Тёмный
No video :(

Sharma Boy - Karbaash Everyday (Official Audio) 

Sharma Boy
Подписаться 1,9 млн
Просмотров 2,1 млн
50% 1

Опубликовано:

 

21 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 3,9 тыс.   
@Itsmobanks
@Itsmobanks 3 месяца назад
Sharam anaga ciyaalkaan beat baa kuwasnaa bac la aaan
@SharmaBoy
@SharmaBoy 3 месяца назад
Blood 🩸
@MustafeGamaadiid-wi2uq
@MustafeGamaadiid-wi2uq 3 месяца назад
Sharma
@RealAbdiRahmaan
@RealAbdiRahmaan 3 месяца назад
Tommorow big moha karbaash 😂😂😂😂😂😂😂​@@SharmaBoy
@user-ne4bt5cu2r
@user-ne4bt5cu2r 3 месяца назад
​@@SharmaBoyA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-hq1px9kh9h
@user-hq1px9kh9h 3 месяца назад
Sharma ninka wuxuu ku tashtaa ilkacase qeys ❤❤❤❤❤
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 3 месяца назад
Heesaha waxa ka mcn Qur'aan ka Aleh Yaa igu raacsan ❤❤❤❤
@ZakariaAnyway
@ZakariaAnyway 3 месяца назад
M.a
@AminAlpha1.
@AminAlpha1. 3 месяца назад
Ninkan markasta waxan soqoraa bot miya
@leylacumar46
@leylacumar46 3 месяца назад
M.a waa xaqiiq
@abdifatahmohamed3
@abdifatahmohamed3 3 месяца назад
We know bro thanks 🙏
@Mohaancadih
@Mohaancadih 3 месяца назад
​@@AminAlpha1.Umaleenaw😂
@Nimcaanaxmtth805
@Nimcaanaxmtth805 3 месяца назад
Heesuhu 1Million bay Gaadheen Maxay tahay Salliga Nebigeenii Aan u Gaadhsiin weynay S.C.W 😭😭🙏
@abdifitahshushuule9606
@abdifitahshushuule9606 3 месяца назад
Scw
@user-sy4mz8gy5g
@user-sy4mz8gy5g 3 месяца назад
Scw lkn hestan maxa ku ag keney adi
@Laaki-ny4xh
@Laaki-ny4xh 3 месяца назад
Scw scw scw❤❤❤❤
@MohamedHassan-jq8gu
@MohamedHassan-jq8gu 3 месяца назад
Aad baad raqiis u tahay adiga & kuwa kula mid ah ee Hees dhexdeed magaca rasuulka csw ku raadsanaya like.. Caqli hadaad leedahay isku noqo oo Isa sax...
@Laaki-ny4xh
@Laaki-ny4xh 3 месяца назад
Si an wax ugu sheko kuwa dariqa alle ka lexday
@AbdirianoHassow
@AbdirianoHassow 3 месяца назад
Tan waa aduun tii aakhirana way noo danbaysaaa ku Sali nabigeena suban scw❤
@CabdallaaxmedIbraahim
@CabdallaaxmedIbraahim 2 месяца назад
Suhay😂😊
@zahraabdikadir220
@zahraabdikadir220 2 месяца назад
scw❤
@mfayz980
@mfayz980 2 месяца назад
@Jojo12729
@Jojo12729 16 дней назад
Scw
@Jojo12729
@Jojo12729 16 дней назад
Scw
@wll____maanka
@wll____maanka 2 месяца назад
Kusaliya rasuulkeena mohamed scw❤❤
@darmanabdihanshi2667
@darmanabdihanshi2667 12 дней назад
Scw scw scw scw scw scw
@MajiiShugrii
@MajiiShugrii 3 месяца назад
Aduun waxaa uguu qaliisan salliga Nabiga Nkh scw🎉🎉🎉
@user-ut7dk1cl7x
@user-ut7dk1cl7x 3 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@yunisdakane
@yunisdakane 3 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️
@kolomboofficial2058
@kolomboofficial2058 3 месяца назад
Scw
@Aaliyah-nz1eb
@Aaliyah-nz1eb 3 месяца назад
Scw scw scw
@fayzalapdilaahi5617
@fayzalapdilaahi5617 3 месяца назад
:ﷺ scw❤
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 3 месяца назад
Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan ☝️ ❤❤❤❤
@XamseQays
@XamseQays 3 месяца назад
Team 27 ku tartamsii Quranka ❤
@user-qs2ee2in8f
@user-qs2ee2in8f 3 месяца назад
Kkkkkkkkkkkkkk
@user-qs2ee2in8f
@user-qs2ee2in8f 3 месяца назад
ASAD HAJIO sxb taageer nbr 1 ayn ku ahy caan caan dhalay Laakiin meelahan oo kale lagama hadlo war iska hay dee Nin bay maqaayadu ushidantahayee hhhhh
