Тёмный

Sheekh Umal oo Raaligalin Buuxda ka Bixiyay Hadalkii Muqdisho Unukaa leh ee uu Sh Somoow ku qabsaday 

SSTV
Подписаться 485 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on RU-vid, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on RU-vid.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our RU-vid channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 64   
@abdinuraden968
@abdinuraden968 Месяц назад
جزاكم الله خيرا وبارك فيكم ونفع بكم الأمة.
@abdiqaadirCali-xt9ke
@abdiqaadirCali-xt9ke 2 месяца назад
فضيلة الوالد الشيخ محمد عبد أمل ❤
@cabduraxmanmaxamedxaaslana9395
@cabduraxmanmaxamedxaaslana9395 2 месяца назад
Jasaakallaahu khayru jasaa
@Raho339
@Raho339 Месяц назад
SaLaahu CaLeyhi WasaLam 💕💕💕
@Raho339
@Raho339 Месяц назад
Allaahu AkbaR ☝️❤️❣️🫡
@Raho339
@Raho339 Месяц назад
SALALAAHU CALEYHI WASALAM💕💕💕
@_Khaalid
@_Khaalid 2 месяца назад
Aad baad u mahadsantahay sheek Jazakalah khayr. ❤❤❤
@asadahamadbarre1164
@asadahamadbarre1164 2 месяца назад
Jasaakalaahu qayran walal umal
@mohamedsheiko3155
@mohamedsheiko3155 2 месяца назад
Umal raaligelin kaa saarimeyso.
@CabdiQays1
@CabdiQays1 2 месяца назад
Sheekh daarood ninkii aaminaayo wakaa umul
@XAWOAbdullahi-z1r
@XAWOAbdullahi-z1r 2 месяца назад
Manshaa alaaah sheekh
@aniwaaye7759
@aniwaaye7759 2 месяца назад
Raalli waa kaannahay Shiikh, ereygana waa dialect looga hadlo inta badan muqdisho, dad badan oon aqoon eraygaas aa ku bartay muxaadaradaada waa ku mahadsantahay eraygaas unnukaa leh isticmaalkiisa.
@AhmedAlijana
@AhmedAlijana 2 месяца назад
Anigaa leh muqdisho
@june6206
@june6206 2 месяца назад
Dee waba meesha qudhe soomali nabad haysane dee haysta soomali haku dawarsaninee 😂 iskuladii siyad idin dhisad guryo ka dhigateen qabyurihu wad dadhaten casimada soomali ya garoowe aya loo rari nabad le qabuurna lagala soo baxayne
@FadumoMahadalle
@FadumoMahadalle 2 месяца назад
​​@@june6206Garowe so teey tiri ana leh niin teeda kale hada Muqdisho qarax ka ma dhaco sida marki nin daarod joog hadi qarax dhaco neh Jaano iyo shahidnimo helnee Muqdisho mesha Ugu shahiidka badan . Somali Galbeed Ogadenia leh Muqdisho Hawiye Cid la sirayo majirto.
@zeytuun9896
@zeytuun9896 2 месяца назад
Sh umal geel bixi sabey waa yartahay xamar nunukaleh sacadey taas kaaga fadhinaa Abgaal not easy my dhiig
@akhalif579
@akhalif579 2 месяца назад
Tuug hadii aysan aheyn luuqad maahe lahjadaada ku hadal, Ama ha dhaajin waayo taada ayuu dhaajin lkn dee dulmi baa kaa buuxo.
@Yusuf-se9us
@Yusuf-se9us 2 месяца назад
Kuma faraxsani in sheekhu raaligelin siiyo waayo ,isku raranta damushabaab,
@ibrahim.haajihusse
@ibrahim.haajihusse 2 месяца назад
Jizakalah ma gafe wa allah
@aminaomer6330
@aminaomer6330 2 месяца назад
Muqdisho dad baaleh sida ogadeeniya
@jalal6529
@jalal6529 2 месяца назад
Aad ayaad u khaldantahay, dalkana kalama taqaanid. Somali galbeedna hal qolo ma leh oo waxaa dega qabaa'il kala duwan, muqdishana hal qabiil ma leh oo waa caasimadii dalka. Taas macnaheedu ma ahan in muqdisho noqoto sac la wada maalo laakiin aan xuquuq lahayn taasoo ah waxa ay hadda ku jirto.
