Тёмный

Sharma Boy | Sharciga Bara | Official Video | Rap Single | 2021 

Sharma Boy
Подписаться 2 млн
Просмотров 9 млн
50% 1

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 8 тыс.   
@yaasiinhalyeey2317
@yaasiinhalyeey2317 3 года назад
SHARMO BOY CIDI KUMA GAARTO FANKAAGA CAALAMKAA YAABAY DEEQ DARAJO NIN WAX BARTAY KEEP GOIN YOUNG BROTHERs
@abumaxamedbelbel648
@abumaxamedbelbel648 3 года назад
NIYOHOW YASIN SXB XERTADAN AHAY LKIN YARKU MEESHA HADAL AYU KU HAYA HEES MAAHA WAXANI TII AHAYD WAA SAX OK XOGA LAXAN FICAN AYEY LAHAYD LKIN WAXANI DEE CIYALKA KA HELAYA UNDER 20YEARS LKIN INAGU KA DHACAY
@zackmobreezy4697
@zackmobreezy4697 3 года назад
@@abumaxamedbelbel648 war maxaa ka hadashey sharfta alle kaa qaadye
@saalimsaciid109
@saalimsaciid109 3 года назад
aad iyo aad
@ahmeddaahir5773
@ahmeddaahir5773 3 года назад
Damer calasow yaasin Halyeey iskabari 😀😀
@gulledabshirofficial2874
@gulledabshirofficial2874 3 года назад
Saas waye wll yaasiin Halyey
@ArimaHeena
@ArimaHeena 3 года назад
Team Sharma marnaba no hoos Kuwa kale uma banaana boos beeraha fasha inoo beera moos
@anasmursal4
@anasmursal4 3 года назад
Arimahena
@yameniboy9606
@yameniboy9606 3 года назад
Arimaheena in the building
@kichakip2606
@kichakip2606 3 года назад
😂😂😂😂😂😂
@alinaajiofficial3852
@alinaajiofficial3852 3 года назад
M.a Arimaheena lagend keep going pro
@hoygafanproj7397
@hoygafanproj7397 3 года назад
Legend arimaheena reactionkagii diyarso kaygii wa diyar
@adnanmodelofficial8242
@adnanmodelofficial8242 3 года назад
Horey idinku shegay waxyaalo badan sosocdo indhaha nagu haaya lee ✊✌️☝️
@yuubossofficials9640
@yuubossofficials9640 3 года назад
Ciyaalka ciyaarta ka saxa yacni dheesha ha noqoto mid la Isla fahmaayo waxee ilmahan mise vedio Lee Iska rabaaan
@kingabdull2710
@kingabdull2710 3 года назад
@@sar-m9564 wah waxa waa bil aadan ma machine aad umaleysaa
@kordahap4016
@kordahap4016 3 года назад
Hye wlal wd mahadsanthy Sidaad Xanata yar Noogu Sii Sheegtid😂🤣🤣😂 Iminka wxkale Ma soosocdaaan.
@kurpochannel3296
@kurpochannel3296 3 года назад
Maxa so socnayo markan diractor adnan laguma so qorine 😂 daba dhaqle sharma Boy thy kenyadada isaga so Labo an ku garacne
@asturmohamed4926
@asturmohamed4926 3 года назад
1Augsta mid ah rabna waryaya😅😅♥️💉
@abdulfattahboodhari
@abdulfattahboodhari 3 года назад
Intay garanayeen Cayayaanku waa la Isla dhaafay, waa cilmi kale heestani Sharma Boy nin wax bartay, Deeq Darajo Nin wax badan Og,🙏😂😂😂🇸🇴💪
@abdifitaxoshey3134
@abdifitaxoshey3134 3 года назад
In uu kuxuso wuu kusaxnaa ilen wax badan asaga dartis lagucaynaayey
@ahmeddaahir5773
@ahmeddaahir5773 3 года назад
Cilmikabaro xerta Boodhari
@somaliapoi9778
@somaliapoi9778 3 года назад
(Xirta bondhari wiil daga bari( ugu danbeyn legendary gii waa is keenay 🤸🏾‍♂️🤸🏾‍♂️
@shugriyuusuf4632
@shugriyuusuf4632 3 года назад
Boodhari xerta cashaqa
@sadiqmaxmuud2280
@sadiqmaxmuud2280 3 года назад
Xarti Boodhari wax kabaro
@blackdiamond4772
@blackdiamond4772 3 года назад
"Kan bedeli raba k'naan" Ya ila daawanaya mar kale marka isaga iyo k'naan ay isla so qaden heestoda "waayo waayo"👍
@cilmiaadan124
@cilmiaadan124 3 года назад
Me😎😂
@nimconalka880
@nimconalka880 3 года назад
Ani
@laariofficial3245
@laariofficial3245 3 года назад
Me
@ahmedbaroud9998
@ahmedbaroud9998 3 года назад
Welc●me
@cabdinajiibjaamac6593
@cabdinajiibjaamac6593 3 года назад
Lajan
@LiiCaatoOfficiall
@LiiCaatoOfficiall 3 года назад
Anaga dhan na bubisay 😂😂😂😂 welcome back baba
@Mohamett72
@Mohamett72 3 года назад
😂😂
@Rayxan75
@Rayxan75 3 года назад
Fanankeen lii jir oo jog sharma sidokle❣
