Тёмный

Shariif, Kheyre iyo C/Raxman oo diyaar garoobay iyo Xasan oo weerar ah+ Xildhibaanada D&M oo markale 

Abwaan Kabayare
Подписаться 50 тыс.
Просмотров 4,8 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

24 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 46   
@WilkaKennedid
@WilkaKennedid 2 часа назад
Xassan shekh Emaan laawe. Maestro Kaboyare.. keep on teaching.🌍🇸🇴🏊✍️👏🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟
@WilkaKennedid
@WilkaKennedid 2 часа назад
Xassan shekh Iimaanka ayuu la'yahay.
@jamayasin2155
@jamayasin2155 2 часа назад
Xasan Sheikh waxa uu ballan ku qaaday in uu dawladnimada Soomaaliya bur buriyo meeshii uu rabey bayna u maraysaa
@rashkaarow45
@rashkaarow45 2 часа назад
Dawladnimadii Soomaaliya doofaar baa lugta gashay .
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 2 часа назад
Xasan Shiikh termkiisii hore 2012-2017 saan ma aheyn. Laga baray laga badi, wuxu ka bartay Farmaajo in maquunin iyo awòod aruursi la sameysto lana yiraahdo doorasho ma dhaceyso ilaa la helo mid qof iyo cod ah inta ay rabto ha qaadato.
@mohamedomar610
@mohamedomar610 3 часа назад
ISHA WARARKA XAQIIQDA ❤❤
@WilkaKennedid
@WilkaKennedid 2 часа назад
iimaan laawe. Guurguute waa stupid.
@halimohassan3109
@halimohassan3109 2 часа назад
Hassan illahay ha ka qabto wadanka .allaw qabyaalada naga kori oo na sii dawlad caadil ah
@sahruja5777
@sahruja5777 16 минут назад
Xasan waa madaxweynihii ugu fiicnaa ee nasoomar 10sano soosocota isagaa kuutalin ee kubishaareyso
@halimohassan3109
@halimohassan3109 8 минут назад
@@sahruja5777 xoolaha umada ee la boobaya miyaa wax lagaa siiyaa.mise ma liibaanaha lagu liibaanay baad tahay
@bby6
@bby6 2 часа назад
Hassan munaafaq hadi u caqli leyahay tuuladi u ku dhashay ha ka xoreeyo khawaarijta inti u ku mashquulayo mucaradka abwan
@guledsm
@guledsm 56 минут назад
Alloow sharta Damuljadiid naga xijaab.
@BirlabBirlab
@BirlabBirlab 2 часа назад
Balaayada aad saadinayso jooji
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol Час назад
Salam abwaan kabayare ciida burburka dawlada somaliya kashaqayneeso dasturka in u laalo kulatayey waa xildhibanada calancasta snm oo saafirada hargeysa u joga xamar sii ay burburka dawlaad ugasareen wana gusha ay raabeen qof liintana weey heleen mata gof iyo cood nimanka somalididka ee burburka somaliya mushaharka xamar kàgaqata 3000 kun calancasta ah coodkoda hassan dhiqo balan uguqadeen bogoor burmadow kaaga dhawaaqay hargeysa iin ay nimaanka xamar jooga somaliland shaaqo wanagsan u ahayeen hassan dantisa kadheex arkaaya oo qof dawlaad iyo qaraan somaliyeed ma aha burburkiina dawlaadi laso yaab yaabayey baarta ku dhamanaysa ee allah hagakabto hassan umaada somaliyed
@FatimaJama-d9m
@FatimaJama-d9m Час назад
Aniga Xasan Shiikh ma fahmin illahay Xawa ha waafajiyo Somali meelkasta way ku dhiban tahay illahay ha badbaadiyo Waxaan Ila yaa ban ay nolosha nada nomads waa soo maray maanta umada masaakinta ah bay ahayd inuu u gargaarey inta odeur dhibtay ay u naga sabayon weli waxaynu u bahanay runta inaan kuwada hadalno wa bil ma jiro ee waa swore dhintay oo u Bahan illahay naxaristo😊
@hussainabdi5858
@hussainabdi5858 17 минут назад
😢waxuu ku faraxsan yahay is afgaranwaga ka soo baxay kofur galbeed waa munaafaq yada ku dhexjira bulshada somaliyeed ee ka soo horjeeda horu marka dawladnimo garan maayo cida uu ku daaban yahay itoobiya ama shabasb
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d Час назад
Xasan-baahane imminkuu dhowyahaye, Waddanka ha laga badbaadiyo
@AliFidu-lx8gi
@AliFidu-lx8gi Час назад
XASAN DHIIQO
@FatimaJama-d9m
@FatimaJama-d9m Час назад
