisoyinka uma ficna miyaa
@xamdishecalhi5221
@xamdishecalhi5221 Год назад
@@indhadro2633 wllo gaaska miyaa saa loola is ticmalaa so sheg shugrn wll
@hanicookingandherbel3515
@hanicookingandherbel3515 Год назад
Xawaash kaari ayuu u egyahay. Magaciisa waa kaamuun
@aadanyabal5181
@aadanyabal5181 2 года назад
Jazakallaahu qeyr
@Mubarakshop
@Mubarakshop 2 года назад
Wa iyaaka
@aminocabdiraxmaan2324
@aminocabdiraxmaan2324 Год назад
asc wllo idojawab ilahey qeer badaan hakusiye ilmo yarban nujiiya wana isticmalaye maiskadaaya
@Mubarakshop
@Mubarakshop Год назад
Wax dhib kuu ma keenaayo iyo ilmaha markab cab oo ka faaidayso
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Год назад
Caruurta waxba uma dhimo kuwa caatada looga taag waayo waa la siiyaa caanaha hooyada nuujinaysa wuu baadiyaa
@Kawsar-r9x
@Kawsar-r9x 3 месяца назад
Xawaaji miyaaaa isheega bils 😢
@fadxiyahassan3406
@fadxiyahassan3406 4 года назад
Maanshallah
@xamdishecalhi5221
@xamdishecalhi5221 Год назад
Asc wllo Ani gaas calooled aya ihyo cunto da iga xun saaid markaa ma ucunikaraa dhakhtar anoo latashan
@Mubarakshop
@Mubarakshop Год назад
Marwalba dhakhtarkaada la tasho oo xanuunadaada yaqaanna, karaawiga, ama Xawaaaji dhuub dhuub tijaabi hadduunan shamarka labadadiisa Gram wax kuu tarin .
@xamdishecalhi5221
@xamdishecalhi5221 Год назад
@@Mubarakshop shugrn wll
@naimaabdinur5479
@naimaabdinur5479 4 года назад
asc walaal qofka gaaska caloosha qabo ma is ticimaali karaa
@Mubarakshop
@Mubarakshop 4 года назад
Haa
@naimaabdinur5479
@naimaabdinur5479 4 года назад
muqdisha malaga helaa
@Mubarakshop
@Mubarakshop 4 года назад
Haa dukaamanka mudaawaatka waydii suuqa bakaro
@naimaabdinur5479
@naimaabdinur5479 4 года назад
shukaran
@Mubarakshop
@Mubarakshop 4 года назад
@@naimaabdinur5479 la shukra calaa waajib
@aishaahmed3794
@aishaahmed3794 3 года назад
Naas nuujinta aad buu ugu wadabuga Anigaa isticmaaalay
@mushtaaqmaxamed2921
@mushtaaqmaxamed2921 3 года назад
byo maadaa isticmaalay war iga sii
@HamdaAbdilahi-n1j
@HamdaAbdilahi-n1j 7 месяцев назад
Hooyada nuujisa ma cabikartaa
@indhadro2633
@indhadro2633 3 года назад
Xawaj dhudhub miyaa wllo mise fenalseed waaye bes ee la iskudhuubo mhdsanid
@Mubarakshop
@Mubarakshop 3 года назад
Way ku qorantahay magaca
@indhadro2633
@indhadro2633 3 года назад
@@Mubarakshop ha wan arkay tnx
@hanicookingandherbel3515
@hanicookingandherbel3515 Год назад
Maya kaamuun ayaa ladhahaa
@daariinahmed3688
@daariinahmed3688 4 года назад
Shaaha ma lagu darsan karaa geedkan
@Mubarakshop
@Mubarakshop 4 года назад
Haa waa lagu dari karaa
@nuurmaxamud4239
@nuurmaxamud4239 6 месяцев назад
​@@Mubarakshopilmo 3jir ah masiin karaa oo gaas xun qabo wll iso jwab
@Mubarakshop
@Mubarakshop 6 месяцев назад
@@nuurmaxamud4239 yes
@nuurmaxamud4239
@nuurmaxamud4239 6 месяцев назад
@@Mubarakshop qiyaas Intee sin kara malinki
@hiuh8706
@hiuh8706 3 года назад
wll mid ma iga jawaabi kartaa sactar iyo shamar ma lisku qaada karaa
@Mubarakshop
@Mubarakshop 3 года назад
Haa. jirradee urabtaa?
@hamdahcumar6922
@hamdahcumar6922 4 года назад
Wll qof xasaasida qaba ma isticmaalikaraa
@Mubarakshop
@Mubarakshop 4 года назад
Waa noocee Xasaasiyadda ?
