Тёмный

Shaqada baadiyaha iyo subag shiilid 

dhaqan kaaba
Подписаться 226 тыс.
Просмотров 153 тыс.
50% 1

Instagram dhaqankaaba
www.instagram.... 👈
Facebook pege dhaqankaaba👈
Facebook dhaqankaaba👈
tiktok dhaqankaaba👈
Hadii aad doonayso mawduuc inaad igala hadasho oo aaladaha aan isticmaalo aad igalasoo xariirto asc kaliya hasooqirin ee sooraaci mawduuca sigoo dhamaystiran
waan iidinjeclahay soomaali maxamed❤🥰
fadlan subscribe saar Channalkaan
• aamusnaan 👈

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 702   
@geedquruxchenel3808
@geedquruxchenel3808 3 года назад
Kanaalkaagu wuxuu noo yahay madxaf aan soobooqano marwalaba oolagu kaydiyo dhaqanka soomaaliga hore usoco wll👏👏👏❤❤❤
@cabdillaaahimaxamad9322
@cabdillaaahimaxamad9322 3 года назад
Wll yaa kaa duuba muuqaalada qofkaaas asna qayb wayn buu kagajiraa qoyska dhaqankaab asaga iyo adiga waad mahadsantihiin
@lelaleel8776
@lelaleel8776 3 года назад
burcadkaa marka lashiilo,ee geed xamar geed ladhaho lagudaro,bariis cad oo ciir iyo subagaa leh aad cunto wlahi inaaadad malaynan macaankiisa♥️♥️♥️
@mohamedadanhassan2113
@mohamedadanhassan2113 3 года назад
Sanadku wa intii udhaxeysay 2004-2007 deeganka waa defoow oo hiraan ka tirsan xuduud benadka somalia ethopia ku yaalo Waxa muqaalkan isoo xasuusiyay sida marka subaga lashiilo waxan sugi jiray digsiga salkiisa waxa ku haro anaa ugu hor mari jiray
@nuuramohamed5850
@nuuramohamed5850 3 года назад
Ala maxaan dabka dultaagnaanjiray zi aan ucuno xantada dhahaan eedigziga guntiiza kuhadha viva dhaqankeenii
@adhanduale7466
@adhanduale7466 3 года назад
lovely its time to go to our roots cant wait to visit my motherland..great culture
@IkraanCrashiid
@IkraanCrashiid 7 месяцев назад
Waw❤❤❤
@ayaanjaamac1710
@ayaanjaamac1710 3 года назад
mahadsanidd wllshy wllhi waan raadin jirey inaan arko sida subagan loga sameyo caanaha cad🙀🙀 miyina maan tagin wxn ujeclaa inan maruun miyi tago saan uso arko waxyabo badn oon iga dhaadhicin sida subaga in cano laga so saray aadbaan ufarxay markan arkay Titelka inbadan sugayey inad so geliso subaga sa losameeyo
@yusufuk9925
@yusufuk9925 3 года назад
Ok
@marwodumar3316
@marwodumar3316 3 года назад
Isku mid baan nahay wallahi maantaan arkayaa anna thank you dhaqan kaaba
@sagalcabdi7003
@sagalcabdi7003 3 года назад
Abaayo yaakaaduubo
@abdirahmangaarane2935
@abdirahmangaarane2935 3 года назад
Allow ku barakey ayeeydey ma dhihi karee waa hooyadeeye baa marka ay shiileyso subaga agfadhiisan jirnay markaasey nasiin jirtay caanooyada iyo xanto intey tiraahdo idinka fuuqa ana fartaan murdinaaye Allow caafimaad taam ah iyo cibaado suuban ku sii hooyo mcn waxbaad isoo xasuusisay yaraanteydi walaashey Ubax C.laahiyeey Allaha ku xafido hor-mar wacan baan kuu rajeynayaa i.a.
