Тёмный
No video :(

SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 67 

FAM TV
Подписаться 507 тыс.
Просмотров 186 тыс.
50% 1

Muuqaal cusub iyo bahda FAM TV.

Опубликовано:

 

20 мар 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 321   
@najiibhassan
@najiibhassan Год назад
Filinka yaa la socda ❤🎉
@abdullahinoorgarane4506
@abdullahinoorgarane4506 Год назад
Ramadhan is coming soon kusalia nabiga (saw)❤❤🎉🎉🎉
@sundus5099
@sundus5099 Год назад
Hhhhh
@anisagaal4830
@anisagaal4830 Год назад
Scw ❤
@AbdikarinGaras
@AbdikarinGaras Год назад
Cirka ayaa ku maqanahay kulahaaa 😅😅😅
@y3commando327
@y3commando327 Год назад
Shutter iyo liibaan iyo hamdi iyo fatuush waan salaamaya❤
@Hiil-Walaal2024
@Hiil-Walaal2024 Год назад
Walee Saan u Saadaaliyay Lee in caawa la furaayo Fatuush😂😂😂😂😂
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 Год назад
Lkn marqaati la,aan furniin majiro😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@salwa8962
@salwa8962 Год назад
Filinka qaylada😂 ka daaya ramadaan mubarka ❤
@HooyoHooyo-nk4gf
@HooyoHooyo-nk4gf Год назад
Ala kuwaan qayaana Badanaa Walhi Waa isku naxay Markaa isha Laisku jabiye🤣😭😂 Wales kuwanaa
@khayremooris3197
@khayremooris3197 Год назад
محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 Год назад
Welcome back again guys keep going guys
@ayaanabdi4792
@ayaanabdi4792 Год назад
😢😢😢😢😢sallahu caleyhi wasalam 😢
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 Год назад
23/3/2023 isku diyaari saxuuur oo ka faaiideyso qeeerka badan ee ku jira bisha barakeysan
@asmahariir132
@asmahariir132 Год назад
pilcan wadnaha go ay masakiin wllhi wad iga qoslisen shekadu waxay maraysa kadapalo caashaqaaa😂😂😂😂😂😂😂 come soon to Ramadan 🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@abdallaabdi8681
@abdallaabdi8681 Год назад
Musalsalka ugu jeclahay kan soomaliya shuuter waan ku taageeraa
@asiayuusuf4250
@asiayuusuf4250 Год назад
Nagaha laysla qabo fikradaan ka faidaysta😂
@khadarshugrikhadarshugri3549
IM SORRY FATUUSH FILMKA QIB MUHIM AH AYI KA QADATAY 😢 I LOVE MY SISTER 😭💚
@raxmocabdulahi4758
@raxmocabdulahi4758 Год назад
Plz party 68 soona badiya haben kasto soo galiya plz❤❤❤😊
@sayidxasanxaaji6333
@sayidxasanxaaji6333 Год назад
Majeerteen kan aad xayisiinaysid nagadaa biliis
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 Год назад
Qasaaaro ka dhacday liiiiiiiii waaa manaxe supers kuuu haayaa kulahaa supers ku dar dar dheh shataa wax ka dheh superskaan team FAM TV adinkoo mhadsan isoo raaco oo igu qabta supscripe ❤💯❤
@ayaanabdi4792
@ayaanabdi4792 Год назад
Saqir majerteen sirlan😂madhinto❤
@ismailabey6426
@ismailabey6426 Год назад
Runtiii viva sediyaladay
@amiirhanad8440
@amiirhanad8440 Год назад
marwalba in majerten namiim yahy ayey ruwadu sheegaysaa😂😂😂
@muusesiciidjire4609
@muusesiciidjire4609 Год назад
Mha wxy cadaynisa Mj inay yihin kwii Talin jiray mar kast madax yihiin
@hodmanmohamed8691
@hodmanmohamed8691 Год назад
Xamdi serabtay bey u noqotay😂
@khaalidjamac9465
@khaalidjamac9465 Год назад
Don't touch me😭💀
@Draisha07
@Draisha07 Год назад
I can’t wait 😂❤
@nafisoshiikhabdullahi4302
@nafisoshiikhabdullahi4302 Год назад
Lamahana qarniga😂😂 Seedi seeedi majoogte😢😂
@mohamedkahrabaofficial
@mohamedkahrabaofficial Год назад
The Month of holly Ramadan Coming Soon InShaAllah Tomorrow Afternoon will be First Night Ramadan.