@abdallakhaliif2058
@abdallakhaliif2058 3 года назад
Reaction ka soo bixi sxp liyow
@shaxshax-poy518
@shaxshax-poy518 3 года назад
ZxB Lii Reaction Kaaga Sugeena Inta Igu Raacsan 👍
@bad_boy_abdalla4589
@bad_boy_abdalla4589 3 года назад
Kkkkkk
@CASKAFILMS
@CASKAFILMS 3 года назад
Pop Smoke Somali Version Sharma Waa tagay 🥇
@garabuukombale5308
@garabuukombale5308 3 года назад
Beenta maaha🔥
@axmedwacdaro3810
@axmedwacdaro3810 3 года назад
io walipa Uk Rapers ka
@ubaxxasan7404
@ubaxxasan7404 3 года назад
Laakiin nin kaasi waa codwaynyahaye
@dahabimodel6522
@dahabimodel6522 3 года назад
sharma boy fanaan+abwaan+laxmayste No body can stop him🔥💯🔥
@Faadildumdum9
@Faadildumdum9 3 года назад
legend keep going bro🔥🔥🔥
@omarali5296
@omarali5296 3 года назад
Sharma boy majirto fanaan kaa fiican
@mohaofficial7766
@mohaofficial7766 3 года назад
Pro share out isameey wllkey
@khadarbasbaas6774
@khadarbasbaas6774 3 года назад
Faadil waa ku tamera pro
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 3 года назад
Sharma never gave up legend
@c.raxmanmoow3332
@c.raxmanmoow3332 3 года назад
ғᴀᴀᴅɪʟ ᴅᴜᴍ ᴅᴜᴍ ʟɢɢɴᴅ
@khadrabintusheikh8862
@khadrabintusheikh8862 3 года назад
Kan badali raba k'naan 💞 Yaa daawanaya kadib intay heesta Isla soo qaadeen k'naan iyo sharma 🤘
@liibanboojo1673
@liibanboojo1673 3 года назад
Stop copy qof wxu so qorey haka dba copyeen
@khadrabintusheikh8862
@khadrabintusheikh8862 3 года назад
@@liibanboojo1673 yaa copy gareeya😳😳😳
@dayuus1dayuus733
@dayuus1dayuus733 3 года назад
@@khadrabintusheikh8862 thanks khadro
@Khalidlatiif
@Khalidlatiif 2 года назад
Aniga bbeh 🥰🥰
@naasiraadan5515
@naasiraadan5515 2 года назад
Wad waalati caadi iska dhig
@adduunkatv
@adduunkatv 3 года назад
I am Abwaan Keliya ma ihi Fanaan Laandheere degay banaan African no cadaan Kan bedeli rabo keynaan
@faysalnuur4019
@faysalnuur4019 3 года назад
🤩🤩🤍🤣🤣🤣😅
@mankayare2379
@mankayare2379 3 года назад
Jamuuni legend keb gowing 🥰🥰🇸🇴💪💪💪
@abdulkadirmayow4089
@abdulkadirmayow4089 3 года назад
Ofcourse Guusha sharma lama xaqir karo waa nin tagay
@shiwaqmuhamud1215
@shiwaqmuhamud1215 3 года назад
🔥🔥🔥🔥🩸
@markino3381
@markino3381 3 года назад
Wow jamuuni
@SWAHILINATION
@SWAHILINATION 3 года назад
Sharma boy never give up you are a champ 🤟🏿✌🏿
@lifelessboy8519
@lifelessboy8519 3 года назад
Ur channel has grown faster Asali😂😂😂
@atom_graphics1
@atom_graphics1 3 года назад
Really he's a champ and we shall wait for your reaction pro Swahili nation
@kpyareofficiall2755
@kpyareofficiall2755 3 года назад
Swahili nation the best channel in eastern Africa only Somalia
@saidjama6241
@saidjama6241 3 года назад
Swahil nation he’s good guy 👍🏾
@alinaajiofficial3852
@alinaajiofficial3852 3 года назад
Swahili Nition my fans pro
@AbdiYu-s7i
@AbdiYu-s7i 9 дней назад
Best Somali hiphop in garoowe 2021. Waa sax, best song in garoowe 2022. 2023. Ma ogi
@mankaofficial1251
@mankaofficial1251 3 года назад
Hestan marka 100k garto like me 🥰 here ❤️
@khadraraage6361
@khadraraage6361 3 года назад
Way gaadhayba
@abdullahiarimaheena5304
@abdullahiarimaheena5304 3 года назад
Inta Daahir calasow neceb Like isaara Team Sharma Marnaba Noo hoos
@cawildiiriye6826
@cawildiiriye6826 3 года назад
heestu si kastoy u macantayq quraanka ka macaan quraan qalbigu nadiifiyaa
@rayaanfila8127
@rayaanfila8127 3 года назад
waa runtaa quraku waa kalaankii ilaahay khayr alaha ku siiyo
@Abdirizakmrashid
@Abdirizakmrashid 3 года назад
Qur'aanka eebe ee qiimaha leh meshan oo kale ha keenin nacas yahow, hees meel lagu wada kalaamki eebe ku wasaqeyne, ilaah wuu ku arka waxa sameyneso.
@استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل
صحيييييح💯👍
@roodohaybe918
@roodohaybe918 3 года назад
Haa wllhi quraanka marnaba magaarto
@MohamedAbdi-tf9ii
@MohamedAbdi-tf9ii 3 года назад
Quranka kamacan xaqiqdi Lkn adhiga meshan mxa kukeni quranka dageysated
@SomaliNewMusic
@SomaliNewMusic 2 года назад
Aaway Somalidi? Sharma boy wa xidig soo baxaya ee taagera qabiil ha u eegina sida caadada ino ah, Burco ayan ka imi waana fanaan fankii kor u qaaday jawi cusub galiyey wuxuuna qoraya taariikh
@mariaabdalla900
@mariaabdalla900 3 года назад
Team sharma marnabo no hoos 💪🏼👊
@raxiimomire685
@raxiimomire685 3 года назад
Reaction kga sugayaa maria💯❤
@libaancadewaaberi8908
@libaancadewaaberi8908 3 года назад
Team Sharma boy marnaba Noo Hoos 🥰🥰
@abdikarimahmedmohamud5716
@abdikarimahmedmohamud5716 3 года назад
Maria ❤️✊
@ahmedcabdi6642
@ahmedcabdi6642 3 года назад
Heestaan marka eey gaarto 100 boQol kun veiw ah like 👍 ta ha ila dhaafiin AQiyaareey xariif meeshaan jooga aan tartan lacag ah ku jirnaaye kkkk
@samiiraabdullahi3604
@samiiraabdullahi3604 3 года назад
Wey gartey
@cqaadirahmed583
@cqaadirahmed583 3 года назад
Wey dhafty wna kusary
@jimcaalexuseen7630
@jimcaalexuseen7630 3 года назад
Nabiga,kusaliya,wllshy ama,wlky Scw,scw scw
@samataryassin5689
@samataryassin5689 3 года назад
Scw
@voiceofcommunityvoccodkabu5408
@voiceofcommunityvoccodkabu5408 3 года назад
Nabigeena SCW
@farhansaidabdillahi1982
@farhansaidabdillahi1982 3 года назад
Dhandhan baa tahay
@samataryassin5689
@samataryassin5689 3 года назад
@@farhansaidabdillahi1982 waar nin yohoy hadaa gaal atihid waadiga nabiga haadi la kusaliya ma qahlad baajira?waar yaab yabkisa adaa doqon ahh waliba dandan ahh kaac kanisad gaal nacalad baakugutaala
@farhansaidabdillahi1982
@farhansaidabdillahi1982 3 года назад
haa qalad ayaa jira, qadadaada ma ku cuni kartaa musqusha? So maya maha, video-gan waa hees wuxuuna leeyahay nebiga ha lagu saliyo mackul maha deee
@AzadNuur-s9k
@AzadNuur-s9k 19 дней назад
Jiilka sanadkaan waa I din salaamay…🤟🏿🥴
@R2debo_
@R2debo_ 3 года назад
🔥🔥🔥
@djyuska8261
@djyuska8261 3 года назад
somali ma thy cml 🇸🇴✌
@yarka__muqdisho3591
@yarka__muqdisho3591 3 года назад
@@djyuska8261 maya soomaali ma ahan kan pakistan waaye saa jeclahay
@kkk-ts9qb
@kkk-ts9qb 3 года назад
Ooh wa gamer pakistani ah 😍 pubg u dhela
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 3 года назад
Wll mcn subscriber igu caawi please
@zaalim8539
@zaalim8539 3 года назад
What pro 😂 u and hear 💪 unbleavble really
@samiyocumar7548
@samiyocumar7548 3 года назад
Cilmi kabaro xerta boodhari wiil bari Yaziin halyeey iska bari Lakaha media iska qari Ayaga kaa dhigey tamar dari woow hada ila maqashey like zar ❤❤🌹
@caydiiddiirshe7029
@caydiiddiirshe7029 3 года назад
Dadkaas na faafaahin naga sii hda garanayso ree bari waa idin wata😃
@maryanmohamud7526
@maryanmohamud7526 3 года назад
@@caydiiddiirshe7029 waa sedex yutubarley ah
@samiyocumar7548
@samiyocumar7548 3 года назад
Hhhhh waa youtubers reer bari hadad wadatan ana weydin wadaana pro
@samiyocumar7548
@samiyocumar7548 3 года назад
@@maryanmohamud7526 hahey big youtuberz❤🌹
@Amuuud20
@Amuuud20 3 года назад
CiYaaL xamar baY baratee ciyaaL garowe ma maqasheen 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@cabdixakiingidaare8743
@cabdixakiingidaare8743 3 года назад
🤣🤣🤣🤣
@garabuukombale5308
@garabuukombale5308 3 года назад
Anaga idin so saarne abti na xisho 🤣🤣🤣
@rayaanabdinour1010
@rayaanabdinour1010 3 года назад
Qofna qof wax uusan ahayn ka madhigi karee sharma ragnimadisu mee walba ku shitaa
@maryanma5864
@maryanma5864 3 года назад
Xamar waa meel qofkasta soo dhawaysa
@khadraraage6361
@khadraraage6361 3 года назад
Haa wlhi beentaa maahaa
@aniisamahamoud8597
@aniisamahamoud8597 3 года назад
Waar from the get go I’ve been saying this boy is a legend 5 yrs from now he will be world wide. 😍😍ii nolow young man.
