Тёмный

Sheekh Dirir iyo Taariikh Nolaleedkiisa. 

MM Somali TV
Подписаться 526 тыс.
Просмотров 436 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 372   
@jaasdaan6018
@jaasdaan6018 2 года назад
I really love sheekh Dirir so much he really helped me understanding Quran.
@heartlessG640
@heartlessG640 2 года назад
Same wllhi ilaaahey ha xifdiyo ilaahey ka sakow qur aanka tafsiirkisa aad ayuu ijecel siiyey❤💯
@jaasdaan6018
@jaasdaan6018 2 года назад
@@heartlessG640 he really helped me so much only Allah knows my situation and when Allah said the Quran is healing is so true cause the Quran is the food for the heart and mind Alhamdulilah
@heartlessG640
@heartlessG640 2 года назад
@@jaasdaan6018 mucha allah❤💯🥺
@ayaanmuse5961
@ayaanmuse5961 Год назад
❤❤)p;:*n:%
@samriyemohamed-2030
@samriyemohamed-2030 Год назад
MASHALLAH ❤❤❤
@sadiasadia19191m
@sadiasadia19191m 9 месяцев назад
Ilaahow iga Dhig ahu cimado ahlu digri iyo qof cafimaad qabto iyo qof dhiiran qalbi wanag san ah isoo duceyaa dadkeyga ❤️🤲🤲
@umanajmo6684
@umanajmo6684 8 месяцев назад
Amiin amiin amiin
@cabdiqanifaarax8281
@cabdiqanifaarax8281 Месяц назад
12.m.
@abdihussein8020
@abdihussein8020 3 года назад
😢jazaaka allah sheekh maxamed sh cumar dirir wllhi waan qiirooday Alle cimriga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo sh 🤲❤
@siciidali4034
@siciidali4034 3 года назад
Amiin walaahi sheekh dirir ilaahay dartii u jecelahay maskiinimadiisa iyo balaaqadiisa waan ku barbaaray isagoo sidaa uun wax noogu dhigayo
@AbdulAhmed-gx2rh
@AbdulAhmed-gx2rh 3 года назад
Maanshaa Allaah! Shuyuuq qiima badan wajiyaal barakaysan baa meeahaa ka muuqda. Sheeq M. Dirir Allaah haku barakeeyo adiga iyo duriyadaadaba.
@jamahuseen9113
@jamahuseen9113 3 года назад
JAZAA AKALLAAHU KHEYR SHEEKH MUXAMMAD SHEEKH CUMAR DIRIR IYO DHAMAAN CULIMADDA. Kasoo Qeyb gashey kulan diimeedkan iyo Dhamaan culimadeena iyo Culimada ISLAAM ka iyo Dhamaanteen ILLAAHAY kheyrka ha ina waafajiyo JANADANA ha Inagu Kulmiyo AAMIIN YAA RABBI.
@xasanmuqtar3714
@xasanmuqtar3714 2 года назад
Maa sha aallha aallha ku baarkeeyo Abana aallha unxaariisto kitabakisa midigita aallha kha siyoo amiin yaa raabbii
@maguled
@maguled 3 года назад
Maasha Allaah, Sheekh Dirir, si xikmad leh baad u hadashay. Jazaa'aka Allaahu khayr.
@istaahilabdullah5084
@istaahilabdullah5084 3 года назад
اللهم بارك الشيخنا محمد عمر دورر بارك الله في الدنيا والآخرة االشيخنا
@abobakarmaxabe4985
@abobakarmaxabe4985 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤k❤
@layladheman6534
@layladheman6534 2 года назад
Mnsh allah mnasha allah ilaahay cimriga iyo cilmiga ha uu dheereyo sheikh maxamed sheikh cumar diriir
@honey8710
@honey8710 3 года назад
Maasha Allah ilaahay ha noo barakeeyo oo ha xafido culimadeena . Walaahi farxad weeyaan intaas oo sheekh oo nabad ku wada fadhida
@aragsan9200
@aragsan9200 3 года назад
Wlhi bilaahi farxad ban la ooyey ilahay haydin xaftiyo waa sheekhaydeeni odhan ma sha allah 🥰🥰🥰🥰
@ibrahimadem9960
@ibrahimadem9960 3 года назад
Manshaaal qalbiga nool walal
@aragsan9200
@aragsan9200 3 года назад
@@ibrahimadem9960 ♥️♥️♥️♥️💋
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 года назад
We all really love sheekh Dirir so much !!!!