@mucaadaxmedcismaan5270
@mucaadaxmedcismaan5270 3 месяца назад
Asad ma aha ciwaan kale waa😂
@mursalgadhka9394
@mursalgadhka9394 3 месяца назад
Taa layskuma hayo Ader makhnud bad tahe like bad ku radsanaysa
@user-bd1li4xx9e
@user-bd1li4xx9e 3 месяца назад
Aya xiseyo sharma boy : like dhee tyme sharma ⭐️⭐️💯
@Zaethirsi
@Zaethirsi 3 месяца назад
🇸🇴🇮🇹Sharboy si kasto ad somaliland u haydo hadana wan ku tagerna wayo what a voice best rapar an aragno anaga hadan somaliland dhahanay heesaha jecylada iyo heesa kale hargesia dadku way u simanyihiin lkn adigu somali 🇸🇴 dhan raparkeeda tahy wad qarxi lahyd waliba hadad somaliland hee u so qado wayo maha marnba dad ku Neceb somaliland wayo wxan oganhay Ina calol furantay heesanaha ad u so qadato malinba wxa Suqa ku cusub 🎉❤❤sharma ka sharma
@YahyaMahmuud
@YahyaMahmuud 2 месяца назад
😅lp
@jimcaaleaj7127
@jimcaaleaj7127 Месяц назад
Zaz waye taliye
@Sharma_cade
@Sharma_cade 3 месяца назад
Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤
@DeeqsanOzman-te2pz
@DeeqsanOzman-te2pz 3 месяца назад
scw scw❤
@abdrahmenibrahimahmed9646
@abdrahmenibrahimahmed9646 3 месяца назад
Scw scw scw❤
@jama2252
@jama2252 3 месяца назад
Scw
@HindiyoAbdixakin-eo2kn
@HindiyoAbdixakin-eo2kn 3 месяца назад
Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@mohameddekh-hx2bh
@mohameddekh-hx2bh 3 месяца назад
scw scw scw
@AdenaasirWizz-ug7gy
@AdenaasirWizz-ug7gy 3 месяца назад
Dadka waxa ugu baqiilsan kan saliga nabiga arka oo iska indha tira 😢❤
@MuuseCadoow
@MuuseCadoow 3 месяца назад
Scw
@sacdi467
@sacdi467 3 месяца назад
Scw
@alihybe1039
@alihybe1039 3 месяца назад
scw scw scw
@zamzamziman4749
@zamzamziman4749 3 месяца назад
Salalahu caleyhi wasalam ♥️
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 3 месяца назад
Sallalaahu caleyhi wasalam
@user-fn5jq5yb2e
@user-fn5jq5yb2e 3 месяца назад
Boqorka raabka King sharmaake laandheere majeerteen ah from Mr 🇱🇺🪑 ree diini 🪑🇱🇺💪
@Xanaans
@Xanaans 3 месяца назад
Dhiiga from mareexan reer diino🩸🇱🇺
@Xanaans
@Xanaans 3 месяца назад
Dhiiga from marexan reer diini 🇱🇺🩸
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 месяца назад
Thanks ina Adeer from MJ 🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@Mucaadmaistaage
@Mucaadmaistaage 3 месяца назад
❤❤❤❤ Mr 🎉🎉❤❤❤
@user-rz8ny3vv4g
@user-rz8ny3vv4g 3 месяца назад
Rer ayeeydeyyyy
@muhamahad5611
@muhamahad5611 3 месяца назад
Usheeg m.j danbe yaan loo Soo dhawan intaa noshahay legend Sharma k sharma😅😂like reer m.j
@WARDHEEREABUUKAR
@WARDHEEREABUUKAR 3 месяца назад
Heesha waxaa ka mcn qur.aan ka alle yaa igu racsan ❤❤
@AmY-gm2qs
@AmY-gm2qs 3 месяца назад
orodoo akhriso haye oo ka bax meesha
@drslayla2515
@drslayla2515 3 месяца назад
Maxa kaqadan mesha qur,aan ma ahan 😂meel hees ah aya soo galeeza kadiib waxa rabta in laku zoo saro
@UpdyKhaaluq
@UpdyKhaaluq 3 месяца назад
heesaha wxaa ka mcn quraan ka sidaas wxaa soo qoraya dad hada heesta dhameysty si ay like u helaan darteed😢
@user-ut7dk1cl7x
@user-ut7dk1cl7x 3 месяца назад
Zaxixi
@UpdyKhaaluq
@UpdyKhaaluq 3 месяца назад
❤❤​@@user-ut7dk1cl7x
@cabdisataarmcn1878
@cabdisataarmcn1878 3 месяца назад
Sax wye lkn meshaan music kasocdo inaad qu.aar la timid qalad wye
@user-os1nv2cm8e