@muhammeddadka5914
@muhammeddadka5914 3 года назад
2qwefrtyjilopxxzc
@nuurmxamed4673
@nuurmxamed4673 3 года назад
Nin iga dheh
@aaminocabdulahibare1676
@aaminocabdulahibare1676 2 года назад
A3@@muhammeddadka5914 3jbgszfliituovvnyuu299a2pp2q0qp2lll11111
@aaminockariin5974
@aaminockariin5974 2 года назад
💯😔😔😔😔😔😀😀😀👍😑😑😑🇦🇨
@ZahraZahanchannel
@ZahraZahanchannel 3 года назад
In badan ayaa dad waaweyn ay qabiil barayeen dhalinta, maanta idinka ayaa dadka barayaa isku duubnida iyo qiima la’aanta qabiilka we love you all so much 💐💐💐
@ahmedsanyare4508
@ahmedsanyare4508 3 года назад
Top Sharma boy marna no hoos💪❤ Heesti galmudug wan sugnah inta ila sugaysa like
@Mahir52143
@Mahir52143 3 года назад
I see UK drill Sharma music to the world 🤩 Ciyaal garowe gang
@shucaybadam9089
@shucaybadam9089 3 года назад
Kan baddali raba kaynaan. Bil kahor ayuu la soo qaaday Kaynaan hees, Real Legend. ✌
@josephwilliam5749
@josephwilliam5749 3 года назад
Music hadaa Fiirisid waa international walhi Sharma waa tagey Keep going sxp Garoowe guri gobeed baa tagtey ✊🧡
@player-kaafrica2479
@player-kaafrica2479 3 года назад
War wxn hees wa dhaaftay is another level ✌ heesta ine dhilo calseey kusocota inta fahansan Team sharma marnaba noo hoos anagaa suuqa heesana ciyaal qasqas 🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hamdi0442
@hamdi0442 3 года назад
War wiilku muxu wata🤣team Sharma no hoos🥺💕kan badeli rabo kenan♥️
@duudekaahiye1309
@duudekaahiye1309 3 года назад
Kan maa Kennan badalayo 😂😂😂
@hanadbulshawi6246
@hanadbulshawi6246 3 года назад
Kabadali raba kaynaan waa runtiii
@zakarriyejaahilduug3454
@zakarriyejaahilduug3454 3 года назад
Xamar waa Xaruntiisa Garowana Waa Deegankiisa Sharma 1August Show inta sugaysa like
@nasser2169
@nasser2169 3 года назад
"Wuu soo dhaafay alamtara, I'm not Maasooni. I'm Abwaan kaliya ma ihi fanaan" 😅 - Sharma boy
@khalidjiheye9752
@khalidjiheye9752 3 года назад
Wixii isoo raaca dabsaara
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 3 года назад
Maasooni iga daba gee
@fartunsaid2333
@fartunsaid2333 3 года назад
@@saynabdaye7382 waa kuwa sheydanka cabuda si ay fanin cana u noqdan
@itsmeozil16
@itsmeozil16 3 года назад
sharma boy ciyaal xamar wee ku xiseen😥😥
@abdifatahgas
@abdifatahgas 2 года назад
Who else feeling Pope Smoke in this boy? Sharma Boy is Africa’s Pope Smoke.
@mohamedbuubaal4774
@mohamedbuubaal4774 3 года назад
Markaan arko sharma boy waxan saaraaa like Anoon dhagaysan Sharma boy never disappointed 🏆❤️
@manalbeeldaaje6210
@manalbeeldaaje6210 3 года назад
Waa ku wataa mi fanaan Keep going ❤
@tabarakalimohamud4958
@tabarakalimohamud4958 3 года назад
Manal beeldaaje ku jecliyaa qurux badan😍 cadowgaaga cagta hoostiida
@bad_boy_abdalla4589
@bad_boy_abdalla4589 3 года назад
Reaction ayn ka sugeynaa baayo
@yaskaproduct9178
@yaskaproduct9178 3 года назад
Manaal reaction
@saalimahmed1073
@saalimahmed1073 3 года назад
Hhh manaal wan ku tageraa aaa qof iska dhigaa waye
@ابوصابر-ن2ع
@ابوصابر-ن2ع 3 года назад
From yeman I love Somalia 🇸🇴 🎶
@ابوصابر-ن2ع
@ابوصابر-ن2ع 3 года назад
الصومال دولة شقيقة والله نحبكم اخوانكم اليمن
@Abdimiremohamed
@Abdimiremohamed 3 года назад
الحب متبادل 🇾🇪❤🇸🇴
@sumayosaytuuni4872
@sumayosaytuuni4872 3 года назад
شكرا 🇾🇪🇸🇴🥰
@caligaab4557
@caligaab4557 3 года назад
شكرا
@haajaromaxamedabuukar6154
@haajaromaxamedabuukar6154 3 года назад
Love you somalia and Yemen 🇾🇪🤩🤩🇸🇴
@geelwanaagle
@geelwanaagle 3 года назад
Kanaan waad la heestay waxba ma dhinna billadda dahabka ee young talent of Africa waa in lagu siyaa 😍
@Khalidlatiif
@Khalidlatiif 2 года назад
Ayna wa uu qaatey biladii fanaanka sanadka
@mascuudmaxamedcabdi9452
@mascuudmaxamedcabdi9452 3 года назад
Wall hadaa jeceshay rasuulka scw love saar fanaan haka dooran😭😭😭
