Тёмный

Shiine Culay oo Hagbad / Ayuuto qaatay iyo faa'iidooyinka uu ku arkay 

Shiine Culay
Подписаться 570 тыс.
Просмотров 133 тыс.
50% 1

Waa Barnaamij anigu / Shiine Culay aan ka diyaariyey Hagbada / Ayuutada oo muhiim u ah nolosha qurbaha | Subscribe ✔ Like ✔ Share ✔ and Comment ✔.

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 533   
@ayaanbasha2373
@ayaanbasha2373 6 лет назад
Reer sheekhisaxaaq wa walaaladiin. Diin iyo luuqad iyo midab iyo dagmo iyo xidiid ayaa niga dhaxeeya. قال تعالى(إنما المؤمنون إخوه ). عاشت الصومال🇸🇴😍😍😍
@abdikadiralahamin3425
@abdikadiralahamin3425 6 лет назад
Na tus beenalayohow
@mahamuudsalah1791
@mahamuudsalah1791 5 лет назад
BGB bushi shine culay
@suhuursocial4394
@suhuursocial4394 5 лет назад
Ilahy ha ku zhatfo
@abdidigaale2767
@abdidigaale2767 4 года назад
Waar yaadheheen shiine culay waa waashay
@Drammaboi1
@Drammaboi1 6 лет назад
Shiine bahal weeye. Kulahaa maanta gaalada cadaanka gaajo aan iiga muuqan jirin ayaa iiga muuqata
@justinellis3539
@justinellis3539 3 года назад
i know Im kinda off topic but does anybody know a good site to watch newly released movies online ?
@alihaykal835
@alihaykal835 6 лет назад
Shiine culay aniga oo ah nin reer soomaalind from France jooga waa iska kaa jeclahay you are funny salaaan gobeeeed ❣️👈 waa dhashii duriyada waana fikir fiican oo aad soo bandhigtay sikale laag gayoon maayo qurbaha haddii aan loogalin ayuuto ama hagbad ❣️ salaaan sare libaaax hore u soco waan jeclahay ninka cadkiisa dhacsada 👈❣️
@mohamedahmedcali1429
@mohamedahmedcali1429 6 лет назад
Shiinow ninka kaliyee reer zh . Isaaqee ku taageeran ahaaye nacalaa zhaydaan kuyaale 200€ izoo tuuur 😎
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 6 лет назад
mo'med cali kkkkkkk
@احمدالدارودي
@احمدالدارودي 6 лет назад
kkkkkkkkkkk
@alihaykal835
@alihaykal835 6 лет назад
😂😂😂😂😂😂😂👈
@mohanideekarjantin2959
@mohanideekarjantin2959 6 лет назад
mo'med cali wr badalkiis aniga kusodiraya isagu kuma maqle xge kugu soo gajiya😂😂😂
@khaoshanosman1309
@khaoshanosman1309 6 лет назад
mo'med cali kkkkkkkkkkkkkkkk nacalaa sheeydaan kuyaal 😂
@بكاه.الزمان
@بكاه.الزمان 6 лет назад
Nin Warsangaliya oo Hagbad Galay oo hadana qaatey 😂😂.
@dursaahmed5593
@dursaahmed5593 6 лет назад
Guuleed Maxamed wa ku Tageera wlhi
@بكاه.الزمان
@بكاه.الزمان 6 лет назад
DAU peace alle haku sharfo walaal
@princessamina9363
@princessamina9363 6 лет назад
MJ aa umalen jiray Nacalaa sheydan kuyaale 😂
@xuseenmaxamed2116
@xuseenmaxamed2116 5 лет назад
Xbb qaali
@salahsiciidshiikh1071
@salahsiciidshiikh1071 5 лет назад
....