@shaaficicabdi1569
@shaaficicabdi1569 3 года назад
Runtii shaqo aan anigu qaban jiray balse muddo iigu dambeysay ayaad isoo xasuusisay aad baana kaaga mahad celinayaa wlshy🙏🙏🙏🙏 Shaqadaan ay wlshen qabaneyso ragu laftoodu waa qabtaan qaasatan wiilasha kurayda ah👌👌👌
@erfg2538
@erfg2538 3 года назад
Xusuus
@Sakariye10
@Sakariye10 3 года назад
Masha Allah most beautiful our culture people of Somalia 🇸🇴❤️👑
@asliabshir3770
@asliabshir3770 3 года назад
Asc wadada shay masha Allah tabarakallah
@anebabuker3835
@anebabuker3835 3 года назад
Alleylehe waxad ixsusisay berigi anbadiyaha joogay wawax qimobadan adigana cafimad iyo cimridheer Allah hakusiyo waxad tahay geesiyad koruqaday qimaha miyiga somaliyed
@abdihakimmohamed2929
@abdihakimmohamed2929 3 года назад
Maasha Allaah waa barnaamij xiiso leh, talaabo kasta oo aad qaado waa mid ka tarjumaysaa sida dhulkeenu hodan u yahay. Mahadsanidin team Dhaqankaaba.
@mohamedbashiir5569
@mohamedbashiir5569 3 года назад
Alxm angu wax igu dhamin dhaqan baadiyaha waxay tahay dhirta oo gabal wal oo somalia ka mid ah uleyahay dhir ugaar ah iyo wax yar oo lgu kale duwan yahy ee dhanka sida ciyaaraha, ereyo inta kle waan dharag sanahy maglana si la mid ah ilaa heer jamacadeed hore usoco ayaan leyahy wlshy xasuusin cajib ah💯
@muxiyadiinxalane6302
@muxiyadiinxalane6302 3 года назад
masha alah walashy alaha ku xifdiyo waxbadan baan raadiyey chenelkaaga ugudabayn waan soo helay maanta we are to together video gaaga fb ku arkijiray dad sodhigaaya✋✋
@tamimi1546
@tamimi1546 3 года назад
Xantada Aad bay u macaan Tahay yaranteydi ban Soo cunay runti Masha Allah mahadsanid walaashey Ina Soo xasuusisay
@basadiirkasoomaaliya5265
@basadiirkasoomaaliya5265 3 года назад
Hilibkii lashiilayey ayaan kaa sugayaa macalin ubaxeey iyo oodkicii
@aliyare984
@aliyare984 3 года назад
Wilkeyga ayaa ila daawado oo aan oga dhiga tom and jerry
@Dr_Jabra
@Dr_Jabra 3 года назад
mashallah waligey subag la sameynaayo ama maal lagu sameeyo marak .. waa markii ugu horeysay aan arko subag la sameynaayo aad baad u mahadsantahay wll allah haku sharfo .
@saciidcllaahi7336
@saciidcllaahi7336 3 года назад
Maasha Allaah koobab baa dhardhaaro laga dhigey dabka dhagax beysan laheyn malaha meeshu cancaani leefin ka yaa cuney
@saidhersi1516
@saidhersi1516 3 года назад
Mashalaah waayo waayo. Soo xasuustay. Waxaan xasuustaa. Hooyaday markay shiilayso subaga WaA macaanayd xanto la oran jiray.
@McM-iz7sd
@McM-iz7sd 3 года назад
Walal dhaqankaaba wadku mahdsanthy sida qurixda badan ee aad wax noogusoo tabisid masha allah
@shaaficiyusuf1802
@shaaficiyusuf1802 3 года назад
*Walalaha Somalia waxaan hubaa Inaa is garab istagtaan mar walbo gebertaan walashen ah wlh waxeey soo gudbiso mar waliba Mahan wax sahlan waa shaqo aad u Adag maan tagin baadiyo wiligeey lkn waxaa daremi karaa muuqal duubista iyo hagajinta muqaalka kaliya inta waqti iyo juhdi ka gasho taas waxaa uracsan networks ama qadka ooaad uga xun iyo waxa eey soo gudbineyso marwalbo siduu faaido inogu leyahy walal aan shere iyo dhiira galin iskuku darno geber aqlaaq wanagsan wiliba dhaqankeyna somali inoo soo gudbiso walal thank you so much Allaha yaxfidak hadalka wanagsan waa sadaqo aan dhiiro galino walashen marwalbo 🙏💯🇸🇴✊❤️🇸🇴-*
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 3 года назад
Masha allaah hore u sooco qaali hooyaday ayaad i soo xasuusisay nolashay soo martay waa warshadahan yusuub ku yaala oo kale subaga iyo caanaha kala sarta waxaan filayaa farsamadan ay yuruub ku shaqaysato reee miyiiga ayay ka soo xadeen
@daahiroffical1311
@daahiroffical1311 3 года назад
Masha Allah, burwaqa soran, alhamdulilah thuma alhamdulilah, Allaha kuxifdiyo adun iyo akhiraba, runtii waxa tahay gabar nolosho wax kataqanta, hormar wacan walashey mcn, dhar Alla ayan kujeclahay
@muscabmohamenuur9890
@muscabmohamenuur9890 3 года назад
Abaayo canooyada maisisidoo danadi way idhaftaye
@mahamedgabow7928
@mahamedgabow7928 3 года назад
Mashaa allah waaaw waa daqan suuban soodawoow marwa qaali
@mahamedgabow7928
@mahamedgabow7928 3 года назад
Alaha kuxifdiyo aduun iyo akhira waxaad tahy gabr adkeysi badn
@FADSO
@FADSO 3 года назад
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN..