@maxamadxiseen1313
@maxamadxiseen1313 3 года назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@faizaabdi5531
@faizaabdi5531 3 года назад
Mallh
@anisoabdulaahimaxamuud392
@anisoabdulaahimaxamuud392 3 года назад
Scw
@durdurmediagroup7426
@durdurmediagroup7426 3 года назад
Scw scw
@cabdulqaadircabdi7001
@cabdulqaadircabdi7001 3 года назад
Heestan ayada ku jira wllo ilahey miyan laga baqeyn maxad isku dhega tirten
@aarkadhulpante7889
@aarkadhulpante7889 3 года назад
Sharma Lama Jojiyaan ♥️🔥 Hestii SooL Sanag Cayn Ban kaga Fadhina Abti ♥️🐎
@nourjustin8498
@nourjustin8498 3 года назад
laandhere banaan dagay inu yahay ma uqirteen soomaaliyeeey🇸🇴❤️ music Drill u killed it go head bro🔥
@tahlilmohammed9921
@tahlilmohammed9921 3 года назад
yees
@BigmaanStudio
@BigmaanStudio 3 года назад
AADOO WEYN MAXAD WEYNAHA FANKA
@hodaanqali2644
@hodaanqali2644 3 года назад
Yeeeeeeees
@yooniscadeflims26
@yooniscadeflims26 3 года назад
Wa wax kale ninkan alle hano daayo wa ku faaan haaaaaaaa
@apdihakimck602
@apdihakimck602 3 месяца назад
Goatka fanka☠️🖐
@omarbarsey2000
@omarbarsey2000 3 года назад
Ciyaal xamar hadaa nhy sharma boy waa wadanaa gar iyo gardaro💯❤
@maryan4436
@maryan4436 3 года назад
Owolba maxuu idinka sameeyay daahir baa gardaro ku maagay asagoo iska dhigaayo inuu xamar furihiisa haaye
@universaltv8526
@universaltv8526 3 года назад
Majeerteen ganag boqortoyo meel wlba idnka haysta yurub Amirca Asia Somalia 😂😂🙌🏽🙌🏽🙌🏽 Big respect from goblka raga burco
@nacimohassan2582
@nacimohassan2582 2 года назад
Laandheere
@liban-amin9246
@liban-amin9246 3 года назад
Sharciga bara Wuso dhafay allam tara saf ka Mara meel saara wixi so raca Deb saara Gaal iyo Muslim kala saraa SHARMA BOY 👦 wiil qaran keep going lipaax 🦁
@nashrashid8465
@nashrashid8465 2 года назад
Ciyaal ka Xafadda bashka cabdi bashka+Sharka Dul qaadka badiya RamaDaan Say No No More.
@abdiiboorajrofficial8331
@abdiiboorajrofficial8331 3 года назад
Heestaan ninkii wax kasheego waa xaasid wlhi 😍💯💯
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 года назад
Waan hubaa heeztan in aad hal mar in kabadan daawatay🤔❤hadaan zaxay like izaar🙏⚠️
@teamqiso9307
@teamqiso9307 3 года назад
Sharma boy ku soco, heestan 200k like ah halooo gaarsiyo team sharma
@BigmaanStudio
@BigmaanStudio 3 года назад
TAASI WAA SHAQADEENE
@intj_4781
@intj_4781 3 года назад
anaga. dhan. sharma. garbkiis. ayaan. nahay. horay. u. soco
@saalimsaciid109
@saalimsaciid109 3 года назад
aad iyo aad
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 3 года назад
Sharma Boy Wu Tagay
@teamchante8899
@teamchante8899 3 года назад
Diiqa Mogadishu team sharma only love saara😍🤗
@bidhapesgaming8457
@bidhapesgaming8457 3 года назад
Nabiga ku sali wll (scw)
@yamanibowy1183
@yamanibowy1183 3 года назад
Heestan inta sugese like isara Sharma marnaba no hoos❤
@hamdininho8310
@hamdininho8310 2 года назад
Ila 2080 hestaan wa shidnan dontaa tas iga haya waryadha, Never get old this song.
@mohamedawil9069
@mohamedawil9069 3 года назад
Inta xerta boodheri yaasiin halyey iyo cimraan laakaha ka maqashy like ha ila dhaafin
@shamsoaden3815
@shamsoaden3815 3 года назад
Deeq darajo legend ❤️ Canada 🇨🇦 waa in aan keeno Walahi gob
@zakibaltomzakibaltom510
@zakibaltomzakibaltom510 3 года назад
Canada Somali malaheee adaaa ubaahan cid wadanka kukeenta 😁
@mhahusseinabdi372
@mhahusseinabdi372 3 года назад
@@zakibaltomzakibaltom510 kk😂usheeg dal adan lehen dal kuma noqdo
@arsenalshorts5713
@arsenalshorts5713 3 года назад
@@zakibaltomzakibaltom510 aad iyo aad 😁
@warsamemaxamed915
@warsamemaxamed915 3 года назад
Walahay wa wilal somaliya oo an la celi karin hhhhh
@mohamedfarah4905
@mohamedfarah4905 3 года назад
keen Canda!!!