Aniga Xasan Shiikh ma fahmin illahay Xawa ha waafajiyo Somali meelkasta way ku dhiban tahay illahay ha badbaadiyo Waxaan Ila yaa ban ay nolosha nada nomads waa soo maray maanta umada masaakinta ah bay ahayd inuu u gargaarey inta odeur dhibtay ay u naga sabayon weli waxaynu u bahanay runta inaan kuwada hadalno wa bil ma jiro ee waa swore dhintay oo u Bahan illahay naxaristii
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 2 часа назад
asc xasano
@abdiazizmohamoud4474
@abdiazizmohamoud4474 2 часа назад
Xamar hadaan gogosha laga rarin Soomaali caasimada ka tashan Soomaali Xamar 1991 xasuusin Soomaali waxa socda akhrista Soomaali meel dhexdhexaada Soomaali meelaan reer lahayn
@issafarah
@issafarah 23 минуты назад
Cabdiraaqow hadalkaaga in ayaa gaabisa lquma maqlo e fadlan kor uqaad mhsnd
@bby6
@bby6 2 часа назад
Marka hore hadi u rag yahay Mr qabuure faagte cidamada unisom ha baxan nin asagaba la ilalinayo muxu hub kadhigis samen kara
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 29 минут назад
Muse suudi waarkiisa lama haayo
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 31 минуту назад
XASAN MUNAAFAQ MUXU ISKU OG YAHAY OO KA DANBEEYA
@Ahmedo-qq3ve
@Ahmedo-qq3ve Час назад
Back to square one!. Geelii iyo carro tuuradii aad Farmaajo Kala hor timaadeen uun baa haray ee bal aan sugno. Dawlad somaliyed Xamar & Hawiyay eeday.
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Час назад
Haleyska qabto duuma jaxiima
@aliali-mm5fn
@aliali-mm5fn Час назад
Xasan sheekh cadowga somaliya ayaa keenay ayaga ayuuna u shaqeeyaa waxaad ka garaneysaa sida uu arinta itoopiya u wajahay
@johnosmaankhayrahmed1959
@johnosmaankhayrahmed1959 Час назад
Waa la fahansanaa xasan inuu tan soo wado Tana waa arintii ismaaciil cumar geelle 20ka sano ku caano maalay
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 2 часа назад
waxaalarabey hay ada nabad sugida iney raadsato ajaaniibta wadanka kabuuxda iney daba galaan ,waxaa buuxa xamar ajaaniib ,baabuuxda oo dadka gaaleysa,gabdhaha kufsata itopian ka buuxa oo aydhiska gudbinaya,ajaaniibta ,muqaadaraadka keenaya mey dabo gasho maxaa shacabkii somaali kudiray diyaaradahaan dawladu ma,ayadaa leh dawladaan waa in ay layska celiyaa
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 2 часа назад
Xasan waxaa ay masaarida ku tiri waxaa tahay xaftarkii 2aad ee somaali masaarida ayay ku tiri laakiin waa lalugooyay xasan waatii uu kubaabi i lahaa naagahiisa
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 55 минут назад
Alla hecliyaa jabka reer dudaaye sidii idihii 2018-19_20-21. iinaanarko gardardii leyskugabsahaayay .dhaqsada Riwaaddii unnukaaaaaaaaaaaaaaaleh areey mahaan unnukaaaaaaaaaaaaaleh🤣😅😂🤣😅😂🤣😅😂
@abobasement346
@abobasement346 38 минут назад
way istahilan in xasan moryan u sidah u galoh barlaman ku shegah sababto ah idin kah u saxixay xasan moryan in u sharcigah u ku qatoh gacantah
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Час назад
asc garguurtow gafanad noqtiyo gumeysi xiloodhiibtey guulaan kuubarye xilka degdag guule kaaga qaad gafafbatow guule idhaha kaatuur garmaqatow gayiga somaliyed lagaa wadanac gobonimo aasow gafuurxume gayigii somaliyed xarbi ahliyaad wada galisey dhackufsi iyo sheydaanbad kunoqotay oayey anoo gabara ku garaad dhaama gawgow maxaad somalo dhanuga dhigtay
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 Час назад
Xasan meel xun ayuu noowadaa
@aweissoccorro4671
@aweissoccorro4671 Час назад
Md. Xassan Sheikh intuu dagaal ku qaadin siyaasiyiinta Hawiye, Hubka ha ka soo Uruuriyo Macawisleyda Waceysle uu Hubkii Qaranka u Qeybiyay....