@MohamedIsmail-ti6ss
@MohamedIsmail-ti6ss 6 лет назад
Hhhhhhh Shiine Waan Ku Salaamay Nin Funny ah baad tahy From Hargeisa ❤️
@drmowlidahmed261
@drmowlidahmed261 6 лет назад
shiine waa nin wada qosol ah ,"nacalaa shaydaan ku yaale" ninku waa nin daacad sheekeeya kkkkkk
@cabdijamac5298
@cabdijamac5298 6 лет назад
Haday runtaa tahay wax ka tar hooyadaa iyo aabaha iyo qaraabadaada ha ku galin ciilka
@cabdijamac5298
@cabdijamac5298 6 лет назад
Kawaran anigo waxaan ku jiraa sadix hagbadood waxaan ku qabtay hawla badan
@cabdijamac5298
@cabdijamac5298 6 лет назад
Yaa ku aaminaaya waxaad tahay qurun joog sheeno
@zaralulu3669
@zaralulu3669 6 лет назад
Mashallah he is so funny... he is one of few I follow on RU-vid
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 6 лет назад
Aragsan Ali kkkkkkkkkkk
@xuseenmaxamed2116
@xuseenmaxamed2116 5 лет назад
Xbb qaali
@xuseenmaxamed2116
@xuseenmaxamed2116 5 лет назад
Qaali
@ayanahmed8948
@ayanahmed8948 6 лет назад
Meeqo waye 10 kun laa kabadab tahey 😂😂😂 jamacada markaan dhameeyo galaa oo shaqo helo
@MohamadAli-fn6gv
@MohamadAli-fn6gv 5 лет назад
hda siibilaaw si aad master ka iskaga bixiso
@bobyvloksbobyvloks9895
@bobyvloksbobyvloks9895 5 лет назад
walahy Kan waa iwaali rabaaa asoo sooqadan buu washy
@hamzeabdullahi4178
@hamzeabdullahi4178 6 лет назад
Cadaankii baa wax faqri hayo iila ekaday shiine wlhi wa iga qoslisay kkkkkkk
@Somfox1
@Somfox1 6 лет назад
shiine culay walee waa geesi somaliyed kaftama ... si gobonimo leh somali ugu diga .. SHIINE HALKA KA WAD SOMALINIMADA GEESI
@xamseismaaciilwarsame416
@xamseismaaciilwarsame416 5 лет назад
msnsha alah shiine culay nin culus
@goletv523
@goletv523 5 лет назад
SUBSCRIBE like iisara tol hada tihin
@daadirm2669
@daadirm2669 6 лет назад
video gaan waa iga gadan yahay wlhi shiine nooloow zxp comedy aan taagero nin wax badan og baatahay😘😘
@sadikjama5195
@sadikjama5195 6 лет назад
War UgaaZ Anigu Germalka Baan Kula Joogaa WaaNa Rabay Inaan Galo Ee Number Aan Kaala Soo Xiriiro Bal Hoos Iigu DhaaF WaBillaHi TowFiiKh
@kayteofficial8445
@kayteofficial8445 6 лет назад
Kkkkkkk shiinow waxaaga barko hhhhh wlhi wa iga qoslisay dadkii cadana bahi an kaga muqun jirin ba kaga muqatay.
@heartlightqueen3985
@heartlightqueen3985 5 лет назад
Ar shiine huno bac bad ba wadataa faraweynaa bahashu Waxaasu ma lacag un baa iyaa .....😁😁😃😃...