@abdihakimhusen9784
@abdihakimhusen9784 3 года назад
Inta wilkan qabil anan ku tagerin ismujiya plz😁❣️
@hakimisheeqnuur8768
@hakimisheeqnuur8768 2 года назад
Markan so baxay muqdisho dadbaa yiri waa mucjiso. Aniga la imad hindiso. Taariiqdada qortay qiso. Another level keep it up
@Hosnitair3
@Hosnitair3 3 года назад
Bes naga dheh waa buubi rabnaa😆 300k ka helid 🇸🇴❤
@suhaybyare6732
@suhaybyare6732 3 года назад
Dadka dhan sharma ku mashquulsanyihin Anigana waxaan layaabanahay deeq darajo shot iyo edit kiisa waa heer sare wlhi
@hoyosahra1107
@hoyosahra1107 3 года назад
Ereyada iguma socdanba manto dhan videoga quruxdisa ku ceshanoya io dancegoda🥰
@munamoha3821
@munamoha3821 3 года назад
Tiktokta halaga fiiriyo heestaan another level waaye🇸🇱❤😂
@yaresadaam5095
@yaresadaam5095 3 года назад
Fanaanka lagu fano xamar al fanaan sharmaboy 2021
@daadamukhtaar2395
@daadamukhtaar2395 3 года назад
Aaway inta Nabi maxamed JCL likes 👍
@xaawoibraahim3903
@xaawoibraahim3903 3 года назад
Scw scw
@استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل
عليه افضل الصلاة والسلام❤❤❤❤❤
@yaasiinzaraata4222
@yaasiinzaraata4222 3 года назад
Scw
@mahmudabdulle750
@mahmudabdulle750 3 года назад
Scw scw scw❤️
@huntre_honesty_boy5539
@huntre_honesty_boy5539 3 года назад
scw scw
@thequeen3431
@thequeen3431 3 года назад
Another level wlhi Yaa ila mid ah Kusoo Cesh ceshtay 😍😁 Style i dilay ❤️❤️
@sahraosman4613
@sahraosman4613 3 года назад
Puntland walahi waxaad ku noqotay qurux mansha allah ❤❤❤🙏🇸🇴
@ubaaxibrahim896
@ubaaxibrahim896 3 года назад
Let’s make this boy … international he is nation treasure 🥰✊🏿
@aminamohamed5057
@aminamohamed5057 Год назад
Drridbxjyjhdhkdngnfkjxgxchfg
@mohamedbinsafaax5074
@mohamedbinsafaax5074 3 года назад
"I am abwaaan " Inta uqirtay inuu Abwaan yahay ✋
@amiinabdiwali272
@amiinabdiwali272 3 года назад
Wra saxafi hye wra kk inte ka baxday nio
@mohamedbinsafaax5074
@mohamedbinsafaax5074 3 года назад
@@amiinabdiwali272 waan joogay sxp
@amiinabdiwali272
@amiinabdiwali272 3 года назад
@@mohamedbinsafaax5074 war sxb ninki ma bushka ladhahyey ban ahay
@cadnandehonesty1530
@cadnandehonesty1530 3 года назад
2m one weak hadey noqoni wayso intrnet waan iska dayana sharma piin ee saar sxp manta sharad sogalay😄😄
@efoot-ball845
@efoot-ball845 3 года назад
5 malmod lee 100m
@ubaxxasan7404
@ubaxxasan7404 3 года назад
Insha allah
@kpyareofficiall2755
@kpyareofficiall2755 3 года назад
Heestaan waad kaheli doontaan
@MohamedIbrahim-lo3lx
@MohamedIbrahim-lo3lx 3 года назад
M.a
@عبدالواحدعليمحمد-ب9د
Maslax keep up
@fakataxofficial4599
@fakataxofficial4599 3 года назад
@@alinaajiofficial3852 tuug😂🤣
@apaazalli1895
@apaazalli1895 3 года назад
tuug aabaha magac musan gu bixin miyaa
@mustafe3456
@mustafe3456 3 года назад
Adiga adiga UN ahow😜
@ikraan9998
@ikraan9998 3 года назад
Sharma boy vai avanti agnello davvero supporta
@MoMo-lp4xp
@MoMo-lp4xp 3 года назад
Ninkaan aduunyadu Cadaan iyo madoowba weey dhageeystaan heesahiisa Maqaayado badan oo cadaan ah oo aan tagay heesahiisa ayaa ka shidnaa legend keep it up
@tahlilmohammed9921
@tahlilmohammed9921 3 года назад
Saas waa
@maskaxpro6977
@maskaxpro6977 3 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣😅😅😅😅
@munahilwa9490
@munahilwa9490 3 года назад
Wa Runta wlhi Xta Dukamadaa Ankara ee dharka Ee Turkidaa ledahay asaga Ka shidan wxan la imaday Hindiiso waa Runtiiz
@hadiyahfadal4980
@hadiyahfadal4980 3 года назад
Kenya xata waxa ku arkay mootoyal badan
@aragsanmohaa6327
@aragsanmohaa6327 3 года назад
