Тёмный

SHAQADA LAGAARABO. US. DV. LOTTERY 2024. WORK EXPERIENCE. SIDA LOOXARAYSTO. 

MOHAMMED IBRAHIM
Подписаться 14 тыс.
Просмотров 5 тыс.
50% 1

SIDEE LOO XARAYSTAA us.dv. lottery 2024. qofkaan haysan dugsi sare waa in uu leeyahay work experience.
FADLAN KU SOOBIIR OO MEMBER NOQO. LINKIGA TAABO, TAAGEER SXBKAA:
/ @mohammedibrahim114
IGALA SOO XIRIIR INSTAGRAM:
I'm on Instagram as @mohammed_ibrahim_114. Install the app to follow my photos and videos.
invitescon...
FACEBOOK: FOLLOW SOODHAHA:
/ mohammedibrahim114
US. DV. LOTTERY LINK.
dvprogram.state.gov/
CAMERA FROM AMAZON
amzn.to/3giwSFd
o net online
www.onetonline.org/

Опубликовано:

 

18 окт 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 101   
@C.m.850.
@C.m.850. Год назад
mohamed ibrahim waa shakhsi aad uqiimo badan sidaacada ugu faaidaynaya dadka wixii alle fahansiiyay mohamed wuxuu uqalmaa ianaynu meel sare gaadhsiino anigu weligay kuma fekerin Dv.lottry lkn markaan daawaday muuqallada mohamed iyo dhiiri gelintiisa waaan go.aansaday inaan xareeyo Tilifoonkayga ayaana ka xareeyay alxm wax mushkilad ahna ma arag cidna kama baryin xarayntiisa mahadsanid wll.... hore usuco
@MOHAMMEDIBRAHIM114
@MOHAMMEDIBRAHIM114 Год назад
THANK YOU VERY MUCH. AAD AYUU WARKAAGA II DHIIRI GALINAYAA WAXAANA OGAANAYAA IN AAN WAX IDILA QABTAY. MAHADSANID. WALAAL. XIRIIR WACAN INSHAA ALLAAH. HADII WAX SIDIILARABAY NOQONWAAYAANA IISHEEGA INSHAA ALLAAH WAAN DADAALIYE.
@C.m.850.
@C.m.850. Год назад
@@MOHAMMEDIBRAHIM114 inshallah Sidoo kale Ustaad Thank you 💕👍
@mohamedkobra2305
@mohamedkobra2305 Год назад
@@MOHAMMEDIBRAHIM114 suaal marka work experience shegnayo xage doranaya vocational school mise high school
@abdirahmanhussien5319
@abdirahmanhussien5319 Год назад
@@MOHAMMEDIBRAHIM114 wll qaali waxaa iska key daba maray maalinta dhashay iyo Bisha dhb miyey I keeni krta?
@xiincade6511
@xiincade6511 Год назад
Ok ustaadii❤💚🙏🙏🙏✌
@abdirahmanfarah1995
@abdirahmanfarah1995 Год назад
Waa goorma laxaraysanayaa intaa iiga soo jawaab brother
@nasromohamed1336
@nasromohamed1336 Год назад
Shugran wllky
@MRLIVE14
@MRLIVE14 Год назад
Masha Allah thanks 🙏👍 Ustaad link fariinteyda iga sojawaab plz
@huriyafaraah8022
@huriyafaraah8022 Год назад
Waa mahad santahy wall
@MOHAMMEDIBRAHIM114
@MOHAMMEDIBRAHIM114 Год назад
Adaa mudan
@samirdeflabagastingbwye9122
ManshAllah bro manta xaraye suduceye
@MOHAMMEDIBRAHIM114
@MOHAMMEDIBRAHIM114 Год назад
Guul inshaa allaah
@ismailjabane2847
@ismailjabane2847 Год назад
Thank you teacher
@MOHAMMEDIBRAHIM114
@MOHAMMEDIBRAHIM114 Год назад
You're welcome
@abdisamadnour1681
@abdisamadnour1681 Год назад
Walaal waad mahadsantahay lkn anigu waxaan ku xereyey foomka vocational school markaa ma layga working experience ma layga raba labada shahaado miyaa hadaan ku guleysto
@sawdoosman6078
@sawdoosman6078 Год назад
Intee laga galaa webka
@libaancalibashiir9000
@libaancalibashiir9000 Год назад
Macalin waxaan ubaahnaa inaad iga caawisid lottery haduu ii soobaxo ciyoow Maa USA 🇺🇸 tagaa ama sand Ayaan fadhinsa Nairobi
@drrayaanducaysanchanel7243
@drrayaanducaysanchanel7243 Год назад
Wan kula socdaa anytime mahamed thanks keep going wll alx I have filed again wark experience and University degree I hope nothing happened
@barwaaqoqalanjo3412
@barwaaqoqalanjo3412 Год назад
melan kalaso xiriiro isooxarooq aboowe
@cawkemoalin5161
@cawkemoalin5161 Год назад
Mansha Allah wll illahay ha ku barakeeyo.
