Тёмный

Shiine Culay oo taageeray hadalkii Faysal Cali Waraabe 

Shiine Culay
Подписаться 570 тыс.
Просмотров 147 тыс.
50% 1

Shiine Culay oo taageeray hadalkii Faysal Cali Waraabe.

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,6 тыс.   
@ShiineCulay
@ShiineCulay 4 года назад
Soomaalidu runta ma jecla, Faysal Cali Waraabe hadalkiisu wuxuu ahaa mid xaqiiqa ah 😍 Fadlan sii Share gareey.
@mohshakar3142
@mohshakar3142 4 года назад
Horta shiinow waad xanuunsanaysaa ee ale ha ku caafiyo garowe dhulbahante iyo warsangeli toona cid ka sheegan kartaa ma jirto waa magaaladoodii ee munaafaqada iska daa
@akarboy5697
@akarboy5697 4 года назад
Abti runtad ka hadashay waan kugu racsanahay ano ah nin Dhulbahante ah
@geeddibaabow9370
@geeddibaabow9370 4 года назад
Odeygii shiine culay ahaa caawa wuxuu qaadayaa I kacay dhiigaa I kacay I kacay 100 buu I tegay.. Sxp taladu waa hal meel, illahay dal buu idinku daray, taariikh ahaan iyo juquraafi ahaan ba ee iimaansada, oo abtirsiimada aad Garoowe ku joogtaan iska dhaafa. Somaliland la WADA leeyahay idinka keeni kara. Halkaa qodab iga weeleeya. Reer Sanaag iyo Soolow
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 4 года назад
Zzb kuguma nicin hadalka waxad ka hadashay xaqiiqda ah
@AhmedSalah-vp5nj
@AhmedSalah-vp5nj 4 года назад
waar faysal wuu waashay baanu u malaynaynaa xaal qaata .
@shucaybmaxamuud4527
@shucaybmaxamuud4527 4 года назад
Anigu nin somalilander ah baan ahay runtii waan taageera shiine culay xitaaa haduu nacaayo waayo runtuu sheegaa
@abdiwalichannel.6574
@abdiwalichannel.6574 4 года назад
Inta soonka uxiistay like
@asaltrends8499
@asaltrends8499 4 года назад
Waa shuwaalle soon haddaba
@tuugajabsadayoutubka6180
@tuugajabsadayoutubka6180 4 года назад
Kow Hada ma soomi kartid miyaa yaa kuu diidan Abyi wxaas macna kuu sameen meeseee Caqli aaan LIKE kuugu saarno noo keen Shuubadii ku dhashay was eee
@sayfislam100
@sayfislam100 4 года назад
Soonka Shaydaanka shiine culey saaran baa xirnaa been maadan sheegin
@mohamedbaarte4312
@mohamedbaarte4312 4 года назад
dhulbahante iyo warsan gali waa dad xurmo iyo xakh kule garoowe lkn hargaysa waa lagu feeraa adigana awalba doqon ba ayad orod hargaysa xil udoono
@abdiwalichannel.6574
@abdiwalichannel.6574 4 года назад
@@tuugajabsadayoutubka6180 Kuma caynayo, like na kaama baryo. Ilmo cuqdadaysan baatahy. Lol 😆
@caanogeel7545
@caanogeel7545 4 года назад
Shiine wxb waa fiidhiyowgii igu horeyey oo aad lee dahay aan dhamaysto caawa inta ila qabta liketa
@mahamedabdalla4163
@mahamedabdalla4163 4 года назад
Wankula dhamestay anba szb runta wa muhuraan arinkaas uu ka hadlay mid la mid ah koonfur bey ka jirta oo tusaale waziir beyle kaliya tusaale kugu filan iyo maareye canshuur na kuma ayasan darsan dowladi dhexe deegan doorashana malahan mushaar micna darana ku qaata huteelada xamar
@khaalidxasan3858
@khaalidxasan3858 4 года назад
Kkkkkk
@khaalidxasan3858
@khaalidxasan3858 4 года назад
Waar shiine kadaa raga dhiiga ha ku kicin
@daherhamoud1250
@daherhamoud1250 4 года назад
Shiine culay from djibouti 🇩🇯🇩🇯🙏
@mahdikhaleeji
@mahdikhaleeji 4 года назад
Shiine Culay Maalintaad Dhalatay Maantaad Dhaanta Wacadala Maanta Uun Baad Run Sheegtay Waa Sidaa Marti Edeb Leh Noqda Hadalku Ku Dhan Yahay
@yusufali2900
@yusufali2900 4 года назад
Anigu reer gabilay baan ahay xaaskayguna waa reer xiingalool xalay reerkaygu nabad muu ahayn waar yaa islaamoo ina cali waraabe naga qabsada
@degandurriyadiireerfaaraxg180
@degandurriyadiireerfaaraxg180 4 года назад
Kkkkkkkkkkk ina Cali waraabe reero nabada inuu kala Furayo waan malaynayey
@alimahamed163
@alimahamed163 4 года назад
Guryihiina waa soo galey faysal xajiyada siyaasada iyo hawlaha inaga daa dheh hhhhhh
@suaadmohamed141
@suaadmohamed141 4 года назад
😂😂😂 waad iga qoslisay Allah hakuu sahlo xajiyada
@farhiaabdulahi9016
@farhiaabdulahi9016 4 года назад
Yusuf Ali adiga iyo xaskaaguba dadka somaliland ku dulman baad tihiin
@hamdaofficial6199