@@hadiyahfadal4980 Kenya Asagaba iska leh gobol kenya kamid ah o aan maalin Shaqo utagay mel walbo heestisa ka shidan Kasi daran waxn arkay wil yar o Af Oromo ku hadlayo mel carwo ah hooyadis lajogo wuxu dhahayay Ani sharma boy ayan raba kadib wu ooynaya Ani wan yabay Marki dambe waxa li dhahy Dhar u magaca(Sharma boy) ku Qoran yahay Ayu ka wadaa Ani yab😂
@AhmedHassan-go8pk
@AhmedHassan-go8pk 3 года назад
Awe daadki nabiga jecla scw ❣️❣️
@maryan4436
@maryan4436 3 года назад
Xabiibkeena meeshaan camal maxaa u keenaysaa
@garabuukombale5308
@garabuukombale5308 3 года назад
Pop smoke maa hees cusub so saare islaha runti mrka video ga kor ka arke Sharma boy another level wye🔥 Frome jiiro maskiin abaaba ✊🏾🇸🇴🙋‍♂️
@khaalidmohamedabdurahmaan1495
@khaalidmohamedabdurahmaan1495 3 года назад
Caan caan dhale 😂😂
@hamthamohamth1796
@hamthamohamth1796 3 года назад
Pop smoke waa ba Rip
@ryna5840
@ryna5840 3 года назад
Haa wlhi wAa yabana anba😂 music kada iyo qaabka lugaha pop smoke aa lahay
@garabuukombale5308
@garabuukombale5308 3 года назад
@@khaalidmohamedabdurahmaan1495 caan caan dhale adbo🤣🤣
@Khadar_Keeyow
@Khadar_Keeyow 3 года назад
Yaa igaara waryaara😏🤴
@abdinazir8466
@abdinazir8466 3 года назад
Meshaas la moodo yurub waa casimada puntuland 🇸🇱
@yonisabdullahiwarsame1799
@yonisabdullahiwarsame1799 3 года назад
😂😂😂😂
@mohamedhassen7763
@mohamedhassen7763 3 года назад
Casimadii carabta 😂😂😂
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 года назад
Masha Allah Laamiyo Aan Caadi Aheeyn Baa Kadhisan Caasimadda Puntland.
@atiyanorhussein4081
@atiyanorhussein4081 3 года назад
😂😂😂😂yurub aa
@sadiqmoha9284
@sadiqmoha9284 3 года назад
@@mohamedhassen7763 maxa jira galoow
@xayirxirsiofficial8968
@xayirxirsiofficial8968 3 года назад
Madaxweynaha fanka waa Sharma boy hadii aad igu raacsan tahay love saar
@inahaipeofficial1018
@inahaipeofficial1018 3 года назад
SHARMA BOY ANOTHER LEVEL POP SMOKE_KA SOOMAALIDA🔥
@zainabsuhaanii5709
@zainabsuhaanii5709 3 года назад
Nalka raaxada udaara wiilkeena 🌡 wuu kuu shidan yhy wiilkena ❤💪 team sharma guul 🥰
@Bintumrayama
@Bintumrayama 3 года назад
The one only legend Nacabku dhaguhu faraha galiyey 🇸🇱 Rer putland like isaara😇
@ayaanlehersi
@ayaanlehersi 3 года назад
Sharma boy heesta world cup 2022 qadar sii diyaarso sxb waa hubaa in invate lagu so diri doone 👏🏽
@farhiya8513
@farhiya8513 3 года назад
Sharma boy please Noosoo laabo we still love u hadaa nahay ciyaal xamar wili garabkaaga aanahay!!
@nuzeybaali5704
@nuzeybaali5704 3 года назад
Farhiya sharma waa ciyaal xamar, aduun kana xamar buu ugu jecel yahad, ee duruufo jiro awgeed buu meeshaad u joogaa, Insha Allaah wuu iman magaladiisii muqdisho cadey, muuqbilan
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 3 года назад
sharma xamar waa magaaladiisa wuuna jecel yahay markasta uu heesayana wuu umahad celiyaa insha allah wuu kulaaban doonaa
@ayanabdirarahman2617
@ayanabdirarahman2617 3 года назад
@@nuzeybaali5704 sharfey duruuf mahysto e wuxu sugin sand gurda puntldn kadib ayuu safro bdn gelin
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 года назад
Soo Idinkii Soo Eryaday Oo Isugu Tagay? Idiinma soonoqonaayo.
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 3 года назад
@@Cici_mimi shacab ka xamar waa jecel yihiin waa dadkiisii uu wax ku noqday qof ka xumi xamar ma xumayiin karo insha allah wuu ku noqon doonaa sharma boy waa ciyaal xamar isaga ibo asxaabtiisa ba garoowe na magaaladooda dhamaantood dhulka somaliya waa isku mid man sha allah
@simanqurux7909
@simanqurux7909 3 года назад
This whole song is a vibe!!!! 😍👏🏽👍😂😍😎 love it!!
