Тёмный

Sheekhad Muna Axmed, oo cisbitaal weyn dhisaysa. 

Galaydh Media
Подписаться 112 тыс.
Просмотров 23 тыс.
50% 1

Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
Kala Soco Gallaydh Media Barahan
FB : / gallaydhmedia
FB : / hassangallaydh
TW : / hassangallaydh

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 100   
@AsmaAbdilahi-oo9yp
@AsmaAbdilahi-oo9yp 2 месяца назад
Geesiyad❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤
@MuunamaxamedYaasiin-sh7vt
@MuunamaxamedYaasiin-sh7vt 2 месяца назад
Mnsha allah hbo waad dadaashay inta xun ha eegin ee inta ku jecel eeg waa dhakhtar lo baahnaa❤
@aminamohammedibrahim9396
@aminamohammedibrahim9396 2 месяца назад
ما شاء الله تبارك الله🎉🎉❤❤❤🎉
@saabirindahir2368
@saabirindahir2368 2 месяца назад
Walaahi waa run anuu waaxaan waa saman kii doqonka fariidka kadhigaysay fariidkana doqon subxaana llah sabirka hallabadiyo
@subayrcabdi8054
@subayrcabdi8054 2 месяца назад
ما شاء الله قلبها سليم ونفسها طيبة وهذا من علامات أهل الجنة بارك الله فيك أختي
@fadumoabdillahi9616
@fadumoabdillahi9616 2 месяца назад
Maashaa allaah illaahay Haku barakeeyo sheekhad muuna
@fuaadmuxammeddaahir4028
@fuaadmuxammeddaahir4028 2 месяца назад
ما شاء الله ما شاء الله ما شاء الله ما شاء الله تبارك عمرك واهلك ووالدك واولادك وزوجتك وبلدك جميعا ان شاء الله الله يعطيك العافيه اختي الله يبارك فيك جزاك الله خير وجزاك ان شاء اللهmansha allaah Guul Guul Guul Guul Guul insha allaah
@asaldhaladsland
@asaldhaladsland 2 месяца назад
Maansha allah tabarka allah alle ha karaameeyo waa dadaalisa muna hala garab istaago
@Sumadeena
@Sumadeena 2 месяца назад
Masha Allah tabaraka Allah sheekha Muna. Guulayso insha Allah
@abdishakuurjimcaale3155
@abdishakuurjimcaale3155 2 месяца назад
Mansha Allahu Xafidakalahu Alle ha idinku Guuleeyo Aamiin Aamiin
@HUDAAhmed-k3m
@HUDAAhmed-k3m 2 месяца назад
Masha Allah ilaahey haku xifdiyo maamo
@ladanladan1718
@ladanladan1718 2 месяца назад
Sheekh Muna Maasha allaah tabaaraka laah ilaahay haku xafido inshallah
@nimcoelmi3474
@nimcoelmi3474 2 месяца назад
Mansha Allah khayr alle haku siiyo sheekha muuna jazakalahu khayr
@BADDA_CAS
@BADDA_CAS 2 месяца назад
Masha Allahu walaal jazakallahu kheera jazaa ii ana musta cidiiin.
@fadumoabdillahi9616
@fadumoabdillahi9616 2 месяца назад
Maashaa allaah nimco illaahay soo diray
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 2 месяца назад
MashaAllaah tabarakallah Allaahumma Baarik Sheekha Muna
@abucabdleiriir7271
@abucabdleiriir7271 2 месяца назад
جزاك الله خير الجزاء الله يجعلك فى ميزان حسنات Taariikhdaa ku xusi inshaa allaah
@ashbaalcollege5575
@ashbaalcollege5575 2 месяца назад
Allah ha ku baraakeyo walal SH.MUNA AXMADEEY...... shaqaalaha cusbitaalka --qaybaha maamulka igu sharraf walal
@khadrasiciid4044
@khadrasiciid4044 2 месяца назад
😂😂😂😂
@saynabm
@saynabm 2 месяца назад
ماشاءالله ماشاءالله تبارك الرحمن ربي يحفظك
@MrQoolaab
@MrQoolaab 2 месяца назад
Maansha Allaah,ilaahay ha barakeeyo walaasheen.
