Тёмный
No video :(

SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 50 

FAM TV
Подписаться 507 тыс.
Просмотров 196 тыс.
50% 1

Muuqaal cusub iyo bahda FAM TV.

Опубликовано:

 

14 фев 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 610   
@wllmustaf7320
@wllmustaf7320 Год назад
Waa nii sugoyaa waligee ma idhaafin Filmka lkn nabiga kusaliya scw scw scw
@hisalahaji1208
@hisalahaji1208 Год назад
Scw scw scw
@ahmed-bs9l
@ahmed-bs9l Год назад
أللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@deeqamahad833
@deeqamahad833 Год назад
Filimkaan wan ku hestaa War noola zoo dhaqsada teeda kale walalayaal iigu soo duceeya ayeydey aduunka u jeclhy iga xanuusan inuu ilahey cafimaad iisiiyo qofkii ayeyo korisa daremi karo macnaha eey ledahy😢
@abdullahiabdinasir
@abdullahiabdinasir Год назад
Allah caafimad taam ah siiyo ayeeyo mcn😢
@AzturanZacadApdirahman
@AzturanZacadApdirahman Год назад
Alle haku caafiyo hppti I.a caafimad sareecn🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤍
@raxmoyaxye6919
@raxmoyaxye6919 Год назад
Alhey Haku cafiyo
@naimaabdul4177
@naimaabdul4177 Год назад
Ilahay haku caafiyo abaayo mcn I.A danbi dhaaf ilahay ha uga dhigo 😢amen
@adanibrahim3592
@adanibrahim3592 Год назад
Ilhy haunaxariiso sxb mcn
@nasirchadli4389
@nasirchadli4389 Год назад
Laga bilaabo daqiiqada 4:42 ilaa dhamaadka inta u Shaataa riyada kujiray wlhi Taxane kale miyaa bilaawday aan islahaa cuz wxn laqabsady famil wada buuq ah, Alla noloshu macaana marka buuq la,aan iyo isfahan uu jiro 😥
@siihamosman4918
@siihamosman4918 Год назад
Ww
@MahadCigaal
@MahadCigaal Год назад
Wixii romantic ahaa ma riyo bay ahayd.. ma anigaa yaabin😂😂😂
@najmoabdulaahi8810
@najmoabdulaahi8810 Год назад
😂😂😂😂riyada qurux badneeda anaba jeclady😂😂😂wan sigtee kulahaa
@ilyaasjeylaani1602
@ilyaasjeylaani1602 Год назад
Nin shaata cml allah kugu so aadiyo 😂😂
@mowliidofficial9184
@mowliidofficial9184 Год назад
😂😂😂 said ugu hely
@abshircadde2910
@abshircadde2910 Год назад
Shutter oo romantic waa aduuun kale😂💋❤💯
@najiibhassan
@najiibhassan Год назад
Filinka yaa la socda ❤🎉
@xamdiosmanali5379
@xamdiosmanali5379 Год назад
Aniga kow❤️
@raaqiyoahmed7164
@raaqiyoahmed7164 Год назад
aniga kow ka ahay
@f2highlights270
@f2highlights270 Год назад
anii🤞🤞
@nasriabdi175
@nasriabdi175 Год назад
Ani kow😂
@sayidxasanxaaji6333
@sayidxasanxaaji6333 Год назад
Niyoow mxad cominti qortay imias mel bankugu arky
@macashkeeyowofficiall7260
@macashkeeyowofficiall7260 Год назад
Wll an kusalina nabigen SCW 💕❤️👍💯
@abdifatahonlinetv8609
@abdifatahonlinetv8609 Год назад
Keep rocking team shutter.
@Amiira96
@Amiira96 Год назад
Wixiii ďhan riyo may ahaayeen waa igu kala jarteen allow riyada run ka dhig hhhhh Part51 wuu ka xiisa badan yahay waan sugi la ahay three brothers allow idin xaif XLS XAMDI SHUTAA LII KEEP GOING LKN HANAGU KALA JARINA SIDA DADKA QAAR
@abdirasakaliahmed7528
@abdirasakaliahmed7528 Год назад
Oh. Ma riyey ahayd!