@user-os1nv2cm8e 3 месяца назад
Sax weeye mnshaa allaah quraan ha la akhristo
@AbdiasiisMqxakud
@AbdiasiisMqxakud 3 месяца назад
De mopilkga ka dhagayso
@user-fw3mr6bi1w
@user-fw3mr6bi1w 3 месяца назад
Sharma boy is the real OG 😊
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 3 месяца назад
Sharma boy isn't easy🇸🇴☠️🔥🐐
@shucayb271
@shucayb271 3 месяца назад
Heesaha waxa ka macaan quraanka inta igu raacsan😢😢
@MuktarBakar-eg1tw
@MuktarBakar-eg1tw 3 месяца назад
Sidookale
@user-ut7dk1cl7x
@user-ut7dk1cl7x 3 месяца назад
Aniga ka mida
@mursalgadhka9394
@mursalgadhka9394 3 месяца назад
Qaska Alle ku gooye makhnud bad tahay Hadii Alle ku ron yahay Wanu ku fahanoo like bad ku rabtaa
@UpdyKhaaluq
@UpdyKhaaluq 3 месяца назад
@@user-ut7dk1cl7x cml la aan ta ku hysa fara weyna nio meel wlba comment gaan calyada ka wareegee
@shucayb271
@shucayb271 3 месяца назад
​@@mursalgadhka9394 dhilaa ku dhashay
@WllRagieokey
@WllRagieokey 3 месяца назад
2024 heestaan waxan dhagaystay habeen 1.55 habeenimo waa maalmo an sugaynay imtixaanka shahadiga markastoo aad qoralkaa aragto love isaar😢❤
@abdirashiidabdi6729
@abdirashiidabdi6729 3 месяца назад
Ilaahay hakuu fududeeyo imtixaanka bro
@Yaldiiz
@Yaldiiz 3 месяца назад
😂🤣
@Xariir77
@Xariir77 3 месяца назад
Imtaanka wad ku baazi bro
@YusufIsxaaq
@YusufIsxaaq 3 месяца назад
Sharma ka sharma waa i washe geesi🙏familykeyga waa jclhy kama kaftama🫡
@Fihiima-tf9yh
@Fihiima-tf9yh 2 месяца назад
Sharma boy is not easy ❤❤❤❤
@ShucaybRamadan-kw5sd
@ShucaybRamadan-kw5sd 3 месяца назад
Is xasuusin. An kuwada salino xabibkena... Muxamed scw❤scw scw scw scw scw scw scw ♥️
@C.fataaxcawilyuusuf
@C.fataaxcawilyuusuf 3 месяца назад
Scw scw ❤
@CabdishakuurCabdulaahi
@CabdishakuurCabdulaahi 3 месяца назад
Scwscwscwscw
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 3 месяца назад
Sallalaahu caleyhi wasalam
@nuhhassan3176
@nuhhassan3176 3 месяца назад
Scw scw scw 💞❤️🙏💕
@mfayz980
@mfayz980 2 месяца назад
@baabajeey
@baabajeey 3 месяца назад
EVERYDAY waxad modaa inuu dhuuqa aaa yaah 😂😂
@BARRIHIIxWEYNAA
@BARRIHIIxWEYNAA 3 месяца назад
Kkkkkkkkkk
@Majid_Hakim
@Majid_Hakim 3 месяца назад
Baaba waa ku wataa ❤❤
@ClkaafiXasan-kc3en
@ClkaafiXasan-kc3en 3 месяца назад
Baab jeey waa luga aray😂 reaction ka soo baxi pro😂
@HamsichPoi
@HamsichPoi 3 месяца назад
Baba 🫡
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 3 месяца назад
War yaa ku balamiyay 😂
@ZamzamDaimond
@ZamzamDaimond 3 месяца назад
Wllhi farxiya oromo way na shibtee wllhi wajibkeda wad marisay legend sharma ka sharma marnaba no hois
@mirre199
@mirre199 2 месяца назад
Waligay like man heline somaliyeey igu cimaamada like ta plz❤
@cabdiaftar970
@cabdiaftar970 3 месяца назад
Usheeg mj danbe yaan loo dhawaan intaa noshahy legend sharmo 😂😂like rer puntland❤
@mubarikcise3154
@mubarikcise3154 3 месяца назад
War waxaan fanaan waa dhafey 😂
@khaliddhobaleofficel4471
@khaliddhobaleofficel4471 3 месяца назад
Mj ole maxa Loga jeda zxp
@c.rahmanmahamed4978
@c.rahmanmahamed4978 3 месяца назад
Meel aad ugtahay in heestahay ayaad magaca nabiga keenaysay dhilaa ku dhashay
@cafaashosman5494
@cafaashosman5494 3 месяца назад
​@@khaliddhobaleofficel4471 qeylo badnaa eygan la rabeeyay🐶🐶
@Saalim_Lyrics
@Saalim_Lyrics 3 месяца назад
