Тёмный

SHEYDAANKEY CAABUDAAN CADEYMAANA LO HAYAA! FUDEYDKII SOMALIDA QAAR & JAHLIGA. MASLAX,SAMIIXA,CUMREYN 

Dulmi Diid
Подписаться 389 тыс.
Просмотров 40 тыс.
50% 1

SHEYDAANKEY CAABUDAAN CADEYMAANA LO HAYAA! FUDEYDKII SOMALIDA QAAR & JAHLIGA. MASLAX,SAMIIXA,CUMREYN
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD SHEEKHA LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
BARNAAMIJKA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
#ShMaxamedDulmiDiid
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com.
MAHADSANID.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 124   
@baraarug969
@baraarug969 2 года назад
sheekh waan kaaga mahadcelinayaa sidaad arimahan bulshada ugu sharacdo si cilmiuehsan 👍👌👍👌👍👌👍
@Mahadakhuna
@Mahadakhuna 2 года назад
Subscribe ii saara
@Mascudsayid
@Mascudsayid 2 года назад
Subxanallah Jazakallah, Maala'ik haku salaanto hadad hore iso booqatay hadanad iso booqan waxan danaynaya booqashadaada rabina haku sharfo.
@adontiialle5345
@adontiialle5345 2 года назад
Ku cedeyay wll halki casayd
@Mascudsayid
@Mascudsayid 2 года назад
@@adontiialle5345 Mahadsanid wll rabi hku dhowro
@ismailahmed2219
@ismailahmed2219 2 года назад
Sheikh waad ku mahadsan sida aad wax walba oo dhaca si cilmi yaysan noola wadaag to!
@hayaankanolosha
@hayaankanolosha 2 года назад
Muuqaalkaan waan kaa dhoowraayay mahadsanid
@baraarug969
@baraarug969 2 года назад
waa run alle aan ka baqno anagoo sooman inaan qof kale isaga xadgudubno mawacna
@Zahra-mc2gt
@Zahra-mc2gt 2 года назад
‏أربعة أدعية لا تنساها : ‏اللهُم إني أسألك حُسنٌ الخَاتمة. ‏ اللهُم ارزقنيِ توبة نصوحة قبل الموت. ‏اللهُم يا مُقلب القلوب ثبت قلبي على دينك. اللَّهم إنَّك عفوٌ كريمٌ تحبُّ العفوَ فاعفُ عنّا.
@mohamedadanabdirahman5172
@mohamedadanabdirahman5172 2 года назад
M.a sheikh dulmi diid allaha ku sharfo
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 года назад
Shukran shekh waarun Somali du wax walba way iska galaan iyagoon aqoon u lahayn
@saaraluqmaan10
@saaraluqmaan10 2 года назад
Masha allah sheikh shukran allah ka ajaar siyo waa ariin add u badaan Somalia 🇸🇴jazakalaah sheikh
@kikialemu7
@kikialemu7 2 года назад
*Waaa Malin Jummac* *💚بسم الله الرحمن الرحيم* *👉 IXasuusi aan ku *Xasusiisay ☝️Allah Drtis khyka & wanaaga* 💖 *Rasuulka* ﷺ 💖 ﷺ *Naxariis iyo Nabadgalyo* *Eebe kor kiisa ha yeelee* 💖 *Wuxuu yidhi* 💖 *Ruuxii xifdiya Tobanka* *aaayadood ee hore ee* ✨¸ *Surat Al kahf* ✨ *Waxa Laga Dhawraa *(( Dajaal ))* *Waxa Wariyey* *Muslim* ✔ 💖 👉🏿 *Hadi rabi idmo Ah ee aan* *BaDino SaligaNabiga*⚘ *C.S.W*⚘ *Ku Sallinta Nabiga* *C.S.W *Waxay ka mida tahy* 🌷🌴 *Cibaadoynka kuwaa uugu Fadliga Badan* *الله يرزق من ينشرها* *✋* *( 💙لااله الا الله💙)* *( 💙لااله الا الله💙)* *( 💙لااله الا الله💙)* *( ❤سبحان الله❤)* *( ❤سبحان الله❤)* *( ❤سبحان الله❤)* *( 💜استغفرالله💜)* *( 💜استغفرالله💜)* *( 💜استغفرالله💜)* *( 💖الله اكبر💖)* *( 💖الله اكبر💖)* *( 💖الله اكبر💖)* *( 💕الحمدالله💕)* *( 💕الحمدالله💕)* *( 💕الحمدالله💕)* *( 💛سبحان الله وبحمده💛)* *( 