@nafisoomar4179
@nafisoomar4179 Год назад
Maanta dhan aaa sugya shuter qurux waaa iska jeclhy
@siidcumarmuqtaar3862
@siidcumarmuqtaar3862 Год назад
Hada waxa maantoo dhan aniga arkaayey ma riyey ahaayeen 🤣 prank aa nagu sameyseen wllhi 😂
@Catcontents
@Catcontents Год назад
Waiting to see Xamdi getting disappointed by shutter this valentines 😂😂
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 Год назад
Welcome back gains guys
@topg3849
@topg3849 Год назад
Top G
@Ina__updyrizak
@Ina__updyrizak Год назад
Yaa la socday part 1-50 sidaydoo kle 😅
@SarOosh7
@SarOosh7 Год назад
Masha Allah this is very comedy film love it... Keep going on my people... Watching from Canada...
@samiiraibrahim3103
@samiiraibrahim3103 Год назад
Saa ulahaa caawa shutter muxu damac sanyhy😂ileen wuxu riyee ahayee😂caawa anigabo waa sigtee😭😂
@cabdulahimohamoud465
@cabdulahimohamoud465 Год назад
Laaxowla ilaa caawa waxaan fiirsanaayay riyo may ahaayeen😅😅
@cabdinasir9929
@cabdinasir9929 Год назад
😂😂😂😂😂wlhi shutter bidaare cawa❤uma bogin romatic ayuuu iska dhigooyaaa talow maxow damacsanyhy 😂😂😂
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 Год назад
‎‏‎﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@seeynabcali1657
@seeynabcali1657 Год назад
Illaaheey tanoo kale imasoo mariyo kulahaa shutter funny 😄😆🤣😂😀
@a.sosman7391
@a.sosman7391 Год назад
Masha Allah, everything is positive today, There is NO more negative like reer IJAARA
@abdifatahonlinetv8609
@abdifatahonlinetv8609 Год назад
Mashaallah, the film is becoming more interesting
@cabdixamidcade1710
@cabdixamidcade1710 Год назад
Waxan maanta dhan daawanaye mariyo lee aheed 🤣🤣🤣🤣 prank aan caadi ahayn baad nagu samaysay shaataa part 51 laso dhoqso wana idin salaamay idnka iyo rer comente
@hasanmahamed9064
@hasanmahamed9064 Год назад
So far Best somali movie....Shutter man and half ..the only man who is expert in both lives # great Nomad ❤️💯❤️
@abdullahisheikh4938
@abdullahisheikh4938 Год назад
I urge you to watch " muzalzalka haboon ." Though ain't underrating shutter series but it's can't be compared with. It's acted in Mogadishu and it's still going on.
@hajaraabu-bakarmohamed1328
@hajaraabu-bakarmohamed1328 Год назад
Albaabkaaan lagasoogalaayo qaabka deriska loola hadlaayo iga gadan shutter😂😂
@mankanalka7351
@mankanalka7351 Год назад
Waa idiin jacelahay shataa iyo xamdi iyo liibaan beentii oo qof ah
@sahrodheerey6796
@sahrodheerey6796 Год назад
Ayy wixii aan maanta dhan daawanayey mariyey ahayd😀😍
@naturemusician3709
@naturemusician3709 Год назад
Keep going team famtv
@Aybike-jh4xu
@Aybike-jh4xu Год назад
Bidhaanta kale ya uxiisay😍
@queenasiaatazha5671
@queenasiaatazha5671 Год назад
Rajadi Quruxda BdneeD Ee anagi Iska Jeclaney Xataa maRiyo Isku Badashey 😭😂 ShutteR Oo Romatic Noqdey wan yabayaY 😂😂😭😂 Wan Sigteekulaha 😂😭😂😂😂
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 Год назад