Heesaha waxa ka macaan quraanka inta igu raacsan ❤
@Cabdale_Aar
@Cabdale_Aar 3 месяца назад
Codsii walaal niimo 1 subscribers adiiga cules kuguma aahan walaal
@Zerra.7Owle
@Zerra.7Owle 3 месяца назад
Hadda maa ogaatay
@sabuubchannel-xj5dn
@sabuubchannel-xj5dn 3 месяца назад
Quranka wax walba ha dhinac dhigin dhilaa ku dhashay
@QueenAisho-yy6dr
@QueenAisho-yy6dr 3 месяца назад
🐐 sharma aniga ra i geyga hadii aan ka Hadlo heesahan okale o ereyo **** kujiraan under 18 iney dhageystaan ayuu kusoo qori lahaa sida lil balil u sameeyey cml hadii aad qalad ifahanteen Ka raali noqda team sharma ayaan ahay from 0 to 1m so asxaabey inta ra i geyga igu racsan like ta dhac kusii
@user-xu8cv9qb4p
@user-xu8cv9qb4p 3 месяца назад
Legend Sharma Boy Goat Raabka muut gal wanka heya 🙆‍♂️
@ibraMuse
@ibraMuse 3 месяца назад
Qofki nabiga jecel love isar🥺❤
@shaaficigiire7738
@shaaficigiire7738 3 месяца назад
Duli😢
@Cabdale_Aar
@Cabdale_Aar 3 месяца назад
Codsii walaal niimo 1 subscribers adiiga cules kuguma aahan walaal
@HuseeinFaaraxnuur
@HuseeinFaaraxnuur 3 месяца назад
@ibraMuse
@ibraMuse 3 месяца назад
@@shaaficigiire7738 wll nabiga kusali hadan kudhahay duli miyan ahay sorry🥺💔
@JibrilFp
@JibrilFp 3 месяца назад
(S.C.W)❤️❤️
@ClkaafiXasan-kc3en
@ClkaafiXasan-kc3en 3 месяца назад
Heesta waxaa ka macaan quranka😢😢
@shariifleywaye762
@shariifleywaye762 3 месяца назад
Mxa Meshan Ku Kene Mrka Nio Wax Yala qaar dambi Haku Galin❤️‍🔥👏
@user-mn1mn5rt2d
@user-mn1mn5rt2d 2 месяца назад
Yeeee😢
@GorGor-wc5os
@GorGor-wc5os 3 месяца назад
Wllhi waa ku wtaa wllhi Pro keep going legend fanka will baqortooyo
@mustafexasan6799
@mustafexasan6799 3 месяца назад
What a rapper Sharma is very melodic future Somali winner 🥇🔥
@muscabramosofficial9421
@muscabramosofficial9421 3 месяца назад
Mj yar iyo wayn qadiyada rerkoda lagama maro sharma goat of somalia mar walba boqortoyada sidas udifaac dhinacas yan laga so marin 🔥
@jakey2424
@jakey2424 3 месяца назад
Mjeerteen difaaci maayo. Wuxuu difaacaya shuubo afdhuuban oo ilkayar ah
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 месяца назад
Majeerteeniya. Majeerteenimo Abid!! 😍😍😍
@ZIMBACADE
@ZIMBACADE 3 месяца назад
Walal Kusali nabiga scw scw ❤
@abdifitahshushuule9606
@abdifitahshushuule9606 3 месяца назад
Scw
@axmedguure734
@axmedguure734 3 месяца назад
Scw scw scw scw
@samiiraahmed813
@samiiraahmed813 3 месяца назад
Scw scw scw ❤️ ♥️
@Hasan-ahmed2024
@Hasan-ahmed2024 3 месяца назад
Scw
@Eng-yahye
@Eng-yahye 3 месяца назад
Scw✅️♥️
@zakariaabdullahi181
@zakariaabdullahi181 3 месяца назад
This is generational talent....all the hail the king of rap 🫡🤝
@SumayoBashir
@SumayoBashir 26 дней назад
Wll kusali nabiga scw scw scw❤
@nuor6085
@nuor6085 3 месяца назад
SHARMA BOY KARBAAAH EVERYDAY LYRICS FADHI FADHI KU DHEH, HA IS WAALIN KU DHEH, HOOS U HADAL HADIIKALE BAC BAC KU DHEH, MEYDKA U DIID MAYA WAA LACAG KU DHEH, HADUU CABSADENEH TOLKAGA U WACO KU DHEH, GEEDAHANA GURO DHUXUSHA GUB KU DHEH, HOYADADA NINKA QABO ABO ABO KU DHEH, KA FUQ HA KU DHAGIN NAA ZUGA SHARMA KU DHEH, MAKA HESHAY, XAYI WAAYE HAYE DHUUQ KU DHEH, WAAD DHIMATAY FAMILKAGA I DUUG KU DHEH, ISKA KEY DHICI GABDHAHA KA FUQ KU DHEH, NAA KAALAY DHEH, YAA KU DHALAY KU DHEH, REER BARI MATAQAN HADDA BARO KU DHEH, TUBA RAAC LAMA RABO