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 5 лет назад
Hhhhhhhh ogaden Quen huuuuuuuuuniye hhhhhhh kan waaa wada Qosol
@heartlightqueen3985
@heartlightqueen3985 5 лет назад
@@kinghindiholish1016 wuu iga qosliyaa runtii mid kale bacda weynideeda un baa la yabaay
@maankushkushchannel1021
@maankushkushchannel1021 5 лет назад
Kkkkkk
@muniitahassan3938
@muniitahassan3938 5 лет назад
Alla beerka shiino ciyaarta naga daa gabar yar ma ku doontaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Somfox1
@Somfox1 6 лет назад
Hagbad waxa gala nin lacagtiisa urursan waayey .. xaga dhaalaha hagbad waa khalad .. idle cash baa la yidhaa .. you must invest you money .. no more idle cash .. NO HAGBAD WALEE INVEST YOU MONEY
@KEYFLIPKeykeyFlip
@KEYFLIPKeykeyFlip 6 лет назад
Wlh Waa Iga Qosol Sisay 😂😂 Niyahow Hashegan Wariye Waxad Kuficantahay Nin Majajileyste Ah
@abdirahmanwaaberi
@abdirahmanwaaberi 6 лет назад
XIDIGAHA SOMALI TV r0u
@abdirahmanwaaberi
@abdirahmanwaaberi 6 лет назад
j0
@zamiasiman8534
@zamiasiman8534 6 лет назад
Kkkkkkm cawaaan ku arkay walaahi waan qoslay iga tag
@Basso1099
@Basso1099 6 лет назад
Hhhhhhhhh Ninkani WlHi Wa Madaxa Qosolka war Ta Gabarta Yar Ba UGU Dhaw e Dalkii U DoOOnO
@marian5607
@marian5607 5 лет назад
Shiine culey nin sirta nolosha europe fahmay iga dheh 😃😃😃😃😃😃😃
@samatarmoh16
@samatarmoh16 3 года назад
War aniga ninkan waa iga qosliyaa kulahaa ree sheex isixaaq kulajiraa hagbad waxaa ka baqay inay rooko iga saraan kkkkkkkkkk war shiinow ree sheex isaxaaq waa dhal gobeed oo dadka way wanaajiyaan xataa hadii laxumeyo 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@goradsiyad1414
@goradsiyad1414 6 лет назад
Musharixiii shilinku reeebay yaan lagaaa maqlin waa danbe
@nadiircali5304
@nadiircali5304 5 лет назад
Shiini Cuellar waxnaga sogaadhsii
@ifrahahmed8930
@ifrahahmed8930 6 лет назад
Kkkkkkkk farmaajo hadbado soo aruusaday nooga adkaaday kulahaa kal iyo laab waad iga qoslisiisay wlhi
@mubarakmohamed4766
@mubarakmohamed4766 5 лет назад
Nacalaaa shaydaaankaga ku yaaale anakaaad noo galaysaaa H&M 😂 intiii fahansan tukaaankan like ta 😉
@nedramahamuud2531
@nedramahamuud2531 5 лет назад
😂😂😂😂😂 walaahi waa qoslay ilahayoow haa i dilan aniga xoolaheyga soo qaadan
@shaaficisky5453
@shaaficisky5453 6 лет назад
Majajilayste ayuu ku soo baxayaa Qosolkiiba iga dhamaday😅😅😅😅😅😅
@dhaldarwish9890
@dhaldarwish9890 6 лет назад
Ila hada markan so xasuusto dakharba madaxa igaga kaca kuye alla dhabcalsana shiine masakinta la celiyey kistayrey la tagen ayu ila hada ka qaracma 😂😂😂so funny shiine
@boonchannel1315
@boonchannel1315 6 лет назад
HHHHHHHHHHHHHHHHHHH Ninkan Mrkuu siyaasada ka hadlayo wan ka xanaaqaa lkn mrkuu xaraabaynayo wlhi aad ban U qoslaa kuye qolo reer sh'isaxaaq Aan Hagpad kuwada jirnoo Adoo muuse caayaya armaa ku arkeen oo hagpada rosso kaa saaraan😂😂😂😂😂😂😂 From Hargeisa
