Тёмный
No video :(

Sheikh Abdi Hersy oo Sir badan Fashiliyay - Farmaajo, Abiy Ahmed, Hassan Sheikh Iyo Jihaan Hassan... 

SSTV
Подписаться 473 тыс.
Просмотров 141 тыс.
50% 1

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on RU-vid, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on RU-vid.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our RU-vid channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 690   
@cocoo456
@cocoo456 7 месяцев назад
This man is speaking the truth 👏, we need to wake up now.
@abdulrazakahmed9203
@abdulrazakahmed9203 7 месяцев назад
Kan Run kama hadlin adne Run ma sheegin Ee Runta ka Run sheeg.
@amatallahbintuosman1092
@amatallahbintuosman1092 7 месяцев назад
​@@abdulrazakahmed9203 Qofba si buu wax u arkaa qasab maaha saa run utaqaano inuu qofwalba run uyaqaano
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 7 месяцев назад
Abdi Hirsi Liar 🤥 he is Wanted Ripist & Tripe-list👎🏾👊🏽🦶🏽🦠🤡👽👹🦍🦧🦍😤😤😤🤮🤮😷😷😷
@abdihakimegal4154
@abdihakimegal4154 7 месяцев назад
MashAllah sheikh you are truly speaking facts. Thank your for your engagement and love for your home country. Please don’t stop speaking the truth, we need to educate our people on what’s really going on.
@omerjibril7318
@omerjibril7318 7 месяцев назад
Brother Shaikh Hersy Please talk about unity Somalia 🇸🇴 facing Somalia For moment let facing about Ethiopia 🇪🇹
@abdiqanimohamed7143
@abdiqanimohamed7143 7 месяцев назад
❤❤❤ Sheikh Abdir Hersy walhi nin adag ayaa tahay waana ku wataaa. Runtaana kugu jeclahay sheekh.
@Codllibaax
@Codllibaax 7 месяцев назад
Absolutely, Sheikh Abdi Hersi waa runtii!
@shroble6916
@shroble6916 7 месяцев назад
MashaAllah Sheikh Abdi Hersy May Allah SWT give us a leader like you. May Allah swt guide HSM or remove him from us as soon as possible, dalka buu iibinaya!
@fartunfm-of7ng
@fartunfm-of7ng 7 месяцев назад
Maasha allaah illaahoow ku xafid shiikh abdi hersi wuxuu ka mid yahay culumada faro ku tiriska ah ee xaqiiqda dalka iyo waxa jira sheega waana shiikh dhameeystiran aqoon diin iyo mid maadi ah waa professor maasha allaah tabaraka laah waxaan rabnaa culumo badan sida shiikh abdi hirsi xaqa ka hadlo dalkaan beylaha noqday iyo umada masuulka aan u dhiibanay boobka iyo iibka iyo dayaca wado loola xisaab tamo horey u soco shiikh illaahoow ku xafid amiin yaarabi
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 7 месяцев назад
naagaihii uuku soo xumeeye menisota uuka soo cararay aa loo heystaa ha isku deyin inaa qabiil ku difaacdo tuug tuug dhalay waaye
@SharifAbdul-in3cu
@SharifAbdul-in3cu 7 месяцев назад
​@user-de6lm4wn9c Naag maskiin ah wiilal 6 jiro ah oo la kufsado waa dhaqan Muqdisho iyo reer Culusoow:
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 7 месяцев назад
Sheekhee ma kii caruurta kufsaday
@abdifatahali9186
@abdifatahali9186 7 месяцев назад
Masha allah ninkaan inta badan oo shegayo wukusaxan yahay,qabyalad waqurun ee runta raaca somaliyeey
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 7 месяцев назад
faqash beenaale nin kaan waa tuug farmaajo qabiil kula safnaa , m/w hassan sh qabiil kaga soo horjeeda taas maa indha iska tiree?
@SharifAbdul-in3cu
@SharifAbdul-in3cu 7 месяцев назад
​@@user-de6lm4wn9cFaqash ku fuushaye Ninkan Deni iyo Farmaajo Deni baa xigaye muxuu Farmaajo u taageeray?!