@Karto01
@Karto01 Год назад
@@barwaaqoqalanjo3412 Mid kaan leyy
@kaliilowyare3504
@kaliilowyare3504 Год назад
Asc wll waad ku mhdsnthy dadaalka aad noo hayso een hadaan ku xaresto primary school oo aan hesto shahaado assistance mechanical oo aan qaatay 2015 malaga yaabaa iney I anfacdo??
@seynabadan7235
@seynabadan7235 Год назад
Walal nooga waran qof high school qortey lkn qaata shahaadada markuu xareys tey kadib lottery ga ma dhibaa waad mahad santahay
@haashimmohamed66
@haashimmohamed66 Год назад
Mhdsnid ustaad
@MOHAMMEDIBRAHIM114
@MOHAMMEDIBRAHIM114 Год назад
Adaa mudan walaal
@samatardreh....7178
@samatardreh....7178 Год назад
Habeen wanaagsan, mudane Maxamed, seedigay aya ka shaqeeyo masaajidka oo uu akhriyo adhane. waayo-aragnimo shaqo ayuu ka qaadan karaa wasaaradda diinta. ma ka qayb qaadan karaa shaqada DV lottery
@SoftDreamanddeepsleeping
@SoftDreamanddeepsleeping Год назад
Ustaad Aniga High school ma dhameen form 2 Anoo Ah Baan joojiyay waxaan bilaabey College cafimaad Ah 2 year Ah waxaan ka qaatey Shahaado Diplome of laborotory Ah. Kadib jamacad Baan bilaabey. Wali shaqo ma helin waxaan wadaa practical kii😢 ustaad mxaa igula talin lahyd High school iyo shaqo toona ma haysto.