LAANGAB KU DHEH, WAX IGAMA GALIN CIDA TAHAY KU DHEH, NO NO NO NO NO BUUQ KU DHEH, DUMARKA MACAAYO WAR SHAN DIRAC GASHO KU DHEH, 🫡 NAA MAGALDA KANASO, LAANGABKA MA WASO, OROD DUMARKA LA QASO, MAGACEYGA SADEXAN WALSHA WEYDII, HADAY KUU SHEGTO AMAA I DHAHDAA SEEDII, HODI HOODII AABAY ILAMAHAN HOOYADI, KA XAREY JIDKA WAXA MARAYA MAROODI, OH NO NO NO NO MIYAAN KU XUMEYEY, FARXIYO OROMO YAA KU FARA XUMEEYEY, QEYLO BADANAA EYGAN LA RABEEYEY, HORTO DHUUCISHAN YAA SOO TARBIYEYEY, AABAHA MAR HORAA SOO KALA GOOYEY, FAKIN HILIBLE YAA KU LU GOOYEY, HORTO SHEEKH MUSTAFE MAXA KUU GEEYEY, DHALAD MA TIHID WAA LAGU QARAMEYEY,🫡 SAAXIB KEY MUDU MURSAL ILA QOSOL, IL MAHAN MABA NOQON KARNO ISKU FASAL, IAM HASAL REER MADIINA ASAL, RAABKANEH WXAAN KU BARTAY AL MASAL,🫡 CID KAMA BAQO, ADI OKALE ANI RAGGA UMA DABO DHAQO, ISTAAG DIB UNOQO, HADII KALE WAXAA KAA DHIGANA SHAQO, ISKAMA WARQABO, MCCC, MARKUU KANIINI LAQO, AFKIISA WAXAA LAMOODA KUWA JAQO, WUXUU JECEL YAHAY INUU RAGGA ISKU XOQO, IMISAAN KAA DHACAY, DHOOCIL YEHE HADDA QEYLADADA WAA LANACAY, ALWAYS XIRO HADU DHIIGA KUGU DHACAY, LANBAR QALDAN ADAA ADAA SOO WACAY, KA XAA XAABI LIBAXI HADUU KACAY, EEH MUT GAL OH LAA ZOOMI, MURTIDA MAQAL, DHAGAHAFGA FUR BIIJ YAA KU DHAHAY HADAL, CAASIMADA ANA XUKUMO ILAA GOBOL, LAABTA KA GUBO MAXA IGA GALAY OLOL, MA ANAA RABO INAAN KAGA TAGO NOLOL, EVERYDAY TIKTOK KA CABAAD BOLOL, DHAQANKAGA WAAYE HABRAHA KA FURO QOLOL, QOFKASTANE WUXUU KAA DHIGTAY COL, COZ CUQDAD BAA QABTAA QALAL,🫡 EEH DABI DEYSAN, NINKEY KU DAYDAN, NINKA KA TALIYA HALKAY KU HOYDAN, MUDUG GAN GAN GAN GAN, ILAA NUGAAL FAKIN REER BARI NINKA LA DHASHAY RAGAAD KU OYDAAN, CAQLI KU DAR, HA ISKA DHIGIN QATAR, AAMUSNAANTA WAA MUHIIM, !! MAR MAR HA NOQON QOF WAALANO SITA DHAR, HADALKA DHUUX TAALADANA KA FAKAR, CIRAHA HA EEGIN XIKAMADA KUMA JIDHO GAR, OGOW EEBE INUU SIIYEY QOF YAR, NINKA RAGGA INUU FAQRI AHAADO MAXUMO, DHAQAN XUMO, WAXAA KUU DHEER INDHO XUMO, BIXI WARYAA YAA KU XIRAY DIRICII XURMO, ISTAAF IDEB LA NOQO WARYAA DHOXOL, BEEN MIYAA GACMAHA NA HOORSATAA, DUMARKA MAXAA ULA GOO GOO SATAA, KUGUMA OGEEN HORTA MA AARSATAA, IAM YOU BAABI, LACAGTEYDA XISAABI, DHULKA DHULKA KA XAABI, ADOO KA XUNA SACBI, COZ MAGACA TACBI , WAXAN BEERTAY SHACBI, GOW GOW GOW GOW GOW, KAMA KAFTAMO MALYUUN, SHARMA KULI KA YAABI, WAJIGA UGU KAADI, BIYAHANA KU DAADI, BAJAQI KA SOO HADLA DOOBIRO KU RAADI, DAMEERAHA KU LIGOOD DABADAN KA LAADI, BBE ADI U KAADI, HALMAR AAN KUF SADO HAKA BAQIN WAA CAADI,🫡👍 AMARKEYGA WU SHAQEEYAA INA ADEER , TIMAHA LA I SHALNEYA INA ADEER, MADAXDA LA SHAAXEYA INA ADEER, ISKA JAF JAF BOOR TIR QADO BAF BAF, HA NAGU BARYIN NAF, EY HALA SIIYO LAF, GAACN KAHADAL NO AF, ZUGA JARA GAF GAF, KALA GOOYA XAF XAF, HA IDHIHIN SHARMA DHAAF, ASAA ISKEENAY BAF, ............................... NOO QEYLO DHEH, AARSIGA KA HELAA WAA BEELO DHEH, FAMILKAYGA WAAN JECLAHAY KAMA DHEELO DHEH, QOFKAAN SUUXSAN SEE KU YEELE DHEH, CASH MAA KU RABTAA MISE SEELA DHEH, GENERAL KULAHA WAA ISNEELO DHEH, HORAAN KUGU SHEEGAY WAAN DHIIQAYSANAYA, MEEAHAY KA DHACDAAN WAAN IDIN KALA DHACAYA, KII QOYSKAYGA CAAYO WAAN LAQADAYA, YAA KU DHAHAY SHARMA BOY WUU DUCEYNAYAA, MAXA KABADALI KARTAA WAAN LU GEYNAYA, MAXAA KU DHACAY QOOFKAN WUUBA OYNAYA, ILAA AA KA DHIMATAAN WAA IDIN CIILAYAA, WAAD U QALANTAAN ANNA WAA IDIN LIIDAYA KARBAASH EVERYDAY WAAN IDIN BEELAYA Abow aboow sharmow see na yeeshay❤
