Тёмный

SHARMA BOY HEESTA ABEESO YUU KU JAFAY? AA  

Soya films Studio
Подписаться 515 тыс.
Просмотров 48 тыс.
50% 1

MA DOONEESAA QOSOL MAAD IYO MADADAALO KU SOO BIIR CHANNELKEYGAAN OO AAD KA HELI DOONTO WAX WALIBA OO FUNNY MOMENTS AND FUNNY VIDEOS AH THANKS
HASSAN SOYA
FILM DIRECTOR/ACTOR/FILM PRODUCER/SINGER/ SONG WRITTER AND RU-vidR.
FOLLOW ME
/ hassansoya
/ hassan.alisharif

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 318   
@SoyafilmsStudio
@SoyafilmsStudio 3 года назад
WAA KAN CHANNELKEENA KALE KU YAACA ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-g2AB6ogRcZI.html
@maxamedcabdilove2473
@maxamedcabdilove2473 3 года назад
Asc
@maxamedcabdilove2473
@maxamedcabdilove2473 3 года назад
What
@fadumocraxiin4731
@fadumocraxiin4731 3 года назад
@@maxamedcabdilove2473 𝐰𝐜𝐬
@AbdinasirITtube1D
@AbdinasirITtube1D 3 года назад
Sxp 4.5 qabiil filimka meeyane mise waad nooga baxday
@maulidofficialmao1761
@maulidofficialmao1761 3 года назад
Xasan sxb dadka haqaldiin ninka kan lexada dhahday hadane adiga leh ya la heysata sxb dadka haqaldiin adiigana ha is qaldin sxb
@sharmaboy9676
@sharmaboy9676 3 года назад
Recpect Pro 🙏🏻❤️
@fadumocraxiin4731
@fadumocraxiin4731 3 года назад
𝐌.𝐚 𝐤𝐞𝐞𝐩 𝐠𝐢𝐨𝐧𝐠 𝐬𝐡𝐚𝐫𝐦𝐚 𝐛𝐨𝐲❤️❤️💯💯❤️❤️💯❤️❤️
@Thelionkingdom516
@Thelionkingdom516 3 года назад
Sharma Boy Nio Adiga Waxaad leedahay Dhalinteena Ayuu Qabiil Baraya Hadana Waxaad Leedahay Madaxweynaheyga waa deni Waxaa ka wanaagsaneed inaad Dhahdo Madaxweynaheyga Waa Farmajo
@djib-ogaal2892
@djib-ogaal2892 3 года назад
Soya ninkaan waxba lagaa qaban maayo, reerkeyga somaliyeed waan idin wada jeclahay, qabyaalad la’aan from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@jaabir7107
@jaabir7107 3 года назад
Legend nin weyn inta tagerto dhac kusii☝☝
@lilduomofficiel3313
@lilduomofficiel3313 3 года назад
Hassan soya actorka somalida wan ku tagera from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯💯💯💯
@umunajxaofficial8632
@umunajxaofficial8632 3 года назад
Asxbta wllkeyga ku xiran waa idi salaamntihn plz isoo booqda🙏🙏❤❤👇👆
@M.OZIL4
@M.OZIL4 3 года назад
Haye
@fanaxofficial1435
@fanaxofficial1435 3 года назад
OK walashy.....don
@yacquubbakal6727
@yacquubbakal6727 3 года назад
isoqabo wllo fadlan isowabo what's app +252907954457
@ibrahimamoore9197
@ibrahimamoore9197 3 года назад
Sharmo poi intiii ka xun anaaa waso we love love Sara team sharma poi❤
@engbirlaqe6507
@engbirlaqe6507 3 года назад
ana ka xume bal kalay i was Wtf
@sahalkhan9380
@sahalkhan9380 3 года назад
✅✅✅✅✅
@ibrahimamoore9197
@ibrahimamoore9197 3 года назад
@@engbirlaqe6507 qanisiiinta ma waso aniga dabada dhuqso pro
@essateddyofficialmusic
@essateddyofficialmusic 3 года назад