@zaedhazzan3388
@zaedhazzan3388 Год назад
Wll shahaado fm2 ayaan haysta miya laqaadanaya
@zaedhazzan3388
@zaedhazzan3388 Год назад
Wll university degree ayaan haysta lkn shahaado dug si sare mahysto
@umumalak1947
@umumalak1947 Год назад
Thank you hno first Markan education requirements for dv lottery aan akhriyay waxaan u fahmay qof kii haysta shahado dugsi sare ama work experience 5 tii sano u danbaysay 2 sano kamida Sidaa darteed qofkii haysta shahado dugdi sare work experience logama bahna lkn qofkan haysan shahado dugsi sare in looga bahan yahay work experience Ma sidaan fahmaybaa mise maaha wllo isoo jawaab thank 😊 you
@fadumoabdikadir928
@fadumoabdikadir928 Год назад
Saas waye
@xamdimohamed4816
@xamdimohamed4816 Год назад
Asc walal macn wan ku salamay waxa raba inan ku weydiyo. Waxan raba inan xaresto dv lotery isla hada insha allah marka waxan leyahay carur hadi an kaligey xaresto hadhow carurteda ma wadan kara mase wey igu adkaane plz iso jwb walal wa i muhim jwbtada
@xamdimohamed4816
@xamdimohamed4816 Год назад
Fadlan isheek ustaad
@qayzizmail2475
@qayzizmail2475 Год назад
Ad bad u mahadsantay ustad lakin ds260 ka sugayna
@farduusali675
@farduusali675 Год назад
Mobil maka gashan karaa ma khasaba ina labtoon ama cambuter ku kashto
@maxamedxuseen6643
@maxamedxuseen6643 Год назад
Guulyso legend hawshaad hyso
@MOHAMMEDIBRAHIM114
@MOHAMMEDIBRAHIM114 Год назад
Inshaa allaah. Thanks
@amedyare7383
@amedyare7383 Год назад
Asc walal waxan joga sot Africa Wan xareye wa marki 2 bad insha gul dhaman tankale len aya u raba wil ila dhahay o hada Kenya joga
@halimaissak4601
@halimaissak4601 Год назад
Walalo will you teacher as enghlish....please
@MOHAMMEDIBRAHIM114
@MOHAMMEDIBRAHIM114 Год назад
Good idea
@mushtaaqhassanmohamed1867
@mushtaaqhassanmohamed1867 Год назад
Ownetonline
@AbdifatahYareOfficial
@AbdifatahYareOfficial Год назад
bro Mohamed hadii email keyga u ku xidhan yahay ama ii buxiyay markaa furanahaya qof joogo NORWAY oo aan ku buuxiyo ma wax dhib ah ayaa ka imaanahayo bro
@MOHAMMEDIBRAHIM114
@MOHAMMEDIBRAHIM114 Год назад
Waa laguu buuxin karaa. Xogta inay saxan tahay uun baa mihiim ah
@Enashiine
@Enashiine Год назад
Ustaad haddan high school ku jiro Anan haysan work experience maxa xala Tnkz
@Enashiine
@Enashiine Год назад
Isoo jawaab ustaad
@omarabdi2425
@omarabdi2425 Год назад
leysin hadan heysto
@mahadsaha2546
@mahadsaha2546 Год назад
Ustaad hadan guleysto certificatka dugsiga sare maliga rabaa mise mida dowlada
@MOHAMMEDIBRAHIM114
@MOHAMMEDIBRAHIM114 Год назад
Markaad guulaysato ayaa larabaa
@xikamzalam7999
@xikamzalam7999 Год назад
Adeer mxamad ibrahimow wxad ishegta qaabka shahadada dugsiga sare loogalinayo dv lotoriga
@MOHAMMEDIBRAHIM114
@MOHAMMEDIBRAHIM114 Год назад
Hada lama gal8nayo
@manafqorane2450
@manafqorane2450 Год назад
Zxp isoo sheeg waxbarashada paramry only in laqaadanayo
@MOHAMMEDIBRAHIM114
@MOHAMMEDIBRAHIM114 Год назад
High school certification ayaa la rabaa
@zarcah9147
@zarcah9147 Год назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Walaal marka hore aad baad u mahadsantahay.... Documents ka shakhsiga ah sida shahaadooyinka dhalashada iyo dugsiga sare MA marka ugu horreyso oon xereynaayo Ayaa layska rrabaa mise markaan helo lottery GA???? Haddii aan ku dhashay waddan aan Somali ahayn Isla markaana aanan haysan dhalashadii waddanka an ku dhashay Ama ay adagtahay in LA helo maxaa ka Iman Kara arrintaa??? وجزاك الله خير الجزاء..... Walaal ii soo jawwaab adigoo mahadsan.