Kkkkkkkk cawa xamdi welsha ayalo dhaaqaya qaatri Sana kkkk 💖👍💖💖💖💖💖
@codaymohamed8456
@codaymohamed8456 Год назад
Kkkkk shaataa and hamdi allha idin xafido waan kahelaa action kiina100/%
@maryanibrahim7313
@maryanibrahim7313 Год назад
Kan dadka guriga ku nool inuu cuno udhiman bes anaka le hana cunin yaahuu😂😳
@muhuboali9896
@muhuboali9896 Год назад
Asc bacda salaan, filinkiina aadbaab u xiiseeyaa, maasha allaah
@kalithcabdi2435
@kalithcabdi2435 Год назад
Romatic Gi riyo mu aha 😫🤣🤣
@fatimayusuf3766
@fatimayusuf3766 Год назад
Caawa qeyladiya uxiisnay shaata romantic ma rabno riyada ka kac wax fiicn masameyn waa sigaty🤣🤣🤣🤣 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@abdinoorahmedbuzuri9521
@abdinoorahmedbuzuri9521 Год назад
Ninka caawa wuu macanaday
@zamzamsiciid7425
@zamzamsiciid7425 Год назад
Hhhh qylo lo xiso
@inacige505
@inacige505 Год назад
Caw indho iga so hadhay 🤣 riyo le iga dheh baby run no qon🤣🤣
@muhudiinabdullahi6913
@muhudiinabdullahi6913 Год назад
There's a lot of changes of mood
@xawodagan63
@xawodagan63 Год назад
Shaataa wadadii laga rabay inbdn had ayad ku soo dhacaday dharka lalab welka dhaq cunad soo diyari 😂😂😂😂😂🥰🥰🥰
@yaxyeibrahim7343
@yaxyeibrahim7343 Год назад
Is daji xaliimo waa riyo😂😂
@xawodagan63
@xawodagan63 Год назад
@@yaxyeibrahim7343 waa runta wan isdejiyey 😂😂😂😂😂 shatta khayr lagam sugayeee
@muhuboali9896
@muhuboali9896 Год назад
Walalaahi waa kahelay , yaamaanta u duceeyay, toloow muxuu kasabanaa maanta
@Noon129
@Noon129 Год назад
Yay, thanks for the change 🎉
@abdirahmanmohamud6682
@abdirahmanmohamud6682 Год назад
Caaw filmanka wa mashallahi ♥️
@mukhtardaar2972
@mukhtardaar2972 Год назад
I’m can’t wait 50 🎉🎉🇰🇪❤
@maryamaaden505
@maryamaaden505 Год назад
Saa ugu malaynayey inuu filmku dhamaadyahay arkey inay riyo tahay😄😄😉
@hassanhujow8685
@hassanhujow8685 Год назад
Waaah riyo lee miyey eheedna wanba yabanay wlh 😂😂😂😂❤❤❤
@cabdikaficabdulahi9822
@cabdikaficabdulahi9822 Год назад
Walaahi run ayaan moodey waxan islaha haa shutter yaa usooduceyey waba romatic nika 🤣🤣🤣🤣😍😍
@Adeerka.27
@Adeerka.27 Год назад
Koow ii wad sheekada😁😁 goormey hoosha saan isku badashay
@najmiinamohamed3626
@najmiinamohamed3626 Год назад
caaw haleyska waalo ahaah hee 😂😂😁😁
@Zaynaba
@Zaynaba Год назад
Shutter funny waye wlhi isbadal buu la yimi🤣keep going pro
@drfooddentistry3067
@drfooddentistry3067 Год назад
Riyo weye
@Zaynaba
@Zaynaba Год назад
@@drfooddentistry3067 ha wa ogahay
@Isaaq_man
@Isaaq_man Год назад
Inta ugu qosolka badan wa markay shata iyo amateed wada hadlayan😂😂
@mohamedxaafid14
@mohamedxaafid14 Год назад
big fan team shataa ❤️🔥🔥
@ugaskaofficial2941
@ugaskaofficial2941 Год назад
MashAllh walalo isfahansan iga dheh wlhi wan ku xiranahay markan janis helo ban wada dawada 1 to 50 wan la socda m.a funny family ❤
@ibrahimgararoowibrahimgara519
Yahoooo wixii ma riyo ayeey ahaayeen,
@hamdihayaan9973
@hamdihayaan9973 Год назад