@mceeri7238
@mceeri7238 3 года назад
Allaahu Akbar War Sheikh Show Sheikh Ba Dhalay Oo Ducadii Iyo Cilmigiiba Kala Hadhay Masha Allah
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 3 года назад
Allaahu Akbar
@heartlessG640
@heartlessG640 2 года назад
Mucha allah❤
@yalibana6172
@yalibana6172 3 года назад
لا إله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم ماشاء الله جزاكم الله خير شيخ محمد درر وجميع المشايخ وحفظكم ذخرا للاسلام والمسلمين
@drroble.gurhan3594
@drroble.gurhan3594 3 года назад
Masha Allah
@maxamedciro6114
@maxamedciro6114 2 года назад
Masha allh
@nasrimaxamed9602
@nasrimaxamed9602 2 года назад
The sheikh is one of the saints of God masha allah god bless you with art and wisdom
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 года назад
Ilaahey ha barakeeyo culimada reer somaliland waa geesiyaal sheekh dirir waa astaan qaran ilaahey ha barakeeyo ilaahayow ameen
@hsdhhddndkdk9997
@hsdhhddndkdk9997 3 года назад
Maasha allh Aabo allaah yaraxmu raaximiin allaha Galiyo jana tul Firdoza Adi shekh allaha ku xafido 🤲🤲♥️
@meimunamohammed3158
@meimunamohammed3158 3 года назад
لا يخفى القمر، حفظكم الله ورعاكم، وبارك الله فيكم وجزاكم الله خيرا
@64yearsago59
@64yearsago59 3 года назад
sh.maxamed sh.cumar dirir allah yaduul cumrak❤🥰
@fatimamohamedali9067
@fatimamohamedali9067 3 года назад
ماشاء الله تبارك الله، اللهم ارحم لوالدينا رب ارحمهما كما ربياني صغيرا 😥🤲
@dayipfaarax5655
@dayipfaarax5655 3 года назад
Ilaahaw mid kareeba sii
@cabdibile8447
@cabdibile8447 3 года назад
ماشاء الله تبارك الله الله يجزاك كل الخير
@sahraaxmed7426
@sahraaxmed7426 2 года назад
Q
@sulaymanjamac2808
@sulaymanjamac2808 2 года назад
Nasra saleebasn
@hanamaxamedxirsi7265
@hanamaxamedxirsi7265 3 года назад
Masha allah tabarakallah beautiful wlahi ilaahay ha barakeeyo dhamantoodba
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 3 года назад
Allaahuma Amiiiiin
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 3 года назад
Allaahuma Amiiiin
@fosiyamahmed2390
@fosiyamahmed2390 3 года назад
Subxanalaa mar haduu Sh dirir yidhi waxan waxasoo khayra aan ku heley Siyaro laysugu yimid oo aabahay ka dhex kacay oo uu ku yaboohay wan baan bixinayaaye iigu duceeya in Alle ii siiyo wiil iga dhaxla kutubtan aan Xabaarasnahay ha la ogaado maqamada Xoolaha lagu qalo ee ducada loogu ducaynayo kolba weelku weelku sito!!! Culimo waan idin salamey!! waxan kaloo Salamayaa Somali oo dhan inta diinta, dhaqanka, & Cadala jecel
@Ahmedsahane
@Ahmedsahane 3 года назад
Ducada dadka wngsn wa laga aqbala
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 года назад
Ilaahayow u hiili diinta islaamka Ilaahayow islaamku waa nuur cisi iyo sharaf Ilaahayow garabka is taag subxaanalaah subxaanalaah Ilaahayow kor u qaad quraanka iyo sharafta Ilaahayow dhaxalkii rasuusha xaqa ah ee aad soo dirtey Ilaahayow garab istaag ameen ilaahayow ameen
@asaldhaladsland9655
@asaldhaladsland9655 3 года назад
Alle hanoo barkeeyo culimaada xamarsan dhaxalkii nabiga صلى الله عليه وسلم
@nimokalif6149
@nimokalif6149 3 года назад
Ilaah kuwo badan oo kaadhaxla ilaah hakusiiyo yarabi
@saadomaxamed2513
@saadomaxamed2513 2 года назад
manshalaah
@Fahiimahindaleyla4kulmiye
@Fahiimahindaleyla4kulmiye 3 года назад
Maasha allaah Sheikh dirir ilaahay ha ku xafido aduuun iyo aakhiro 🥰 🥰 🥰 🥰
@MaxamedMuslim-6
@MaxamedMuslim-6 3 года назад
Sh Mohamed Sh Cumar Dirir Mashallah
@burcosomalilndrsdhaba1908
@burcosomalilndrsdhaba1908 3 года назад
Illahy haynoo barakeeyo culimadeena masha allah
@DaaciAbdirahman
@DaaciAbdirahman 6 месяцев назад
حسن سيرة ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@jimalekader7889