@ibraabdi6993
@ibraabdi6993 3 года назад
Wax bdan aya kabarata wlhi hol kar aya taha m.a abyo hor mar wcan 👍❤🙏🙏💯🐪🐐🐐❤❤💯💯
@Sagalahm2000
@Sagalahm2000 3 года назад
Masha alh aniga baadiye hooyo nageysay alx waan aqan 2month jogny ayeey day ayaa sameyn jirty Allow kuu naxariso ayeeyo mcn 🤲🏻🤲🏻sifcn ayaan u qaan subaga iyo badiyaha 🙏🙏thnks byo
@kowthardaleel150
@kowthardaleel150 3 года назад
Masha allah abyo alle ha kugu guuleeyo wax walba oo aad jeceshahay aduun iyo aakhiro insha allah
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 3 года назад
Waxan isleyahay ama an kelay holkarnumada qofka kowad in an ahay tasna waxa kentay kal gavel masha aalh
@Kingnasser7
@Kingnasser7 3 года назад
Masha Allah walashe wa dadasha walhi wa shaqa adag❤️❤️from Oslo 🇳🇴
@liibanabdulahi9
@liibanabdulahi9 3 года назад
Mcha a wll Malin waliba wax cusub oo dhaqanka somaliyed ah ka faa idna alle haka abal MariYo wll🌸🥰
@riyaaqfaraxsan9069
@riyaaqfaraxsan9069 3 года назад
Maasha allh abyo mhdsanid inbdan lkin halmid shey kulul oo dreera ah iyo caag waalkala ilaaliyaa
@fadumojama22
@fadumojama22 3 года назад
Masha Allah ajarbad kahelaysa markad xolah unadifisid🥰🥰👍
@farhanahmed6135
@farhanahmed6135 3 года назад
m,allh allha ku sharfo shaqo aad u wngsan ba nohesa bulshadena somaliyeed
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 3 года назад
Subaga berigan yara waan jeclaa geed xamar baa lgu darijirey waqooyiga malaa dadkani ma isticmalan ban filaya thank you sister
@abdif1256
@abdif1256 3 года назад
Reexaan baa lagu carfiyaa subagga saan ogaa ee geedxamar ma maqline muxuu yahay?
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 3 года назад
@@abdif1256 afsomali badane waqooyiga geed xamra laga dhehaa reexaana waa la dhahaa
@naimosulaiman8881
@naimosulaiman8881 3 года назад
Masha Allah inanteeni howl karka aheyd Ilahey ha idin xifdiyo.