@hamdaofficial6199 4 года назад
Hhhhhhhhh wlhi waa iga qoslisay
@somaliwoodtv1201
@somaliwoodtv1201 4 года назад
Thanks oday somaliyed from hargysa 😍🤣
@abdirehmanmahamed3570
@abdirehmanmahamed3570 4 года назад
DUF KU BEXE DAWDAR DHULBAHANTIYO - DURUFLE GADABIIRSEY WARSANGELIGA AAN DAMAQAN - DAA'IN ABDIKIIBA IYAGOO KA DALWEEYN - DABACAYUUNKAN IIDDOORA DAD AHAANNA KA BADAN - DUNIDAN GUUDKEEDA FUTA AWAL HA KUU DAWLADEYSO - SOOW DAMIIN NIMO MAAHAN DAASADA MARAN BAY SITAAN - AY KU DAWARSADAANE DOOLLARKII LA HELO - IYO DEEQDA RAASHIIN XITAA DAAWADA DHACDEY BEY- DOC UGA LEEXSHAANE IIDDOOR WUXUU ISKU DILAHAYAA -IYAGA DARAADOODE IIDDOOR WAA KUSOO DURKAA - DEGALLADOODIYE WAXAY DOONAYAAN MEESHABA - INEY DEGAANE AXMED ISMAACIIL WAW DABRAN YAHAY - WAYNA KU DIGTAANE KABA SHAAGLE DAMIIR LAAWE-BADHI WALE DUQOOBEY DAY DAY MEEL WALBA - DEYRO LAGA YEELAY IIDDOORKAN DUDEY DABAFADHI - DANI MA GEEYSIISEY ISAGIYO GALLEYRKII DACIIFKA AHAA - DIBADAHA MA MEERSIISEY WAA DUNI INA WARAABE U HANJABI - NIMAN DARAAWIISHA WAA DUNI RUUFIYAANKII SHALEY - MAANTA YAHAY DUUBE WAA DUNI KUWII UUNSAN JIREY - DAB QAADKII TUUREENE WAA DUNI IIDOOR BAA DALKA LEH - LAGUBA DOODAAYO
@cabdiwaasacaxmed1805
@cabdiwaasacaxmed1805 3 года назад
@@abdirehmanmahamed3570 hhhh laangaab ciilan isaaqaasaa waligii ku gumaysanaya
@nimcomohamud2237
@nimcomohamud2237 4 года назад
Anigaa la qaba oo Deni adeerkay yahay dantiina u tashada bakhtiyahoow hartinimo iyo caaac layne💪😎
@worldsportsciyarahacalamka2319
@worldsportsciyarahacalamka2319 4 года назад
Shiine culay oday soomaliyeed ayaan kugu ogayne Dagaal ooge ayaad noqotay cumaamadiina way kaa dhacday Dagaal baad iclaaminaysaa 2020 Dhiig somaliyeed oo daataa miyay ku farxad galinaysaa?
@Simanadan1
@Simanadan1 4 года назад
youtuber siyaasad kashekeynaya oon dhamesan karo waxaa jira shiine culay & Ali haraare nolaada❣️🙌
@zakiboy1825
@zakiboy1825 4 года назад
Wllhi qabyalady dadkeena somaliyed waa luku dulmiyay😥 allow naka saar qabyalada
@gaazyare3278
@gaazyare3278 4 года назад
Shine runta ugu IMO 😂😂😂😂😂😂😂😂😂dadkaa faysal LA hadlayaan ka mid ahay kulahaa 😂
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 4 года назад
Aboowe subscribe iso dheh
@engapdirahman6079
@engapdirahman6079 4 года назад
Ayanina Beauty & Cooking hayee bal mxd soo gudbisaa aan kuu saarne
@ahmedyusuf547
@ahmedyusuf547 4 года назад
Ayanina Beauty & Cooking waku saaray walal
@keysedhisaaye4482
@keysedhisaaye4482 4 года назад
Shiinoow bro soomaalinimo ayaanu raadinaynaa adna reer reer baad u guubaabinaysaa, ta kale nin somaliyeed qofna dhul soomaaliyeed kama sheegan karo . Qolo qolo maya balse qaranimo somaliyeed haa .
@shaaficicawiif5503
@shaaficicawiif5503 4 года назад
Afkaaga caano lagu qabay been maadan sheegin ryntii anigaygan dhulbahantaah ahay kula hadlaya been madan shegin
@XISBIGAXURIYADAIYOQAQSOORKA
@XISBIGAXURIYADAIYOQAQSOORKA 4 года назад
Dee adr meel raaca hadaa
@leylascookingshow
@leylascookingshow 4 года назад
Shaafici Cawiif brother igucaawi subscribe please soboqo channel keyga cunto karin aad umacaan mahadsanid 🙏👍
@shaaficicawiif5503
@shaaficicawiif5503 4 года назад
Haye wlaalo mahadsanid
@meimunamohammed3158
@meimunamohammed3158 4 года назад
Always I like faysal, waxa cid badan ay qariyaan ayuu sheegha, Faysal Ali warabe Bravo calayk
@mustafeabdillahi1896
@mustafeabdillahi1896 4 года назад
Tani warkisa iyo faysalba waa laga hadlay ee maaha inaad qof hadalka uu yidhi laga dhigo in dadkoo dhan laqabaan . Reerki waa gob ee lab qof oo wax sameeyey haka dhigin reerka oodhan. Qofna mamatali karo qabiil dhan . Mahadsanid
@hamse33muhumed79
@hamse33muhumed79 4 года назад
Faysal cali waraabe madaxa cayda iyo aflagaada lkn waaa Run sheeg Inta ILA ARAGTAY LIKE 👍👌
@eitrashit7042
@eitrashit7042 4 года назад
3:41 𝐋𝐢𝐧𝐚𝐱𝐚 𝐊𝐚 𝐜𝐢𝐲𝐚 𝐈𝐘𝐨 𝐊𝐚 𝐀𝐦𝐮𝐬𝐚 𝐊𝐞𝐛𝐚 𝐋𝐚 𝐐𝐚𝐭𝐚𝐘 𝐦𝐢𝐝𝐚 𝐖𝐚𝐚 𝐅𝐚𝐘𝐳𝐚𝐚𝐥 𝐌𝐢𝐝𝐧𝐚 𝐖𝐚𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐢
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 4 года назад