@jimalekader7889 3 года назад
MsHa allah, Waa Laba Qisso, Oo Murugo iyo Farxad leh
@maxamedciro6114
@maxamedciro6114 2 года назад
Wlhi hadn mawodak arki laha wxn ka codsn laha in iun dhimn shekhe maxamd allh cibrigesa ha dheeryo
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el Месяц назад
Very touched situation Allah Yarxma Aabahiis Dirir, shiikh mxmed dirir, Wakaas Midhaheedii
@sarahmohammed2903
@sarahmohammed2903 3 года назад
Maanshalaah shiekh m dirir xafidullaah Aadbaan u jecelahay iihay dartii cimrigiisa Aleh hadheereeyo
@mohamedhashi5492
@mohamedhashi5492 3 года назад
Mashalaah sheekha allaah ajir haka siiyo cilmiga uu SOMALI gaarsiiyay Mashalaah
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 3 года назад
Masha Allah sheekh ilaahay haku barakeeyo ducada waalidka waan kaaga dayanaynaa insha Allah
@yusufabdifarsamo3164
@yusufabdifarsamo3164 3 года назад
Maansha allah ilaahay cimriga iyo cilmiga hakubarakeyo
@amalrashid321
@amalrashid321 2 года назад
Sh. Dirir Ilaahay cimriga iyo cafimadkaba hakuu barakeeyo
@cismaanjamhuuri6276
@cismaanjamhuuri6276 3 года назад
Waxad mar walba maqasha aduun yadu waa iska noocyo badan oo marna way ka nixisa marna way ja farxisa fiidyiwgan kooban ee shiikha laga qabtay ayay labaduba ku jiraan alle caqliga ha u barakayyo ee Waa arin farxad leh ee wuxuu inoo sheegay in uu samofal walid ama asn dheho duco walid uu halka ku gadhay ilashay iyo walidiintuba ha inaka raali noqdaan ee Iyo arinka naxdinta ah oo ah ta uu yidhi waa wixii igu xuma ee isoo mara ee aan xasuusto oo ah in nin inantiisi laga kari wayo sub xanalah waa arin ay maanta igu horaysay oo naxdin leh lkn arinka ayaan laga hadhin ee ka diinteenu ka qabto kolay waa cadayn ee iyo wixii lagu xaliyayba shiikha hala waydiiyo oo bulshada halala wadago wan jecelnahay in aan wax ka ogaano ee
@aminaamish242
@aminaamish242 3 года назад
Wanjeclhy culimadena ilhy hainoxfdiyo🤲🏼💞
@nacimamohamed9508
@nacimamohamed9508 3 года назад
Jazka allh khayr shekh Alle cimriga iyo caqligba haku barkeyo angna ducada walidka hadh hanoga dhigo🤲
@hibohassan8939
@hibohassan8939 3 года назад
Mashalah mashalah sheikh dirir ilaahayi haku daayo.ilaahayi anigana wiilashayida qaar diinleh iiga dhig
@Qofnaba.
@Qofnaba. 3 года назад
Mancha allah tabrkalah ilhay cimriga iyo caafimadka ha u barakeyo Sheekh mahamed cumar diriri
@HAMZENOOSKAHIN
@HAMZENOOSKAHIN 8 месяцев назад
We are realy love qura an karim your inderstande me
@MOHAMEDABDI_01
@MOHAMEDABDI_01 3 года назад
Illaahow ragan ii fududee jidka wanagsan ee mareen❤
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 3 года назад
Allaahuma Amiiiiin
@AyaanMohamuudomar
@AyaanMohamuudomar Месяц назад
Lailaha illallah muxammadur rasulullah ❤❤❤
@TheNasraabdi20
@TheNasraabdi20 2 года назад
Masha allah allaha u naxariisto Aabo ducaqabe ayaa tahay allaha ku barakeeyo aamiin
@drabdikadirdaahir5974
@drabdikadirdaahir5974 3 года назад
Allaah Cimrigu ha kuu Dhowro sheikh Dirir. Allaahow Waalidka Ducadiisa Hadh nooga Dhig
@heartlessG640
@heartlessG640 2 года назад
Sheekh mohamed sh omar dirir wllhi aad iyo aad ayaan ku jeclehy ilaahey haku barakeeyo❤💯🖤🖤
@abdirahmanhusein9588
@abdirahmanhusein9588 3 года назад
Masha allh tabarakallh Allh waxaan ka Baryaynaa Qoomkaan inuw nagudaro Amiin yaa allh
@ابوعاليهالهاشمي
@ابوعاليهالهاشمي 3 года назад
Allahu akbar qiso cajiib ah jizahyllaah shekh ilaahy ha xifdiyo
@KhadraClraxmaaN-nw7me
@KhadraClraxmaaN-nw7me 10 месяцев назад
ماشاء الله
@abdishakurhussein9598
@abdishakurhussein9598 3 года назад
Masha Allah barakallah fiik
@teamhagio6600
@teamhagio6600 3 года назад
Masha Allah sheekh dirir ALLAH ha ku barakeeyo.