@suhuursalaad3275
@suhuursalaad3275 Год назад
Fatuush waa la furay miskiina🥺💔
@husseinahmed8108
@husseinahmed8108 Год назад
8:13 😂😂😂😂waaawarey labada walaalo shaqo anan la ogen ayee hoos kawadan shaaaataaaa hayeeeey😂
@wilsherejrofficial6313
@wilsherejrofficial6313 Год назад
Buraaale 😂😂😂 funny aa tahay bro
@sayidxasanxaaji6333
@sayidxasanxaaji6333 Год назад
Labalabo majerten faanaya jigjiga dumarkooda lama guursado dumarna layskama siiyo waana yasaa wayna ku bahdilan yihin
@almaabdinasir2736
@almaabdinasir2736 Год назад
Ada Yasan waxa og tahay in aadan naag majeerteena goyni karin laangaab faqiira sidi dhocishi u hadla baqti
@sayidxasanxaaji6333
@sayidxasanxaaji6333 Год назад
Walahi jijiga xoolahay qalaan maqarka ka fiqan ragooda dumarka lama siiyo dumarkodana lama guursado madhibanka unbay is gursadan waana midgo yasan lakin kofurta iyo.melaha kale wadad iska cadiya cidnana mayasto
@soyaaxmed8723
@soyaaxmed8723 Год назад
😂😂😂 adoo aya ah baa mj yasa
@sayidxasanxaaji6333
@sayidxasanxaaji6333 Год назад
@@soyaaxmed8723 anoo jaarso ah gaadsana ciise jidwaq ah somalida gobolka faafan kula dagan oodhan madhibaan kaad isguursataan faafan dhaxdeeda
@hanaddmt3396
@hanaddmt3396 Год назад
Team wanagsan on isku duban m.a
@MissNHAH
@MissNHAH Год назад
THIS IS A GOOD LESSON TO THE COUPLES NUMBER THREE NEVER ALLOW IN YOUR LIFE
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 Год назад
Fatuush walhi wey kaahoos baxday maxaa naag lagu laqabo nin ladhashay iskukiin kiiinay qalas waa lagaa guuleystay😫😪fatuush falankeed gal sidaaad kuusha kusooceshan laheyd
@kadhidhiqalbi
@kadhidhiqalbi Год назад
Kusali Nabiga scw❤❤❤❤❤
@deeqomuqtar510
@deeqomuqtar510 Год назад
Scws scws scws
@kadhidhiqalbi
@kadhidhiqalbi Год назад
Scw❤❤❤❤
@kadhidhiqalbi
@kadhidhiqalbi Год назад
​@@deeqomuqtar510 haay qeeqo xald walasheydi macan❤❤❤
@deeqomuqtar510
@deeqomuqtar510 Год назад
@@kadhidhiqalbi haa alxdlh wll ramadaan kariim
@cawilcade2182
@cawilcade2182 Год назад
Qabilka naga daya waaa iga talo
@ahmeddeeq3805
@ahmeddeeq3805 Год назад
Bela waxay dhacaysaa goorti la ogaada inay wxn ka dambeeyeen kuwa wlla ah umaxsab iyo fanaxlawga
@maisohasan3815
@maisohasan3815 Год назад
faatuush managa tagtay hda🥲😭
@samiir_ayaan_official
@samiir_ayaan_official Год назад
intaa rjynaysaa i fatush la fureyo oo macalimada gursanyoh😂😂farta tag
