Тёмный

SHARAXAADA GURIGA 👑 

Qamar Bint Amiir
Подписаться 253 тыс.
Просмотров 171 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 628   
@kokobule13
@kokobule13 5 лет назад
Gabdhaheena hadaa rabtaan barashada harqaanka iyo cilaanka qurxinta guriga anaa idiin haayo Subscribe ii dhaha pls isoo booqda 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏❤👍🏻
@ifkanoloshaifka8658
@ifkanoloshaifka8658 5 лет назад
Waa ku saray qali
@keligeedfariid6308
@keligeedfariid6308 5 лет назад
waankuu saaray huuno horumar wacan
@iskufilaninahassan3115
@iskufilaninahassan3115 5 лет назад
hool kar waan ku saaray
@kokobule13
@kokobule13 5 лет назад
@@ifkanoloshaifka8658 thanks
@kokobule13
@kokobule13 5 лет назад
@@keligeedfariid6308 thanks wll
@AdnaHenna
@AdnaHenna 5 лет назад
Ar saan usugaayi maasha allah aqwaan illaahey kuu la garab galo
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Adna Henna subscribe ii saar sister
@haniadan2658
@haniadan2658 5 лет назад
Adna Henna m, a
@queeniqriiza4885
@queeniqriiza4885 5 лет назад
Wan sugi la ahay intaad gareysid 100k malin walbo wan firiyaa insha allah wad gareysa ani hada kusi hambalyeynayaa 100k qofki ugu horeyay ahay umalenaa😅🤣😍😍♥️
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 5 лет назад
Mahadsanid ❤
@riyaqcookingandcleaning
@riyaqcookingandcleaning 5 лет назад
@@Qamar_Bint_Amiir mansha allah abayo keep going sister wlhi Allah dardiis aya ko jeclahay il xun Allah ha ka haayo Aamiin aya rabbi
@mahadhersi9918
@mahadhersi9918 5 лет назад
Inshaalaah qaali waxaan kurajeeynaa 100m
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 5 лет назад
@@mahadhersi9918 ❤
@layla8213
@layla8213 5 лет назад
Bismillaah masha allah Aad ayuu u qurxoon yahay abaayo Just iska daa sawirka guryaha laguma sharaxdee..ma laa’igta masoo galayso Abayo Ilahay ha idin xifdiyo
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Layla Mahamud subscribe ii saar sister
@hafzaosman2613
@hafzaosman2613 5 лет назад
maansha alaa quruxwaaye ilaahay hakuu barakeeyo
@ifraahali2409
@ifraahali2409 5 лет назад
ماشاءالله 👍 جعله الله منزل مبارك عامرًا بالذكر والعبادة محاطًا بالحفظ والسعادة وعتبته البركة والزيادة❤
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Ifraah Ali subscribe ii saar sister
@munaxaaji9869
@munaxaaji9869 5 лет назад
xappti maansha allh ilaahay reerkaaga reer barakaysan hakaa dhigo isha xaasidka ilahay haydinka ilaaliyo
@mulkehussein6192
@mulkehussein6192 5 лет назад
Masha Allaah walaashey noosodub waxkasto. Nagadaa inta buufiskahayo warkooda❤️❤️❤️😘
@sufyaanmohamed2259
@sufyaanmohamed2259 5 лет назад
wlahi ilin aa iga timid wadanki marka i xasuusise qof walbo wadankiis wax ku ahaaa.🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Sufyaan Mohamed subscribe ii saar walal
@sahrohanni7564
@sahrohanni7564 5 лет назад
Masha allah qurux iga dheh indhahaba isodhacay. Abayo qamar qaali ilahay gurigaga haku barakeyo aamiin. Abayo geedka uunsiga oo kubada camal xage kaheli kara waka helay runti.