@museomer9306
@museomer9306 2 месяца назад
بارك اله فيك وحفظك الله دوما
@nasiibsan7021
@nasiibsan7021 2 месяца назад
Alle ha ku barakeeyo sheekha Muna
@yahyame111
@yahyame111 2 месяца назад
Alle ha idinku guuleeyo inshaAllah
@Maxdheg
@Maxdheg 2 месяца назад
Allaah ha ku barakeeyo
@husseinhassen6662
@husseinhassen6662 2 месяца назад
Hablaha mumininta e sharafta leh allaah wuxuu yidhi waxy leeyihiin ajran cadiima mashaa allaah
@saabirindahir2368
@saabirindahir2368 2 месяца назад
Insha allah hainoorumeeyo kuuwii kuguulayta alleh hynnagadhigo reeerkaana waalidkaana alleh ha gaadhsiiyo
@mukhtarmohammed3001
@mukhtarmohammed3001 2 месяца назад
Asc Diyaar waan bixinaynaa Inanta ha la garab istaago oo wax halala qabto dawlad iyo dawenaba Dadku waxay wax ku noqdaan markay la shaqeeyaan qofkooda Hanka le Illaahay garabkaaga ha galo Aamiin
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 2 месяца назад
Mashaa allaah sheekhad Muna ❤❤
@Hala_yaa
@Hala_yaa 2 месяца назад
maasha allah boosk haweenka kamaqna ayey buuxisay maamadaasi runtii wan dhagaysan doona sheekhadaas iyo haweenka lamid ah waa kuwii hablaha xaqa ku hanuunin lahaa masha allah halagu darsado waqfigaas.............
@FatoumaAhmed-x3k
@FatoumaAhmed-x3k 2 месяца назад
C une dame exemplaire ma sha Allah
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 месяца назад
Ilaahow kuxafid Walaal Muna❤❤
@hudamohamed1396
@hudamohamed1396 2 месяца назад
جزاك الله خيرا
@saynabibrahim2187
@saynabibrahim2187 2 месяца назад
Mansha Allah
@UbahAbdirisakjusuf
@UbahAbdirisakjusuf 2 месяца назад
Maasha Allah 😢
@queenfarhiyachannel2870
@queenfarhiyachannel2870 2 месяца назад
Hoyo mcn dirigaliyhaaa dumr lain ayd txay adg iyo abayad kale noladha intey nolal jirtoo ❤❤❤❤❤
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 месяца назад
MASHALLAH WATAA KARTIDU NO MORE INTIMIDATION AND POWER ABUSE FOR WOMAN
@ayaanmaygaag1761
@ayaanmaygaag1761 2 месяца назад
Masha allah shekhad muna
@SuhaipHiis
@SuhaipHiis 2 месяца назад
ولله هذه فكرة جميلة
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 месяца назад
HALGANKII HAWEENKA UGU WAYNAA OO BILAABMAY MAANTA !!!!!! FROM SAYLAC
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 месяца назад
Horay ugu socda ilaa aad Noqotaan sida naagaha Gaalada ah ee Reer galbeedka, halkasaa laydin wadaa
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 месяца назад
Halgan Kusaabsan???