@samiir_ayaan_official
@samiir_ayaan_official Год назад
😂😂
@FarhiyaHussein-jt4lj
@FarhiyaHussein-jt4lj Год назад
Hhhhhhhh😅
@naimayusuf9563
@naimayusuf9563 Год назад
saqiir majerten sir la, aan ma dhinto 😂
@feisalziyad5626
@feisalziyad5626 Год назад
Bakhtiga wu iskudirey kwrnn 😂
@khadaralxariiri9231
@khadaralxariiri9231 Год назад
Fatush waala furay macalimada waala aroosi 😂
@ismailabey6426
@ismailabey6426 Год назад
Haa
@footballfan6118
@footballfan6118 Год назад
Liipaaan wllhi waaa halos😂😂
@bossyare6289
@bossyare6289 Год назад
Waxan jeclaan lahaa in 30 daqiiqo aad ka dhigtaan filimka Waayo shataa hadalkiisaa badan badanaa asiga kaligiisaa waqtiga cuno🙏🙏
@sacdoyoabdikadir424
@sacdoyoabdikadir424 Год назад
😂😂
@prefectgurl4114
@prefectgurl4114 Год назад
😭😂😂😂
@talasameabdihasan4343
@talasameabdihasan4343 Год назад
Isaga dartiid u daawana welhi isagana loogy jecel yahay markay qosol noqotana waa isaga uun
@naimaaliyuusuf2807
@naimaaliyuusuf2807 Год назад
Filmkan ila maliintu biloowday🥺baan la socdeyyy hanaga kala jaariniina sida faleenbo igu socdaaye🥰
@Hiil-Walaal2024
@Hiil-Walaal2024 Год назад
Caawa Faatush waa lafuraa😂😂😂
@muhumednathirhanshi3112
@muhumednathirhanshi3112 Год назад
Filimka qawiilka kadhaafa hadad run naga rabtin walahi dawashadisa dhafayna 24 saac marjeten murursade abgaal Lee kuhaysaan
@rahaabdullahi9796
@rahaabdullahi9796 Год назад
Shaata don’t tech me very funny kip going all ❤❤
@farhaanhassan5321
@farhaanhassan5321 Год назад
Shataa Wiilki aad Kori neesay ayaa Mas. Kugu noqdey 😂😂😂
@abdihassan4785
@abdihassan4785 Год назад
Kkkkk
@kaltunfarah1006
@kaltunfarah1006 Год назад
Mas ha Korsan ban maqli jiray
@fartunhusen8020
@fartunhusen8020 Год назад
😂😂😂
@Mohaziano
@Mohaziano Год назад
Majeerteen qayano badana (xamdi iyo liibaan)
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 Год назад
Caawa waji kale ayeey leedahay🤣🤣🤣
@khadro3875
@khadro3875 Год назад
Ramadan 🎉mubarak ❤😊
@mahamedaadan2832
@mahamedaadan2832 Год назад
Filimku haduu mcn yaha❤😂😂
@shiiqnuurguuleedshiiqnuurg8322
Ceelkii garacad reer garacad ismujiya ❤❤❤❤❤
@kiranpath7033
@kiranpath7033 Год назад
Fatuush waxaa la yidhi nin aan aarsan uurka hooyadii buuku jiraa. Sidaan furiinkaa uuga naxey. Waxaan u qaatey in ay dhabtahey 💔 . Wixii aan sugnaaba waa Hamdi iyo liibaan oo qayaanadoodii la ogaadey.