@shedo7275
@shedo7275 3 месяца назад
"doobiro ku raadi" waye mesha katagtay
@XamseKali
@XamseKali 3 месяца назад
0:41
@seinabmohamedcqadir9828
@seinabmohamedcqadir9828 2 месяца назад
1
@mohamedabdullaahielmi4922
@mohamedabdullaahielmi4922 Месяц назад
😂😂wqti bad galisay
@Anskey_De_Be-em3bk
@Anskey_De_Be-em3bk 3 месяца назад
Sharma aabo waxan waxan medkajiito kudeeh🦁🔥🔥king of generation sharma 🤴🏿🔫
@AxmedShabeel-o4h
@AxmedShabeel-o4h Месяц назад
Scw scw scw❤
@abassabdirizackfarah9755
@abassabdirizackfarah9755 3 месяца назад
Sharma the king of Somali rap
@CapitaineisBoot10
@CapitaineisBoot10 3 месяца назад
Sharma boy wlhi one rapper somali weyn l m from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️❤️❤️❤️🇩🇯❤️🥰
@Sihaammaxamuudaadan
@Sihaammaxamuudaadan 2 месяца назад
Sharma boy 👦 naagaabaga ❤
@abdulrahmannoor7725
@abdulrahmannoor7725 3 месяца назад
Sharma ka sharma The king of somali rap 🔥🔥
@XassanAbukar-cy4fq
@XassanAbukar-cy4fq 3 месяца назад
Waku amin sanahay taliye❤❤❤❤ kuwada cili madaxoda barek oga dhig
@UpdywahabMoha-mz9nt
@UpdywahabMoha-mz9nt 3 месяца назад
Meshaa ka dhacdaan waan idin kala dhacaya Kii familkeyga caaya waa la qaadayaa Yaa idin dhahay sharma wuu duceynayaa😂😂 inta iga gadan waatan legend sharma dhiiga🩸
@Maxamedibrahimxasan-tw3bd
@Maxamedibrahimxasan-tw3bd 3 месяца назад
Maxaa Bedeli kartaa waan lugeynayaa😂
@CABDULAAHI_QARXIS
@CABDULAAHI_QARXIS 3 месяца назад
Majeerteenow Liketa ha ila dhaafina😁🤙🔥
@Live-walbe-duube
@Live-walbe-duube 3 месяца назад
😂
@axmedsahal8695
@axmedsahal8695 3 месяца назад
Mj fanaan iyo siyaasi waa cabsi cabsi ❤❤❤
@AHMEDABDI-qd2hr
@AHMEDABDI-qd2hr 3 месяца назад
Wan ka hayna hadan nahay RER Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@RudePoi
@RudePoi 3 месяца назад
@user-gk8yc4we4s
@user-gk8yc4we4s 3 месяца назад
Thanks dumashi from Wil cise
@masulahmad4164
@masulahmad4164 3 месяца назад
omg waxan hees wey dhaftay walee😊🤤💕
@AhmedObaite-de2zw
@AhmedObaite-de2zw 3 месяца назад
Sharma k sharma the only legend 😊keep going dhulka ku masax
@saadamcalimaxamed6999
@saadamcalimaxamed6999 3 месяца назад
HEESTAN INE QARXESO INTA OG LIKE TA || SHARMA IS THE GOAT 🐐.
@Iamimraan1Ina_zulthan
@Iamimraan1Ina_zulthan 3 месяца назад
1_Song 🎵 karbaash everyday. 2_voice =100/100 3_beat= 100/1000 4_music=100/100 5_edite song 🎵 =100/100 Codka sharma k sharma big rapper big fanaan Keep going true 👍 🎉❤😎🤚🙌
@YusufAhmed-go3uj
@YusufAhmed-go3uj 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@HamidaIsmail-bu3mq
@HamidaIsmail-bu3mq 3 месяца назад
Sharma boy is not easy 🥀
@user-zd5sj2xs1e
@user-zd5sj2xs1e Месяц назад
Sharma boy heestiisa.like.tisa.wabadiiseen.an arko.saliga nabiga.inta lagiirsiyo
@user-mn7ib3co8i
@user-mn7ib3co8i 3 месяца назад
Sharma Nin dhiigleh wyh mj kama kaftano abo🇸🇱❤
@CabdulaahiKhaliif-ej2uj
@CabdulaahiKhaliif-ej2uj 3 месяца назад
War kan macalin waaye isbuuc dhexdiisa 2 karbaash aa cimaamada kutuura❤❤❤❤
@ahmedfarah4309
@ahmedfarah4309 Месяц назад
No Ex 💔 No next 😊 FOR ME SHARMA IS BEST ❤
@mohametsalepan7871
@mohametsalepan7871 3 месяца назад
sharma ka sharma Waar Dameerkaz Ka Qabo umada waa qof tuulo laga keenaY (😂 xariif tuulo laamiduu gaadhi ku jiidha form hargeisa ❤🫡🫡🫡💚🤍❤️ madaxad no sarantay wll 🎉