Walalayalow isoo duceeya muraad ayaan lee yahy illhy inuu i sahlo
@sharma_nuur4354
@sharma_nuur4354 Год назад
Waan sigtee kulahaa 😂😂😂🤙
@muhuboali9896
@muhuboali9896 Год назад
Kkkkk runbaan u qabay kkkk wuhu mariyaa, waxaan is iri maanta yaa u duceeyay
@dulmar9139
@dulmar9139 Год назад
Allah waxaasoo dhami ma riyay ahayd😂😂😂😂😂😂😂
@sumayoosman1864
@sumayoosman1864 Год назад
Istaaqfurulaah waxu mariyey aheyd 🤣🤣🤣
@dahransalaad1153
@dahransalaad1153 Год назад
Waw cawa secml maxa jiro shatter Ar ninka romantic buu iska dhige😁😂😂😂😂
@Salmamohama
@Salmamohama Год назад
Cawada ruwayada waa habenkee ugu shidned allow run ka dhig riyada ben noqotaa 🥰🥰
@prefectgurl4114
@prefectgurl4114 Год назад
Awala yabay shutter wxn sameynayo💔😭😂😂😂
@f2highlights270
@f2highlights270 Год назад
usoo hanuune oo dream ah😂💖💝
@nasra1576
@nasra1576 Год назад
Allah hooyooy macaan caawa dhan riyo maan daawanayay runaa umalaynayay wlhi waa yabana shutter waa sigtay kulahaa
@lvmuktaabass9428
@lvmuktaabass9428 Год назад
This looks romantic. ...shater is funny
@sulekhodahir4413
@sulekhodahir4413 Год назад
Wixii romantisk ahaa riyo Lee mey aheed😁😁😁😁😁😁
@zeynuuahmed4368
@zeynuuahmed4368 Год назад
Hada wixii dhamaa mariye ahaayen😫😂 bismilah waba ogaa inaa heshinen adinka 😂😂😂
@NajiibDarwish
@NajiibDarwish Год назад
Kkk wixii manta dhan daawanay ma riyay aheyd😂😂
@yahyeabdirashiid7513
@yahyeabdirashiid7513 Год назад
Aduunkaan Qof Nabi Mohamed ka dabeecad Fiican ka wanaagsan MA jiro waa Tusaalaha Umadda Somaaliyeey Aan ku dayano Nebigeena Qoysaskeena Aan Sida wanaagsan Aan ula dhaqano
@asmagaid1527
@asmagaid1527 Год назад
Shataaa wuuu sidtey 😁mxan shaqadiisa Ahayn bay u direen
@suleabtigigis6932
@suleabtigigis6932 Год назад
Gift ilikuwa wong jamaniiiiii...wapenduwa
@osmanlyrics900
@osmanlyrics900 Год назад
Viva Chelsea Ismuujiya 💙 ❤️
@marwomandeq804
@marwomandeq804 Год назад
Waxaa maantadhan is dhahaayaay shaataar yaa ka fiican riyo lee mee eheed 😁😁😁😁♥️♥️♥️♥️
@kingalta3402
@kingalta3402 Год назад
Riyada Caadi Maaha Anagaa Xataa Waana Qiyaantay😅🤣👌
@maxamuudibrahim1058
@maxamuudibrahim1058 Год назад
Qeep ta So badiya plz 🥺😅🙏
@walaalahacomdian6290
@walaalahacomdian6290 Год назад
Shataa markaan arkey siduu xaaskiisa udaryeelaayo waan qirodey balse markaan arkey inuu hurdo kasoo kacaye oo riyonaa qosol isku celin waaye 🤣🤣🤣🤣
@libanmgtiger
@libanmgtiger Год назад
Caawa heshiis miya la yahay wn ya😁😁😁banahay
@ismaciilibrahim1263
@ismaciilibrahim1263 Год назад
Pleas ilaa part 100 fadla hamdiyey and shurtta
@xawodagan63
@xawodagan63 Год назад
Al wixi oodhan oo riyo miyuu ahaa waxan lahaa shatta muxu damcasanyhy tolow shatta 😂😂😂😂😂
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 Год назад
Shutter & ina abdi rahman keep going waad isku so baxeysaan ka dhabeeya jaceylka wan isku kiiin jecelahay labadiina wlhi 💘😍💘
@raaqiyoahmed7164
@raaqiyoahmed7164 Год назад
waxa dhan aan arkeena o jacel ahaa riyolee meeno ahayeen 😆😆😆😆😆