@mariamibrahim1888
@mariamibrahim1888 3 года назад
Fax
@armaan6882
@armaan6882 3 года назад
Hormar wacan🙏🏻❤️
@agedow
@agedow 3 года назад
💙 wusoo dhaafay alamtara 🤍
@apdiaziiz4759
@apdiaziiz4759 3 года назад
Legend sharmo boy wlsha ku taagrta from somaliland 🤴🥰
@kisman8745
@kisman8745 3 года назад
Sharma boy Somali Boy, Bas naga dheh waa Buubi rabnaa !!!! 👌
@AliMohamed-cb6ml
@AliMohamed-cb6ml 3 года назад
I am abwaan kaliya ma ahi fanaan🔥 Sharma boy bes naga dheh waan buubi rabnaaye😍👑🔥
@kamalgiftin1448
@kamalgiftin1448 3 года назад
Buuwi maha ee wa Buubi
@Lucky_girl92
@Lucky_girl92 3 года назад
Abwaan, fanaan, African, kabedeli Rabi Keynaan. I love it!
@lechimiste3547
@lechimiste3547 3 года назад
Team Sharma marnabaa noo hoos from Djibouti 🇩🇯🇩🇯❤️❤️🇸🇴🇸🇴 HOREY U SOCO
@bileaxmed4852
@bileaxmed4852 3 года назад
Sharma aniga kuma tagero lakin runta hadan ka hadlo legend aya tahay, mid aya kugu darsan laha isku day dhalin yarta fanka jecel o xirfadna u leh inad garab qabato wayo adiga ma helin fursadaas marka adiga hada u bilaw waxana ku tusaya legend weligiis la war hayo o taagero ka weyn leh hada mesha maresid, teda kale heeso la samee umadaha kale aan somailada ahen sababto ah sidan aaminsanahay Somali kaliya legend uma tihidi Africa o dhan aya legend u tahay. Keep going up saxib nacabkana iyaga xita jeclow wayo iyagon ogen aye taagero kuu yihiin
@Cmn753
@Cmn753 3 года назад
Adi miyaa raba inqd fanka ku biirto pro
@bileaxmed4852
@bileaxmed4852 3 года назад
@@Cmn753 maya sxb lakin waxa jiro dhalinyaro xirfad leh o kaliya rabo qof magac leh o garab ku siiya hadafkoda
@anazabdirazak5662
@anazabdirazak5662 3 года назад
Team sharMa marnaba no hoos Wadadena Toos 🤞🤙 Ha isku qaban Toosh 😍🤘🔥
@xariirgmbar8713
@xariirgmbar8713 3 года назад
Waxna lagama qaban karo 🙏🏼
@abdikafarfarah3944
@abdikafarfarah3944 3 года назад
Yasiin halyay iska bari 😅💪
@bad_boy_abdalla4589
@bad_boy_abdalla4589 3 года назад
Wn sugeynaa reaction kaga yasiin
@mohaabdi9894
@mohaabdi9894 3 года назад
@@abdikafarfarah3944 Asaga Ma ah wll
@mohaabdi9894
@mohaabdi9894 3 года назад
@@bad_boy_abdalla4589 Kan asga Ma aha Waa DaciiF AamineY inuusan Magaciisa ku MEEL mari kaRiN BooL
@mustafecali6148
@mustafecali6148 3 года назад
Yasiin halyey wiil rer bari waxa ku salamay
@zalma1437
@zalma1437 3 года назад
5k cmmntiga hadaa iga dhex aragtay like😂😂😂
@KamalElmi
@KamalElmi 3 месяца назад
Sharma boy sharciga bara wuu so dhafay alamtara safka mara meel saara wixi so raaca dabsara legend Never give bro 🔥
@wlljb2871
@wlljb2871 3 года назад
Farta maan iska qaniinaa mise like hala sooro video kaaga another LEVEL sharma boy ✌
@BigmaanStudio
@BigmaanStudio 3 года назад
NINKA RAGA waa kii naftiisa ku kalzoon keep going man SHARMA .
@amiish7778
@amiish7778 3 года назад
Waaw masha allah aniga iyo wiilkeyga waa ku jirnaa wey Amiish and cimraa sharma cade and maslax xidigaha somalia oo idil🇸🇴🇦🇿🇦🇿🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏😍
@nuushazuzi8447
@nuushazuzi8447 3 года назад
wan kugu fana ronti 😊
Далее
SAALAX SANAAG | CALAF | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:12
SHARMA BOY DHEESHA DHEELA OFFICIAL VIDEO 2020
3:35
Просмотров 19 млн
Ванька пошел!!!! 🥰
00:18
Просмотров 808 тыс.
Sharma Boy Nasta Official Video 2022
4:15
Просмотров 4,4 млн
NIMCAAN HILAAC| Waan Ku dhigayaa 2024
7:17
Просмотров 683 тыс.
SHARMA BOY l MUUQ BILAN l OFFICIAL VIDEO 2020
3:41
Просмотров 4,1 млн
Sharma Boy - Waan Shitaa (Official Video)
3:41
Просмотров 8 млн
Sharma Boy - Ma Ogi (Official Music Video)
3:54
Просмотров 18 млн
Ванька пошел!!!! 🥰
00:18
Просмотров 808 тыс.