Тёмный

Sheekadii Agoonkii Hooyadii Illaaway Oo Dhamaystiran Qarni Joog 

QARNI JOOG TV
Подписаться 99 тыс.
Просмотров 28 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 31   
@filsanquenn1006
@filsanquenn1006 7 месяцев назад
Ax xanuun badanaa ayadana raxadeeda iyo nolosheeda ayay ugu sabartay asigana saas ayuu uga abaal guday 😢😢 horey ayaa loo dhahay nimaad dhashay kuma dhalin 😢😢😢😢
@fahmahassan6335
@fahmahassan6335 7 дней назад
Ax ax ax yaaqey nolasha yurub ma ahan mid igu so orod ma ahan hadana qaf ehelkadana kaga so horen waa xanuun wallhi😢😢😢😢😢
@cabdinaasirsalebaan6600
@cabdinaasirsalebaan6600 Год назад
Illaahow na hanuuni ,Illaahow na hagaaji adduunka iyo aakhiroba ubadka ooryahana nooga yeel il qaboowsi
@Qarnijoog
@Qarnijoog Год назад
Amiin
@keysedaddy8053
@keysedaddy8053 Год назад
Aad ayaan ula soconaaa sheekoyinkiina ee noo soo badiya thanks
@doorbin24295
@doorbin24295 Год назад
Mahadsanid Waall
@zahalcade
@zahalcade 3 месяца назад
Sheekadii ugu murugta badneed aan weligay maqlo wana ka calool xumaday markan maqlay odawaa😢
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 месяца назад
Kanalka Kale Imad Qarni Joog Only Sheekeyin Badana Ku Jire Insha Allah
@hodanlove3689
@hodanlove3689 Год назад
Waan Sugaayay
@btakar2520
@btakar2520 Год назад
Dulucda shekadu qofkastow baarinimada waalidku intay ayaga anfacayso kabadan aday ku anfacaysaa Mahmahbaa tiraah meshii aabahaa ritigu uga dheeliyo ayuu adna kaa dheeliyaa
@FahimAnimals
@FahimAnimals 7 месяцев назад
Wllhi qalbigaaa ixanuunay subxanallah 😢😢😢
@rashkaarow45
@rashkaarow45 Год назад
Maash'allaah . Waad ku faryareysatay sxb . Sheekadan waa in lagu dhigaa iskuulada Soomaaliyeed ., Si ay dhalinyarada ugu waanaqaataan .
@tvrarisdanguud4980
@tvrarisdanguud4980 Год назад
Mansha allaah aduunyada mar xaladah uu Qofkasta marayo illaahay jidka toosan nagu hanuuni oo nagu sug aamiin aamiin aamiin walikeena alle ha unaxariisto ku nool kuwi dhintaba aamiin aamiin aamiin
@khadarsead3212
@khadarsead3212 4 месяца назад
Wlhi bilaahi tolaahi mid odawaa oo kale ah baa halkaan nala jooga 😢 Alle Ilhow u soo hanuuni
@filsanmohamed4670
@filsanmohamed4670 7 дней назад
Amin ya rabi u duceya wll mar wlbo Od xasusatan iyo marka tukaneysan
@adennurhassen7220
@adennurhassen7220 Месяц назад
لا اله الا الله محمد رسول الله Allow qaatimadeena wanaaji
@ziina3
@ziina3 9 месяцев назад
Sheeko xanun badan waye walee qurbo wan lagu dhamaade
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 6 месяцев назад
Alla nasiib xumaaa wiilkaas sorry Hooyo mcny 😢😢sidaaas ma mudneen abaalkaaga wlhi waa ooye ilaa iyo hadda waa ilmeynaaya Hooyadee mcn maa sidaas u ilaawi karaa wlhi waa xanuun 😭😭😭💔💔 Hooyo abyaneey alaha ku naxariisto ma mudneen inaa sidaas lakugu sameeyo qabriga alla haku nuuriyo 🤲subxanallah bal arag silica uu ku dhintay waxaas dhan waxay ugu dhaceen waa meesha cidlada ah ay hooyadiisa ugu tagay😢walalayaal aan waalidkeena ka war qabno 😢😢😢waa iga dardaraaan
@Abdi_Iskooj
@Abdi_Iskooj 6 месяцев назад
Hooyo😢 Naga raali Ahaw markasta Abaalkaaga ma gudi karnee Ilaahaw Abaalkaaga jano ka dhig😢 Xanuun badnaa😢
@tvrarisdanguud4980
@tvrarisdanguud4980 Год назад
Waa ciro qaasho leh
@amiirmaxamed2149
@amiirmaxamed2149 8 месяцев назад
Ogoon kii hooyadi ilaway hoos ta ku soo qor
@Qarnijoog
@Qarnijoog 8 месяцев назад
Hooste
@hoodahabby9953
@hoodahabby9953 Год назад
Masha Allah
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 8 месяцев назад
nin aandhulmarin. dhaayo la
@abdiwelirage5682
@abdiwelirage5682 8 месяцев назад
Cajiiip😢
@abdifatah4651
@abdifatah4651 Год назад
RABOW KU HIFDI. HOOYO. RABOW JANADII GURI KAAGA YEEL.AMIIN
@Ibrahim.Haashi
@Ibrahim.Haashi Год назад
Waa sheeko aad u xanuun badan 😢😢😢
@qodadimuuse5197
@qodadimuuse5197 9 месяцев назад
Ninkaan waxay isku sheeko egyihiin wiil ila socday oo dhib iyo rafaadba isla soo marnay isla markaana waalid jecel oo hanti iyo ducaba la daba taagan dhaleen hadana aan faro ku jirin qisoyinka nocana aad u badanyihiin
@hanirage7005
@hanirage7005 9 месяцев назад
sheekada aad ayeey u xiiso leedhay lakiin waxa kasii fiicnaan lahaa hadii aad musikada ka jaren laheydeen xoogaa. mahadsanidiin.
@faizaali6146
@faizaali6146 Год назад
Thank you 😊 💓
@Qarnijoog
@Qarnijoog Год назад
You're welcome 😊
Далее
Xabsigii Abwaan Hadraawi Iyo Maxamed Siyaad Bare
27:24
600 Arabic Words for Everyday Life - Basic Vocabulary #30
3:56:41
ADUUN IQATAL || Sheeko_IDAAJAA
43:07
Просмотров 50 тыс.