@namsonamso7685
@namsonamso7685 Год назад
Last romantic. Wlhi usiktay
@a.sosman7391
@a.sosman7391 Год назад
Was that a dream? IJAAARA is always Ijaara, never change
@amiiraaweys8294
@amiiraaweys8294 Год назад
Kkkkkkkkkkkk cawa filmka caadi ma ahn shataa saana ka fcn thy
@adenabdirahman8766
@adenabdirahman8766 Год назад
Amazing act
@mssafrika4371
@mssafrika4371 Год назад
Ala hooyooy ma nooli 😂😂shaata umdena ma tihid wll 😂
@fardowsahassan6517
@fardowsahassan6517 Год назад
Shataa ma waxa naga dhaahicinee wixii romantic ahaa riyo waa🤣🤣🤣
@maxamedbashiir26
@maxamedbashiir26 Год назад
Riyalee maalamarooyaa waawarey😅😅😅😅😅
@aweysahmedmohamuud2938
@aweysahmedmohamuud2938 Год назад
Horay usocda allaha idin daaye
@HabibaMohamed-lu6sb
@HabibaMohamed-lu6sb Год назад
Riyadii abid ugu dhereed
@MaryamacabdirashiidxasanMaryam
@MaryamacabdirashiidxasanMaryam 5 месяцев назад
Romantic aan maantadhan ubogaayay mariyo beyaheed 😂😂😂😂😂 shid
@Maryanjesto
@Maryanjesto Год назад
Allah waxii romantisk ahaa ma riyo ayee aheed 😂😂😂😂😂😂
@hannadiamond3643
@hannadiamond3643 Год назад
Wuxuba ma riyey ahayen 😂😂😂 wxn islaha odayga nasri ba uso dagay 😂
@qaariaxmadi5472
@qaariaxmadi5472 Год назад
Shaataa ugu dambeyn romantic aya laga dhigay
@bisharoburhan5601
@bisharoburhan5601 Год назад
Best riyo😂😂😂
@King_ceyda64
@King_ceyda64 Год назад
War caawa wey heshiyeene fanax lowgii iyo seedigii😅
@haliimomohamed9928
@haliimomohamed9928 Год назад
oo romantic meel macan maraaye wxay riyadu😂😂😂
@maxameddeeqcabdiraxmaan3370
Talo soo jeedin ku socoto FAM TV Taxanaha ruwayadan waxaan u soo jelly jeleysaan si qurux badan waana idinku dhiiri galinaa. Sidoo kale waxaa rabaa in aan talo u soo jediyo Hamdi Abdirahman (Umu Ahzaab) jiliinkaada waa mid heersare ah lkn marka aad jileyso ruwayadan ama (Film-kan) iska dhaaf ama iska yarey adeegsiga ama ku hadalka Luqada (English) Ama (swahili )
@malak4651
@malak4651 Год назад
wah riya ley mey ahed😂😂😂😂😂
@nimconimcocawil8549
@nimconimcocawil8549 Год назад
Wllhi wan yaabanaa markay riyo noqotanayy yaabayy😂😂😂
@farduuusaomane9505
@farduuusaomane9505 Год назад
Filmakan yaala socday ilaa bilawgii waanka siiifikiraa wlhy
@hodanhuseb2044
@hodanhuseb2044 Год назад
Hhhhhhhhh so fnny guys keep going
Далее
Qubanaha VOA
29:46
Просмотров 8 тыс.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 51
21:54
Просмотров 204 тыс.
Schoolboy - Часть 2
00:12
Просмотров 7 млн
Армия США вошла в Зангезур
04:17
Просмотров 263 тыс.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 71
20:38
Просмотров 118 тыс.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 5
22:04
Просмотров 326 тыс.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 48
20:05
Просмотров 188 тыс.
SULDAAN SERAAR MA ILLUMINATIBAA?
12:44
Просмотров 6 тыс.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 87
20:02
Просмотров 73 тыс.
Schoolboy - Часть 2
00:12
Просмотров 7 млн