Runtii waxan ahayn nin majeer ah weliba saleeban mahamed ah dhulbahante iyo warsan geli waxad tihiin dadka kugu badan xildhibana puntland waxad is tahishaan in aad qabsataan madax weynaha lkn waxa idin dilay quursi iyo laluush aad qadantan kuguma nicin hadalka ka yemi shiine 😘😘😘😘😘😘😘
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 года назад
Puntland Waa Maqaaxi Majeerteen leeyahay marka sidee ayey Dhulbahante Xil uga qaban
@elshuraym7
@elshuraym7 4 года назад
Hadalkaadu waa hadal saxa pro go forward
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 4 года назад
Adeer hadanay madax ka noqon karin lama siyeen marka lo qaybsho sadex melod meel ama (1) dhulbahante lama siyeen meelna(1) warsan geli inta kalena majeerten looma qaybsheen zxb waa nasab lkn waxa kaxun mamulka iyo xildhibanka lacagta qaata😥😥😥😥😥😥
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 года назад
@@mohmoudabdi3552 Goorma ayeydun ka ilbixi Madaxweyne Qol lagu dhex doorto oo 10 qof doortaan
@tuugajabsadayoutubka6180
@tuugajabsadayoutubka6180 4 года назад
Boowe anigana Mxd ka leedahay Maamul UFAYN LAND la yiraahdo aaa sameesteeeee PNLD maku soo noqdaa mise saaa ayaan uga tagaaa 😃😃😃😃😃
@abdiasisadendualle1723
@abdiasisadendualle1723 4 года назад
Shiinow somaliland waa xor dhulbahante Baashe isagaa feedhay ciro. Maantana bashe ayu ka cabanaayey faysal Barlamaana baashe ayaa sidu doono ka yeela
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 4 года назад
xasan shire (abgaal) ma abgaalkii soo dhumay buu ahaa
@fatumaabdi8887
@fatumaabdi8887 4 года назад
Faysal waaa runtiii Shiinow Walee waa ninka kaliya eee xanta dadka soo gaarsiiiya hhhhhh ismaqal ma jiraaaa
@naimaismail7266
@naimaismail7266 4 года назад
Fatuma Abdi wad iga qoslisay 😅😅😅
@janadunia2950
@janadunia2950 4 года назад
😂😂😂haa waa jiraH wl
@leylascookingshow
@leylascookingshow 4 года назад
Fatuma Abdi Xabiibt like wankusaray adna igucawi subscribe please soboqo channel cunta karin aad umacaan mahadsanid 🙏💚👍
@mahamedamiin4726
@mahamedamiin4726 4 года назад
Sxb wlhi runta ayaad kahadashy🤨
@rahmaahmed4317
@rahmaahmed4317 4 года назад
😄😄😄
@faysalyasin6446
@faysalyasin6446 4 года назад
Taageerayaasha faysal cali waraabe #like ta ku booba
@mahamuudabdi399
@mahamuudabdi399 4 года назад
Beenloow axmed karash ciyaar ciyaar mahan wuxuu awooda inuu majeerteen meel saaro
@maxamedaxmed4724
@maxamedaxmed4724 4 года назад
Faizal Cali waraabe waa zaxzanyahay zxpyaal from hargeisa izqaaq pure garahaan h/Yooniz ahay wllahay
@user-fp3gp6jp3i
@user-fp3gp6jp3i 4 года назад
Dadku iskuwada Mid Mahan Intaa walan oo Doqomada ah Somaliland iyo putland udaba Dhaqesa Allenaguma soceliya Hadaanu nahy Dhulbahante Waanu isku filanahy Dadna Nooma Shegayo Waxa noo wangsan💪🇸🇴❤ Darwiish Girl
@abdikareemmohamed3181
@abdikareemmohamed3181 4 года назад
Bal intuu leegayahay oo dagaalama uu ku talinayo eega🤔 Alla ilaahay abuur badanaaaa
@ayaanahmed3823
@ayaanahmed3823 4 года назад
Ilaahay baa mahadaa iska leh isaaq siiyey somaliland ku Kibra dhulkiina isaaqow cidaa doontaan caaya
@sabaaxcarab3974
@sabaaxcarab3974 4 года назад
Manshallah shiino waa ruun walhay fayzal ruuntu sheegay
@hamdiali143
@hamdiali143 4 года назад
Walahi waa qaracan weeya dhulbahant wuu duloobay Allah ugargaaro
@hoygagujir7170
@hoygagujir7170 4 года назад
Dhulbahante warsangari iyo leelkase waa dad dulman dadkana ayagaa ugu xoog badan dhiiga iyo qirada alla idinka siib
@hamzemahamed2054
@hamzemahamed2054 4 года назад
Waraan gali iyo dhulbahnte Marti kuma ah Somaliland iyagaa leh Somaliland waxba ha isku dirin dadka
@farhannur7585
@farhannur7585 4 года назад
hooyadaa anigaa wasa dhulbahante iyo warsangeli waa marti anigaa kuleh garoowe majeerteen baa leh hargeysana isaaq baa leh dhulkoodii ilaahay hatuso qashinka labadaas reer waa qashin aan dad ahayn tuugsi iyo wareer bay nagu hayaan baryo aan dhamanayn
@hamzemahamed2054
@hamzemahamed2054 4 года назад