@MOHAMMEDIBRAHIM114
@MOHAMMEDIBRAHIM114 Год назад
Documents ama shahaadoonyinka waa la turjumaa arinkaa raadi walaal
@zarcah9147
@zarcah9147 Год назад
@@MOHAMMEDIBRAHIM114 walaal aad baad u mahadsantahay....ducumrnts ka mamarka ugu horreysa ayaa lagu daraa application ka mise wax walba waa marka la ii jawwabo lacallaa haddaan helo.... Iyadoo wakhtiga hadhay uu aad u yaryahay oon rabo inaan ka gaadhsiiyo.... Tan dhalashada walaal iga qanci pls.
@aidarousahmedbiihi2868
@aidarousahmedbiihi2868 Год назад
Asc wl ling saxda iso reply garee ado mhdsan
@MOHAMMEDIBRAHIM114
@MOHAMMEDIBRAHIM114 Год назад
Description ka ka eeg
@abdallaali1746
@abdallaali1746 Год назад
Macalimu link away ma arkee
@MOHAMMEDIBRAHIM114
@MOHAMMEDIBRAHIM114 Год назад
Conwaanka taabo hoostiisa kaday
@abdiwalibashir2577
@abdiwalibashir2577 Год назад
Asc bro Sual ayan Shaly Comment kugu weydiyay Lkn Jwb igamad siinin If i ask you Again Aniga Somali ayan ku dhashy lkn Kenya ayan wax ku barty markan Lottery xareynaye wxn dhahay Kenya ayan ku dhashy Sharci kenya iyo Dhalashana wan leyahy Any problem Waiting your reply
@MOHAMMEDIBRAHIM114
@MOHAMMEDIBRAHIM114 Год назад
Waxaad go aan kagaartay maxaa iiwYdiinee.
@sadikfarahsadka242
@sadikfarahsadka242 Год назад
@@MOHAMMEDIBRAHIM114 hhh🤣😂
@jbndene1835
@jbndene1835 Год назад
Should i select hight. School degree fo work experience?
@MOHAMMEDIBRAHIM114
@MOHAMMEDIBRAHIM114 Год назад
High school certification ma haysataa
@jbndene1835
@jbndene1835 Год назад
@@MOHAMMEDIBRAHIM114 can you write English please
@MOHAMMEDIBRAHIM114
@MOHAMMEDIBRAHIM114 Год назад
ASALAMU CALAYKUM WW. SAAXIIBA YAAL AAN ISBARANEE IISHEEGA MEESHA AAD IGA DAAWANAYSO. MAHAALADAADA SOO QOR. ANIGA CANADA
@seynabadan7235
@seynabadan7235 Год назад
Kenya 🇰🇪
@howraarsanmedia2024
@howraarsanmedia2024 Год назад
Somalia ayaan ka daawanaya Work experience ma ku qasaba qofkii dhameeyay Secondary school in uu keeno
@najmaadey
@najmaadey Год назад
Nairobi
@deeqaomar3040
@deeqaomar3040 Год назад
Asc walaal waxaa ku weydinaa qofkii high school ku xareeystaaa waajib miyaa inuu work experience la yimadaaa Mida kale aan ku weydinaayo aniga South Africa ayaa joggaa ee safaarada ameey sida Kenya cml u dhib badan thy qof horey ugu maray ma taqanaa
@MOHAMMEDIBRAHIM114
@MOHAMMEDIBRAHIM114 Год назад
Maya
@deeqaomar3040
@deeqaomar3040 Год назад
@@MOHAMMEDIBRAHIM114 walaal 2 su'aal waye ee tebaa iiga jwbtay mida safaradaa mise work experience
@mohasaid3537
@mohasaid3537 Год назад
Ustaad dugsi sare ban kaxay shaahado wn haystaa maku xeraysta shaado kaliya
@MOHAMMEDIBRAHIM114
@MOHAMMEDIBRAHIM114 Год назад
Haa
@marwansuufi1401
@marwansuufi1401 Год назад
noolow
@MOHAMMEDIBRAHIM114