💛سبحان الله وبحمده💛)* *( 💛سبحان الله وبحمده💛)* *( 💚سبحان الله العظيم💚)* *( 💚سبحان الله العظيم💚)* *( 💚سبحان الله العظيم💚)* *( 🌻ربي اغفرلي🌻)* *( 🌻ربي اغفرلي🌻)* *( 🌻ربي اغفرلي🌻)* *( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹)* *( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹)* *( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹)* 👉 *Uadeegso Qalinkaag 📝 fidinta Diinta iyo Islaaxa umada muslimiinta*✍🏿 ✅ *Baarakallaahu fiiikum* ✍🏿 ✅
@hiboxasan7418
@hiboxasan7418 2 года назад
Maanshalaah tabarakalaah sheekh waa run soomaldu wax walba. Way ku daydaan 😁😁
@axmedyare2404
@axmedyare2404 2 года назад
Jaza’akallah sheikh
@ashrafkhaliifxaaji9747
@ashrafkhaliifxaaji9747 2 года назад
سبحان الله حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك اللهم إني أسألك الجنة وما قرب إليها من قول وعمل يارب
@maxamedbarecilmi2375
@maxamedbarecilmi2375 2 года назад
Mashaliaah
@maahirkee3656
@maahirkee3656 2 года назад
Aamiin
@salmannewmohamed1319
@salmannewmohamed1319 2 года назад
Masha allah shiq dulmi diid. allah ayaa mahadi usugnaatay oo nasiiyay culumadena noo aqli celisa alxamdulillah wlhi jahligu waa dhibaato
@sagalsicid1492
@sagalsicid1492 2 года назад
Maashaa allaah tabaraka laah illaahow kuxifdi sheekh dulmidiid
@abuuzahuur7715
@abuuzahuur7715 2 года назад
Maa shaa allaah waa loo baahanyahay culimada in ey lasocdaan baraha bulshada waxa ka socda sheikh muxamed allaha ku xifdiyo waan kaaga mahad celinaa sida wanaagsan aad hadya jeer noogu sharaxdo arimaha jira jazaakallaah kheyr
@canabcali8000
@canabcali8000 2 года назад
Masha allah
@qalanjoqurux7910
@qalanjoqurux7910 2 года назад
Mansho alah sheykh wan sugenay ina sohadashid mahadsanid 👍👍👍kuwi fahmo ilahay hakadhigo
@minamina4318
@minamina4318 2 года назад
Allahuma baarik fiik sheekh
@dayxa561
@dayxa561 2 года назад
Mansha Allah shiikh Allah hakuxifdiyo
@xasansayid8475
@xasansayid8475 2 года назад
Jazakallh qeyrul jzaa
@maryanxuseenjiisow5096
@maryanxuseenjiisow5096 2 года назад
الحمد لله على نعمة الإسلام
@kaltumguhad960
@kaltumguhad960 2 года назад
Shiiqa liketa sifiican halogusaaro👍
@somalihanolato741
@somalihanolato741 2 года назад
Waa sax shiikh allaha na hagaajiyo
@uxmeydubdelraxman3990
@uxmeydubdelraxman3990 2 года назад
Jazaka Allah qeyr sheikh
@dekawarsame1827
@dekawarsame1827 2 года назад
Walhi waxan arkay gabdhay dad oo jirta 9 year oo siida tidha hada mantaqano maca na heeda
@m.m.abdiwaheb5287
@m.m.abdiwaheb5287 2 года назад
sh mahadsamid
@baraarug969
@baraarug969 2 года назад
de waxan waa iska been abuur horana waan u fahmay laakiin seeftaa inaga horeysa
@shaimaali6330
@shaimaali6330 2 года назад
Masha Allah wllkay caqli iyo diin ayuu saaxiib u yahay maleega cinnamon muu attack gi lkn si fiican ayuu wax u sheegay masha Allah allah ha ku xafido
@sowdoabdiwai8353
@sowdoabdiwai8353 2 года назад
Jasakalah. Sheekh
@salebancabdulahi
@salebancabdulahi 2 года назад
جزاك الله خيرا
@a.a9584
@a.a9584 2 года назад
Mansha Allah.