@@farhannur7585 anigu ma caytamo bro marka hadii aad awood leedahay kaaley tuka raq awood ma lihide aroor ayaad ka lugeysay ax ax waan ka xumahay majeerteen garowe ku xareysan inuu wax I wrydiiyoh
@hamzemahamed2054
@hamzemahamed2054 4 года назад
@@farhannur7585 hooyo ha caayin just wx la is weydinya inaad jaahil tahay ii cadeynsa
@Sahal.moktar9308
@Sahal.moktar9308 4 года назад
Shiine waa nin adag oo hadalka heli og , kolba dhankuu doono kuu jihaynaya
@burhanmohamud322
@burhanmohamud322 4 года назад
Awalba adigu Somaliland maad ahayn
@mustafemahamed5706
@mustafemahamed5706 4 года назад
shiinow isku dirka jooji ilaahay yaanu kugu cadaabin warsan gali iyo dhulbahante waa laf dhabarta Somaliland
@nazirzalah5008
@nazirzalah5008 4 года назад
Mujaahid #Faysal maanta wuu kacsanaa ee ha loo dulqaato Hhhhhhhhhh like tu waa xagiina
@faakhirabdirahman5650
@faakhirabdirahman5650 4 года назад
Waa run maanta waa lagu kacsanaa
@nimcojanatofficial8395
@nimcojanatofficial8395 4 года назад
@@faakhirabdirahman5650 plz subscribe isar
@faakhirabdirahman5650
@faakhirabdirahman5650 4 года назад
@@nimcojanatofficial8395 haye
@issadihre2066
@issadihre2066 4 года назад
Waryaa Nulbahante iyo warsangani. Maad Hg kutiro dhan Cayraa ka badan Warsangani iyo dhulbantahaa sheegey 2doido leysku darey Cayr madhanyihiin
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 4 года назад
Anuu naag dhulbahantaaa bn ahay hadalka faysalna inuu saxyahay baan u arkaa wlhi anoo qoslayaan😂😂 daawaday inyarna ma xanaaqin😆 wxan la yaabanahay ragga dhulbahantee dhiigga isku karinaya so run maaha waxa la sheegayaa buuqa joojiyoo ninka sacabka utuma ama wax laydinku sheegayo iska bedela labadaa choice uunbaad haysataan ilmaaderayaal
@samiiraahmed3247
@samiiraahmed3247 4 года назад
Walaashay waa runtaa dhulbahante iyo warsangali dad maaaha ciil bay igu dileeen
@ismaelabdi9888
@ismaelabdi9888 4 года назад
Rage dhulbahante way iman belen wll waxayn so shaqaysan bayrabn 😂🤣🤣
@Ali-mb7og
@Ali-mb7og 4 года назад
Waa runtaa wll reer tolkay calooshiis la cayaar baa halkaa dhigay
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 4 года назад
@@samiiraahmed3247 naftay noo keeneen wlhi🧐
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 4 года назад
@@ismaelabdi9888 wlhi inader shrftii awooweyashod shaqeeyeen bay Dhulka kujiideen hdanay talo hayn soo inay anaga xiniinyaha noo dhiibaan maaha anagaa aqligii nagu danbeeyaaye
@mustafaaadamisack2382
@mustafaaadamisack2382 4 года назад
Walahi waa runtiisa ha isku tashadaan Mamul kooda ha dhistaan hadii ay dhiig leeyihiin
@leylascookingshow
@leylascookingshow 4 года назад
Mustafa aadam igucawi subscribe please 🙏👍
@tayaysteinayuusuf3776
@tayaysteinayuusuf3776 4 года назад
Weligaa maantaad si fcn u hadashay ee nimanka anaka wllhi ogol oo inay xata noo taliyAn jecele somaliland haso wada galaan wllhi sharaf iyo karamY naga mudanyihiin
@Sakimo778
@Sakimo778 4 года назад
Warsangali iyo dhulbahante marxalada manta tagan Haka faideysteen Dowlada dhexena waa idin diyaar hadeysan dhana idin raacin🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️
@suaadmohamed141
@suaadmohamed141 4 года назад
Dowlad dhexe waxba islamahayso iyadaa alshabaab xaraan ku haysataa
@Sakimo778
@Sakimo778 4 года назад
@@suaadmohamed141 Waa Udiyaar ader Anagaa ka og alshababta shegasidna xagay ku danbeysay Dalka xaladisa lasoco
@abdiwelicaska6117
@abdiwelicaska6117 4 года назад
Dhulbahante iyo warsangali engriis ayaa maamula runta waataaa
@NNN915
@NNN915 4 года назад
Shaydaan hooyadii wax jidaa waa yahay habarta sheydaan dhashayna wax la jiido waa tahay 😂😂😂 wlhi intaas baan ka faaiday
@yazier_4456
@yazier_4456 4 года назад
😂😂😂 naag kibirtay
@abdiabdul8474
@abdiabdul8474 4 года назад
Naag Kibirtay xagee kunooshahay?
@Footballandgames386
@Footballandgames386 4 года назад
Haiska kibirtee isagii kamay kibrin way cuntaa
@abdiabdul8474
@abdiabdul8474 4 года назад
Hadhkaaga wanaagsan Hoos Jama war inaderey warkaaga, waan fahmila ahaye kumee? malaa dadkii hore ayaad kaharteye dee kumee?