@Hurusocod
@Hurusocod 2 месяца назад
Kkkk. Walaale Ogaadeenniya , hadaad maqashay, waa qayb ma midnah, dhulkii soomaali galbeed , balse reerkaa Ogaadeen , maadaama gaaladdii umadaan kala qaybisay, ay magacaas siiyeen, ayay la.soo istaageen iyaguna Ogaadeenniya. Hadafkii gaalada waxaa waaye, inaysan soomaali midoobin, oo ay kala taagtaagnaadaan, waan sida dhacaday, in Ogaadeen keliya , la dagaalo Ethiopia intii kalana ay indhaha ka fiirsanaayeen. Laakiin weligaa ma aragtay, Oga leh, anagaa iska leh. Mida kale , ma og tahay, in weligoodba dawladda federaalka Ethiopia, waxba kama noqon, waayo Ethiopia, waxaa ay Ogaadeen u arkaan dad Soomaalinimadu ku wayn tahay, iyo midnimadooda. Taas darteed, qabiilada kale ayaa ay wasiiro ka dhigtaa, balse kililka keliya ayay madaxwayne ooga dhigaan.. Wasiirada kililka 7 ayay ka lee lee yihiin, inta kale Soomaalida kale ayaa iska leh. Waxaan u arkaa ceeb, unukaa leh, waa run, inaad lee dihiin, fiiyin , balse meeshu waa caasimadda ummada soomaaliyeed. Haddii aydaan rebin , caasimadda anaga noo Keena, oo markaa Kusmaayo aan ka dhigno, halkaa ayaa ah, meel aan laga aqoon Unukaa leh, waaba haddii aad xiahootaan.
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 2 месяца назад
Magaala .madaxda marka laga raro muslimiinta xoolohoodana laydiinka samro sheegta mudisho waa in magaalo madaxda lagararo
@cabdiraxmanmahamudmaow7838
@cabdiraxmanmahamudmaow7838 2 месяца назад
Milyan jeerna haku wardiyeen.muqdisha lama kala leh.xaqiiqdu waa warkaad tiri. Sxb
@cabdiraxmanmahamudmaow7838
@cabdiraxmanmahamudmaow7838 2 месяца назад
​@@warsanfarah9582caawa ka raro xoogaa ga bililiqada ah eed kuheysato Muqdisho meceey.kuuma baahna. Eekulaabo. Habaarwaalid iyo dhulkii dhagaxa ahaa ee gaajada oogu la'ateen.
@issaali6048
@issaali6048 2 месяца назад
Thanks sh umal
@DuraanAhmed-o6g
@DuraanAhmed-o6g 2 месяца назад
Shikh sabeen way yaryahay geel bixi
@Raho339
@Raho339 Месяц назад
Scw Scw Scw❣️❣️❣️
@leymoonl4297
@leymoonl4297 2 месяца назад
Sheikh Soomow weligii madhihin Muqdiso unukaaleh. ..ee eaxaa cuqdad kugu beerey Soomow waa wadaadkii Xamar kaa hor istaagey inaad Muxaadaro kadhiibto....
@cadilkaynan3598
@cadilkaynan3598 2 месяца назад
Sh. Umalow. waxaan kugula talin lahaa daacadnimada Ogadeenimada joogi oo faraha kala bax Hawiiyaha Suufigooda iyo mooriyankooda iyo siyaasi ku sheegooda haddii kale burush wasaqaysan bay ku marmarin doonaan… ummad lala xagoon karo ma, ahaa.. markaa waxaa kuu wanaagsan inaad faraha kala baxdid
@cabduraxmanmaxamedxaaslana9395
@cabduraxmanmaxamedxaaslana9395 2 месяца назад
Gaalnimadu maaha waxa calooshaada ku jira naartana hadii aadan sheekh xaq ku lahayn adiga aduunka alla kugu cadaab intaadan aakhiraba gaadhin oo silic mudo
@Farah-ek1vp
@Farah-ek1vp 2 месяца назад
Video la jar jar ila eg yahay
@TARBIYATALEEM
@TARBIYATALEEM 2 месяца назад
Waan ka xumahay in Soomaalida qabiil un u fasirayaan wax wax walba, qabiilkana diin laga dhigtay
@warsan123
@warsan123 2 месяца назад
Sh umal wax uu raaligalin ka bixiyo ma sameeyn unukaalehna waa luuqad Agahna mardhow amey noqotaa dhib
@muzympls
@muzympls 2 месяца назад
He had nothing to apologize, this is getting outa control. Anyone can twist someone's words & demand "apology " for faux outrage
@cabdiraxmanmahamudmaow7838
@cabdiraxmanmahamudmaow7838 2 месяца назад
Your speech.is out of topic. It doesn't deserve to a respond.
@AFDiini1722
@AFDiini1722 Месяц назад
Umal waa doofaar doofar dhalay, waligiisna ma daahirsamo. We don't need his apology, deserves to be spat at though. We knew what he is like way before this cuqdad hawiyoow qabaa. He fled Somalia the day Siyaad Bare fell the only other time he came to Somalia was when Cabdulaahi Yusuf was there and when Farmaajo, all the other time he bad mouths Hawiye from the countries where the jareer iyo Xabash enslave his folks.