@ashamohamed689
@ashamohamed689 2 года назад
Aslam alaykum Shiekh ilaahay ha ku xifdiyo Waxaan u baahanay dad badan oo adiga camal dadkeenii waa ragmadeen Jahli ka fiirsasho la aan Fudayd badan Diin laan Cuqdad badan nacayb meel uu ka imaaday la Garanayn Ilaahay ha noo gargaaro Ilaahay dhalin yaradeena ha noo badbaadsho Ilaahay wadankeena nabad ha nooga dhigo Ilaahay diinta barashadeeda ha noo fududeeyo Ilaahay qaasatan dhalinyada ha ka madoobeeyo Tiktok Amin yaa rabil caalameen Shukran Shiekh
@amatullaahinamcln3866
@amatullaahinamcln3866 2 года назад
Sheekh cabdullaahi wxn rabaa in aad viodiw kasosameysid calaamadaha soomalida isticmasho iyo waxa loolajeeda si ay udgtonadan
@hodanmurtiyo7866
@hodanmurtiyo7866 2 года назад
Maasha allah
@habondekahabondeka919
@habondekahabondeka919 2 года назад
Masha allah wa runta sheqow
@saadiaali2726
@saadiaali2726 2 года назад
Maasha Allaah
@suleekhayuusuf276
@suleekhayuusuf276 2 года назад
جزاك الله خيرا يا شيخ
@mulki4485
@mulki4485 2 года назад
Waa runtaa malaha xun inlaga fogaado
@ruuneyruun7996
@ruuneyruun7996 2 года назад
Sheikh jazakumullah qeyr
@alifreemann5440
@alifreemann5440 2 года назад
Wcs sheekh. Asaxaabey Watii SRK okale markowfanaanadii jinasadedii quraankutufay hindugiina qalad ufahmeen waxdad ucadaa dadnawaa uceeb efahma sheekha FSLN
@aaminaismaaciil1559
@aaminaismaaciil1559 2 года назад
I lahay Haku barakeeyo sidaad Mar walba kheyrnoola jeceshahay
@maxamedfaarax1302
@maxamedfaarax1302 2 года назад
Wxey rabaan iney power magic bartan oo qabtaan
@hymanhyman7733
@hymanhyman7733 2 года назад
صلى الله عليه وسلم 💚💚💚
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 года назад
Ku soo dhawaada cunooyinka fudud nagu soo biira asxaabay ❤️ 😍 Ramadan mubaarka ❤️ allow amuurah noo sahal ❤️
@shariifamahamedaadan2937
@shariifamahamedaadan2937 2 года назад
Asc Wall qaali bal tan Carabka lasoo bixinaayo noso fasir wayo Carurta Yurub ku koray waa ka caadi agtooda wax dhima uma arkaa shukran
@GaraadKaabe
@GaraadKaabe 2 года назад
maasha allah si fiican ugu bayaamisay dawadyaasha 😊
@sacdiyoabanuur2949
@sacdiyoabanuur2949 2 года назад
Sah wllhi qof ka waxa fican in laga hubsado mahee sixun loguma dhaqmo qof wx ka hubsan ha ku fududanin
@nasramohamed8107
@nasramohamed8107 2 года назад
Jazakumallah qer
@hodanelmi6876
@hodanelmi6876 2 года назад
Maanshaa allaah ilaahey qeyr badan ilaahey ha ku siiyo
@suruurhaaji...4490
@suruurhaaji...4490 2 года назад