@mustaqbalchannel7589
@mustaqbalchannel7589 5 лет назад
masha allah tabaarakallah abaayo cimri iyo caafimaad aad ku calfato allaha ku siiyo waan ka helay masha allah ilaahey nuurka hakuu saaaro ku dadaal subxdiii qur.aanka inaa u shido guriga waayo dad ayaa maanta kuu quurin masha allah hadaan kula kaftamo waqtiyada boorka imaado shaqo waa kuù talaaa bufeyrkaas dhan waaad soo dajinee nadaafad ayaa kuu taalo garabkada allaha galo heeeee
@amenabeauty
@amenabeauty 5 лет назад
Mash Allah Qurax 👑
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Amenabeauty subscribe ii saar sister
@risalatarar4573
@risalatarar4573 3 года назад
Mansha Allah mcny
@risalatarar4573
@risalatarar4573 3 года назад
Mansha Allah abayo
@qurixiwaafarakuhayn7107
@qurixiwaafarakuhayn7107 5 лет назад
Mansha allaah tabarakalaah abaaye qalbigaga dahabiya sidaa ayaa allaabtada dahabi uga dhigatay waana qurux allaha ku barakeeyo ducada guriga cusub ku akhri sawiradana kada kuguriga ma ig ta say kugu soo gasho insha allaah
@faatmamaxamad8877
@faatmamaxamad8877 5 лет назад
Masha allaah tabaaraka raxmaan ad ayu u qurxoon yahay Qamar Luul gurigaaga
@sahruja5777
@sahruja5777 5 лет назад
Maasha Allah Qamarcadey illaahey hakuu barakeeyo guri qeerqabana Allaha kaagadhigo adiga iyo familkaaga.
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Sahruja subscribe ii saar sister
@sagaliinacadeey2390
@sagaliinacadeey2390 5 лет назад
masha allah qamar quruxeey qof qalbi fiican ayaa tahay rabi haku xafido adiga iyo qoys kaaga
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
sagaliina cadeey subscribe ii saar sister
@abshiroabdullahi5270
@abshiroabdullahi5270 5 лет назад
Abaayo alle haku barakeeyo waa wax aad uqurux badan dad warkod ha u joojin doqaaga waa cajiib wlh
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Abshiro Abdullahi subscribe ii saar sister
@mohaqamar8227
@mohaqamar8227 5 лет назад
Asc asxaabta qamar bint amiir wanii wada salaamay kuligiina sii uwada dhantihiin waxaa nii leeyahay maalin wanaag dadaalkiina waa loojeedaa walaashiina inaa jacashihiin waniijeedaa Mashaa allaah dadaal kiina ayee ku gaartay halahaan inkabadan idinka lee gaarsii kartiin 100k ayee ku dhawdahay mar walbo idinka ayaa kumahat san dadaalkiina iyada neh dhiir gelin ayee utahay waxaa nii leeyahay aad ii aad ayaa umahat san tihiin iida neh ilaahee ajar ii xasanaat haka siiyo wanii wada jacalnahay ilaahee dartiisa waxaa nii leeyahay ilaahee haana xefdiyo❤❤👍
@fahmahassen3589
@fahmahassen3589 5 лет назад
Mash allh ❤️❤️❤️,I am the first one today
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
fahma hassen subscribe ii saar sister
@habonwarsame3195
@habonwarsame3195 5 лет назад
Masha allaah ilaahy ha kuu siyaadiyo quruxuda iyo barwaaqad
@roowdaahmed6137
@roowdaahmed6137 5 лет назад
Qamar bintu amir xbti anaka rabna ina na tustid xafadada wanna ku mahadsan tahay alle ha idin ku xifdiyo o idin barakeyo qali
@foxeyplayz7524
@foxeyplayz7524 5 лет назад
Masha Allah tabbarakallah illahay ha isku kiin dhowro adiga Qamar, zowjkaaka iyo caruurtiina gurigaaga illahay hakuu barakeeyo insha Allah xabiibti illahay dartiis aan kuu jecelnahay 😍
@faizaabdi6846
@faizaabdi6846 5 лет назад