@naimaduran2616
@naimaduran2616 3 года назад
Masha allaah wlhi xasuus aan caadi aheeen ayaan galay mcney inaba caadi mahan ee alle hisha hakula garab galo hana nokaaa xafido❤❤❤❤❤❤
@emyusuf3748
@emyusuf3748 3 года назад
Mashalllh tabaarikalaah wall qali waxani wax ka badan ooomateedka ayaad nag xidhayasaa .mashalllh hambalayo xbtiti walhi waa waxan so arki jiray lkn wali ma qaban adan dhaqankii ayaad soo celisay mashallllh guulyso mar walb
@muuminaxasanxasan284
@muuminaxasanxasan284 3 года назад
Asal dhaladeey mashaalah saaan ugu farxay mamalayne akrtid ilaahay hku dhowto qalajk iicin wax fcn baad noosoo gudbisay msha,laa adabsan
@5daqiiqo474
@5daqiiqo474 3 года назад
Masha allah Ubaxey alle haku dhowro waa muuqaal nabaraya dhaqankeena iyo barwaaqada alle nasiiyay thanks walashey
@m4ysv1be33
@m4ysv1be33 3 года назад
Masha allaah tabaaraka llaah hambalyo geesiyada soomaaliyeed horay u soco burcadkaasi aniguu igufiicnaa
@sharifoabdullahi8429
@sharifoabdullahi8429 3 года назад
Mash alha alha kuxafido abyo mcn
@nasrinmaxamed1470
@nasrinmaxamed1470 3 года назад
Mashaalaah bbe wlaih wan ku haysaa an ku imadee wa xagee wlaih xiir ban tonayayo an ad ugu xisayee❤❤❤💋💋
@geenyadageeskaofficial8495
@geenyadageeskaofficial8495 3 года назад
Masha Allah dhaqan Kaba wan kusalamay xabiibti mcn laabtan kugu haya horay usoco Ayan kuleyahay mcnto
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 3 года назад
🥰🥰
@ubahburhan8323
@ubahburhan8323 3 года назад
mansh allh walhi wan xiisay xasusa ayeya itahy wayo wayo laxusatay mansh allh allah ha ku dayasayo abyo macnto shaqo fican ayadahysaa
@cabdiqaadiraar2671
@cabdiqaadiraar2671 3 года назад
Dhaqankaaba digada sifiican U gur
@ayanyusuf121
@ayanyusuf121 3 года назад
shaqo mudo sheer igu dambaysay ayad iso xasuusisay wllshy lkin waagaa kurayad baan ahaa wlhi xasuus aad igu qaaliya weeye mansha Allah dhaqankeeni
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 3 года назад
Dhaqankaaba mar dhaw somalia ba imaan rabaa. Ee video makula samayn karaa. Maalin makulasoo duubi karaa video😍
@jabirxasan3548
@jabirxasan3548 3 года назад
Masha Allaah Wlshy qali waxaa tahay Inan karti leh keep going ayaan ku leeyahay...
@safiaomar5711
@safiaomar5711 3 года назад
Masha allah xasuus ayad na galisay nikax ayan u aqaan dhiisha daboolkeeda marada yar ee lugu duubo
@fadumoabdulkadirshekh5737
@fadumoabdulkadirshekh5737 2 года назад
Asc Mashaa Allaah Tabaarka Laah Aduunyo Iyo Aakhiro Tama Allha Ku Siiyo Inshaa Allaah Amiin
@abdiazizkuli8755
@abdiazizkuli8755 3 года назад
Qoftan wagursan laha runti mela kala xariro xadan heli laha sababtu wa gabar aad u adadag mashallah kuwo xada halkan jogo very soft shaqo maran cunto kariska dhib ku ah keep ur hard work abaayo
@EngHassanIAden
@EngHassanIAden 3 года назад
Waa cilimi u baahan in duqsiyada iyo jaamacadaha lagu dhigo. Dhaqankeena wuu suulayaa runtii
@ubaxcismaan8728
@ubaxcismaan8728 3 года назад
Masha allh abyo ilhy ha ku dhowro wlhi shaqo adag ayaad haysaa ilhy ha kula garab galo abyo ala xantada ii soo dhiib😀😀😀 saan u jeclaan jiray markaan miyiga joogay
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 3 года назад
12:19 waa macaan waan cuni jiray markree ayeeyo suwaga dhameeso
@nuuramohamed5850
@nuuramohamed5850 3 года назад
Wlhi izkumid ayaynu nahay ilahay ayeyday haw naxariuztoh wlhi waxay geeriyaatay 2014 ilaa hada 2021 ma iloopin macaankii iyo naxariiztii ayeeyo mana iloopidoono alle waalidiunteena haw naxarizto aduun iyi akhirapa
@user-xm1kf9xz8u
@user-xm1kf9xz8u 2 года назад
Mashallah wll allahaku barakeyo aduun iyo akhiraba amii
@Am_abdalla
@Am_abdalla 3 года назад
Mansha.aallaah tabarakalaah maanta waa diga xaadh
@faysaelni5977
@faysaelni5977 3 года назад
Masha alah waxa baan kaa faaidnay hore uso co baan ku leenay
@kadraabderahman3144
@kadraabderahman3144 3 года назад
Maa sha allah keep going my Queen sister 🥰❤💯
@caarifmoha7456
@caarifmoha7456 3 года назад
Xurbis waa eray igu cusub waana eray aan faa'iiday