@axmadmaxamad4526
@axmadmaxamad4526 2 года назад
Shaydaan.hooyadii.wa.jidaawaayahay.faasal
@samysaimy4455
@samysaimy4455 4 года назад
🤣🤣🤣🤣 Xanta freshka ah zan u zugyay wan dalay walhy shiinow
@wardahapp888
@wardahapp888 4 года назад
Wale run ayaad shegtay dhulbahante iyo war san gali somalilnand so raca wax nagu darsada wadanka nala dhisa tashada o meel iska so sara 🙏🙏🙏
@khaledhashi407
@khaledhashi407 4 года назад
Waxan maqlay warsangaliga heesaha mursal faladagan baa ka badan maxa ka jira 😂😂😂😂
@eitrashit7042
@eitrashit7042 4 года назад
𝐍𝐢𝐨 𝐅𝐚𝐘𝐳𝐚𝐋 𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐖𝐚𝐫𝐚𝐛𝐞 𝐑𝐮𝐧𝐭𝐚𝐧 𝐊𝐮 𝐉𝐞𝐜𝐥𝐚𝐘 𝐰𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱 𝐖𝐚𝐘𝐧𝐚𝐇𝐚 𝐌𝐮𝐬𝐭𝐚𝐐𝐛𝐚𝐋𝐤𝐚 𝐄𝐞 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐚𝐧𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐧 𝐔𝐧𝐛𝐮𝐮 𝐍𝐨𝐨 𝐣𝐢𝐡𝐚𝐲𝐧𝐥𝐚𝐇𝐚
@abdirahmanqorshe2960
@abdirahmanqorshe2960 4 года назад
Hhh shiine sxb manta hadalkaagu waa local wlhi kkk 🤣🤣🤣
@Shirreabdurrahmanhassan
@Shirreabdurrahmanhassan 4 года назад
Anigoo ah wiil isaaq ah ayaa wllhi aad uga xumaaday hadalkaa uu yidhi faysal cali waraabe.. Waar xitaa wllhi gabadhii aan is jeclayn ayuuba iga eryey Nacalaa abuuk
@Shirreabdurrahmanhassan
@Shirreabdurrahmanhassan 4 года назад
Faysal cimamadii ayuu iska tuuray wllhi Bariguu xisbigiisa ku dhaarty ayuu is daba maray
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 4 года назад
😂😂😂😂
@abdirahmaansacad1184
@abdirahmaansacad1184 4 года назад
Hhhh inder shaydanka iska naara waxan waa siyaasad ee iska dhaafa warkooda walaahi dadkani goorma ayay ka baxayaan siyaaasada
@mohamedyusuf6159
@mohamedyusuf6159 4 года назад
Hhhhh sxb sorry waad iga qoslisay wlhi Gabadha waxaad ku tiraahdaa wll siyaasada iyo jcylka kala saar😂😂😂
@abdirashidgure1421
@abdirashidgure1421 4 года назад
Siyasada iyo jecelka kalasar kudeh 😂😂😂
@halimamohamed6529
@halimamohamed6529 4 года назад
Sool iyo sanaag sow kulama dego shiine nacalaa shaydaan ku yaale xagee igu wadaa Sool iyo sanaag Somaliland kama goyn kartide dadkan is dhalay ee wada dhashay ha isku dirina walaa faysal ama adiguba
@king.celtic.wembley.harles4955
@king.celtic.wembley.harles4955 3 года назад
Shiino culaay nooloow saaxiib
@mohazproduction1498
@mohazproduction1498 4 года назад
Hadal oday shiine culy masha allAh
@mohamedawilmeramann8872
@mohamedawilmeramann8872 3 года назад
Oday somaliyeed run badana
@mardiyasaleban4200
@mardiyasaleban4200 4 года назад
Shiine culay iyo faysal cali waraabe kolay wxbay wadaagaan😂😂😂😂😂 Runtu ragga kama nixiso
@yufamoha779
@yufamoha779 4 года назад
😂😂😂😂😂 horuu u sheegay waa roll model keega ayuu yiri
@deeqahussen9407
@deeqahussen9407 4 года назад
Yufa Moha wu ku deyda isaga shegay kkkk
@leylascookingshow
@leylascookingshow 4 года назад
samiira saleebaan Xabiibt wankusaray like please igucawi subscribe fadlan soboqo channel cunta karin aad umacaan mahadsanid 🙏💚👍
@abdifatahmusse4957
@abdifatahmusse4957 4 года назад
Dhulbahante iyo warsangale dantoodu waxay ku jirtaa inay Somaliland wax ku darsadan
@kaamilcade214
@kaamilcade214 3 года назад
Maya kumA jirto afka nagala bax
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 4 года назад
dadka faysal lahadlayann ka mid ahay kulaha😂😂😂😂 horta anu hakhsi ahan abtigay faysal kuma raacsani wxyabaha qaar inkasto faysalwxba annu qarin hase ahaate dhulbahante iyo warsangeli waxan jeclan lahaa inay dowlad qaran dhistan iyo maamul cusub
@mahamedahmed9140
@mahamedahmed9140 4 года назад
Mahadsanid Walaal qofka walaalka ah waxaad jeceshahay lajeclow isna
@janadunia2950
@janadunia2950 4 года назад
Oo xageee laga dhisi
@darwiishyaresomalidhaba5477
@darwiishyaresomalidhaba5477 4 года назад
Runti raga kama nixiso Faysal run buu sheegay ama wax ku qaata ama meeshiina fadhiya.