M.a abyo allaha ku siyaadiyo nimcada alle anigana allaha isiiyo guri sidan u qurux bdn ani iyo adi isku doqaa nhy wxn jeclhy alaabta gold ga ah
@mariamahmed5173
@mariamahmed5173 5 лет назад
Masha Allah walashey Qamar sifiican ayad uqurxisay fadhiga inaba caadi maaha 😍😍😍😍 keep it up 👍 👍 👍
@minaamiin6868
@minaamiin6868 5 лет назад
Msha allh qamar binti amiira sida daacad nimada udhaqantid kuu jclahy wlhi alle hakuu para keeyo ❤️✅
@Zahara373
@Zahara373 5 лет назад
Masha Allah very nice 👍 i been waiting for you this video forever please do more videos like this 🥰❤️👍
@deqayusuf6611
@deqayusuf6611 5 лет назад
Barakallaah Albaqara ku aqriso guruga
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Deqa Yusuf subscribe ii saar sister
@colorizedenhanced-silentmo9027
@colorizedenhanced-silentmo9027 4 года назад
Whats up, Qamar Bint Amiir. it is exceptionally remarkable video. thank. :)
@fiicaneefaceedkaroon3629
@fiicaneefaceedkaroon3629 5 лет назад
www Abyo Q.Luula Mnsha Allah wad da'daashy ilhy ha kula garab galo.runti wa fikir fcn ina nala wadagty Wxii markas aad sameynayso.wnna ku farxasanhy Wlshy mhdsanid ayn ku leeyhy,Mininkana ha nii Ahaado mid barakeysan Wlshy aad aya u qurxisay.Adaaba Qurux ka sameysan.mnsha allh
@salaadoomar285
@salaadoomar285 5 лет назад
Mansha alah isha badda iyo baxarka.waa qurux alaha idiin barakeeyo xaafada xaafad qeer qabto.👍💚💚💚
@ubahabdi8070
@ubahabdi8070 4 года назад
🙏❤️🌹❤️Mashaa allah tabaarakalah Qamar bintu Amiir horukac wngsn ayaan Alle kuu waydiyay guri qayr leh allaha idiinka dhigo Amiiin yaarabi raxman ☝️🤲🤲🤲❤️🤲🤲🤲❤️🤲🤲🤲🤲🌹
@raabicacumarmadoobe6157
@raabicacumarmadoobe6157 4 года назад
Abaayo waxno sharxaada xagee ka soo gadaty waan ka lehy wlhi isoo sheeg abaayo qamar bintu amiir
@ayaannuura1350
@ayaannuura1350 5 лет назад
Masha allah abyo allaha kuu barakeeyo gurigaaaga quruxda bdn
@shamsaali2106
@shamsaali2106 5 лет назад
Maashaa Allah qamare dabqaadka ayaa icajibiyay noosamay xbt
@nimcocismansaney5672
@nimcocismansaney5672 5 лет назад
Msh Allah abyo qamar idinka yaraa kaa jeclaaaday
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Nimco Cisman Saney subscribe ii saar sister
@Hijabnaturalsom
@Hijabnaturalsom 5 лет назад
Mash Allah tabarkallah xabibti insh Allah guri Qeer qawo Allah Ha kaga dhigo Allah Ha ku xafido
@hoodochannel8430
@hoodochannel8430 5 лет назад
Caawa waxan kubalanqadayaa in aan kuu soo buuxiyo 100000kun inta kaa dhiman xbbti
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Hoodo Ismail subscribe ii saar sister
@hoodochannel8430
@hoodochannel8430 5 лет назад
@@zuzuqurux6828 maxa ku qoran chanelk
@hoodochannel8430
@hoodochannel8430 5 лет назад
@@zuzuqurux6828 kuu saaray
@raahoosman3014
@raahoosman3014 5 лет назад
Maasha allaah wa guri aduunyo ee Ilahoow ii brakee oo iiCalaf oo cumri dheer iyo caafimaad igu sii dheh
@sahroamohamed2987
@sahroamohamed2987 5 лет назад
Maasha Allah Abyo meel aan wax oolin aad wax qurux badan ka soo saartay qamar 🥰👍
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
sahroa mohamed subscribe ii saar walal
@amiraali9684
@amiraali9684 5 лет назад
Abaayo qamar daahmanka inte kaso gaday qeer badan allaha ku siiyo abaayo
@caishacuud1140
@caishacuud1140 5 лет назад
Mansha Allah Abaaayo allaha idin xifdiyo adiga iyo qoyskaga.