@saladohasan5844
@saladohasan5844 3 года назад
Fadlan abaayo, subaga oo kullul ha ku shubbin caaga. Caagu markii wax kulleelah lagu shubo kansar ayu abuura madaama caaga kiimiko laga sammeeyay. . .🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abwaannajiibyare8118
@abwaannajiibyare8118 3 года назад
Walaahi waan uxiisay ciir xasuus mahadsanid wllo alaha ku garab galo
@ayanyusuf121
@ayanyusuf121 3 года назад
mansha Allah xantadu waa wax aad u caraf badan o dhanaan
@mahadafdhuub9130
@mahadafdhuub9130 3 года назад
Maaansha alaaaha shaqo wanagsan bad hysa dhaqankaaba
@shankaroonmaxamuud3830
@shankaroonmaxamuud3830 3 года назад
Masha allah ala maxan canooyo cabay dhanaan macan ah
@fartumsicid2079
@fartumsicid2079 3 года назад
Masha allah abaayo mcn yaranteydi ayaan sixasus tay Masha allah alle hakuxifdiyo my sister
@sahramohamed9199
@sahramohamed9199 3 года назад
Maaasha alaah nimcatufashuuq ubaxeey abaayo caaneeyo iisoodhiib iyo xanto
@farhiyaabdikero7201
@farhiyaabdikero7201 3 года назад
Mashaa Allah xaqiqdi waxan galay xasuus dheer on horay u ilawsana ani miyi ayaa la igu dhalay xanta subaga ariga aad ayaan ujece la carunimadeydi adma wey umacan tahay dhanaan macaan ayey ledahay walashey xasuus ayaad nugu celisey
@sayid-alimukhtar4797
@sayid-alimukhtar4797 3 года назад
Walaal Dhaqankaaba Guuleyso Videoyadaada wlh waa ka helaa Mahadsanid 🙌
@Nasricali896
@Nasricali896 3 года назад
Walaley wad mahdsantahy videos ka quruxdabadan ad Nala wadaagto Aniga bahashaa xan xantada bay iga haysaa wan dareemay runtii 😋😁
@qadarbinahmed7790
@qadarbinahmed7790 3 года назад
Xanto wax badan baan cunay From Degmada Mustaxiil DDS
@saalahmedia3382
@saalahmedia3382 3 года назад
Gobolka Doolo dadkii ka imid ismujiya
@saaroxaaji2867
@saaroxaaji2867 3 года назад
Waaba channel aan wax ka bartey masha Allah dhankaa iyo miyiga, waan ligaa shekeeyey cashirada iskuulkana waa legu baray walaal UBAX AAD BAAN KU SALAAMAYAA🇸🇴💔❤❤❤❤❤
@farxiyaosmaan6230
@farxiyaosmaan6230 3 года назад
Masha Allah wanimcatu rabi ee kacab canoyada
@abdishukrimahamud1261
@abdishukrimahamud1261 3 года назад
Wlhi xantada markaan arkay dhareraa isodhaafay😂😂 xasuus. Manshallah dhaqankeena qurxanaa.wllhey keep going.
@halwomahamed4582
@halwomahamed4582 3 года назад
Abaayo alaha ku xifdiyo wlh shaqo adag ayaad hesa waan kugu hesana aniga iyo ciyalkeyga
@maryamaaabdi9037
@maryamaaabdi9037 3 года назад
Manshallah shaqo wayn bad haysaa wan garanayaa maxan ,xadhay Diego maxan lulay mantas wan uxiisay burcad walahi iyo ciir🥰
@carafaattahmedmahamed9043
@carafaattahmedmahamed9043 3 года назад
Mnsha alah wllshay ubax waayo hore ayaa igu danbaysay subaga burcadka ah aad io aad ayana u jeclahay io waliba ciirtaba hory usoco abyo qali
@olowali6899
@olowali6899 3 года назад
mashaAllah walal wale kunyal geber oo magal jogto ayakaficantaxay mashlh
@fadumaaynab5850
@fadumaaynab5850 3 года назад
Horay u soco walaasheen Waa barnaamujkii ugu fiicnaa oo maskaxda lagu dajiyo , waxna laga barto. Jazaakallaah kheyran
@xamdixilkas2442
@xamdixilkas2442 3 года назад
WAa ku salaamay abayo dhaqan kaaba waxa yar ma sameen wlhi WAa aqaan mcnto horo u soco
@maxamadabuukar8580
@maxamadabuukar8580 3 года назад
Guuleyso walaashey Alle haku barakeeyo
@abdillahimohamed3031
@abdillahimohamed3031 3 года назад
shaqo wacan alle ha ku fudaydiyo hawlaha aduun Aamin amiin 🤲🤲🤲🤲❤❤❤
@mohamoudabdisalanmohamed9650
@mohamoudabdisalanmohamed9650 3 года назад
Walaahay guul walaahay horay u soco
@hibaturahman2105
@hibaturahman2105 3 года назад
Masha allah barakow wala macan hal mid baan kugu darsan rerka dhaman waxad kawaanisa maryahoodo inaysan ku qaban shayga dabka saaran ee ay u samaystaan maryo gaar ah o ay ku qabtan digsigu marku kululyahay
@farhiafarah3328
@farhiafarah3328 3 года назад
Masha allah Abayo guuleyso
@wadanisomaliyed3267
@wadanisomaliyed3267 3 года назад
Subaga sixinta waxa iigu danbeysay waqti hore waad mahad tahay sida qurux badan ee aad nooga soo gudbisay.