@HanaadAli
@HanaadAli 3 месяца назад
Sharma Nin dhiigleh wyh Mj kama kaftano abo🇸🇱🤏💀🤎
@MubaaRik1
@MubaaRik1 3 месяца назад
Dhuxulayaashii uu karbaashey wlee 😂
@cabdiqanimaxamuud8215
@cabdiqanimaxamuud8215 3 месяца назад
Karbaash to karbaash MJ above the law 🇸🇱
@honahmettkhazbaaye5021
@honahmettkhazbaaye5021 3 месяца назад
Hadaa marykan kaso tarxilaya ano warlabe ah sideebu wersengeli kuso caayi kara​@@MubaaRik1
@HanaadAli
@HanaadAli 3 месяца назад
@@cabdiqanimaxamuud8215 aad io aad Pqoqr🇸🇱👋
@HanaadAli
@HanaadAli 3 месяца назад
@@MubaaRik1 wa la bajaqina wlhi😂
@MuhyadinOmar-tw3vr
@MuhyadinOmar-tw3vr 3 месяца назад
Waxan karbaash way dhaaftay meydkaa bila hadal Hala jiido😂😂 team Sharma👋
@Roodo683
@Roodo683 3 месяца назад
Sharma is not easy ❤
@DaauudAhmed-eq5cl
@DaauudAhmed-eq5cl 2 месяца назад
Team sharma one like 👍👍
@user-iv7yv4gz3e
@user-iv7yv4gz3e 3 месяца назад
Ninka rageed xaskisa dificay reer xirsi is not easy ❤
@ZimanAbdirisaq-ug3xt
@ZimanAbdirisaq-ug3xt 3 месяца назад
Reer xirsi ❤ my blood
@deeqdalxoreye9881
@deeqdalxoreye9881 3 месяца назад
MJ Kingdom👑🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪
@baharos
@baharos 3 месяца назад
Waan wada hadan nahay Team Barmuudo ocean boys🎤 Janaralka barmuudo 🫡 Sharma ka sharma wiil hoog waan kuu taga nahay
@GureeyJordan-be5pl
@GureeyJordan-be5pl 3 месяца назад
Who still here and relaxing this song 🎵 ❤
@artanofficial5661
@artanofficial5661 3 месяца назад
DhiiiiiiiiiiiiiiiGA Sharma boy inta tageerta varta taaga✌️🔥❤️
@inzaghiinzaghi-ie2jb
@inzaghiinzaghi-ie2jb 3 месяца назад
Hestan kadarn wey Soo socotaa Sharma is the best raber in the world 🌎
@SaadaqCabdinuur-jb8uv
@SaadaqCabdinuur-jb8uv 3 месяца назад
2:37 2:37
@Inyy__
@Inyy__ 12 дней назад
Sharma boy Somali legend 🫶🏽🫶🏽
@ShuaibuMuhammad-xi1pb
@ShuaibuMuhammad-xi1pb 3 месяца назад
ناس من صوماليىن احسن بن بشر🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@IpraahimAbuukar
@IpraahimAbuukar 3 месяца назад
Sharma 2million comin soon❤
@ilyasmohamed5899
@ilyasmohamed5899 3 месяца назад
Team Almathal School Is muujiya🔥🔥🙆‍♂️ Like Dhac Kusii
@ibnoomar88
@ibnoomar88 3 месяца назад
Haaji mohamed guriga ku dhagan kaso salama 🤣😊
@user-rd4jx4kr8h
@user-rd4jx4kr8h 3 месяца назад
WIIL ka mj Sharma boy 💔🇸🇱🔪❤
@salejunior7282
@salejunior7282 3 месяца назад
Sharma boy nin rageed sifican bayeshaay fanka lanta mabasiconaya whli my blood mardanba live lamasogalayo yac bac laan deeh shrma boy king of social media plz replay 😢❤❤❤❤❤
@MaxamedKaynadiid
@MaxamedKaynadiid 3 месяца назад
Sharma boy waa xariif zxp😂
@SharmarkeDiriye
@SharmarkeDiriye 3 месяца назад
An ku saliipo xapiipkena mohamed Scw Scw Scw🤲🤲
@hanadkey7124
@hanadkey7124 3 месяца назад
Miizaanka culus sharma boy🔥🔥💯
@BIGMASKA100
@BIGMASKA100 2 месяца назад
nin ween sharma boy 🎉🎉🎉
@Qurudiiooqofah
@Qurudiiooqofah 2 месяца назад
Damn shots fired
@AMBACH-zj3kv
@AMBACH-zj3kv 3 месяца назад
Karbaashkan wlhi tigbaa✔️ saaray east and west sharma is the besti 💪
@Feizuna20
@Feizuna20 3 месяца назад
Waaaay ilmahas iskuma noqon karno fasal😂😂wlhi hestan naga bdn hada naxay fankisa iyo familkisa❤❤
@user-kn7qd3lr2r
@user-kn7qd3lr2r 3 месяца назад
Sharma wlh wan kuwatah ❤❤
@MohMovaza
@MohMovaza 2 месяца назад