@ruunruuhi1762
@ruunruuhi1762 5 лет назад
Fadhiga sidaa oga helay Lee Maasha allah Maasha allah inaba caadi maahn ❤️
@naciimahusseincuntomacaan7387
@naciimahusseincuntomacaan7387 5 лет назад
Maasha Allah Walaashey qurax mcnto gurigaa guri barkallah mcnto maasha Allah
@ummmuhammad9727
@ummmuhammad9727 5 лет назад
Masha'allah beautiful decoration just take out the pictures u need the Angel's in u r house
@hooyomaamo3146
@hooyomaamo3146 5 лет назад
Dooqaada qurux maashaaaaaa alaaaah😍😍😍😍🇸🇴
@adoontiallah5638
@adoontiallah5638 5 лет назад
xabibti maku dhib sado wanbo kugu farxa dadna ha jojinin waxadtahay qof qalbo furan hada ii dhawan lahayd ii sharax ayanku dhihi lahay wanka dherahay wa iga kaftan xabibti uk ayan deganahay ayanka wada masha allah allaha ku barakeyo
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
adoonti allah subscribe ii saar sister
@ayaangeelsugestyle4294
@ayaangeelsugestyle4294 5 лет назад
Mashaa allaah horey usoco qamar qurux illaah haku barakeeyo 👑👑👑❤❤❤👌👌
@aminaxaaj4
@aminaxaaj4 5 лет назад
MAsha Allah so qurux thanks qaali luula ilahay haku xafido
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
amina xaji09 subscribe ii saar sister
@mariamowlid3404
@mariamowlid3404 5 лет назад
Qamaree yaa ku dhisan karo malin walba waan ku sugnaa wlhi
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Maria Mowlid subscribe ii saar walal
@yatharibyatharib4527
@yatharibyatharib4527 5 лет назад
Qamar binta amiir xabibati waana waaloosaaye bis naga dheh kkkkk Allah ku barakeyo oqti intaan haysanina Allah ha siiyo
@Somalifood12
@Somalifood12 5 лет назад
Masha Allah habibty qurux 💕💕💕💕👌
@ayanali4647
@ayanali4647 5 лет назад
Woow Masha Allah tabaraka Allah ani style kaga waladacey illahey hakubarakeyo abayo❤❤❤
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Ayan Ali subscribe ii saar walal
@ugbaadabdi8451
@ugbaadabdi8451 5 лет назад
Mashallah mashallah alle haku barakeyo qali
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Ugbaad Abdi subscribe ii saar walal
@ahmedabuukar4169
@ahmedabuukar4169 5 лет назад
masha allaah qamar binti amiin abayo hore u soco runtii wn kujaclahay mahadsanid qalliye
@drssamiiraabdi2434
@drssamiiraabdi2434 5 лет назад
Masha allah allah ku siyadiyo alpiiii
@sabrinas8603
@sabrinas8603 5 лет назад
Asc wallal, Allaha ku barakeyo, oo ku siyadiyo, Mashaallah aad baan ku salamay
@kiincadey6867
@kiincadey6867 5 лет назад
quruxwaye masha allha ani ahn wan kahelay sharafey ilahey hagu xifdiyo
@salmahaussen1151
@salmahaussen1151 5 лет назад
Intaan daawanayei gurui qurxin gabadhi uugu guriqixu badan baatahei maasha allha❤❤❤❤❤❤❤❤👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
@adoontiallah5638
@adoontiallah5638 5 лет назад
bismillah masha allah xabibti allah haku barakeyo dar allah ku jeclahay adiga iyo ilmaha walidiinta kuli allaha ha idin xafido insha allah
@fatimajimale5729
@fatimajimale5729 5 лет назад
Abaayo waad dooq qurxantahy🌻💛 qamar allah ku dhawro xbbgy💛💛
@qaliquruxleyomar3450
@qaliquruxleyomar3450 5 лет назад
Masha alah qamar quruxey wn ka helay barakalah alah ku barakeyo 100%😍😍💞💞❣💚💚💚💚💚💌💌👜👡💅
@samiramohamed359
@samiramohamed359 5 лет назад
Masha ALLAH waye Abayo lkin sawirada bdn ma ficno in guriga la dhigto ama melaha lagu sharaxdo Abayo just intes le ka reb Malaikta maso gasho gurigi uu sawir yallo Marka iska yerey walashey.