@FaizaYassin-nq6pd
@FaizaYassin-nq6pd 7 месяцев назад
​@@user-de6lm4wn9cwar Allah kacabso ninkan iyo farmajo isku qabil ma ahan tas ogow
@Nuurah951
@Nuurah951 7 месяцев назад
Alla run badanaa 😢 illaahay haku xifdiyo sheekh ❤❤
@abdihaji3580
@abdihaji3580 7 месяцев назад
Soomaaliya Allah ha u gargaaro
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 7 месяцев назад
Somalilad Alle haw yasiro
@saeedhassan4125
@saeedhassan4125 7 месяцев назад
Maasha Allah, Allah yaxfidak Sh.Abdi. mida kale Xasan Sheekh Lacag badan baa utaala DUBAI UAE, waa lala wareegayaa lacagihiisa
@seed3966
@seed3966 7 месяцев назад
Asc maa shaa allaah sheikh abdi xirsy allaah haku xafido ❤
@hassanbinadow1190
@hassanbinadow1190 7 месяцев назад
Ilaheey haku xiftyo shiekh abdi wax walbo wan ognahay
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 7 месяцев назад
Caruurii sidii Maw kufshadaa Shkhaw magacaa ba
@user-re2ge2dx2w
@user-re2ge2dx2w 7 месяцев назад
Masha Allah
@MM-tw7pu
@MM-tw7pu 7 месяцев назад
Fiirso taariiqdiisa saqajaankani ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-sJu_JeTlfGE.htmlsi=hp28UzLmuaBbZyQs
@zahradurow9525
@zahradurow9525 7 месяцев назад
Amazing shiikh Abdi runta ayaa farta ka sartay
@mohamudjibrilahmed1933
@mohamudjibrilahmed1933 7 месяцев назад
*Mashallah nin nool wee shiikhaan*
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 7 месяцев назад
Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa rabbi.
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 7 месяцев назад
Cadaw Soomaaliya ka wayn Maba jiro Allow Sharkooda naga du
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 7 месяцев назад
😭😭😭😭
@saidamahmoodali709
@saidamahmoodali709 7 месяцев назад
Allaah ha ku xifdiyo sheekhena
@moulidibrahim8540
@moulidibrahim8540 7 месяцев назад
Wlhi I lake this man every wise and intelligent gentle 🎉🎉
@user-bb1df3tr1v
@user-bb1df3tr1v 7 месяцев назад
Yoo oo sidasa xasan sheekh uu danbeysa ina xaskisi mel lagu xidho Yaax allahayow somali badbidi oo Cadawga somalieed naga qabo iyo Munafiqinta gudaha,guuuuuul somali insha'allah karim ❤❤❤
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 7 месяцев назад
Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadar_hunter1
@khadar_hunter1 7 месяцев назад
Mahadsanid Sheikh
@user-qi2up6fq5u
@user-qi2up6fq5u 7 месяцев назад
Xafida hul laah Shiiq cabdi hirsi hadal xaqiiq ah ayuu noo sheegay nin baahan waa gun runtu waa tan oo k.le alle haku xafido shiiquna❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimcoali3237
@nimcoali3237 7 месяцев назад
Sheeq Hersi ilaahey ha xafido waa shaqsi runta aan ka gaban oo hadana wadani ah
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 7 месяцев назад
Absolutely 👍🏽 you hit the point.
@SomaliFMradio
@SomaliFMradio 7 месяцев назад
How he have a point ? the foreign minister was Darood he went to run for president elections and left the Job.. and farmaajo and his family dont even live in Somalia 😂😂
@maxamed4yare
@maxamed4yare 7 месяцев назад
Wow so much knowledge 🇸🇴
@MohamudIssa1
@MohamudIssa1 7 месяцев назад
Sh .Rabbi ha ku barakeeyo
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 7 месяцев назад
Sh Cabdi Xersi Waa Soomaali Waddani ah oo Diin iyo Maaddiba aqriyay Alle ha Xafido
@mohamedmahamoudissa128
@mohamedmahamoudissa128 7 месяцев назад
Excellent analysis
@Secret_of_the_food
@Secret_of_the_food 7 месяцев назад
Xafidullah Sh abdi hirsi aqoon diini iyo maadi labadaba allah ayaa siiyey.