@yt6605
@yt6605 3 года назад
Mashallah sheekh ilahay cimriga haku barakeeyo
@Nika_kit800
@Nika_kit800 2 года назад
Sheikh Mohammed diriir ilaahey haka raali ahaado 😍😍
@mohamedfaisal7587
@mohamedfaisal7587 3 года назад
Ilaahay haku barakeeyo sheekh I love you so much 😍
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 года назад
Baraka Allah Tabaaraka Allah, wa xafidakumu Allah jamiican.
@drsacadhussein4154
@drsacadhussein4154 3 года назад
Masha Allah ilaahay ha barakeeyo sheikh Maxamed cumar
@cjabaarabshir8428
@cjabaarabshir8428 3 года назад
M.a shekha allha ha ku barkeeyo amiin
@mohamedhassan-xl7lf
@mohamedhassan-xl7lf 3 года назад
Walahi sidaan sheekha taariikhdisa U macansanayey ayaan aad uga naxay ninkas ilmihiisa Laga Kari laayahay waa wax Laga murugoodo
@Calidhoof-rg2kp
@Calidhoof-rg2kp 4 месяца назад
ilahay hakudharo sh
@fadumoayan4947
@fadumoayan4947 3 года назад
Allllhu akbar alllllhu akbar alllllhu akbar alllllhu akbar alllllhu akbar alllllhu akbar alllllhu akbar alllllhu akbar alllllhu akbar alllllhu akbar alllllhu akbar alllllhu akbar alllllhu akbar alllllhu akbar alllllhu akbar
@bisharxassan424
@bisharxassan424 3 года назад
Mashaa allaah culumadeena alaha barakeeya
@bile-25
@bile-25 2 года назад
Masha Allah Sheikh dirir Cilmiga aan ka faaiiday xitaa dugsiyada iyo iskuuladabo kamaan faaiidiin
@mohamedabdirahman7165
@mohamedabdirahman7165 3 года назад
Mansha alla dhaman culimada somaliyed
@abdullahihurre9843
@abdullahihurre9843 3 года назад
Maansha Allah. Aamiin Alle habarakeeyo dhammaan shuyuukhdeena
@aminaamish242
@aminaamish242 3 года назад
MashaAlAh tabarakalah livekisa sheeq dirir ,💞💞
@bashirabdulkadir1263
@bashirabdulkadir1263 3 года назад
Mnsha allh .. ilaahay ha barakeeyo shiikha ardaydisan ka mid ahay waligayna lama Kulmin
@AyaanMohamuudomar
@AyaanMohamuudomar Месяц назад
Allaahu masali wasalim calaa nabiyunaa muxammad
@cibaadoaweys3668
@cibaadoaweys3668 3 года назад
illaahay barakeeyo aamiin aamiin aamiin yaa rabi
@Aj__2891
@Aj__2891 3 года назад
Mashallah waa sheeko cajiiba inshallah wiilkeygan lawadaagi doona.
@aragsanismael4912
@aragsanismael4912 Год назад
Masha Allah ❤❤
@xamsesiciid8116
@xamsesiciid8116 3 года назад
Wlhy waan qiirooday ilaahay cimriga hakuu barakeeyo if iyo aakhiroba ilaahay haku guuleeyo dhamanteenba insha allaah
@fihimasulub
@fihimasulub Год назад
i like sheekh mustafe
@hafsaabdulkarim3556
@hafsaabdulkarim3556 3 года назад
Ilaahay culimadeena cimrigooda hano barakeeyo
@abdiyarebashiir1246
@abdiyarebashiir1246 Год назад
Ameen Ameen Ameen Yaa RAABBI
@historynerd7549
@historynerd7549 3 года назад
Allaya barik sheikhana
@abdirahmanadenhassan9665
@abdirahmanadenhassan9665 3 года назад
subxaanallah arrintaa sheekha ku adkaatay waa arrin la yaableh runtii, damiirku aanu aqbali karin soo hadal qaadkeeda keliya ayaa adag...nin r weyni muxuu war hayaa..