@mahadali4551
@mahadali4551 5 лет назад
Abayo qAmar illahay haku sharafo qof qalbi fiicana tahaye
@omuhadiya8737
@omuhadiya8737 5 лет назад
Masha Allah tabarakaallah qurux walalo Allah hakuu barakeeyo
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Omu Hadiya subscribe ii saar sister
@umumicraajchannel1623
@umumicraajchannel1623 5 лет назад
Maasha allaah abaayo ilaahay ha ku barakeeyo Aditi familkaagaba
@fadumosayid6001
@fadumosayid6001 5 лет назад
Maasha allah ❤macanto Allah haku xafido ilxun Allah ma ku tusiuo aamiin
@munyefamilymunye1319
@munyefamilymunye1319 5 лет назад
Qamar binti amir goleso wankujacalahy qofta marwallbo kudawato👍❤❤❤❤❤
@fartunabdi3341
@fartunabdi3341 5 лет назад
MashaAllah qurux waye guul ankuurajena inshaAllah quruxey😍
@ashaabukar3841
@ashaabukar3841 5 лет назад
Hooyo qamar bint amiir I will meet u see you one day allah dartiis ku jeclahy inshallah.
@asmamohamed3628
@asmamohamed3628 5 лет назад
masha allah apyo qoyskaaga alle hakuu barakeeyo
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Asma Muse subscribe ii saar sister
@samiyosiman8207
@samiyosiman8207 5 лет назад
Maashaa allaah abaayo allaha kuu barakeeyo qaaliyey caafimaad kudag
@queenfarahkaftanofffical5406
@queenfarahkaftanofffical5406 3 года назад
Wahi aroos wa jacyel daaa daaa soooo wa Arag dona 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🎤🎤🎤🎤🎤🎤
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 4 года назад
mashallah tabarakallah abayo, your house is amazing, allahuma barik.
@umuaishafarah1106
@umuaishafarah1106 5 лет назад
Masha allah tabarakallah barakallah xabibti nurcalanur
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Umuaisha Farah subscribe ii saar sister
@draishatohow9374
@draishatohow9374 5 лет назад
Maasha allh abyo ilhy adi iyo familkda ilhy ha isn xifdyo
@habiboabdalla2399
@habiboabdalla2399 5 лет назад
Hi walaaahey noo soobadi sharxaada gurkha maasha alaah TV bahahka saran xagee laga helaa
@MA7CC
@MA7CC 5 лет назад
wow masha alalh i Allah haku barakeyo Abayo mcnto wan kahelay
@shaymaa7454
@shaymaa7454 5 лет назад
Masha Allah xbbti تسلم الأيادي ❤️❤️
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Shaymaa Ahmed subscribe ii saar sister
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 5 лет назад
Illahay hakuu barakeeyo intaan haysana allah ha siiyo
@whitecrystal1792
@whitecrystal1792 4 года назад
Masha allah abyo allah haa kuu barakeeyo
@fahiimoshow180
@fahiimoshow180 5 лет назад
Masha Allah qurux ayad u sharaxday ❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹👍
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Fahiimo Beauty subscribe ii saar sister
@naemasaid5490
@naemasaid5490 5 лет назад
maashaa Allah tabaraĺllaah walashey guuri qeer qabaa Allah ha kagaa dhig adiga iyo family Allah haidin xafido guuleeso
@queenfarahkaftanofffical5406