Nio Ninkan inta reactionka bixisa wlhi isaga ugu reaction wacan nolw libx from hargaysa
@nasroxasan1086
@nasroxasan1086 3 года назад
Asc somali Maxamed aan ku wada salino xabiibkena Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@nimconimco1088
@nimconimco1088 3 года назад
Scw scw
@fadumocraxiin4731
@fadumocraxiin4731 3 года назад
𝐒𝐜𝐰
@cabixamid2584
@cabixamid2584 3 года назад
ScwScw ScwScw Scw ScwScw
@aaminocusmaan8311
@aaminocusmaan8311 3 года назад
Scw scw scw scw scw scw scw
@qanciyeboy4153
@qanciyeboy4153 3 года назад
scw scw scw scw scw scw
@cabdiseevo9361
@cabdiseevo9361 3 года назад
Maantoodhan ayaan ku sugaye wlhi soya 🥰
@abshirwiko6565
@abshirwiko6565 3 года назад
Waa iga qoslisay bro horey u soco😂❤️
@moyusuf7766
@moyusuf7766 3 года назад
Cawa somalia 🇸🇴 ciyrta si fcn ayey u ciyaren 🇸🇴❤️💪🏽 from 🇧🇪🔥🙋🏽‍♂️🇸🇴❤️🙏🏾
@laylaabdikariin8743
@laylaabdikariin8743 3 года назад
Xasn sooya aboowe reackshinkaada waaan jecelhaya wllhi keep going bro💋💋💋💋❤❤❤💯💯💯🥀🥀🥀🥀🥀🥀❤❤
@BRG.
@BRG. 3 года назад
Waansugaynay reaction kaaga bro keep moving 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@faniabdi5771
@faniabdi5771 3 года назад
Daahir calool weyney naaso weyney madax weynaheygu waa Dani🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❣️❣️❣️❣️❣️
@engbirlaqe6507
@engbirlaqe6507 3 года назад
Sxb danbi ha isku kenin raag wa isdagalan wana hishiyan dahir culusow fra kala bax
@yahyejr9195
@yahyejr9195 3 года назад
Baayo dani caloshisa war iga siii 😂😂nolasha kuma xumeyso kaftan un queen
@Thelionkingdom516
@Thelionkingdom516 3 года назад
Deni ma Caatoobay Naasihii ma ka Jarteen
@daauudalasow2401
@daauudalasow2401 3 года назад
Waxa reaction kaaga ku jclahay ma xaqirtid qofka talaltin kiisa
@kaamilyare6866
@kaamilyare6866 3 года назад
Waadaahir calasoo
@ahmedmoalin9762
@ahmedmoalin9762 3 года назад
Keep going legend Hasan
@lastqueen3193
@lastqueen3193 3 года назад
Hellow reeer boosaaso🇸🇱
@queenjamac5123
@queenjamac5123 3 года назад
Madaxweyne dani🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@engbirlaqe6507
@engbirlaqe6507 3 года назад
Somali guul iyo guul daro wan wadna 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤👈
@daadirelmi1408
@daadirelmi1408 3 года назад
Xazan zoya wa ku wadanaa mtn 🇸🇴🙋‍♂️
@nuuralimoalimlbrahim3056
@nuuralimoalimlbrahim3056 3 года назад
SoyA legend wn ku Aaminsanhy hore uu soco Kipgon
@abdiwelifiidow2447
@abdiwelifiidow2447 3 года назад
Keep going legend always legend ❣️
@heykalofficail2009
@heykalofficail2009 2 года назад
Legend xasan wan ku wataa libaax guul ban ku rajeyn sxbb
@axmedkoronto5929
@axmedkoronto5929 3 года назад
Ninka kaliyee Reaction kisa si Daacada u muujiya. Xasan Zoya waa kuwata actors I'm form Hargaisa Hoyga fanka iyo suuganta. ارظو صمال
@miskimaana813