@mohamedabdukadir3271
@mohamedabdukadir3271 4 года назад
Run iyo aflagaado waa kala labo
@abdiqanimohamed5100
@abdiqanimohamed5100 4 года назад
Anagu faysal cali warabe lama qabo warkaa warsan geliy iyo dhulbahante madax ayay noo saranyihiin
@mohamedabdukadir3271
@mohamedabdukadir3271 4 года назад
@@abdiqanimohamed5100 oo adigu maa somaliland baa tahay
@abdiqanimohamed5100
@abdiqanimohamed5100 4 года назад
Haa anigu waxan ka so jeeda somaliland gaar ahaan togdheer lkn ku nool muqdisho runtiina waxan ogahay dhibaato badan oo dhinacayo badan lagu hayo wll warkaa faysal cali warabe lama qabo dadka rer somaliland lama qabaan wll somaliland anigu waxan u aqan gobolada bariga sida sanaag sool iyo togdheer wan 70% waa gobolo waxa badan tirsanay sida dib u dhac maah in af lagaado loogu daro cashuurta uga badan sool iyo sanag iyo burco ayaa laga qadaa waxan laguma so celiyo hadii cid waxa cunto isagaa cuna wixii gobolada bariga wll hadii aad fahafin u bahantay aniga ayaa diyaar ku ah what is up number 0612453319 iga wac ok
@mohamedabdukadir3271
@mohamedabdukadir3271 4 года назад
@@abdiqanimohamed5100 sxb anu fahfaahin uma baahni sool iyo sanag dhibkooda waa lasocdaa kolay anu dhinaca puntland baan ahay lakin reer sool iyo sanag dhibkooda iyagaa xalinkara anagu niman maxamud saleebanaa oo xilka isku dhib dhiiba baa narafaadiyey oo puntlandtii lawada lahaa bur buriyey oo ka dhigay puntland laleeyahay
@rowdokhalif893
@rowdokhalif893 4 года назад
Warsan gali iyo dhulbahante awlba kaba qad ba ahayden edad iskadhigo oga an qato ama faysal cali warabe hanigu matago
@aminaguleid4543
@aminaguleid4543 4 года назад
Nimankiinan dhulbahante iyo warsangali jaaridaha garowe iyo hargaysa weelka ka dhaqa fadlan rrag ma tihidine dhiigna ma lihidine hadanu nahay dumarki hartiwaqooyi goaan ban ku dhawaqi doona iyo jabhad goorgaradley la yidhaahdo walhi habalaha dhulbahante iyo warsangali jabhada aan ku coreyneyno rragena kuso biira 💪💪💪💪💪
@sadia_844
@sadia_844 4 года назад
Jabhadaasa inoo dhiman waynu samaynayna dhawaan insha Allah. Inagaane dhulkeena maamul usamaysan doona
@aminaguleid4543
@aminaguleid4543 4 года назад
@@sadia_844 ina adeerey aan meesha ka kacno rrag aan wax kasugna inooma joogane buuqland iyo isaaqlandba naagahooda ukacay oo dhisey maamulkena aan dhisano
@sadia_844
@sadia_844 4 года назад
@@aminaguleid4543 waasiday tahay Aaminaay inader mid dagdagaynu udubada utaagaynaa
@ayoubjama
@ayoubjama 4 года назад
Nasab Maaahid Hadad Mj Dhulbahnte Warsangali kala qaado Nacala Shaydan kuyaal👏👏Dadku Wa puntlnd Dalkuna Wa Puntlnd
@wrfhbg
@wrfhbg 4 года назад
Shiinow waxa aad kuhadlayso mawax aad kasoofakartaybaa. Mise markaad kaamirada hortimaado ayaad dhahdaa wixii madaxaaga soogala
@aminaahmed4863
@aminaahmed4863 4 года назад
Somali waa waalataye meel ay joogtaba Allah ha u sahlo amuuraha. 🤲 aamiin
@umusaaraismail6400
@umusaaraismail6400 4 года назад
Walaalihiina Soomaliland idinkoo waxba ku darsan idin jecele sharaf waxaad ku leedihiin Dalkiinii aad Engiriis ka dhacsateen baa idin soo dhawaynaya ha is martiyaynina kuwii aad isugu dhawydeen baa wax idiin ogolayn mise waaba federaalada kale.
@umuraxmi9005
@umuraxmi9005 4 года назад
Idinku maxaad u ogoshihiin? Baashe aad garaacdeen iyo Ina koore oo meelahaas idinka camira maahee iyo wasiirka arimaha dibada oo maqaar saar ah waxaad ogoshihiin sheeg odayadiina baa sidaan u caytamaya subxaanallah. Dhulbahante iyo Warsangeli in ay cidna raacin ee ay lugahooda ku istaagan baa dhaama sidan
@umusaaraismail6400
@umusaaraismail6400 4 года назад
@@umuraxmi9005 isasoo habeeya Danyartiina iyo maatidiina u tudha 2020 baa lamarayaa horumarbaa loo baahan yahay hebel iyo ciidankiisa ka baxa qoriga dhiga isku tashada dhexdiina markaa aynu geed isugu nimaadno 18ka Mayna waad joogteene oo waad sexeexdeene qashinka ka daaya.
@Rooraa01
@Rooraa01 4 года назад
@@umusaaraismail6400 horta aniga isaaq baa i dhalay oo habaryar baad ii noqonaysaa marna ilma abti ayeynu noqonaynaa caruurtaydana isaaq baa dhalay oo iyaga habaryar baad u tahay hhhhh lkn runta marka laga hadlo anagu isaaq lama heshiin karno sababtoo ah isaaq waxa ku jira habarjeclo oo marna habaryoonis isku kaaya dhufanaysa marna nimankaa warsangeli ee aani walaalaha nahay mida kle 18may inaga daaya ceeb maaha lkb 1960 hala xuso waayo maalintaa waan ogolahay waana maalintii ay waqooyi xoriyada qaateen waana waxaanu u halgamaynay lkn 18may somali uunbaa is dilaysay wixii dhexdeena ahna aynu qarino Itoobiya oo qowmiyado kala ah ayaa iska jartay intii ay islaynayeen maalina may kala samaysan ay kala xusaan markaa inaga daaya 18may waa ceeb sababtoo ah aniga habarjeclo iyo ciidanka somaliland oo samaroon leh oo ciise leh oo jaarso leh ayaa Kalshaale igu xasuuqay hadana ma xuso waayo waa ceeb wax la xuso maaha somali dhexdeed weeye markaa joojiya abtiyaal boogtaa somali kutaal ee aad wad wadaan
@ragenuur9804
@ragenuur9804 3 года назад
Ninculus shiiniw aano reer soil ah I will suppor you are encouraging keep it up boss
@Simanadan1
@Simanadan1 4 года назад
ala ciil badanaa war dhulbahantoow & warsangaliyoow kaca😭😭
@mustafacabdule9872
@mustafacabdule9872 4 года назад
kaca oo xge ada garowe lacg bdn udoonta mise hargaysa
@xamsekoosaar5229
@xamsekoosaar5229 4 года назад
@@mustafacabdule9872 😂😂😂😂👍
@alimohamad9635
@alimohamad9635 3 года назад
Walalo man feel u darood kaca like puntland did what da fuck how man wana rule darood and he das not like darood wake up darawiish wag1 dee bluck fuck dis we rule somalia and we let faysal oday biiqay siil land talk shit like naag🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶 ciil badana🥶🥶🥶🥶
@64yearsago59
@64yearsago59 4 года назад
Faysal runta ugu kaalay qofka runta badan calool fayoow ugu kaalay
@Bb-zm4pj
@Bb-zm4pj 4 года назад
Maamul walba Qabiil baa lehee Dhulbahante iyo Warsan-giliyow isku Tashta Dhaxdaada Ku Dhimateenee 😂
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 4 года назад
War wlhi inader naftay nookeeeneen waxsina waa ragee bal may anaga talada noo dhiibaaan
@Bb-zm4pj
@Bb-zm4pj 4 года назад
@@pharthuzdiamond8476 😂 Daraawiish Qar Bay Ku Socotaa Ee talada dumar Ha lagu tijaabiyo maa ileedahay
@xidigaawdalborama5018
@xidigaawdalborama5018 4 года назад
@@pharthuzdiamond8476 hooyada was . Fuck you isaq .
