Тёмный

Shirkadda Somtel oo Abaalmarino kala duwan gudoonsiisay Deeqa Somtel. 

Hereri Media
Подписаться 291 тыс.
Просмотров 21 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 49   
@sirkaal
@sirkaal 6 месяцев назад
MashaAllah, the most beautiful things I have seen in a while coming out of Somalia. Congratulations, Deqa, Wallahi she deserves everything she received also thank you Dahabshiil Group, for recognizing a hardworking person. We all should learn something from our sister, Deqa. Let's mind our own business instead of wasting our time on clan BS, and something doesn't benefit us the slightest. Deqa Alle swa haa ku xifdiyo walaal.
@Innamadar
@Innamadar 6 месяцев назад
Mashaa Allah waa inan yar oo shaqadeeda u daacada❤❤❤❤ waa inan yaro fariida oo nadiifa oo qabyaalad aqoon guulayso qurux❤❤
@miicaadsiciidcdhuux3720
@miicaadsiciidcdhuux3720 6 месяцев назад
Maansha allaah
@Abdinur-s2n
@Abdinur-s2n 6 месяцев назад
Awguuriya deeqa somtel qabiil iyo dawlad ha iweydiin ee somtel iweydii
@laylomohamutt6735
@laylomohamutt6735 6 месяцев назад
Mahadsanidiin somtel saad wllshen deeqo garabkeeda ubuuxisen from glkio❤❤
@axmedmaxamed628
@axmedmaxamed628 6 месяцев назад
hambalyo shirkada somtel dahabshiil waxaad samayseen inanta yar ee sidiii qof shaqaale ah oo dacad ah u shaqaysay mansha allaj
@Ahmedsheiq26
@Ahmedsheiq26 6 месяцев назад
(Alle)marku wax kula rabo wxi ba kuso donanaya m.a
@Cabdi12-g2f
@Cabdi12-g2f 6 месяцев назад
Somtel iwaydii maansha allah
@AxmedNuurka-b5m
@AxmedNuurka-b5m 6 месяцев назад
Masha allah horey u soco walaal😊😊
@JuniorKnowledge
@JuniorKnowledge 4 месяца назад
Waaw, way u qalaantaa Wallah. Dadaal badan ayaan u dardaarmayaa aniguna. ❤❤❤❤from Baidoa.
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 6 месяцев назад
Masha Allah waa gabar cajiib ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Tamsim3358
@Tamsim3358 6 месяцев назад
Fariidnimo iyo dabeecad fiican bay halkaa ku gaadhay MASHALLAH ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Maxamedabdirixman-1234
@Maxamedabdirixman-1234 6 месяцев назад
Masha allah hamplyo deeqo❤
@AbdirahmanNoor
@AbdirahmanNoor 6 месяцев назад
That is the spirit and energy somalis should show the world no gabil or politics remain as Somalians
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 6 месяцев назад
Mnshlh Hnblyo waa fariid alle ha barakeeyo il iyo Cawriba alle haka hayo
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 6 месяцев назад
Anago muqdisho jogno be naso wada jiidatay❤❤❤
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 6 месяцев назад
Gabar her magal ah bee aheed wlh wax garad ah
@abdisamadhuseinabdi7941
@abdisamadhuseinabdi7941 6 месяцев назад
Plus plus gabadh adag
@XamdiAbdulaahi-i7o
@XamdiAbdulaahi-i7o 6 месяцев назад
Mansh ❤️ hanbalyo walashay deeqa samtel
@Last_King2023
@Last_King2023 6 месяцев назад
Mashallah she's very smart
@ahmedhussein5295
@ahmedhussein5295 6 месяцев назад
Deeqa somtell habalyo hore u soco
@AFRICANITV24
@AFRICANITV24 6 месяцев назад
mansha allah walhy waa inan yar oo fariid ah noolow deeqa somtel
@haniabdulkadir9794
@haniabdulkadir9794 6 месяцев назад
Good job Dahabshiil
@abucabdleiriir7271
@abucabdleiriir7271 6 месяцев назад
احسنتم اهل الكرم
@mohammedabdi7145
@mohammedabdi7145 6 месяцев назад
Masha allah somalay qabil wxku raadin
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed 6 месяцев назад
Respect to DEEQA SOMTEL from BURCO
@dajiscom463
@dajiscom463 6 месяцев назад
Maashaa allaah waa sharaf🎉❤
@hodandahir8111
@hodandahir8111 6 месяцев назад
Wa runta hada Somali dalinyar yar waxa ku mashqul qabil
@ali-eidmohamed3833
@ali-eidmohamed3833 6 месяцев назад
Ma Sha Allah
@abdifatahabdulleaddow2446
@abdifatahabdulleaddow2446 6 месяцев назад
"M.A !! Karti iyo Kalsooni" !! Horumar Wanaagsan Walaal" !! From : Jowhar , Soomaaliya !
@11naa44
@11naa44 6 месяцев назад
MashAllah Congratulations 🎉🎉🎉
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 6 месяцев назад
Mansha allaah ❤❤
@hodandahir8111
@hodandahir8111 6 месяцев назад
Masha Allah
@AbdiAbdikadir-t7d
@AbdiAbdikadir-t7d 6 месяцев назад
Deeqa darted reer soomalia sometel qaato
@Hamida-29
@Hamida-29 6 месяцев назад
Internetka aaad iyo aad ugu wanagsan 😅😅
@LMI-cs5qw
@LMI-cs5qw 6 месяцев назад
Deeqa fariid
@FardosodiiriyeJamac
@FardosodiiriyeJamac 6 месяцев назад
MashaAllaah MashaAllaah
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 6 месяцев назад
Nabad galyo majirto shaqaana jirta sheko kale sharaca feer aba iskuqarxi dhulkaga gumame sooaruurso misanka lakabta tirakobka shaqada mijis eraygas walayabi jiray kunka maxay kukala duwanyahin
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 6 месяцев назад
Reer mudugu waa iska noocaas hadaad wax weydiiso dan igala hadal ayay KU dhahayaan
@axmedmaxamed628
@axmedmaxamed628 6 месяцев назад
Cabdisalaan hereri waxaad u samaysay shiiri galin deeqa yar waanad mahadsan tahay
@AbdiAbdikadir-t7d
@AbdiAbdikadir-t7d 6 месяцев назад
Sometel deeqa weeydii
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 6 месяцев назад
Manshlah
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q 6 месяцев назад
Hereri❤❤❤❤❤❤
@Siciid22
@Siciid22 6 месяцев назад
❤❤
@Khayre369
@Khayre369 6 месяцев назад
Qofkasta sidaa deeqa hadduu dantisa garan lahaa cidna Soomaaliya isku ma mashquul sheen
@abdifatahawmusse8598
@abdifatahawmusse8598 6 месяцев назад
FARIID DEEQA SOMTEL GUULAYSO
@saliimayaanle5895
@saliimayaanle5895 6 месяцев назад
Waxay mudantahay inlagu daydo
@Hoodo-r1p
@Hoodo-r1p 6 месяцев назад
WAY U QALANTAA
Далее
Paint Projects
00:17
Просмотров 3,5 млн
Шоколад приходит на Землю.
00:23
Просмотров 185 тыс.
aespa 에스파 'Whiplash' MV
03:11
Просмотров 16 млн
🔴 LIVE | October 2024
Просмотров 961
Paint Projects
00:17
Просмотров 3,5 млн