@fali4527
@fali4527 5 лет назад
SHIINO AF, ,GARAASH KAWA QAADKA N & NAXDIN ,,,BEENLOW FALALOW,,, MAXAA TIRI ,, AXMED MADOOWE,, MARQATI,, AYU U YAHAY,, KENYA , BADDA ,,
@kumulwa
@kumulwa 5 лет назад
Shiine culey ilasooxiriir walaal (616)617-4107
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 6 лет назад
😂😅😂 Ur Funy Sheene, Sheekadu Maanta Hadbadbay Maraysaa.. Naclaa Sheydaan Kuyaal..lolol👍💙👈
@saeedofficial
@saeedofficial 2 года назад
Shiine ayuuto immisa weeyaan aka nai only 11 days left me thank you 1900
@saeedofficial
@saeedofficial 4 года назад
Nacalaaa shaydaankaaga kuyaale bilownay 1,000 am
@daarutawxiidislamiconline1062
@daarutawxiidislamiconline1062 5 лет назад
hadaba Haday tahay jawaabatadu HAA waan baranayaa Quranka kariimka ah iyo culuumta shareecada islaamka kuwa ugu mihiimsan halkan Kusoo qor wixii lagaala Soo xidhiidhi laha
@MohamedAhmed-ze1qo
@MohamedAhmed-ze1qo 6 лет назад
War shiiinow wadadiii buraan baa ubaahan lacagtaaz powe parakow idinka ilaahay bal Sahalka noogu roonow😂😂
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 6 лет назад
Zuldanka Zanaag alla walaalo Somalische fiican noqo ma dadka buuraha jooga u jeedaa oodadka laayaa balaayada mise wadaada kale u jeedaa
@MohamedAhmed-ze1qo
@MohamedAhmed-ze1qo 6 лет назад
Ruqiya Ali waxan filaya hadalkayga ma aadan fahmin 🤔🤔
@noobydooby999
@noobydooby999 6 лет назад
Zuldanka Zanaag asna g
@legendarysuperpoweryt411
@legendarysuperpoweryt411 3 года назад
Adeerow gabdhaha ha nagu dirin
@foosiyaad6622
@foosiyaad6622 5 лет назад
Ilaahey baan kugu dhaarshee shiinoow halkaad kudhalatey koley hargeysa kumaad dhalan muqdishona daa warkeeda
@salmasuudi3869
@salmasuudi3869 6 лет назад
kkkkkkkk Adiga gdaal bay ku geyeeen waa Kaa shakiyeen 😂😂😂😂😂😂
@MOHAMEDINDHO
@MOHAMEDINDHO 6 лет назад
salma suudi Hhhh😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdirahmanwaaberi
@abdirahmanwaaberi 6 лет назад
MOHAMED INDHO cuh
@fahiimadhemmanaxmed5545
@fahiimadhemmanaxmed5545 5 лет назад
kkkkk markiba waa fahmay inay ka shakiyeen waayo odaygu wuu lacag jecel yahay
@maxamuudkhadar558
@maxamuudkhadar558 6 лет назад
Dadka buuqa ka yare shiiinow lama joogo somalia lacgta aad hagbad ama ayuuto lagu qaato jeeb ba qaada marka aad halkan aad joogto lkn bacdan wax kugu jira #Aldi ga ayaad hal caano 3.5 ninow ha na ceebayn Deutschland baynu wada joogna
@mohamedzayga3709
@mohamedzayga3709 6 лет назад
Nacalaaa sheydaan kuyaaale waxaa hagbadeyneyso anagu reer xamarawi hadeynu nhy ayuuto baan dhahnaa 😂😂😂😂😂
@samsammboos2210
@samsammboos2210 6 лет назад
War nacallaa shaydaan kuyaale 100$ iisootuur annaa ina adeer taa ahe
@الحبحزين-و4ي
@الحبحزين-و4ي 6 лет назад
Nin sare
@farhanhassan3829