@mohamedsomali3783
@mohamedsomali3783 7 месяцев назад
Masha Allah shiikh Abdi Xirsi❤❤❤
@BashirTVRadio
@BashirTVRadio 7 месяцев назад
We miss Fahad Yasin…. He was against international interference
@بكاه.الزمان
@بكاه.الزمان 7 месяцев назад
Kkkkkkkk. Fahad was a butcher.
@haniyey1
@haniyey1 7 месяцев назад
@@بكاه.الزمان ha daalin dadkan fahad taageersan caqli dhan malahneee
@بكاه.الزمان
@بكاه.الزمان 7 месяцев назад
@@haniyey1 qabiil bay ku taageerayaan ee wanaag uma wataan.
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 7 месяцев назад
Fahad❤
@abdikalaqmohamud7120
@abdikalaqmohamud7120 7 месяцев назад
The absence of Fahad is greatly felt in Somalia. We are now dealing with idiots who don’t know anything about politics, governance and rule of law.
@MaryanDahir-op5to
@MaryanDahir-op5to 7 месяцев назад
Shekha waa mahadsan yahay wax badan aan ogeyn ka faiday alahayow dalka dadka diinta noo ilaali
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 7 месяцев назад
Sheekhawba Ma kan caruurta kufsadaa kuu sheekha
@MaryanDahir-op5to
@MaryanDahir-op5to 7 месяцев назад
@@user-sz7sn2rv9r wll allah kacabso anaga ma ogin waxad shegeyso
@user-cc6mu1ft7v
@user-cc6mu1ft7v 7 месяцев назад
Aniku hirsi waan jeeclahey intaa wu qeeylinaya ilaahey ha ku daayo 🇸🇴🇸🇴❤️❤️✋✋☝️
@Liiloowe
@Liiloowe 7 месяцев назад
SH. CABDI XERSI ANAGA OO REER MUQDISHO AH AYAA QIREYNA INUU RUN SHEEGAYO FADLAN WADAADKA CAAYDA KA DAAYA. RUNTII WAA NIN RUNTA KA HADLA LAAKIIN SOOMAALIDU RUNTA IYO HADALKA WANAAGSAN KUMA QANCAAN. FADLAN WADAADKA HALA IXTIRAAMO
@hawohosh9198
@hawohosh9198 7 месяцев назад
Anigaa kula mid ah laakiin hadaan reer muqdisha nahay siyaasigeena meeshu noo jiido ayaan inta badan u soconaa isagoo waliba dhibaato nagu haayo oo mustaqbalka ubadkana dhib ku ah .
@Life-zz1qz
@Life-zz1qz 7 месяцев назад
​@@hawohosh9198 siyaasiyiintaas iska celiyaa ama isdhiiba adeerka Xassan Sheekh inuu kaa adkaado waa ceeb dad nool iskadhiga dhalinyarooy
@hawaabdi5214
@hawaabdi5214 7 месяцев назад
Mashallah Allah haku xafido ameen yaa rabi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤲💯
@abdulmohamud7685
@abdulmohamud7685 7 месяцев назад
Absolutely sheekh allah ku xifdiyo
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 7 месяцев назад
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw❤❤❤❤❤❤
@GaryaqaankaWeyn
@GaryaqaankaWeyn 7 месяцев назад
Exactly...waa runtii SH xirsi!