@miskimaana813 3 года назад
Waa yab ubixi soo kacayey ayaa suxulka lugu celin hai ceybeenin anaa kaa weyn haye waa sax maxumo in lagu xushmeeyo qof weyn aqlaaqdha wanagsan halaga helo geelu baarqabkiisa dhudhuriyo aarankiinsa mxaad moodey 😍
@djib-ogaal2892
@djib-ogaal2892 3 года назад
Keep legend hassan soya
@ifrahqaliif825
@ifrahqaliif825 3 года назад
KEEP LEGEND HASSAN SOYA🤩🤩🤩🤩
@muscabxayoow1707
@muscabxayoow1707 3 года назад
Ifraax soo arso asad 🥰🥰🥰🥰
@deqowqawaji6920
@deqowqawaji6920 3 года назад
Www cawo ifrax timadahee wanku salame
@maxamedshinewaye4563
@maxamedshinewaye4563 3 года назад
Xasan sooya sxb sare waan kowataa sxb mcn
@fadumocraxiin4731
@fadumocraxiin4731 3 года назад
𝐗𝐚𝐬𝐬𝐧 𝐳𝐨𝐨𝐲𝐚 𝐤𝐞𝐞𝐩 𝐠𝐢𝐨𝐧𝐤 𝐚𝐛𝐨𝐨𝐰𝐞 𝐭𝐚𝐚𝐠𝐞𝐞𝐫𝐨 𝐤𝐮𝐮 𝐚𝐡𝐲❤️💯❤️💯💯
@shiness1062
@shiness1062 3 года назад
Legend nin aan ugu dambeyno reaction somalia oo dhan
@uraluraluralural137
@uraluraluralural137 3 года назад
pro keep gion
@alishkaft1608
@alishkaft1608 3 года назад
Xasan soya legend
@cagadahab1184
@cagadahab1184 3 года назад
Hees aan reaction ka bixin wllhi maba dhageso saxb
@sadiacabdi1536
@sadiacabdi1536 3 года назад
Soya waxaad tahay fani guul guul guul sharma boy❤❤❤❤❤❤
@noogabaxshuubakudhashe9289
@noogabaxshuubakudhashe9289 3 года назад
Hasan soya in the building🥰🥰😘
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 3 года назад
LEGEND Sharma boy LEGEND XASAN SOYA 🇸🇴
@najmomowliid4407
@najmomowliid4407 3 года назад
Kkkkkkkkkkk wallhi kilyahaa ixanunay sxp raabkaaga kuhystaa kkkkkkkkkkkkk
@farxanofficial7946
@farxanofficial7946 3 года назад
M,a ku taaagersanhy zoya legend
@ranimugrajee5518
@ranimugrajee5518 3 года назад
Xasan soya wnku salami zxb sare wlhi reacionada ankugu jclhy wadiga qoslisiya wllow wnku jclhy hadii ankudhaho mxn kahaleyi abowe
@malmo4235
@malmo4235 3 года назад
Soya Nin rag ah oo dareensan marxalada Somalia iyo dhalinta salute my bro wlaahi runtaa waaye somali dab ay sii huriyaan ayeey jecelyihin
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 3 года назад
Masha Allah Ellahay hanoodaayo is
@caddelovebro7650
@caddelovebro7650 3 года назад
Keep going bro
@liibaancaato8630
@liibaancaato8630 3 года назад
𝗟𝗲𝗴𝗲𝗻𝗱 𝘄𝗹𝗵𝗶 𝘄𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂 𝘁𝗮𝗴𝗲𝗘𝗥𝗔𝗮𝗮
@ifraxmohamed3678
@ifraxmohamed3678 3 года назад
Aragaga ii farxada xasan alaha no kaa xafido abowe ilxun kuma aragto
@hamdaabdibixi1466
@hamdaabdibixi1466 3 года назад
shrma by libaxa fanka hore usoco
@aminasadofficial9237
@aminasadofficial9237 3 года назад
Sharmo boy guul iyo gobonimo🎅🎅
@yooniscadeflims26
@yooniscadeflims26 3 года назад
My dhiiga bosaso puntland somalia
@hassanahmedmohamed2234
@hassanahmedmohamed2234 3 года назад
Wwww wlh sharma boy waa tagay sxb waan nin rag ah libaax waa waxiii abeeso ah ha cararaan kkkkkkk