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 2 месяца назад
​@@Jaalejaale12 jajaaleee adiiguu jaska Iska daa
@moseskaahin
@moseskaahin 2 месяца назад
masha allah
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 2 месяца назад
Salalaahu calayhi wasalim
@zakirboss143
@zakirboss143 2 месяца назад
Helicopter maahoooo ..... Taas Muuse waayey ee xagee ka keenatay Mom
@fathiayu3868
@fathiayu3868 2 месяца назад
Maansha Allaa haddii wax la isku darsado wax ayey noqon
@GQ-sz2xn
@GQ-sz2xn 2 месяца назад
Allah Akbar
@khadramuuse3899
@khadramuuse3899 2 месяца назад
Mashallah xaddallah
@FatoumaAhmed-x3k
@FatoumaAhmed-x3k 2 месяца назад
@AbdisalanCali-t5n
@AbdisalanCali-t5n 2 месяца назад
Jasa kalaahu khaye
@AbdisalanCali-t5n
@AbdisalanCali-t5n 2 месяца назад
Abdisalan
@husseinhassen6662
@husseinhassen6662 2 месяца назад
Kuwa ayagu ka dhacay nolosha baa muna afka ku taagayay hor u soco muna
@zayidaliabdi5736
@zayidaliabdi5736 2 месяца назад
cisbitaalo ha la dhiso oo halagu daydo
@Saifiyacumer
@Saifiyacumer 2 месяца назад
Ka xishooda maamada ilaahay a kaga xishooda
@QaliaAli
@QaliaAli 2 месяца назад
Muuse biixi walaashi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hassanahmed6221
@hassanahmed6221 2 месяца назад
Waa sidaas waan soo dhaweynaynaa mashruuca, , soomaali intay burbur iyo belaayo ku tartameyso, ha ku tartamaan curin iyo wax qabad, taas ayaa kuligeen faaiido inoogu jirtaa. Ha lagu tartamo wanaaga.
@maxamedabdirahman6100
@maxamedabdirahman6100 2 месяца назад
Anagu waxaan nahay afar qof e Helicopter noo soo dir markay xaafladu dhacayso
@safiabdilahi
@safiabdilahi 2 месяца назад
Mashaallah tabarakallah mamada muna hala garab istaago inshaallah
@saabirindahir2368
@saabirindahir2368 2 месяца назад
Halkeen kusoo shubnaa sh munaay
@Mohametabdi4
@Mohametabdi4 2 месяца назад
Haye ii Waad Sheekada Umu Salama Hospital Ma Waxa Ka Shaqayn doonto elecoptar cajiib Waye Awoow
@khaliifaofficail5756
@khaliifaofficail5756 2 месяца назад
Raali ahow
@hassanhussein272
@hassanhussein272 2 месяца назад
Anigana security ga dhakhtarka iga dhig insha allaah camal la aan baa igu raagtee
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 месяца назад
Habartaan mashruuc reer galbeed ka ayay wadaa halaga warhayo
@mohamedabdiahmmed
@mohamedabdiahmmed 2 месяца назад
kitaab kii ilaahay ayay kuu sharaxaysa adna reer galbeedbaad ku tuhmaysaa xbbi halkee ayay iska soo galaysaa reer galbeed iyo diinta islaamku.
@Halgame334
@Halgame334 2 месяца назад
GABADH FARIIDA WAANU TAAGERSANAHAY WALAALO
@SirmahamesCabdi
@SirmahamesCabdi 2 месяца назад
Waa naag walan
@somtech.somalitechnologyst8724
@somtech.somalitechnologyst8724 2 месяца назад
Ma dumar nin taajira raadinaya aya wax noo dhisi doona, iyakiiba baryo ku nool o nin xoola leh ku ducaysta, u malayn maayo inay dumar wax iska ururiyeen meel gaadhi doonto,
@quruxdatv5722
@quruxdatv5722 2 месяца назад
naagtan waxba yaan lasiin naagta tiri inmada yaryar waxba heysan tiri yaan la guursan ma iyaga isguursada hadii aad dumarkii aad ku dirtey maangaab
@Mahamadelmihersi
@Mahamadelmihersi 2 месяца назад
Waa waa Lan tahay Habari Tani. Haday been cad sheegaysa waxay Lee dahay elecoptar ayaa isbitalka ka shaqzyndoonta waa been cad xagay ka keenaysaa diyaarada dowlada somalilanba male elecoptar
@mahdibiixi3512
@mahdibiixi3512 2 месяца назад
sheeko cusub
@saidmohamed4053
@saidmohamed4053 2 месяца назад
Waar dadko waxay u baahan yihiin dhakhtar lacag yar laga qaado maha mid lagu dhaco reerki UK ilahay ka baqa oo dadka dhibka ka daaya
@HRU20
@HRU20 2 месяца назад
DUQDA WAXOOGAAGA QURBAHA AY KALA TIMID AYEY QAARUUNAD ISUCQADATEY... HABAREY NAFTAADA AYAA WACDI KAAGA BAAHAN..