@kingMoha707
@kingMoha707 7 месяцев назад
M.a aqoonyahan kaan hadana culumada ah baa Somali oo kle u bahantahay guulayso sheikh sharanshuur ka comment ga ooyana sakiin la qan leeyahay
@MM-tw7pu
@MM-tw7pu 7 месяцев назад
Fiirso taariiqdiisa saqajaankani ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-sJu_JeTlfGE.htmlsi=hp28UzLmuaBbZyQs
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 7 месяцев назад
Oo ma ogid miyaa inuu maray ka caruur ku kufsaday oo uu baxsaday
@farhanmusfarah6908
@farhanmusfarah6908 7 месяцев назад
@@user-sz7sn2rv9r qof caruur ku kufsaday mareekan bananka see ku jooga o an maxkabad loo saarin adise ma heysaa wax cadeyn ah ama waad maqashay lee
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 7 месяцев назад
​@@user-sz7sn2rv9r😂😂😂. Aad iyo aad sidda uu dudud yahey. Ayaa laga fahmi
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 7 месяцев назад
​@@user-sz7sn2rv9rFududkisa ayaa laga fahmii😂😂😂
@saharaali99
@saharaali99 7 месяцев назад
Ya Allah gave somalia a leader like this sheikh
@farahfariid1718
@farahfariid1718 7 месяцев назад
Mansha Allah 🙏🏼
@abdullahifarah5619
@abdullahifarah5619 7 месяцев назад
Thanks sh abdi xirsi
@AbdiMohamed-yk5uv
@AbdiMohamed-yk5uv 7 месяцев назад
Msha allah❤❤❤❤❤
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 7 месяцев назад
Amazing.learning ❤❤❤❤❤
@ahmednur9383
@ahmednur9383 7 месяцев назад
Cayda is amazing daarood alla Muxuu Hawiye ciil baday 😂😂😂😂😂
@imankhashim9837
@imankhashim9837 7 месяцев назад
لا حول ولا قوه إلا بالله العلي العظيم
@bulshokitchen2146
@bulshokitchen2146 7 месяцев назад
Maasha alaah run buu sheegey alaha ku xafido
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 7 месяцев назад
Allha hu akbar Amiiiin Amiiiin Amiiiin Amiiiin Amiiiin Amiiiin Amiiiin Amiiiin Amiiiin Amiiiin Amiiiin Amiiiin Amiiiin Amiiiin Amiiiin Amiiiin Amiiiin Amiiiin Amiiiin ❤❤❤❤❤❤❤
@roodamaxamuudoffical9054
@roodamaxamuudoffical9054 7 месяцев назад
Ninkaa madaxweyne hana loogu doorto❤😊
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 7 месяцев назад
Ma nin caruuraa kufsadaan madax wayne u dooranaa Soow caruurta wada kufsan maayo oo askarta ikeena odhan maayo
@nemsaasmen9381
@nemsaasmen9381 7 месяцев назад
@@user-sz7sn2rv9r adiku hal keed ku aragteeye saqajaan aan ogoleyne dadka ka aqoon iyo fikrad fiican waar dal jaceel ka iyo waadanimada waa iyo cilmikaa soo baroo warkiina waa lafahmayee
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 7 месяцев назад
@@nemsaasmen9381 waar ninkan sheekh sheganaay war kiisa waa lahay aqoon haduu leeyahay caruuraa muu waseen
@nasrocalixussen9803
@nasrocalixussen9803 7 месяцев назад
Take him to your house he will kufsi all your family 😂
@ahmedomar982
@ahmedomar982 7 месяцев назад
Niikaanu sowmahan kii gabadh siqiir ahayd kufsaday oo Canada maxkamaneeysay
@abdulkadira4075
@abdulkadira4075 7 месяцев назад
NINKAN WAA SHEEKHUL KULI. WAX WALBA ISAGAA OG. ISAGAA SAXAN. ISAGAA ISLA QUMAN
@farhamohamud4933
@farhamohamud4933 7 месяцев назад
Hawiya ppl are hungry ppl I never seen president putting his family in the Parliament House our country needs help from Hassan sheikh and bring Farmaajo back inshallah
@umucafiifa9739
@umucafiifa9739 7 месяцев назад