@ummuayan8227
@ummuayan8227 2 года назад
Mashaallh ilahaay hanoxafido sheq cimrigisana
@kimsahyoung8738
@kimsahyoung8738 3 года назад
Asc wrb wadaadadeeno soomaliyeex kuligiin waa idin salaamay allaha idin barakeyo i.n waxase layaab igu noqday shiikh wuxu ka sheekeye oo ahayd gabar aabaheed laga dhicinayo ilaho naga kori kuwas oo kle waa wax la layaabo alle waxo naga hayaa wa badan allow naga najeey
@geeyetaxi8123
@geeyetaxi8123 2 года назад
Ilaahay ha kubarakeeyo sheekh diri❤❤❤
@randamuuse780
@randamuuse780 3 года назад
Mansha allah shuyuukhda ilhy ha barakeeyo kuwa halka so fadhiya mxaY isla kla hayaan
@hibaaqkhyrdoon8002
@hibaaqkhyrdoon8002 3 года назад
Mansha Allah sheikh ❤️❤️😘
@kadraabdi2744
@kadraabdi2744 3 года назад
Masha Allah allahumma bareek sheikh
@rodaabdi4713
@rodaabdi4713 3 года назад
allah shiikhyada ha ino barakeeyo
@craxmaanmuuse9813
@craxmaanmuuse9813 Год назад
Ilaahayow caqliga hanags qaadin. Furiiiin cadho iyo wixii la mida kuma fullo. Heshiis la' aan labada qofna ma garanayo sideedaba. Labadaba waxa la huba gogol dhaaf haduu yimaaddo hoogaya sidaas bay ku kala faataxsysan. Sida kalee qoysasks lagu dumin karrro ii soo sheega.
@cabdilaahimcawad
@cabdilaahimcawad 3 года назад
Illaahay haku xafido insha allaah sheekh dirir
@Yazmienchama
@Yazmienchama Год назад
Msha alllh sh Omar dirii♥️
@aweysmaxamed-ki6ye
@aweysmaxamed-ki6ye Год назад
Asc..Mashallah..culimada.somaliyed
@nusaybamaxamed3693
@nusaybamaxamed3693 3 года назад
Mansha allah sheekhyadeena soomaaliyeed illahay hanoo xafido
@nasteexman3353
@nasteexman3353 3 года назад
Mansha Allaah tabarakallaah ❤❤
@ducalemaxmed7948
@ducalemaxmed7948 2 года назад
Ilahay aabahii ha u naxariisto isaga khayr ha siiyo
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 3 года назад
Ustadii Mnsha Allah brother sh diriir
@hony1435
@hony1435 3 года назад
Culumooy noo duceeya
@lifewriter5946
@lifewriter5946 Год назад
Mash allah allah ku barakeeyo sheekh
@ilyasmuse2100
@ilyasmuse2100 8 месяцев назад
Macalinkaygii tafsiirka alle xifidiyo sheekhayga
@sahratukale3134
@sahratukale3134 3 года назад
masha Alaah sheekh dirir alaha ku barakeeyo
@cqaadir1261
@cqaadir1261 3 года назад
Masha Allah ilaahey haku xafido Shiekh
@sawdaxaashi6803
@sawdaxaashi6803 3 года назад
Mansha Allah sheekh alle haku barakeyo
@abdiabdilahi8331
@abdiabdilahi8331 3 года назад
Masha alla sheekh cumar diirir ilaahay ha ku dhawro
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 3 года назад
خزاك الااوة
Далее
Kaftanka Siyaasada 531 oo aad u xiisa badan
42:18
Просмотров 43 тыс.
РЫБКА С ПИВОМ
00:39
Просмотров 1,5 млн
Cole Palmer Revenge vs Man City 🥶
00:20
Просмотров 2,2 млн
Sheekh Maxamuud Xaliike iyo Taariikh Nolaleedkiisa.
9:47
Sheeekh Dr. Siciid Maxamed iyo Taariikh Nolaleedkiisa.
11:48
Su’aalaha wariyeyaasha Hargeysa iyo sheekh Dirir.
36:39
Qisooyin Qosol badan (kaftanka culimada)
21:10
Просмотров 536 тыс.