Тёмный

SHEEKO CARUUREED | Egygii Hunguriga Weynaa | Somali Moral Stories | Maaweelada Caruurta 

Somali Kids
Подписаться 169 тыс.
Просмотров 265 тыс.
50% 1

The Greedy Dog Story in Somali | Kartoon af Somali | Somali Moral Stories | HD | Ciyaarta caruurta
Berri hore waxa jiray ey la odhan jiray Max.
Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxa uu go’aansaday in uu socdaalo intii uu warwareegayey waxaa uu helay laf.
Max waxaa uu eegay hareerihiisa, laakin ma ay jirin cid sheegata lafta, sidaas darteed si dhakhso ah ayuu laftii u soo qaatay waana uu cararay kahor intii aanay cidi arag isaga.
Mudo markii uu cararayay, Max waxaa uu sugi kari waayay in uu cuno laftii. Waxaa uu bilaabay in uu daydaydo meel uu tago oo dagan oo aanay cidi ka hadlayn si aanuu laftiisa cidna ula wadaagin.
Subscribe for more: bit.ly/2YZOfjD
#SheekoCaruureed #SomaliMoralStories #KartoonafSomali

Опубликовано:

 

9 авг 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии    
Далее
Cali iyo Caaisha || sheeko caruureed
10:02
Просмотров 94 тыс.
The Three Men - Hadith Story for Kids in English
9:46
Просмотров 345 тыс.
sheekadii dayaxa iyo qoraxda maida cartoon somali
12:08
Sheeko caruureed !! Sheekadii cali baaba
13:01
Просмотров 2,7 млн