@maahirkee3656
@maahirkee3656 Год назад
Ninka flimka sameeyay xogaa ayaan dhaliilayaa maadaama jiliinku badanaa wax xaqiiqo ah laga dhigo somali ahaan nin islantiisa loo daba maray masoo dhawaysanayo lamana shekaysanayo ninkii waxaa sameyay waaba haduu dhimasho kabadbaado midakale ninka walashaa qaba maba udhawaneysid xaaskiisa kale waayo inagu somali ahaan seediyada waan xushmaynaa iyaguna way ina xushmeeyaan markastod flm jilayso hakaagin dhaqanka iyo diintaba
@sumiyraqurux5886
@sumiyraqurux5886 9 месяцев назад
I can,t wait😊
@mohamedali-mw3tu
@mohamedali-mw3tu Год назад
Fatush hdii la fure waa in an raadiya .....fatuma soon qaadh Ramadhan is loading😅😅😅😅
@yaxyeibrahim7343
@yaxyeibrahim7343 Год назад
Hade run naqoto furiinka fatuush booska fatuush waxa so gilisa macalimada si uu film xiiso usii yesho😅😅😅
@abubakarabdi8098
@abubakarabdi8098 Год назад
Umu axzaab dhibka dhaaf hhhhhhh mar walbo waa iga qosolsiiisaa
@yashkeyow
@yashkeyow Год назад
My people I can’t wait 😛 one ☝️ love ❤️
@ibraali6953
@ibraali6953 Год назад
Dadkeena somalida ah ilbaxnimoda ayaa inaguyar waligeena inaan qabiil ka ilbaxno lagama yaabo shater waan ku ixtiranaa film kana reerkaliyihi madaawado please hoos ha isku celin nin lajecel yahay baatahee
@zaamwarzame4616
@zaamwarzame4616 Год назад
Flimka ma majeerten ba lagu xayaysiya
@ASAD-988
@ASAD-988 Год назад
Hhhhhhhhh majeerteen waa game ka ay laciyaarayaan dhulbahante kwrn inantaasi waxaan kuxasuustay arinka sool kasocda mid lamida ayay laciyaartay gabadha waanay cuntay aar majeerteenaa dabadooda lagaadhi maayo
@ibrahimali4612
@ibrahimali4612 Год назад
Wixii dhanba waa gadiseen
@munasarxusen-ky1co
@munasarxusen-ky1co Год назад
M.j io m.r waa madax war rawayada waa rawayad darod balo🥰
@sophiamohamed1344
@sophiamohamed1344 Год назад
Sorry bilcan 😂😂😂😂😂
@ahmedmohamedabdi5249
@ahmedmohamedabdi5249 Год назад
Ceeb allaha asturo haddii ay asturmi weydo banaanka allaha keeno haddii aad maqli jirtay waatanoo kale 😅😅😁
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 Год назад
30 jirka OG wayba Tali yaan 😂😂😂😂
@anuushabdi8984
@anuushabdi8984 Год назад
Baangad yahy kulaha😂🤣
@cilmitechnologycenter
@cilmitechnologycenter Год назад
Wlhi waa naxay run run ayaan u maleeyey
@naasircareys849
@naasircareys849 Год назад
Filimka gaba gabo weyaan hadii BA xaska labaad lafuray so next film insha'Allah
@AhmedReeshiyochannel
@AhmedReeshiyochannel Год назад
Majeerteenku waa shayaadiin . Shaydaanka guryaha burburiyee
@Kunmateke7
@Kunmateke7 Год назад
اَللّهُمَّ بَلِّغْنَا رَمَضَان
@ikraamhassan4736
@ikraamhassan4736 Год назад
Filimkan qabiilka ka dhaafa
@usameowen5147
@usameowen5147 Год назад
Filimka dhan WAABA wada qiyaano😂
@mankanalka7351
@mankanalka7351 Год назад
Fahtuush waa lahgu qadtahay adiga iyo liibaan beentii waa badan tahay shataa waa ku wataa
@abdishakurabdirahim9223
@abdishakurabdirahim9223 Год назад
Tabasahada waidiptaa aniga
@abdullahiadow7560
@abdullahiadow7560 Год назад
Shutter fatush weyfuranta sadax jer ayaa dahdey😂😂😂😂😂
@cabdikaamilcarab
@cabdikaamilcarab Год назад
Please hasaya ruwayada qabilka ee somalimadu ha nideqdo Sida hob films
@mohamedbishar62
@mohamedbishar62 Год назад
Filimka haduu xiiso leyahay Sona Badiya daqiqadaha
@zakariyeibrahimmahdi-elev8403
love the film