@quruxsannuur69
@quruxsannuur69 3 года назад
Legend 💪💪
@mohaali1231
@mohaali1231 3 года назад
Fiva Sharma boy legend
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 3 года назад
ALLAH heesaha wax ka qayr badan Ha ugu bédelo
@popcriminal1432
@popcriminal1432 3 года назад
Soya legends keep going bro qodob ayad ka hadasha nio
@cabdulahifarax1244
@cabdulahifarax1244 3 года назад
Keep going bro Xasan soyal
@Daawasho1
@Daawasho1 3 года назад
RU-vidr reaction wiil somali kaa qalbi nadiif san waligeey lama kulmin
@xayiraiyoxoodmidia5326
@xayiraiyoxoodmidia5326 3 года назад
HORE USOCO 💖💖MY BROTHER HASSAN SOYA 💗💗FROM BURCO SOMALILAND 💖💖💖
@sadiacabdi1536
@sadiacabdi1536 3 года назад
Soya waan ku salamey waxuu kuwa ku tuuksanay magac sharma boy lacago ku qabtay ❤❤❤❤❤❤❤❤
@queenluula99
@queenluula99 3 года назад
Keep going bro 💪
@hawaessa3243
@hawaessa3243 2 года назад
Keep going will qali
@sahraosman9557
@sahraosman9557 3 года назад
Waa runtaa
@banoodachannal4379
@banoodachannal4379 3 года назад
Lkn heestaan inuu dib udhikto ayey aad ugu wacneyd Adiga maa Aniga heesa ii qorey Somalia maryooleydaa meele u qaadi doonan
@abshirchannel456
@abshirchannel456 3 года назад
M.a Allaha ku xafido wll qali ah Cadowgaya cagta hoos Lph
@bad_boy_abdalla4589
@bad_boy_abdalla4589 3 года назад
Soya boowe aqligaga cml Somali hadey wada qabi lehed m.a wadanka ma burburen wlhi
@naciimamuuse8589
@naciimamuuse8589 3 года назад
From burco waa kula soconaa
@abdirisaq237
@abdirisaq237 3 года назад
Gar iyo gardaro waan kutaageeraa sxb maxaayeelay qofka kiliya ee kaftankiisu iga qusliiyo ayaatahey marka lagareebo boqorada nafteyda naciimo lake ismuujiya tiim xasan soya boqorka reactionka yuutubleyda soomaalida
@ahmedcarab4432
@ahmedcarab4432 3 года назад
Ku soco
@nasiimxidig1008
@nasiimxidig1008 3 года назад
Keep going 🥰🥰🥰🥰
@sadiiqcali472
@sadiiqcali472 3 года назад
Kkkkk rab yab badan tiriyay thanks bro
@bakarxasancalibakarxasanca2169
@bakarxasancalibakarxasanca2169 3 года назад
Soya my bro hori usoco
@cabdiladhiifaxmed9248
@cabdiladhiifaxmed9248 3 года назад
keep going
@sheikhmuriidi7117
@sheikhmuriidi7117 3 года назад
Waa saxan tahey xasan wlh waxaa tahey qof daacad ah dadka dhan saan ma ahan fifaf xasan sxb
@kowsarabdiwali2295
@kowsarabdiwali2295 3 года назад
Kuma mashquulo maamooyinka Waarun taas Hooyo soomaaliyed maxaa looga mashquulin waa hooyo waa maamo Ninraga maaha ninka hooyo wax kasheego Madaxwaynahaygu waa deni 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪💪💪💪💪💪👍
@micnoofficialfilm1407
@micnoofficialfilm1407 3 года назад
Haaa 🤣😂😂daahir waye yakale hee
@mohamedjama9551
@mohamedjama9551 3 года назад
Reer burco.reaction
@idilsicid4406