Ohinta iska daa😂😂😂
@farhamohamud4933
@farhamohamud4933 7 месяцев назад
@@umucafiifa9739 am not crying you sick just like hassan sheikh
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 7 месяцев назад
Jiihaan xasan miyaad kaxanaaqday sxb 😂
@user-wo8ku3cp2g
@user-wo8ku3cp2g 7 месяцев назад
ASC VIVA 7UP OOOOO FARMAJO HADDA INTU DEGGAN YAHAY
@user-cc6mu1ft7v
@user-cc6mu1ft7v 7 месяцев назад
Bal is ilaali hirsi imaaradku yey ku diilin🇸🇴🇸🇴
@AhmedSadiiq-ue4om
@AhmedSadiiq-ue4om 7 месяцев назад
Waxa badda siiyay farmaajo ayagaana sheegay damacaan NA farmaajaa galiyay waxaas inkiri kartana mahaan
@nasrocalixussen9803
@nasrocalixussen9803 7 месяцев назад
Farmajo sels Somalia to brother abby xabashi
@Kheyr.Wada.Channel
@Kheyr.Wada.Channel 7 месяцев назад
Cadaawad Hawiye ayuu qabaa
@ceydiidabdulle5029
@ceydiidabdulle5029 7 месяцев назад
Cuqdad aya heyso odaga Ithiopia aniga odagan aya ka necbahay
@samiiradirie2559
@samiiradirie2559 7 месяцев назад
Becouse qabiil iyo cuqdad ayaa kaa buuxda sheikh Cabdi waa caalim diinta alle phd kaqaatay iyo aqoon yahan maamulka iyo maraynta bartay naftaada intaad lafarisato waydii sababta aad muwaadinkas raaxadiisa iyo noloshiisa uga sobaxay in uu wacyigaaga ka qof dhalin yara ah kor uqaado sabab aad kunici karto oon ahayn in siyaasiga reerkaga uu wax kasheegay .
@NuurHassan-ix4bp
@NuurHassan-ix4bp 7 месяцев назад
Kan warkiisa waa cad yahay waa shiekh shaydaan sharma boy neh aya horay noogu sheegay
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 7 месяцев назад
Soowkii ciyaalka kufsaday
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 7 месяцев назад
qofkasta oo cadaw raaca waa gun wuuna kashalayn ridu shilalkay isdhigta lagugawraca soomali iyada halkaisdhigtay wamulxumo wadgabar jab lkn bulshadiyo wadanigii damiir wacan wayhalgami guulaysan insha allah xaqudirir guul khinkii cadawrace gumobana wuukhasaray fashilmay ceeb calafla aan tarikhxumo umajojinayno masulkii xumadee allahayow naxafidoo dalkanoo xananee aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲😭😭😭😭😭
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 7 месяцев назад
Dal kanoo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk hadal xun
@qoraneqorane8484
@qoraneqorane8484 7 месяцев назад
Sheekhaan waa cabqari geesi wax yaqaan.
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 7 месяцев назад
Mashallah
@MM-tw7pu
@MM-tw7pu 7 месяцев назад
Fiirso taariiqdiisa saqajaankani ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-sJu_JeTlfGE.htmlsi=hp28UzLmuaBbZyQs
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 7 месяцев назад
Walaahi Abdi Xirsi waa ka horeeya somali ee ha la dhagaysto, laakin sheekhoow deegaanka lughayo iyo Saylac waa dhul kulul oo bilaa biyo ah Xabashi Ogadeen iyo Oromo hal saac kuma dagaalami karaan walaahi taas iga hoo anaa ah dadka dhulka degan
@berdilacashe283
@berdilacashe283 7 месяцев назад
Ogaaden kasaar nacaal waxa tahay kuyaale ..ogaaden walalki loma isticmaalaye ..midakale liupolice ka ma ogaaden kaliya so qabiilada somaali galbed kama tirsano ..cuqdada iyo naceybka joojiya nimanyahow
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 7 месяцев назад