@farhanhassan3829 6 лет назад
Shiine lacag jeclaa wa isku dardarsamay hhhhh
@fahmoali6538
@fahmoali6538 6 лет назад
Wlhi beenta ma aho ayutada wax fcn qofki awoda aniga hada igu horeysa gale waa i anfacday aniga gaari ibsana ku kordhistay
@iqrayareeychennal8053
@iqrayareeychennal8053 6 лет назад
Hhhhh ar ani maba qoslin wlhi fnny aya tahy kaalay naka inoo imoow anaa kugu soo dhawenaye ciwadeso bacala shedan kuyale
@cabdiqani4702
@cabdiqani4702 6 лет назад
😂😂war ninkaan shiina la dhahaaya wlhi waba tageera ano quslin maba joogayi kari hor mar ku rajeyna naala sheydaankada maxa dhaha ina adeero😂
@عنيدهوراسييابس-ص2ي
Hagbada waa lagaa macasgayaa oo qofka uruurinya ayaa qidmad kafa idayaa lkn banka waxaagi ayay kuhaynsa
@canjelcanjel5445
@canjelcanjel5445 6 лет назад
Faladhan cadhaqee wadna lagu forarshe dhegeyga ku fafayee heestaa halay sheego cida qaadey please please
@hamdasiciid2050
@hamdasiciid2050 5 лет назад
shiine culey inta ila tagerta like hayla dhafina😙
@zahraiman2157
@zahraiman2157 6 лет назад
kkkkkk cadi mahan dee waqti fican bey kugu so hagagtey iyaah
@ahmtoramos2793
@ahmtoramos2793 6 лет назад
Shiine culay inader go forward madax baad tahe ilahy haku xifdiyo
@khussein4644
@khussein4644 6 лет назад
Sheeko xume nacs nimadii ugu weyneyd ayuu ka hadlayaa kulahaa dumarku reer kooda ayeey wax ugu qabtaan oo ragooda wax kamasiiyan ninka raga ahi isagaa dumar kooda wax ugu dara uuf sheeko xume
@mahamedahmed7392
@mahamedahmed7392 6 лет назад
SHIINE RAGA IMIKA MA WAXAD KU LA TALINAYSAA DUMARKA HAG BAD LA GALAA HADHAWNA HADAL HAKA DAMBEEYO WAR WAAD SHEEKO XUMATAY NIN BAA BARI AY IS QABSADEEN DUMARKII UU KULA JIRAY HAGBADA DABADEED GARTOODA AYAA LA DHAGAYSTAY NINKII BAA WAXA LAGU YIDHI YAA KU YIDHI HAGBADA LA GAL DUMARKA WAXBA KUMA LIHIDEE HALKAAS KA BAX AYAA LAGU YIDHI MARKAA SHIINAW MALINTA DAMBE DUMARKA AYAAD LA XIINAYSAN DOONTAA
@hawayassin7044
@hawayassin7044 5 лет назад
Hagbada ujeedada aad ulajeedid ee yaat hadalada ku tuurtuuri maanta barnamijkaaga xiso leeyahay ee .
@saaxyuusuf1560
@saaxyuusuf1560 5 лет назад
Hagbad maxaa ka wadaa shiine culey Africa joogaa bro
@sheekhaspicy1056
@sheekhaspicy1056 5 лет назад
Eeya shiinow maxa dhul bahante ku jeclan wayday
@soolmedia3746
@soolmedia3746 4 года назад
Shiine culay Waan ku wataa
@abdifathihassan5983
@abdifathihassan5983 5 лет назад
waryaa. hablaha. ha nagu. dirin
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 5 лет назад
Aduunkan shiine oo kale ba ku noolaan kara nacala sheydaan ku yaala sii u xariiftaman ka heley
@mohamedkosar6923
@mohamedkosar6923 6 лет назад
Nacala sgaydaan ku yaale fikir wngsan keentay iguna dhalisay shiine culay insha allah bishan higalinaya iiguna
@abdinasiramin5652
@abdinasiramin5652 5 лет назад
Shiine culay garac fataaal Shiine culay garac fataaal