@Miketyson-o2k
@Miketyson-o2k 2 месяца назад
Tani waa suufiyad Tolow nin ma leedahay
@fatmaabunoor9220
@fatmaabunoor9220 2 месяца назад
Alow noo badi amthaalkeeda ookale
@SalaxFarax-z6b
@SalaxFarax-z6b 2 месяца назад
Dumar kii baad nagu sii dirtay waxba namaad tarine😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@nasiibsan7021
@nasiibsan7021 2 месяца назад
Alle ka baq
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 месяца назад
Dumar kuguma dirine naagaha Daalan ayay kugu dirtay kuwaasna awalba umaahnid ee shaqeeso gabar yar oo bikro ah guurso awoowe Hays waalin
@ayuushiftin6416
@ayuushiftin6416 2 месяца назад
Wll cidna dumar kugu ma diri karto qof ku jecelna cidi kaama jeedin karto hooyada kuma nacayso walasha kuma nacayso sowmaha ta ku jecltana cidi kuma nafsin karto hadadan shilin haysan
@MakoFarax
@MakoFarax 2 месяца назад
EE HABLO MA LEE DAHAY AAN ka soo doone
@CabdifataaxIdiris-b9f
@CabdifataaxIdiris-b9f 2 месяца назад
Sʜᴇᴇᴋʜ Wᴀᴀɴ Kᴜ ᴊᴇᴄᴇʟᴀʜᴀʏ
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 2 месяца назад
kkkkkk armay raali galin bixisaa
@mlkcali5058
@mlkcali5058 2 месяца назад
kkkkkkkkkkk faa baanaa
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 2 месяца назад
Hadda hadane naagihii naago oo shiiq ah haloo keeno meey sheekada mareeysaa waaba yaabe.
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 2 месяца назад
Sheekhnimada ma nimka unba loogu talagy iskahadlaw 😂😂😂
@cabdallacagey2632
@cabdallacagey2632 2 месяца назад
Inatay kanentay lacagta 😂😂😂😂
@fatimoha1084
@fatimoha1084 2 месяца назад
Iyada kaligeed maahe haayado khayriya iyo inta khayrka jecel ayaa iska kaashanaya
@cabdallacagey2632
@cabdallacagey2632 2 месяца назад
@@fatimoha1084 adeer aduunka cid wa free ku bixiso majirto intaad waxaan akhoonin difaaci lahayd maa iska soo baartid
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 месяца назад
Anuu m hubo balse hala Baaro amaay maalgelinataan Hay,ado Gaala ah oo Dumarka raba in aay Lumiyaan
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 месяца назад
Anuu m hubo balse hala Baaro amaay maalgelinataan Hay,ado Gaala ah oo Dumarka raba in aay Lumiyaan ...
@rudwaansulub4835
@rudwaansulub4835 2 месяца назад
Tuugo beenalay habarwalan oo masayrsan uun iga dhee balayo kula maro waynatay
@Khayr120
@Khayr120 2 месяца назад
Ilaahay ayaa kala xisaabtamidoona hooyada aad caayayso waanu kaaga aargudidoonaa
@MaxamuudFarax-f8g
@MaxamuudFarax-f8g 2 месяца назад
Beenalay
@Yeskos
@Yeskos 2 месяца назад
Adigoo kale looma jawaabo
@yaxyecali5232
@yaxyecali5232 2 месяца назад
Isla yaab nin yow
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni 2 месяца назад
Nacaz
@mubaarigismacil3250
@mubaarigismacil3250 2 месяца назад
Masha allaah
@nimcoelmi3474
@nimcoelmi3474 2 месяца назад
Mansha Allah
@DeqoCali333
@DeqoCali333 2 месяца назад
maashaa Allah shiiqatunaa alpha kubarakeeyo
Далее
小丑调戏黑天使的后果#short #angel #clown
00:16