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 4 года назад
@@Bb-zm4pj haa inader daraawishta caruurtay dhaleenbaa magicii iyo taladiiba god madow ku ridey bal noo gar naq anagiyo rag isku sheegyadayada
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 4 года назад
@@xidigaawdalborama5018 xaashaa wlal xishood hooyaday hagaadhin isaaq maxaad iila aadi hadaan tolkay canaanto ma danbibaa Dhulbahante Dhulbahante dhalay baan ahay wlhi oo aan waliba biyo is marin adaaba magac Cid kale wateee
@hoodoimaan2111
@hoodoimaan2111 4 года назад
run taa taa ah wlhi shiine good point inder Ama wx nala dhista Ama martii Edab leh noqoda Anaga daddkagay usoo dhintay somaliland cid in waxku sameeysan ma ogolin 💯✌💎🙏
@irirsomaale.ahmed.oromo.5649
@irirsomaale.ahmed.oromo.5649 3 года назад
🖐♥️💖♥️💖🔥😎🔥
@zamzamahmed4492
@zamzamahmed4492 3 года назад
Shaydan nin hooyadi jiida waa yahay hooyada Shaydan dhashay wax la jiido way tahay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣waa funny walahi
@user-vg9kt7up4s
@user-vg9kt7up4s 4 года назад
SHIINOOW HADALKA FEEYSAL ILAAHEY NABAR XAQDARO HA IDIINKAGA DHIGO 🤔🤔
@naciimadayib9050
@naciimadayib9050 4 года назад
shine clay wle nin adag band thy
@leylascookingshow
@leylascookingshow 4 года назад
Naciima dayib Xabiibt igucawi subscribe fadlan soboqo channel keyga cunto karin aad umacaan mahadsanid
@AbtiAbti
@AbtiAbti 4 года назад
Shiine warka wa runta lakin haku foganin nimanka wa seediyashey kkkk
@kikitvkikitv984
@kikitvkikitv984 4 года назад
.
@irirsomaale.ahmed.oromo.5649
@irirsomaale.ahmed.oromo.5649 3 года назад
Naagaha dhulbahante intooda badan Waa lala yaabey runtii juq juquuq weeyaan.
@genmustafeburcaawi6972
@genmustafeburcaawi6972 4 года назад
War Anagu Raga wax laga waydiiyo Somaliland ayaanu nahay isu kaa magacaabi maayo lkn hadaad nin wayn tahay wad i garanaysaa Hartiga deegaanka ka ah somaliland waxaan idin leeyahay wakhtigio faqash la jabiyay Ee SNM guulaysatay isaaq waa shiray wuxuuna ku shiray inuu Harti ku duulo Kana jaraan intii ay faqash ka jartay in ka daran lknse markii jabhadii Oo dhan isugu timi caynaba waxa hor istaagay oo dagaalkaa harti lagu laynayo diiday Waa anaga Oo Nidhi isaaqaw iska noqda kuwan noo dhaafi maysaane hada waa ragii faqash Ee maatadayada laynayey Maantana Dhulbahante iyo warsangali waanu doonaynaa inay wax nala dhistaan kaadhadhka dhalashada qaataan kaadhad diiwangalinta qaata codeeya la soo baxa siyaasiyiin aad fartiina kusoo doorataan la kaalaya tartama Sidii raga dalkan anagaa ku horkaadina Faysalna tan waxba kama aha Shiinaw hadalbaa beryahanba ku hayoo meelaad usoo martaabaad wayday sxp yube igu kaalay
@umuraxmi9005
@umuraxmi9005 4 года назад
Markaad leedahay waxay Faqash noo gaysatey Harti baan ka jari lahayn ma Harti baa idinla dagaaleysey mise dowlad Somaliyeed oo qabiil kasta ku jira? Teeda kale Isaaq dhul buu alle ku beerey Hartina dhul buu ilaahey ku beerey, maxaa dadka dhulkooda idinka waardiye idinka dhigey ood ugu dhagan tihiin intii alle idin siiyay maad iimaan sataan? Waad khaldan tihiin waadna gar daran tihiin. Reer Somalia qofba dhul buu leeyahay qabiilna qabiil kale dhulkiisa ma ilaaliyo. Dowlad nimaad khalad ka fahan teen nimaan talin jirin markuu taliyo nimaan tagi jirin baa taga!
@jimaleahmed2317
@jimaleahmed2317 4 года назад
Shiine culay legend
@إناللهمعنا-ن9ك
@إناللهمعنا-ن9ك 4 года назад
I'm isaaq I'm soomalilandr ku tageera shine culay hore u soco mudane hargeisa kasoo salamaYaa🙋‍♀️
@quensagalchannel9533
@quensagalchannel9533 4 года назад
wllahi billahi runbuu kahadlla dadka ama si gobonimo leh ullajooga oo nacasnimada iskadaaya ragbaa illaahay idinka dhigee ama gaadhigiina iskuwada nacallaa shaydaankuyaalle from burco
@engmohan87
@engmohan87 4 года назад
18:19 ......🤣🤣🤣🤣🤣🤣 ShiiNow RuNsheeg waa ceep sheeG .....FdlN lacag kushupo 🤔
@alaka5158
@alaka5158 4 года назад
Shiinow, dhulbahante iyo Wersengeri sidaan ayey ku haystaan fiiri inta xildhibaan ay ku haystaan koonfur iyo somaliland, ma kaheli karaan haday halneel isla tagaan. Soomaalina maanta waa lahaystayaal markaa lugta midwalba ha kuugu jirto inta ay soomaali xoroobi.