Wllhi waa arin xun challenging ka qaar kood sidaan oo kale waxyabahas qaar faraha laga sameynayo waba ncbhy iska ilaaliya clmdha gaalada sida🙏🙏🖕🤞🖖🤚🤟 Subxana Allah war Somaliyey sunnada barta oo barta kaliya meehee ku dhaqma billahi clykm😱😥🥺
@maankey6048
@maankey6048 2 года назад
waad mahadsanathy yaa shiiq
@malabey197
@malabey197 2 года назад
من شبه قوم فهو منهم Qofkii Qoom isku ekeysiiyaa iyagoo ka mid. Nabigeena Muxammad Sallallaahu Calayhi Wasallam ayaa dhahay ❤️ Gaal waye ma dhihin iyagoo ka mid yahay ayuu dhahay. Ee ha doodinee Diinta barta isna ilaaliya
@haamadhawr_9236
@haamadhawr_9236 2 года назад
Kkkk sxb qofka hadow ogeen waxan danbi iney eheen qoomkas miyuu noqonaa
@malabey197
@malabey197 2 года назад
@@haamadhawr_9236 wixii aadan ogeen ILAAHAY makuu qabanaayo lkn hdda ogaatid oo sameysid shaki kuma jiro والعلم عند الله
@malabey197
@malabey197 2 года назад
@@haamadhawr_9236 Yahuuda ILAAHAY cilmi o siiyey hdana waa la cadaabaa o Cilmigooda ILAAHAY kuma caabudin. Nasaaradana Jaahilnime ILAAHAY ku caabudeen o wax ayey la wadaajiyen iyagana saas aa lagu cadaabay. Marka wixii aa aqoon u leheen ina ka fogaano aa fcn 🤗
@faisasuleman1751
@faisasuleman1751 2 года назад
Sumxaanalaa
@kaltumguhad960
@kaltumguhad960 2 года назад
Inta daawatay iyo inta liketa saartay isnalahan
@faisasuleman1751
@faisasuleman1751 2 года назад
Ilahay ha ku xafido
@halgankanoloshaiyodadalkad9772
@halgankanoloshaiyodadalkad9772 2 года назад
Sheikh waxa jirta calamad kale oo la dhoho Hinduism prayer Hinduism godess Hinduism religion wana taan calamada 🙏 bal kawaran sheikhow hada sonalidu way ku badanyihinee
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 года назад
Walahi ani xadaa saas baan ufahmay waxa ay sameeyeen aqoon uma laha ilbax iska dhiga lee ka ahayd
@amina7327
@amina7327 2 года назад
Wcs Jazakallahu kheyr waxan aqon aya ii iftimisay 2 farood oo la is korsarayo maba aqon in ey galada dentoda tahay tilmam 😳 noso badi Insha Allah wax yalo badan ayaa jahli no geye from Uk 🇬🇧
@raniitalifestyle2392
@raniitalifestyle2392 2 года назад
Sido kale wallahi waba iska isticmala hada kadib lkn inaan iska dhaafno wayw inshallah
@mohamedaweys2630
@mohamedaweys2630 2 года назад
Subxaana Allah
@muminhussein7604
@muminhussein7604 2 года назад
Qarnigaan la joogo qofka inu doqon iyo jahli yahey wey fududahey in la ogaado ileen asaaba jahligiisa iyo doqonimadiisa soo bandhigaayo
@mohamedismail3210
@mohamedismail3210 2 года назад
safiirka hinda ayuu ahaa sh.
