Тёмный

SHEEKO LA YAAB LEH WERIYAYAASHII HORE EE BBC 

Farhan Jimale (Farhan Jimale)
Подписаться 85 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 25   
@SaamiyaXerdhalan
@SaamiyaXerdhalan 6 месяцев назад
Wan uxisay wariyeyashii bbcda
@liibaancajiib242
@liibaancajiib242 4 года назад
Waanku salamay farhaan jimcale legend
@abshirnurali726
@abshirnurali726 4 года назад
FMJ waan ku salaamay
@qadarsaeed
@qadarsaeed 3 года назад
Bbc waxay lahayd wariyeyal aadan kaxiiso dhaceyn hada sujuu yaa meeshi qabsaday aadan fahmaynba hereri maxamud xasan siciid farah lagend c/laahi xaaji cawke aadan nuuh dhule saleban daahir afqarshe cisman sugule xuseen bulaale mustafe xaji nuur iyo siciid cali muuse haydara saynab maxamed jamac iyo tiro intas kabadan oo kale dhamantod waxay noqden wax ishay iyo wax katagay kudarso wariyashan aan shegayo waxay ahayen wax mar uun nasoo maray sida fankii hore camal ooh alow qaatumada hanaga xumayn 👍👍👍
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool 4 года назад
Aad & Aad Ninkaasi Raggeedii Ayuu Ahaa Godka Allaha Ku Janneeyo.
@mubarekahmedali2412
@mubarekahmedali2412 4 года назад
maan-faay xagey ka dhacday meel fiican bay maraysee
@abdisiyaadfaarax5738
@abdisiyaadfaarax5738 4 года назад
Waa markay bbcdu macnaha lahayd oo ay wax macno lehna sii dayn jirtay! A.salan hereri, Siciid, iyo AHUN M.rashiid. legends!
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 4 года назад
woow waawenkii bbc laanta afsomaliga tolow gabadhaa somaliyed ee ku dhex jirto wariyaasha ma wariye seynab baa
@abdirahimmohamoud1897
@abdirahimmohamoud1897 4 года назад
Sxb waxaan kaa codsaneynaa inaad noo soo gudbiso barmaamijyadii hore ee BBC-da sida barmaamijkii weydiin iyo warcelin.
@Deeq_official
@Deeq_official 3 года назад
Waliba sxb abdi rahim waliba waxan jecel nahay videos dheer xotaa nusaac soconayo ame barnaamij buuxo
@ducaysane1133
@ducaysane1133 Год назад
Qaraw jaar bohmaraati aas ahaa
@Hilaac999
@Hilaac999 4 года назад
Cajaa ib
@abdisalanmohamed8682
@abdisalanmohamed8682 8 месяцев назад
Ibraahim ismaali oo loo yaqiin (Uurcad ) waxa uu ahaa awoowahay, waxa uu kasoo jeeday beesha Reer Xaaji Warsengali Daarood, degma ahaan waxa uu Soo jeedaa Buraan ama Laasqoray, waxan haynaa taariikhdiisa oo qoran oo buug ahaan ah.
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 года назад
Barigaasay BBC du dhaantay siday immika tahay
@golbo254g6
@golbo254g6 4 года назад
Asha afrah igu salaan@
@RaynRain
@RaynRain 10 месяцев назад
Dee laaluush majiray waagaa?? Kolka supreme court laga dhigtay 1 nin oo loo geeyo dacfaanka.. Maxaase diidaya ileen damaca aadanaha wuu la dhashay oo wuu jiray waligii?
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 4 года назад
Waan taageri jiray bbcda lkn iminka waanacay waxan idin waydiiyay saynab maxamed jamac gabadhii canka ahayd
@RaynRain
@RaynRain 10 месяцев назад
3 sano inaan laguu jawaabin waan ka xumahay
@qadarsaeed
@qadarsaeed 3 года назад
Pure somali qablaha hada jahil iyo jaajus soo haray ooh my god
@Booska1
@Booska1 3 года назад
Asxaabta subscribe ii saara
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 4 года назад
BBC dii hore ayaa xikmad lahayd
@abdiwalialishiekh7253
@abdiwalialishiekh7253 4 года назад
FMJ salad sxp sii wad barnaamijkaan Waa fcn yhy dad baden oo laanta afka soomaaliga na waa naxasuusisay Mhdsnd
@haydar378
@haydar378 2 года назад
BBC hore rag waawayn ayaa joogay
Далее
WAREYSIGA WAR AKHRIYIHII  BBC MAXAMUUD XASAN XAAJI CUMAR
13:39
Kulankii  Xus  iyo Xasuus Ee  Abwaan Cali Sugulle. Togaherer
1:35:36