@AFDiini1722
@AFDiini1722 Месяц назад
The problems and Issues faced by geyiga Somaliyeed today, the terrorists, the traitors on the inside, the droughts, the foreign invasions we face. his number 1 issue is how can Hawiye youth claim their lands. Today every qabiil made a useless flag and they claim their lands. Markaa maxaa dhibaa haduu Hawiye dhulkiisa sheegto? why don;t he go to garoowe and tell the barya culus they can't claim it?
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 месяца назад
Ninkii wuxuu yiri masjidka ayaa qayladu ka yeertey😮 😠 😡
@TARBIYATALEEM
@TARBIYATALEEM 2 месяца назад
Waan ka xumahay in Soomaalida qabiil un u fasirayaan wax wax walba, qabiilkana diin laga dhigtay. Daliil waxaa u ah inaysan waxba u arkin in Nabiga scw lagu been abuurto!!!
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 месяца назад
Neceybkii daaroodka u qabaan hawiya waa sidee nin hawiya madaxweyna ku noqday.
@CabdiQays1
@CabdiQays1 2 месяца назад
Sheekh cuqdad buu qabaa😂😂
@wabaxa
@wabaxa 2 месяца назад
Umul DULIYOW HADII AAY CIRIBTADII DABE NOQOTO GAAL NIMO ILLAH WAXAN KAGA BARYAYA IN AAD NAARTA LADIRISTO FIRCOON ABU LAHAB IYO ABU JAHAL DULI FOQOL DULI
@guledarale201
@guledarale201 2 месяца назад
Waxba khaldan sheekhu ma dhahin laakin somali wax walba wax bay ka raadinyaan
@ismailhassan9904
@ismailhassan9904 2 месяца назад
cumaamadii diinta isku qarinayey baa ka dhacday
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 месяца назад
Beri ka maalin haddii aan aragno isagoo ugu yeeraya Hamza "marxuumka" layaabi maayo.
@AbdullahiJama-h9s
@AbdullahiJama-h9s 2 месяца назад
Weedha ama oraahda "unnukaa leh" waa lahjad goboleed iska caadi ah oo aan dhib lahayn balse ujeedka iyo muraadka laga leeyahay uu yahay baadil iyo sadbursi muujinaya in "reer Muqdisho" ayagu iska leeyiin Caasimadda Somaliya. Ilamana haboona in Sheikhu raalligelin ka bixiyo, xaalna dusha iska saaro isagoon wax khalad ah ka gelin reer Muqdisho iyo reer kaleba.
@tothemoodcrypto6782
@tothemoodcrypto6782 2 месяца назад
Maya unukaa iska leh
@XuseenCaluuq-kw7xx
@XuseenCaluuq-kw7xx 2 месяца назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 2 месяца назад
Daaroodnimo 😄
@aliabdisalan139
@aliabdisalan139 2 месяца назад
Muqdisho waa caasimada soomaaliyeed waa sax BALSE wahaabiyo maleh isagana caasimada masheegan haka beensheegin
@xalimoxassanshero7663
@xalimoxassanshero7663 2 месяца назад
Iyadoo casimad tahay Hadana Dadbaa Alle goni uguberay oo Ab iyo isir ulleh
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 месяца назад
@@xalimoxassanshero7663 qof meel uu marti ku yahay sidee caasimad ugu noqon kartaa??
@Qabyaaladdiiday
@Qabyaaladdiiday 2 месяца назад
😂😂😂😂 unukaa leh😂😂😂😂😂
@abdikhadaraxmed-sg6yd
@abdikhadaraxmed-sg6yd 2 месяца назад
gaalkan maxaad.kawad wadadan jàhilka ah 😂
@june6206
@june6206 2 месяца назад
Ada jahil gala ah wa sheekh jahilnimada ka saraya tuugo guryaha umada xaran ugu jirta sheekh bad gal keedahay jahil nacasad tage akhiro Ada ka jawabi tuug tuug dhalt
@FadumoMahadalle
@FadumoMahadalle 2 месяца назад
​@@june6206 Dhulki somali oo dhan ka dhacden somaligalbeed NFD iyo jubland so celiya oo ciidamda shishiye u adeegsaten
@MaxamedroobleCabdile-xv4vz
@MaxamedroobleCabdile-xv4vz 2 месяца назад
Kan sheekh ma ahan
@leymoonl4297
@leymoonl4297 2 месяца назад
Umul Calooshiisa bukta unbuu natusay ee waxba naga qaadi maayp
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 месяца назад
Runta miyaad dhibsatay?? Xamar waa magaalo qabiil caasimad ma ahan.
@leymoonl4297
@leymoonl4297 2 месяца назад
@@wondroussoul5414 Hadey magaalo qabiil eheyn maxaad u qaxday ee Hawiye keliya ugu harey 1991ki
Далее
I get on the horse's nerves 😁 #shorts
00:12
Просмотров 3 млн
Dilkii Hogaamiyaha Ismaaciil Haaniya Sheekh Umal
26:34