@shucaybharfe8649
@shucaybharfe8649 4 года назад
Wall soomaliya xagee laga heli karaa bossso waan ka wayay oo aan joogo
@deeqaahmed4813
@deeqaahmed4813 3 года назад
Boosaso waxad kahelaysa suqa islamah gudaha kugada gedaha aya lagahela khamun ladhaha
@sportshightlights2755
@sportshightlights2755 2 года назад
@@deeqaahmed4813 wll waan ka wayey adigu ma heshey
@abshirbarreuser-vw1bm1sz3m
@abshirbarreuser-vw1bm1sz3m 10 месяцев назад
Gorowe wuuyaal kiiladiisu waa 12 dollar
@inayuusufrodal4906
@inayuusufrodal4906 4 года назад
Wll waxn maqley dumar naskanujiya cano ayu ubadiya mxa kajira
@Mubarakshop
@Mubarakshop 4 года назад
Waan kahadlay Wal gaban naas nuujinaysa waxaa fiican in ay iskaga takto waxaas aad maqashay lama hubo
@Mubarakshop
@Mubarakshop 4 года назад
Fadlan daqiiqadda 4.40 dhagayso
@zahuurahmed8057
@zahuurahmed8057 4 года назад
Aniga cabo o umula wuna ibadiyaa canaha
@inayuusufrodal4906
@inayuusufrodal4906 4 года назад
@@zahuurahmed8057 mhadsanid abyo
@inayuusufrodal4906
@inayuusufrodal4906 4 года назад
@@zahuurahmed8057 inte kaheshy ado mahdsan
@SafiyoAbuukar-xz6pq
@SafiyoAbuukar-xz6pq Год назад
Tetyrdka malagu dawenkaraa
@Mubarakshop
@Mubarakshop Год назад
Haddaan kahadlay haa haddiikale maya
@maryanxaaji4973
@maryanxaaji4973 4 года назад
Hadaan nuujiyo macabi kara wallkey
@Mubarakshop
@Mubarakshop 4 года назад
Haa waa cabi kartaa
@zahuurahmed8057
@zahuurahmed8057 4 года назад
Haa anigaa cabo umulna wan ahay naaska canaha wuu badiyaa
@ridwaanmohamedridwaan2340
@ridwaanmohamedridwaan2340 4 года назад
@@zahuurahmed8057 abyo mxey tartaana abyo IGA dawa gey
@rabiicadagan2346
@rabiicadagan2346 4 года назад
Ma khamuun soomaaliba geedkani
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Год назад
Maya walaal waa ka waaweyn yahay isku ur iyo isku dhadhan toona maaha
@jarrohusen2331
@jarrohusen2331 2 года назад
geedka karaawiye kasoo hadal walal oo shamarka u eeg
@Mubarakshop
@Mubarakshop 2 года назад
Karaawiga waa laga qiimo badanyahay
@Mubarakshop
@Mubarakshop 2 года назад
Sidoo kale daawo video ga daawada kitaabka iyo sunnada karaawiga halkaas ayaan ku xusay
@jarrohusen2331
@jarrohusen2331 2 года назад
@@Mubarakshop gaas aan shamarka kaga dawobi waayay ayaan karaawiga kaga bogsaday
@leylanuur3816
@leylanuur3816 4 года назад
Heel miyaa wallaale
@Mubarakshop
@Mubarakshop 4 года назад
Maya maaha
@fatmaqurux6432
@fatmaqurux6432 3 года назад
@@Mubarakshop walal aad ayad umhdsantahy ani iscaateyn marabe iscayilin ma u isticmali karaa faaido badan aya kujirta msh alh
@ahmednoor7592
@ahmednoor7592 4 года назад
wll hargeysa ma laga helaa
@Mubarakshop
@Mubarakshop 4 года назад
Waydii dukaamanka mudaawaatka
@tayochannel6212
@tayochannel6212 4 года назад
Geedkan nesku canaha ubadiya ba ladhahay adna waxad ledahay halaga fogaado marka yan racna
@nimcosalah3992
@nimcosalah3992 4 года назад
P
@nuuribraahim4757
@nuuribraahim4757 3 года назад
@@nimcosalah3992 dhabar xanuunka ma ufiicanyahay
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 2 года назад
Maxaa ula jeedaa qof cancer qabo yuu cunin? Xaasisanidaa walaalow? Dawo ayuuba u yahay wuuna ka hor tagaa sida cilmi baaris kala duwan oo badan ay sheegeen. Talow ma pharmacy ayaa le'dahay?
@Mubarakshop
@Mubarakshop 2 года назад
Canser maad qabtaa adiga ?
@cumarxogbadane6064
@cumarxogbadane6064 4 года назад
Khamuun ayaa ladhahaa
@Mubarakshop
@Mubarakshop 4 года назад
Fadlan daawo this video ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-DUT-vqzgw_g.html
@NajahAli-hm8sr
@NajahAli-hm8sr 4 месяца назад
Xagee dhakhtarka yaqaan laga helaa oo lagalatashanayp
@Mubarakshop
@Mubarakshop 4 месяца назад
Dhakhtarkaada aad markasta utaktid kala tasho in uu garanaayo ayaa dhici karta
@medhayanmed4883
@medhayanmed4883 4 года назад
Wall gobolka cagaaran malaga helaa, magaca somalidu u taqanaa waa maxay ?
@Mubarakshop
@Mubarakshop 4 года назад
Allahu aclam
@manaalfarah4222
@manaalfarah4222 2 года назад
Masha allah
Далее
Paint Projects
00:17
Просмотров 4,7 млн
iPhone Flip станет ХИТОМ!
00:40
Просмотров 84 тыс.
KABSAR & XAWAAJI BUUR BUUR MAXAY KALA YIHIIN?!
20:16
Просмотров 28 тыс.