@@berdilacashe283 98% waa Ogadeen liyu police jaahilyahow
@berdilacashe283
@berdilacashe283 7 месяцев назад
@@dalaisacgibril5899 war adiga jaahil iyo wixi kudhale afka kadu ogaaden ..langaab xun bad tahay e ...weyba yihiin de orod wax kaqaad
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 7 месяцев назад
@@berdilacashe283 ma Ogaadeen kuma dagaalami karo lughayo Iyo saylac oo waa dhul kulul baad ka xanaaqeysa, ciidamadii dawladii siyaad barre maca waa ku dagaalami kari waayeen, mida kale Ogaadeenku waa xabashi ilaahay baa ka dhigee ma anagaa ka dhignay
@berdilacashe283
@berdilacashe283 7 месяцев назад
@@dalaisacgibril5899 hooyada ba xabashi e khadka nooga baxa nacala gudud iyo dheerar kuugu yaale...hadaad dhulkaaga bixise ma ogaaden ba bixiye ..war niyow hawada nooga bax xabashi iyo orom o adiga sheektey od iskufir tihiin e ogaaden waligii bu ladagaalamaye asagon hiil kale heline
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 7 месяцев назад
Duli duli dhalay Waxan oo kale sheekh laguma sheego wa aay aay dhalay oo cunsuuri ah 😂😂
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 7 месяцев назад
Inta uu sheegay sheikh abdi hersy hadii wax qalad Ah uu ku hadlay bal inoo sheeg Hal iyo labo bal ino iftiimi?
@aliabdi181
@aliabdi181 7 месяцев назад
@@abdikadirhaji6852he’s a spokesman for he’s cousin farmajo he’s talking about Xassan shiekh kids living over seas as a bad thing but we know he’s cousin farmajos kids were living in America but didn’t mention that
@suubanwarfaa3
@suubanwarfaa3 7 месяцев назад
Calaacalka jooji.
@alfardoows
@alfardoows 7 месяцев назад
🌷💕🇸🇴💕🌷 Xasan shiikh waa inuu is casilo, Dalku khatar buu ku jiraa asaguna wuxuu u egyahay nin wax liqay oo rakaataysan.
@nasrocalixussen9803
@nasrocalixussen9803 7 месяцев назад
😂😂brother Abby maa la Keena marka
@alfardoows
@alfardoows 7 месяцев назад
@@nasrocalixussen9803 Qof aan wax liqin oo cidna ka cabsaneyn halagu bedalo.
@cabdiaxmed3577
@cabdiaxmed3577 7 месяцев назад
Waxani shir maha. Ee. Waxaad moodaa inay. Sab. Fadhiyaan. Kan hadlayaana. Waxaad moodaa. Inuu wax qabankaro. Muxuuzahay. Waa. Yuutuubar
@cabaashashi2668
@cabaashashi2668 7 месяцев назад
HSM waa munafaqadii oo mdxwyne ah UAE 🇦🇪 ayuu wata marka ayu keyahay Ethiopia 🇪🇹 bada ma,aanu siin UAE 🇦🇪 ayaba donaysa in Ethiopia bad hesho
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 7 месяцев назад
Xaafithullaah
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 7 месяцев назад
Farmaajo iyo xasanba waa afhayeeno ithoobiya wax ka duwan yaa ii haya ?!yaan war aan dheef laheyn dhegaha la iiga aafeyne ,soomaali iyo qiiro jabtey yaa kala qabta !,hooheey soomaali hurudooy cadow ku heeryee hurudoow ,afhayeeno u qaylisooy danteedana moogeey ,mid kastoo ka mid ah kursi buu rabaa doofaarba ha u cunee akhas.
@hashiugas1603
@hashiugas1603 7 месяцев назад
Waa Run Dowlad kama Jirto Somalia Hasan Sheikh Waa Nin Laga Shaqeystay Mar Hore Imaaradka Baa ka Shaqeystay
@faizajama1874
@faizajama1874 7 месяцев назад
S/Galbeed ka qayb galimayso dagaalka lagu soo qaadayo badaha somaliya. S/Galbeed waa dad iyo dhul somaliyeed oo gumaysi ku hoos jira!
@juniorbirik6945
@juniorbirik6945 7 месяцев назад
Shikhow ilahay kacabso ee dhalilaha benta eh dhaf.