@idilsicid4406 3 года назад
Kuma hayno soya inder nagag soo dhakhso
@sahalnorqorone2885
@sahalnorqorone2885 3 года назад
De one anly sharmaa boy.from garissa
@ibraahimmaxamuud6933
@ibraahimmaxamuud6933 3 года назад
Hore usoco wll qaaliya
@haawoisse1674
@haawoisse1674 3 года назад
Bro markasto waan kuweydiyaa ee daruuf iyo danjaceel maxa maisgadeeysay but I was waiting the movie
@mohamedmuse369
@mohamedmuse369 3 года назад
Wlhi sxb xasan somalidena wa eey wasaq ah
@abdimahad9294
@abdimahad9294 3 года назад
Keep going Sharma boy
@hanifaarax9258
@hanifaarax9258 3 года назад
Wizbi reaction ka sugnaa💥💥🙏
@gacaltoyog41
@gacaltoyog41 3 года назад
Hassan Soya Waan Ku Wataa Macalin Guulayso
@abdirisaqsaqey828
@abdirisaqsaqey828 3 года назад
Soya maxan raba ina kaqsyqato turjubanta filimat firi side kusobirikara wall qali ah.oo aan tagero isosheg pls avowe mcn waxn raba ina nogto caan sidadhokale
@uraluraluralural137
@uraluraluralural137 3 года назад
wan ku wataa pro hasan soya cadowga uma jabtid
@saadaqomar741
@saadaqomar741 3 года назад
Soya actor kenaa
@jaamacjarmali253
@jaamacjarmali253 3 года назад
Keep going _//////////////////_/
@mudalibpoi6737
@mudalibpoi6737 3 года назад
Xasan waasax heestan dari calisoo w aalootolgaley waayey aweeso aweeso calisoo2
@daauudalasow2401
@daauudalasow2401 3 года назад
Sx waye sxb
@curejiinabirjeeb9309
@curejiinabirjeeb9309 3 года назад
Haa sharma sooy
@kingmanz0510
@kingmanz0510 3 года назад
Wll sharma hor usoco
@yahyelaam9046
@yahyelaam9046 3 года назад
ʟᴇɢᴇɴᴅ ʜᴀssᴀɴ ᴢᴏʏᴀ ᴡᴀᴀ ɪɢᴀ ϙᴏsᴏʟsɪɪsᴀʏ ᴡʟʜɪ❤😀
@noogabaxshuubakudhashe9289
@noogabaxshuubakudhashe9289 3 года назад
Xasan soya legend pro😍😍😍
@ebyanmohamed4442
@ebyanmohamed4442 3 года назад
Mr Soya 💕💕
@mariyaroza1334
@mariyaroza1334 3 года назад
sxbo xasan soya ciyaar mad taqanaye adigo fadhiyo sidan u ciyaare hada istaag nata sow kama darano 😂😂😂😂😂
@doolxaajimohamed3682
@doolxaajimohamed3682 2 года назад
Is you
@usaamefarxaan6301
@usaamefarxaan6301 3 года назад
Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 2k wax yar iiga dhiman igaarsiiya
@malaakmaxamed2010
@malaakmaxamed2010 3 года назад
Aaway hee heestii whiz b saan usugaayi waan daalay 😭😭😭🔥😔😔
@hanimahamud3974
@hanimahamud3974 3 года назад
Xasan soya guul wacan
@abdirahmanabraham3881
@abdirahmanabraham3881 3 года назад
Secand waan soo hadahay inaan soya ugu horeyo ayaan modi jiray
@abdirahmanabraham3881
@abdirahmanabraham3881 3 года назад
Waan ku sitaa zhp
@Abdikadir-Pro
@Abdikadir-Pro 3 года назад
Asxaapta team soya Subscribe Haleey saaro
Далее
Vibes in Ney York🗽❤️! #shorts
00:26
Просмотров 21 млн
Sharmo Boy Kibirkaaga Reaction Guri Barwaaqo
8:19
Просмотров 67 тыс.
DHIBAATADA KU DHACDAY SHARMA BOY
16:59
Просмотров 72 тыс.