@queenfarahkaftanofffical5406 3 года назад
Mashlah QAmmar
@sacdiyoaxmed9969
@sacdiyoaxmed9969 Год назад
Masha allah xabibti ilahey haniibarakeyo amiiin yarabi❤❤❤
@HafsaHworld
@HafsaHworld 5 лет назад
Masha Allah tabarkallah 👍🏽👍🏽👏🏼👏🏼abayo Allah Ha ku barkeyo Adi iyo familie kag😍😍😍
@zuhraahmed2870
@zuhraahmed2870 5 лет назад
Maasha allaah abaayo mcnto sido kale wan ku jecelnahay mcnto
@fahmoabdulkadir1783
@fahmoabdulkadir1783 5 лет назад
Masha allaah xabibti ilahey ha idin xafido ilahey ha idin barakeeyo gurigiina quruxda badan iyo idinkaba luuula dooqaga caadi mahan ❤😍😍
@umuAidha
@umuAidha 5 лет назад
Masha Allah xabiiba hor USC anigana iso boqo wan ku so boqaday mahad sanid Abayo iyo asaxbtada kugu xiran waxan idiga cod sanaya inad subscribe igu cawisan mahad sanid damantina 👏👏👏👏👏
@Ismahankhalif
@Ismahankhalif 5 лет назад
umu Aidha Maashaa Allaah ana ii saar gacalo ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-7cX2HkFJT1U.html
@hapiadem124
@hapiadem124 5 лет назад
Mansha alaah wllo qali ilaahay hakuxif tiyo
@hayatgwal6901
@hayatgwal6901 4 года назад
mashaallah qamar keep going
@faysaqurux825
@faysaqurux825 5 лет назад
Masha Allah qamaray Alle nimcada ha idiin barakeeyo
@queesaduushcqaadir4699
@queesaduushcqaadir4699 5 лет назад
qurux waaye wlhi
@hibomohamed8745
@hibomohamed8745 5 лет назад
Mansh allh abaayo guriga aad bd u quruxisaya rabi haku barkeeyo
@nuurapacket4019
@nuurapacket4019 5 лет назад
MASHAALLAH tabarakallah wllo ilahay ha idin barakeeyo dhamaantiin
@ikranawale5450
@ikranawale5450 5 лет назад
Masha allaah tabarakallaah ilahay hadin barakeeyo
@sacdiyosuusuuchannel2457
@sacdiyosuusuuchannel2457 5 лет назад
Masha Allah alaf Mabruuk abaayo qamar qalbi uroon iyo maxamed hore usocoda guul baa idin rajeyay
@hawokinnsalad8778
@hawokinnsalad8778 5 лет назад
Masha Allah tabaarakalaah ilaahey ha kuu barakeeyo aamiin aamiin yaa rabi ❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌
@umuabdallah1155
@umuabdallah1155 5 лет назад
Masha Allah Qamareey sida uqurux badan tahey ayaad fadhigana uqurxisey barakallah farxad igu nolow adiga & familigada quruxda badan😘😘❤❤❤❤
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Umu Abdallah subscribe ii saar sister
@caaliyasayidbakar612
@caaliyasayidbakar612 5 лет назад
Maasha'allaah mama xabiibti ilahey haku barakeyo
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Caaliya Sayid Bakar subscribe ii saar sister
@sumayazuzu5486
@sumayazuzu5486 5 лет назад
Masha allah tabarakallah gaari Dumar❤🌹🌷❤
@ifrahosman7928
@ifrahosman7928 5 лет назад
Masha Allah tabarkallh waa qurx wal hore u soco
Далее
ДУБАЙСКАЯ ШОКОЛАДКА 🍫
00:55
Просмотров 843 тыс.
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
SAMIYA  KING ALPHA OO SIWADAJIR AH  ....u400k
11:45
Baasto Al Foorno Fudud By Qamar Bint Amiir 👑
14:43
Просмотров 101 тыс.
ДУБАЙСКАЯ ШОКОЛАДКА 🍫
00:55
Просмотров 843 тыс.