@FatimaJama-d9m
@FatimaJama-d9m Час назад
Muxuu faa’iido inoo leeyahay hadaan ilmaha a soo koraya aan xabada ISAF’s deigning???? War lacagta aan hubka ka bixinayno aan bero ku falano aan badrool kula soo baxno Ninka’s hadlaya xaskisa iyo hooyadiis Waa badbaadiyey idinkuna kuwa xabada qaybinaayow umada ha haalaagina nag nook ninkii dila illahay maxuu ka yiri iswaydii Sheekh shariif diinta waa fahansan yahay Khayre yurub waa ogyahay madaxdu inay umadooda u naxaristo ma Aad samayno ka firso aniga runtii khayr dabaysha scoots yeysan ku qadin siyasad hufan baad wadatay nun yar oo wax tagan san baad ahayd dadka unaxaristo waa jib baa kaa saran Uma Daan u badan dad Masakin an oo ku mash quulsan nolosha maalmaydkooda??????
@sour.candly7868
@sour.candly7868 2 часа назад
Waad la talisay haddu wax maqlaayo Balse wadkiisa wado ee yaan la celin intuu Itoobiya kuma dhaco inuu Gobalada ay qabsatay ka saaro Soomaali ayuu ku mashquulayaa isagoo Kursigiisa Difaac u galaya inuu ka dago ma rabo wxu u diyaargaroobayaa beri yeysan helin Hub lagula dagaalamo balse Gobalada muxu ka yeeli waa la sugi Nacaska walee waa lagu Qaawin hadduunan Caqliga kuu soo noqon..........think before you leap......🤣
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu Час назад
horta masar ayaa yiri tv yada carabta ayaa ku lahaa sidee ku galeysaa oo aad ku dhex dagaalameysaan soomaalida wey hubeysan yihiin masar ayaa tiri hubkaka aruuri xasan wuu barmajsanyahay ismaaciil aya ku amrey inuu masar galiyo soomaaliya uu ka baabiyo madaxgobaleedyada iytoobiyana kaa bixineysa masar ayaaba raadineysey meel ay itoobiya kala dagaalanto
@faadumocali5574
@faadumocali5574 2 часа назад
Xasan munaafaq Umad somaliyed Illahey ha ka qabto
@Fatima-bt5pt
@Fatima-bt5pt 2 часа назад
Amiin
@abdimacalin4156
@abdimacalin4156 2 часа назад
Xasan garguurtow dhiiqaad lugaha kuka jirtaa maandhow yaan xaar faraha laguu gelin haka fiirsane horay usoco sh hubka kadhig xcq hubka kadhig habargidir hubkadigis kusamee dm ama kgs sifiican ukarbaash kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@sahruja5777
@sahruja5777 17 минут назад
Beenlow beenta jooji dowlada waydhaqaaqday.
Далее
TURKEY | A Muslim Superpower?
13:52
Просмотров 91 тыс.
How to win a argument
9:28
Просмотров 562 тыс.