@saynabcusmanalinuur3527
@saynabcusmanalinuur3527 Год назад
Warfilimka 1saac camal kadhig my love hamdi ❤
@saadoilmi8723
@saadoilmi8723 Год назад
Asc filimka kadaaya qabyaalada iyo reerkan aad mar walba afka ku haysaan
@khadarkiimiko52
@khadarkiimiko52 Год назад
Aar caawa waxba dhacy wllgi😁😁
@shakracade-py2iv
@shakracade-py2iv Год назад
Shtaa qiyaano tii ugu xumeyd ayaa la qayaanay maskiin😂😂😂😂😂
@saramahamed1901
@saramahamed1901 Год назад
No fatuush hala soo celiyo yaaqeey maskiinta😢
@safiyomaxamuud2584
@safiyomaxamuud2584 Год назад
Wey qayamee wllhi fatuush
@khadijohassan2829
@khadijohassan2829 Год назад
Burale haku arooso sacaygi baajiyo wuu galbaday
@fiidowmrk
@fiidowmrk Год назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴
@anwermohamed4685
@anwermohamed4685 Год назад
Filinkiba majeerteen baad ku dhamayseene
@Haaruunyare-oh9pp
@Haaruunyare-oh9pp Год назад
Wow the best drama
@apiipck1042
@apiipck1042 Год назад
Furiinka qarniga😹😹
@nasraahmed3444
@nasraahmed3444 Год назад
Hada ma dhamaaday
@suatha2704
@suatha2704 Год назад
Fatush qurux .........❤
@mohamudshuriye2788
@mohamudshuriye2788 Год назад
Intii ilasugii leed like ha lisaro
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 Год назад
Waan ogaaa sheekadaan iney dhaceyso caawa lkn shaaataa daba gal & danbe baare miyuu noqonaa mise atariishadii jaamacada noo keeni rabaaa
@aslimcln7295
@aslimcln7295 Год назад
Lamaanaha qarniga😂😂😂😂😊
@hamdiosman1510
@hamdiosman1510 Год назад
M.a sidee isku barateen iiga sheekeeya😂😂😂
@ahmettnaaji9597
@ahmettnaaji9597 Год назад
Waxaan maqli jiray sir naageed lagama sal gaaro🤣 wlhi cawada baan aaminay😂😂
@ahmeygacale8787
@ahmeygacale8787 Год назад
Nag lafuri fadi umayela,,,fatush 💔😄😃📌📌
@rahmaabdiwali1797
@rahmaabdiwali1797 Год назад
Mareexaan waa madax ❤❤❤
@sagaldabladsagaldablad8396
@sagaldabladsagaldablad8396 Год назад
Mareexaanimo
@ahmedalimohamoud1019
@ahmedalimohamoud1019 Год назад
Fatuush iyo Shataa Fanaxloow Ayaa Kala Diray Xamdi Ayadana Waa Lafuraa Sida Muuqato Macalimada Markii Laguursado Wey Ku Deysay Xamdi Caato
@hanifmohamedbanthow8204
@hanifmohamedbanthow8204 Год назад
So daaa deee
@fadumocisaman-lz2wd
@fadumocisaman-lz2wd Год назад
Hamdi say Siuu😂
@Yussuf120
@Yussuf120 Год назад
Ramdhaan kariim
@hanifmohamedbanthow8204
@hanifmohamedbanthow8204 Год назад
Pls pls umuahzab channel ketha videos so dika iga garsiya farintaan
Далее
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 68
20:01
Просмотров 145 тыс.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 69
20:47
Просмотров 156 тыс.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 72
22:54
Просмотров 146 тыс.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 73
20:02
Просмотров 146 тыс.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 61
22:06
Просмотров 160 тыс.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 74
21:38
Просмотров 121 тыс.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 77
21:27
Просмотров 129 тыс.
QIYAANO DUMAR PART (43)💃❤️🕺
17:46
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 84
22:44
Просмотров 98 тыс.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 53
20:14
Просмотров 165 тыс.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 70
20:06
Просмотров 125 тыс.
DILAAGA QARSOON
31:23
Просмотров 29 тыс.