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 2 года назад
Waa runtaa sheekhoow
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 года назад
Shugran wll
@Waris668
@Waris668 2 года назад
Wixii wanaagsanaa baran maayann ee wixii xumaa ayey baranayaan allaha hadeeyo
@abdirahmaannuur6872
@abdirahmaannuur6872 2 года назад
m.a
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 года назад
Asc subxanallh Allha nacafiyo
@hakimahassan2940
@hakimahassan2940 2 года назад
Subhaanallah
@deqaabdi9968
@deqaabdi9968 2 года назад
Allah hanosahlo arimaha
@nuzeybaali5704
@nuzeybaali5704 2 года назад
Sheekh hada wuuba ka sii daray, hebel hala dilo, waa lagu janno tagaa buu yiri, ninkan Umada halaga qabto
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 2 года назад
Mashallah
@siraadsiciid9123
@siraadsiciid9123 2 года назад
Wcs
@haniaden2700
@haniaden2700 2 года назад
Kkkkkkkkk TaaS wàa dhaqan xumo
@abdimalikaxmedmooge7436
@abdimalikaxmedmooge7436 2 года назад
🦅🔥🏆🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@gorgor_zoom6058
@gorgor_zoom6058 2 года назад
Sheik salaad shantay ka so hadl wa ku aminsanahay
@malabey197
@malabey197 2 года назад
Nasaarada Jahliga lagu cadaabaayaa
@ibrahimali250
@ibrahimali250 2 года назад
Sheikhoow hadiiba challenge lasameynayo ama waxlagudayanayo mey challenge lasameeyaan soomaalida tiknologa turkiga ee horumarka kugaartay intii challenge lagu galilahaa faro laqalqaloociyo jalaato laleefo kalaab lagalo saqajaanimo fiskhi dhaqan xumo horumar aan laga gareyn waqti dhumis sidadban diintaada kaagasaaraaya, meeshey kumashquuli lahaayeen kudaashada horumarka iyo tiknolojiyada aqoonta
@cabduqaadirmacaaniarts2289
@cabduqaadirmacaaniarts2289 2 года назад
Aalad iyadoon ahayn skoolka abaarso iyo jamacadda barwaaqo dadka wax ka barta ayaan ku arkay waana ogyihiin jaalange ha dhigin shiiqoow anigoo baadiyo joogo ayaa walaahi fahansan ruux iga reer magaalsan ee aqoon leh maan family karin
@sadiqf7683
@sadiqf7683 2 года назад
Sheekh Farahaaga aad dhaqdhaqaajinayso maxaad kawadaa? Waa kaa shakiyaya
@abdirhmangurhan1763
@abdirhmangurhan1763 2 года назад
.tictok
@suezhassan7333
@suezhassan7333 2 года назад
Eliminate ee soo maqleen jaaa dadbey nabsadeen kuwan culuma maaha ee waa fidno
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 2 года назад
M.sanid
@hamdiyamohamed4307
@hamdiyamohamed4307 2 года назад
Aad iyo aad ayan uga xumahay inay Gabad Somaliyeed ee sida u galaan qomiyaada islamka Somaali aad Aya lo jeceyl yahay waxaa lairahda wa Muslimiinta ugu wanaagsan i m very proud of that lakiin iminka Maskiinta rajaada ah inay sida ku shegaan waxaran iyo Been fear Allah nimanka xaasiidka ah we Somaali women we have to Come together and demonstrant against This Abuse This is another taget to Somali women let us stand together fighte Those men who is abusing This Young Girl. Samiha i dont know her but i feel pain its kind of attacking women
@Subscribesjsh
@Subscribesjsh 2 года назад
3 qof BA lanabsaday hal mid baa gabar ah 2 wiil ayaga kwrn mise feminism weeye
@DAARUSUNNA
@DAARUSUNNA 2 года назад
waa run fudeenkeena lee waaye soomaali hadaa nahnay qof oo wax hubsanin wax iska xukumaayo 😭😡😭😡😭😡
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 2 года назад
somalida dhan cudur waxey qaban # know-it -all wax la dhaho nacam wax walbo waan aqaana ee waxbo ha ii sheegin bom kkk!!!
@aliabdimohamed6391
@aliabdimohamed6391 2 года назад
301 subscription ayaa heesataa 1000 700 kaaga dhiman. Ana hal ayaan kuugu daray.
@sacaadamedia2132
@sacaadamedia2132 2 года назад
Ma u baahantahay inaad qur,aanka online ku barato ?