@asmadheman3291
@asmadheman3291 5 лет назад
Shiine waxan surwala ma arad ba kuhaya hh shiine waa qosol
@aliabdi6769
@aliabdi6769 5 лет назад
Aabo gabadhaha yurub joogo lalama tartami karo wayo baasaboorkooda ayan fiiso losaaraa
@Somfox1
@Somfox1 6 лет назад
SHIINE FURO XAWALAD OO LA TARTAN DHIIG SHIIL OO SOMALI WALAY KKKK
@shaqofiicanonline6460
@shaqofiicanonline6460 5 лет назад
Shiine culay waa qoloma
@susuumoha6879
@susuumoha6879 6 лет назад
Waryaaa shiine saw ma ogid horta inaynu meel qaraabo ka nahay war lacagta ha ila dhaafin nacalaaa shaydaan ku yaaale ma lacag baaba la I tusaaa iyaaah lacag 😂😂
@aliproduction9478
@aliproduction9478 5 лет назад
M.a
@mahamedahmed7392
@mahamedahmed7392 6 лет назад
HAGBADAHA DUMARKA HADAD BARATO MARKA DAMBANA XINAHA IYO HUURADA IYO MAKE UP AYAAD LA MARSAN MARKAA KA CARAR NINKAW
@abdirahmaanrigaax461
@abdirahmaanrigaax461 6 лет назад
farmaajo wuxuu nooga adkaaday waa hagbado uu urursaday hhhhhh alla beerka
@allemagan987
@allemagan987 6 лет назад
Oo dumarka in ay ukhaastahay ayaan umalayn jiray ileen qurbaha waa lagu halaabay
@sahrogeedi9778
@sahrogeedi9778 6 лет назад
Shine ayutada si fican u aruuri labada kun ii labatan ka ad ku guley satid musharx
@yousufksa6493
@yousufksa6493 4 года назад
Kkkkkkk O'Day soomaliyeed cadi matihid
@waayoaragtv7117
@waayoaragtv7117 6 лет назад
shiine culay badh go' baan ahaye wax soo tuur nacalaa shaydaanka ku yaale
@fadumodheman3753
@fadumodheman3753 6 лет назад
Ar bahasha yanaan kugu cawryine 100 noo soo tuur
@HassanMohamed-hy9so
@HassanMohamed-hy9so 5 лет назад
Shiine waxaa kuu dhaanto inaad kudhiiragaliso dadka sadaqada
@sahramm821
@sahramm821 5 лет назад
Waar shiinow ina ader gabar warsan geli abgal man aha nin laandheera tahay barsho wangsan like i sar😃
@savageboy1844
@savageboy1844 5 лет назад
Sahra Mm like wankuu saray wll anigana waxan ahay wiil warsnagali noolow waxa tihin walalaheen reer konfur warsnagali caled 😍
@sahramm821
@sahramm821 5 лет назад
@@savageboy1844 sharfey i tahay inaan ku barto my dhiig❤❤❤
@savageboy1844
@savageboy1844 5 лет назад
Sahra Mm masha allah huuno Facebook maad leedahay eenu tolnimo kagawada socone 😂😂
@sahramm821
@sahramm821 5 лет назад
Haa dee kada so baas ana ku so qabs😃
@savageboy1844
@savageboy1844 5 лет назад
Sahra Mm hudeyfi abdi baa igu qoran ninka ugu caansan baa ahay qololka qabiilada warsnagali abgaal iyo warsnagali darood 😂
@umixananabuukar9117
@umixananabuukar9117 5 лет назад
Hagbada ineficantahay waogstay miya shine
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 6 лет назад
Hagbadaa shiine ku guurso BAdhan gabadhyar ka donoo Geesi caqli badan bad tahay ilahay haku xiiftiyo
@bidhaanchannel6201
@bidhaanchannel6201 4 года назад
Gabigiisa shidaal waan kushuban kara kulahaa ar liketa igu qabta