@MOHAMMEDIBRAHIM114 Год назад
Aamiin
@caaishaclaahi9827
@caaishaclaahi9827 Год назад
Ani Vicational school ayaan gashty mdama an dusiga frsamda gcnta k bart agricultural sector 2sano iyo bar dhib m iga imàn shshdo socondry mhysto
@XayaatXaaji
@XayaatXaaji Год назад
Abyo please ila so xriir muqdisho miyaad jogta
@XayaatXaaji
@XayaatXaaji Год назад
Xge ka barataa a abyo scholka as wn rabaaye
@caaishaclaahi9827
@caaishaclaahi9827 Год назад
@@XayaatXaaji my apyo growe bn joga joga joga
@caaishaclaahi9827
@caaishaclaahi9827 Год назад
@@XayaatXaaji my apyo growe bn joga
@ahmedbotan6387
@ahmedbotan6387 Год назад
Linkigii aaway
@MOHAMMEDIBRAHIM114
@MOHAMMEDIBRAHIM114 Год назад
Ciwaanka taabo hoos ka fiiri
@adenabdallah9319
@adenabdallah9319 Год назад
Link aaway
@MOHAMMEDIBRAHIM114
@MOHAMMEDIBRAHIM114 Год назад
Description ka video ka eeg
@ruqimoha8912
@ruqimoha8912 Год назад
Makeup artist ayaah ahay iskul madhamenin lkn wanshaqestah ee maxaresankarah dv lottery
@MOHAMMEDIBRAHIM114
@MOHAMMEDIBRAHIM114 Год назад
Xarayso
@XayaatXaaji
@XayaatXaaji Год назад
Please afsomali ku sharax mclin
@MOHAMMEDIBRAHIM114
@MOHAMMEDIBRAHIM114 Год назад
Okay
@meyo3724
@meyo3724 Год назад
SXB mohmaedow Wxaan ku xareystay Ardeynimo High school ayaan akhrista Ee kwrn
@naimaslife3291
@naimaslife3291 Год назад
Can register a mother and her daughter
@xilkascade
@xilkascade Год назад
Confirmationka numberka marka lagelinayo xarfaha miyaa laga reebayaa
@MOHAMMEDIBRAHIM114
@MOHAMMEDIBRAHIM114 Год назад
Maya. Kuli waaloobaahan yahay
@hodanabdi2505
@hodanabdi2505 Год назад
Somalilad ruux jooga warqada cadaynta shaqo xaguu kakeenikaraa passport somaliland ma la isticmalikaraa adoo haysta mustaqo Ethiopia 🇪🇹 ah
@MOHAMMEDIBRAHIM114
@MOHAMMEDIBRAHIM114 Год назад
Maya walaal. Caalamka soomaalia uunbay aqoonsanyihiin
@hodanabdi2505
@hodanabdi2505 Год назад
Ethiopia la mid miyaa
@AbdirisakiZiito
@AbdirisakiZiito Год назад
Mudane Hal Kan Suaal Iga Jaahil Saar DV lottery Ga markaan Xaraaney waxa Ku Buux Sadey In School Sare Dhameyeey Hadana Waxan Rabaa In Hadhow Hadii Alle idmo Aan Safaarada la Tago Laba 2 Sano Shaqo ah Markaa Miyaa la Igu Xujeena Markii Hore Ayaad School Sare ka Buuxisee Isla Isgii keen mise hadaba Waxan Keeney Igu Geegaya Kiiskeyga Mahad Sanid Mudane Jawaab Wangsan Baan Kaa Filaya ❤
@MOHAMMEDIBRAHIM114
@MOHAMMEDIBRAHIM114 Год назад
Waxaad sheegtay waalagu waydiin. Abdirisak
@MRLIVE14
@MRLIVE14 Год назад
Instagram ka iga so jawaab
Далее
#kikakim
00:23
Просмотров 9 млн
Shaqada Engineer ka America | Somali Vlog
6:20
Просмотров 20 тыс.
3 Qalad iyo Dv lottery
11:23
Просмотров 14 тыс.
Work experience sideen u geliyaa Dv lottery 2024
5:21