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 года назад
Aad baan urabaa laakiin qaar dhowrka waan ku darsaday caruur wax ay noo dhigeen Ama Na fahamsiiyeena ma arak aakhirkii waan kabaxay för biloidaa biila ka din bilaa faa iidow waxa badan oo aanu ku heshiinay xabad igamay dhigin markaa lacag raadisa uunbaan Hada u arkaa inkastoon kala duwanaankataan kolay kuwii isoomaray waxay igurideen in aan asmuniwaayo qaarkale
@sacaadamedia2132
@sacaadamedia2132 2 года назад
asc wllo horta waad mahadsantahay wll sidaa aad sheegtay kala duwanaanshahaasi uu jiraa dadkana in khalad lagu xambaaro oo hal qof ah ood aragtay macalimiinta oo dhan in lagu sifeeyo . Horta waxaan aad uga xumahay inay jiraan dad magacayaga ama macalin qur,aan ku shaqaysanaya balse aan xuquuqdii ay lahayd siinayn bal waxaa la iisheegay nin lixbilood ka sii qadimay lacagtii oon qofkii wax qur,aana udhigin kadibna phonekii ka xidhay sidaa darteed wllo aadbaan uga xumahay inaan caruurtii waxba laguu fahamsiin lkn marwalba waxaa fiican inaan dadka layswada raacin sidaa darteed anagu waxaanu diyaar unahay inaanu soo saarno arday sifiican u barata qur,aanka oo aanu xalaashanu waxa aanu qaadanaynu waad mahadsantahay wllo
@abdallamohamed5794
@abdallamohamed5794 2 года назад
Islaam muu kasaarin gaala waayana muu San oran lkn calaamadaha sheydhaanka iney muujiyaan ayuu usheege un.
@Hoyga-macalin-walaayo
@Hoyga-macalin-walaayo 2 года назад
Qof caqliyan u xanuusanaya ayuu aha wuxu yidhi shaydan ayay la shaqaystan sidii cadayn looga sugayay wuxu keenay gacmaha ayay taagtaagan sidaas ayay faraha dhahaan🤣
@hamzemoumin3242
@hamzemoumin3242 2 года назад
Beenta wey dub uku noqo
@abdallamohamed5794
@abdallamohamed5794 2 года назад
Adiga cadeyn ma uhaysa iney lashaqeysan? Xaqiiqda Allah ayaa naga og.
@Hoyga-macalin-walaayo
@Hoyga-macalin-walaayo 2 года назад
@@abdallamohamed5794 cadayn waxa laga raba qofkii warkaas sheegay lkn hadaan ku tanaasulo aan arinta toos kaaga sheekeyo kuwa shaydaan caabudka lagu sheego qofka ku biiraya ee la shaqaysanaya waa in qof hantiile wayn oo saamayn leh oo aduunka oo dhan laga yaqaan uu noqda
@halimacumar6683
@halimacumar6683 2 года назад
asc
@januarySl2024
@januarySl2024 2 года назад
Qabiiliste qabiil iyo siyaasad ka hadla ayaad tahay. Wadaad ma tihid ee khamiiska waad ku maxafsataa.
@calimadeey7302
@calimadeey7302 2 года назад
Asc ramadaan kariim shiiqow su alaa ku weydinaa waxaa tiktok ku arkay gabar shiiq ku weydiineyso aayad quraan ah inuu ufasiro lkn aayada quraan ka ah sideey uqoran tahay uma qorin waxey uqortay afsomali hadaa aqriso waa aayad quraan ah lkn afsomali ahaan ayey uqortay ma banan tahay in sidaa loo qoro aayad quraan ah tasaa ku weydiin rabay wey jiraan dad sidaa uqoro qaab afsomali ahaan ah
@adontiialle5345
@adontiialle5345 2 года назад
Qof yahow muslimka ahi wallka ha cebayn waxna haka shegin waxas haku sugnaado ama yu ku sugnan umada hadadan wax tarayn afkaga iyo adinkaga ka hayso
@malabey197
@malabey197 2 года назад
Weey caabudaan ma dhihin Dadka iyagaa u leexiyey
@AbdiKadir19
@AbdiKadir19 2 года назад
Asc adiga qudhaada iskada ciwaanka beenta ah sheikh gacmahaga aya ba qoray ciwaanka beenta
@malabey197
@malabey197 2 года назад
Wax khalad maba qorinee 🤔🤔
@neima6584
@neima6584 2 года назад
Masha allah
@halimanuh4547
@halimanuh4547 2 года назад
MAshaa Allah
@maryanhaji1702
@maryanhaji1702 2 года назад
Masha Allah
@ifrahabib7095
@ifrahabib7095 2 года назад
Masha alaah
Далее
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
11:28
Просмотров 961 тыс.
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
11:28
Просмотров 961 тыс.