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 7 месяцев назад
We need a native think thank.
@nimcoxasan3761
@nimcoxasan3761 7 месяцев назад
Run sheek waa ale wahilkii xafidu laah daaci diimeed iyo mid maadiyadeed adi iyo inta ehel kuu eh mar 2 iyo mar 3 xafidu laah aamin yaa qawiyu yaa matiinu
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 7 месяцев назад
taloow caruurtuu kufsan jiray mayska daayay cabdi xirsi
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 7 месяцев назад
​@@user-sz7sn2rv9r😂
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 7 месяцев назад
farmaajo in oo dowlad somali kusoo laabto iska daa yee muqdisho dembe ma tagaayo walee riyada beenta iska daa
@souhaibinaismail7292
@souhaibinaismail7292 7 месяцев назад
Run badana allah yaxfadka
@MM-tw7pu
@MM-tw7pu 7 месяцев назад
Fiirso taariiqdiisa saqajaankani ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-sJu_JeTlfGE.htmlsi=hp28UzLmuaBbZyQs
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 7 месяцев назад
Kjkkk Itobiya xasan ayay madxweynah ku ilaaliyaan
@ahmedalin
@ahmedalin 7 месяцев назад
WAR SHEEKHAN WALI FARMAAJO KA DHEX HADLAAYA. MASAAJIDKAAGA ISKA JOOG SHEEKH.
@Ahmed-tl5rg
@Ahmed-tl5rg 7 месяцев назад
Farmaajophobia ilaahay ha idinka daweeyee. Adigoo farmaajo soo hadal qaadin waxaas ayuu ka run sheegy waxaana waa ku khaldan yahay na dheh. Ama iska aamuso waanu kuu soo duceyneynaa xanujnka farmaajo ee ku hayo in ilaahay kaa qaado
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 7 месяцев назад
nin kaan sheekh ma'aha waa tuug farmaajo oo qabiil ku difaacaaye , farmaajo aa 4 dekadood u saxiixay ethiopia
@suubanyareyosman4133
@suubanyareyosman4133 7 месяцев назад
xafadahu laah xassan sheekh Alow il iyo naceybka ninkan inooga xafid Amiin
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 7 месяцев назад
aamiin yaarabi nin kaan gabdho yar yar uu soo fara xumeeye habaar kiisana , m/w hassan sheekh wax kama tareyso asagee ku laabanee
@yassinduale199
@yassinduale199 7 месяцев назад
Hasan sheikh wax nafaca ma laha madaxwayne wadan dhan ka masuula oo aan garan ku wa fashilanaya dawladiisa dawlada imaaraadku waa cadowga koowaad ee soomaaliya ma ahayn in uu caruurtiisa iyo reerkiisa geysto
@shroble6916
@shroble6916 7 месяцев назад
nacas ba tahay qurun dabasocta, iimaanka Allah hakugu eliyo.
@lulali8651
@lulali8651 7 месяцев назад
Wadanka waa leesalaleeyahay hawiyaha burburinaayaa laguma fiirasankaro candi xirsi magacaga anaa ka neceb xasan waayo wax dhiba mooye dheef ummalaha dalka iyo dadka somaaliyeed qofkii xasan qabiil ku taageera illaheey hortiisa kula xisamtameeyeenaa ,.
@CMG0607
@CMG0607 7 месяцев назад
Aad iyo aad kuligood waa tuugo beenalayan waa run sababtaa siyaasiyiinta somalia waa minaafiqiin kow xasan gacameey
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 7 месяцев назад
2:43 Hubaal haduu yahay warkaagu?. Ma School Somali baa. Mise? Ajanabigaa ba, Baryahaan Afka baran. Maxaa Haween Somali Ama Cabdi ba looga arki-Waayay Caruurta. Na Quruxso Macalin yahaow, . Lakiin Hadaa School leedahay. Ajanabi lee lama Muujiyo. Caruur Somali oo Heer fiican Ku taagan baa lagu daraa.