@hibomuse1703
@hibomuse1703 6 лет назад
Hagbad buu qaatey toban yuurona wuu duldhigey
@ahmedMohamed-fj1mn
@ahmedMohamed-fj1mn 5 лет назад
hhhhhhhhhhhhhhhh war shiine masaasa ku danbeysey hagbad wllhi waad iga yaabisay aabe A baad tahy
@abdiwaxidshekhcumar9763
@abdiwaxidshekhcumar9763 5 лет назад
Hhhhh kulahaa cadaanka manta waxan kadareymayaa gaajo aan ku arki jirin
@abdunasser1332
@abdunasser1332 5 лет назад
Kkkkk wh ninkaan nin la mid ah kuma arkin baraha bulshada ilah hagu dhawra hagbada dumar uunbaa lagu ogaa
@kaahacaafi7572
@kaahacaafi7572 4 года назад
Hhh oo shiinow wixii sowdiga dhar siistay hagbada ma dharbaad u gashay
@lakiaxmedlakiaxmed6947
@lakiaxmedlakiaxmed6947 6 лет назад
Shiine walee kaa helay cawa kaliya ku daawaday plz ila soo xidhiidh
@drmaanlule1042
@drmaanlule1042 6 лет назад
Hagbada gym ku gal balaayo la lafo yartahaye nacalaa shaydaan ku yaale
@saeedofficial
@saeedofficial 2 года назад
Sxp 2,000 waanu gaadhi dhawaan 2 months later this month only 3 days left
@saeedofficial
@saeedofficial 2 года назад
Ok man we say that okkkk only 5 months and 2 days left Friday 29/07/2022 My target is Friday 30/12/2022 Ha inoo ahaato get alarm Insha Allah Muddo badan ayaan u ciilanaaaa awooooeoooooo Maanta waaa galabta waa 29/07/2022 Jimce 6:0.00 pm
@abdulkadirmusse5940
@abdulkadirmusse5940 5 лет назад
Asc nacala sheydan ku yaal hagbada waa dhaqale ku ururay asc
@Warsame1
@Warsame1 5 лет назад
Nacallaa ibliis ku yaal
@sheekhaspicy1056
@sheekhaspicy1056 5 лет назад
Iminka nacalaa shaydan ku yal wa lga badalay shiina hagbad ya lug bixinaya 😂
@cabdulaahimaxamed7958
@cabdulaahimaxamed7958 5 лет назад
Hhhhh shine culay manta wax soo donashaa ledahy nio
@nimcoshaandi3606
@nimcoshaandi3606 6 лет назад
Mrkaa qarash hesho walee bahido wey badaneysaa
@امعبدل-خ7س
@امعبدل-خ7س 5 лет назад
kkk wlhi waa inaa hada galaa ayuuto nacala sheydankuyala
@xuseenaxmed3462
@xuseenaxmed3462 5 лет назад
Sxb inaa igarba qabato Ayaan rawaa sxb waan Ku tugaa sxb
@abdirashidrashkaahmed8922
@abdirashidrashkaahmed8922 6 лет назад
Ayuuu to miyaa nacallaa sheydn ku ku yaallee
@cabduqaadircabdi2576
@cabduqaadircabdi2576 6 лет назад
hhhh wallahi dhulka 😂😂😂 niyow adi funny cadi atahy
@farhiomustaf4104
@farhiomustaf4104 5 лет назад
waxaan aad oogu qoslay dad ladan ayaa ayuuto lalagalaa kuye
@daauus444
@daauus444 6 лет назад
schwer bei Gott du bist sehr lustig 😂😂😂 mach weiter bro😎
Далее
ЭТО НАСТОЯЩАЯ МАГИЯ😬😬😬
00:19
Просмотров 494 тыс.
МАЛОЙ ГАИШНИК
00:35
Просмотров 402 тыс.
Shiine Culay oo u sii socda Showga Mursal Faladagan
17:19
Waar DEG_maamada
14:45
Просмотров 540
RAGGA MUSLIMIINTA MAXAY U GUURSADAAN AFAR XAAS?
7:16
Просмотров 245 тыс.
Shiine Culay oo lacagtii Youtube gaari ka iibsaday
15:12
ЭТО НАСТОЯЩАЯ МАГИЯ😬😬😬
00:19
Просмотров 494 тыс.