@asmiitoidirisiito4123
@asmiitoidirisiito4123 4 года назад
Warsengeli iyo dhulbahante waa ruubaa raqe nijaasyahay na dhaaafa
@makeracistsafraidagain2700
@makeracistsafraidagain2700 4 года назад
Aniga oo Warsangali ah waxba ku ma darson karo dhulbahnte Waa doqon iga liita 😂
@al-maakhir4814
@al-maakhir4814 4 года назад
beenta weeye mj baad thy ana wrzngeli oo darwiishta garab taagan
@makeracistsafraidagain2700
@makeracistsafraidagain2700 4 года назад
Al- maakhir Walibi nin Reer laasqoray ah
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 4 года назад
24:32 intaas dhegta haloo dhaadhiciyo. Dee dhinacna aynu isku raacno si awoodu u muuqato. Yaan la is gumayn
@yuuyehassan3365
@yuuyehassan3365 4 года назад
Shiinow sxb anuu nin isaaq ayaan shy runta ayaad ka hadashy dhinac kasta sxb wasiir Somaliland ha laguu magacaaban jeclaanlahaa waayo wax badan ayaad sixid lahayd sxb khayr warsan gali iyo dhulbahante waar cagal iyo xigaal ayaanu nahay sxb mana kala tagayno
@one10channel78
@one10channel78 4 года назад
Armaa denay cid kuu so diraa adoo halkaaga jooga😅
@fatimasundus5567
@fatimasundus5567 4 года назад
Faysal waa runtii hadaan la is indha tirayn waana geesi aangaban
@Maxamed_tarax
@Maxamed_tarax 4 года назад
Shiine nin weyn funny tahy zxp 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@shomerdahir5604
@shomerdahir5604 4 года назад
RUNLE 👍👍👍👍
@massmass8300
@massmass8300 4 года назад
Shiine wajiga gubay awalba ina Gumed ayaad ayed
@saraisse719
@saraisse719 4 года назад
Waaw feysal cali warabe runta rag wey ka nixisa lkin waxba ma yesho shine culey like aan kuu sarey labada qabil ama isaq iyo mj si fican ula jooga ama sidi gal mudug dowlad sameysta oo goosta cabadka iyo qararka naga joojiya ok
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 4 года назад
Shiìnow reerahan wacyi iyo waano horaa lagug daalaye haa isxiijin
@hawahassan6915
@hawahassan6915 4 года назад
Baashe wuu ujawaabay faysal sifiican buunna uhadly faysalna illhy hasoo hanuuniyo
@qalixbb1122
@qalixbb1122 4 года назад
War wllhi dhul bahnte iyo war sangaliyaw intaad dulinimada ku jiratan wax waliba waa laydin oran war dulliga iska saaara nacala shaydaan kuyaal
@abdisomalitv9542
@abdisomalitv9542 4 года назад
Waxna ka celin mayside haku dirin dawladooda
@yartagobalkasool622
@yartagobalkasool622 4 года назад
@@abdisomalitv9542 dhulbahante fulayaa aragtay markaa ledahay Waxkacelinmaysid 🤺🤺😡🖕🖕
@abdisomalitv9542
@abdisomalitv9542 4 года назад
@@yartagobalkasool622 fulaynimo maan sheeegin wlalo wax alaale wax laydinku sameeyey ban jirinba
@sharmarkejama3367
@sharmarkejama3367 4 года назад
War shino culey faysal Cali warabe runta ayuu ka hadlaa Wana nin wayn oo waxba qarin😁😁😂😂😂
@ahmedahmednur3847
@ahmedahmednur3847 4 года назад
Yaa weeye Cida aad lahadlayso Adaa ah Warsangeliye Naftaada gee oo Jamhadee
@mohamed_osmanfoodyare8489
@mohamed_osmanfoodyare8489 4 года назад
Awowo shiina waa hadala qaldan walhi wanad laab ficantahay dhulbahantana ilahayba karamayaya awowo qali
@abhayb7723
@abhayb7723 4 года назад
Kkkkkk 😂 😂 😂 😂 waar Dhulbahante iyo warsangeli maxa haysta, waar Somaliland iska raaca taas baa la idin qaatay
@mohamudabdalla7072
@mohamudabdalla7072 4 года назад
War midna uma pahnin eee nagala tag buuqa adna
@funnytiktok9032
@funnytiktok9032 4 года назад
Majeerten iska raaca dadwalalaa marna Muslim ah
@yartagobalkasool622
@yartagobalkasool622 4 года назад
Dhulbahante afka kalabax wabilaa somaliland 😡😡😡🤺🤺
@hamdaofficial6199
@hamdaofficial6199 4 года назад
Hey guusha soo raaca Warsangali iyo dhulbahante (Somaliland)
@rahmaahmed4317
@rahmaahmed4317 4 года назад
Akhas somalind aduunka ugu necbahay qashin land raac kulhaa waar afkaaga nagala bax
@Shamsa-xg8og
@Shamsa-xg8og 4 года назад
maasha allah
@apdirizakmohamed5885
@apdirizakmohamed5885 4 года назад
Daarod iyo warsangali😂😂😂😂Laba wajiile sidaaza u danbayza waligii ya igu raaczan😅😂
Далее
Shiikh beerta galay markuu guursaday ciyaal bac ka sii
16:48
Wareysi Kulul oo Dalsan Tv ka qaadey Shiine Culay
27:07