East and west sharma is the best❤️💯
@Josephboy1122
@Josephboy1122 3 месяца назад
Sharma boy big rapper of somali I am big fan from duriyadaha❤❤❤❤
@NiiiIiii-oj1ss
@NiiiIiii-oj1ss 3 месяца назад
Jarer weyne Shamuri😅😅😅😅
@ShugriCismaan-no4wp
@ShugriCismaan-no4wp 3 месяца назад
Waakau wataa
@user-cl4wp7on7r
@user-cl4wp7on7r 3 месяца назад
Heestaan ani lee amaa qori legend Sharma waa kaa hayaa😂👌🔥🤩
@user-hq5ct6ye2e
@user-hq5ct6ye2e 3 месяца назад
Non stop Walahi sharma respect from mj rer hirsi ❤❤❤
@Shamuuri413
@Shamuuri413 3 месяца назад
What A Tallent 😮 Let's Go Pro ❤😊
@AmiiraMahamed-ke5ps
@AmiiraMahamed-ke5ps 3 месяца назад
Sharma boy wan Tagera Ena aderkay baad tahay Lkn Ogaden isku mid maha Ena ader From Ogaden ❤
@Caaisho-cb2hn
@Caaisho-cb2hn 3 месяца назад
Sharma😮😮 the king 🤴 🙌
@abdirahmanabdilleh8776
@abdirahmanabdilleh8776 3 месяца назад
The king of Somali rap.Talentka fanka fanka casrigan hogaaminaya Sharmaake.👍✅✅✅✅🍓🍇🍒
@cabdiqanimaxamuud8215
@cabdiqanimaxamuud8215 3 месяца назад
MAJEERTEEN ABOVE THE LOW 🇸🇱
@SaHarlaOsman
@SaHarlaOsman 3 месяца назад
*Law
@nafiso7343
@nafiso7343 3 месяца назад
Xafada mabentas lagaga aqriyey qof kawayn majiro sharciga
@Ahmeddahir-kh1zo
@Ahmeddahir-kh1zo 3 месяца назад
Sharma ka Sharma 🎉❤
@Mahdiyusuf-wg5sm
@Mahdiyusuf-wg5sm 2 месяца назад
Sharma boy is not easy 😂
@abdihakimabukar2713
@abdihakimabukar2713 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🇨🇭🇨🇭🇨🇭🇨🇭🇨🇭🇨🇭🚫🚫🚫🚫🚫🥻🥻🥻🩱🩱🩱
@bullemohamed7222
@bullemohamed7222 3 месяца назад
Reer Madiino Asal ❤
@NaaleeyeMataanka
@NaaleeyeMataanka 3 месяца назад
Yaa❤yiri❤sharmo❤boy❤wuu❤ducaynayaa❤
@Hanadtoni
@Hanadtoni 3 месяца назад
Kii rap ugu fiicnaa somali rapper so mara sharma goat 🐐❤
@mr.zaki12116
@mr.zaki12116 3 месяца назад
Bac bac baN kusiiNaa haday is waaLaN sharma kusoo orod MahN🔥🤟🏻
@atlas_0070
@atlas_0070 3 месяца назад
Sharma boy 2029❤️🇩🇯💯🇱🇷🇱🇷🇱🇷
@noloshaqurbaha7887
@noloshaqurbaha7887 3 месяца назад
Waxaan Karbaash waa dhaafeen acudubillah mina sheeydaan rajiim abkoow yasiin
@achrafmoha2877
@achrafmoha2877 3 месяца назад
Shama K shama waa ku wadana legend special reer madina gaar ahan nastexo special reer almsal madina 💪🔥🥰
@achrafmoha2877
@achrafmoha2877 3 месяца назад
Sharmaaa ciyaalkan aan waxba ku dhex jirin buutka la mar karbashka haka baqilin 👏🫡
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 3 месяца назад
Xaafadaydii hore ciyaal nasteexo and jiiro maskiin thumbs up 👍🏻.
@Aza_7
@Aza_7 3 месяца назад
Tan waa holac wlhi 🎉❤ karbaash waye
@user-pg5es3xj3x
@user-pg5es3xj3x 3 месяца назад
Sharma boy is not easy 👑 😅😅
@cabdiraxman1565
@cabdiraxman1565 3 месяца назад
Sharma Lee wye wanawalosa from ciyal xmr❤❤❤
@MohaMustaf-iu4qu
@MohaMustaf-iu4qu 2 месяца назад
Sharma lee waye
Далее
Sharma Boy - 252 (Official Audio)
4:29
Просмотров 1,3 млн
Sharma Boy - Bun Iyo Daango (Official Audio)
4:33
Просмотров 1,6 млн
SHARMA BOY KARBAASH FARHIYA OROMO KING CK REACT
14:25
Просмотров 208 тыс.
Hanad Bandz - Saameyn (Official Music Video)
2:41
Просмотров 1,7 млн
Sharma Boy -Maakhir (Official Audio)2024
3:11
Просмотров 2,6 млн
Sharma Boy ft. Whizbi - Iga Qabo (Official Audio)
3:30
Reaction Sharmo boy Karbaash Guri barwaaqo
19:07
Просмотров 57 тыс.
Sharma Boy - Maxaa Ka Badali Kartaa (Official Audio)
12:39