@abdirizak1234mohamed
@abdirizak1234mohamed 3 года назад
Masha allaah Abyo Waa Ka qaaday salaan qaali
@Annaatti
@Annaatti 3 года назад
Best decision ayuu sameeyay Aabe markiu iidooray inaa Miyiga kusoo barbaaro inkastoon Tuulo ubdnaa. Mhdsnid Aabe, Aabe xaqli bdn tahy. Xadtada waan aqaanaa, waa Dhannaan-caan aad cajiib u ah.
@safaodorosh286
@safaodorosh286 3 года назад
Masha allah Walaasheen dhaqan kaaga Keep going my dear sister 💋💋👏👏🙏🙏👌👌💋💋❤❤
@abdirisakmohamed4376
@abdirisakmohamed4376 3 года назад
Igusoo roor maahan shaqadaas Allaha kuu sahlo walaasheey
@siciidawjamac4470
@siciidawjamac4470 3 года назад
mansha allaah gabadhayada qiimaha iyo qaayahaban sifiican ayad dhaqnkaana inoobarta haka kasiiwad
@habiibabdibotan4676
@habiibabdibotan4676 3 года назад
Waad mhsnthy wll allah haku xifdiyo
@Ahmedcoday
@Ahmedcoday 2 года назад
Mansha Allah walaahi qof qaaliya ayaad tahay
@mohamedomar2706
@mohamedomar2706 3 года назад
Mansha allah wlshy somaliyeed boqorada hablaha ayaad tahay waxan oo dhan anigo yarbaa igu danbaysay runtii dhaqan fcn oo Bari hore iigu danbaysay baad iso xasuusisay😍😍👏
@dekmuhammadfarah6403
@dekmuhammadfarah6403 Год назад
MashaAllah xusuus aana dhamaanin
@sacdiyaqueen9582
@sacdiyaqueen9582 3 года назад
Ala ubaxeey xanto isoodhiiib xbbt😘xasuus caruurnimadii
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 3 года назад
🤤🤤
@sacdiyaqueen9582
@sacdiyaqueen9582 3 года назад
Instagramkaga iisheeg xbbt kalaso xidhiidhee
@Top_G1st
@Top_G1st 3 года назад
Mahadsanid walaasheen Muslimada aheey وسلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@qm9906
@qm9906 3 года назад
Masha Allah waa jeclahay subagaas 😍😍😍😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇨🇦
@امعبدالرحمنابيض
@امعبدالرحمنابيض 3 года назад
Naa walaaley ii soo dir subaga
@fardowsa4389
@fardowsa4389 3 года назад
Maashaa alaah abaayo horay usoco wax aad u muhiima aad noo soo gudbisaa. Chanelkaada ilmahayga way jecelyihiin wuxuu noo yahay carwo oo kale ❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏
Далее
Afurkeena iyo dhaabe ama RUUb😋
19:42
Просмотров 163 тыс.
@HolyBaam ультанул в конце 🧨
00:34
Просмотров 296 тыс.
Как мы играем в игры 😂
00:20
Просмотров 147 тыс.
بادية الصومال | Miyiga Soomaal
38:11
Просмотров 1,2 млн
DEGDEG BAYDHABO AMAR ALLE LAAKIIN 17  September 2024
21:04
Gabdhihii hore iyo kuwa maanta waraysi
14:52
Просмотров 55 тыс.
Sida rerku udagay baadiyaha
14:36
Просмотров 93 тыс.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33