@NuradinAbtidon
@NuradinAbtidon 7 месяцев назад
Waxaan siyaasi ayuu isu maleeyaa aniga aniga wax baqtiyey sheeko xume
@MohamedAli-ku2eo
@MohamedAli-ku2eo 7 месяцев назад
Qabil baa kala weyn waxwalbo lowe IQ ba ledahay waxu kahadlayo dhan WA wax an aragno walahi
@jihadgamer1179
@jihadgamer1179 7 месяцев назад
The guy is making sense interms of what is happening in the mean time.The hawiye people cannot govern a country because of many issues about knowledge of leadership.They will be given the control of The army but never the governing institutions.It’s has to be a change of the logical diplomatic and everything that goes with a state.They are great militants if directed but so much low at summoning a direct legislation.That’s my creteria of a nation geo hurricane stormer
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 7 месяцев назад
Sheeko xariis. 😂
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 7 месяцев назад
Farmajo ilmihiisa xageey joogeen
@isamaancumarcilmiyaash9586
@isamaancumarcilmiyaash9586 7 месяцев назад
shiiqctaabt caruur dhabe
@malaboa591
@malaboa591 7 месяцев назад
Farmaajo diinlaawe waa keeni lahaa Ethiopia ineey xukunka ku haayaan ayuu rabay, laakiin waa laga diiday oo inuusan awood wadanka ku qabsan karin ayaa Ethiopia u sheegtay xataa oo Farmaajo indhihiisa ayuu ku arkay runta ineeysan Diktatoornimo Soomaaliya ka socon karin. Farmaajo diinlaawe ha noo faanin waligiis soo noqon maayo Inshaa Allaah
@yaasan3416
@yaasan3416 7 месяцев назад
M,a sheq xirsi waa wadani Wana waaye arag war ninkaas taladiisa Hala dhageesto
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ismailjama178
@ismailjama178 7 месяцев назад
Waa munaafaqa ugu weyn ee Somali ka dhashay. Qabiil iyo qudhun isagaa ugu badsada.
@abdurahmanmohamed1293
@abdurahmanmohamed1293 7 месяцев назад
Xiriirkii farmaajo ayuu hamiga aby ahmed ka soo bilowdey
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 7 месяцев назад
Farmajo illahay aya umada ka qabtay wayo Heshis badan ayu kula jiray Abiy Ahmad o Munafaq ah
@miyiraadan7201
@miyiraadan7201 7 месяцев назад
Kooxdi CBB aya isku urursaday meshan
@abdirahman4684
@abdirahman4684 7 месяцев назад
Hadda ma waalidan ayaa cilmi baadhis inoo ah
@umucafiifa9739
@umucafiifa9739 7 месяцев назад
Dhib badanida wa cilmii o lugeynaya😂😂😂
@user-le9nu2db7o
@user-le9nu2db7o 7 месяцев назад
Caruurtii farmmaajo xageey jiraan, bal isfiiri hareerahaaga iyo hadaladaada
@sahrasalaad5052
@sahrasalaad5052 7 месяцев назад
Now more cbb
@saidaaliwehliye4764
@saidaaliwehliye4764 7 месяцев назад
Sheekkh bee war l Munafaq dheh Culumida ha u gafina . Shir Farmajo cults isagu yimadeenn
@moohaasoda7491
@moohaasoda7491 7 месяцев назад
adeer filim kaan part 2 aawy 😮
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 7 месяцев назад
WAA SHEEKH KU SHEEGII NABAR IYO NAXDIN
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 7 месяцев назад
weliba ku daroo caruur buu maraykan ku kufsaday
@Drammaboi1
@Drammaboi1 7 месяцев назад
Xassan sheikh madaxweyne awoodiis wuu haystaa Laakiin aqoon iyo caqli ma jiro
Далее
ДО ВСТРЕЧИ НА РАЗГОНЕ
52:11
Просмотров 438 тыс.
Средневековый киборг
00:39
Просмотров 518 тыс.
waa muma madaxweynaha somaliya u hanjabay?
3:14